Astaanta lagu garto qofka aan Taariikhda Dalkiisa & Dadkiisa Ilaalinin ᴴᴰ┇Sheekh Mohamed Idris 2024

  Рет қаралды 132,463

Hadaf Production

Hadaf Production

6 ай бұрын

Please Subscribe Saaro oo ka mid noqo walaalaha ku xiran channel keena
👍🏼 SUBSCRIBE-GAREENAYA
📩 SHARE-GAREEYA
👍🏼 LIKE-GAREEYA
📋 COMMENT-GAREEYA
Fadlan ✔️ Subscribegreey
Si aad u hesho wixii cusub
Jazakumullahu kheyran
_________________________________________________________
►Subscribe Link - KZbin : / @hadaf_production
► Facebook: / hadafproduction1
► Tiktok: / hadafproduction
#Subscribe #Hadafproduction #Hadaf_Production

Пікірлер: 112
@deeqomaxamaddhiiga3215
@deeqomaxamaddhiiga3215 5 ай бұрын
Masha Allah warunra Allah hakuxafido inshallaha guuuul ❤❤❤❤
@nimasahal8599
@nimasahal8599 6 ай бұрын
SUBXANALLAA KAN DHAGAYSO JAAHINIMO IYO QABIIL BAA ISKU DARSADAY REER TUULO DIINTA ISLAAMKA CUQDADA BAHDILKA KU HAYSATA HA U CUSKAN
@ahmedmursalasharr5060
@ahmedmursalasharr5060 5 ай бұрын
MaSha'Allaah Allaahyacizak Allaahyaxfadak Allaahxayiik.. AlUstaad Shekh MxedIdris.
@abdullahimohamed9706
@abdullahimohamed9706 6 ай бұрын
Jazakalaahu kheyr, Sh. Maxamad Idriis. Towfiiq.
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 6 ай бұрын
Subxaanallaah saxiix sheekheey allaah yardaa caleeyka fidunyaa wal aakhiro jkz ♥️
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 6 ай бұрын
Mahadsanid Sheekh M.Idriis iyo Hadaf.P
@bazeera5520
@bazeera5520 6 ай бұрын
Illahay jaga naxariisto dhibka aad ki kirto.ameen
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 6 ай бұрын
Maasha allaah ilaaheey culimadeena hanoo xafido sheeq maxamed idiris waa runsheeg soomaalina runta majecla
@caligidhow4712
@caligidhow4712 6 ай бұрын
Allahu baarig adiga iyo muslimminta ad ufaa iideysay allahu akbbar wallilaahu xamdu
@Nastii145
@Nastii145 6 ай бұрын
Iam only two days away my exam please every one pray for me to pass it and this yeart to be successful inshallah ❤❤❤😢😊 and iask Allah all somali to be one pple this year 🎉❤❤ 2024😢
@user-dg8fn7wm8z
@user-dg8fn7wm8z 6 ай бұрын
InshaAllah you will pass be positive
@abeshode5887
@abeshode5887 6 ай бұрын
Oh Allah! I entrust you with what I have read and I have studied. Bring it back to me when I am in need of it. You do whatever you wish, you are my availer and protector and the best of aid.
@abeshode5887
@abeshode5887 6 ай бұрын
اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْتَوْدِعُكَ مَا قَرأتُ وَمَا حَفَظْتُ، فَرُضُهُ عَليّ عِنْدَ حَاجَتِي إِلَيهِ، إِنّكَ عَلى مَا تَشَاءُ قَدِيرُ وَأَنْتَ حَسْبِي وَنِعْمَ الوَكِيل
@mahadallahaahmed8676
@mahadallahaahmed8676 6 ай бұрын
Insh Allah guul
@user-cf8tu7di2t
@user-cf8tu7di2t 6 ай бұрын
AAMIIN Amen ninkaan adoon inaan ahaano ayuu nagu boorinayaa
@mohnur341
@mohnur341 6 ай бұрын
All shabaab kii ugu weyna
@user-ny8gj9cv8n
@user-ny8gj9cv8n 6 ай бұрын
Beautiful sheekh maxamed Idiris baarakallaah
@caligidhow4712
@caligidhow4712 6 ай бұрын
Allahu baarak
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 6 ай бұрын
Masha Allah shiikh
@user-jl7ys6dx2o
@user-jl7ys6dx2o 6 ай бұрын
Allah Haku xafido sheikh mahamed Indiris runbad shegtey balse musse marku Shaley laas canoodku Dulanyey hadii wadajir joog LA odhanlaha Manta sidan masameeyen
@ragedama7476
@ragedama7476 6 ай бұрын
Masha Allah
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 6 ай бұрын
Waan runta❤❤❤❤❤
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 6 ай бұрын
Haafithulla'ah Sheikh Mohamed Idris.
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 6 ай бұрын
Alaahumaamiin
@CaaliyaFaarax-nn7pp
@CaaliyaFaarax-nn7pp 6 ай бұрын
Jisaakalaah sheekh
@user-jl7ys6dx2o
@user-jl7ys6dx2o 6 ай бұрын
AaMIIN SHEEKH
@libanabdulkadirnur2876
@libanabdulkadirnur2876 6 ай бұрын
اللهم ردنا إلى دينك ردا جميلا.
@faadumocali-yt9zp
@faadumocali-yt9zp 6 ай бұрын
IBNU XALAAL💗💗💗💗💗 MUUSE WAA QABJABAY, MEEL LOO SOO JOOGANA MA YAQAAN. ❤❤INUU HARTI U TAGAA U RUUNAYD INTUU ISAGOO MUSLIMNIM LAGU OGAA INUU MARA KIRISHTAAN ISKU DUUDUUBO. WAAR DAD LAMA MALEEYO. ITOOBIYA INTA WAQOOYO JOOGTAA KA ADAG WAAYO XAQDARAY KU SODAAN. 💓💓MUUSE TAARIIKH XUMO, DIIN LA'AAN, FULAYNIMO, CIIDANKII LA DHAMEEYEY KA HADLI MAAYAAN IYO MAXAABIISTA EE WAXAY KA HADLAAYAAN ITOOBIYAAAN LA HESHIINAY. AAWAY DADKII WIILASHOODA LA HAYSTAY?
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 6 ай бұрын
MA ADAA ISLAAMNIMO YAQAAN????.KISMAANYO KENYAN BAA HAYSTA, BAYDHABO ETHOIPIAN BAA JOOGA, MUQDISHO JINI JAAN OO DHAN BAA JOOGA!!!!!.MAXAA QAARNA XAARAAN KA DHIGAY, QAARNA XALAALEEYEY?????.
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 6 ай бұрын
CIIDANKEED DHAMAYSAY?????.KHASAARE MOOYEE, MAXAA LAGUGU QABAY????.MAXAADSE HAYSAA HADA????.
@YacinRabileh
@YacinRabileh 6 ай бұрын
Masha Allah cheick ❤
@user-xb3sw5xt2o
@user-xb3sw5xt2o 6 ай бұрын
Mshallahe
@user-ty4iu8tz2p
@user-ty4iu8tz2p 6 ай бұрын
MashaAllah 👌
@keyzibrownlive1896
@keyzibrownlive1896 6 ай бұрын
Allah akbar
@nooramohamed8875
@nooramohamed8875 6 ай бұрын
Yaa Rabb! Soomaali u naxariiso
@user-oe3bw7gv1x
@user-oe3bw7gv1x 6 ай бұрын
Munnaafaq naclatallaahi caleeyka
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 6 ай бұрын
Waxa jiro qabilada dahabiga siyaasiyiintooda Waxay doonan ayay sameeyan Dhul bad hawo ayay iibiyin Diinta ayay la dagalan Culumadey xiraaan Sun ayey ku duugan wadanka Waa maafiyo
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 6 ай бұрын
Karbaash. Doofarka. Juudankah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamedXaashi-jy7oz
@MaxamedXaashi-jy7oz 6 ай бұрын
Allhu akbar ❤
@bazeera5520
@bazeera5520 6 ай бұрын
Allah haku fududeeyo wixii khayrlu kugu jiro.illah idinka
@fadumomuse9037
@fadumomuse9037 6 ай бұрын
Allah hanaga dhigo kuwii hadalka intiisa wanaagsan qadata. Diinteena, dadkena iyo dalkena Allah hano dhowro
@user-cf8tu7di2t
@user-cf8tu7di2t 6 ай бұрын
Hadal wanaagsan ma waxaa ah in aan nahay adoon mahurto? Ilaahay hanaga qabto fuusto gobolooyinka dhiigayaga ku soo qaatay qandaraska gaalo waxma adoonsato waanay siideen meesha uu caruurteena u wado miyaadan garanayn carabta ayuu qandaraaso uga soo qaatay in ilmaha carabta caruurteenu adoonsan karaan Muslim dawlad mawada lahaan karo mana dhacayso dadkayaga ayuu doonayaa in uu sida uu yahay kujiro ilaahay naga qabo dhibta ay caruurtayada ku hayeen caruurtoday ku shacday
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 6 ай бұрын
Allahu ma Aamiin Aamiin yaa Rabbi.
@nadiifohussein3815
@nadiifohussein3815 6 ай бұрын
Allah haku xifdhiyo, wax nagu maamala diinta Allow noo keen
@AadanmaxamadCabdi-le5qp
@AadanmaxamadCabdi-le5qp 6 ай бұрын
Ale hakubarekeyo sheekh amin
@calishaakir1
@calishaakir1 6 ай бұрын
Shiikh Soomaalidu waa dad wacan ee ha durin. Anigu dad adoon u noqonmaayo. Muuminiintuna waa ila mida kuligood.
@user-dv6ex6ix9u
@user-dv6ex6ix9u 6 ай бұрын
Narika lahu fikum🎉
@YacinRabileh
@YacinRabileh 6 ай бұрын
Amine Amine Amine
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 6 ай бұрын
Shiiq u duceey dalka iyo dadka soomaaliyeed meel walba ay joogaan in Allah ka horwereejiyo munaafaqiinta daba dhilifka u ah iyo dalaaliinta u ah cadowga, Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda hana fahansiiyo nimcada Allah ku beerey aamiin soomaali alley leeyihiin ee Allah ha badbaadiyo shacabka iyo dalka aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah xaqa hanagu sugo aamiin
@mursal164
@mursal164 6 ай бұрын
Ishii ku aragta ayaandaran Cid kadaran Ninkaan Ilama aha iney Somali Somali ku dhexjirto Laga yaaba iney jiraan ku la mid ah lkn Nin ka shar badan ugana halisbadan Qadiyada somaliya ma jirto ayaan aamin sanahay
@user-dv6ex6ix9u
@user-dv6ex6ix9u 6 ай бұрын
Alahaka ajarsiyo
@fadumomuse9037
@fadumomuse9037 6 ай бұрын
❤❤❤❤
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 5 ай бұрын
Anaga diin nalaguma qaldo!
@cabdinaasirnuur7473
@cabdinaasirnuur7473 6 ай бұрын
Aamiin
@kingmo9457
@kingmo9457 6 ай бұрын
الله أكبر الله أكبر ❤❤❤❤😂😂😂
@user-fb7or3ej2g
@user-fb7or3ej2g 5 ай бұрын
Sheekh dulmiga jooji, muxaadarada aad sawirka saartay yaa kuu baneeyay.
@fadumo4024
@fadumo4024 6 ай бұрын
Soomaaliyeey nin kani waa Ertery ogaada waana putland habartiis
@samirr546
@samirr546 6 ай бұрын
Shiikhow reerkii laascaano xoreeyey uun baa somaliyana xorayn ee ha wer werin.
@xamzakanadi
@xamzakanadi 6 ай бұрын
Soomaaliland ayuu adoon ku sheegayaa.
@user-jl7ys6dx2o
@user-jl7ys6dx2o 6 ай бұрын
Dadba iy Odhan wa Darood ma ihi
@user-cf8tu7di2t
@user-cf8tu7di2t 6 ай бұрын
Waxaagu waa carabtu haydin adoonsato kharashaad baad ku soo qaadatay inaad caruurtaydada aad tidhaaho adoomo carbeed noqda Gaaladii wey diideen anoonsiga insaanimo ayey aaminsan yihiin Masaajid somaliyi leedahay sucuudiga kama dhisan karo lkn America waanka dhisanay tuug janjidho weyne
@canabshxasan433
@canabshxasan433 6 ай бұрын
😥😥🥺♥️
@fatumamohames
@fatumamohames 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Alshabab
@mohameddubad6227
@mohameddubad6227 5 ай бұрын
kani ma shiikhbaa mise waa siyaasi
@hajii2033
@hajii2033 6 ай бұрын
somlia land guul gull ❤❤❤❤❤
@mohamedaliahmed3950
@mohamedaliahmed3950 6 ай бұрын
Xiligii cabdilaahi yuusuf xabashida ku gumaaday xamar ee uu usoo kaxaysgay bay ka hadlaysay oo ay ku beegnayd maxaadiradani
@maxamedaxmed8215
@maxamedaxmed8215 6 ай бұрын
Kani waa oromo soomaali maaha
@soomaalilandxassan8084
@soomaalilandxassan8084 6 ай бұрын
dhaman wakuwa gododka kaso baxay waa gavashada qarson
@zamzammohamed9313
@zamzammohamed9313 6 ай бұрын
Allah ayaa nagu filan sheikh, isagaanu wakiilanay, waxba hanoo war warina. Mida kale maxaad uga hadli waydeen markii lalahaa lascaanood kabaxa isaqow idinma rabnee. Maad tidhaahdan daaya walaaladin haydinla joogaane.
@cabdireemagaal1085
@cabdireemagaal1085 6 ай бұрын
Idoor waa idoor axmar ha ku rarto😂😂😂
@fadumomuse9037
@fadumomuse9037 6 ай бұрын
Wll Allah hanaga dhigo kuwii hadalka intiisa wanaagsan qadata.
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 6 ай бұрын
KUWII ETHOIPIAN KA MUQDISHO KEENAY EE DADKA KU XASUUQAYEY SOMALINIMO, SLAAMNIMO IIGA SHEEKAYN MAAYAAN!!!!!!.QIIQA ISKU QARIYA AMA BEEN ISKU SHEEGA!!!!.
@hananoor3590
@hananoor3590 6 ай бұрын
Ma hooyada leh dhukka ana leh Kaagi itobiya kiniya shirkad kula tahay Isomakind faraha kala bax cagdheer shabasb tahay
@skytravell8858
@skytravell8858 6 ай бұрын
ereteriankuna maxay ku maahmahan wadankagii
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 6 ай бұрын
hoorta jarerkaan mx kaa galyi somaliida
@choukriali1710
@choukriali1710 6 ай бұрын
Àlashabaab
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 6 ай бұрын
Respect Sheikha.
@hananoor3590
@hananoor3590 6 ай бұрын
Tuigan maxaa is gal somslind Somali waa qabiiil miyaad dagtaaa ku erkow degaankaaga
@maryanali6192
@maryanali6192 6 ай бұрын
Fiiri sida UU wejiga xun leeyahay muxuu ka yaqaan tariikh waa munaafiq qabyaaleste ah somalinimada aan waxba ka aqoon oo qabyaaleysta ah afaarahayga hasoogelin shaydaan baad tahay
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 6 ай бұрын
Respect caaliimka.
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf 6 ай бұрын
DALKA SOMALILAND GUUL❤❤SOMALIYA WA CADOWGA 1 AAD DALKA SOMALILAN D
@muuminchannel124
@muuminchannel124 6 ай бұрын
Waxalugbadalay jaajuus nimo janaankadoortay
@mohnur341
@mohnur341 6 ай бұрын
Kuwa muqdisho hablihiinii baabiiyey ee xalane fusuqa qudhmiyey maxaad uga hadliwryday
@user-po7iz9mm3k
@user-po7iz9mm3k 6 ай бұрын
jow kow now islanku wa diin been ah walahi waayo wa diin qura ee dadka adonsata anba adonnimaada kuta taalisa sida odaydan tuuga ah anba dhagar-qabaha ah jow kow now hadana bow( i love israel and america)
@moustaphadouksieh6498
@moustaphadouksieh6498 6 ай бұрын
Dowrka culimada waa muhiim dagaalka inagu socda ee ku saabsan Damaca Ethiopia ee badaha somalia, marka umada somaliyeed waxay ubahantahay dad hogamiya oo ku hogaamiya difaaca hantidooda midaana waxa laga raba Culimada.
@cabdibaraf
@cabdibaraf 6 ай бұрын
Waxba muuse biixi sawirkiisa hasoo saarina sababtoo ah somali waxba iskuma aha 2024 ayaa la marayaa cid cid wax isku yihiina majirto markaa somaliland intaad fogeyneysan oo aad kala dagaalameysaan ictiraafka idinkuna illaahay baa idinku maqan
@maryanalifandhe8423
@maryanalifandhe8423 6 ай бұрын
Waxaan kuwaydiyay qabiilka isaaqa kaligi dawlad manoqon kara inleen dhulbahante somalinimo kama baxaayo gadabiirsena somalinimo kama baxaayo.
@King-lp1my
@King-lp1my 6 ай бұрын
@@maryanalifandhe8423adigu siilkaaga xalne ma gaysay wali
@binuadam4677
@binuadam4677 6 ай бұрын
Hadii DOFAR dinta kuso dhunto maxa LAGAGA bixiyaa??
@user-lh2sr8wt4l
@user-lh2sr8wt4l 6 ай бұрын
Waayaa adilgaa iiimaaankaaagu yaryaha eee bal somali ku dhe AL MUSLIM AKHU MUSLINE SOMALILAND waxay jeceshay u yeeela dambiiilaaad teheee QABYAAALAYSTE
@SakariyeIbarahim-ji1qb
@SakariyeIbarahim-ji1qb 6 ай бұрын
Maxaa kaa galaxy? Nunkii dadka nool nool u dhiibay waxba kamaad sheegine, horta caddaalad samee adigu.
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 6 ай бұрын
sh abasiini miyaadan ahayn
@fadumomuse9037
@fadumomuse9037 6 ай бұрын
Somali dhamaystirin weye. Maxad waxaad aragtid oo aad ujedig uwaysinaysaa wadadka.
@ugbaadmaxamedcabdi
@ugbaadmaxamedcabdi 6 ай бұрын
Kkkkk Somalia maxaay ugu yeedhatay Ethiopia dhulka Somalia jooga maa imigay noqteen Cadow😂
@user-qr8xl8kg7r
@user-qr8xl8kg7r 6 ай бұрын
Adigu ma soomasli baad tahay maxaa kaa galay soomaliya iyo dhulkeeda Soomaalidu abti bay kuu tahay laakiin nasabkaagu soomaali maaha Markaa danahaaga raaco
@hananoor3590
@hananoor3590 6 ай бұрын
Tuuug Shalay na xasuuqday faqashta ahayd maxaaa ka khuseeya dalkayiga yuuhda ku biiirsyna Hadaaan. Doono
@sadiaaden3074
@sadiaaden3074 6 ай бұрын
Qofow marka höre yahuudo dhulkeda taga Wa hadday ba dhulka leedahay tankale dhulka samaliweyne caagaha ka qado Shacabk samaliweyne isku duban ilaashan anigna tageersan dhulka insha
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim 6 ай бұрын
Allaha kacabso waa lagu suaali doona Ilaahay hortii kalimdaa aad kuhadashay waxa laga yaaba inay naarta kugu tuurto Ilaahay utoobad keen
@sadiaaden3074
@sadiaaden3074 6 ай бұрын
@@HalumIbrahim masha Allah walaala Wa ku mahadsan tahay inada alle kacabso in dheho wann aqbala SII kal iyo laaba ah caafi iyo saamax alle ha i denbi dhaago insha
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 6 ай бұрын
Kan wa beenaale marba siida uu duunu uu dhiigaa
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 6 ай бұрын
MARKUU XAARMAAJO ETHOIPIA LAHAA 4 DEKADOOD BAAN SIIYEY, SHEEKHANI DHAKHTARKUU JIIFAY MIYAA?????.WSLEE SHEEKH DAAROOD AH IYO QABYAALAD BAAN LAISAGA TAAG HELIN!!!!!!.
@bellarota8044
@bellarota8044 6 ай бұрын
Please why not recognize Somaliland if they are your brothers and muslims. You know they were separate country and Allah knows. Why don’t you give up and recognize. Somaliland, you are as bad as your speach too.
@abdiali3204
@abdiali3204 6 ай бұрын
tuugi soomali gubay ayaa qaylinaya xitaa waxaa usku dayay marecan inuu qasay
@ayanabdi7884
@ayanabdi7884 6 ай бұрын
Sheikh u are the problem because what u preach is not what u practice
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 6 ай бұрын
You are not saying the truth.
@abdulrahmanali8421
@abdulrahmanali8421 6 ай бұрын
Eritrea ayaad tahay Somali ma tihid EE fidnaad wadaa imis goor ayaa lagugu weeraray masaajidad yurub Ku yaala
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t 6 ай бұрын
Waar. Irtereeya qabo ninyow
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 77 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 14 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 169 МЛН
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 98 М.
Qisadii asxaabul ukhduud || sh mustae x ismaciil
22:01
Sooraan iyo jawaan waxbarada casriga
36:35
DJ SOMALI
Рет қаралды 195 М.
4 QODOB OO GUDOOMIYAHA GAALKACYO KUGARLEYAHAY SH XASSAAN
30:07
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 104 М.
The FAST and FURIOUS Table Hack 😱
0:29
LosWagners ENG
Рет қаралды 18 МЛН
СЛЕЗУ РАДИ СЕСТРЫ...
0:57
Тимми Шоу
Рет қаралды 2 МЛН
Fun Fun TV short film: 🙏baby save water😍
0:28
Fun Fun TV
Рет қаралды 9 МЛН
Fun Fun TV short film: 🙏baby save water😍
0:28
Fun Fun TV
Рет қаралды 9 МЛН
Детство злой тётки 😂 #shorts
0:31
Julia Fun
Рет қаралды 1,9 МЛН