Atomic Habits || ficilo yar-yar +joogtayn = guul wayn |Podcast S2/1

  Рет қаралды 7,510

Mubarak Hugur

Mubarak Hugur

6 ай бұрын

Atomic Habits
Xalqada 1aad
• Waa muhiim in aad ogaa...
Xalqada 2aad
• Qaabka caado wanaagsan...
Xalqada 3aad
• Caqabadaha kaa hortaag...

Пікірлер: 47
@Jannati_31
@Jannati_31 5 ай бұрын
Assalamu Aleykoum, thank you my brother currently I am studying medicine and I am in Russia and I am learning the Russian language for my studies
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 5 ай бұрын
Best of luck!
@user-db7tq4xk8u
@user-db7tq4xk8u 5 ай бұрын
Thank you very much abtigay mubarig cali hugur galab
@nimcomukhtaar2265
@nimcomukhtaar2265 5 ай бұрын
Keep going brother guul wanaagsan ku rajaynayaa qof aan wax badan kafaa iiday ayaad thy thanks ❤
@user-yp4el6ig4r
@user-yp4el6ig4r 5 ай бұрын
Aroor walba markan soo koco waxaan eega channelkaaga inaad wax cusub soo duubtay waan ku farxaa markaan arko wax cusub ood soo galisay waa shidaalkayga wax kastood ka soo hadasho waanan qoraa waxyaabaha muhiimka ah
@Isse-Farah
@Isse-Farah 5 ай бұрын
Mashallah Mubaarak ku mahadsanid shaqadaan Culus. Halkaas nooga sii wad.
@Ustaadyare
@Ustaadyare 5 ай бұрын
Wllhy aad ban jeclahy video like this video ustd wakhtiyada qaar kuwan oo kale baan u bahanahy shukran ustd ❤❤❤❤😊😊
@maryanfarah7150
@maryanfarah7150 5 ай бұрын
Mhdsanid ustaad mu Barak waad ku mhdsanthy waqtigaga quruxda bdn ee aad inoo Soo hurray Allah hanaga dhigo kuwo hamigooda wangsan u rumooba
@mustafupdyhasen4587
@mustafupdyhasen4587 5 ай бұрын
Mahad Sanid Zaaxib alle Haka Abaal MariYo ❤
@hanuunwade
@hanuunwade 5 ай бұрын
mahadsanid wll oogu yaraan 3 jeer waan dhagaystay podcustgan inaan ka badsadana oon ku celceshadana waan iskudayi inshaaa allaah
@sayydAlisiidaanichanel756
@sayydAlisiidaanichanel756 4 ай бұрын
aad iyaad umahadsantahay ustaad sida wacan ee noogu sookoobtey buuga
@MOHASSAN10
@MOHASSAN10 5 ай бұрын
zhp aad iyo aad ayaad u mahadsantahy sida aad waqtiga noogu bixisay adoo dantayada ka fakaraya ❤❤ mar 2 waad mahadsanthy
@hassansaididle5782
@hassansaididle5782 5 ай бұрын
Bro baravo runti wad ka baxastey ruunti wan ka heley sida ad usokobtey mashaalha bro halka kawada.
@MaxamedDeeq-mo9tr
@MaxamedDeeq-mo9tr 5 ай бұрын
Presence thank jazaa ku qeyran
@user-sx2io9xt1c
@user-sx2io9xt1c 5 ай бұрын
Aad iyo aad baad u mahad santahay
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 5 ай бұрын
Somalidu Horey u dheheen. "CIRBAD ARRUURTAY MASAAR"
@abdinaasir-bx1dd
@abdinaasir-bx1dd 5 ай бұрын
Thanks u pro🎉
@sareedoahmed2642
@sareedoahmed2642 5 ай бұрын
Wll mahadsanid
@suheebsaajjidstudents7541
@suheebsaajjidstudents7541 5 ай бұрын
ManshaAllah macanin mubarik wad mahadsanyzxay Shukran inbadan wan dameyste
@mushtaaqomar9657
@mushtaaqomar9657 5 ай бұрын
Ilahay Khayr badan hku siiyo wll
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED 5 ай бұрын
Ustaad Mubarak Jasaakallah ❤😊
@ibrohasan40
@ibrohasan40 5 ай бұрын
Sxb mubarak hugur waad ku mahadsantahay sida aad noogu soo koobtay buugan wax badan waa iga kordheen Lkn waxaan ka codsanaya podcast xiga in aad noogu soo koobtid buuga magaciisa ladhaho deep work mahadsanid
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 5 ай бұрын
Insha allah wll
@user-rg4mw9py7x
@user-rg4mw9py7x 3 ай бұрын
جزاك الله خير الجزاء ❤🎉
@MubaarigAxmed-mi5kw
@MubaarigAxmed-mi5kw 5 ай бұрын
mahadsanid cod wacan iyo hadal qiimo badan thnaks
@husseinmoha8888
@husseinmoha8888 5 ай бұрын
Thanks brother The way u dedicating your time 🎉🎉
@abdullahibulla
@abdullahibulla 5 ай бұрын
Ishaaro🔛 damac 🔛aqbalaad 🔜abaalmarin🔚 Xeerarka caadooyinka buuga atomic habits wka helay Thanks ustaad Mubarak 🖤
@sabahmuuse1567
@sabahmuuse1567 5 ай бұрын
Mahadsanid wllo
@mohamedmuhiyadin9653
@mohamedmuhiyadin9653 5 ай бұрын
Thanks Ustaad 🙏🙏🙏🙏🙏
@HadiyaIbrahim-eb4gw
@HadiyaIbrahim-eb4gw 4 ай бұрын
thank you my brother
@kaysemaxamed1675
@kaysemaxamed1675 5 ай бұрын
Shukrn aqoonyahan
@hodanbarkhad9124
@hodanbarkhad9124 5 ай бұрын
keep going
@ismaaciilMaxamuud-en6sl
@ismaaciilMaxamuud-en6sl 5 ай бұрын
Aadbaad umahadsantay zxb
@abdialasow4881
@abdialasow4881 5 ай бұрын
Masha allah ❤
@aaminacismaanaadan2970
@aaminacismaanaadan2970 5 ай бұрын
Thank you
@baabiina
@baabiina 5 ай бұрын
Thnk alot
@FariidoMoha
@FariidoMoha 5 ай бұрын
Allaha ku sharfo aduunka iyo akhirba❤🎉
@AmaamoCusman-pj8uw
@AmaamoCusman-pj8uw 4 ай бұрын
ALX Waa dhameyey by
@mohamedabdi4031
@mohamedabdi4031 5 ай бұрын
❤❤❤
@user-ur1so3ef9g
@user-ur1so3ef9g 5 ай бұрын
4o daqiqo ayuu socdeyy uataad jasaka allha
@mustafupdyhasen4587
@mustafupdyhasen4587 5 ай бұрын
Mubarek Zaaxib waxad Nala wadaaGta MeeLo Diinta LaGa Baran KaraYo Oo manhaj Leh ShahaadoYina LaGu QaadanaYo mahadsanid ❤
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 5 ай бұрын
Insha allah wll
@aishahersi2704
@aishahersi2704 5 ай бұрын
Asc kheyr badan alaha ku siiyo waan dhameystay alxamdulilaah qodobada qaarna waanba ku soo celinayay barnaamij yadaada ku lagu daalan ma hahan Maasha lah
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 5 ай бұрын
Masha allah
@user-ug4cs6uf6u
@user-ug4cs6uf6u 5 ай бұрын
لاتقنطو من رحمة الله 🎉
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 5 ай бұрын
Podcast kaaga msxa kuugu qoran?
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 5 ай бұрын
Mubarak hugur
Kalsooni darada iyo isku kalsoonaanta || sawir iyo xikmad /Q3aad
15:50
BARNAAMIJKA AKHRISTAHA BUUGA ATOMIC HABITS
25:37
SRTV Somali
Рет қаралды 1,1 М.
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 13 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 33 МЛН
Albaabada Is-baddelka I - Mubarak Hadi
18:28
Mubarak Hadi
Рет қаралды 57 М.
Jooji Dayicida Mustaqbalkaada | Nomophobia | Fandhaal Podcast 58 |
22:56
021 | Atomic Habits | Sidee caadooyin loo samaystaa?!
1:00:33
Sahan Podcast
Рет қаралды 72 М.
ПОМЕНЯЕМСЯ? 🥺😬😵‍💫 #funny #comedy
0:12
Fast Family LIFE
Рет қаралды 1,2 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
0:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 19 МЛН
НИЧЕГО СЛОЖНОГО
0:21
KINO KAIF
Рет қаралды 4,2 МЛН
Oi Oi Oi & E E Ei Meme Looking For a Girlfriend
0:26
Mischief time
Рет қаралды 8 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
0:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 7 МЛН
настоящий чемпион
0:59
QorabogTV
Рет қаралды 8 МЛН