Avv. Dahir Hassan Abdi - Wareysi #2/2 - Dulmiga Garsoorki Kacaanka I Nairobi 23.02.2023

  Рет қаралды 105,822

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 270
@sayidmaxamad
@sayidmaxamad Жыл бұрын
Ayaanle wlhi dar ilhay baan kuu jeclahay warye somali ugu xog aruurinta badan baa tahay xorna ah shesheya aan u shaqeen shacabki u shaqeeya tahay aniga dhashi jiilkaan dhashan baan ka mid ahay guulayso allaha ku darajeeyo . Aabe adigana aad iyo aad baad ugu mahadsantahay wiil wiil dhalay baa tahay.
@yasinabdullahimalin4076
@yasinabdullahimalin4076 Жыл бұрын
Marka hore mahadsanid Ustaad Ayaanle & Abuukate Dahir Hassan Abdi, Intaas kadib runtii caloshaa igoday walalihii lagu xadgudbay oo si aan bini'adinimo aheyn looguladhaqmay ayasoo awood loosheegayo waa mid malin un bananka iman donto Ifkan oo inta aan lagarin Akhiro. Insha'allah waxaa isku hoolidonaa xogtan bilawga ah ladhaqajiyo oo laradiyo dhibanayashiii. Yarabi adigaa weyn.
@SafiaTifow
@SafiaTifow Жыл бұрын
Mashaa allah waa xasuustaa waqtigaas reerka waa abgaal matan abdulle reer canbuure xaq daro aa lagu dilay ilaahey u naxriisto dhamaan inti xaq darada lagu dilay waagii kacaanka xaqoodana wey helaayaan in shaa alaah wbt.
@cabassan3793
@cabassan3793 Жыл бұрын
Garsoorahaas noo sheeg hadaad taqaano
@fahmaomar4728
@fahmaomar4728 Жыл бұрын
Illahay ha unaxariisto duulmi ayaa naa roogay
@DiiriyeAbdi-xh8ms
@DiiriyeAbdi-xh8ms 11 ай бұрын
In Niman Goofley ah Ma kamada Bad baadada in la geeyo maaheen.Maxaa maxkamadan loo geeyey Inoo waydii
@mussasheikh143
@mussasheikh143 Жыл бұрын
Many thank Hanoolaato.Very historical information, fadlan wareysi kale hadad layeelato: FADLAN HADUU HAYO XAAKINADII MAGACYADOODA IYO CIDA KANOOL WEYDII , INTAAS BAAN CADSANAYAA. MAHADSANIDIN KOOXDA HANOOLAATO.👍👍
@jeylaniabdirahman5964
@jeylaniabdirahman5964 Жыл бұрын
we need more like this man Masha allah
@bestmayraaled8077
@bestmayraaled8077 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢 Waa Ku Salamay Ayanle & Abukate Dahir Xasan Abdi Waa Soo Aragtay Dhib Badan & Xaq Daro Waaweyn 😢😢😢😢😢
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 Жыл бұрын
Inta aabeheey iiga sheekeeyay oo ah dhibaatadii uu geeystay afweyne ayaanan xasuusteyda ka go'eynin
@issafarah3894
@issafarah3894 Жыл бұрын
Hanoolato aad iyo aad u mahadsan tihiin. Barnaamij aad u xanuun badan ayaad soo bandhigteen. Waxaa ay ku wanaagsanaan lahayd in aad Daahir weydiisaan macyadii judges-kii dadka dilka ku xukumaayey si loo ogaado dadkaas iyaga ah.
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
siyaad bare xaqdaradii oo wadanka ku dhaqaaye aa gaarsiisay in 33 sano dowlad la'aan jirto waa qabiilka ooka tagay iyo cuqdada uu dadka dhex dhigay,
@SocialMediaYoutu
@SocialMediaYoutu Жыл бұрын
Maanta Daarodku meel kasto ay joogaan xaqdaradaas iyo cadaawadaas weligood way wadeen.
@ahmedabdalakaarshe6738
@ahmedabdalakaarshe6738 Жыл бұрын
​@@SocialMediaYoutu ilhy ha cabso darod oo dhami mawada xumee
@SocialMediaYoutu
@SocialMediaYoutu Жыл бұрын
@@ahmedabdalakaarshe6738 waa runtaa ma wadda xumma laakiin xumaha iskama qabtaan sidaa ayay xumaantoodu uga badan tahay ummada kale.
@mofosman4426
@mofosman4426 Жыл бұрын
Masha Allah. Part 1 and 2 so buuxda ayaan u dhameystey. Avocat gu si dajisan o fiican ayuu wareysiga u bixinayaa. Mar marka qoorkood marku falalka ka shekeynaayo waxaan u is mooda inan maxkamada iyo dhex joogo oon dhagaysanayo difaaca u jeedinaayo avocat gu. Warar igu maqnaana waan ka heley wareysigan. Ayanleh iyo haboolato team shaqo qaran ayaad u haysiin somalia o qudha ee waxaad u haysiin dhamaan umada soomaliyeed dhamaantood iyo jiilalka soo socda walahi. Marnaba ha kaa gaabinina dadaalkiina. Qofku muhiimada u leeyahay laga yaaba inuu isagu u ogayn muhiimada uu u hayo dadka uu ku dhex nool yahay .dadka kale ayaa garanaaya muhiimada uu ku dhex leyahay umada. Hanoolaato team weligiin ha ka daalina taariq ururinta iyo wereysiyada qiimaha leh ed ka qaadeysiin dadkii usoo joogay waayihii kale kala duwanaa e somalia. Felicitation. Waxaan ahay will reer djibouti dhalad asal ah ah o ku nool caasimada jamhuuriyada Djibouti. Kuna dhameystey tacliintiisi dugsiga hoose ila jaamacad gudaha dalka djibouti. Luqada franciiskana uugu halda una qora sida afkayga hooyo e soomaliga.Ka shaqeysta oo jooga dhulkiisii , ilaahayna xaas iyo caruur ku siiyey.hamdulilah. Barnaamijyada wanagsan e aadka u culus soda Hanoolaato kale reer Djibouti hadaan nahay aad ayaan u qiimeynaa aadna waan uugu xidhanahay. Ilaahay cimri dharar ha idin siiyo dhamaan cida waqtigooda qaaliga ah, qarashkooda , fikirdooda, dadaalkooda iyo gartidooda gashay barnaamijkasta o hanoolaato barteeda youtube ka so galiso.abaal weyn ayey somali idiin hayni doonta weligiin.
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
dowladii siyaad bare xaqdaro eeku bur burtay dad dhul laga xoogo wadaado la dilo, qabiil ceelasha laga duugo, iyo qabiil diyaarado lagu garaaco I W M .
@halimamohamud2695
@halimamohamud2695 Жыл бұрын
Even politicians will have questions to answer in day of judgement in face of Allah 😢😢😢😢 many of them have done injustice in the government office 😢😢😢😢
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 Жыл бұрын
Masha you are absolutely right 👍👍
@halimomohammed6206
@halimomohammed6206 Жыл бұрын
Subhanallah runti 😢 interview from Ethiopia
@efootballtube
@efootballtube Жыл бұрын
Best interview
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
SNM wilaashaa way uhiilisay markaa, laakin cadaalad dara badan ayaa umada oo dhan lagu hayay
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Жыл бұрын
Dadkaas la toogtay waa la yaqaanaa iyaga iyo kuwii xaq darada ku toogtay laakiin waa ay ka shalaayeen aduun, tii aakhirana waa sugeysaa inshaaALLAAH.. DAALIMIINTAAS RABBI HA KU FOGEEYO NAARTA.....Aamiiin
@SafiaTifow
@SafiaTifow Жыл бұрын
Amen yaa allah
@zeinabhajiyassin9293
@zeinabhajiyassin9293 Жыл бұрын
Hanoolaato wax badan baad noo soo gudbidisay ayaanloow Allaha ku xifdiyo
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 Жыл бұрын
Wallahi xisaab way Horeysaaa Xaga Rabi Waano walaal waliga Dulmi iska ilaali Hana Tagerin dhiig islaamna iska ilaali Allaha ku Hanuuniye
@engcosoble174
@engcosoble174 Жыл бұрын
Wllhi xaqdaradaas wali waa ay taagantahay somaliga dadka meeshaas somaray ayaa xala loo raadinaayo allow uqubada Somalia 🇸🇴 ilaa maanatay ka socoda ha nagu fidanan yaa rabbi
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 Жыл бұрын
Subxaanallah illaahow daalimiinta naga qabo yaawaduud Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭 inaalilaahi Wainaaileyhi Raajacuun
@mohamedarts8485
@mohamedarts8485 Жыл бұрын
Go forward Ayanle and Hanolato team.
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 Жыл бұрын
Akhira warjiraa
@abdulahinur5019
@abdulahinur5019 Жыл бұрын
Waa mahadsantihiin hanoolaato iyo abukaataha
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك Ayaanle aad baan kuu salaamayaa adiga iyo Daahir waa nin kayd u ah Dalka iyo Dadka please waxaad waydiisaa Ninmankan dadka Dilka Xaqdarada ku xukumaysa, Reer CanbuurXamar ayaan ku arkay khasatan Xalimo Canbuur
@user-jm3ml7qn2j
@user-jm3ml7qn2j 3 ай бұрын
Best inter veiw
@abdulaahiaxmed7152
@abdulaahiaxmed7152 Жыл бұрын
Wallaahi xaqdaradii umada laga galay ayaa dowladnimada dumisay
@Hitthesack94
@Hitthesack94 Жыл бұрын
Ayaanle xusein waa weriyaha kaliya ee adan ka daaleyn daawo shadiisaa allah idin barakeeyo adiga & qareen kaba .... qareenku waa dadka wadanku aad ugu baahan yahey .
@balacayismail7815
@balacayismail7815 Жыл бұрын
Maasha alaah daahir big Alaha kuxafido adiga iyo ayaanle
@shalaychannel2201
@shalaychannel2201 Жыл бұрын
Siyaad Barre dadbaa aabo dhahaayo 2023 caadifad aawgeed
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 Жыл бұрын
Waa layaaab say u amin sinyihhin aabo maxaa aaba ah dulmi ayuu dadka ku Maamulayee
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 Жыл бұрын
Waa layaaab say u amin sinyihhin aabo maxaa aaba ah dulmi ayuu dadka ku Maamulayee
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 Жыл бұрын
Good job mudane Thanks waa sheekadi aan rabey brother Thanks
@jibriilabdule81
@jibriilabdule81 Жыл бұрын
Waa taa dawlinimada somalia oo afgambiga ku timid oo burburtay
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 Жыл бұрын
Awalba wax xaaran ku yimit xaaraan buu ku dhamaadan sxb
@umuyahya
@umuyahya Жыл бұрын
Dulmigaas wixii ka dhashay waaa waxa aan ilaaw hada guraneyno
@shaamabdibashiir
@shaamabdibashiir Жыл бұрын
Hanoonalto iyo ayaanle aad ayaad ugu mahadsantihiin tarikhda biyo kama dhibcanka ah eed soo gudbisan🙏
@Stella33961
@Stella33961 Жыл бұрын
Loyar daacad ah buu ahaa ..masha allah🌹❤️
@jamilasaid5653
@jamilasaid5653 Жыл бұрын
Asc jasaakalaahu kheyran Ayaanle wareysiyada aad soo bandhigtid waxaan is dhahaa dulmigaan oo kalena maka dhici jirey wadanka subxaanalaahi maansha fariisan weyney sodon sano kadib ilaahow naxariistaada na sii
@calimaxamed673
@calimaxamed673 Жыл бұрын
Waa nin fiican oon wax badan Ka helay
@ah5023
@ah5023 Жыл бұрын
Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah
@Stella33961
@Stella33961 Жыл бұрын
Walahi waa really sad🥺🥺🥺😥
@xafsanimo8302
@xafsanimo8302 Жыл бұрын
Alxamdulilah Abuukaate haddii aadba nabad qabto oo ka nooshahay waxaas oo dhibaato ah inaa ku dhex jirtay
@MohamedAhmed-dd7gn
@MohamedAhmed-dd7gn Жыл бұрын
aad iyo aad ayaan kugu mahad celinayaa ayaanle adiga iyo qareen dahir xasan runti wax badan oo taarikh ah ayaan ka faaidnay wareysigan iyo guud ahan barnamijyada aad noso gudbiso
@mohamedahmedhassan7754
@mohamedahmedhassan7754 Жыл бұрын
Alaah yaraxma reer canbuure
@abdiraxmaanabdillaahi1647
@abdiraxmaanabdillaahi1647 Жыл бұрын
Suaal fiican Qofka soomaaliga ah maxaa deeqa? Ayaanle waan ku salaamay
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 Жыл бұрын
Subxanalah subxanalah dulmigaas wali waa socdaa allow adigaa caadil ah yaa allah
@dahirsheikh6423
@dahirsheikh6423 Жыл бұрын
Suudes
@Winer52
@Winer52 Жыл бұрын
DADKA MAANTA DHAHAYAA SIYADII SIYAD BARE ...WADANKU DULMI BUU BURBUREY .MARDANBE WAA IN LAGA ILAALIYO REERKAA WADANKA
@fatushaden5736
@fatushaden5736 Жыл бұрын
​@Nimco Muuse aadam faqash dhulkedaay jogtaa e adiga dhulkaga joog lascanod maxaa kayaloo cuqdaad iyo cunsurinimo wataan kasoureyso wanaad idhimaan inshaalah
@dhagacaddeofficial9506
@dhagacaddeofficial9506 Жыл бұрын
Anigoo chanelkaan daawan maba joogi karo Walhi arimo badan oo taariikhi ah aya ka faaiday mahadsanid walal
@HANOOLAATOTV
@HANOOLAATOTV Жыл бұрын
Soo dhawoow bro, waxbadan baan soo wadnaa ia
@DUBPLAYS
@DUBPLAYS Жыл бұрын
Ayaanle waxaan kudhihilahaa inaad waqti badan siiso dadka xogta badan kahaayo Dowladihii wadanka somaray siiba Dowladii kacaanka’ waana mahadsantahay adiga iyo abukate Dahir xassan cabdi
@easky363
@easky363 Жыл бұрын
​@@HANOOLAATOTV AYAANLE MAXAAD U WEYDIIWEYSEY NINKA GARSOORKA MAGACIISEE????? IYO 2 LABADA GARSOOR OO LA FADHISAY IYO QAABIILKOODA. DAD BADANA LA CUNAY, 90% MALA OGA. SPECIFICS RABNAA ANAGA, XAQA U DIRIR. DADKA AFKOODA KA SOO RID. NIN FIICANA TAHAY, LAAKIIN CIYAAL ICE-CREAM TAHAY UMALEEHAA.
@moderninformation7931
@moderninformation7931 Жыл бұрын
​@@HANOOLAATOTV ayaanle wll ninkii badbaadiyay ninkii ka soo hadhay nimankii burco lagu laayay ninkii badbaadiyay muqdisho buu ma soo waraysatay korneel cabdirisaaq
@samirr546
@samirr546 Жыл бұрын
Garyaqaan waad mahadsantahay In qof muslim ah uu jaamacad sharci ka soo baxo waxa ka horeeya in uu ALLAH KA casado oo Cadli wax ku dhaqo Waxan ku talin lahaa in hay ad walba loo sameeyo kormeerayaal dabagalayaal ah oo la socda qofka wax isdaba marinaya iyo ka laaluushka bixinaya . Shugran Ayaanle Cabdi Soo gudbin wanaagsan Asturaad magacyada Danbiilayaasha Xulasho waraysi dad qiimo badan Halkaa ka sii wad
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib Жыл бұрын
Akhiiiro Maxa Xisaab taala! 😓😭
@Mariaabshir2
@Mariaabshir2 Жыл бұрын
Subax wanaagsan saxiib
@cabdisalaan-ceeryaamo7408
@cabdisalaan-ceeryaamo7408 Жыл бұрын
Dulmiga uu ka hadlayo, maanta ayuu intii hore ka cayillanyahay. Waa sababta loo weysanyahay xalka Soomaaliya. Dijaallada oo dhan, Ilaaheey Naarta ha ku fogeeyo.
@halbeegtrading7632
@halbeegtrading7632 Жыл бұрын
La xowla wala quwata ilaa bilaah 🙄😏 Subhanalah Wallee Aaqiro Xisaab waa jirtaa allow na saqir
@drslulu3845
@drslulu3845 5 ай бұрын
Alla Somalia cuqubada heysata mar horee so bilabatay Nabad maba sugeeno 😢
@fadumahassan2531
@fadumahassan2531 Жыл бұрын
Inalillah wa ina illahay rajicuun
@fadumoa1254
@fadumoa1254 Жыл бұрын
Yes, reer canbuure waa dhacdo dhacday ragna waa laga dilay
@aamirabdirahman7998
@aamirabdirahman7998 Жыл бұрын
Subxana Allah 😭😭😭
@cabassan3793
@cabassan3793 Жыл бұрын
Wallaahi caafimaad daro ayaa laga qaadayaa xogohaan
@lio_akr4742
@lio_akr4742 Жыл бұрын
Subhanallah 😮😢
@hafsasheikh5345
@hafsasheikh5345 Жыл бұрын
HasbunaAllah wanicmal wakiil😢
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 7 ай бұрын
❤❤ MAHADSANID WALAAL
@walalmorgan5726
@walalmorgan5726 Жыл бұрын
Horta aniga hadan arinkaas uu ninkaan odeyga uu kahaly aan wax kadho waa arin xaqiiq ah oo ilaahada dalka wey kasocotaa arinkas uu ninkas kahadlayo somalina dulmiga way ka quutaan
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 Жыл бұрын
OGI OGI CEEBTII XUKUNKII DAAROODKA EE NINKANI U SOO JOOGAY AYUU KA WARAMAYAA. انا لله وانا اليه راجعون.
@cabdisamadciisexuseen7258
@cabdisamadciisexuseen7258 Жыл бұрын
Waa qisooyin aan layaabay
@abdifitahmohamud7383
@abdifitahmohamud7383 Жыл бұрын
Gabood falkii dulmigii iyo cadaalad daradii xiligaas la geystay waa mida aan maanta miraheeda guraneyno una sababta ah dhibaatada aan maanta ku jirno
@engcosoble174
@engcosoble174 Жыл бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون
@Yedo25254
@Yedo25254 Жыл бұрын
Farmaajo adeerkii Maxamed Siyad Barre ayaa hormuud u ahaa nidamkaas dadka isaka xasuuqi jiray
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
SOMALIA WAXAA MEESHAA DHIGAY WAA SHARCI DARADII IYO CADAALAD LA:AANTII SAARAAKIISHI KACAANKA. SUBXAANALAAAH .. AYAANLE HUSSAIN CABDI MAHADSANID SXB WELL DONE
@ciiltire8467
@ciiltire8467 Жыл бұрын
Walahi adeerkan kheer alaha siyer waa nin mudan in aaad loo xafido wayo waxa uu hayaa qalaadkii ka dhacay dalka iyo sidii loo badali lahaa
@borowbaydhabo6201
@borowbaydhabo6201 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@abdulazizd
@abdulazizd Жыл бұрын
Subxanallah cadaala daraadas dhacday cuqubadii ka dhalatay ilaa maanta la weysanyahay dawladnimo
@Stella33961
@Stella33961 Жыл бұрын
Laxawla walaa quwata ilaa bilaah
@siyaadoshow1433
@siyaadoshow1433 Жыл бұрын
Wcs 😭😭😭😭🤲🤲🤲☝
@shalaychannel2201
@shalaychannel2201 Жыл бұрын
Sbbta aan u jeclayn kacaankii iyo siyaad Barre ba wa cadaalad daradaas iyo alla ka fogaasha haas
@umuiqlas1810
@umuiqlas1810 Жыл бұрын
Alahu akbar dulmiga. Somaliya allaha kadulqaado
@sacdiyajelle7920
@sacdiyajelle7920 Жыл бұрын
Waxaa mahiim ah qofka in uu imaan leyahay qof aan imaan laheen aduunko dhan haduu qato wax deqo majiraan
@ahmedmohamedibrahim5674
@ahmedmohamedibrahim5674 Жыл бұрын
Maantay ka xun
@Mukhtaar909
@Mukhtaar909 Жыл бұрын
Subxanallah bal kawaran dhul aad leedahay dowlad hakaa xoogto hanna ku toogato subxaana casaa wajala war ileen dowladdii kacaanka umadda ayadaa xaqdaro ku haysay illahow umadda ka qabo kuwa cadaalad darada ku wado
@SocialMediaYoutu
@SocialMediaYoutu Жыл бұрын
Daaroodku weligoodba dulmigaas ayay ka wadeen soomaliya.
@AbdukadirSulfe
@AbdukadirSulfe 8 ай бұрын
@babafoodle9624 beenta Mahan Daar,ood Waa Dad Badan Lkn Dadka Daar,oodka Ee Manta Ku Doodaya Dhulkan Dowladii Afweyne Ayaa Na Siisay Xaq Ma uu Le,yiihiin Dhul Dadkii laha Laga X9gay Oo Xaq darn Lagu Toogtay Dadkii Lahaa
@maraykanle7716
@maraykanle7716 Жыл бұрын
Tasa la leeyahay hays raacdo mantayse kasi xuntahay dulmiga jira
@ummuhannan2353
@ummuhannan2353 Жыл бұрын
Dad koodhanba waa ladulmiyey ma cid qaas ah ayaa jirtay loo labeegsaday
@waacusubaduunyadu398
@waacusubaduunyadu398 Жыл бұрын
Asc walaal ayaanle waad ku mahadsan tahay sida wangsan o aad noogo so gudbisbiyo barnajyada xiisa leh waxaad no so badisa waraysiyada dadki horay aad iyo aad ayaan u xiiseyaa walaal dadka naga wayn wax ayaan ka faa idna waana mahadsan tahay shaqo wacam
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Жыл бұрын
Lion 🦁 Lawyer Dahir
@abdidhuux5350
@abdidhuux5350 Жыл бұрын
Ayaanle fadlan u dhaaf warka muhiimka ah inuu sii dhamaystiro, ma aha muhiim su’aalo inaad dhexgeliso isagoo Avv dahir noo wada sheeko xasaasi ah, please haka kala gooyn sheekada Waite until he is done and then ask any questions. Taageero buuxda ayaan u ahay Hanoolaato 👍
@mohamadabdulahi5521
@mohamadabdulahi5521 11 ай бұрын
waraysigii ugu fiicnaa aan dhegaysto waaye
@sgagaegegwg
@sgagaegegwg Жыл бұрын
😢😢😭😭😭
@kbpost6947
@kbpost6947 Жыл бұрын
Dawladaas ayay qaar yidhaahdaan waan iska burburinay, cadaalad darro meel ay caam ka noqotaa in ay burburto waa guul.
@muminhagar5038
@muminhagar5038 Жыл бұрын
Dall intaaas lagu dulmiyey ayaaan ku dhalaney Subxaanalahiye
@ifrahahmed4160
@ifrahahmed4160 Жыл бұрын
❤❤❤❤bbnnnnn
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 Жыл бұрын
Siyaad gaal skl laadka xataa dad ayaa laga xoogay dib halooga soo celiyo please
@crashiidmaxamed4834
@crashiidmaxamed4834 Жыл бұрын
Waa cadàladii daroodka
@haawomohamed4241
@haawomohamed4241 Жыл бұрын
Subxana malikul quduus
@somnews6954
@somnews6954 Жыл бұрын
Marka kiis aad gacan ku lahayd si aad uga gal galato aad garan wayso waa noocan…aakhirana warbaa yalo
@deeqdacad9901
@deeqdacad9901 Жыл бұрын
Wlhi dalkaan dhibaato ayaa logestay allow inta dhiman qeer noga dhig
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 Жыл бұрын
Maanta maxaa al shabaab ka dhigay in baqtigooda la jiido waa cadaalad darada ay kula dhaqmeen shacabka
@user-fr7ml1ph6m
@user-fr7ml1ph6m 3 ай бұрын
Warkiiudambdeyey
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Asc ayanle warka sodaa dhac dada dahir balsoda
@xasandeeq1743
@xasandeeq1743 Жыл бұрын
No ayaanle maa weydiisid garsoorahaas xakumay kumuu ahaa
@rahmanuur5191
@rahmanuur5191 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@daahirdaar5812
@daahirdaar5812 4 ай бұрын
Siyaad bare nin fiican buu ahaa dad baa dhihi
@imo1484
@imo1484 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 ya Rabi xaqa natus
@kaahokader4664
@kaahokader4664 Жыл бұрын
Subxana laah dadka malayska dilaa xaqdaro asgo. Dad dilin
@uptownmay9042
@uptownmay9042 Жыл бұрын
Haqdaro o damaaneyniin
@yuusufmaxamed6319
@yuusufmaxamed6319 Жыл бұрын
Asw.ragii maxkamada gobolka anaa ka nool. Dr. Yousuf Mohamed Yousuf.
@ummuhannan2353
@ummuhannan2353 Жыл бұрын
Please arinki aad usoo joogtay kahadal umarak fur ninkan ama kubeeni
@ShirwacAhmed
@ShirwacAhmed Жыл бұрын
Cadaalad darada uu abuukataha ka sheekeynaaa hadii run yhy adne aaad jogtay wlh waxbadan ayaaa ogtihiin eee ukaaalay hanoolaaato
@aamirabdirahman7998
@aamirabdirahman7998 Жыл бұрын
Waxaa xaqiiq ah waxaa imaan doono maalin aan cadaalada laga gamban katin Koley dadkaas laga hadlayo hada mawada noolo ee bal yaa weydiiya xaalada ay ku sugan yihiin si maanta loogu waana qaato
Ileyskii la illoobay -  Kulliyaddii Lafoole
29:12
Astaan
Рет қаралды 346 М.
🍟Best French Fries Homemade #cooking #shorts
00:42
BANKII
Рет қаралды 63 МЛН
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 1,6 МЛН
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 9 МЛН
WARIYE DIRQI KU BADBAADAY 1990/1991- ! SH CABDIRISAQ SUGULLE
1:06:06
Mohamud Abdi Elmi Wareysi #1/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris
1:00:36
Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023
22:36
Somali National Television
Рет қаралды 404 М.
Noloshii Xabsiga Dhexe iyo la kulankii Maxamed Siyaad Barre - Qaybtii 4-aad
15:35
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 21 М.
🍟Best French Fries Homemade #cooking #shorts
00:42
BANKII
Рет қаралды 63 МЛН