16sano oo xidhiidha ayaan dhagaysanayaa heestan. Mana ka xiiso waayo waa xasuusihii aan lasoo kacay iyo jacaylka wadankayga aan u hayo heesta cabiraysa
@xasan.jaamac5 жыл бұрын
DHULGAYGOE ---- CAWAALE AADAN DEHEEYE ''Dhibaatadu waa wax sheeg Adoo dheeldheelayoo Dhabbada ka warra’ay Mar bay dharbaaxadu kugu ridaa Dulqaad waa dhiil gibeed Habeendhalad waa nasiib Dhameeyana waa Allee Intaan dherag iyo qadarin Dhulkaygow kaa helaayoo Adaan kugu dhaadanoo Dhaqankaagaan ku faanayaa Rag baa leh dhabar adayg Dharaartaad liidatiyo Cishaday kuu dhantahay Nafyahay wada dhiirranow Dheg xumo waa laga libdhaa Maamuus baa lagu dhegaa Dhameeyana waa Alle Intaan dherag iyo qadarin Dhulkaygow kaa helaayoo Adaan kugu dhaadanoon Dhaqankaagaan ku faanayaa’’
@Hasla.wabi.tore.0Ай бұрын
2024 dhamadkisa majirta cid wali so boqatey hestan adka u Macan 🎶❤️
@ahmedalmoalem37279 ай бұрын
Ragbaaa lehe dhabar adayg Dharaartay liidatiyo Cishada ay kuu dhantahay Nafyahay wada dhiiranow Dheg xumo waa laga libdhaa Maamuus baa lagu dagaa❤ Waa talo abwaan