No video

Carafo

  Рет қаралды 2,792,077

liban farah

liban farah

Күн бұрын

Somali Music

Пікірлер: 2 800
@Abdilahimahdi5555
@Abdilahimahdi5555 18 күн бұрын
Maanta oo u ka fadhisaty faanka,caawale adan ayaan dhagysanaya heestan.17/8/2024 19 sano oo u ku jirey maanta ayuu macsalmewyayy.wad ka gaadhay meel sare haduu fan somali waxa taraayo wana faananki ugu horeeyay ee heesihisa loogu soo hor galiyay macaslama caawale adan ❤
@user-bg6fk1gp1m
@user-bg6fk1gp1m 18 күн бұрын
Anigana kulmid ayaan ahay hestan fiirinayey
@DrmohanshineTimajilic
@DrmohanshineTimajilic 17 күн бұрын
Awale adan legand of legands
@user-eb8kf8ij7y
@user-eb8kf8ij7y 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤adan😅
@user-fu5gm7vw7f
@user-fu5gm7vw7f 14 күн бұрын
Same😂🎉
@user-cs8wy9pj5r
@user-cs8wy9pj5r 14 күн бұрын
Ana HesiHisa DhageYsi Goda Manta Aan DhaFaY.😂😂
@sundusqueen9313
@sundusqueen9313 5 жыл бұрын
2019/3/31 Malin axad Turki io hesta carafo Si aan qoral kan u arko Mudo kadib like iisara🙏
@maxaacusup583
@maxaacusup583 5 жыл бұрын
2019 5/5
@maxaacusup583
@maxaacusup583 5 жыл бұрын
Kula dhagaysanaya ila imka
@alimohamedsahal7058
@alimohamedsahal7058 5 жыл бұрын
Sundus Queen Sıdo Kale 🇹🇷
@abdiabdigani6344
@abdiabdigani6344 5 жыл бұрын
Sido kale 🇹🇷
@AbdallahSomali
@AbdallahSomali 4 жыл бұрын
sidoo kle turkey caasimada (ankara)
@IlyasAndPrime
@IlyasAndPrime 4 жыл бұрын
Hadii aaad tahay qof dhagaysanayaa 2020 Like saaar 😁✊
@amalx7047
@amalx7047 4 жыл бұрын
Dadkn talow qar may nool yhin🤣wanu jogna 2020
@KaafiyaMaxamed-cn6bl
@KaafiyaMaxamed-cn6bl 4 жыл бұрын
May nool yihiinaa ayadoo cusub markaan dhagaysan jirnay iyo imikaba ka da'yarnahay 2020
@rayaancaamir9620
@rayaancaamir9620 4 жыл бұрын
😁😀
@IlyasAndPrime
@IlyasAndPrime 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@dahranabadir8026
@dahranabadir8026 4 жыл бұрын
☝️☝️😄
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 18 күн бұрын
Maanta 19/08/2024 Isniin heestaan waxaan jiray waqtigay soo baxday 3 sanno maantana 21 jir baan ahay waqtigu waa ordaya, Cawaalena fankii waa ka baxay😢😊
@user-bg6fk1gp1m
@user-bg6fk1gp1m 18 күн бұрын
Isku mid nahay sxp
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 18 күн бұрын
@@user-bg6fk1gp1m Haa sax 21 miyaad tahay bro
@user-bg6fk1gp1m
@user-bg6fk1gp1m 18 күн бұрын
@@maxamedcumar9391 haaa runtii 21jir ahay isku mid nahay sxp
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 18 күн бұрын
@@user-bg6fk1gp1m legend aan isku fac nahay Noloshu wali waynu u cusub nahay Dadaal dheer baa inoo dhiman ilaa mustaqbal Guulayso ku leeyahay insha allah boqor🫡
@sadiksi0261
@sadiksi0261 11 күн бұрын
Wakhtigii ay heestani soo baxday school ayaan dhigan jiray waxanan ahaa class 3 si fiicana waan u dhagaysan jiray dadku xoog ayay u dhagaysan jireen oo lama aqoon fankan cusub waaga waa markii loo bixiyay cawaale casri 😂😂
@user-vd3uc8ib2i
@user-vd3uc8ib2i 18 күн бұрын
Mantuu tariikhdu tahy 17 8 2024 ayuu fanka ka baxay ❤
@feysalxasan7900
@feysalxasan7900 17 күн бұрын
Haa wuu ka baxay somalia 🇸🇴 legend baa ka baxay fanka
@munaali4156
@munaali4156 4 жыл бұрын
Heestan yaaa Ila dhagaysanya mudo 14 sano kadib ah 2020 Cawale adan 🙏💞💯
@bashirmubarak8191
@bashirmubarak8191 4 жыл бұрын
kkkk aniga kula dhagaysanayo eedo macaan...
@ubahibrahim4080
@ubahibrahim4080 4 жыл бұрын
Mantan.argoya walihi
@hamadamohamed2763
@hamadamohamed2763 3 жыл бұрын
1/10/2020 11:03 am
@zaikomaik5325
@zaikomaik5325 3 жыл бұрын
AniH✌
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy 2 жыл бұрын
Anilee ilaa waqtigay soo baxday ilaaa manta dhegaysnaya
@Abdiraxman563
@Abdiraxman563 7 ай бұрын
Who is watching 2024❤
@anasinhoofficial4803
@anasinhoofficial4803 6 ай бұрын
2024😢
@ahmedrabadan6198
@ahmedrabadan6198 6 ай бұрын
Ani
@ahmedothman9791
@ahmedothman9791 5 ай бұрын
Waa heestaan u jeclay heesihiisa, 2007dii bay ahayd markii u horaysay een maqli jiray.
@ahmedrabadan6198
@ahmedrabadan6198 5 ай бұрын
@@ahmedothman9791 ✌
@jasminedjibouti395
@jasminedjibouti395 5 ай бұрын
Me I love my djiboutians song's
@xiinkaboy123
@xiinkaboy123 6 жыл бұрын
Xasuus 2012 xamar #madiina Ciyaalka xafad waqtika yaraanta 👉Hadane 2018 alxmdulilah dhagesanahaya waqtika wwa socda ilaahow cirmrika no barakeey iyi cibaado suuban, hada somali tahay giv me #like👉💕
@user-qq4my4zc2t
@user-qq4my4zc2t 5 жыл бұрын
Kkkk aroos joog ahaan jirty miya alla wa lo xiise dhulki hooyo
@xiinkaboy123
@xiinkaboy123 5 жыл бұрын
@@user-qq4my4zc2t hhhh see waaye arooska dariska yaa kaa baqan jiray hee waa bilaa infita ma sha alah dhulkii Hooyo #Somalia
@user-qq4my4zc2t
@user-qq4my4zc2t 5 жыл бұрын
@@xiinkaboy123 Haa wallhi ilah nbd ha inoogu dhigo wa lo noqanayaaa inshllh
@marianofilaq3046
@marianofilaq3046 5 жыл бұрын
TSA beyn ahayn
@nasrokiin7391
@nasrokiin7391 5 жыл бұрын
@@xiinkaboy123 lafihii hore ciyaal madiino salaama wllku
@DMAHA04
@DMAHA04 7 ай бұрын
Its 2024 and i can't stop listening to this song ❤❤❤
@fy9393
@fy9393 6 ай бұрын
🎉🎉🎉
@cabdilahixusen5079
@cabdilahixusen5079 5 ай бұрын
9
@manker6445
@manker6445 Жыл бұрын
This song is now 16 years ago, I was 5 years old. Indeed, Awale Aden is the goat of Somali artists. After learning this song since I was 11 years old, I still don't get tired of it❤️‍🔥
@ricardoben5404
@ricardoben5404 7 жыл бұрын
I m from portugal but I like somali music ❤❤❤
@Imraan53
@Imraan53 6 жыл бұрын
ricardo Ben Messi is better than Ronaldo 😂😂😂😂
@abdulhassan9985
@abdulhassan9985 6 жыл бұрын
bem -vindo a bordo.
@sahrasaleban3666
@sahrasaleban3666 5 жыл бұрын
Also i live purtgal😍
@abdulhassan9985
@abdulhassan9985 5 жыл бұрын
Olá como vai você?
@abshirhilaaljr4383
@abshirhilaaljr4383 5 жыл бұрын
ricardo Ben 🇵🇹 I love two my team Nuno Gomes Luis Figo Luis Nani Almeyda And big Legend Cr7 I love Portugal full ✊🏾
@sultanquraish9930
@sultanquraish9930 5 жыл бұрын
Hadii 2019 dhageysanihayso ..like kuqabo ...
@saadabadarali5897
@saadabadarali5897 5 жыл бұрын
Sultan Quraish
@MohamedDaud-wk4ec
@MohamedDaud-wk4ec 2 ай бұрын
Cibaadeesta sxipayaal😢❤
@updyrahmanaaran1790
@updyrahmanaaran1790 3 жыл бұрын
2021 hesaha ana iga harin bay kamid thy hestan. Qofki iga danbeya like👍❤💯
@abdirahmanmohammedwehlie4383
@abdirahmanmohammedwehlie4383 Жыл бұрын
Wanu ku saarne yaa kalab lol😂
@iftinandiciise7059
@iftinandiciise7059 2 жыл бұрын
After 16 years i can't stop listening this song 16/7/2022❤🤗😘✌
@zakiabdiaden8869
@zakiabdiaden8869 Жыл бұрын
Listening 2022-12-15
@Shakureyy
@Shakureyy Жыл бұрын
2022-12-25 jiilkii ugu Xaraabada badnaaaa
@nimcoaragsan9690
@nimcoaragsan9690 Жыл бұрын
Mapa dhalan mrkz 😀
@qaaliabdullahi1763
@qaaliabdullahi1763 Жыл бұрын
Ala hees jaceyl wataa
@MustafAbduwahaab
@MustafAbduwahaab Жыл бұрын
long time wlhi
@apurahmanfficial812
@apurahmanfficial812 2 жыл бұрын
Is anyone else still listening this song right now after 15 years old We are very of you as a Djiboutian awaleh aden daheye😍🇩🇯🙌
@hassanandroid2628
@hassanandroid2628 3 жыл бұрын
Somalidu waa ilbax wlh 😂 2005tii ayaa la aas-aaasay you-tupe may- 2006diina waxbey soo dhigeen cajab! Ana mobile shaashad leh 2014kii igu horeysay...! wakhtigu waa cajiib waa geedi aan hakad lahayn i celi iyo iyara sug aan aqoon! Waan ku salaamaya hadaad qoraalkayga aragtay✋2021
@xamdakayse
@xamdakayse Жыл бұрын
Waa kaa qaday wll ana
@UsaameMaxamed-ts1cg
@UsaameMaxamed-ts1cg Жыл бұрын
Waan ka qaadnay lipaaax🙌🙌
@bashiircabdi1856
@bashiircabdi1856 Жыл бұрын
17/6/ 2023 habeen axad ah wakhtigu Xaqiiq Sxb iyar sug maleh Allah xaqa ha inagu sugo
@araweelo5869
@araweelo5869 Жыл бұрын
Me too😂😂😂
@maanafmaxamed996
@maanafmaxamed996 9 ай бұрын
Wnka Qaaday 8 december 2023
@shiinovicdjibxidig3293
@shiinovicdjibxidig3293 3 жыл бұрын
Still 2021 ❤️ hadad tahay qof dhagaysnaya like dhac kusi
@ahmedabdinasir5822
@ahmedabdinasir5822 3 жыл бұрын
@@MohamedAhmed-mf3mk ⁷o
@hamsehuseen4236
@hamsehuseen4236 2 жыл бұрын
Shiinov
@ifraaxcabdullahi3406
@ifraaxcabdullahi3406 2 жыл бұрын
2022🥺
@suhuurcarey
@suhuurcarey 7 жыл бұрын
2017 iyadoo la maraayo hadii heestaan sidii waagiii ay soo baxdey kuula macaanthy weliba la muunsooneesid like dheh
@musdafemaxamed9752
@musdafemaxamed9752 7 жыл бұрын
zahuur salaad hhh
@wwewwe1119
@wwewwe1119 7 жыл бұрын
zahuur salaad wo wohnen sie
@sadaampato607
@sadaampato607 7 жыл бұрын
+Ex BURCO. wax ladayn karo maaha
@nuuradiinmahamoud1009
@nuuradiinmahamoud1009 6 жыл бұрын
zahuur salaad. Cawana iska noqo ukhti lkn fananku ma kanecada aya sidan ucun tay daranyo ka muqta
@abdibosna724
@abdibosna724 6 жыл бұрын
zahuur salaad 😂😂😂 waqtiged mcan ayey ahed
@ApdiasiisThahier
@ApdiasiisThahier 2 жыл бұрын
029/06/2022 Heestan Wxan Dhagaysan Jiray Yarantii Old Is Gold🥺☹️ Ilahay Cimriga Iyo Cafimaadka Ha Inoo BarakeeyO❤️🤲
@abdiqadirabdullahi6093
@abdiqadirabdullahi6093 3 жыл бұрын
2005 I was only 5yrs This man seems to be a legend
@geedihassan5048
@geedihassan5048 3 жыл бұрын
he was 19 years I think and now I'm watching 2021
@mustafemahomoud2336
@mustafemahomoud2336 3 жыл бұрын
It was when I born
@faraxmohamed221
@faraxmohamed221 2 жыл бұрын
@@mustafemahomoud2336 also I was just born
@aspectm2563
@aspectm2563 2 жыл бұрын
I was 6 😭😭😭
@FinalWhistle2
@FinalWhistle2 Жыл бұрын
I was 3 🥲
@gargaaraabdikarim7845
@gargaaraabdikarim7845 7 жыл бұрын
Xasuus qaliya waqtigu wuu socdaa heestan markay soo baxday waxan ahaa 11 jir hada carruur ayaan haystaa wiilkayga ciradka ayaa 5 year jira waxa dhagayaan jiray wiilasha iga waaweynaa waayo gabdho ilama dhalan markaas ayaa daaqada hoosteeda ka dhagaysan jiray hadana wali kama xiiso dhicin 11year before
@abdiqaniaadan5047
@abdiqaniaadan5047 6 жыл бұрын
Gargaara Abdikarim wllo qli imika marwo ayaad thy macha Allah weeyi wllo 😊✌🏾
@c.rasaaqbashiir2722
@c.rasaaqbashiir2722 5 жыл бұрын
adiga 1jir baad ahayd curadkadanaH 5jir marka ma waxan ku dhshaY 6jir yAaaaP?
@suleekhamohamed2724
@suleekhamohamed2724 5 жыл бұрын
@@c.rasaaqbashiir2722 hal jir may odhan 11 jir bay tiri heestana waxa la qaday 2006 ISU gayn waa 22 sano
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 жыл бұрын
Ana 4jir ayaan ahaaa walhi waan xasuusta ededay ayaa qadi jirtey
@kokeee_athe2907
@kokeee_athe2907 2 жыл бұрын
2022 I can’t stop listening in this song carafo 🥀🥀❤️🔥
@nadinlouay3561
@nadinlouay3561 2 жыл бұрын
Hahah waan jogna 2022
@Maahiryare77
@Maahiryare77 2 жыл бұрын
2022 ??
@somalistudio8350
@somalistudio8350 2 жыл бұрын
Haah way igu socotaa
@mahmoudmadar4446
@mahmoudmadar4446 2 жыл бұрын
2022
@hamdamuse6573
@hamdamuse6573 2 жыл бұрын
Me too
@xariircadeofficial9672
@xariircadeofficial9672 3 жыл бұрын
WALAAL HADAA COMMENT Gayga aragto Like iisaar si aan u xasuusto wakhti kale Sunday/28/02/2021 🥺🥺
@faizaabdi6069
@faizaabdi6069 3 жыл бұрын
Wllkey🤗🥰
@aligamer-jp5ro
@aligamer-jp5ro 2 жыл бұрын
Ma noshahy proh
@maxamadqadar3475
@maxamadqadar3475 2 жыл бұрын
@@aligamer-jp5ro 😹😹haa
@Buna5689
@Buna5689 2 жыл бұрын
Haye wll 😆
@FarhanIbrahim-yl4cf
@FarhanIbrahim-yl4cf 4 ай бұрын
Bro manoshahay 😢
@hussainahmed6698
@hussainahmed6698 3 жыл бұрын
It's one of the first songs I've heard in my life and it's often a play I've watched since I was a kid.
@abdirahmanabshir9310
@abdirahmanabshir9310 3 жыл бұрын
0
@MMaami
@MMaami 2 жыл бұрын
Me too 2006........07
@malomalo810
@malomalo810 2 жыл бұрын
Best album of his career
@nesrin5889
@nesrin5889 2 жыл бұрын
Same here
@hayaatiilove
@hayaatiilove 2 жыл бұрын
@@malomalo810 i agree
@abdifatahquencher608
@abdifatahquencher608 2 жыл бұрын
After 15 years listening this song and it's always a hit 🔥
@abdallesacadalikar2628
@abdallesacadalikar2628 3 жыл бұрын
10/10/2020 maalin sabti ah ayaan dhegaysanayaa heestan markay soo baxdayna afar sanno ayaan jiray maantana 19jir lasii gelayaa ilaahow cimriga noo barakee💯❤👑
@Nagma-1d
@Nagma-1d 26 күн бұрын
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
ogoow camal samanta habalahaa caro dherthy bebeh🖒🖒 11saano kaa bacdii yaa firsanaya😍 yaaa firsaanayaaa 2017😍🙏🎧🎧
@AkafiDahir
@AkafiDahir 6 күн бұрын
Mano shahay wallal 2024
@xiinkaboy123
@xiinkaboy123 5 жыл бұрын
2019❤ waqtiku waa tagye wlhi Khaatimu suuban allah hano toosiyo
@neshnaalhussain324
@neshnaalhussain324 5 жыл бұрын
Aaamiin
@ayaneymowlid9123
@ayaneymowlid9123 4 жыл бұрын
Ameeeen
@rahmamahamedjaamac6323
@rahmamahamedjaamac6323 4 жыл бұрын
Amiiin
@istarmohamed1093
@istarmohamed1093 4 жыл бұрын
2020 wa 15 years walahi Allah camal suban nagu tilo
@apdirahman1433
@apdirahman1433 2 жыл бұрын
Before 16 yrs awale aadan is a fanaan wlh the real big lagend 🥰❤️🐐
@Kadar_osman99
@Kadar_osman99 Жыл бұрын
Awaleh Aden waa faanki ugu horey eeh soo saarey ALBUM proud of you in 2023❤🇩🇯
@pureownz157
@pureownz157 16 жыл бұрын
my name 's nasra i wos born in moqadisho but i live in uk and i like cawaale songs
@ilhanbashir3587
@ilhanbashir3587 6 жыл бұрын
Kyrie Irving 10yrs ago🤣👋
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 5 жыл бұрын
@@ilhanbashir3587 😂😂😂😂 idigu hada manooshahay wll
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 5 жыл бұрын
@@abdirahmannblue4891 2weeks ago ma noshahy hhhhhhh wll
@currentfootball6151
@currentfootball6151 3 жыл бұрын
@@maryanhappy5356 1 year ago adiga ma nooshahay wll🤔🤣
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 3 жыл бұрын
@@currentfootball6151 😂😂😂 haa ani iyo Emilyka baa waa nool.nhy 😂👋
@asmaabdirahaman7927
@asmaabdirahaman7927 3 жыл бұрын
After 14 years 🥰 still listening this song 😋
@zamiirdaacad...3474
@zamiirdaacad...3474 3 жыл бұрын
Cafaro❤ 2021....
@hanadmustaf7714
@hanadmustaf7714 2 жыл бұрын
24 years ago maba dhgeysan jirte heys😁😂
@100YearsAgo.
@100YearsAgo. 2 жыл бұрын
After 16 years Time and tide waits for noman
@zuldaanzeed7788
@zuldaanzeed7788 4 жыл бұрын
2020 yaa dawanaya like igu qabo
@nuurdiinkaliif9336
@nuurdiinkaliif9336 4 жыл бұрын
Aniga wll
@ahmedarshe1891
@ahmedarshe1891 Жыл бұрын
Heestan habeenkii u horeysey ee cawaale Qaadayey live Baan u daawanayey Djibouti 🇩🇯 2006 happy new year kii ayey ahayd maanta oo taariikhdu tahay 2022 12 7 waxaan ku dhegeysanayaa Canada 🇨🇦
@safamuuse2120
@safamuuse2120 Жыл бұрын
Canada riyaadaydi 🙆‍♂️😥😂
@7june2024
@7june2024 4 ай бұрын
​@@safamuuse2120mais racna 😂
@exmaamulaha6947
@exmaamulaha6947 22 күн бұрын
Xasuus wye wllhi heestan markii la qadaye umul ayan ku jiray waqtigaas ma dhoween wllhi #18# sani laga joogaa 🥺❤️ hada waa malin qamiis ah 13:30 tariikhda #15/8/2024# waxan jooga magalada #kismaayo# waxan rajeena inay riyadeyda ii rumowdo inshallah hada soomali tahy #like#👍
@izzyyg1337
@izzyyg1337 4 жыл бұрын
This song reminds me of my hooyo ❤️ as a kid she had his tape and I still remember the lyrics 😩
@ismailabdi978
@ismailabdi978 2 жыл бұрын
Where do you live now?
@alzahrioneloveonelive1055
@alzahrioneloveonelive1055 Жыл бұрын
Alle ha unaxaristo
@izzyyg1337
@izzyyg1337 Жыл бұрын
@@alzahrioneloveonelive1055 who tf said she died ducking weirdo
@alzahrioneloveonelive1055
@alzahrioneloveonelive1055 Жыл бұрын
Sorry for the misunderstanding
@cmcproductionxd9449
@cmcproductionxd9449 5 жыл бұрын
2019 oo dhiman maalmo cidii ila socoto plz farta so taag cawaale ano reer muqdisho ah ayaan amin sanahay fan nooleeye fanaan somaliyeed cod halaasi ah ale siiyay awaale adan daheeye nolow sxb
@kinggatie7827
@kinggatie7827 4 жыл бұрын
Hadna 2020 aya malmo yar kaharay kawrn
@sihamdalad5474
@sihamdalad5474 4 жыл бұрын
2020 waba la tagan yah kk
@alibinali2141
@alibinali2141 4 жыл бұрын
@@sihamdalad5474 wuxuuba maraa march 27 2020💕🇸🇴❤
@ifrahomar4123
@ifrahomar4123 4 жыл бұрын
JojoFM
@cmcproductionxd9449
@cmcproductionxd9449 4 жыл бұрын
Axpaapi Allah Hana Wada Amaan Sado Runtii Xld Xun Ayuu Aduun Ka Galay 🙏🙏🤲🤲🤲🙏🙏
@abdirahmancmm
@abdirahmancmm 5 жыл бұрын
Albumki tusmo 2005 cawale aadan xasuus anoo dugsiga dhexe ku jira 🤓 2019 hadad dawanayso is muuji intaanad dhaafin
@user-vi5dh6np6i
@user-vi5dh6np6i 18 күн бұрын
Mnta oo ka fadhiisatay fanka cawaale aadan ayaan dhageestayy heesta maalin isniin ah tariikhda ay Tahay 19 /8/ 2024 Alah kuguma soo celiyo fanka 👍
@kaderhoussein9161
@kaderhoussein9161 3 жыл бұрын
One of heesihi u horeye oo Somaliya lagu turo youtube respect big legende Awaleh Adan Deheye. Djibouti hoygi fanka somaliyed
@abdirahmanfarah6794
@abdirahmanfarah6794 4 жыл бұрын
A true icon and legend💯😭 Anyone still here 2020
@IslamicRose
@IslamicRose 18 жыл бұрын
Nice song Ilike the song,and i like the way he dances as well
@abdiqaniibrahim3179
@abdiqaniibrahim3179 3 жыл бұрын
Qofkan saan filayo Gmail ka lumay
@nazirpiihi7610
@nazirpiihi7610 3 жыл бұрын
Ma nooshahay😅
@safiamohamednor
@safiamohamednor 3 жыл бұрын
commentigan oo kle wan raadinayay😂
@khadrosalaaf5420
@khadrosalaaf5420 3 жыл бұрын
15 kahor miyaa comments qorijirtay hhhhhhh wxklaa thy
@khadrosalaaf5420
@khadrosalaaf5420 3 жыл бұрын
15 years ago 🙄🤔🤔
@musican1
@musican1 17 жыл бұрын
i have this album and i listen to it all the time ..keep it up awaleh..dammmmn i miss djib..thx for the vid..
@Zhimbir
@Zhimbir 3 жыл бұрын
🤢
@currentfootball6151
@currentfootball6151 3 жыл бұрын
@@Zhimbir Tolow ma noolyahay qofkaan
@yoonisyare3472
@yoonisyare3472 2 жыл бұрын
Manooshahay lph
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 Жыл бұрын
Yaa manooshahy
@ibrahimmohamoud8236
@ibrahimmohamoud8236 Жыл бұрын
Yaa nool
@updalelampard8211
@updalelampard8211 Жыл бұрын
After 17 years i can't stop listenin this songs carafo my favourite song .day saturday / eight /july /2023 iam listening ❤
@kaydhaabsede1605
@kaydhaabsede1605 Жыл бұрын
After 16 years still listening this song 😢
@haybeabdullahi4228
@haybeabdullahi4228 3 жыл бұрын
Legend awale after 14 years Hadad hestaan dhagaysaneso 2020 oo aad iga dambeeso like dhac iigu sii ❤️🤞🏿
@Aden851
@Aden851 5 жыл бұрын
Heestan xasuus dheer wlh, manta waa carafo 08/2019 🥰😍😍
@antoniobuke1289
@antoniobuke1289 3 жыл бұрын
2008 HARGAISA. xafad shidan ciyaal xafad shidan oo waayo qurx badana inte ciyaal newhargaisa oo heesta shiraaqle iyo Hamdi hotel ku dhagaysan jiray iskuje 🙋🏿‍♂️
@Teambarmudo
@Teambarmudo 9 ай бұрын
17 years later, if you are still watching this song you are a legend ❤
@mohamedabdullahinuurarab160
@mohamedabdullahinuurarab160 3 жыл бұрын
Old is Gold. Heestaan waqatiga ay soo baxday waxaan joogay Nairobi xasuus aad iyo aad igu weyn. 01.08.2021 Caawana F.
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
Jacayl malaha cebale ✔ 14 sano kadib aya dawanaya heestii heesaha ❤💯
@zayidahmed5706
@zayidahmed5706 6 ай бұрын
Team 2024🖐️
@zapnadiadduunka3772
@zapnadiadduunka3772 4 жыл бұрын
2020 yaa ila Dhageyzanayo❤❤
@apdirahman
@apdirahman 3 жыл бұрын
Meel walba wad jogtaa adi😇
@zapnadiadduunka3772
@zapnadiadduunka3772 3 жыл бұрын
@@apdirahman 🤣🤣
@axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996
@axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996 18 күн бұрын
Heestan waxan dhageysan jiray 2008 muqdisho dadka isla dhageysan jirnay ciyaal towfiiq shalay ayuuna fanka fadhiisty waxan hada 2024 ku dhakeysanoya wadaka USA 🇺🇸 waqtika wuu socdaa
@liibaancali5418
@liibaancali5418 Жыл бұрын
Hadii aad ogtahy channel kaan inuu yahay kii ugu horeeyay ee qof somali ah uu wax soo galiyo ee KZbin like iisaar 😂😂
@7june2024
@7june2024 11 ай бұрын
Maaha
@asiyaabdullahi8194
@asiyaabdullahi8194 3 жыл бұрын
Wallahi time is really running faster It was like yesterday (2009)when i was listening to this song in (laascaanood) Somalia And now we are in November 11/11/2020 pandemic year Alhamdulillah cala kuli xaal What i pray for is cibada suban iyo camal wanagsan Good health and prosperity in my future.
@zamiirdaacad...3474
@zamiirdaacad...3474 3 жыл бұрын
Axsan hees...cawaale aadan daaheeye CAWAALE YARE 2005-----2021❤
@kimuunature3624
@kimuunature3624 2 жыл бұрын
Wish the best bro I.a
@murtiiyomadadaalo9062
@murtiiyomadadaalo9062 Жыл бұрын
Time and tide wait for no man At that time also I was in yagoori
@user-sf9gv9oc2i
@user-sf9gv9oc2i 8 ай бұрын
wali ma nooshqy
@Sahel.
@Sahel. 3 жыл бұрын
I don't understand Somali music but vocals makes me keep replying the song 😂😂✌
@yonisali5595
@yonisali5595 3 жыл бұрын
But you are Somali😁😳😳😂😂🙆🙆🙆bisinka
@sumayahassan-el4ei
@sumayahassan-el4ei 3 ай бұрын
Hestan ano 2years jira laqaday waa amini la ahay😂
@hamzekaire6331
@hamzekaire6331 2 ай бұрын
Ka hor waliba 2003 laqaaday 2006 youtube lasoo galiyay😂
@sumayahassan-el4ei
@sumayahassan-el4ei 2 ай бұрын
@@hamzekaire6331 omg heest iga daa weynba dhageysata murtida ma dugowado
@nimcohnaziyah2014
@nimcohnaziyah2014 7 ай бұрын
Da.dayda iyo Heestu ways lEeg😂 tahay alxm ilahow cimriga noo dheere❤️
@mohamedshilabo8834
@mohamedshilabo8834 3 жыл бұрын
Heestii oogu horaysay een dhalo kadaawado 2005 kii Xasuus wlh carafo maantana waa carafo 2021 .... Cawaale aden waa fanaan soo jabay maahan ciyaalka maanta meelaha ordaya..
@museilkacase5050
@museilkacase5050 6 жыл бұрын
2018 Hadaad dhegaysanayso Like Saar
@mrlagaabte5877
@mrlagaabte5877 6 жыл бұрын
Muse Ilkacase
@dhawrsaninahuzein9959
@dhawrsaninahuzein9959 4 жыл бұрын
2020 inta iga danbysa like
@lulhussein5802
@lulhussein5802 3 жыл бұрын
Ppplpllppplĺpl0lpppppl
@deeqwaaberi9928
@deeqwaaberi9928 6 жыл бұрын
Who is watching 2018? 12 years ago!!!
@sosodeff8230
@sosodeff8230 6 жыл бұрын
Saabir Bunka 13 years bro it was 2005
@earlymerheart778
@earlymerheart778 7 ай бұрын
2005 , i was 1 years old , what a masterpiece music ❤
@Ahmednor7
@Ahmednor7 18 күн бұрын
Cawaale maanta ayuu ka fariistay, Xariir isagana goor dhow ayuu sheegay inu ka fariisan doono legends kii way ka sii faaruqayaan fanka yaa tiir u noqon doona😢😢
@mehmetziad9629
@mehmetziad9629 4 жыл бұрын
2006 in saris addis ababa bought this album.. feeling nostalgic right now
@cheyyene
@cheyyene 18 жыл бұрын
The lyrics of this song is very top..i have it on cassete and listen it lot of time yet i knew on now who songs it..neither his twist dancing and panorama video of probably djibouti city is very cool..u got my rate !!.
@Zhimbir
@Zhimbir 4 жыл бұрын
Are you there after 14 years?
@abdiqanimohamed3495
@abdiqanimohamed3495 3 жыл бұрын
Lipax ma nooshahay weli kkk
@100YearsAgo.
@100YearsAgo. 3 жыл бұрын
@@abdiqanimohamed3495 mooyi
@100YearsAgo.
@100YearsAgo. 3 жыл бұрын
@@abdiqanimohamed3495 sxb kuwii beriga dhashay ayaa comments laga akhrisan kari la'yahay oo kugu waalaya Ilaahey iyo Nebiga #Scw like igu saar
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 3 жыл бұрын
@@100YearsAgo. hhhhh zxp maila aragtay😅😅
@nadiifojiite9401
@nadiifojiite9401 4 жыл бұрын
Hdaa thy qof hoyo jecel i sar like o dawnaya 2020
@axmedsicir3404
@axmedsicir3404 6 ай бұрын
Hadii Aadthy qof dhagestay 2024 Like sar 🎉
@Sahalropleh
@Sahalropleh 14 күн бұрын
MaanTa o ah 17 / 08 2024 ayuu k qalin jebiyay fanka Legends nolow ❤🐐
@calimaxamed7669
@calimaxamed7669 4 жыл бұрын
2020 inta dhageesanooso like-ta ha ila dhaafina
@shako7423
@shako7423 7 жыл бұрын
Waa heesti igu horaysay een xdhagaysto mar aan ciyaal ahaa 2006.
@shucaybismail920
@shucaybismail920 6 жыл бұрын
Af Soomaali Kkkkk Wad iga qoslisay
@yourfuturedermatologist..8244
@yourfuturedermatologist..8244 5 жыл бұрын
😂😂 aniba waa tii ugu horeyse on xifdiye, 12 jir ahaa 2007 class 8
@yaxyegaas5910
@yaxyegaas5910 5 жыл бұрын
22:12:2018 xasuus waxan dhagaystay arooskii ahmed
@rahmarahma9457
@rahmarahma9457 5 жыл бұрын
Hhhhhhhh nagadaaya is yaraynta intaa uunbaad leekaydeeene yuuna illhay cimriga inii gaabine
@anfaharuuse2192
@anfaharuuse2192 4 жыл бұрын
KKK waa iga qosliday wlhi
@Mohamed-Jama
@Mohamed-Jama 3 жыл бұрын
Malahayga 13 sano ayaa laga jooga markii ugu horeysay ee aan maqlo Heestan. Markii ugu horeysay ee aan Heestan maqlo waxay ahayd August 2008, Magaaladdii aan ku dhashay kuna barbaaray ayaan Safar kaga soo tagay aniga oo usoo socda Caasimadda Umadda Somaliyed ee Muqdisho, oo berrigaa xaalad adag oo dhanka Amaanka ah ey ka jirtay! Heestan waxay u daarneyd darawalkii gaariga inagu kaxeynayey, tiraka dhowr jeer ah ayuu heestan kusoo celceliyey. Waxyaabaha aan sida gaarka ah u xasuusto waxaa ka mid ahaa in Darawalka uu heesta daminayey markii lasoo gaaro goobaha ey xukuman Al-Shabaab, mar Alaala & markii uu in cabaar ah uu kasoo dhaqaaqo ayuu dib u daaran jiray.
@Gullet6191
@Gullet6191 2 жыл бұрын
Nin 2006dii Suud Kuheesaayey Bey Ilmo Isku dhirinayaan 2022😂 Legend always Legend Like Saar Hadaad Iga Danbeyso❤🖐
@user-uq3jo2dj1m
@user-uq3jo2dj1m Жыл бұрын
Heestan wlhi anoo yar baan maqli jirey still caawa waan dhagaysanaya ano wYn alh😢😊
@abdirahmanismaciil7213
@abdirahmanismaciil7213 4 жыл бұрын
Old is gold Maalin isniin ah 27 july 2020 6:18 pm ayaan Sariirtayda ku dhagaysanayaa heestan anoo yar ayuu wiilka Caruurtayada ugu weyn soo iibsaday rikoodhadii yar-yaraa ee dhagaha lahaa isagaana markasta kamaqli jiray yaraantii iyo waqtigaas waan u xiisay isagii imika waa Aabo sheekh ah heesana aan dhagaysan 3 caruur ahna leh balse anaa iska Canbuulaysta oo dhagaysta 😁😁😁😁 Hadaad ilamid tahay like dhac kusii
@abdullahixashi9104
@abdullahixashi9104 3 жыл бұрын
Hhhhh ilmahgi ba ka tobadkenay hhhhhh legend
@abdirahmanismaciil7213
@abdirahmanismaciil7213 3 жыл бұрын
@@abdullahixashi9104 ilmahaygii maaha ee waa curadkii Hooyaday Saaxiib anigu waxba ma dhalin legend
@mokhtaromar137
@mokhtaromar137 3 жыл бұрын
Legned xhaka
@thepestcontrol6031
@thepestcontrol6031 16 жыл бұрын
Ilyaas, thanks for the lyrics. I did read it and sung along to it. Your help is indeed highly appreciated. Love to Awale and Djubouti. Peace & Love country, the best in Africa.
@naasir_ibra
@naasir_ibra 4 жыл бұрын
ThePestControl ma noshahay sxp 12 year ago ayu aha comment gan
@mubaarakarmanmalik7766
@mubaarakarmanmalik7766 2 жыл бұрын
@@naasir_ibra war adu ma nooshahay
@SAKISALAL39
@SAKISALAL39 2 жыл бұрын
@@mubaarakarmanmalik7766 adiga laftigaaga manooshahy
@mubaarakarmanmalik7766
@mubaarakarmanmalik7766 2 жыл бұрын
@@SAKISALAL39 zxb wlhi ma aqaan shaki baa igaga jira inaan noolahay
@aasiyasahal2007
@aasiyasahal2007 2 жыл бұрын
2008 😭
@siyid
@siyid 17 жыл бұрын
I love this song man.
@ayaancadey4386
@ayaancadey4386 4 жыл бұрын
M.a
@hmacaan
@hmacaan 2 жыл бұрын
Toolow qofka commentigan qoray muxuu ku suganyahay 14 sano kadib
@cabdilaahixassan5415
@cabdilaahixassan5415 2 жыл бұрын
@@hmacaan ma sheegi karo aniga isoo duceeya qarniga danboW😂
@axzaap9995
@axzaap9995 2 жыл бұрын
Malinbaa commentigeyga sanoo kle intii lo aqriyo reply kuwa iso galaya ay dhihi donan wll wli manooshahay 🥺 hdan dhinto wll isoo duceeya hdanan dhimana nolol fcn irajeeya i.a😴 jiilka iga dambeeyow 2022 ban dhagaysanaya 😒
@Ayuub535
@Ayuub535 2 жыл бұрын
@@axzaap9995 ma nooshahay hada
@suweyz2788
@suweyz2788 2 жыл бұрын
After 15years hada inta jogtid wa ku salamaya Illahay Amuuraha Dunida Haku Saqiro faraxad ku nolaaw💚
@AbDiQaNi_
@AbDiQaNi_ 10 ай бұрын
17 years late still listening we miss these days〰️〰️🔥
@muunaabdiwelly4556
@muunaabdiwelly4556 6 жыл бұрын
Still watching January 2018
@madadaaloshidan5115
@madadaaloshidan5115 4 жыл бұрын
Waxan Jiraa 20SANO 2008 Ayaan Dhageysan Jire Waxana Ka Dhageysan Jire Raadi WallHi Waxaan Kici Jire Aabiteey Hestaan Hadan Maqlo Wan Oyaa WallHi Xasuus OMG 😢2020 Hadad Dawaneyso Like Madaxa iga DHUFO Plz Xattaa Wan Adkeysana Xasus Darted
@EkooPlatnumz
@EkooPlatnumz 4 жыл бұрын
Still listening 👂 2020 🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🔥🔥🙌🏾👌🏾
@monaskyjr3976
@monaskyjr3976 2 жыл бұрын
One of the best ,never got tired of listening to these song💖💖
@sadiiqmahamed3218
@sadiiqmahamed3218 Жыл бұрын
Waw hes iga dheh
@ahmedsergio927
@ahmedsergio927 2 жыл бұрын
Still 2022 Jan 20 hees xasuus badan igu reebtay wlhi waqtigii hore yaa soo celiya ayaan isdhahaa wax walba sidii hore ayy ku fiicnaayeen old is a gold
@mastarcirbad6667
@mastarcirbad6667 8 жыл бұрын
heestaan anoo yar yaa dhageysanjiray xasuus waaaa
@ahmedgesey7950
@ahmedgesey7950 7 жыл бұрын
Mastar Cirbad wraa yarantada xitaa mad halesaneed hhhh hees dhagesanesay
@maryanmohamud2541
@maryanmohamud2541 8 жыл бұрын
who is listening in August 2016 🙌🏽
@ayanaden4210
@ayanaden4210 8 жыл бұрын
🙋🙋🙋🙋
@yahyaabdifarah3229
@yahyaabdifarah3229 8 жыл бұрын
August 31 2016
@MD-ke8ny
@MD-ke8ny 8 жыл бұрын
september 10 hhhh
@jaamahassan63
@jaamahassan63 8 жыл бұрын
27 sep 2016
@ayanahmed8992
@ayanahmed8992 8 жыл бұрын
me 😊
@mohamedawlipah5403
@mohamedawlipah5403 2 жыл бұрын
One of my first favorites songs that I heard along time ago 😊🤓💋🎹
@faizaabdi6069
@faizaabdi6069 3 жыл бұрын
2021 hda dhageysaneysid hben ciida carafo hda ig danbeyso like san comentign usoo xasuusto🤗🤗
@muscabsaalaxdacarmadaxweyn1631
@muscabsaalaxdacarmadaxweyn1631 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh 15yrs ago
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 3 жыл бұрын
Wow 14 years ago Ma youtube baa la yaqaanay. Waa 2006 markan bilaabay quraanka iyo schoolkana sanadka 2007 baan uula qortay. Hadana jaamac baan ka baxay. Intaasba heestani halkanay ku jirtay amazing. 2010 baan markii iigu horaysay Tv ka daawaday. Cawaale legend.
@abshireto
@abshireto 7 жыл бұрын
I am listening it on 5th of august 2017. What a song to listen after all these years!!!
@sakariyearnold6600
@sakariyearnold6600 Жыл бұрын
2022
@lyrics7531
@lyrics7531 Жыл бұрын
2023
@ayushaali
@ayushaali 14 күн бұрын
2024
@jamaal123ahmed2
@jamaal123ahmed2 7 жыл бұрын
waaw . maanta waxaan xasuustay jacylkaykii hore oo ay sabab u ahayd heestan carafo waayo gabadhana carafo ayey hayd
@goudofficial7782
@goudofficial7782 4 жыл бұрын
Anoo sadex jira ayay soo baxday heestani Anoo 17 jirana waa markii ugu horaystay ee aan dhagaysto #2020
@daaudyuusuf2015
@daaudyuusuf2015 4 жыл бұрын
22
@walaalkhaalid1751
@walaalkhaalid1751 4 жыл бұрын
222
@burhaanshiiqcali1246
@burhaanshiiqcali1246 9 ай бұрын
After 17years stil am listening this song 🎧 15nov2023😢❤
@nashaad.47
@nashaad.47 3 жыл бұрын
Hees anigo 4sano jiro so baxday baan dhageesanaya another level😂✌️
@bossali834
@bossali834 2 жыл бұрын
Maka darniyo ani😅 3sana jire
@abdirashidcodyar6367
@abdirashidcodyar6367 2 жыл бұрын
Ana arooskaygii dhegaysanjirY xasuus 2010kii maasha allaah maanta 8 cunug leeyahay alxamdulilaah
@khadarabdi2764
@khadarabdi2764 2 жыл бұрын
@@abdirashidcodyar6367 m.a
@A.Salahrealman12
@A.Salahrealman12 2 жыл бұрын
Hhh 2005 danbi malihid saqiir yaad tahay
@mrkan3556
@mrkan3556 3 жыл бұрын
Yaa daawanaya 😇2021aadka daawadayna 2006kii📍markay heestani soo baxday waxaan ahaa 7jir waxaan xasuusta Hablo xaafada ahaa oo Maalinta Khamiista ee ay Dharka maydhayaan Record iyo Bac canjalado ah ku dhagaysta Heestan! 🔋Batteryo Abu-Maroodi la odhan jiray oo recordkaasi ku shaqayn jirayna anaa u dooni jiray.
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 4 жыл бұрын
Hadad 2020 wali dhagay sanayso hestan like dhacdhac igu sii xasus somalinimo😢😂😂🤞
@jaallemoha9724
@jaallemoha9724 3 жыл бұрын
2021 iyo wixii Ka danbeyo like ta saara si aan u arko inta gadashay firsatey. Xusuus 2007 ayaa iigu danbeysay in aan dhageysto heestan lkn 14 sano kedib ayaan dib udhageysanaya maanta waqtiga wuu ordaya wadankeygana weli waa sidii 2007 uu ahaa oo ilaa hada Somali isma raacsana anigana waxaan heystaa maanta 6 caruur ah iyo xaaskeyga caasimada sedexaad ee somalia ayaan jooga kismayo cadey. Cawaale is legend runtii
@abdirixiin__maxamed
@abdirixiin__maxamed 2 ай бұрын
Hadad thy qof 2024 dib usoo booqday heesta like 👍
@Mohammed_Mohamoud_007
@Mohammed_Mohamoud_007 Жыл бұрын
Hayaay 2006-2023 dhegaysanayaa awale best Somali singer ever
Hagardaamo
7:25
liban farah
Рет қаралды 1,7 МЛН
YouTube   Ismoog by Awale Aden
6:08
waaw28
Рет қаралды 1,9 МЛН
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 14 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
caawale adan sharafta hablaha somalida
5:17
muradnagar1
Рет қаралды 3,9 МЛН
Proud Somaliand by QODAL.COM
6:32
Proud Somaliland
Рет қаралды 216 М.
AWALE ADAN l OH YEAH l 2018  (OFFICIAL VIDEO)
6:27
Tusmo Films
Рет қаралды 9 МЛН
AWALE ADAN NASTEEX 2016  | CIYAAL WAABERI TV
6:38
IFTIN MEDIA PRODUCTIONS
Рет қаралды 4,1 МЛН
Cawaale, Dalanbaabi
5:00
Shabakada Dhanka Bari
Рет қаралды 567 М.
Fuad Omar - Mays Aroosna
5:45
Mohamed Amin
Рет қаралды 9 МЛН
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 14 МЛН