Gabadha aan Abtiga u nahay waaa siduu Abwaanku u sifeeyeee Rabi Qurux waaa u dhameystiray Hoodo, Allah haxafido insha Allah. Waaa u qalantaaa heesta☑️☑️ ☑️
@caluulabosaso91975 жыл бұрын
Mashallah Hoodo Garays boqorad Garxajis love from Puntland 😘
@nasranurabuntumahamud88554 жыл бұрын
Masha allah hoodo qurux qureshti qoraxay
@nimomohamed89413 жыл бұрын
@@nasranurabuntumahamud8855 Wa qurayshtii hargaisa
@fhfifiuckcjf21203 жыл бұрын
BBB
@axmedliibaancumar53482 жыл бұрын
@@nimomohamed8941 @
@samsambarud43762 жыл бұрын
Ma sha Allah My beautiful sis 💗 Allah hakudowroo Aameen Ya Rabbi
@MohamedAhmed-mu3cw4 жыл бұрын
Hoda Qurux Wey u Qalantaa Amaanta Masha Allaah Gabdhaha Somalia 🇸🇴 Ayey Ku Matashaa Hooyadii iyo abbihii soo ababiyey Illlaah Nabad Hawaariyo
@shushuomar5 жыл бұрын
Masha Allah Hoodo Quruxeey Allah kudhawro. Gabadh Soomaaliyeed oo sharafleh baa tahaye. Hoodo Muuqdheer❤❤❤
@raabiyare30653 жыл бұрын
Hadan ogaden Nahay Gabdhaha saas iyo si ka Daran ayanu u amaanaa 😍Hoodo Quruxdi oo Qof ah
@dalmarkesey45572 жыл бұрын
Wale tasi aya xaqiiq ah hadi anu nahay ogaden❤️🥰🥰
@nimcomaxamed123aadan6 Жыл бұрын
💕💖❤
@salebanjama94667 ай бұрын
Af Somaliga aad wadid xagee ku baratay caadi iska dhig Mr xabashi
@mawlidrashid40575 жыл бұрын
Gabadhan waa horaan sheegay aan idhi waa gabadha ugu qurux da badan wabakaas abwaankii igu raacay
@ibrahimabdi63994 жыл бұрын
Aniga oo ku hadlaya magaca dadka reer somaliland waxan leenahay Axmed budul ismaciil hore u soco Abti
@ubaxcali71455 жыл бұрын
Hoodo qurux wanaag waa gabadh garxajis oo ciida gale ah❤❤
@saidelmi75503 жыл бұрын
Maa ciida kale ana ogaadeen baan u haystay waay waa dhaanto jeceshahay
Masha Allah Hoodo garays Quruxdii Hablaha way u Qalantaa intan Iyo ka baddan rabbi baa qurux iyo sharafba ku mannaystay , mahadsanid Ahmed Budul Ismaaciil
@sheymahassan5616 Жыл бұрын
Lmlbml
@NimcaanCabdi-p9f Жыл бұрын
Hoodo garays Gabadh ciidangale😮😊
@dhaqannooleeye54595 жыл бұрын
qabiilkeedu muhiim maaha waa gabadh somaliyeed, way u qalantaa amaaantan iyo kabadan.
Marka hore wa gabar soomaliyeed marka xigta wa gabar duriyadi reer sheekh isxaaq ah marka xigta wa gabar garxajis ah marka xigta wa gabar ciidagale ah o weliba guuyoobe ah
@najmasharaf70265 жыл бұрын
Hoodo garays gabadh waa ciidagale garxajisa gaptii reer sheekh isaxaaq
Runta hadii laga hadalo habalaha somali ugu quruxda badan waa 1 habalah Dhulbahanate 2 habalah Absame 3 habalah sanaag bari dega.
@mohammadkafi94015 жыл бұрын
Najax Qamaar taa na ku marag kacaya bayo allaha idin dhawro
@mohaaaaxmed90755 жыл бұрын
Gabadhu wa gabdhihi 100boqolka geela e barqabki kujiro iyo qorigi adhigii tirada ahaa faraski laga bixinayey waana gabdhihi boqortooyada ogaaden e asalka ahaa dhaqanka asluubtana u gaarka ahaa masha allah guuuleyso ina ader dhantiyo aman gabayo gabdhihi lotirin jiray ogaden bad kamid tahy
@hanuush67875 жыл бұрын
Ogadeen waayo? Nin isfaanshay lkn gabadhan waa walashay iga wayn adeerkay ayaa dhalay hoodo Maxamud ayaa LA dhaha waana reer hargeisa 😏
@queen_azhwaaq91574 жыл бұрын
Gabadha hablaha somalida ugu quruxda badan hadana sharf iyo qiimo ku leh bulshada mnsha allaah❤👸⚘
waa inan ogaden cagdher gabar u donta ee ma igu racden
@basheadan23024 жыл бұрын
Masha allaah way qurux badantahay alle ha u siyaadiyo laakiin waa qurux aan waagii boqolka halaad iyo qori iyo faraska la siisanayay aan joogin oo aan imika waxba goynahayn kuray yar uunbaa cidla ka kaxaysan
@carafadcambal99175 жыл бұрын
Msha allh hoodo ilhy qruxdada haku sidaayo run ahnti qofki ku arka wad so jdnysa insha allh hmigini hyni hirgalo
@abdallaabdalla16155 жыл бұрын
gabadhaan Reer sheikh isxaaq wey tahay lkn waxa kasii tahay la iska rabaa Ani kuwaas uuun baan raad sanaa cml
@mukhtaardhako24835 жыл бұрын
Masha allah aadbey uquruxbadan tahay soomala laga hela
Waa dhashii isaaq Alle Haku daayo Boqol hallad IYO baarqaabkoodii IYO maandhiinkii waa iga diyaar hooday From burco
@raxmaali35165 жыл бұрын
Amiiin
@theflagbearer91965 жыл бұрын
Iyo Ogaadeen xagee reer abtigeeda uga reebtay,sow mahan ciyaartooda waxa kuso caan baxday.kkk 😂🙂
@heartlightqueen39855 жыл бұрын
Waryaa gabdha reer abtigeed xageed uga reebtey
@raxmaali35165 жыл бұрын
queens waa ogaaden reer abtigeed sowmaha
@najaadhupi46195 жыл бұрын
Wiilka Qarniga kkkk ogaden meelana kama soo gaadho waa cidagale cidagale dhalay huuno
@heybeabdirashid96465 жыл бұрын
Mashaalah dhanto igadheh Ahmed budul nolow abwaan jira
@gudbaayeofficial5 жыл бұрын
Hoodo gareys way mudanatahay Amaantaaan allaha daaye❤❤✔
@kiinabdinoor97775 жыл бұрын
Abdi askari abti wlhi been kumaad sheegin qacdaan arkey Bey I cajibsay anigoo waliba dumar la ah ma qurux ma farxaan nimo dhemeystiran dhankastaba hoodo quruxey qaali waad u qalantaa aduunka amaan kastoo taal keep going qaaliyey