Axmed Cali Cigaal - Adaa Nacay Wanaagee (Hees Kaban)

  Рет қаралды 93,494

Ik Hajji

Ik Hajji

3 жыл бұрын

Axmed Cali Cigaal - Adaa Nacay Wanaagee (Hees Kaban)

Пікірлер: 34
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 2 жыл бұрын
Anigaa laba nafood dhawr Kaba nasan waayoo Niyad ugula xeebtee Nasteexiyo walaalnimo Nacaz aad u haysoo Kula j3cel nitaaqiyo Ilayn nudubba haydh male Doqon nabigii Muusaa Ka naruure waayoo Nidar iyo abaal male Wax loo naxana maaha Naanayns ku raacdiyo Naxli baad ka dhaxashaa Naas nuujinteedee Nasiib waxaanku leeyahay Ilaahna ugu mahad niqi Naxariis dhawaantee Xiddigaygu waa nuur Aniguna Nin baan ahay Waanan iskunaalaa Adaa nacay wanaagee! Naawada adduunkiyi Neecawdu laba galin Middna kuma nagaaddee Kolay tahay naftiisana Ninna nacab ma waayee Noloshay u dhaxayn Nimco iyo abaariyo Nabad iyo colaad kulul Hadba nooc u joogtee Waanu is naqaanaa Nabar lama filaanoo Nin ragiyo ninkeed dhiba Noo kala dhamaatee
@ikhajji
@ikhajji 2 жыл бұрын
MashaAllah BILBARAKAH BILBARAKAH brother.
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 2 жыл бұрын
@@ikhajji thanks for the grateful upload. This song has a great meaning to me. There might be errors I leave for the others to correct. 😊🙏
@abuubakarali7535
@abuubakarali7535 2 жыл бұрын
Halkaa naga xaqiiji nugul iyo ninkeed dhiba miyaa mise ninragiyo ninkeed dhiba
@JamaalabdiFaarax
@JamaalabdiFaarax 3 ай бұрын
waaw hees iga dheh
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
Doqon nebigii Muusaa Ka naruuro waayoo Nidar iyo abaal maleh Wax loo naxana maahoo Naaneys ku raacdiyo Naxli baad ka dhaxashaa Naas nuujinteeda !@@@@@@@@@@@
@AhmedMohamed-hh2hm
@AhmedMohamed-hh2hm 3 жыл бұрын
Eyadii Cabdi Cali wayd Alle haw naxariistee Tan iyo sida. Neefta waylaha
@nasirosmanali7285
@nasirosmanali7285 2 жыл бұрын
Congratulation for your information who belongs this song, I want to know my brother. Thank you for your great effort.
@ah5023
@ah5023 3 жыл бұрын
Mashallah Hees aad fican iyo codkii Dahabiga Caleeg Ahmed Cali Cigaaaal
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Жыл бұрын
Axmed Cali Cigaal - GOAT 🙌👑🔥
@CabdiraxmaanFaaid
@CabdiraxmaanFaaid 5 ай бұрын
Laandheere hartiya xidig gaygu waanuur❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedosman8609
@ahmedosman8609 11 ай бұрын
Hees. Aad. U. Macaan. Fanaan. Macno. Leh. Aad. U. Cod. Wacan. Legend
@sacdiyagadiid7253
@sacdiyagadiid7253 2 жыл бұрын
Xidigaygu waa nuur aniguna ninba ahay wanan isunaaala ada nacay wanaagiii
@engmohaabdi6744
@engmohaabdi6744 2 жыл бұрын
Waana isu naalaa Adaa Nacay wanaagee
@abdirashidawale6630
@abdirashidawale6630 2 жыл бұрын
Lejendery life loong time
@maygaagyare8048
@maygaagyare8048 3 жыл бұрын
Erayada yaa inoo qori kara?
@xaraarocabdi7640
@xaraarocabdi7640 3 жыл бұрын
Axmed cali cigaal 😅😅😅
@mohamedosman1815
@mohamedosman1815 2 жыл бұрын
Heestas waqti adag ayaan kuso qaatay, yaase nagu caawin karo heestan qoraalkeeda!
@heercaalami8535
@heercaalami8535 2 жыл бұрын
❤✅
@yaxyedaad2470
@yaxyedaad2470 3 жыл бұрын
Laged cigal
@abdirizaknouh7371
@abdirizaknouh7371 2 жыл бұрын
Hees watan
@kaysekayse2137
@kaysekayse2137 3 жыл бұрын
Kayse good
@axmeddey4601
@axmeddey4601 2 жыл бұрын
Hees xusuus mudan
@husseenhassan9194
@husseenhassan9194 3 жыл бұрын
waa la yabay
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
Sidee walalo?
@carafadcabdi9326
@carafadcabdi9326 2 жыл бұрын
Calayk calayk ninkii dhiiglow kac
@sopmaliya4381
@sopmaliya4381 2 жыл бұрын
Aadan
@abuubakarali7535
@abuubakarali7535 2 жыл бұрын
Wall qoraal kasoo dhig
@saleebaanabdi4560
@saleebaanabdi4560 3 жыл бұрын
Waberi legend Axmed cali cigaal
@adamahmed973
@adamahmed973 3 жыл бұрын
Waxaan codsan lahaa heestaan Abwaanka leh oo sax ah in la ii sheego. Waxaan wacay ilaa labo goor alfannaan Axmed Cali Cigaal lkn iima suurta gelin.
@ah5023
@ah5023 3 жыл бұрын
Heestan waxa iska Al Fanaan Axmed Cali Cigaal
@raagedirir9171
@raagedirir9171 2 жыл бұрын
cabdi Cali wayd ayaa lahaa sxb Alle ha u naxariistee
@sir__cmc
@sir__cmc 3 ай бұрын
Cabdi Cali Wayd
@ismaelawale1908
@ismaelawale1908 3 жыл бұрын
Max giesinger ah ismael hassan ausweis 2865458 ausweis 3950336 252
Kaban | Legdamaay Adduunyooy | Axmed Cali Cigaal
7:27
ALOOL
Рет қаралды 58 М.
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 19 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Axmed Cali Cigaal - Weeynoow Haayna kala Lumin (Hees Kaban)
8:11
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 81 М.
Axmad Cali Cigaal Doqon Nabigii Muusaa with Lyrics
9:03
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 18 М.
Axmed Cali Cigaal - Ma Dayaxaad Degtaayoo (Hees Kaban)
9:43
Ik Hajji
Рет қаралды 138 М.
Raad abeso
7:48
khadar muuse
Рет қаралды 13 М.
Axmed Cali Cigaal   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:42:42
ahmed nur adan
Рет қаралды 110 М.
Axmed Cali Cigaal | Saddex Heesood & Kaban Macaan
14:50
Madiix Official
Рет қаралды 87 М.
16 июля 2024 г.
0:14
Кира Доронина
Рет қаралды 3,1 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
0:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 4 МЛН
ВОДА В СОЛО
0:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 14 МЛН
Жалко эту собаку 😥
0:34
Awesome Cuts
Рет қаралды 3,4 МЛН
Fun Fun TV short film: 🙏baby save water😍
0:28
Fun Fun TV
Рет қаралды 7 МЛН