Axmed Cali Cigaal - Ma Dayaxaad Degtaayoo (Hees Kaban)

  Рет қаралды 136,270

Ik Hajji

Ik Hajji

3 жыл бұрын

Axmed Cali Cigaal - Ma Dayaxaad Degtaayoo (Hees Kaban)

Пікірлер: 59
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 жыл бұрын
Waa ereyadii AUN abwaan Maxamed Cali Kaariye iyo laxankii iyo music Axmed Cali waa riwayadii laga daba dhacay ee Naxdin iyo nasiib, 1971-72 ku beegan.
@FarahBarud
@FarahBarud 2 жыл бұрын
Saaxiib waa singub
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 2 жыл бұрын
Hees cajiiba iyo cuudka iyo codka Cigaal oo iyaguna siiqad cajiiba ahaa. Laxameyste weyn. Axmed waxaan aad ula yaabaa siduu cuudka u tumo sidii biyo shubmaya
@dr.mokhtaryousuf1807
@dr.mokhtaryousuf1807 3 жыл бұрын
The king of somali musicians really he is the favourite singer of every one of us the legend may God bless him
@abdifarah527
@abdifarah527 3 жыл бұрын
Waxaydaan hubin hayska qorina adeer. Heestan waxaa leh ahun maxamed cumar huryo
@abdiwalidalmar1911
@abdiwalidalmar1911 3 жыл бұрын
Heesta waxaa leh Cabdiqafaar Cagoole, Huryana ma uu lahan marka, wax aadan garayn ha iska qiyaasin, Cabdiqafaar haddii aadan aqoon waa ninka leh heesta sheeko baraleey khadra Daahir iyo baxsaneey Hargaysaay.
@drmukhtaryusuf9606
@drmukhtaryusuf9606 7 ай бұрын
@@abdiwalidalmar1911 anigu maqorin adeer
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 9 ай бұрын
Heesta "Raaxo" ereyada Huryo, laxanka Cigaal 1976
@Qofnaba.
@Qofnaba. 2 жыл бұрын
Yaa salaam heestan muda badan ban radinayay alhamdulilah hadaaan cawaba helay thanks walal
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Waad heeysaa thanks
@jaamaccabdigodane971
@jaamaccabdigodane971 3 жыл бұрын
Ereyadii maxamed cali kaariye Laxanki axmed cali cigaal
@abdiwalidalmar1911
@abdiwalidalmar1911 3 жыл бұрын
Wax aadan aqoon ha ka sheekayn heestaan waxaa miraheeda leh, Cabdiqafaar Cagoole Alle ha u naxariisto aamiin in shaa Allaah.
@jaamaccabdigodane971
@jaamaccabdigodane971 3 жыл бұрын
@@abdiwalidalmar1911 iska hubi wlal ogaal dhaba ayaan u leeyahay
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 17 күн бұрын
Alla idinka madoobeey waxaad waqtigoodii aydin joogin ama aqoon u lahayn ayaa iska mala awaalaysaan. Waxaa curiyay AUN Maxamed Cumar Xuseen Huryo waa bilowgii 1976kii. Laxanka iyo cuudka cigaal ayas leh. Saas u barta
@drkhadarano7952
@drkhadarano7952 2 жыл бұрын
Maxamed cali kaariye fadar of da loof alle naxaristii janada hakawaraabiyo
@dacadibnuismaciil118
@dacadibnuismaciil118 3 жыл бұрын
Sxbyaal waanugaa idiinsooday Ku raaxaysta inta kala maqan Alle haisusoo dhaweeyo inta was joogtaan malab Alle ha ISU mariyo
@husenboonhusen4816
@husenboonhusen4816 3 жыл бұрын
Heestaasi waxan raadinayay mudo aad ubadan oo kuqorayay macirkaad dagtaayo Waana heesta aan heesaha ugu jeclahay een dhagaysan jiray xusuus aan inaba caadi u ahayn baan galaa hestaadi markaan dhagaysto
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
MASHAALLAH BILBARAKAH BILBARAKAH. Dageysi Wanagsan. Halked jogta walalo?
@calidhalaween1606
@calidhalaween1606 3 жыл бұрын
Haa waan kale rawaayadan naxain iyo nasiib
@CadeGude
@CadeGude Жыл бұрын
Fanaaniin badan baan ku arkay Reemka (reenka) lkn Hooyaalayeey iyo Foodhi Cidkale kuma maqal Weliba garaacidii iyo qaadistii heestu udheertahay Mucjiso weeye cigaal
@jaamaccabdigodane971
@jaamaccabdigodane971 3 жыл бұрын
Laxamada axmed dareen gaara ayay leeyihin
@mohamedaydarus3158
@mohamedaydarus3158 Жыл бұрын
Golden voice maxaan safar iyo jawi qurux badan kudhegeystay
@abdiolad2523
@abdiolad2523 2 жыл бұрын
Heestan waxaa sameeyey Prof Abdicasiis Dakhare Oo ahaa ninkii sameeyey Heestii hore ee Sida Dhoolka Gu,ga , ama Roobla dhacdu dhex maaxdoo
@arabyoonisjamal4047
@arabyoonisjamal4047 3 жыл бұрын
Alla hees aan wayay ayaan caawa helay mahad sanid indr
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
Dhageeysi wacan walalo
@suuusaaran7992
@suuusaaran7992 2 жыл бұрын
Heestan waxaan raadiyo hadaan helay
@ikhajji
@ikhajji 2 жыл бұрын
Dhageysi wanagasan
@khalafyare1260
@khalafyare1260 3 жыл бұрын
eerayada m ali kariye laxanka codka kabanka ahmed ali cigal
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
Mahadsanid walalo
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Haa masuul waan raadin jirey heeskaan mahad sanid nin culus
@abdirahmanmohamed805
@abdirahmanmohamed805 3 жыл бұрын
Heestan oo dhamays tiran waan ka waay youtube ka mahadsanid BRO
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
Dhageysi Wanagsan.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Shared
@jaamaccabdigodane971
@jaamaccabdigodane971 3 жыл бұрын
Heeskaan mudo ayaa raadinayaa th ks
@calidhalaween1606
@calidhalaween1606 3 жыл бұрын
Maxay dabay luhu igudir qinayaan in aan wabiyo kaadayo
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Lover
@ikhajji
@ikhajji 2 жыл бұрын
Dageysi Wanagsan
@opelsagaar1935
@opelsagaar1935 3 жыл бұрын
Eesh qiyaastan meel aanan ka raadin maleh sxb aad baad u mahadsantahay
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
Dhageeysi wacan
@ibrahimzaylici6975
@ibrahimzaylici6975 4 ай бұрын
#Haradigeed ayaa heesta la odhan jiray
@ahmeddhagacade5511
@ahmeddhagacade5511 3 жыл бұрын
War heestaan oo Lyrics ah mala hayaa KZbinka waxaan ka codsanayaa in Qoraal ahaan loo soo galiyo mahadsanidiin ✋
@nasirosmanali7285
@nasirosmanali7285 2 жыл бұрын
Heestan yaa midhaheeda leh?
@ishamandaud2482
@ishamandaud2482 3 жыл бұрын
Sagsi hindiya
@Badalcumar821
@Badalcumar821 2 ай бұрын
Adeer iska hubiya hurya laha midhaha
@maxamedcabdulahi961
@maxamedcabdulahi961 3 жыл бұрын
Maxamed
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 2 жыл бұрын
mawaxaadtahy dahabey xidigahan ladawaado!!! Anigu dabeylahu waxey igudirqinyaan inaan badaha kaadayo!!!
@carafadcabdi9326
@carafadcabdi9326 2 жыл бұрын
Calayk calayk afku kuma go,o
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Share'S
@CadeGude
@CadeGude Жыл бұрын
War heesta magaceeda ku qora Waxa la dhahaa DAHAB
@cabdilaahimahamuudqaalib4192
@cabdilaahimahamuudqaalib4192 2 ай бұрын
Laxahan dushaydana Ma yarta daajisaa tahay. Cajiiiiib
@ragemadoobe4628
@ragemadoobe4628 3 жыл бұрын
?
@abdifarah527
@abdifarah527 3 жыл бұрын
Heestan erayada waxaad leh ahun maxamed cumar huryo
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 78 М.
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 22 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 30 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,1 МЛН
Axmed Cali Cigaal - Adaa Nacay Wanaagee (Hees Kaban)
9:05
Ik Hajji
Рет қаралды 92 М.
Hoobal ... Maxamed Saleebaan Tubeec, Kaban aad u wanaagsan .
20:49
macalin basbaas
Рет қаралды 361 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA CABDOW BARISAMAADKII/INUU BEER JACAYLOO
9:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
Axmed Cali Cigaal | Heesta May Dhiman Suleekha | With Lyrics
10:33
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 91 М.
Xasan Adan iyo Aamina Cabdilaahi HEESTA_DAAN_BARI
15:15
bahdon action
Рет қаралды 156 М.
AHMED ALI CIGAAL
9:40
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 61 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "GUULLEED MA JOOGA"
12:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 172 М.
КАКОЙ ЛОГОТИП ЛУЧШЕ? #Shorts #Глент
0:32
ГЛЕНТ
Рет қаралды 3,1 МЛН
I Can't Believe We Did This...
0:38
Stokes Twins
Рет қаралды 81 МЛН
Mission Success #funny #shorts #comedy
0:12
BD Vibes
Рет қаралды 41 МЛН