Axmed cali cigaal &heeskii Candaliibka la hadloo

  Рет қаралды 315,469

Qarami Media Pro

Qarami Media Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 137
@abdirizaqmohamed3490
@abdirizaqmohamed3490 5 ай бұрын
Ereyada heesta waxa leh cabdi Cali weyd laxanka axmed Cali Cigaal waxa tumaya Cigaal waxa qaaday Cigaal waxa foodhyayaa waa Cigaal
@suhaybzaadka6044
@suhaybzaadka6044 7 ай бұрын
Maykal janka soomaalida old is gold waa waagii ay dhaheen Axmed Cali cigaal hadii uu maraykan tagey maykal janshin waa waa looyaabaa 😀🎸🎻
@cabdiqayschannel
@cabdiqayschannel 5 жыл бұрын
Wooooooooooooow sxb walahi heestan waxan raadinaayey sadexyo toban sanadoooood waad mahdsantay sxb thanks inbadan wll
@abdullahiobeyd662
@abdullahiobeyd662 4 жыл бұрын
Sxb heeskii cigaal ee ahaa Ma Cirkaad Dagtaayoo Dayaxaad kunooshahsyoo waxaad tahay Dahabeey. Sxb heeskaa raadi thanks
@yassiinfurreh7247
@yassiinfurreh7247 4 ай бұрын
Abwaanka sameeyay rabbi haw naxariistee amiinta dhaha cabdi cali wayd
@nazdalaan
@nazdalaan 2 жыл бұрын
LEGENDRY.. Cigaal deesi, geesi. Shaqsiyad Illah waa u hiberyey👍
@TruthTellerMan
@TruthTellerMan 5 жыл бұрын
Sxb waxaa kuugu mahadnaqo garan maayo ..dhamaan heesahan aad soo galisay waan raadinayay..thank bro..hadii aad mar uum hargaysa timaado fadlan iso sheeg waan kusoo dhawayn sxb...i love qaraaami
@abdijama7107
@abdijama7107 4 жыл бұрын
Waad kumadsantahay heestan waan radinayey
@abdikadirmuhumed4470
@abdikadirmuhumed4470 4 жыл бұрын
Xasuus heestan 2004 ayaan waxaan ku mirqaami jiray magalada dhobley Somalia habka nolosha adamaha hagar lagama wayee cajab cajab legend
@AyaanleKhadar-w6r
@AyaanleKhadar-w6r 2 ай бұрын
Fanaankayga axmed cali cigaal
@ahmedbusuri4160
@ahmedbusuri4160 4 жыл бұрын
Cumri dheer iyo caafimaad ku waar Axmed Cali Cigaal sxb qaaliya
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 жыл бұрын
Heestaa miisigeeda waan la tacajabay fan waa fankii hore wooow. axmed cali noolow
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 3 жыл бұрын
Cinwaan kygii
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 5 жыл бұрын
Heeskan codka iyo cuudka iyo foodhiduba waa legand Cigaal
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 жыл бұрын
Wowo caadi maahan waxaan dhagaystay wakhti badan
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 5 жыл бұрын
Mahadsanid wlal ina adeer hadad taqanid qofka qaada doqantiyo haweenkuba qofkii ay diloodan cagta kama dul qaadan isheeg hadad haysidna so gali ado mahadsan
@abdullahiobeyd662
@abdullahiobeyd662 4 жыл бұрын
Ma cirkaad dagtaayoo dayaaxd lajoogtaaa mawaxaadtahay Dahabeey aniganaa Dabaylucu waxay igu dirqinayaan inaaan wabiyo kaadoyo sxb heeskaa raadi aadbaad umahadsantahay
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Cigaal waan ku ogahay inuu cod fiican yahay, kabankana cajiib ku yahay lkn foorida laftarkeeda siduu afka uga afuufo isagoon ku daaleyn baa cajiib ah, wuxuu yaqaaney trick foodhidaas loo sameeyo oon innaba caadi aheyn. Ku darsoo Nuradinow adiguba waadba ogtahaye waxaasoo dhan wuxuu kaga fiican yahay laxameystanimada ,, waa labo ama waa saddex haddii qof ama labo ka horreeyaan sidaan ku qiyaasi lahaa Cigaal, he is really talent singer.
@aliyusuf3810
@aliyusuf3810 4 жыл бұрын
Heesta waqtigii nagaabshiyo waayahoo nagaasira .......cahdigaynu gunudniyo ha iloobin gobanimo. magaceed ISOO sii ama cigaal oo qaadaa.
@waano.chennel4481
@waano.chennel4481 3 жыл бұрын
Marka hore Waan ku salamay rageedii Waxad raadisaa.sxb heestii axmed cali cigal ee midhaheeda ay kamidka.ahaayeen cilmi kii makalaybaa.maskaxdii ifaarshoo maraaq.igu shidaayee maata kariska iga daa iyo ninba.maalin uunbuu waayaha kan meeraa. Midhahaas ayay.lahayd waan waayay soohel waan sugayaa
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 жыл бұрын
Ok wàn hayaa waan soo galinayaa insha alaah anaa yar mashquulsane
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 жыл бұрын
Thanks sidaasa laysku xasuusiyaa
@waano.chennel4481
@waano.chennel4481 3 жыл бұрын
ragedii.kaama hayo wali nagaga.dhakhso brother
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 2 жыл бұрын
@@waano.chennel4481 dhirta oo magoolkiyo ku qor.
@Samateraden
@Samateraden Жыл бұрын
Bro soo raadi heestii ay ku jirtay “Ma baasaboorka kii diraye u dhameeyay visaha”. Heestaan waan raadiyay oo meel aan ku tilmaamo waan waayay. Mahadsanid
@ahmedelmi8862
@ahmedelmi8862 2 жыл бұрын
Candaliib waa shin birthday yar oo cod wanaagsan .micnaha heestana waaheesta ama heesta hadalka candaliib u hadalka sida shibirkaa
@soyaalkabarakeysan5459
@soyaalkabarakeysan5459 4 жыл бұрын
Al fanaan Ahmed ali egal waaberi legendary illaahay ha daayo . Egal we love you so much
@ocroafff5527
@ocroafff5527 5 жыл бұрын
Fanaan aad u cod macaan cigaal 👍👍
@abdulazizd
@abdulazizd 5 жыл бұрын
Waaw heestan goorma igu denbeyse thanks saxib hadamo
@mohamudsamantar1162
@mohamudsamantar1162 3 жыл бұрын
War heestu macaanaa
@Samateraden
@Samateraden 3 жыл бұрын
Waaw waa hees aad u xasuus badan, mahadsanid walaal.
@guledcaligabay4812
@guledcaligabay4812 5 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaan kuugu Hambal yaynayaa Heesahaan aan moodayay Inay dhumeen Thanks brother (Halka geedka ugu dheer Laamaha
@bishaarcadaanigole6939
@bishaarcadaanigole6939 Ай бұрын
16/8/24 ban truck ku dhex dhagysanayaa seatle iyo Los Angeles dhexdoona marayaa Allow adaa weyn cigaal ban caawa weheshanayaa.
@Dhagacadde_10
@Dhagacadde_10 Жыл бұрын
Ereyadii Cabdi Cali Weyd Alle ha u raxmadee.
@raagedirir9171
@raagedirir9171 4 жыл бұрын
halka geedka ugu dheer laamaha u hoydoo.........
@cadecilmi4003
@cadecilmi4003 4 жыл бұрын
eesh calaa fanan axmed cali cigaal
@mohamudsamantar1162
@mohamudsamantar1162 3 жыл бұрын
Kabanka iyo laxanku waxay u eg yihiin kuwii cigaal samayn jiray
@ibrahimzaylici6975
@ibrahimzaylici6975 4 жыл бұрын
Qaraami media Mahadsanid, Malaha waxa haboon inaad dib baadho heesta magaceeda saxda ah.
@ocroafff5527
@ocroafff5527 4 жыл бұрын
Fanaan cod macaan cigaal
@himilotv1258
@himilotv1258 2 жыл бұрын
Legend Ahmed Ali Egal one of the best ex Waaberi Band
@DrSiciidAxmeddaahiir
@DrSiciidAxmeddaahiir 11 ай бұрын
Ereyadii Abwaan Cabdi Cali weyd
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 жыл бұрын
FANAAN QAAN GAAR AH Quincy jones iyo mickael jackson ayaa yaabay kkkkkk
@abdulfarah1261
@abdulfarah1261 4 жыл бұрын
Nin ba lagashegay Mekal jecson godkisa biyo ugugalen inta cigal hesayo Hhhh
@abshirabdirahmanosman8061
@abshirabdirahmanosman8061 4 жыл бұрын
July I am .Columbus USA. Eeddo.
@abdulahiholand4022
@abdulahiholand4022 3 жыл бұрын
Hees xasuus gaara ii leh... halka geedka ugu dheer laamahaa u hoydaa
@abshirabdirahmanosman8061
@abshirabdirahmanosman8061 4 жыл бұрын
Cigaal colombus ohio. Coronavirus freeee
@abshirabdirahmanosman8061
@abshirabdirahmanosman8061 4 жыл бұрын
Waaweenka.legend.
@soyaalkabarakeysan5459
@soyaalkabarakeysan5459 4 жыл бұрын
Heesta yaa miraheeda sameeyey abwaankee abuuray
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Aun maxamed Cali Kaariye iska leh miraha.
@sahalaadan7608
@sahalaadan7608 3 жыл бұрын
Dhakhtarkii jacaylka
@yaxye9643
@yaxye9643 Жыл бұрын
@@axmed_deeq iska Hubso wlo
@adamabdi743
@adamabdi743 4 ай бұрын
Cabdi Cali Wayd ayaa sameeyay AUN
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
War lagand oow mahadsanid wax badan baan raadinaye heestaan cajiib ka ah
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 4 жыл бұрын
Yaa salaam ya axmad
@abdullahiguled
@abdullahiguled 2 жыл бұрын
Ahmed Ali Egal The Legend of all times
@cabdisalancaydiid4271
@cabdisalancaydiid4271 Ай бұрын
Fanaan qaaliya
@abdifatahhashi4526
@abdifatahhashi4526 4 жыл бұрын
Dahabka aan waa hore kuu gaday
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 4 жыл бұрын
Sawir fiican saar
@soyaalkabarakeysan5459
@soyaalkabarakeysan5459 4 жыл бұрын
Heestan ina adeerkay baa aad u dhageysan jiray . Cajiib muddo ma maqlin.. mahadsanid sxb
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Waayo waayo
@abshirabdirahmanosman8061
@abshirabdirahmanosman8061 4 жыл бұрын
Columbus ohio. July I will be there
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 2 ай бұрын
@abshirabdirahmanosman8061
@abshirabdirahmanosman8061 4 жыл бұрын
Waan soosocdaa kowdheh.
@abshirabdirahmanosman8061
@abshirabdirahmanosman8061 4 жыл бұрын
See you soooon colombus Ohio
@abshirabdirahmanosman8061
@abshirabdirahmanosman8061 4 жыл бұрын
Columbus ohio salaan sare soooon.July
@abshirabdirahmanosman8061
@abshirabdirahmanosman8061 4 жыл бұрын
Columbus waan soosocdaa. But free coronavirus. Okay.
@siciidcabdi5348
@siciidcabdi5348 Жыл бұрын
Ajax
@abshirabdirahmanosman8061
@abshirabdirahmanosman8061 4 жыл бұрын
America kkkkkk Been there longtime.I know.
@faraska-----------------wf5ok
@faraska-----------------wf5ok Жыл бұрын
Hami iyo dhibatee
@abshirabdirahmanosman8061
@abshirabdirahmanosman8061 4 жыл бұрын
Columbus Ohio. July.
@abshirabdirahmanosman8061
@abshirabdirahmanosman8061 4 жыл бұрын
Befor longtime.
@CabdirisaaqDhuux
@CabdirisaaqDhuux 3 ай бұрын
Eesh qiyaasak waxaan ku hindisoda hud hud inaan ahaadee
@danjire11baddacas3
@danjire11baddacas3 4 жыл бұрын
Candaliibka waa magac af crabiya wxa looga jeedo ama micnihiisa Cid iisheegtaan doonayaa
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 4 жыл бұрын
Waa dhimbir sidaan ku maqley
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 4 жыл бұрын
Sorry shimbir
@inbawaxisleh4239
@inbawaxisleh4239 3 жыл бұрын
Waa shimbir waxaa ladhehaa " cali gobyahan " waa shimbir af dheer malaa cidiisa ayaaba caan ah "dhaa dhaa"
@mowliidMaxamed-r4g
@mowliidMaxamed-r4g 6 ай бұрын
Candaliiku waa Shimbir shimbiraha Kamida Wll ❤
@adamabdi743
@adamabdi743 Ай бұрын
War gonahayn heesta maxaad noogu bar gooyseen kabanka idilay
@nuurhassan4690
@nuurhassan4690 4 ай бұрын
Waxaan ku hindisoodaa horod inaan ahaadee. (Horod) =?
@hamzemxd1506
@hamzemxd1506 Жыл бұрын
Tas curiyay heestan toko’s?
@abshirabdirahmanosman8061
@abshirabdirahmanosman8061 4 жыл бұрын
North Columbus hometown studios hotel.
@gaagaamaxamud7288
@gaagaamaxamud7288 4 жыл бұрын
Waah
@cabdisalancaydiid4271
@cabdisalancaydiid4271 Ай бұрын
❤❤
@abshirabdirahmanosman8061
@abshirabdirahmanosman8061 4 жыл бұрын
July. July
@ugaashashi7412
@ugaashashi7412 9 ай бұрын
Hashi
@abshirabdirahmanosman8061
@abshirabdirahmanosman8061 4 жыл бұрын
Ok
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LiKES
@abshirabdirahmanosman8061
@abshirabdirahmanosman8061 4 жыл бұрын
July.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Loves
@abshirabdirahmanosman8061
@abshirabdirahmanosman8061 4 жыл бұрын
For 2week.
@abdullabdhu3853
@abdullabdhu3853 4 жыл бұрын
"Halka gedka ugu dheer Majertenka ku hoyda" inta kale iska harsada landheraha
@abdala7882
@abdala7882 4 жыл бұрын
Adeer mj ha ceeebeyn umada somaliyeed cid cid wax dheeer majirto
@jasonsadly9336
@jasonsadly9336 4 жыл бұрын
Mj Maashaaallah tabbaarrak allaah
@soyaalkabarakeysan5459
@soyaalkabarakeysan5459 4 жыл бұрын
You crazy 😀😃😄😁😆😅🤣😂
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 2 жыл бұрын
waxaan ku hindisooda maroodi inaan ahaado... mahelayaa sideeban uhelaya? mahelaya mehalaya xageeban kahelayaa?
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkk wad iga qoslisay maroodi inaan ahaado. Maha. Horod inaan ahaado weeye
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 2 жыл бұрын
@@a_m_gureylion-heart1210 maroodiga kaad moodeyso maaha
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 2 жыл бұрын
@@searchrightthings.947 waa kee Markaa?
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 Жыл бұрын
​@@a_m_gureylion-heart1210adaa saxansan horad inaa ahaado weeyen
@mohamedahmedjaah1275
@mohamedahmedjaah1275 Жыл бұрын
​​@@a_m_gureylion-heart1210horodku waa maxay markaa shimbir baan u fahmay
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKEDS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIVES
@abshirabdirahmanosman8061
@abshirabdirahmanosman8061 4 жыл бұрын
Eedo stay at home be for I meeth you ok in july.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
FACEBOOKS
@abshirabdirahmanosman8061
@abshirabdirahmanosman8061 4 жыл бұрын
See you soon colombus Ohio.
@abdifatahhashi4526
@abdifatahhashi4526 4 жыл бұрын
Hee
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Share
@ELMANSSON
@ELMANSSON 3 жыл бұрын
tata tata tatatata tata iyo dhililow dhililow dhililow is daba socota waxaad is waydiinaysaa ma 2 kaban oo kala geddisan baa la garaacayaa oo midna laga sharqaminayaa midna si xarrago leh loo tumayaa? daqiiqadda 4:18
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 Жыл бұрын
Maya waxaa filaa inuu Maxmed Aadan Andarea tumayay habeenkaas bettary-ga iyo boogahi AUN Aways Abuukar Goobe
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Facebook
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 3 ай бұрын
@ugaashashi7412
@ugaashashi7412 9 ай бұрын
Hashi
@abshirabdirahmanosman8061
@abshirabdirahmanosman8061 4 жыл бұрын
July.
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 3 ай бұрын
❤❤❤
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 2 ай бұрын
❤❤❤
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 2 ай бұрын
❤❤❤
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 3 ай бұрын
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 4 ай бұрын
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 4 ай бұрын
Axmed Cali Cigaal | Saddex Heesood & Kaban Macaan
14:50
Madiix Official
Рет қаралды 104 М.
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 72 МЛН
Axmed Cali Cigaal Hees aad u macaan badan
4:48
Xogmaal Media
Рет қаралды 99 М.
Kaban | Legdamaay Adduunyooy | Axmed Cali Cigaal
7:27
Dhagacadde
Рет қаралды 79 М.
Axmed Cali Cigaal 🔥Iyo Heesta "DEEQA"
9:25
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 132 М.
HEESAHA QARAMIGA AH EE LOGU JECELYAHAY AXMED CALI CIGAAL
6:42
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 560 М.
AHMED CALI CIGAAL QARAAMI MACAAN AH
10:25
GorGor Media Production
Рет қаралды 108 М.
Heesta "Ceelkii Darroor" iyo Maxamed Axmed Kuluc
11:13
Ahmet HIRSI
Рет қаралды 72
Axmed Cali Cigaal Heestii Xulashadii gayaanka | Qaaraami lyrics music
7:31