FANAAN AXMED CALI CIGAAL & HEESTII " DEEQAAY WALAAL, DAALAYOO MA NOOLIYEE....TOP CLASSIC SONG LIVE

  Рет қаралды 302,517

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

4 жыл бұрын

FANAAN AXMED CALI CIGAAL IYO HEESTII " DEEQAAY WALAAL, DAALAYOO MA NOOLIYE, KAALAY OO DABKA II HURI..CLASSIC TOP SONG MUSIC
HEESTAN " DEEQAAY WALAAL" WAXA AY KA MID TAHAY HEESAHA LOOGU JECELYAHAY EE UU QAADO FANAANKA AXMED CALI CIGAAL WAA HEES AAD U DHEER UU DAREEN BADAN XAMBAARSAN
HEESTAN ERAYADEEDA WAXAA SAMEEYEEY ABWAAN XASSAN GUULWADE
LAXANKA HEESTAN WAXAA U SAAREY FANAAN AXMED CALI CIGAAL
Xusuus baa idilootayoo
Qalbigeyga doorisoo
Hadba meel u duulee
Ma leygu kaa diray
Ma adigaa doqonoo
Duunyada wax dhaamin
Dhalay Deeqaay
Sidii dayr barwaaqo
Duleedada ku hoortoo
Xooluhu dherag la daateen
Dadkuna farax u doodayay
Abaar daran ka doogey
Wanaagey u deeqday
Qiyaas laguma doonee
Anna daymadaadiyo
Jacaylkaagan daaha,laa
Waa mid laygu daabee
Adna kaamay daadagin
Dabuubta aan ku leeyoo
Dabac iila doodoo
Qosol digix ka siisee
kan dusheyda saarani
Birri buu ku daadihin
Deeqay walaaley
Daalayoo ma nooliyee
Kaalayoo debka ii huri
Dareemadii ku tiiley
Daafahaan dacalladeediyo
Darantii durdurisee
Doollaa lagu yiqiin iyo
Deegaan roob lamoodyee
Nafteydaa ku damacdoo
Dumar kale ka durugtoo
Dabar iyo hogaan iyo
ku Dedaaley waanoo
i daryeeli weeydee
Dabci waa ma guuraan
Siduu hadal duq hore yiri
Intaad diideyso daawada
Idaryeela noqo oo
Adaan kuu dulloobee
Dabayl raac ha iga dhigin
Deeqaay walaaley
Daalayoo ma nooliye
Kaalayoo debka ii huri
Gedoodkii diraaceed
Daa,inkeen ka qaadoo
Gugu daacad ugu da,ay
Rayskuna dibadda yaaloo
Durba doog kasoo baxay
Cosobkeedu dihin yahay
Waa Dabci lagu yiqiinee
Anna daymadaadiyo Jacaylkaagan
Daaha.la waa mid laygu daabee
Ruuxi daawashow taga
Degdeg farax ma waayee
Anna dookh iqaadyoo
Daalac kale ilaawee
Nabsi deyd ma dhaafee
Hooy daleedda ha dhigin
Deeqaay walaaley
Daalayoo ma nooliyee
Kaalayoo debka ii huri
DAAWASHO WACAN

Пікірлер: 123
@jirda-gooyechannel7028
@jirda-gooyechannel7028 15 күн бұрын
Waayo waayo io xasuus aan heestaan kusoo qaatay 23:03 khamiis 20_6_2024 From izmir turkey
@cabdicasiiscabdulaahi8354
@cabdicasiiscabdulaahi8354 3 ай бұрын
Axmed Cali Cigaal mid kamid ah fanaaniinta heerka ugu sareeya ka gaaray fanka soomaalida, heesta Deeqaay walaal xusuustayda kama baxdo waayo waxay kamid tahay cajilkii u horeeyay oo hees kuduuban tahay oo aan arko aniga oo miyi jooga oo aad u da' yar, dad iga waawayna ay dhagaysan jireen Cajil Cigaal lahaa heesaha waxaan ka xusuustaa Deeqaay Walaal, Heesta Caynkii Araweelo, Heesta Ilkaheeda Dhuuxaa, ilaa xiligaas oo Axmed Cali Cigaal noqday fanaankii u horeeyay oo aan barto ilaa hadda waa Fanaanka aan ugu jeclahay heesihiisa. aad baad u mahadsan taha qofka pagekaan leh, ereyada hal mid baan rabaa inaan kaa saxo meesha aad ku qortay Daafahan ma ahan sida saxda ah waa dareemadii ku tiillay Faafan Dacalladeediyo. Fg: Faafan waa magaca gobol kamid ah gobollada Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiye, waxaana caasumad u ah magaalada Jigjiga Thanks dhammaantiin from Dhalinyarada cuslaatay.
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 3 жыл бұрын
xaaskayga ayaan u qaadaa markay iga xanaaqdo magaceeda deeqa dulmar waan ky faanaa ilahay ha ii daayee
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 7 ай бұрын
Anba kula mid baan ahay ee Deeqoyinka allaha inoo daayo bro
@ronny7suii3
@ronny7suii3 3 ай бұрын
Maasha Allah, Ilaahay ha idin xafido , isku waara walaal Aamiin
@khaalidabdi7575
@khaalidabdi7575 7 ай бұрын
Heesaha ahmed cali cigaal waa midaan ugu jeclahay aydiyo dad hargeyso soo maray heesaha marqaanka saqda dhexe
@axmedciise6016
@axmedciise6016 3 жыл бұрын
Aduun waxaan ku boolahay faladagan iyo bal bararku fann u sheegta walee fankii hore axmed cali cigaal sharaf ku nolow
@yaasiinjaamac-py9le
@yaasiinjaamac-py9le 20 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤..love..best.musig.cigaaaal
@khaderismael7364
@khaderismael7364 2 жыл бұрын
Dayr la waayaba. Doolo loo raac.jecliyaa iyada iyo wardheerba.cigaalna waa bartuu ku dhashay.haddee codka wardheer u daa
@adanghane6730
@adanghane6730 3 жыл бұрын
Heestaan waxaan ku kasbaday inaan ku guulaysto jacaylkaygii markaan isku darsaday inaan ku luuqeeyo,stiilaha saxo ku daray nadaafad walow anan haysan lacag hadana waa ku guulaystay waana ka yool gaaray
@FF-li1bu
@FF-li1bu 3 жыл бұрын
Hambalyo walal 👏👏
@khaderismael7364
@khaderismael7364 2 жыл бұрын
Anna siciido xaalli baan xasuustay oo marxuumad ah.waa jacayl hore. Heestan xasuus baaku laaban
@tiagoqadcan624
@tiagoqadcan624 Жыл бұрын
​@@khaderismael7364 ❤
@cakeschallenge2206
@cakeschallenge2206 8 ай бұрын
Wonderful wllhi bwe❤🎉
@aadancali6655
@aadancali6655 7 ай бұрын
Erayada yaa iskaleh heestan deeqa
@sonidhahar185
@sonidhahar185 2 ай бұрын
Waxan dhegaysanayaa heestaas maalin jimce ah anigga Oo Garoowe jooga. Axmed Cali Cigaal.❤
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 ай бұрын
Saladii jimacaha daraad ayaan isla tukanay wuu i salaamay waxan ku iri malinki labad een kulano weeye waxan ku kulanay masjid labadaba. Mashalah sifiican ayuu u tukanayay u ducaysanayay
@mahdifarah6554
@mahdifarah6554 Ай бұрын
Angina waxaan maqlay 2010
@pierrenour2014
@pierrenour2014 28 күн бұрын
legend of the legend) esh calaa wakaa fanaan haduujiro fanaan laxamiiste kaban cod intaba ( outstanding) meeqaam sare fanaankaasi
@mahdifarah6554
@mahdifarah6554 Ай бұрын
Waayo waayo ahmed ali egal
@user-cj7hp9dn1w
@user-cj7hp9dn1w 5 күн бұрын
Haye ❤
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 7 ай бұрын
Waa fanaanintii hore axmed c cigaaal
@abdifitahabdikadir2551
@abdifitahabdikadir2551 4 жыл бұрын
Ahmed Ali Egal runtii waxa uu kamid yahay fanaaniinta aan aadka udhagaysto waayo heesihiisa waxay iskugu jiraan kuwo kubaraya nooca jacaylka aad rabto iyo hilowga qofka aad jeceshahay lkn kaa fog saad ugu sheegi lahayd in aadan kamaarmin.
@yaasiinjaamac-py9le
@yaasiinjaamac-py9le 19 күн бұрын
deeeqa🗻🗻🗻 4:54
@kaligiihabayste
@kaligiihabayste 4 жыл бұрын
Erayadii xasan guulwade iyo codki dahabiga ahaa alfanaan AXMED CALI CIGAAL maasha Allah
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Eebbahay muxuu Xasan Xaaji af Soomaali baray.
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 Ай бұрын
Aad & aad af somaliga hibo ayaa allah u siiyey Abwaan Xasan xaaji guulwade♥️♥️🙏🙏
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 4 жыл бұрын
Dad waa dadkii hore fanaaniin waa kuwii hore suugaan macaan oo xigmad leh baa la is weedaarsan jiray allow dadkeyna somaliyed inta dhimatay unaxariiso inta nool neh caafimaad iyo farxad kuwaara
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
somali weyn Aamiin aamiin ya rab
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 4 жыл бұрын
somali weyn mahadsanid sxb aamin sidoo kale .
@abasssugal
@abasssugal 10 ай бұрын
Wonderful song. I love these song.. Deeqay walaal 🎉❤❤❤
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 3 жыл бұрын
Doollo dhulcaana weeye..way yartahay fanaan aan heesihiisa qaar kamida meel kaga soo darin deegaano kamida gobolka doollo.deegaanada waxaa kamida:wardheer,danood,masaarre, caado ,xodayo,garloogube iyo meelo kaloo badan
@mahamedjaajme
@mahamedjaajme 4 ай бұрын
Heeskani waa heesaha ugu qurxoon heesaha xilliyadii dhexe uu qaaday Axmed Cali cigaal. Erayada waxa sameeyay Xasan guulwade, codka iyo laxankuna wa isla Axmed C. Cigaal.
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 2 ай бұрын
Heestaan waa heesihii uhoreyay ee bilowgii kacaanka lasameyay
@seryu8204
@seryu8204 2 ай бұрын
Waayo waayo iyo xasuus fog iyo waqtigii wanaagsana ee aan ku soo qaatay hargeysa
@Dayaxism
@Dayaxism 3 жыл бұрын
Aad baad u mahadsan tihiin. Heestaan anigoo yar baan dhegeysan jiray.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Adaa Mudan Guuleed Cumar
@XamdiCali-fq3yr
@XamdiCali-fq3yr 22 күн бұрын
❤❤❤
@suaadd5788
@suaadd5788 3 жыл бұрын
heeso waa heesihii hore abwaana waa kuwii hore ee tiriyey
@khayre4094
@khayre4094 2 жыл бұрын
Dumar na waa kuwii hore
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
أغنيه جميله وصوت أجمل ......... حفظك الله الأسطوره أحمد علي عجال
@sayidmahmud6093
@sayidmahmud6093 Жыл бұрын
يا هذا!!!! عظم اسم الله ولا تذكر عند القاذورات ....
@osmanibrahimosman6614
@osmanibrahimosman6614 Жыл бұрын
Waa heys dhaxal gal ah Deeqey walaal daalahyo ma nooli kaalayoo dabka ii shid
@fadumoali4415
@fadumoali4415 3 жыл бұрын
Dareemadi kutaal faafan dacaladeda 😍😍😍😍
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 3 жыл бұрын
Doollaa lagu yiqiin
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 4 жыл бұрын
Legendary actors Ahmed ali egal.illaahay ha ku xafido
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa rab
@abdirizakbulle2457
@abdirizakbulle2457 3 жыл бұрын
Waa hees aan aad u jeclahay
@nawaalsaid2915
@nawaalsaid2915 Жыл бұрын
Axmed ali cigaal oo yar walee inaanan ka daba hadhilahayn wlhi he was so cute😂
@user-lr6ew5mv8v
@user-lr6ew5mv8v Жыл бұрын
Wali isma bedelin ma duqoobin kawaran
@nawaalsaid2915
@nawaalsaid2915 Жыл бұрын
@@user-lr6ew5mv8v no no hada uu gaboobee sxb
@cabdulahi753
@cabdulahi753 Жыл бұрын
Sidiisi waye wali ka gaar intuu said noqon😂
@safiyahassan9308
@safiyahassan9308 2 жыл бұрын
Walee axmed cali cigaal quruxlow buu ahaa khadra daahir iyo maryan mursan you were innocent this guy is so attractive heheh horta khadro iyo axmed ilmo ma isu dhaleen walaalayaalow mise prank buu ahaa jacaylkoodo waan idin salamay akhyaarta
@zamzamabdisalan1078
@zamzamabdisalan1078 Жыл бұрын
Abaayo maryan mursal 2wiil u dhashay khadro dahiirna gabar bay u dhashay
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 Жыл бұрын
@@zamzamabdisalan1078 khadro daahir waxy udhashey 4, labo gabdhood oo hargeysa jooga iyo 2 wiil oo yurub jooga, mid ayaa switzerland gabar cadaana kuqaba
@nawaalsaid2915
@nawaalsaid2915 Жыл бұрын
@@zamzamabdisalan1078 khadra daahir waxan maqlay 2wiil iyo 2gabdhood allah naxariis waasac ah hasiiyo mar uu ka hadlay wuxu yidhi khadra caruurbadan bay iidhashay
@khaalidabdi7575
@khaalidabdi7575 7 ай бұрын
Afar ilmood bay u dhashey
@user-sw6qj5nf7s
@user-sw6qj5nf7s 6 ай бұрын
Khadro 4 bay u dhashay
@abdifitahabdikadir2551
@abdifitahabdikadir2551 4 жыл бұрын
Naftaydaa ku damacdee dumar kale ka durugtoo
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Deeqaay walaal Daalayoo ma nooliye
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Darantii durduriseed doolo lagu yaqaaniyo deegaan roob lamoodyey cajiib doolo meel suugaanta ayadu dhashay
@duule77
@duule77 10 ай бұрын
30/8/2023 now I have been listening this song since I was young 😢😢❤ Axmed cali cigaal national singer
@cabdallacamay3265
@cabdallacamay3265 Жыл бұрын
Waayo waayo cajiib
@xasanabdi6058
@xasanabdi6058 Жыл бұрын
Heestan waxaan ku xasuustaa qofkaygii
@fuaadamaan2621
@fuaadamaan2621 3 жыл бұрын
EREYADII xasan guulwade.laxanka cigaal
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Ax yaa hees heestaa marbaan oroosyada ka qaadi jiray
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii xasan guulwade laxankii iyo codkii a.c.cigaal
@bashiirugaas6852
@bashiirugaas6852 Жыл бұрын
Erayada armuu iska lahaa cabdi sheekh biixi alle ha nuxariustee
@josephkoodo6241
@josephkoodo6241 3 жыл бұрын
Erayadii Abwaan kaariye ninkaad doontaan weydiiya
@abdisamedahmed1174
@abdisamedahmed1174 Жыл бұрын
Xasan guulwade baa sameyay heestan
@cadecilmi4003
@cadecilmi4003 4 жыл бұрын
esh calaa hees waxaa alifey abwaan xasan guilwade
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 Жыл бұрын
sxb bal hadaa hesho soo geli muuqaal dararamle oo qaadi heesta shacni iyo wanaag marbaa jirtay 1994kii uu kaman ku qaadi aad bay u fiicanayd e
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 10 ай бұрын
My favorite song ❣️❣️❣️❣️
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 7 ай бұрын
Deeqaay walaale kaalayo dabka ii huri
@mahamudmaalin
@mahamudmaalin 14 күн бұрын
mahamud
@ragemadoobe4628
@ragemadoobe4628 4 жыл бұрын
ERAYADII ABWAAN XASAN GUULWADE
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Waa xog sugan sxb
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Ereyo abwaan keliya uu samayn karo. Xasan Guulwade waa nin furfuran, qalbi furan, qaran jecel sida abwaannada kale.
@rashidawad5825
@rashidawad5825 Жыл бұрын
MARKII UGU HORAYSAY EE AAN MAQLO WAXAY AHAYD 1998 DEC AAD BAAN U JECLAYSTAY TUULAAN DEGANAA
@ahmedmuhamed8871
@ahmedmuhamed8871 Жыл бұрын
Axsan hees lkn sixid yar qoraalkiina hoose Halkaad tidhaaheen intaad diido dalawad waxay sax ku tahay intaad days o dalawada weeyaan Halka heesana ana dookh iqaadyoo daalac kale ilaawee waxay sax ku tahay Ana dookh iqaadyoo danakale ilaawee
@cabdirahamantimohindi74
@cabdirahamantimohindi74 Жыл бұрын
Never hesitate to listen this song.... ✋🖐🖐🤟
@bilexuseencali7543
@bilexuseencali7543 3 жыл бұрын
Bile xuseen cali
@hashimisxal8704
@hashimisxal8704 Жыл бұрын
m,a alow kudhow waya waayo ala maxaa jecel lasomary wax dhaxaa wahel kadhigty xasuus gaara bey igu ledahy xaqiqdiii 4sano ayan udhoqopay rashiin bey I ahed samenta igu weyned hestan waxey ahed magaca gabadha Jacellka aan uqady deeqa bilan gabadha aderkey qali udhalay waxan modijiry aniga inliiga sameyay marna wayo waxaa kujiray walal ban aheyn marrna magaca deeqa waa cajaa ib 40sano ka hor waxaan somary waxey ahed mal Mihii mugdiga waxyaba aan kabary inu doqon yahay markuu ku dilaco dacarta jacellka walahi qadan waa bey igu noqata marakan dip ugurto waayo waayo io mall mihii mugdiga
@mohamedayax9048
@mohamedayax9048 2 жыл бұрын
Saas waaye abaabala
@Mamar6310
@Mamar6310 Жыл бұрын
Fanaan waa kii hore
@mohamadboodhle7478
@mohamadboodhle7478 Жыл бұрын
ASC.BOQORKA CODKA.S.ARE👋🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎
@engabdinaasirmahamed7660
@engabdinaasirmahamed7660 4 жыл бұрын
2013 ban dhegaysanjiray wa hees xasuus igu leh
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Maasha allah waa xasuus qaaliya
@mohamadali445
@mohamadali445 2 жыл бұрын
wa sanadke 1989
@mohamadali445
@mohamadali445 2 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE 1989
@nourhassan1524
@nourhassan1524 Жыл бұрын
Legend
@daakircabdisalan3277
@daakircabdisalan3277 2 жыл бұрын
Axmad cali cigaal
@diini.so.
@diini.so. 4 жыл бұрын
Heesta magaceeda maaha Deeqaay walaal ee waa Dabka iihuri
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Waan gartey! Dabka iihuri miyaa? mise waa kaalayoo dabka iihuri?
@diini.so.
@diini.so. 4 жыл бұрын
Haa adigaa iga sii saxan oo waa kaalayoo dabka ii huri😊
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Heestan waxa ay ku Caan baxdey magaca " Deeqay walaaleey" sidaasan Titelkaa u siiyey magacaa! Kaalayo Dabka ii huri dad badan heesta uma garanayaan
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk 2 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE Deeqaay walaal ayey ku caan baxday
@daakircabdisalan3277
@daakircabdisalan3277 2 жыл бұрын
Heesihii hirgalay
@abdikafmaxamed
@abdikafmaxamed Жыл бұрын
Qaalisan
@user-kf8qd4ot4g
@user-kf8qd4ot4g 7 ай бұрын
😢😢😢
@sucuudicumar9674
@sucuudicumar9674 Жыл бұрын
intaa dayso daalo wada idaryeela noqo
@BaderCadhood
@BaderCadhood 3 жыл бұрын
Sweet voice
@abdinurabdirizak6622
@abdinurabdirizak6622 Жыл бұрын
Durduris ninkii rer wardher ah baa garan
@user-ps6jr4cn9z
@user-ps6jr4cn9z 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@ceebla82
@ceebla82 3 жыл бұрын
😔😔❤🎸
@mohamadali445
@mohamadali445 2 жыл бұрын
1989😢
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 Жыл бұрын
Still2022
@khadarmuhumed8123
@khadarmuhumed8123 Жыл бұрын
Wakaa
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac 10 ай бұрын
Axmed/cali
@shayga100
@shayga100 2 жыл бұрын
🔥🔥🔥🔥🥺🥺🥺🔥🔥🔥🔥🔥😍😍😍
@shinefurniture4714
@shinefurniture4714 4 жыл бұрын
Maxamed mooge
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aun Maxamed Mooge
@hothancrhman3444
@hothancrhman3444 2 жыл бұрын
Anigawaxaanxusuusta1988
@mahmoudbarreh88
@mahmoudbarreh88 4 жыл бұрын
Waar walaal maxaad Sudanta muyuusigeenna u siinaysaa?? Waa kaa daacad. Laakiin waxay tilmaamaysa inay iyagu tumayaan.Malaa heesaha io dhan waa sidaas'
@MrXaguuga
@MrXaguuga 4 жыл бұрын
Haa waa laba video oo la is dhexgeliyay. Waxaa la moodayaa in suudaantu muusiga u tumayso fanaanka
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Tayasiir Askar waa sidaa aad u sheegtay waa laba muuqaal oo la isku darey
@MmkkmmkkMmkkmmkk-dl8rs
@MmkkmmkkMmkkmmkk-dl8rs 4 ай бұрын
❤❤❤
@shinefurniture4714
@shinefurniture4714 4 жыл бұрын
Maxamed mooge
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aun
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 90 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 43 МЛН
HEESAHA QARAMIGA AH EE LOGU JECELYAHAY AXMED CALI CIGAAL
6:42
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 531 М.
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 77 М.
Axmed Cali Cigaal Hees aad u macaan badan
4:48
Xogmaal Media
Рет қаралды 73 М.
Maryan Mursal & Axmed Cali Cigaal | Hees Ma Ogtahay Warmoogay
9:20
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 96 М.
Abaalmarin Hees Ahmed Ali Cigaal Habeenkii  Somali Museum 2021
9:21
The Somali Museum
Рет қаралды 153 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 130 М.
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 2,4 МЛН
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 6 МЛН
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 3 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 436 М.
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 1,3 МЛН