Axmed Cali Cigaal | Gar Qaado

  Рет қаралды 954,959

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

►LIKE
►COMMENT
►SHARE WITH FRIENDS
►SUBSCRIBE
FACEBOOK - / caweyskadalmar
Google+ plus.google.co...
/ dalmar_d
/ dalmar
/ caweyskadalmar
Instagram / caweyskadalmar
TUMBLR / caweyskadalmar

Пікірлер: 229
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Heesta asalka ah iyo muusigii Kooxda Waaberi halkan ka daawo goo.gl/d5sUUB
@hutharashid330
@hutharashid330 3 жыл бұрын
R
@hutharashid330
@hutharashid330 3 жыл бұрын
Zw
@daadiryare1176
@daadiryare1176 3 жыл бұрын
@@hutharashid330 iiszz
@cosobfarah5143
@cosobfarah5143 3 жыл бұрын
Love you Abti.....
@biggstone3573
@biggstone3573 6 жыл бұрын
Fanaanka kali ah oo qabiilka Qabyaalada aan Ku samayn Dadka somalida ay isku mid u yihiin Quursiga inuu qiil lahayn. In LA guursan karo qabiil walboo Somali ah. Wuu xoreeyay caashaqa
@salmaa2871
@salmaa2871 2 жыл бұрын
MashaAllah and so does Juba may Allah forgive them and all of us muslims and may Allah bless us with a Beneficial Knowledge and an INSIGHT/NOOR ameeen
@huseinfoodmaster5347
@huseinfoodmaster5347 2 жыл бұрын
Maryan mursal in u midganimo u furay meenu ogeyn wa abaha qabiilka😃
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 2 жыл бұрын
@@huseinfoodmaster5347 kuwii kadanbeyay ee isaaq iyo canfarna muxuu ufurey kkk ninkaan waaanaago guursi badnaaa
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk 2 жыл бұрын
@@huseinfoodmaster5347 Axmed Cali ha u gefin
@AbdiSalam-c7v
@AbdiSalam-c7v Ай бұрын
​@@huseinfoodmaster5347hadii uu midgaan nimo u furay , markii hore muxuu ku guursaday ? Mida kale adiga dembi ha gelin ee ka fiirso waxaad qoreyso walaal.
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 2 жыл бұрын
Sidee axmed loogu celiyaa tiyaatarkii muqdisho ama hargaysa Macalin laxan 10daqiiqo heeskusaaray loogana haray tusaale heesta dad hargaysa soomaray musig iyo laxan cod 10daqiiqo ayuu kusameeyay tuulada wajaale Somalijaas curuba juba hargaysa kalaab waxa uunaga xoreeyayay western musig Jilida tifaftirka qorida musiga Waafanaanka soomali uharay fankana kicinkara Somali ah Nina aanquursan loona qiray Waafanaanqaran ee sagiyo intii hartay side maamooyinkii uuqabay Hibo qalanjo haladabaqabto
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 жыл бұрын
Axmed Cali cigaal axsan fanan waye lakiin waa godadle qurux badan oo dumarka ka daba dhacen waqtigii u dhalin yarada A-ha
@AbdiSalam-c7v
@AbdiSalam-c7v Ай бұрын
Adigu waa wax aad dadka ka maqashay Soo ma'ahan waayo waagaasi adigu goob joog maad aheyn , 😂😂😂😂
@billefarah7483
@billefarah7483 2 жыл бұрын
waar heestan maxaa layga qariyay miyaydan tol aheyn❤️🇸🇴❤️2022
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
kkkk
@billefarah7483
@billefarah7483 2 жыл бұрын
@@caweyskadalmar 🙏
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
KZbin ku Mashquul Hees Kasta Waad Heleysaa..SXB....thanks.
@shukricrisaaq6824
@shukricrisaaq6824 Жыл бұрын
Hhhhh
@salmaa2871
@salmaa2871 2 жыл бұрын
i burst into tears when i hear this song and yet laxanka makes me feel sadness!! for my somali ppl whom seems they will never understand each other till Yowmul qiyama! though i love them both (our sisters and our brothers/wives and husbands)
@mohamedonkod5301
@mohamedonkod5301 2 жыл бұрын
Afsomali wa hibada ama aad udhalateen somaalay sharf waxa idiin ah miyaa inaad liqadoo jergalbeed kuhadashan miyaaa
@msalwemudugi
@msalwemudugi 2 жыл бұрын
Guuleyso wll.
@mohamedhussen9880
@mohamedhussen9880 Жыл бұрын
❤❤❤
@mohammedh1120
@mohammedh1120 5 жыл бұрын
Heestaan waxaa sameeyay Erayadeeda iyo Laxankeeda Abwaan Saciid Xarawo
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 6 жыл бұрын
Garqaado jacaylyahow Aan gam'ee idaayaho Garba duub ha iixidhin Iga siib gantaalaha Ama taan u go.ayee Naftu gacalka mooda Iguhaa_dinayse Dhibkan qabo bal gaadhsi Garqaado jacaylyahow Guri hayga dhiganooh Guudha hayga raarinooh Cirka haygu gaagixin Ama taan garawshiyo Gargaar aan ka sugayay Lama gala itaagtayee Dhibkaan qabo bal gaadhsii Garqaadooh jacaylyahow Gayi laga hayaamiyoh Gabi go.an salkeediyo Gabaa-hiiro hay dhigin Ama taan u go.ayee Naftu gacalka moodaay Iguhaadinaysee Dhibkaan qabo bal gaadhsi Axmed cali cigaal Waxaan ku xasuusta waa heeski ugu horaysay ee soomali aan xafido 2003meelaha anoo yar oo fasalka 3aad ah wlhi cajiib Abdisamad osman roble 9/8/2018 donderdag 17u00
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
MalclomX Somali thx sxb ee labada erey iska sax 1) guudka hayga raarinoo waaye 2)garigo'an salkeediyo waaye
@abdirahmanabdi4379
@abdirahmanabdi4379 4 жыл бұрын
Thank you 🙏
@sharmaabdi1344
@sharmaabdi1344 4 жыл бұрын
Dhibkaan qabo bar gaarsii weeye
@ابوشير
@ابوشير 5 жыл бұрын
Axmed isma bedelin ilaahayoow waayo badan noo daa fanaankayaga
@ahmeddeeq6124
@ahmeddeeq6124 4 жыл бұрын
Ahmed ali igaal Waa Fanaan waa mulaxamiistayaasha loogu jeclaa waxaa kaloo isoo jiitay ekshinka suu ibixinaayo markuu maraayo dhibkaan qabo badh gaadhsii
@aishaadam4645
@aishaadam4645 6 жыл бұрын
Axmed cali cigaal fananinta raga ah malaha wa kan ugu jeclahay waxan ka helay qaabka uu u muujinayo dareenka marka uu heesta qaadayo caadi maahan heesta luuqad kaliya maaha waxa weheliya in laga turjumo dareenka heestu xambaarsantahay Axmed waa 100%
@aminamuhammad5803
@aminamuhammad5803 5 жыл бұрын
Sax
@mohamedmohamud9872
@mohamedmohamud9872 5 жыл бұрын
Ok
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk 2 жыл бұрын
Xasan Aadan ma aadan daawan
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 3 жыл бұрын
LYRICS Gar qaado oo jacayl yahow Aan gam'ee i daayoo Garba-duub ha ii xidhine Iga siib gantaalahaa Ama taan u go'ayee Naftu gacalka moodaa I guhaadinaysee Dhibkaan qabo badh gaadsii 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔 Gar qaado oo jacayl yahow Guri hayga dhigan oo Guudka hayga raarinoo Cirka haygu gaagixin Ama taan garowshiyo Gargaar aan ka sugayaa Lama-gala i taagtee Dhibkaan qabo badh gaadsii 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔 Gar qaado oo jacayl yahow Gayi laga hayaamiyoo Garigo'an salkeediyoo Gabaahiira hay dhigin Ama taan u go'ayee Naftu gacalka moodaa I guhaadinaysee Dhibkaan qabo badh gaadsii
@khadarproduction9333
@khadarproduction9333 5 жыл бұрын
Who still watching lengend ahmed cali cigaal. (11 May 2019)
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 4 жыл бұрын
Hogaamiye weeye, albaab adag ayuu noo jabiyey.
@shibienyoung4756
@shibienyoung4756 3 жыл бұрын
24/August/2021 mlin talado ah 14:06🇸🇴😍
@aminahmed6984
@aminahmed6984 2 жыл бұрын
Anigaa daawanaya waa maalin taalada 30 november 2021 goobtu waa baabile
@hodaniitaqalbilula7960
@hodaniitaqalbilula7960 6 жыл бұрын
Garqaado jacaylyohow Aan game I daayo Garba duub ha ii xidhin Iga siib gantalaha 😷
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 5 жыл бұрын
wllhi waa oday top ah
@AhmedKilwe
@AhmedKilwe 2 жыл бұрын
85 years old and singing like 20 years old.
@hassanmohamed6488
@hassanmohamed6488 5 жыл бұрын
waxa qiimaha leh waqti walbo haka soo wareego...ma duugoobaan...
@mohammedh1120
@mohammedh1120 5 жыл бұрын
Erayadii iyo Laxankii Abwaan Saciid Xarawo
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 5 ай бұрын
Aan ku saxo abwaanka heesta laxanka sameeyey waa Abwaan Siciid Maxamed Harawo weeye
@mohammedh1120
@mohammedh1120 5 ай бұрын
@@ibrahimhassan1748 aniga maxaan qoray marka? Bal dib u akhri
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 5 ай бұрын
Erayadii Iyo laxankii Abwaan Siciid Maxamed Harawo oo Mogadishu ku nool Iyo Codkii Legend Axmed Cali Cigaal
@MrLooyaan
@MrLooyaan 6 жыл бұрын
مااروعها واحلاها اغنيه جميله هزت مشاعري ووجداني،بالمناسبه الاغنيه من كلماته والحانه الشاعر سعيد محمد علي الملقب بسعيد حروه وبصوت الفنان المبدع أحمد علي عغال
@cosobfarah5143
@cosobfarah5143 3 жыл бұрын
My Abti and Adeer love you you are Somalia Legend and you where my wadding in CA.
@fatimanicolascage2561
@fatimanicolascage2561 3 жыл бұрын
من احلى اغاني احمد علي عقال رومنسية عاشو اساطير بلادي🇸🇴😍💋👍🙏🏻
@ladanxaaji6671
@ladanxaaji6671 2 жыл бұрын
@@fatimanicolascage2561 فعلا نفتخر في هذالفنان الله يطول🇸🇴🇸🇴🇸🇴 في عمره
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 3 жыл бұрын
Soomaalian People Better willing Must United
@abdillaahiadam4151
@abdillaahiadam4151 2 жыл бұрын
Big... big......leir !!!
@abdirashiddhagacade8157
@abdirashiddhagacade8157 2 жыл бұрын
Heestan anigoo yarbaan ku maqli jiray aroosyada miyiga ama cajaladihii la galin jiray rikoodhada runtii waan jeclaa waan laqaadi jiray. Xiligaa waxan filayaa waxay ahayd 2004 ilaa 2005 caawa March 2022 waan dhagaysanaya wakhtigu wuu soconayaa
@omarhussien8958
@omarhussien8958 3 жыл бұрын
there's only one Ahmed...Fannaan codka dhameystiray! Caadi maahan!
@abshirjibriil4559
@abshirjibriil4559 6 жыл бұрын
waa hees qiimo leh runtii 12/2/2018caawo axada
@abdullahimohamud97
@abdullahimohamud97 7 жыл бұрын
First comment like ta ha ila dhafina dee ax yaa hees gar qaado jaceylow
@kayfcali1136
@kayfcali1136 2 жыл бұрын
Heestaa waxa doonayey in badan hadaase hely 25 juun 2022 form yasiin halyey
@safiyobashirmusse5469
@safiyobashirmusse5469 6 жыл бұрын
Garqaado jaceyl yahow Garqaado jaceyl yahow Aan gam’ee idaayoo Garboduub ha ii xidhin Iga siiyo siib gantaalaha Viva Ahmed Ali Cigaal
@dhabahaye
@dhabahaye 2 жыл бұрын
Jacaylo indr gacaliye Aan gam'ee I daayoo Garba duub ha ii xidhin !
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Garqaado jcyl Aan gam ee idaayoo Garba duub ha ii xirinee Iga siib gantaalaha Waa erayadii iyo lxnk Abwn siciid xarawo
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 жыл бұрын
20/12/2021 ayaan ku dhegaysanayaa london waayo lagama xiiso dhigi karo fanka Ahmed Ali egal
@hodanraliyachannal3624
@hodanraliyachannal3624 2 жыл бұрын
Masha alah axmad cli cigaal cod mcne 🥰💝🦋💫👌🌹💋❣️🥰🩸🤍
@farhanmohamed3215
@farhanmohamed3215 3 жыл бұрын
Axmed Cali cigaal fanaan qaran Ale cimrigaa ha dheereyo
@zamiamahamed8743
@zamiamahamed8743 2 жыл бұрын
Gaar qado jacylow 😭
@trumpppl2024
@trumpppl2024 6 жыл бұрын
Alfanaan cigaal fanaan qaran we love you Mr cigaal
@mukhtaarupdy4644
@mukhtaarupdy4644 3 жыл бұрын
Jir oo joog ahmed cigal
@anisasalax624
@anisasalax624 3 жыл бұрын
illaahoow cimri dheer ku sii love love
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@TayasiirCabdi-wd9ms
@TayasiirCabdi-wd9ms Жыл бұрын
Geerigo an dusheediyo gamaahira haydhigin
@TayasiirCabdi-wd9ms
@TayasiirCabdi-wd9ms Жыл бұрын
Geerigo an dusheediyo gamaahira haydhigin
@frtuunxusen5136
@frtuunxusen5136 6 жыл бұрын
Wawww mashallah 😍😍😍😍💓❤💋💋💋💋💋💗💗😘😍💓❤💋💋 mashallah mashallah axmed Cali
@nuureebo12
@nuureebo12 2 жыл бұрын
555 yaa inadet
@nuureebo12
@nuureebo12 2 жыл бұрын
G
@yasinmohamed3666
@yasinmohamed3666 3 жыл бұрын
Gar Qaadojaceelyahoiw Gayi laga hayaamiyo Gari Go an Salkeediyo Gabaar Ha ii Dhigin ama Taan u Go aye Naftu galcalka moodaa i Guhaadinaysee Dhibtaan Qabo Bar Gaarsii.
@hayaanrashiid4873
@hayaanrashiid4873 5 жыл бұрын
Garqaadoo jacaylyahaw is my lovely song in ahmed ali igal
@mosesdirik7172
@mosesdirik7172 2 жыл бұрын
Best Somali singer Ahmed Cali cigaal, next to khadra dahir,
@ahmedegal6808
@ahmedegal6808 11 ай бұрын
hes my uncle he came to my house this summer is he really that big of a legend? hes so humble and cool and he looks alot younger than he is mashaallah
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 2 жыл бұрын
🥹🥹🥹 ilma ceshan wayey
@cabdirshidmhmedhagi9365
@cabdirshidmhmedhagi9365 2 жыл бұрын
Heesta laxankeeda Ahmed cali cigaal isaga lahaa. Best singer And best laxamiiste Ever isaga iyo Gacayte looma gelijirin 2 daas fanaan kaladaraa Laxanka
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 2 жыл бұрын
Bro,heestan miraheeda iyo laxankeedaba waxaa iska Abwaan Siciid Xarawo waana heesaha ugu laxanka iyo muusiga fiican oo Top 5 ah.midna ogow Siciid Xarawo heeso badan oo Cigaal qaado ayuu laxanka saaray iwm.
@hajjimunir9676
@hajjimunir9676 2 жыл бұрын
Heeskaan waxaa laxanka saaray saciid harawo heeso badan oo cigaal qadana laxanka asagaa saray sida heesta waran caashaq oo ay wada khadan khadra daahir io cigaal.👍🥰
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 2 жыл бұрын
@@hajjimunir9676 laxanka keliya maahee xataa midhaha heesta isagaa alifay.
@nadiifmohamed2591
@nadiifmohamed2591 7 жыл бұрын
Ahmed ali cigaal jiir oo joog insha alaha
@hindamahamed3870
@hindamahamed3870 6 жыл бұрын
masha allah aloow inasiyada nabada iyo barwaqa DDSI
@Dhagaxle9
@Dhagaxle9 Жыл бұрын
Naftu gacalku mooday😢
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 3 жыл бұрын
M.janan from Copenhagen boqorka labaad ee heesaha. Boqoraka koowaad tubeec alle yaa raxma 🤲🤲🤲 boqorka sedexaad samartar 👍jaw
@hanifarah6370
@hanifarah6370 6 жыл бұрын
Waaaw fanan iyo bar cigaal allh yaxifdik
@oubahwarda4286
@oubahwarda4286 3 жыл бұрын
Mashallah quruxley gabadhu odeyga soota kawaashay😉
@dasara4124
@dasara4124 2 жыл бұрын
Odeyda jacayl cusub ayaaba kudhacay...kursiga yaka dhicin😉👍
@Somtiktok252
@Somtiktok252 4 жыл бұрын
2 0 2 0 👇Still watching 😭
@ابوشير
@ابوشير 5 жыл бұрын
Managaa soodaan naqaanay tola'ay soomaaliyeey!
@albertorenelletti2751
@albertorenelletti2751 2 жыл бұрын
This is one of my favorite Somali songs. Big Respect to the Legend Ahmed Ali Cigaal & The Writer/Autor Sacid Harawo 🙏🏾💯
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKO
@yasinmohamed3666
@yasinmohamed3666 3 жыл бұрын
Waa Erayadii Abwaan Saciid Maxamed Xarawo
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 3 жыл бұрын
M.janan from Copenhagen seedi hore u soco inshallaah👍
@sihamcabdi9044
@sihamcabdi9044 4 жыл бұрын
fanan aan jeclhy inbadan Axmed ali cigaal my lovely
@AnissaOmar-hh2si
@AnissaOmar-hh2si 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIVESXIS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIVES
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Liwes
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIVE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Lol
@ilyaasslb3065
@ilyaasslb3065 2 жыл бұрын
Aan Gam,ee i daayoo Garba duub ha ii Xidhin Legend Axmed Cali Cigaal 🔥🔥🔥
@xusengk1445
@xusengk1445 2 жыл бұрын
Wwwwwwww. M. A. Axmed. Cali cigal. Alhyaraxmuka. Alhyaraxmuka. Alhyaraxmuka. Yaarabi. Yaarabi yaarabi♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Inkastoo loo bahan arxaamada ALLAH laakin Axmed waa nool yahay, weegii hore baan ku arkay Aroos Michigan ah, waa labatan jir m.A.
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 жыл бұрын
Axmed waa shabeel naagood kkk
@abdulhirsi5586
@abdulhirsi5586 6 жыл бұрын
erayadii iyo laxankii saciid xarawo I abwaan saciid xarawo
@yasinmohamed3666
@yasinmohamed3666 3 жыл бұрын
Midaan Gqrshada ka sugayay baa laba Gana i Gaarsiiyay Dhibtaan Qabo Bar Gaarsii
@qaasinclrashiid8704
@qaasinclrashiid8704 3 жыл бұрын
Wy iso gaadhay
@abdulhirsi5586
@abdulhirsi5586 6 жыл бұрын
erayadii iyo laxankii abwaan saciid xarawo
@abdulhirsi5586
@abdulhirsi5586 6 жыл бұрын
erayadii iyo laxankii abwaan saciid xarawo
@ShortmanShortman-wo6jv
@ShortmanShortman-wo6jv 6 жыл бұрын
Axmed cali waligiis duqoobimaayo oo dhalin ma qabato csidii maskii ayuu xuub siibtaa maa sha alah
@mohakaraamovvvffddd2561
@mohakaraamovvvffddd2561 6 жыл бұрын
amaxmed cali cigal ladheere cumar maxamuda oo reer cigala allaha kudhoro
@mohakaraamovvvffddd2561
@mohakaraamovvvffddd2561 6 жыл бұрын
ma aha dadka cuqdad qaba waa ladhendhere banan dagey
@mohakaraamovvvffddd2561
@mohakaraamovvvffddd2561 6 жыл бұрын
libaax
@hadew1418
@hadew1418 5 жыл бұрын
Adeerkay laandheere ina cigaal cayme Ahmed saagil .
@mohakaraamovvvffddd2561
@mohakaraamovvvffddd2561 6 жыл бұрын
landhere labo ma ahan
@ahmedali-dq2ko
@ahmedali-dq2ko 5 жыл бұрын
Wadadee dii boow mariyay musiga axmadna kadaran
@asiisaabdirahman5245
@asiisaabdirahman5245 2 жыл бұрын
Aan gam ee idaayoo garba duub ha iixidhin iga siib gantaalaha. 27/10/2021🥺🤦‍♀️
@apdirisakaadam4496
@apdirisakaadam4496 2 жыл бұрын
After 7 days 5/11/2021 malin jimcaha 5:17 daqiiqo kusalamayaa bro
@mgurey10
@mgurey10 4 жыл бұрын
Codka iyo music gaba waa kiihore cigaal markuu dhalinyarada ahaa hada waxa live ka ah wa muuqaalka cigaal laakiin codka iyo jabaqda musiga waa kii sideetamaadkii
@Paradis_77
@Paradis_77 8 ай бұрын
Ahmed Ali igaal legend waaye,,,,,best waaye
@cabdifataahcasri12
@cabdifataahcasri12 6 жыл бұрын
Wwwwwww
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk 2 жыл бұрын
2001 gabar Istar la dhihi jiray ayaa jecleyd
@nuraxasssa3336
@nuraxasssa3336 6 жыл бұрын
Waaaaw
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 жыл бұрын
Kun ciil MA dhashay nalagu mur mayo 1 fes cigaal iyo kun ciil
@Maxamadjanan-ux2nl
@Maxamadjanan-ux2nl Жыл бұрын
CIGAAL SEEDIGA KUSOCO FOR EVER FOR YOU 👋🐎🦁
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf 7 ай бұрын
Axmed cali cigal awoowaha fanka
@samiiramuuse6076
@samiiramuuse6076 3 жыл бұрын
Maansha allaah very nice song
@anisasalax624
@anisasalax624 3 жыл бұрын
koobka shaaxaarinimada iyo waliba actorka somaalia halasiiyo lol
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Maxay tahay shaaxarinimada?
@jaafaralibilal6314
@jaafaralibilal6314 5 жыл бұрын
Xabadaan wariyaha Ah Heesta Ma Fahansana wey Iska Qosleysa ... Dhibka Aan Qabo Badh Gaarsi Ayuu Ku Haya Iyadana Wey Iska Qoslee Legend Ahmed Cali cigaal Fankii Hore Kula Fahmi Lahaa axyaa Hees
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
KKKK
@abdulhirsi5586
@abdulhirsi5586 6 жыл бұрын
erayadii iyo laxankii abwaan saciid xarawo
@abdulhirsi5586
@abdulhirsi5586 6 жыл бұрын
erayadii iyo laxankii abwaan saciid xarawo
@rahmaaxmed431
@rahmaaxmed431 Жыл бұрын
dhibkan qabo bala gaadhsii bast song
@mukhtarbashk9556
@mukhtarbashk9556 6 жыл бұрын
axmed cali cigaal waa fanaan qaran waa fanaan dhaqan leh
@MohaanLx-kb8zx
@MohaanLx-kb8zx Жыл бұрын
nacaybow gar qado😂❤
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 жыл бұрын
Duqa waa is jibijibina naag qurxon hadu arko very much cigaal
@cadnaanxusenabuukar371
@cadnaanxusenabuukar371 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@jijaluup7873
@jijaluup7873 2 жыл бұрын
waaaaaaw noolw amiiiiin💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯❣❣❣❣🥰🥰🥰🥰🥰😃😃👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@ahmedmfarah591
@ahmedmfarah591 6 жыл бұрын
I like it
@ibrahussein3901
@ibrahussein3901 4 жыл бұрын
Asxaabta bal suaal inta ila fahantey Maxaa ka aqrisan kartaa wajiga Ahmed Ali cigal ?
@faatiomar9951
@faatiomar9951 3 жыл бұрын
Qof jacayl ku gabobay o qalbi wngsan abtigay ilhow cimriga ubarake mucashaqinti hore bu kaharay
@abdirisaaqsanka3592
@abdirisaaqsanka3592 4 жыл бұрын
my favourite song
@ابوشير
@ابوشير 5 жыл бұрын
Rglanrry masd dhalan barrigaa iga fadhiiso anigaa dhab u qiiroonayee
@shibienyoung4756
@shibienyoung4756 3 жыл бұрын
Axmed cali cigaal 🔥Axmex jacayl ninkan jiilkisii isaga ugu fanny sanaa🙏
@abdulhirsi5586
@abdulhirsi5586 6 жыл бұрын
erayadii iyo laxankii abwaan saciid xarawe
@FarahBarud
@FarahBarud 4 жыл бұрын
Laxanku waa cigaal sxb sorry Allah ha kaa cafixo
@nuurhubane
@nuurhubane 8 ай бұрын
Maaha waa xawaro sxb ​@@FarahBarud
@nuureebo12
@nuureebo12 2 жыл бұрын
Hala
@LaaleLaale-et8fx
@LaaleLaale-et8fx 6 жыл бұрын
Axsan fanan nin culus axmed cali cigaal heestan qofan ogahay ayan ku xasustaa
@asmaqaynuun5548
@asmaqaynuun5548 6 жыл бұрын
Heestan wa jecelahy awowehay fananki fananata
Garab Ba Maalin  Dubato {DIGFEER}
6:36
Tixraac
Рет қаралды 3,1 МЛН
AXMED CALI CIGAAL HEESTA WADNAHAAD LA BAYDHAA
10:25
Maal TV
Рет қаралды 419 М.
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 55 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
Brawl Stars Edit😈📕
00:15
Kan Andrey
Рет қаралды 58 МЛН
Axmed Cali Cigaal | Saddex Heesood & Kaban Macaan
14:50
Madiix Official
Рет қаралды 104 М.
*Axmed Cali Cigaal | Sida Neefta Waylaha
5:02
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 180 М.
Ahmed Cali Cigaal HEESTII  SacDiyO
6:19
Walaalaha Kampala
Рет қаралды 297 М.
Axmed Cali Cigaal | Heestii Garqaado Jacaylyahow | Audio Only W/Lyrics
6:14
HEESAHA QARAMIGA AH EE LOGU JECELYAHAY AXMED CALI CIGAAL
6:42
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 559 М.
RTN TV: CIIDA IYO AXMED CALI CIGAAL
11:53
RTN Somali TV
Рет қаралды 34 М.
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 55 МЛН