Axmed Cali Cigaal iyo Aamina Cabdilaahi Xirsi - Ambabaxayee Socodkaa (Hees Kaban ah)

  Рет қаралды 79,589

Ik Hajji

Ik Hajji

3 жыл бұрын

Axmed Cali Cigaal iyo Aamina Cabdilaahi Xirsi - Ambabaxayee Socodkaa (Hees Kaban ah)
Ereyadii Abwaan Xasan Ganeey
Laxankii Axmed Nuur Jaangoow Iidoow
Riwaayadii Dab Jacaayl Kari Waa 6th April 1974

Пікірлер: 29
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 күн бұрын
Heestan "Ambabaxay Socodka" ayaa ahayd mid kamid ah heesihii ku jiray riwaayaddii (Dab Jacyl Kariwaa) oo ee uu alifay Abwaan Xassan Xaaji Cabdillaahi (Xassan Ganey) sidoo kale riwaayaddan ayaa ahayd tii ugu horeysay ee uu abwaanku curiyay kolkii uu saaxada fanka soo galay. Jilliinkeeda masrixiyadeed ee riwaayaddan waxaa la matelay 14, July, 1974-tii, dhanka kale laxanka heeskan waxaa sameeyay Aun, Axmed Nuur Iidow Abtiile (Jaangoow), halka si talantaali ah ugu wada luuqeynayaan fanaaniinta kala ah Axmed Cali Cigaal iyo Aamina Cabdillaahi Xirsi Allaha janeeyo Aamina. أمين يارب
@khalafyare1260
@khalafyare1260 3 жыл бұрын
Wow cigal kabanka waa ceejiya hees iyo badh
@user-ih9db1vp4u
@user-ih9db1vp4u 7 ай бұрын
Heestan yaa miraheeda lahaa
@diyaarsheofficial5654
@diyaarsheofficial5654 Ай бұрын
Xasan ganay wll laxankana waa ahmed nur jaango riwaayadii dab jacayl
@abdixasan6888
@abdixasan6888 4 ай бұрын
Axmrd cali cigaal👍
@djamaomar432
@djamaomar432 3 жыл бұрын
Aha belles souvenirs des années 70. Où plutôt en 1974. When we spent our holiday on Borama.
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
Allahu Akbar,, Tre bu souvenir Wallaahi! Mn frer, Nimo Djama Miguil es-il à Djiboutie? ... Va télchargr ses chansonz Qaaci.
@macalinkaxisaabta3868
@macalinkaxisaabta3868 3 жыл бұрын
Ik hajji heestii daalo aragtideeda original keedii soo gali
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 2 жыл бұрын
Heestan kama dalo 2022 ban dhagayssta
@user-ri5oc6de2g
@user-ri5oc6de2g 4 ай бұрын
@xaaji lkn yaa tumaya ma laxankii saalax qasimbaa yasaaam🎸🎤
@user-ri5oc6de2g
@user-ri5oc6de2g 4 ай бұрын
allayaa cisak Allah ha naxaristo aamin cabdilaahi 🤲
@macalinkaxisaabta3868
@macalinkaxisaabta3868 Жыл бұрын
Hala yaaa hala 07/10/2022 2:24 pm at hargaisa specially siraaj hotel ayaan ku faakihaysanayaaa
@macalinkaxisaabta3868
@macalinkaxisaabta3868 3 жыл бұрын
Ik hajji aad bad u mahadsantahay wll aad ban u raadinayay heestan original keeda
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
Ada mudan, Dageysi Wanagsan, walalo.
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 Жыл бұрын
Adeer Dadka ha qaldin Ahmed Ali Egal ayaa heestaan Laxankeeda iska leh. Ahmed Nuur Jaangoow waxa uu Laxankeeda leeyahay heesta kale oo ay labadaan fanaan isla qaadaan ee la dhaho”Qalanjo” Abwaan Kaneecana uu miraheeda lahaa! Halkaas iska sax.
@adamabdi743
@adamabdi743 10 ай бұрын
War waa sax oo Jaangow ayaa lahaa laxanka Cigaal riwaayadan wuxuu ku lahaa heesta Shilba wuxuu ka dhacayaa. Heestan iyo tankale ee wajigaagu inanti ee Cigaal iyo Aamina AUN ay wada qaadaan Jaangow ayaa laxameeyay
@adamabdi743
@adamabdi743 10 ай бұрын
Waad saxday Qalanjo Waa Jaangow iyadana
@mawildccabdi8516
@mawildccabdi8516 2 жыл бұрын
Mawild
@HassanHassan-rh2eg
@HassanHassan-rh2eg 9 ай бұрын
Funny
Amina Cabdilaahi & Axmed Cali Cigaal | Ambabaxay
11:07
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 97 М.
🌊Насколько Глубокий Океан ? #shorts
00:42
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 20 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 11 МЛН
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 7 МЛН
Xasan Adan iyo Aamina Cabdilaahi HEESTA_DAAN_BARI
15:15
bahdon action
Рет қаралды 156 М.
Cismaan Gacanlow Iyo Amina Cabdilaahi 🔥 Iyo Heesta " BASHAAL WANAAGEY"
9:13
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 88 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,2 МЛН
Xog ku saabsan shirarkii wafdiga SSCKH ay pa galeen IGAD iyo Geele
13:44
😁💸 @karina-kola
0:16
Andrey Grechka
Рет қаралды 3,1 МЛН
ЕНЕШКА 2 СЕЗОН | 2-бөлім | ТОКАЛ АЛЫП БЕРЕМІН
23:12
Did you believe it was real? #tiktok
0:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 49 МЛН
路飞这是生了个啥? #海贼王 #路飞 #funny
0:47
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 10 МЛН