No video

Axmed Cali Haaruun (Dararamle)| Subcis, Qaraami| Balwo Lyrics

  Рет қаралды 245,681

Balwo Lyrics

Balwo Lyrics

Күн бұрын

Balwo Lyrics waa channel u xilsaaran in uu idin soo gaadhsiiyo heeso xul ah iyo xog sugan.
Si aad mar walba ula socoto heesaha qoraalaysan ee aannu soo gelinno janalka, fadlan subscribe saar oo jaraska/gambaleelka taabo.
@BalwoLyrics

Пікірлер: 203
@burhaan-ducoqabem.3863
@burhaan-ducoqabem.3863 4 жыл бұрын
1999-kii aniga oo jooga beertayada Galoolay ee duleedka Gabiley, ayaan habeen dhan ku soo jeeday middan iyo heesta ay AHUN Axmed Cali H. (Dararamle) iyo Sahra Siyaad wada qaadan ee 'Shacni' la yidhaah. Reer Balwo aad baad u mahadsantihiin.🙏
@soulehassan
@soulehassan 4 жыл бұрын
Salaam, Galooley waan Arkey ,maxaa ka baxa hada wax ma iiga taataaban kartaa guud ahaan,mahadsanid.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Xusuus. Sanadkii anoo London booqanaya baan marxuumka kula kulmay Holborn, London.
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 жыл бұрын
Alla xasuus baan galay nin baa igu dacaayadayn jiray galoolay baan aqal kaaga dhisayaa. Prof yusuf cabdilaahi kariye inuu noolyahay ma ogi
@AdanMakina
@AdanMakina 3 жыл бұрын
Caawa waa habeenkii iigu horreysay ee aan wax ka qoro KZbin heesooyiinka af Soomaaliga lagu luuqeeyo, hase yeeshee, gorfeyn hore waan ka qoray anoo adeegsanayo degellada iyo baraha bulshada kale.
@barisamaadtv5176
@barisamaadtv5176 4 жыл бұрын
Alax waah waah. Waa Axmed Cali Haruun Dararamle Iyo Liilalaw Garana ayuun baa garanaya
@sahrobilan6025
@sahrobilan6025 4 жыл бұрын
Saacadu waa 1iyo 40 oo habeenimo hurdadii ayaa gas ii siisay😂 jawigu waa qaboow oo roob weyn ayaa da,aya waxaan dhagesanaya laxankii subcis iyo codkii macana ee axmed cali haaruun dararamle allaw kuu naxariiso😥
@shaaficecishqi8739
@shaaficecishqi8739 4 жыл бұрын
Sahra caawana anaa halkii joogee adigu hurdadii ma heshay????
@saedfaisjama282
@saedfaisjama282 4 жыл бұрын
Sahro cawa anna kula mid ahee nolosha maysku lifaqna
@sahrobilan6025
@sahrobilan6025 4 жыл бұрын
Haaheey abwe@@shaaficecishqi8739 🌺❤
@sahrobilan6025
@sahrobilan6025 4 жыл бұрын
@@saedfaisjama282 😂😂
@saedfaisjama282
@saedfaisjama282 4 жыл бұрын
@@sahrobilan6025bal WhatsApp iga so qabo waynu iswaraysaneh 0634091678😂😂
@najaadmohammed4299
@najaadmohammed4299 3 жыл бұрын
Waxn geeysanayaa anigojo ga masalaa hargaysa geed cidla halka waxa iga muqda adhi iyo geel masha alaa sacaduna wa labiyo tobankii malinnimo ale haynaxariisto dararamle ninqaliyuu ahaye
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re 4 жыл бұрын
Illaahay ha u naxariisto Axmed Cali Haaruun. Waa heesaha dhagaha lagu safeeyo haddii ay dhegaha ay soo gaadhaan cida kuwan dambe ee la moodo in la isugu-tegay ee hadda fanaaniinta lagu sheegaa.
@ahmedhassanbullale8160
@ahmedhassanbullale8160 3 жыл бұрын
Duhur 2:30 8/04/2021 heesaha aan weligood gaboobayn bay ku jirtaa Subcis❤Mid kamida laxamada ugu cajiibsan ee qaraamiga uuna allifay hoobalkii Macallinkii fanaankii mar la araga ahaa feysal Cumar Mushteeg Ereyada cabqarigii jaceylku feentay Abwaan Sulub Woof calleyk Dararamle naxariista Rabbi korkaaga ha ahaato❤😥
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Waxaan xasuustaa aniga oo yar oo fasalka 1aad ama 2aad ah ee Dugsiga Hoose ayaa aroornimo waxaa nalooga yeedhay in aan isugu nimaadno iskuulka halka ardaydu isugu timaado, dabadeed waxaa naloo sheegay in Ahmed Ali Haaruun (Dararumle) uu heeso noo qaadi doono, waa 50+ sano horteed, waxaan qaaday heestan " Liilalow" isaga oo yar, wuxuu sitay shaadh barbaro leh oo cad, kabankiisuna wuxuu lahaa zaag oo kale qurux badan, kursi baa loo keenay oo lugta uu saaray wuuna taagnaa, nin qurux badan buu ahaa oo maailntaa cadceed ayaa jirtay, IIlaahay how naxariisto, waxaa iigu xigtay aragiisa London 1998kii, Illaahow how naxariisto, wuxuu hoos iigu sheegay maalin waligay illaabi maayo, shir looma wada uunsiyo,
@Ahmeto536
@Ahmeto536 4 жыл бұрын
Wax qor wixii la qoraa quruumo hadhee xitaa xusuusahaaga
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
Oo ninyahaw Dararamlayaasha ayaan maqli jiree Maxamed Cali Haaruun mooye sida ilma Mooge ka kale waakee ee la dhashay hadduu jiro.
@mustafeabdi8483
@mustafeabdi8483 4 жыл бұрын
Sxb Xusuustaaadaba cajiiba Masha Allah, rabbi cimriga haku siyaadsho, waxaad ka waramaysaa Bus Qarni. Sifada cajiibka aad ka bixisay baan uga ashqaraaray. Qoraal ka samee aad af ahaan u anfaci lahaa Jiilka danbe Aqrisan
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
@@abdihakimmohamud9373 waa kan qudha . Hal Dararamle baa jira
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
@@mustafeabdi8483 Mahadsanid, 1973/74 bay ahayd fasalka 3aad baan ahaa inan yar oo fresh ah baan ahaa, oo hooyo kool kooliso, wixii isoo maraba was ku dhegi jirey, beri baan Ruwaayad galey waam soo xafidey Mahadsanid Adder
@hamzeahmed9525
@hamzeahmed9525 9 ай бұрын
Sulub cumar ragii jacaylku makalay Codkii axmed cali haruun dararamle Alle sw 2daba haw naxariisto
@xamseaadan4672
@xamseaadan4672 4 жыл бұрын
Axmed Cali haaruun(dararamle) Allaw naxariistii janno kaa waraabi
@mohamedhassanadan7150
@mohamedhassanadan7150 4 жыл бұрын
Wooow Codka ❤❤ Kabanka ❤❤ Jawi degan❤❤
@awbustaale5719
@awbustaale5719 4 жыл бұрын
Balwo Lyrics Shaqo wacan ayaad umadda u haysaan. Hore u socda saaxibbayaal👏
@MMohamedMHassanindhageelle
@MMohamedMHassanindhageelle 4 жыл бұрын
Luuqdan Subcis waxaa lahaa ALLAH ha u naxariistee Faysal Cumar. Fannaaniin badan oo hablo iyo wiilal leh baa qaaday waxaan se anigu qof ahaan ugu xiisayn oga ahay marka uu qaadayo ALLAH ha janneeyo e Axmed Cali Haaruun 'Dararamle' weliba duubistan oo iyadoo dhammaystiran aan muddo raadinayay. Aad ayaad u mahadsan tihiin, BALWO Lyrics
@hargeisahadhwanaag3266
@hargeisahadhwanaag3266 4 жыл бұрын
Luuqdan subciska waxa Leh wll Alle naxariiste Jano hagu deeqe Aabihii Fanka somaliyeed Abdilahi Qarshe Faysal cumar mushteek wuxu Ka Mid ahaa dadka ku leqeeya Alle dhamantot ha unaxariisto
@MMohamedMHassanindhageelle
@MMohamedMHassanindhageelle 4 жыл бұрын
@@hargeisahadhwanaag3266 Luuqda Subcis in uu Faysal leeyahay doodi kama taagna.
@hargeisahadhwanaag3266
@hargeisahadhwanaag3266 4 жыл бұрын
@@MMohamedMHassanindhageelle sxb Ku noqo incha Allah jwb saxda ayd helin
@ahlaamonline9377
@ahlaamonline9377 4 жыл бұрын
Subcis fannaaniin badan ayaa qaaday. Laakiin Faysal Cumar Mushteeg la gaadhi maayo. Maxamed Mooge iyo Sahra Axmed ayaa ku xiga.
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 dhanka gabdhaha magool ugu cod macaan heestan
@mukhtardayib5430
@mukhtardayib5430 4 жыл бұрын
Waa 3 dii habeenimo jawi dagan oo uu summer soo galayo barandaha gurigan earphone ku dhagaysanayaa germany 😍 wan idin salaamay❤
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 4 жыл бұрын
Qofku inuu goor hore seexdo ayuu caafimaadkiisu kujiraa unless aanu cibaadada Macbuudkiisa kusoo jeedayn, alle ha unaxariisto ninka heestan qaadayaa wuu inaga tegay innaguna waynu kadaba tegaynaa, how much aad hees aynu dhegaysanay will not help, qo walbana wuxuu shaqausto ayuu leeyahay. Ilaahay ha inaga dhigo kuwii hadalka ku fiican raaca.......!!!!.
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 2 жыл бұрын
Ereyada: Abwaan Sulub Cumar Laxanka: Feysal Cumar Mushteeg Luuqda: Axmed Cali Haaruun Dararamle.
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 2 жыл бұрын
Ma jiro qaraamka subcis cid kaga horraysay maxamed cumar xirsi oo soomaalidu u taqaan faysal cumar mushteeg. Subcis waa faysal iyo baabah ma arag halka uu dhigay cid dhigtay horayso iyo dambaysaba. Alle haw raxmada fannaanka. Alle haw na ariisto Axmed cali haaruun dararamle waa fannaanka labaad ee si ba'an ugu luuqeeya mushteeg kaddib.
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
Ixtiraam bay innaga mudan yihiin dhammaan fannaaniintii nafta iyo maalka usoo huray fanka Somalida weliba intii aabayaasha ee xijaabtay Allah how wada naxariisto, sida ugu kala horreeyaan waa qof walba iyo dookhii
@Armani_yossef
@Armani_yossef 4 ай бұрын
Sow isagu ma lahayn? Waxaad leedahay ayaa kaaga dheeraynaya? Waa cidna.
@abdiwahidbotankl4652
@abdiwahidbotankl4652 3 жыл бұрын
Ereyadii abwaan sulub
@m.sow5511
@m.sow5511 3 жыл бұрын
Labadaa fanaan ee waaweyn alle ayaa wayne .cali haaruun dararamle iyo faysal cumar mushteeg habra wadaagna way ahaayeen codkoodana lama kala yaqaan oo aad buu isugu eegyay alle ha u naxariisto dhamaan tood
@buuxciise2167
@buuxciise2167 2 жыл бұрын
ereyada waxa leh sulub cumar axmed sidan jeclahay sax mise qalad
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Erayadii sulub cumar
@jacaylmohamed25
@jacaylmohamed25 6 ай бұрын
Waaad ku saxan tahay walal fanku ka weyn wax la boolyado
@qaasimi21
@qaasimi21 3 жыл бұрын
Yaa salaam laxanka heestani wuxuu kamid yahay 7-da laxan aany cid walba ku luuqeyn karin, AUN Axmed cali Harrun Dararamle.
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 3 жыл бұрын
Fadlan maad dadka u sheegtid 7 laxan we jira?
@latestevents6593
@latestevents6593 4 жыл бұрын
Alah yarxama dararamle wuxuu ahaa ustaadka liilalow da iyo raaxeeye burcaawi ga
@suhaybshow3885
@suhaybshow3885 2 жыл бұрын
Ale haw naxaristo abtigay sulub cumar axamed ereyada waa kuwisi
@abdulwaliwalleewaagabadhjo5240
@abdulwaliwalleewaagabadhjo5240 3 ай бұрын
Ereyada heesta oo ka mid ah heesihii hore ee aad u macaanaa (classical somali music) waxaa allifay Ahn marxuum Sulub Cumar Axmed oo ahaa nin garxajisa gaar ahaan beesha Gumbuur
@mhassan0163
@mhassan0163 2 ай бұрын
qabiilkiisa ma rabno, wax macne leh samayn maayo, badow nimadii baa kugu soo baxday, reer hawd iyo indho adayg
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
Nimanyahaw dhagaxaa awrka sudhan waxaa la odhanjiray Midxin iyo Caalin wuxuuna ahaa macdan Uranium ah.Iminka meelna ka helimaysid.
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Waa LA helaa
@mohamedtracking2136
@mohamedtracking2136 3 жыл бұрын
Anagu waxaan dhahnaa shiiide
@abdrskjustjust9456
@abdrskjustjust9456 3 ай бұрын
2024.May 5 Casar .. . Hargeisa oo roobku ku fadhiistay onkodkuna yahay waxa kaliya ee laga dhex maqli karo guuxa roobka Erayadan beer taabadka ah abwaan kii jacaylku hilbaystay ee sulub cumar axmed Codka cajiibka axmed cali haaruun dararamle Laxanka laabaha mudaya ee subcis waa Faysal cumar mushteeg Waxan u mahadnayaqayaa Balwao Lyrics.
@asanms2352
@asanms2352 Ай бұрын
Gold time and midhihii abwaan sulub
@abdimohamedabdi6286
@abdimohamedabdi6286 2 жыл бұрын
Ereyada waxaa iska leh aun sulub cumar oo ahaa boqorkii jecel dartiisa ugo,ay fir io farac toona ka hadhin waligiisana maguursan wuxuu kamid ahaa wllaha hargeysa kadibna hobaladii wabari ilaa 70kii heesti ugu danbeysy waaye
@ahmednageeye2209
@ahmednageeye2209 6 ай бұрын
Saacadu waa 9:03 habeenimo 29/02/2024 jawigu waa qabow waxaan ku suganahay cariga maraykanka gaar ahaan gobalka Minnesota magaalada Minneapolis, waxaan si heersare ah ugu raaxaysanayaa heestan uu cajiibka ah ee uu ku luuqaynayo cali haarun(darandamle) iyo laxankii cajiibka ahaa ee Maclin faysal cumar mushteeg AHUN isaga abwaan sulub fanaanka iyo dhamaantoodba.
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 3 жыл бұрын
Ereyadii abwaan sulub cumar Musicgii xudaydi Laxankii xabeeb Codkii axmed ismaaciil haaruun
@khaledjeesto6689
@khaledjeesto6689 3 жыл бұрын
Kkkkkk iska hubi laxanka iyo midhaha subcis waxaa leh faysal Cumar musteeg
@suadismailadem2982
@suadismailadem2982 3 жыл бұрын
@@khaledjeesto6689 haa cumar baa leh dhamaantod alle hu naxriisto
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 3 жыл бұрын
@@khaledjeesto6689 Adiga ayaa u baahan inaad hubiso
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 3 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935xabeeb rabbaaniyuu lahaa isuguu u jeedaa
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 3 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 haa walaalo faysal cumar mushteeg xabeeb ayaa lagu garan ogyahay
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
Midxinkii ayaa awrka raran iiga muuqda.Waxaan maqlaa waa macdan dhagaxaasi oo iminka dhulkeena waa laga dabarjaray oo dadku ma hayaan dhagaxaas.Uranium.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
ALLAYA RARAMO RAAXIMIIN SAA WANAAGA U TIMAANTIY ALLA KU NAXARIITO ALLAYAARAMO
@khaalidgeeddi4284
@khaalidgeeddi4284 4 жыл бұрын
Waxa cajiiba qaabka aad usoo gudbisaan warbixinta😍🤗
@cabdicasiisolol7827
@cabdicasiisolol7827 2 жыл бұрын
P
@abdinasirjirde8716
@abdinasirjirde8716 2 жыл бұрын
Hargeisa dhulki fanka iyo suugaanta ❤👏
@u.j7332
@u.j7332 3 жыл бұрын
Woooow Waa qaraami cajiiba Allah ha u naxariisto dararamle
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Qaraam : Subcis Laxanka : Mushteeg Aun Erayada : Sulub Cumar Aun Luuqda : Dararamle Aun Kabanka : Xudeydi Aun ................................................................... Mulkiilaha Laxankan Subcis oo qaadayana Halkaan ka dhagayso kzbin.info/www/bejne/aaGkf3Z7mJaZf9k
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 Жыл бұрын
Hala hala subciska faysal cumar mushteeg aun Isaga ito dararmleba❤
@mahdimmed7272
@mahdimmed7272 3 жыл бұрын
Subcis number 1 Axmed Cali Haaruun Dararamle❤💯🏋️‍♀️
@bareCidole
@bareCidole 2 ай бұрын
WE ARE LISTENING FROM CALIFORNIA
@mustafexirsi
@mustafexirsi 4 ай бұрын
Yaa salaam!
@alihanash9986
@alihanash9986 4 жыл бұрын
Heesaha Noonan ah waxaa layidhaahdaa SUBCIS. Aabuhu waa Faysal Mushteeg. Haaruun dararamle iyo Mohamed mooge Qaraami hal hees kaliya Ana layidhaahdaa oo isamacil cagaf3 Ana leh... Qaraami inay ku qiirooto aan qaado qasiidadeedii...baydkan
@alihanash9986
@alihanash9986 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan sulub cumar
@latestevents6593
@latestevents6593 4 жыл бұрын
Liilalow cid dararamle kaga xariifsan ma jirto wallee
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 3 жыл бұрын
Alah ya raxma dararamle ma jiro liilalow cid kaga fiican
@warisabdimohamed5541
@warisabdimohamed5541 2 жыл бұрын
Allahu ha u naxariisto Dararmle
@boqoracademy2485
@boqoracademy2485 Жыл бұрын
Subcis waan maqli jiray uune sow waa sidan. Cajiiiiib
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 2 жыл бұрын
Laxankan subciska ee qaaraamka ah Qofka ugu keenida og ama aadan kaga caajiseyn waa Axmad cali Dararamle. Maxamad mooge baa soo raaca.
@mustafabarkhad2482
@mustafabarkhad2482 Жыл бұрын
Heestan waxaa qaaadi jirtay magool waaaw
@abdiwasacfarah890
@abdiwasacfarah890 3 жыл бұрын
11ki maalinimo Ayan dhegaysanaya Waxanku suganahy Borama Jawi kale 20/6/2021
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii ismaacil cagaf laxankii f.c.mushteeg codka dararamle
@serahmed5346
@serahmed5346 4 жыл бұрын
Heeskan subcis Dararamle ayaa u gu cod wanaagsan.
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur Жыл бұрын
Anigu wiil yar joogo GARISSA 1986 HEESTAN DHAGEYSANAYE
@barecismaan1301
@barecismaan1301 Жыл бұрын
Heesaha subciskaa waa heesaha lagu qiiroodo waa heesaha waqtiyo gaara ladhagaysto axyaa subcis faysal cumer mushteeg and daramle
@faaraxwarfa5055
@faaraxwarfa5055 4 жыл бұрын
Liii la law law law iiii law saaacadu 01:33 am taarikhduna waa 20/03/2020
@Ahmeto536
@Ahmeto536 4 жыл бұрын
heesaha Subciskaa xaliimo khaliif iyo dararamle udaayay iyo adeeerkood cismaan gacanlow
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Feysal Cumar Mushteeg ku dar , ahmed abdi kahin,
@Ahmeto536
@Ahmeto536 4 жыл бұрын
@@mhassan0163 Yaa salaam waan ilowsanaa
@muxtarim4011
@muxtarim4011 2 жыл бұрын
Mulkiilihii subcis faysal mushteeg baa iloowday
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Axyaaa dirim .
@jamaxayir9820
@jamaxayir9820 3 жыл бұрын
Waa he's qaaliya waqtigeed subway qabsatay
@sakarienoor472
@sakarienoor472 4 жыл бұрын
Habeen ay hurdo ii iman wayday 2:00am inta aan kaabadda guriga iska soo fadhiistay ayaan qaraamkan ku cibaadaysanayay. Waa xilli ay jabaqdu go'day, marka laga reebo dhawaaqa macaan ee ay samaynayaan xadhkaha kamanku. Caawana halkii ma fadhiistaa tolow hhhhh
@bushaarmaxamuud5772
@bushaarmaxamuud5772 4 жыл бұрын
Qolkaygii oo bilaa buuq ah ayaan anna ku dhagaysanayaa walaal.
@sakarienoor472
@sakarienoor472 4 жыл бұрын
Qolkaaga adaa buuq ugu filan walaal hahahaha
@mohamoudsalah8171
@mohamoudsalah8171 4 жыл бұрын
Aniguna iminka oo ii ah 4:00 AM ayaan dhegaysanayaa jabaq la'aan waa axyaa qaraam lagu ladhay cod luxdan.
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 4 жыл бұрын
Cibaado waa ficilka ay sameeyaan marka adoomaha Alle ay rabigooda ugu dhawaanayaan wixi uu farey sida adkaarta, quraanka, salaadaha iyo ducooyinka marka ereyga cibaadeeysi ka daabaanu kuniri😎
@caliculinhochanel5445
@caliculinhochanel5445 4 жыл бұрын
Ilahay utobad keen
@abdixayi8453
@abdixayi8453 Жыл бұрын
AUN dararamle iyo faysal iyo xudaydi waxay ahaayeen saaxiibo aan kala hadhin
@mohamedcumar542
@mohamedcumar542 3 жыл бұрын
Aniyo hilbahaygi kala hoyannaye Haaduna subaxdii Hortay ma kacdee. Erayo Dareen culus Xanbaarsan Iyo Kaban Qalbiga Xanxantayna Waxaa Xusid Mudan Jawiga Oo Ah Mid Aad U Daggan Waa 3:31 Am Xili Roobaad Saxansaxo Udgoon ayaa Dhulka Kasoo Carfaysa Cirka Waxaa Iiga Muuqda guulaamo Daruuro Ah Waa Xilli Jabaqtu Yartahay Xasuustayda Waxaa Ku Danbeeya jacayl Igu Lixaadsaday, Allow umuuraha Sahal
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
Aun dararamle boqorka subciska/lii la law heestaan boqol heesood waa u dhigantaa
@muxtarim4011
@muxtarim4011 2 жыл бұрын
Heelada subcis waa macaankeeda muudsaday ninkii isku dhagaysaty Dararamle iyo mushteeg Jawigu waa wado qiiro
@JamacSahardid-nz6ct
@JamacSahardid-nz6ct Жыл бұрын
17/3/2023 Paris Ayaan joogaa caawa oo aan dhegeysanaayo waan gami waayey
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 2 жыл бұрын
I love this song from hargeysa
@baajiyougaas5873
@baajiyougaas5873 4 жыл бұрын
Masha allah hees iyo badh
@abdirahmanjoordan558
@abdirahmanjoordan558 Жыл бұрын
Eeshcala qaraami ❤❤❤❤ 🖤🖤🖤🖤
@khadarbulshaawi4030
@khadarbulshaawi4030 2 жыл бұрын
Heesta mar haday subcis thy Laxanka Cid kale maleh Cumar mushteeg
@abdiali5291
@abdiali5291 5 ай бұрын
Ninkani waa xarago
@mustafabarkhad2482
@mustafabarkhad2482 Жыл бұрын
Manta oodhan baan heestan ku celcinaya Waaaaw 10/7/2023 iyo swizarland
@latestevents6593
@latestevents6593 4 жыл бұрын
Liilalow ma jiro cid dararamle kaga xariifsan
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Allah marxuumku ku cod macaanaa, faseexsanaa, cajjiib, ILlaahow how naxariisto, macallimiinta fanka iyo xaragada iyo ilbaxnimada, reer magaalnimada ayuu ka mid ahaa,
@omarabdi3332
@omarabdi3332 Жыл бұрын
The Original Subcis Mr Dararamle
@sooyaalchannel1054
@sooyaalchannel1054 3 жыл бұрын
Subcis waa laxanka laxamada Soomaalida ugu macaan.. sidii loo sameeyaa cajiiba? Hobolkii sameeyey i xasuusiya.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Waxaa sameeyay Ustaad Mushteeg waxa qaaday oo dhana waxaa ugu cod macaan isaga & Dararamle Aun labadaba
@abdisalaanfiridho2915
@abdisalaanfiridho2915 4 жыл бұрын
waayo waayo saacadu waa 7:59 habeenimo waxaan joogaa dhuusamareen beerta midmimo kaligey ahay aad u macaaan sanayaaa. hadaa jeceshahay subcis like saar
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
Dhuusa mareeb Rageedi aatahay mudane Dalka sudaan ayaa jooga Lkn dhulkeygi waaye meeshu
@mowlaaden9712
@mowlaaden9712 4 жыл бұрын
Haa m,a dhusmreb dhulkaygii ustaad firidho. Cawa oo sacadu tahay 3 iyo badh baan mogdisho ku dhegaysanayaa gar ahaan deg wabari .
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
Axmed Cali Haaruun Dararamle 🥺
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIVES
@abdiqaniaadan8455
@abdiqaniaadan8455 4 жыл бұрын
Eesh calaa qaraami
@mohamoudaden7882
@mohamoudaden7882 4 жыл бұрын
Heer caalami
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 жыл бұрын
Dalka waan sogalay waanba kabaxay waxan kuxasuustay 1994👐😂🤣😂🤣🤣
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
SAYIDA(QARANIMO)WAA LEY SAWIRAYAA !! EE YAAN WANAAG LA GEES MARIN!!!😇😇
@cabdisalaancalishabeel5253
@cabdisalaancalishabeel5253 2 жыл бұрын
Maashaa Allah
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 Жыл бұрын
Rag waa ragii hore, hadala waa intuu yidhi
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Shared
@AdanMakina
@AdanMakina 3 жыл бұрын
Shaqo wanaagsan ayaad qabatay. Sadarrada fannaanka ku celceliyo waa la labo, saddex, afar jibbaaraa. X2 ama X3...taas waxay kuu fududeyneysaa qoraalka celceliska ah. Mahadsanid walaal.
@ibrahimkayse6317
@ibrahimkayse6317 2 жыл бұрын
000
@mustafabarkhad2482
@mustafabarkhad2482 Жыл бұрын
Waxan dhagaysanaya maalin dhan iyo habeen dhan oon tuulo aan Kaliday daganahay buura swizarland waaw xasuus
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKES
@aarbarigobolkaraga5356
@aarbarigobolkaraga5356 4 жыл бұрын
Heesahan waxaa layidhaahda raaxeeye haruun dararamle ayaa iska lahaa
@m.sow5511
@m.sow5511 3 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 abwaan sulub iyo cali sugule duncarbeed baa iska lahaa heestan iyo laxankan
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 жыл бұрын
Heesaha kala barta noocyadooda tan waxa la yidhaahdaa liilalow ama raaxeeye burcaawi
@MMohamedMHassanindhageelle
@MMohamedMHassanindhageelle 4 жыл бұрын
Magaca Luuqdani waa #SUBCIS
@xigmadnagadhaxal4134
@xigmadnagadhaxal4134 4 жыл бұрын
Subcis waaye burcaawi waxa caan ku ah maandeeq
@caliculinhochanel5445
@caliculinhochanel5445 4 жыл бұрын
Allah yaraxma awoow
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 жыл бұрын
Erayadii. AuN ismaaciil cagaf. dararamle aabaha liilalowda AuN
@alibinali2141
@alibinali2141 4 жыл бұрын
*Thanka buddy*
@aadanxaajiaadanxaaji6193
@aadanxaajiaadanxaaji6193 4 жыл бұрын
Yasalaam
@muqtarjamaegal6071
@muqtarjamaegal6071 4 жыл бұрын
Faysal cumar mushteeg ba ugu cod macaan ala ya raxma
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Muqtar, walaal fanku waa ixtiraam, haddii adiga uu Faysal kula cod macaan yahay, adiga hakugu koobnaato adiga oo aan wa u dhimin fannaanka kale mar walba, meeshu tartan maaha, waa odoyaal wada geeriyooday oo ixtiraam innaga mudan, iska dhegayso, cidna haku xaqirin, fanka ma taqaanid, waa ixtiraam iyo ammaan geibgiisu, qof walba qof gaara baa la cod macaan oo uu ka helaa, kuwo kalena wax uma dhimo, fanka ayaad ku cusub tahay, ama teernimo iyo wax kale ayaa kugu jira, please how noqon mar dambe, fannaan dambena ha xaqirin oo aanad fartiisa gaadhi karin, shame on you
@caliculinhochanel5445
@caliculinhochanel5445 4 жыл бұрын
Faysal heesaha dararmlu kadaba qaadi jiray adeero
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 3 жыл бұрын
@@mhassan0163 hanjabaad iyo waxbaa isku dardaraysaaa lipaax 🤣
@abdirahimmokhtar2701
@abdirahimmokhtar2701 4 жыл бұрын
@Balwo Lyrics heesta qalbigaagu yuu jabin ee uu ku luuqeeyo allaa yarxam (Hanuuniye) maad nala wadaagtaan.
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
Hanuuuniye Wlh libaax baa ciyay dooqaadu wanaagsanaaa sxb gobbaa tahay
@MMohamedMHassanindhageelle
@MMohamedMHassanindhageelle 4 жыл бұрын
Hanuuniye weli wuu nool yahay.
@MMohamedMHassanindhageelle
@MMohamedMHassanindhageelle 4 жыл бұрын
@@cosoblecade7668 Aad iyo aad Hanuuniye waa fannaan aad u cod macaan weliba heestaasi Qalbigaagu Yuu Jabin waa xul.
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
@@MMohamedMHassanindhageelle waa fanaanka kaliya ee aan lakulmay hanuu niye inkabadan 5mar anagoo saliyar kuwada fadhino ayow tumi jiray allaha caafiyo adeer cabdalle yuusuf warsame(hanuuniye)
@Garyaqaan78686
@Garyaqaan78686 2 жыл бұрын
Waaaw.
@dugsiiyeabdi64
@dugsiiyeabdi64 4 жыл бұрын
Gedda Tubeec ama Magool ayaan jeclahay.
@Yuusuf1
@Yuusuf1 4 жыл бұрын
Ma qiyaasi karo qaabka aan ugu istareexayo dhagaysiga qaraamkan macaanka badan. Mahad ballaadhin baan idiin hayaa balwo lyrics. Hal ceeb ayaad leedihiin; qaabka lyrics-ka in heesaha la jecelyahay loo soo qoro waxaad uga dayateen mudugboy, taasi ceeb maaha waxaa se ceeb ah isqarinta na inaad kaga dayataan. War bal maxaa baddaa i geliyey war wixiinna wata akhwaanii.🛌🤳
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 жыл бұрын
Hadaan is qarin adiga lagu qarin waxa layidhi falaadhi cirka lotuuro cidkastaay iska fulo🤝💪👐👏👌🤣
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
Coronovirus iyo waxbay nagu wareeriyeene qawlku hays-waso.
@SalahAliAbdi
@SalahAliAbdi 4 жыл бұрын
Kal iyo laab
@hodanabdirahman8080
@hodanabdirahman8080 2 жыл бұрын
Waan dareme yaa ila mida
@ASADHAGIO_027
@ASADHAGIO_027 2 жыл бұрын
1:03 am
@boqoracademy2485
@boqoracademy2485 Жыл бұрын
Legends
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 3 жыл бұрын
Munaaay
Salaad darbi - Ceelbuur - Qaraami - lyrics
10:41
AFYAL STUDIO
Рет қаралды 13 М.
Hees: Qaraam, Beerdillaacshe || Maxamed S. Tubeec || Balwo Lyrics
7:42
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 168 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 8 МЛН
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 6 МЛН
а ты любишь париться?
00:41
KATYA KLON LIFE
Рет қаралды 3,6 МЛН
Qaraam: Subcis   Al-Ustaad   Faysal  Cumar  (Mushteeg)  AHUN
13:12
Goray Haldhaa
Рет қаралды 973 М.
Axmed Cali Haaruun Dararamle Heestii Liilalow | Subcis | Qaraami 🔥
7:45
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 25 М.
AXMAD CALI DARARAMLE WALI WAA CARUUROO WITH LYRICS KABANKII XUDEYDI
11:14
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 96 М.
Heestii Cashar Lyrics Axmed Ali Cigal Iyo Khadra Daahir
8:48
laylis channel
Рет қаралды 1,6 МЛН
A C haaruun dararamle heestii( wali waa caruur)
10:58
Qarami Media Pro
Рет қаралды 158 М.
yt1s com   QaraamHeellada Subcis Cumar Dhuulle Cali Lyrics 480p
6:21
Dr Legend paddington
Рет қаралды 3,8 М.
gaywarow ||heestii yaanan jabin daraadaa
9:08
Ilyaas Abdirahman📸
Рет қаралды 1,7 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 168 МЛН