Sayid Khaliifa| Muliya| Balwo Lyrics
5:51
Hees: Hooto|| Digfeer|| Balwo Lyrics
6:13
Пікірлер
@jimcalehtimoh2859
@jimcalehtimoh2859 Күн бұрын
Marna kama daalo dhagaysiga heesaha rasuulkii fanka shekhii sayid maxamed mooge liibaan. Haku caayin fadha madhan Ileen farajka eebaa markuu dona furayee.
@engrashkaboy5772
@engrashkaboy5772 3 күн бұрын
Heestan miyiga ku dhagaysan jiray Heestan waxaan u qaaday gabar aan isku asaag ahayn oo an jeclaa lkin iyadu jacaylka ma fahansanyn Waayo ani tuulo ka tagay oo ilbax u ahaa dageenka lkin markii danbe waan fahansiiyay qiimaha jacaylku Lee yahay wayna ila qaadatay lkin calaf ayaa ka adeegay anoo magalada ku maqan ayaa la soo doontay waana la bixiyay waxan soo noqday jawigii oo isbadal Markiiba dhalanyaradii igu salaameen jamaad waa la guursaday kaftan modayay ilaa qof waayeela ii sheegay bil baad iyo biyaba afkayga maan galin ilaa dhakhtar lay dhigay alx mado ka dib kasoo kabsaday lkin talo hablaha u sheegaya raga jacaylku uu dilaa sobobtuna waa ka dhab qalbiyada u ilaaliya balan aad fulin karina hala galin maxuu dhaliyaro curyaamiyay jacaylku❤❤
@ahmedosman5802
@ahmedosman5802 4 күн бұрын
'' heestan waxa ka muuqata farshaanimo waxa uu abwaanku ku bilaabayaaaa Tirooyinka ka bilaamaya xarafka[L] Lix Lix boqol Lixdan iyo lix
@MawliidQorane-c2q
@MawliidQorane-c2q 5 күн бұрын
Hees .macan 0:58 3:26
@rashidabdi7163
@rashidabdi7163 5 күн бұрын
Allah haunaxaristo one of my favorite Somali artists
@husseinabdi6951
@husseinabdi6951 5 күн бұрын
2002 ki 😢😢😢😢😢
@FUAAD-t4r
@FUAAD-t4r 6 күн бұрын
Gacantu waa saalax maaha caydaruus
@hah7064
@hah7064 7 күн бұрын
Xasan Qawdhan oo erayada lahaa iyo Mo S. Tubeec labadaba Raxmaanku ha u naxariisto. Amiin
@KM-jc5hl
@KM-jc5hl 7 күн бұрын
Keep up wlhi your doing great work sir MashaAllah we need more of qarami🎉Sat Dec 14
@mustafabarkhad2482
@mustafabarkhad2482 8 күн бұрын
Waxaan xasuusta anigoo jooga tuulo hoos timiaada degmada Afdem oo la odhan jiray cadayti anigoo jooga oo macalin dugsiga dhiga ayaan aaad heestan udhagaysan jiray waaaw xasuuus
@WAAYAARAGMedia1
@WAAYAARAGMedia1 9 күн бұрын
Abwaan sangub Erayadiisa qofki micneeyo Waa suugaan yahan
@MohamedQaray
@MohamedQaray 9 күн бұрын
viking*£❤(wcb)2-bullring ppe24/25elite(eagle-eyed)vstv.
@abdikariimmahamed9229
@abdikariimmahamed9229 10 күн бұрын
Taarikhda heesta qofkii Hayao hay sheego ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Nuradiniiman4495
@Nuradiniiman4495 11 күн бұрын
ILahow WaLaLahey NoLoL Tan Ugu SareYza Zii❤😢
@mjjariiban
@mjjariiban 12 күн бұрын
Kaban kani makii Kooshin yare baa?
@nimcocawl7144
@nimcocawl7144 12 күн бұрын
My love Hargeisa❤
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 13 күн бұрын
Aun abdi tahliil warsame❤
@MustafeMuhumet
@MustafeMuhumet 13 күн бұрын
Jaleecada xagaagay indhihii jiraanoo adigaa ijiitoo jardheer iiga laacee alle hawnaxariisto abwaan sulub iyo cabdi tahalii
@karamoige5268
@karamoige5268 13 күн бұрын
Waa hees cajiiba runtii AHUN Abdi tahliil warsame fanaaan buu ku banaanaa Jirjirkiyo dartaa baan Jeegada u Allaa’ Jalkii qaadan waaye. Sidaan kuu jeelle Jiro ii halaashee Naftu kuu jeclaatiyo Sidaad iiga jeedaa Isku jaalba maahe.! Still listening 09/12/2024.!🎻👏🔥
@ibnusalal1470
@ibnusalal1470 14 күн бұрын
Sixid yar: ku wadaagnay barashee, maahane waa " ku wadaagnay isbarashee" mahadsanid . Hoobal
@moustaphatafo979
@moustaphatafo979 17 күн бұрын
Ereyadii abwaan cali saleebaan bide AHUN iyo codkii iyo kaban kii maxamed mooge AHUN
@zuperherreraoffical9107
@zuperherreraoffical9107 17 күн бұрын
2025
@CabdullahiCabdi-f8v
@CabdullahiCabdi-f8v 17 күн бұрын
Xchyoppt2epplm. Oieqqi0. Pofeq9p. Pitw22900. Ppoyewpp08322o0p. Opoew11pbho
@Qaasaali123
@Qaasaali123 20 күн бұрын
Ereydii Aun maxamed huryo
@chicken4820
@chicken4820 20 күн бұрын
❤❤❤
@JamalCaydid-h6o
@JamalCaydid-h6o 21 күн бұрын
😮
@JamalCaydid-h6o
@JamalCaydid-h6o 21 күн бұрын
Wxyn dhagaysay 2020 anigo jcel gabdh rer burco najax bile roble ayan udhagaysn jiry wxn jogy hargaysa sacadu 1 ub3nimo
@UpdikhaliqOmar
@UpdikhaliqOmar 22 күн бұрын
30/11/2024 Waa Hees Xasuus Gaara Igu LeeeH WaxaNa Is LajoiGana zhpdaY Ee Ka Mid YihiiN Islaanka Io Siciid Khalif Io Muscab Io Apdi Kafi Io Banjero Io Saciid Io Siciid Beelod Raga Wada Joogisa WakhtiGaa DiidaY zhpdaY MeshaaN Meel Ka FicaaN IlahaaY Hanagu KulmiYoH 😔♥️🙏
@SamiiroYasiin-r8o
@SamiiroYasiin-r8o 22 күн бұрын
30/11/24
@UmaokhayrAbdilaahi
@UmaokhayrAbdilaahi 23 күн бұрын
2024 11/29 iam listen 😢
@apdirohmankaizeh4945
@apdirohmankaizeh4945 25 күн бұрын
26/11/2024 am watching at berbera city🎉
@KhalidcbdiXasan
@KhalidcbdiXasan 29 күн бұрын
Heestani waa aad u macaan er ayad Ii Cali ah Jamaac iyo laxankii Saxardiid kava kii cumar dhuule
@AbdinoorfarahIbrahim-v9g
@AbdinoorfarahIbrahim-v9g Ай бұрын
Cawa oo la joogo 2024 damaasha heedha jimcana sii baxeyso tariqh dhana ay tahay 22/11/2024 saa caduna tahay 23:49ayaan dhip usoo raadhi hestaan ooon in,bdhn dageysn jidhi xasuuus dheer kadambo ayaan raba inaaan laqeybsadho tariqht yar aan galay cawa.. Ugu horeyn wxaan ahay wiil aaba laan sokorey daba dheed aaan helin walaal kaweyn aaan dhipkyga laqeybsadho.......horaan ayaan u heysti aabo hey inuuu kali igaga tagu dunidha 20 sano markey kasoowareegaty ayaa la isheegi iney jiraan walaala isu aaba nahay balse aan isku deegaan aheyn lkn aan la is arki karin 20 sano kadhip ayaan dareemi iney iga maqanthy naxariis walaal nimo markaas ayaan raadhiye oooon heli lamba rahoodha alxmdulilaah waaanku guleysti inaan intaba lahadlo lkn aaan la isk arki karin xalad laba wadan ooo kala fog ku kala noolnhy... Marka hesta marka aay ledhahy LABO AABA WADHA DALAY IYO UBAD WALAALA ARINKII YIMADANA ISLA KASHANAYO ISA SIIYA GACANTEe INDHA HEYGA NUURKEY KU ILDOG SADHEENO ADNA HA ISKU LADINE UUR YOOWYAHEYGO.... ayaan is dahay koleytu hadii isku meel lagu noolaan laha lis eedhi laha Lkn kala fogaanshaha ayaan sii dhip sadhi ooo hadana mudadhu igu deerati Booqrka codka markuu leyhy Waayaha aduunka inakala fogeeyo ana kali ahaantey u ad keysan maaye umal baan latiica isma dhaano midigee... Walaaalku waa qaali ooo aan lawadha dareemi karin Waxaan dardaarmina walalha dunidha iney is ixtiraamaan Lacala hadii ayy dacdho inaan dhip usoo boqto Wxaan jeclahay iney noqoto waqhti aan is aragno walalahyga ooo dhan ilaahow inoo sahal i.a
@FartuunIbraahin-gv8er
@FartuunIbraahin-gv8er Ай бұрын
Cabdi daahir ooku dhagaysanaya wada cakaara 1duhur nimo jimce xamar reer m.mooge iyo jungal kaan salamaya
@mohamedsmailhydar7102
@mohamedsmailhydar7102 Ай бұрын
Sida Raxan gadoodaan...🎉😂❤♌😊
@CkaafiAlihusein
@CkaafiAlihusein Ай бұрын
Waxan dhagey sana xili habena Date 21/11/24 xili shaqo aan hayo Naf jaceyl haleley howl waa yi meysee hadimada mar uun buu nabsi iga hili 🥰🥰🩸from Dubia 🫡
@Abdihafiidmaxamuud
@Abdihafiidmaxamuud Ай бұрын
song the best somalia
@FadxiyaMaxamuud-l1k
@FadxiyaMaxamuud-l1k Ай бұрын
.
@ufcfans7514
@ufcfans7514 Ай бұрын
Erayadaan waxaa lahaay oo qisadun ku dhacday #Abwaan sulub AUN Abwaan yamam oo kasheekeyay Qaabka uu ahaay Abwaan sulub Wuxu yiri wuxuu ahaa Nin jaceylku Hilibkiisa Dhameeyay Erayadiisa waxaa kamid ahaay #Aniga iyo Hilbiheygi kala hoyanayeey Haaduna subadii horteey ma kacdee Waxaa kaloo kamid ahaay Maseedeee habeenkii waa salalaayo sayida waa lay sawirayaaayee
@abdirizakariif9884
@abdirizakariif9884 Ай бұрын
Rabbi ha unaxaristo abwanki qaliga aha abwan sangub oo alifey hesaha albunkan iyo riwaayda sido kaleto fananinta aan kala dhicin ee zeynab cige iyo salad Mohamed shardi salad darbi
@NasirOmar-pe9uq
@NasirOmar-pe9uq Ай бұрын
Wayyyyy
@saidhussein915
@saidhussein915 Ай бұрын
hesaha xabibo xassan tooxow kama caajiso dageysigoodha. wan ku taagera
@mustafe-adar5862
@mustafe-adar5862 Ай бұрын
Ya saLam old is golden
@DeeqoCali-d9f
@DeeqoCali-d9f Ай бұрын
15/ 11/ 2024 muqdisho dagmad cabdacsiis
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Mise waaaa is Moodsiis.
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Erayadii.. Abawaan . m . Cumar Huryo
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Muuse Ismaaciil Qalinle iyo Faadmo Cabdilaahi kaahin.. Maandeeq.. Hees Wanaagsan
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Ma adiga ayay ahayd taan Qoorta la soo maray ?
@FaysalMaxamud-q9d
@FaysalMaxamud-q9d Ай бұрын
ax ideeq doo adoo dabqay naftayda❤
@majidmediaproduction1122
@majidmediaproduction1122 Ай бұрын
2024 oo sii dhamaanaya ayaan dhegeysanaya