No video

gaywarow ||heestii yaanan jabin daraadaa

  Рет қаралды 1,820,272

♡Ilyaas~Abdirahman

♡Ilyaas~Abdirahman

Күн бұрын

gaywarow#SUBSCRIBE #SAAR

Пікірлер: 243
@ilyaasabdirahman7509
@ilyaasabdirahman7509 2 ай бұрын
Subscribe and share like intaba hala dhaafin libaax
@haad-fuul2793
@haad-fuul2793 3 ай бұрын
1/ 06 /2024, Kampala ayaan joogaa. Xaaladdu waa igu cakirantahay, balse heestan ayaa jawiga ku saxanayaa! Alle ha u naxariisto Gaywarow, waxa uu ahaa fannaan qiimo leh
@AbbaaMoyyee-vt4gw
@AbbaaMoyyee-vt4gw 3 ай бұрын
0:20
@AbbaaMoyyee-vt4gw
@AbbaaMoyyee-vt4gw 3 ай бұрын
0:39
@AbbaaMoyyee-vt4gw
@AbbaaMoyyee-vt4gw 2 ай бұрын
🎉
@AbbaaMoyyee-vt4gw
@AbbaaMoyyee-vt4gw 2 ай бұрын
3:17
@dgabdirisaakchanel3128
@dgabdirisaakchanel3128 Ай бұрын
Sidoo kle same ayaan nahay waliba mbale ayan joga ❤
@Amina_624
@Amina_624 Ай бұрын
Caaawa xaaladeeyda ma fiicno heeetan qalbiga ku dajinayaa😢😢aloow qalbiga ii adkeey 😢😢😢😢😢😢15/7/2024 😢😢😢😢😢😢😢
@NaimaNor123
@NaimaNor123 23 күн бұрын
Amiin 😢
@FarhaanAliAbdi
@FarhaanAliAbdi Ай бұрын
Heeskan aadka u eryada mcn inaa dhageysto kama daalo caawo waa haben jimco soo galeyso anoo xalka igu xun yahay anaa dhageysanaa sacada 1.54 tariqdana waa 2024 /8/1 waa haben xalada jiq igu tahay haduu ilaahey yirahdo hadaan noolahay wan soo booqandonaa adina hadaa aragto farinteyda lake i saar i.n waqti qurux bdn aan Allah ka rajeynaa ❤😊😊
@user-qp4ei5xi9w
@user-qp4ei5xi9w Ай бұрын
😢😢😢😢Khyr alle hakaagadhigo😢
@KORNEIL-TRAVELER2
@KORNEIL-TRAVELER2 14 күн бұрын
Saxib kula mid baan ahay amuuraha Allaha noo fududeeyo🫡
@MukhtaarDaahir-cc8bl
@MukhtaarDaahir-cc8bl 9 ай бұрын
Geewaraw horta muu noolyahay Haduu dhintay alah ha uu naxariisto😢😢😢
@caaqilkaxaafada3162
@caaqilkaxaafada3162 Жыл бұрын
Allah u Naxariisto maanta ayuu naf baxay Gaywarrow 21/1/2023
@maryamaibrahim5564
@maryamaibrahim5564 Жыл бұрын
Allah u naxariisto jannada firdowsa allah kawarabiyo adeer maxmud xaji gaywarow
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 Жыл бұрын
​@@maryamaibrahim5564 aamiin aamiin wlll
@indhos1001
@indhos1001 Жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto ahalka iyo qaraabadana sabar iyo iimaan Allaah haka siiyo aamiin yaa Rabbi
@ayaanlecabdikariin-yu1ww
@ayaanlecabdikariin-yu1ww 8 ай бұрын
Allow janatul Fardawsa kacaduum🤲🤲🤲🤲
@user-pm7ls5vi7y
@user-pm7ls5vi7y 6 ай бұрын
Allah Haku naxariisto
@duuleyare8546
@duuleyare8546 2 жыл бұрын
Wow heestaan xasuus anoo yar oo jooga somali state gaar ahaan gobolka faafan dagmada gursum soon booraale oo intuu roob day dhogrida,dhaloosha ,dheenta iyo hudhuhu isdhaxyaal ayaan kuxasiustaaa
@AxmedFarxaan-vs7lh
@AxmedFarxaan-vs7lh Жыл бұрын
DuuLaaye Lyrics
@ilyaasabdirahman7509
@ilyaasabdirahman7509 Жыл бұрын
thanks
@nasriaxmednuur6437
@nasriaxmednuur6437 Жыл бұрын
Wooow Hadaan baa borale ku dhagey sanayaa zxp ❤❤
@Faraxqhyreaxmad
@Faraxqhyreaxmad 27 күн бұрын
Farax khyre
@abdikaadirmohamedissa6382
@abdikaadirmohamedissa6382 Жыл бұрын
Maxamuud cali gawarow allha u naxriisto wuxuu ahaa fanaan qaran
@WllGacma
@WllGacma 3 ай бұрын
Maxamed cali geywarow allha unaxaristo🤲
@user-yy9mh5qd2v
@user-yy9mh5qd2v 11 ай бұрын
Taariikh waa 11/10/2023 Jacayl ima hayo lkn waayaha Ayaa igu ciirsan marka waxaan nafta ku maaweeliyaa qaaraamiga iyo kabanka qaaciga Ah shiid+buufis nin dhalinyaro Ah oo aan heesan garab buuxa Nin duruuf soomaray uun baa garan kara
@cqadirmahmoud3302
@cqadirmahmoud3302 8 ай бұрын
Walaga baxaya libaax ha ubixin calol adayg sha alh
@user-wh4xj2xj3v
@user-wh4xj2xj3v 4 ай бұрын
Waad guuleysaneysaa saaxiib insha allah, nolol qurux badan iyo arrimahaaga oo ilaahay kuu fududeeyey ayaan kuu rajeynayaa walaalkey. Commentigaaga waan dhaafi kari waayey wlhi. Mustaqbal wanaagsan ayaan kuu rajeynayaa walaalka
@arkabartirefaraxoodlay
@arkabartirefaraxoodlay 11 ай бұрын
heestan waxan xasusutay 20 15 anigo safar utagay magalada jigjiga ayan ilaa intaan garayay reerkii sidhagaysanay jigjiga ilaa xoodhlay ilaa camadhle ilaa dhagosayn cawana 20 / 23 9:26 waaw ❤❤❤
@indhos1001
@indhos1001 6 ай бұрын
Anigana hadaan u dirayay heestaan xaaskayga oo Jigjiga iga aaday
@husenabdi7259
@husenabdi7259 5 ай бұрын
Cabdilahigawarow
@husenabdi7259
@husenabdi7259 5 ай бұрын
Gawaroow
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 2 жыл бұрын
Aabahey ayaan la dhageysan jirey maah maah somaliyed ayaa ahyd xasuusba geela lagu xergeeeya
@Reseme92033
@Reseme92033 Жыл бұрын
"Sida roob Bil jiilaal meel jinawle Ka onkoday" weeyi sida saxda ah
@mukhtardek1613
@mukhtardek1613 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto gaywarow sedex iyo toban cisho Ka hor ayuu godgalay tiir adag oo tiirarkii fanka Ka mid ah ayaa dunida macasalaameeyay
@ayaanleaxmed3746
@ayaanleaxmed3746 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto wllo
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar Жыл бұрын
allow kuu naxariiso maxamud xaaji gawarow maanta ayuu geeriyooday 😭 january/21_2023
@abdijele7884
@abdijele7884 Жыл бұрын
Allah hakunaxaristo
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 Жыл бұрын
Mudooyinkii u dan beeyaye halkee ayuu ku nolaa ale ha unaxariiste
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar Жыл бұрын
@@xasanaxmed8688 wuxuu ku Noolaa magaaladda Baladweeyna degmada Gaaywarow oo isagu rer ahaan uu ka soo jeeda Ayuu ku Noolaa kuna geeriyooday
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 Жыл бұрын
​@@Dhabbar-xamar Mahadsanid wll❤
@user-qp4ei5xi9w
@user-qp4ei5xi9w 6 сағат бұрын
Faysal mahed😂sxp xasuustay maanta ila fadhiyo 2020 borama 😊
@DahirAdan-ez8gh
@DahirAdan-ez8gh Жыл бұрын
heesta markay marayso sida roob bil jilaal meel janawle ka onkoday geeluna ujeelaaa xadaa ikacayso alha unaxaristo dhaman inta dhimatay anagana alha inoga daba naxaristo
@user-wh4xj2xj3v
@user-wh4xj2xj3v 4 ай бұрын
Wlhi sidoo kale bro, laxan caloosha kaasoo ridaya ayaa saaran 😢😢
@KalifAmed
@KalifAmed 3 ай бұрын
🎉 2:58
@HalamahamettMahamutt
@HalamahamettMahamutt 3 ай бұрын
Intaas muxuu la jeedaa
@KORNEIL-TRAVELER2
@KORNEIL-TRAVELER2 14 күн бұрын
Jinaw caleentiis dhanaankeda❤
@KORNEIL-TRAVELER2
@KORNEIL-TRAVELER2 14 күн бұрын
​@@HalamahamettMahamuttSaxib jinaw waa geed baadiyo ka baxo oo manaafacaad badan leh
@ahmedabdi3125
@ahmedabdi3125 Жыл бұрын
Rabi ha uraxmado gaywarow!. 💔
@maryamaibrahim5564
@maryamaibrahim5564 Жыл бұрын
Aamiin yarabi
@guureeye8459
@guureeye8459 3 ай бұрын
Heestaan anoo yar aan dhageeyzn jiry 1989
@AbdinassirAbdullahi21
@AbdinassirAbdullahi21 3 ай бұрын
Ma 1989 kii
@umalkhayrxidigtasamaron8040
@umalkhayrxidigtasamaron8040 7 ай бұрын
Jiilaal shinkan dhacay Ayan dhaxantan jooga Jeeney seegey awgaaa Hada jiidh naxayso Yanan jabin darada✍ 15/01/2024 12:26
@Abdirisak7
@Abdirisak7 7 ай бұрын
Mxaan fariin ahaan ugu qoray oo aan hawada u marsiiyay lkinse nasiib xumo ilama fahmin dreenkan igu keliga ah💔
@abdullahiguled
@abdullahiguled Жыл бұрын
Mohamoud Gaweyrow rabbi ha u naxariisto
@darwiish3454
@darwiish3454 Жыл бұрын
Ilaahay hawnaxariisto ustaaad Gaywaroow
@ayaanmustfe9860
@ayaanmustfe9860 Жыл бұрын
Waaw waa hees igu qaliya runtii aniga oo xasus iga mudam
@MrLooyaan
@MrLooyaan Жыл бұрын
مبدع ورايع في زمن من اروع ،،، الرحمه والمغفره محمود علي جايورو
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
yaawaayE, gabar wiil dumar Ragba.tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala isa sheegtayba iyaaa kawaran hEE yartsyarta waleeneeey oiriyareey marwodumaroo samsamEey lagufarxeeeey
@JekeIdriss
@JekeIdriss 2 ай бұрын
Ax. Hetaa. Marakaa. Maqaloo. 😢😢😢😢 xayaa. Dhuxaaa
@user-jr2so5ck9g
@user-jr2so5ck9g 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cubeydmacalinfardax5526
@cubeydmacalinfardax5526 2 жыл бұрын
Axyaa hees iyo ustaad gaaywaroow.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 9 ай бұрын
Alxabiyeeey oiridumarooo kagaa jEcEl qateaayeeyqiimobadaneey yariusEey lagufarxeey iyoiyo yaawaayE.mashaaalah tabarataleh.intuitaqaano yahow Famikyy REEro
@darwiish3454
@darwiish3454 Жыл бұрын
Waah waah
@Khadiir-t5s
@Khadiir-t5s 19 күн бұрын
Jaceylkagu inan yahey axyaa song
@hudoali
@hudoali Жыл бұрын
illahay haunaxariisto heestan waxay u egta heesti jamaad
@MaxamadAdaan
@MaxamadAdaan 4 ай бұрын
Xamse said the COMPANY had a GREAT
@mohamedali6070
@mohamedali6070 2 ай бұрын
Ebbe naxaristisi jano haka waraabsho Maxamud Xaji Cali Geywaraw
@Abz65
@Abz65 5 ай бұрын
What's the meaning of this song?
@Muniirabdi576
@Muniirabdi576 2 ай бұрын
Allh ku naxariisto maxamuud xaji Ali garayrow
@user-dd7ed5ki8q
@user-dd7ed5ki8q Жыл бұрын
Heestan anoo yara dhegaysan jiray 2007
@muxumedaxmedofficialtube
@muxumedaxmedofficialtube Жыл бұрын
Jacaylkaagu inanyahay Jilbis laba afliyo Igu noqoy dhul jiilaal.
@MukhtaarDaahir-cc8bl
@MukhtaarDaahir-cc8bl 2 ай бұрын
Sanad kadib 12,june 2024,xasuus wacan ❤
@user-wv7vu1ug9i
@user-wv7vu1ug9i 4 ай бұрын
Jabad lagahayaamiyo meel aan jidmarin jiiqda kaa ileeyee jawaabtaadi waayee innyahy ma joogtaa👈😎
@hasanabdimahomed1657
@hasanabdimahomed1657 2 жыл бұрын
Jeena seegay awgaa ,ereyga jeena macnihii
@raaghenuur3228
@raaghenuur3228 2 жыл бұрын
Jeenan weeye eraygu lyricska qaldamay micnihisu waa waana cabitan ama caano wax lamida oo qofka xanunsansan lasiiyo marka cuntada ka dagi wayso 👍 Asaga waxuu leeyahy cunto dartaa waan iska dayayay hadana yanan jeenanka liqi wayin oo kuu dhib mudan 🥺😓
@saeedabdi3816
@saeedabdi3816 Жыл бұрын
Jeena Seegay Maaha Jidiin Seegay Awgaa Weeyi. Macana Cunahayga Waxba Maan Marain
@hasanabdimahomed1657
@hasanabdimahomed1657 Жыл бұрын
@@saeedabdi3816 mahadsanid Zxp
@xaliimomaxamedonlineshop183
@xaliimomaxamedonlineshop183 Жыл бұрын
raaghe nuur waa runtaa waa jeenan waana saad usharaxday mahadsanid 👌
@xassaanixussein6838
@xassaanixussein6838 Жыл бұрын
Micnaha wofka xanunka kudherada ee cunada waadan kariwaya aya inta yar ee afkalosara aya jeenan layirahaa
@omarinhoibrahim3026
@omarinhoibrahim3026 Жыл бұрын
2023 Ayn dhobley kenya kaga qayilayaaa 00:40 daqiiqo habenimo
@lone---boy132
@lone---boy132 Жыл бұрын
And me dalka uman kaga mirqamaya sacadu wa 03:06 11 july 2023
@deckdalfure3663
@deckdalfure3663 4 ай бұрын
Waligaa dhoobley to afmadoow ilaa janaa cabdalle kagama shidate adigoo shabaab kugu daba jirto😂😂😂
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 3 ай бұрын
Waba naxaris hestani walahi allaha uu naxaristo ❤❤❤❤
@jirda-gooyechannel7028
@jirda-gooyechannel7028 10 ай бұрын
Heeso xasuus mudan 23/10/2023
@nimcaanweliali8604
@nimcaanweliali8604 7 ай бұрын
Alle ha u naxariisto inaga ha inaga daba naxariisto.
@Shucayb-ts5rw
@Shucayb-ts5rw 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-kh7ex1lz9p
@user-kh7ex1lz9p 11 ай бұрын
yasalam..❤🎉
@khadarcabdi2927
@khadarcabdi2927 3 ай бұрын
Waxan dhageysan jiray hestii waxay ula fadalinyan inay kala fogeyaan ❤❤❤
@KalifAmed
@KalifAmed 3 ай бұрын
2:21
@MukhtaarLaazim-km3gn
@MukhtaarLaazim-km3gn 10 ай бұрын
Waa habeen khamiisa taarikhda 2032/10/28 heestan markan dhagaysanayo waxan darema dareen gaara Yaa ila qaba
@SaabiriinMacalin-pb7qs
@SaabiriinMacalin-pb7qs 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbbaaMoyyee-vt4gw
@AbbaaMoyyee-vt4gw 2 ай бұрын
Abaa
@YusufDaud-ii3js
@YusufDaud-ii3js 2 ай бұрын
Walalwankusalaya.iilsohadal
@YusufDaud-ii3js
@YusufDaud-ii3js 2 ай бұрын
​@@AbbaaMoyyee-vt4gw6:11 6:13
@YusufDaud-ii3js
@YusufDaud-ii3js 2 ай бұрын
Xabibisoohadal
@zaidbaaska2930
@zaidbaaska2930 Жыл бұрын
Hees xasuus aan ku xasuusto nuura qof aan habeen kii noloshayda iigu xumadey aan isbaraney oo nafdeydu dirqi kaga badbaadey in aan dirqi kaga badbaadey in la cuni sababtoo ah meeshu meel waxey ahyd hadii 20 qof lagu socdo la cabsoo nayo balse kalidey oo mesha ku cusbaa aan calool adeyg dartii aan u dhiman gaadhey markaan xafadooda geeyay meeshuna ahyd ethiopia balse heestan ayaa igu noqotey mid aan marwalba dhageyso madama anan iyadii anan gacanta ku hayn onan isku baranay oroosuun balse number ay iisheegtayna xidhnaa in mudo ah balse hada aan meel ila joogto imakana fadhido agteyda
@NuurYare-yu9zs
@NuurYare-yu9zs 11 ай бұрын
Cjkkk waxan filaaa i naad heshay nuuro
@ahmedosmanabdulrahman1106
@ahmedosmanabdulrahman1106 7 ай бұрын
Taariikhdu waa 2003 ) 10)20 ) iyo magaalada dhagaxbuur ❤❤❤
@xididigajamuuriyomasuud5894
@xididigajamuuriyomasuud5894 9 күн бұрын
Heeskan waxuu u music egyahay xitaa laxanka heeska jamaadeey wax jaaceel aan moodaa dehex jibaxanaa cumar nuur cabdule heskiisa laxanka xitaa wey isku egyihiin
@ibrahimdiriye2531
@ibrahimdiriye2531 10 ай бұрын
Sida roob bil jiilaal Jinow meelleh ka onkaday Jinow waa geed dhanaan
@Findingout.
@Findingout. 6 ай бұрын
2024 hestan midhaha macan cidi igadanbysa like saar❤
@deeqmaxamedmaxamuud300
@deeqmaxamedmaxamuud300 2 жыл бұрын
Dhiiga iyo dhuuxa ayuu taabtay macalinku!
@saacidcumarkhamiis6563
@saacidcumarkhamiis6563 Жыл бұрын
Oke qali kawaran cadaawa and
@cqadirmahmoud3302
@cqadirmahmoud3302 8 ай бұрын
Waa hees dhaftay wlhi hestan waxan dhagyzanyay habeen an arooz miyi u gudayay
@suleimanmohamed3137
@suleimanmohamed3137 2 жыл бұрын
Old is Gold
@AbdiDeero-m3d
@AbdiDeero-m3d 20 күн бұрын
Haben sabtiya 1:52 8/17 ;224 Ganacsigu wu i fcnhy Wax badana wan ku rajo waynahy
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 2 ай бұрын
Allah unaxristo geywaroow😢
@husseinalimoalim4760
@husseinalimoalim4760 8 ай бұрын
Allaha kuu naxariisto adeer
@user-wv7vu1ug9i
@user-wv7vu1ug9i 4 ай бұрын
Allaah haunaxariisto wllkeen❤❤👈
@cabdirisaaqmaxamed2893
@cabdirisaaqmaxamed2893 Жыл бұрын
Maria is the Head of storis and
@abdulahinuur9178
@abdulahinuur9178 Жыл бұрын
Waaw
@MustafeDahir-eh7tc
@MustafeDahir-eh7tc Жыл бұрын
Saado cali warsame
@abduqaadirali6185
@abduqaadirali6185 Жыл бұрын
Waan aqaanaa gaywaroow
@briansongol3847
@briansongol3847 2 жыл бұрын
Tuo
@deeqowahmed-yg3jk
@deeqowahmed-yg3jk Жыл бұрын
ALLH UNAXARIISTO
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 Жыл бұрын
Nice song
@SaciidAdan-d3r
@SaciidAdan-d3r 2 ай бұрын
Wash waah
@samiaahmed3875
@samiaahmed3875 9 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️🎺🎺👍🎤
@abdisamadmahamud9366
@abdisamadmahamud9366 Жыл бұрын
Allah ha unaxariisto
@BileCade-wo1ln
@BileCade-wo1ln 11 ай бұрын
❤❤❤ 3:41
@CaskaCaska-hy8dw
@CaskaCaska-hy8dw 4 ай бұрын
Hadad jiidh naxayso yanan jabin darada ❤
@ibrahimabdi4475
@ibrahimabdi4475 7 ай бұрын
The legend ❤❤❤😢
@omarsiyadmohamed2936
@omarsiyadmohamed2936 Жыл бұрын
Allah haunaxariisto abwaanka walahi wa murugo. From 🇰🇪 kenya
@cabdinuur-tn1oj
@cabdinuur-tn1oj Жыл бұрын
Allah unaxariisto Fanan heesihiisa aad ujeclhy
@AbdirahmanMahamed-uj5cz
@AbdirahmanMahamed-uj5cz 7 ай бұрын
Abahay iyo hooyaday aya taas kula tagay zxpiyaal
@caynujaalud534
@caynujaalud534 9 ай бұрын
Jiilaashinkaa dhaacay Ayaan dhaxantacjoogaa. Jiilaashin waa dabayl xilliga jiilaalka dhacda.
@mohakonami1668
@mohakonami1668 8 ай бұрын
Ax yaa hees wacan❤❤
@FadimoAdanIssack
@FadimoAdanIssack 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fardlemi8038
@fardlemi8038 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢 Cod macaana Alow Jano Fardowsa ku gee 😢.
@briansongol3847
@briansongol3847 2 жыл бұрын
Tou
@dhashadhalinta-ph7cl
@dhashadhalinta-ph7cl Ай бұрын
aflaa yaa garanayo Ereyga jilbis laba
@NasirXasan-x2y
@NasirXasan-x2y Ай бұрын
Mas. Halis ah
@user-bb1df3tr1v
@user-bb1df3tr1v 5 ай бұрын
Wahwah
@FOWZANJR
@FOWZANJR 2 ай бұрын
Waaw eesh calaa hees❤
@fadumoalinor2170
@fadumoalinor2170 Жыл бұрын
Allah u naxriisto mclinka ereyo meel badan taabanaya
@bashiirgodey9106
@bashiirgodey9106 Жыл бұрын
Wwwee
@user-yg7mr6ll6b
@user-yg7mr6ll6b 4 ай бұрын
Waa hees haliis ah
@Abz65
@Abz65 23 күн бұрын
Hestaan meaning i shegaa??
@HassanAhmed-i2f
@HassanAhmed-i2f 3 күн бұрын
@AmiinAbdirahman-sl7en
@AmiinAbdirahman-sl7en 2 ай бұрын
Allaha ku naxariisto niin qaran
@haasnali7148
@haasnali7148 Ай бұрын
Xasuus walhi 2010 Ayan arosyada badiyaha ku dhagaysan jiray 😢allha unaxariisto
@user-pm7ls5vi7y
@user-pm7ls5vi7y 6 ай бұрын
Ilaahay ha unaxariisto
@fathiahmedhuseen4101
@fathiahmedhuseen4101 Ай бұрын
AXYA HES
@bashkanoor9729
@bashkanoor9729 6 күн бұрын
Tiltok halkan ikeentay
@mohamedyare5696
@mohamedyare5696 2 жыл бұрын
Hees iyo bar ❤️
@AxmadabuukarXeeylle
@AxmadabuukarXeeylle Ай бұрын
Axmad yare
@MustafeCabdi-mt5rx
@MustafeCabdi-mt5rx 2 ай бұрын
Mustafe
@user-qd6uj5zd8j
@user-qd6uj5zd8j 4 ай бұрын
Xasuus hore iyo yarAnti. 2013
@yussufabdi761
@yussufabdi761 Жыл бұрын
Yussuf abdi
Maxamed Mxasan kabanle
10:29
axmed Arshe
Рет қаралды 121 М.
Khadra daahir iyo Axmad cali cigaal || Waran caashaq with lyrcs
11:35
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 1,5 МЛН
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,3 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 15 МЛН
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 13 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 33 МЛН
Fallaadhihii Jacaylka
7:07
DrGurhanShow
Рет қаралды 2,3 МЛН
Saalax Qaasim || Moog iyo Jacayl || Official Lyrics 2022 #SomaliVoiceGlobal
6:59
Heestii Shimbir iyo Fanaankii Cabdalla  Yuusuf hanuuniye
10:57
Arag Channel
Рет қаралды 1 МЛН
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Hassan Adde
Рет қаралды 306 М.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,3 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
Heestii Caashaqa Ma Dhaafnaa Lyrics Maxamuud M Xasan Kabanle
10:10
laylis channel
Рет қаралды 467 М.
Hadii samir wax lagu helo SAALAX QAASIM IYO KHADRO DAAHIR
12:14
𝕊𝕠𝕞𝕒𝕝𝕚 𝕓𝕠𝕪 𝕝𝕪𝕣𝕚𝕔𝕤
Рет қаралды 343 М.
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,3 МЛН