Dulmiga Caashaqa Ka Daa || Axmed Gacayte Yuusuf || HD +Lyrics

  Рет қаралды 330,465

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

2 жыл бұрын

HEESTA: DULMI CAASHAQ
EREYADA: ABWAAN MAXAMUUD CAWIL CISMAAN
(TUUNYO)
LUUQDA: AXMED GACAYTE YUUSUF
LAXANKA: AXMED GACAYTE YUUSUF __________________________________________________________
EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL
__________________________________________________________
1. Qaaci xul ah:
• QAACI: KABAN XUL AH
Xasan Aadan : • Video
Heesaha Maxamed Mooge: • Digarogasho (1972) || ...
Heesaha Sahra Axmed: • Naf Ku Jecel Adduunyad...
Heesaha Qalinle: • Haddaad Dhaayo Leedaha...
__________________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL, Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aan soo gudbiyay:
• LIKE saar si uu daawadayaal kale u gaadho.
• SUBSCRIBE (Nagu soo biir)
• COMMENT
• SHARE (La wadaag asxaabtaada)
Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad ila wadaagaysoba waxaad iigu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbiyaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii dhexeba, laga soo bilaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeenna iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oon filayo in aad markhaati ka tahay adiguba in video kasta een soo geliyo channelka aan isku dayo in aan helo wixii markaas warbixin ah ee ku saabsan heesta, anigoo la xiriira macallimiintii ka qayb qaatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karo, si aan uga ogaano dadka ka qayb qaatay heesta haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay ku jirtayba. IWM.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aan isku dayo in aan usoo gudbiyo sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas ka raadiyo warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan anigoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay iigu hagar-baxaan markasta oon la xiriiro.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay horseedaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan igu raacsan tahay waxaa mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If it’s your first time please consider subscribing the channel
In this channel I upload some of the old school Somali classic music from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video I upload, I do as much research as I can about the music and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or poets, to get most accurate information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well. etc
Also, presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand to young ones), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (I pray for both, those who passed away and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
I am glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button, comment and share with those who are interested as well.
Thanks.
QARAAM CHANNEL.

Пікірлер: 107
@sulubxasan1135
@sulubxasan1135 2 жыл бұрын
Qisada heesta dulmiga caashaqa kadaa. Heestan oo uu qaaday fanaankii Axmed Gacayte AHUM waxa curiyay Abwaan Tuunyo, waxayna ahayd Hees ANTI ah. Heestan waxay soo baxday badhtamihii 1980 maadkii, xiligaas oo dagaal qadheedh oo u dhexeeyay ciidankii xukuumadii military-ga ahayd ee SIYAAD BARRE iyo jabhadii SNM ka oognaa golobadii woqooyi (Somaliland). Wakhtigaas abwaanku wuxuu ku sugnaa gudaha magaalada Hargeysa wuxuuna ku haystay ganacsi yar oo ahaa makhaayad laga cunteeyo (hudheel). Sida uu sheegay abwaanku dhawr jeer ayay ciidankii Siyaad Barre xidheen iyadoo lagu eedaynayo inuu xidhiidh hoose la leeyahay jabhadii SNM, islamarkaana waxa lagu xukumay dil toogasho, balse markii dambe waa la cafiyay wuuna kasoo baxay xabsigii. Maalin maalmahaa ka mida oo subax hore ah abwaanka oo aad uga murugaysan waxa dalka ka dhacaya waxa u yimi fanaan Axmed Gacayte wuxuuna ka codsaday inuu u dhiibo hees qatar ah uu kusoo baxo kuna muujiyo hibadiisa faneed kana qaado tiyaatarka. Abwaanku markii hore wuu ku gacansaydhay dalabkii Axmed gacayte, balse markii dambe wuu ka ogolaaday maadaama fanaanku aad uga cawday cadaadis uu saaray abwaan Sangub AHUN oo markaas haystay tiyaatarka. Abwaan Tuunyo waxa uu u sheegay in uu u dhiibayo heesta, laakiin ay ku xidhan tahay shuruud ah in kabanka (music-ga) heesta uu u tumo qaab DHAAR AH!!, ufiirso bilawga heesta muusiga la tumayaa wuxuu u dhacayaa qaab u eeg WALAAHI, BILAAHI TALAAHI!!!. Midhaha heestu markii hore way ka duwanaayeen sida ay iminka u dhigan yihiin waxayna toos ula hadlayeen M.S. Barre, Waxayna u dhignaayee sidan:- "" Anoo dooda iyo deeq. Dagaal layga badinahayn. Dareenkayga waad ogtoo. AFWEYNAAN la doodayaa. Janooy halis daaqayoo. Dabkaana adaa shidee. Halkaad iga dayday diyo. Halkaan degay kala durkee. Illaah baa deeq baxshee. Madfaca daaraha kadaa. Hadaad doontana ku dumi. Rag baa debeda u jiree."" Axmed Gacayte heestii wuxuu ka qaaday tiyaatarka Hargeysa shacabkiina aad ayuu uga helay waxayna ka codsadeen inuu mar labaad kusoo heliyo. fanaankii waa la xidhay waxaana lawaydiiyay cida samaysay heesta, kadibna waxaa loo yeedhay Abwaan Tuunyo wuxuuna sheegay in uu isagu sameeyay heesta, waxaana lawaydiiyay ujeedada uu usameeyay heesta wuxuuna sheegay inuu uga jeeday sidaa ay tahay. Ugu dambayn waxa abwaanka iyo dawladu ku heshiiyeen in midhaha heesta laga bedelo qaab ka duwan sidan loona bedelo qaabka hada ay tahay oo u dhacaysa sidan:- " Anoo dooda iyo deeq. Dagaal layga badinahayn. Dareenkayga waad ogtoo. JACAYL baan la doodayaa. Janooy halis daaqayoo. Dabkaana adaa shidee. Halkaad iga dayday diyo. Halkaan degay kala durkee. Illaah baa deeq baxshee. Dulmiga caashaqa kadaa."" Qisadan wuxuu abwaanku ka sheegay waraysi uu ka qaaday Cumar seerbiya, Waxaana laga heli karaa KZbin kiisa. NABAD GALYO.
@rashiidisack2844
@rashiidisack2844 2 жыл бұрын
Sulub nin wax badan og Aya tahay xageed joogtaa walal waxan ahay qoraa tariikhda ururiya o jooga canada
@sulubxasan1135
@sulubxasan1135 2 жыл бұрын
@@rashiidisack2844 Burco ayaan joogaa wll
@zamaqalpih8369
@zamaqalpih8369 2 жыл бұрын
@@sulubxasan1135 mnsha alllh nolol waarta
@disisfunny88
@disisfunny88 Жыл бұрын
Kutiri kuteen weeye waxd tidhi xagee kasoo moostey zxb waxan aad umadda u sheegtay waxba kama jiraan nio. Axmed gaceyte mrkii heestan u qaadey wxa u ahaa already fanaan caan ah aadna looga yaqaan koonfur iyo waqooyiba Heestuna asalkeedu waa sidan ay tahy hada kadib isaga ayaa bedelay oo ka dhigey erayada guhaan iyo dagaal kadib wxa hargeysa ku dilay ciidamadii afweyne ee siyaad barre
@hodanmahamed2299
@hodanmahamed2299 Жыл бұрын
Màhadsanid 🥰
@zuhaipck
@zuhaipck 9 ай бұрын
Ilaahbaa deeq baxshee madfaca daaraha ka daa hadaad doontana ku dumi ragbaa dhistoo dibada ujoogee😢😢😢
@hamzehusein5697
@hamzehusein5697 2 жыл бұрын
Ilaahbaa deeq baxshee dulmiga cashaqa ka daa , codkii dahabiga ahaa ee hobolkii hobolada ahmed gacayte yusuf aun iyo berisamaad, dhagaha iyo maskaxda maanta waa u dawo waaayo waa duni aan ku dhago barjownay socdaal.sharmo boy, faladegan , sxp mahadsanid haben jimce ah 25, 08, 2021 jawi macaan iyo jigjiga yar (boqol jire) sacadu 10:40 pm inta qoraalkaygan aragta wxn u rajeyay caafimad iyo frxad nololeed.
@sicid.hajicilmi6301
@sicid.hajicilmi6301 2 жыл бұрын
XILIGII UU QAADAY ADIGU MAAD DHALAN
@hamzehusein5697
@hamzehusein5697 2 жыл бұрын
@@sicid.hajicilmi6301 waa run wlaal lkn wn u dhawaw 1992 ayn dhashay.
@saynabawadam8914
@saynabawadam8914 2 жыл бұрын
111111¹111¹11q111¹¹1¹q¹¹111
@nuurcamuudi1371
@nuurcamuudi1371 Жыл бұрын
Digashada caashaqa kadaa.💔😥 Heestan waxaan bartay hillaadi 2017 anigoo ah arday dugsi sare.. waxaana jeclaaday inan aan isku fasal ahayn iyaduna way ijeclayd se ugu danbayn waxaa nakala geeyay ardaydii aan isku fasalka ahayn siiba hablihii. Nabadi korkaaga ha ahaato gacaliso mushtaaqey welina waan kusi jeclahay. Hargaysa somalia 2022.
@mohasomali1
@mohasomali1 10 ай бұрын
Aduun nin aan soojabin makacee szbow calaf idinka geeyey ee wlltinimo ubadal iskana cafi Guuuleyso eebow Asc Mogadishu somalia 🇸🇴
@abdishakourAli
@abdishakourAli 2 ай бұрын
Hargeisa Kamaad xishoon Saaxiib
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
Danayso anoon lahayn Madaalaan abid ahaa Dantiisa u heelan'oo Xishood lagu dayriyee🙇‍♂️
@badrinour6288
@badrinour6288 2 жыл бұрын
Ilaahbaa deeq baxshee dulmiga Caashaqa ka daa🥰 Aun Gaceyte Mahadsanid Mazuul #Qaaraam❤️💯
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
Aamiin.
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 8 ай бұрын
Illah ba deeq baxshe daraha madfaca ka daaa ❤
@fardawsakhaliif7844
@fardawsakhaliif7844 20 күн бұрын
Ilaah ba deeq baxshee madfaca daaraha ka daa hada dontana ku dumi ragba dabada ugu maqan doolar ba lagu dulhaya snm snm😢
@munaaxmed5374
@munaaxmed5374 2 жыл бұрын
Allaha unaxriisto adeerky Ahmed gacayte Yusuf cilmi
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
Aamiin.
@sacdiaxmed2332
@sacdiaxmed2332 2 жыл бұрын
AUN Axmed Gacayte, Codka Cajiibka lahaa, Macalinka Laxanka heesaha uu saaro oo hirgalay 👍
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
Aamiin.
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 2 жыл бұрын
Abwaan tuunyo heesihiisa waxaa ugu caansan: 1.iga tiiri caashaqa-Xasan Aadan 2.Adduun waa wareer-Axmed Mooge 3.Dulmiga caashaqa ka daa.
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 2 жыл бұрын
Iga tiiri male inader tuuyo aun iska hubi
@abdikarimfeytin312
@abdikarimfeytin312 11 ай бұрын
HeestA iga tiiri caashaqa abwaan tuunyo ma leh waxaa iska lahaa abwaan Sulub cumar
@CODEYGAMER
@CODEYGAMER 2 жыл бұрын
Somali Best KZbinr QARAAMI CHENAL
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 6 ай бұрын
"Wallaahay billaahay tallaahay..." weeye muusigga hore ee heestu.
@macallinkaxayawaanada9178
@macallinkaxayawaanada9178 2 жыл бұрын
Sida ereyada u diyaarisay waad Ku mahadsantahay✅✅✅
@qalbijabiye1694
@qalbijabiye1694 7 ай бұрын
Illaahbaa deeq baxshee Dulmiga casha ka daa😮❤
@mohamedarabali3613
@mohamedarabali3613 3 ай бұрын
Axmed gacayte Alle ha kuu naxariisto❤❤
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn 2 жыл бұрын
Halkaan degay kaala durkee🥰 Maxaa jacaylku dugaag weheshaso na baray
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 3 ай бұрын
Axmed gacayte laxanka heestan wuu cartamayaa waanu dhaaranayaa ninkaasi libaax buu ahaa
@Clnasar
@Clnasar Ай бұрын
Dugagan weheshada dulmeraya kaymaho heestan waasrbeeb somaaliyey
@musabmuaad3042
@musabmuaad3042 2 жыл бұрын
Allaha deeq baxshee ,Daarood duminta daaraha ka daa,hadaad doontid Dumi ,rag dibada u jire.
@LakiJama-eu6bh
@LakiJama-eu6bh 13 күн бұрын
Hestan ad ayaaN u jecelahy wanan dhagaysta 10 julay 20 24 wax jgaa hargisa sacadu waa 12"15 waxa la shegay ahmes gacayte iney belwaynta gabooye dileN
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
#LYRICS: #PAGE:1 Waxay dani keentay iyo Kalgacal baa ila durkoo Dad iyo duunyaba ka go'ay Waxbaa deris ii noqdee Dugaagaan weheshadaa Dulmeerayaa kaymahoo Halkaad iga day daydiyo Halkaan HAYE HAHYE Halkaan degay kala durkee ILLAAH baa deeq baxshee Dulmiga caashaqa kadaa Doorashada caashaqa kadaa #PAGE:2 Danayso anoon Lahayn Ma daalaan abid ahaa Dantiisa u heelanoo Xishood Lagu dayriyee Bal sheeg dambigaa wax qaba Dib u raac sheekada dadkoo Halkaad iga day daydiyo Halkaan HAYE HAYE Halkaan dagay kala durkee ILLAAH baa deeq baxshee Dulmiga caashaqa kadaa Doorashada caashaqa kadaa #PAGE:3 Anoon dooda iyo deeq Dagaal layga badinahayn Dareenkaygaad ogtoo Jacayl baan La doodayaa Janooy halis daaqayoo Dabkaana adaa shidayee Halkaad iga day daydiyo Halkaan HAYE HAYE Halkaan dagay kala durkee ILLAAH baa deeq baxshee Dulmiga caashaqa kadaa Doorashada caashaqa kadaa. #DHAMAAD #DHAAMAD #DHAMAAD Raxmaanku haw naxariisto Dhammaan. #ERAYADA Abwaan #Tuunyo AHN Laxanka, codka #Ahmed Gacayte AHN.
@abdikanimohamett6717
@abdikanimohamett6717 2 жыл бұрын
878u77u788888888ù888
@mohamedarabali3613
@mohamedarabali3613 Жыл бұрын
Caawa axad 30/10/2022 , 9:58 pm, Alle ha u naxariisto Axmed Gacayte 👐👐
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 5 ай бұрын
😢😢
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 Жыл бұрын
❤Alle ha unaxaristo Amiin❤ Amiin iLabadeqbashe madfaca darahaka hadadootan kudumi ❤Rabadebe ujire❤
@ismailmohamoudhassan313
@ismailmohamoudhassan313 2 жыл бұрын
Halkaad iga daydaydiyo Halkaan degay kala durkee 👌✍️ Axmad gacayte allah unaxariisto 🤲 mahadsanid sxb
@usaamemaxamuud599
@usaamemaxamuud599 Ай бұрын
Amazing song ❤️🤩😊
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Жыл бұрын
Axmed gacayte fanaanka aan ugu jeclay laxamadiisa
@mohamedali-zi7ns
@mohamedali-zi7ns 2 ай бұрын
Madfaca daaraha ka daa Hadaad doontana ku dumi Ragba dabada ugu maqan
@hassenhero1745
@hassenhero1745 Ай бұрын
Dugaagaan weheshada
@CarabShiikh
@CarabShiikh 11 ай бұрын
aun axmad gacayte yuusuf mucjisa mar la araga buu ahaa
@isaakali1948
@isaakali1948 2 жыл бұрын
AUN Ahmed Gacayte Axsan hees weeye
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
Aamiin.
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 2 жыл бұрын
Riwaayadii Abwaan Cismaan Askari ee ahayd"Qaaraamkii hore qalbiga ilaawin" ayay ku jirtay. Sideedameeyadii ay ahayd.
@ayuubyare7871
@ayuubyare7871 Жыл бұрын
zcb hestan ruwayad lama socon hadaana ku celis ahaan loogu qaadin hestan waxa sameyyay abwaan tunyo codka laxanka iyo musica intaba waxaa iskaleh axmed gacayte yusuf
@user-xs2ws5vq7h
@user-xs2ws5vq7h 2 ай бұрын
Iska hubso sxp no riwaayayd
@samatarismail715
@samatarismail715 Жыл бұрын
dugaagaan weheshadaa, dulmeeraya keyamahoo..!🤧
@kaysaahmed531
@kaysaahmed531 2 жыл бұрын
Anaa soo dhigay heestan cåwa
@charlottesmith8590
@charlottesmith8590 2 жыл бұрын
My favourite somali song by far ❤
@Dangarad.01
@Dangarad.01 2 ай бұрын
"Ilaah baa deeq baxshee Madfaca daaraha ka daa*"
@XamseIsmacil-gy1md
@XamseIsmacil-gy1md 3 ай бұрын
Wooow waxay ahad raasas
@hamdaromaofficials333
@hamdaromaofficials333 2 жыл бұрын
Ale haw naxaristo awowogay tuunyO😥😥🤲🏻
@fisaali648
@fisaali648 2 жыл бұрын
alla ha u naxariisto aaaaamiiiiin yaa rabi
@ahmedmahamedsiciid7077
@ahmedmahamedsiciid7077 Жыл бұрын
Alla ha u naxariisto
@user-pn7hr6rz6y
@user-pn7hr6rz6y 8 ай бұрын
ilahba deeq baxshe dulmiga cashaqa ka daa axsan hees alow ku naxariso😢
@munaaxmed5374
@munaaxmed5374 2 жыл бұрын
Allaha unaxriisto adeerky Ahmed gacayte Yusuf cilmi😑
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 2 жыл бұрын
Mahadsan sxb soo badi heesihiisa.
@cabdiqanimusic
@cabdiqanimusic 2 жыл бұрын
Musicga walee bilee tolee buu leeyay
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
Waa run abwaankaa ka dalbaday oo shardi uga dhigay haddii uu heesta u dhiibayo isaga in uu laxanka heesta dhaar ka dhigo, heestu waxay ahayd markii jeelka laga soo daayay mase hubo.
@thesmartboychannel6700
@thesmartboychannel6700 Ай бұрын
Musiga wuu dhaaranaya wuxuu leeyahay, wallaahi Bilaahi tolaahi😂
@hassanbinadow1190
@hassanbinadow1190 Жыл бұрын
Daneyste anon ehen madalan abid ahaa that part carry alot of information ooh! 😢😢😢
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Ahn gacayte legend
@baxsanbilanofficial8066
@baxsanbilanofficial8066 Жыл бұрын
alle hawo naxarizto axmed gacayata
@kaysaahmed531
@kaysaahmed531 2 жыл бұрын
Ku diirso macanaha ku jira heestañ
@user-qb4yf8vz5w
@user-qb4yf8vz5w 2 ай бұрын
❤❤❤😢😢😢
@OmarAhmed-vz3bb
@OmarAhmed-vz3bb 2 жыл бұрын
Assalamu calaykum allaha ha naxariisto gaceyte
@AhmedAli-ic1xf
@AhmedAli-ic1xf 2 жыл бұрын
Ninkan ayaa boqorka codka uqalmayey ismaba dhibo ilahay waa dadka uu fanka hibada usiiyey
@qabiilsomali7080
@qabiilsomali7080 2 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
Aamiin.
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan tuunyo
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
One my fv old singer ahmed gacyte aloow ku naxriiso🤍🔥🖐🏿
@hamzemohamud9169
@hamzemohamud9169 2 жыл бұрын
Gacayte "RIP"
@ismaciilaxmed7238
@ismaciilaxmed7238 2 жыл бұрын
QARAAM CHANNEL MAHADSANTIIN NOSOO RAADIYO HEESAHA NOOCAAN AH ❤
@AhmedAli-ic1xf
@AhmedAli-ic1xf 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
Aamiin.
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 11 ай бұрын
Inab caadi maha
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho Жыл бұрын
Cajiib! 🥺🤦‍♀️
@alisacuudi983
@alisacuudi983 Жыл бұрын
28/07/23 Berbera Berbera beach hotel Mowjada caashaqa dhexdabaalanayaa cawa I am alone .kh.w H
@Who_are_you900
@Who_are_you900 2 жыл бұрын
Dulmiga cashaqa ka daa
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Mohimko waa sognaanta
@rashidgoondibi1454
@rashidgoondibi1454 6 ай бұрын
Anoo
@faarahabdi5798
@faarahabdi5798 6 ай бұрын
2k24❤
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Waxa boga kosocday iyo waxi cidiyaha laha waa iswada bahaysten
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 5 ай бұрын
LOQON DHEERATAY MADAXA KSAREYA
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Heestaan hees jcl ah ma ahan lkn dadka sidaas ayey u hestaan
@sicid.hajicilmi6301
@sicid.hajicilmi6301 2 жыл бұрын
MARKA MAXAY TAHAY ? AMA MAXAY TAHAY ?
@hamdaromaofficials333
@hamdaromaofficials333 2 жыл бұрын
Haa wxa weeye mrkii tuunyo la xidhay ee dilka lagu xukumay jeelka ayuu erayadan ku dhex sameyay ba markii laso dayay na axmed gacaytE ayaa hees ayaa erayo uso doonto kadib tan buu dhahay isii wuxu idhi waaye heestan music waa inad dhaar ka dhigta kadib gaadhiga kawarka hore ayuu ba axmed gacaytE kaga tijaabiyay awowo tuunyo ilhay haw naxaristo ee heestuna waa berigii siyaad bare dagalaadii waba heestii ahmed gacaytE oo sarkhan san oo dixda hargeisa maraya isagoo qadaya heesta lagu dilay ba 😥😥
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 2 жыл бұрын
sxb waad ku mahad san tahay sida aad noo soo xasuusiiso fankii hibada laha Sxb heesta talan taliga ah e tidha Arami caashaq abuuray ban Urugadedi la oomanoo Udgoon jacayl iyo Adaan galo Igu dilaacdo Aan aadaybaa Soo gali hadad hayso sxb
@barisamadkii5128
@barisamadkii5128 2 жыл бұрын
2:24Am 15/01/2022
@mohammedabdiazizshukul5590
@mohammedabdiazizshukul5590 Жыл бұрын
Waxay Dani keentay iyo Kal Gacal
@kaysaahmed531
@kaysaahmed531 2 жыл бұрын
Farmaajo
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 8 ай бұрын
Who gives f* little faqash
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
فكا ن لغلا مين يتيمين في المدينة وكا ن تحته كنز لهما وكان ابؤ هما صالحا
@abdinuur219
@abdinuur219 6 ай бұрын
CsW
@munaaxmed5374
@munaaxmed5374 2 жыл бұрын
A
@abdinooryussuf4007
@abdinooryussuf4007 9 ай бұрын
Io
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 15 күн бұрын
viking*❤£(Wcb)2 bullring 3Ltd- ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
AXMED GACEYTE IYO SAHRA YAR  GOCOMADA HA II JARIN  TOP SOMALI HEES
11:46
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 1 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 9 МЛН
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
Qisada Heesta Dulmiga Caashaqa Ka Daa Axmed Gacayte
5:37
HAN-IRMAAN CHANNEL
Рет қаралды 53 М.
Dulmi
4:48
King Khalid - Topic
Рет қаралды 223 М.
TAWAAWAC || Shamso Cumar Axmed|| HD +Lyrics
7:59
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 441 М.
Axmed Gacayte Yuusuf Gaboobe- Male ma le| Kaban| Lyrics
6:34
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,2 МЛН
Axmed Gacayte iyo Sahra Halgan Gocamada Ha iijarin
9:50
Daruuraha News
Рет қаралды 156 М.
Waan maaganee ||Axmed Gacayte yuusuf || HD +lyrics
7:46
MIDAAYS
Рет қаралды 33 М.
Lafoole Heesti Ruun
9:04
Kozar yare officail
Рет қаралды 6 МЛН
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 887 М.
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 4,3 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 503 М.
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 14 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 6 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 9 МЛН