Axmed Gacayte Yuusuf Iyo Amina Cabdillahi Xirsi 🔥Iyo Heesta "DUNI WADA HALLOWSAN"

  Рет қаралды 658,565

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

Пікірлер: 88
@cabdicasiiscabdulaahi8354
@cabdicasiiscabdulaahi8354 Жыл бұрын
Musikada heestu waa cajiib, khabiir Qaraami inaa ahay baan isu qabay, waayo heesaha qaraamiga badankood waan aqaan, hadana heestaas waxaan bartay ayaan dhowayd oo gabar aroos baadiye soonaha Gabilay ka qadaysa baan kasoo raacay, inta iga dambaysa oo halkaan soo booqan doonta waan salaamayaa
@mobaar5767
@mobaar5767 11 ай бұрын
hadaa waxbadan ayaa kuu dhiman aniga waxey iigu jirtaa heesihii ugu horeeyay ee aan nolosheyda maqlo
@cabdicasiiscabdulaahi8354
@cabdicasiiscabdulaahi8354 9 ай бұрын
Wlhy haa sxp qaraamigu bad weeye ​@@mobaar5767
@cabdicasiiscabdulaahi8354
@cabdicasiiscabdulaahi8354 7 ай бұрын
War legend heestaani luuq bay igaga qarsoonayd ​@@mobaar5767
@XaawoMaxamedcumar-y5x
@XaawoMaxamedcumar-y5x 7 ай бұрын
Waxaan uqabay inaan heesaha qaramiga dhagaystay tana ma arg waxaa igu horseysay gabar yar Oo aroos kaqadaysaa
@abshircarab18
@abshircarab18 2 ай бұрын
Heesaha qaaramiga waa badan yihiin inta aadan maqlin ee keydka ku jiro kasii bdn
@khaalidbaashe8051
@khaalidbaashe8051 Жыл бұрын
Mullaxam sarre axmed gacayte yuusuf cilmi bahdoon muxammed ismaaciil iyo aamina cabdilaahi xirsi allah yarxamu raaximiin, aamiin aamiin aamiin ya allah.
@zakariyexasan1345
@zakariyexasan1345 Жыл бұрын
Heestan maarka maqlo waxan moodaya ineey aniga igu socoto Waxan rajeenaya walalha igaa dambeeya waan inaa salamaya 😢😢 ❤❤
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 Жыл бұрын
Calashaan labo hablood oo walaalo ah baad wada jeceshahay
@AbdirixmanCamanji
@AbdirixmanCamanji 10 ай бұрын
DooqaGu yaablehe layabMalahan duniduye Kaaqady legend😮😢
@issaomar3171
@issaomar3171 Жыл бұрын
Maama aamina AUN maanta ayay ku xijaabatay 18/03/2023 boorama qabriga Allah ha u waasiciyo sidaan kuu jecleyn Allah ha kuu jeclaado
@AhmedHayaan-Biribiri_47
@AhmedHayaan-Biribiri_47 Жыл бұрын
Maanta ayay dhimatay Alle haw naxariisto Aamina Cabdillaahi Xirsi 18-2-2023
@maogtahay4999
@maogtahay4999 2 жыл бұрын
Ruwaayaddan waan galay anigu horaanti 70kii waxa ka aktar ka ahaa sooraan iyo cabdi qays iyo amina c/lahi iyo gabadh la odhan jiray jamaad jaamac sidan xasuusto lkn sooraanba labada gabdhoodba isku qaadanaya oo walaallo ahaa heestan way dambeysa ruwaayadda mahadsanid ustaad www
@cabdicabdillahiyonis3241
@cabdicabdillahiyonis3241 2 жыл бұрын
Kurey ayaad ahayd sow maaha
@maogtahay4999
@maogtahay4999 2 жыл бұрын
@@cabdicabdillahiyonis3241 aad iyo aad
@NuuraAhmed-g3r
@NuuraAhmed-g3r Жыл бұрын
Aleh hawnaxaristo axmed gacayte iyo amiin vabdilahi 😢
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 2 жыл бұрын
Allah hau naxariisto Axmed Gacayte fanaan laxamadiisa laga yaabay buu ahaa
@yahyajama8319
@yahyajama8319 2 жыл бұрын
Heesta: Duni Wada-Hallawsan Eryada: Cabdi Qays Codadka: Axmed Gaceyte Iyo Aamiina Cabdilahi Laxanka: gaceyte Riywaayada: Reer Baw Gaal iyo islaam ya ku leh
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 2 жыл бұрын
Waxa wee Reer Ba'aw yaa ku leh muslin iyo gaal
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 Жыл бұрын
@@rashiidsulub1235 mise waa gaal iyo islaam gabdhow yaa kuleh abwn cabdi qays lkn reer ba.aw yaa kuleh waxaa lahaa abwn hadraawi 1968
@hamsealiabdullahi7903
@hamsealiabdullahi7903 2 жыл бұрын
Axmed Gacayte cod macaanaayaa allaw u naxariiso
@CabdixakiinCawaale
@CabdixakiinCawaale Жыл бұрын
al wacan heese hoore nin yhow walhi malha layaab aduunkya 🎉
@mowlidabdullahi3916
@mowlidabdullahi3916 2 жыл бұрын
Heestu waxay ka sheekeyneysa nin raba inu isla qaato Labo gabdhood oo walaala ah Ereyada ku jira waa ku aad u higmadeysan Waxaana lagabarankaraa dhaqanka iyo xishoodka gabdhaha soomalida iyo waxyaba diinta iyo dhaqanka aan u cuntaminba in laqadankarin
@drrashiid5533
@drrashiid5533 Жыл бұрын
Riwayade ku jirtay
@AbdirixmanCamanji
@AbdirixmanCamanji Жыл бұрын
Axmad gaceyte io Aamina Abdillahi Illhow idin naxariistii 2023 goobtu waa muqdisho somalia 🇸🇴 Goorsheegtu waa 10:50Pm
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 9 ай бұрын
Legend waa ku salaamay ana manta daawanaya Mogadishu dharkenley ka dhegesanaya 🫡
@yooniskheyre4892
@yooniskheyre4892 Жыл бұрын
Ilaahay naxariistii janno sii mama aamino cabdilahi oo aan manty geerideeda aan maqlay allow u wada naxariiso fanaaniintoo idil
@Nuuradiin906
@Nuuradiin906 Жыл бұрын
Waxaan heesta dhagaysanayay maalin, khamiisa ,ah, 1:19PM 11\23/20023 ❤😢
@axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996
@axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996 9 ай бұрын
Allah unaxariisto labaduuda 😢
@Madadaal
@Madadaal 2 жыл бұрын
Hees iyo badh dheh, ilaahay haw naxariisto Axmed Gacayte. Cabdi Qays iyo Amina Cabdilahi Ilaahay caafimaad iyo cimri dheer Ilaahay ha siiyo.
@zakariyexasan1345
@zakariyexasan1345 Жыл бұрын
AMIIN AMIIN WALLKA 😢😢😢😢
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Cajaaib heestan badanaa waxa aad looga qaadaa aroosyada miyiga waana heesaha u khaaska ah aroosyada miyiga runtii waa hees xusid mudan AHUN Gacayte,iyo Aaminaba.
@MaxamudBshir
@MaxamudBshir Жыл бұрын
Gabadha aruuska kuruxaysa miyaa kusoo hagtay hhh ani xitaa sxb
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 6 ай бұрын
Hada qof uunbaa yidhi aroos miyi baa laga qaaday markaasay intaa iska daba marayaan
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 ай бұрын
@@jamaadnuura10 Waar sidaa maahee Heesaha aroosyada, miyiga aadka looga Qaado, ama aadka looga jecel yahay Ayey ka mid tahay heestani. Waa maxay meeshan iyo xaganaad noola kacday?.
@gureymohamed679
@gureymohamed679 8 ай бұрын
Gacaliye iyo Aamina c/laahi xirsi (AHUN)
@ahmednadiif3727
@ahmednadiif3727 Жыл бұрын
Illahay ha unaxriisto amiina way dhimatay hada
@SiciidYare-wv6tb
@SiciidYare-wv6tb Жыл бұрын
Wayay zxp
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 2 жыл бұрын
Ax,,wow,xasuus,,dareenle.ma,dayarmaka,,makaaan, gubay,layaa,malaha,dookhayii.thanks.
@Geel_Laaye1122
@Geel_Laaye1122 5 ай бұрын
Calayhi raxmatullaah.
@maogtahay4999
@maogtahay4999 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad www
@jamaac273
@jamaac273 Жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto labadoodaba
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 2 жыл бұрын
Waxse dilay jacaylkii Dacareeyay malabkii Dumaashidaynu noqone Dayrkii makana daa Dunidaaba olosheee
@Abdirahimmusemoha
@Abdirahimmusemoha 2 жыл бұрын
Mahadsanidiin Waayo Waayihii Wacnaa Waxaan Idinka Codsanaa Heesta Shafka Igu Cam Cami Heesaa Cumar Dhuule Cali Kaydkiina Ka Raadiya Heestan Adinkoo Mahadsan Insha Allh
@dekaosman9412
@dekaosman9412 Жыл бұрын
Mrkii iigu horysy aan maqlo inann miyi ka qadaysa Facebook ga kasoo arky mrksn soo doonay tariikhdu wa 27/October/2023 duhur mln jimce😅
@aflaaxofficial7107
@aflaaxofficial7107 11 ай бұрын
Ahamet gacayte alle haw naxariste laba wlla ayu ka qabsadey😂😂😂
@maxamedleloon8394
@maxamedleloon8394 2 жыл бұрын
Baraawo waayo waayo waxaan iri yes
@Tubeec699
@Tubeec699 2 жыл бұрын
@WAAYO WAAYIHII WACNAA Codsi please wallkey hadii aad inoo heli karti inoo soo gali 🙏💯🥰 "Halbawlaha noloshiyo Muhuraanka xoolahaa Ka ilaasha haddimada Cudur yaanu haleeline" Abwaan (Nuux Warsame Geeddii) Codka Kooxda Dayax.
@rashkabay6437
@rashkabay6437 2 жыл бұрын
Ana adiga Iidaran😍😥
@nurali7836
@nurali7836 5 ай бұрын
Fasal warabe ha maqayo
@CabdiFarax-jc5nd
@CabdiFarax-jc5nd Жыл бұрын
Heestan waxaa la.haa abwaan Yam.yam Mucijiso buu ahaa
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 29 күн бұрын
saxid waxay ku jirtay ruwaayad uu Abdi Qays lahaa,lakiin waxa dhaca mararka qarkood hees u leyahay abwaan kale in ruwayad lagu darro haday sidas tahayna waa macquul
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 4 ай бұрын
Allah unaxristo dhamaantod
@mohamedsomali3783
@mohamedsomali3783 2 жыл бұрын
Ish cala yaa hees
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 2 жыл бұрын
NIN dumaashidii ka helay oo dabeed weliba usheegay inuu ka helay lmiyuu idinku jiraa inaga cilmi badan
@muhidinabdi4543
@muhidinabdi4543 8 ай бұрын
Dookhu indho maleh meeshuu kuu jeediyo ujihaysanaysaa ❤😂😂
@cabdifataaxmaxamed8670
@cabdifataaxmaxamed8670 2 жыл бұрын
Kusoo dhawoow markiska duuru raxma online. Ood ku baran karto barashada qur'anka kariim ka ah adoo jooga gurigaaga iyo goobtaada
@abdiasiismohamed2632
@abdiasiismohamed2632 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 2 жыл бұрын
Waa riwaayadii Gaal iyo islaam
@ahmedazhraf2564
@ahmedazhraf2564 Жыл бұрын
Heestaan ila 2004 ila iminka wan dhagaysta khaastan malinta khamista
@khadarcaare2273
@khadarcaare2273 2 жыл бұрын
Waa qorshe ficaan
@abdurahmanmohamad2300
@abdurahmanmohamad2300 2 жыл бұрын
Waxaa dilay jacaylkii dacareeyay malabkii dumaashiga aa noqotee ........ waa ereyo mug weyn oo layaab leh
@HalisTa..22
@HalisTa..22 7 ай бұрын
Duni wada hallowsan Dadkan wada jacaylkaa Ee daad kalgacal iyo Dhamaan fuushan donyaha Ayaan dacal ka raacee Inkastoo dad gacaliyo Xidid kala dambeyn jiray Ma deyrkii makaan gubay? Layaab malaha dookhuye🙇‍♂️🤔 17-5-2024 one of my worst days in my life😕
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 жыл бұрын
Duni wada halwsan wa waxii manta jiro🤔
@ahmedhasan4534
@ahmedhasan4534 2 жыл бұрын
Askartii faqashtaa dishay gacayte
@SiciidoKaarshe
@SiciidoKaarshe Жыл бұрын
@abshirocabdirisaaq8791
@abshirocabdirisaaq8791 Жыл бұрын
❤😢
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Xasuus caruurnimdii radio Hargaysa
@Youtube.comkelliyare
@Youtube.comkelliyare 2 жыл бұрын
Mahad sanidin Waxan maqlay hadal ah axmed gacayte Ciidankii dawlada ayaa dilay ,kadib heestii illaah baa deeq bax shee runmiyaa? Dadna waxay dhehaan dooxa ayaa tuugi ku dishay
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 2 жыл бұрын
Aniguba sidaas maqlay ilaah ba deeq baxshee daaraha madfaca ka daaya ayu lahaa Sengub Ba dilay ba la odhan jiray lkn xaqiiqda Allah swt ba og
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@nagaadjama3312 wll waa runo ciidamadii Siyaad barre dilay Sanadkii 1988kii
@hassanahmed898
@hassanahmed898 Жыл бұрын
Haa waxaa dilay dharcadii Siyaad Barre waxaana jaajuusay Sangub oo wakhtigaas Tiyaatarka haystay
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 2 жыл бұрын
Aroosyada miyiga ayaa aad looga dhagaystaa
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
Gaaliyo islaam geelow ya kuleh ereyada cabdiqays
@RudwaanD
@RudwaanD 6 ай бұрын
Gabdhow yaakule gaal iyo islaam
@jamatooreeye9949
@jamatooreeye9949 Жыл бұрын
Waxaan umalaynayaa labo gabdhood oo walaalo ah buu isla shukaansay ninkaan
@mubarakmahadmohamed
@mubarakmahadmohamed Жыл бұрын
Haaaa
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Heestaan magool iyo kuluc ne waa ku arkay axmed mooge ne waa qaadaa
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 2 жыл бұрын
abshir carab tanbaa orijinala Aamina ca/laahi iyo Axmed gacayte
@abshircarab18
@abshircarab18 Жыл бұрын
​@@cabdicasiisgiire3089magool Iyo kuluc ne safiican ayey u qaaden
@abshircarab18
@abshircarab18 2 ай бұрын
​@@cabdicasiisgiire3089original sooraan iyo aamina cabdilaahi waaye sxb
@foodcaato3009
@foodcaato3009 2 жыл бұрын
asvc
@mohabashir8546
@mohabashir8546 Жыл бұрын
Dayrkii makana daa maxaa laga wadaa yaa fahasan zxpyal iifaideya
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 15 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 35 МЛН
Axmed Gacayte iyo Sahra Halgan Gocamada Ha iijarin
9:50
Daruuraha News
Рет қаралды 206 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥 Iyo Heesta "SAYLO GUYAAD BADAN"
10:23
Aamina Cabdilaahi Xirsi - Gacantu Raaxa Daranaa
7:56
Ik Hajji
Рет қаралды 369 М.
DEQA AHMED ( GOROYO CAWSHA).flv
5:21
TheJaalle
Рет қаралды 444 М.
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi
8:38
iraad2011
Рет қаралды 660 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 397 М.