Axmed Gacayte iyo Sahra Halgan Gocamada Ha iijarin

  Рет қаралды 159,791

Daruuraha News

Daruuraha News

Күн бұрын

Heestan waxa kuwada luuqaynaya Hobolkii Caanka ahaa ee Ilahay hawnaxariistee Axmed Gacayte Yuusuf iyo Hoboladii Da'da yarayd ee Sahra Halgan

Пікірлер: 49
@araphathassan7184
@araphathassan7184 4 жыл бұрын
The best song Inta aan isku favourite ka nahay like ii saara
@farxaanahmed1014
@farxaanahmed1014 Ай бұрын
AHU naxariisto axmed gacayte , Nasir macalin caydiid Cimrigana alle haw barakeeyo ABWAAN cismaan cambuur. Iyo sahra halgan
@SiciidNiyo
@SiciidNiyo 17 күн бұрын
Ab iyo ab waa ahmed gacayte iyo sahra yar
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 7 ай бұрын
waa hees qaaliya heestaan way fadhidaa axsan cod erayo iyo kaban aan kaasaxo erayada qaar qoraal-koodu kaa qaldamay (((( gadaan anigu joogiyo aan go,aan kusiiyee geesi-baan lanooloo gabanaan uleeyahay)))) saas waaye erayadu waxan rajaynayaa inaa fahanteen iskana saxdaan qoraalka erayadaan
@cadaawe11
@cadaawe11 5 ай бұрын
Saas waye gocamada ha ii jarin wa maxay?
@maanmohamed
@maanmohamed 5 ай бұрын
Anigoo ku gabin baa Goob laga hayaamiyo Gabadano i taagtee Haddaad goysay wacadkii Guul maleh iftiinkuyee Gaabsaday warkeygee Heart touching words 😢😢😢 waa hees garnaqsiya tii naag eheed mararka qaar waxaa isleedahay waa mid kamida dhibaatootinka dunida ee aadmiga haleela
@abdukadirmohamud8390
@abdukadirmohamud8390 4 жыл бұрын
nice song waana erayadi cismaan cambuur waa hees gardhigasho ah
@cabdimaaliksiciid6806
@cabdimaaliksiciid6806 3 жыл бұрын
Asxan hees axmed gacayte iyo sahra yar wadku mahadsantihiin lyricka waxbadan wan radiyey
@abdukadirmohamud8390
@abdukadirmohamud8390 4 жыл бұрын
heestaan waxay ii 2006 annago joogna xudduuda kenya iyo Tanzania magaaalada Loitokitok oo ku hoos taal Buurta caanka ah ee kilimanjaro anniga iyo saaxiibkey maxamed Nuur Yuusuf Guruji oo ogaantay maareeye ka aha wasaaradda environment somaliland waxaan xuususta kaftankii aan wadaagi jirray aniga iyo saaxiibkey maxamed isago woqooyi ah iyo aniga iyo cabdullahi Raajacuun oo koonfur ah nolol waartan ku rajaynaya labadoodaba cabdullahi weli halkiibu ku dambeeya anna xamar.
@caydarusabdillahi6956
@caydarusabdillahi6956 4 жыл бұрын
Ninka aad xustay Maxamed Nuur Yuusuf guruje waa indrky hadana waa agaadimaha wasaaradda deegaanka sidaad adiguba xistay aadban ku salaamaya walal adigana
@abwaandhoodaanallha2387
@abwaandhoodaanallha2387 2 жыл бұрын
cimri dherar ayaan idin rajanayaa wllo
@calicadenuur4419
@calicadenuur4419 3 жыл бұрын
Geeskaan lanoolow ma aha eraygu waa geesibaan lanoolohoo yacne geesi baa iqana oon wiilal u dhalay Mahadsanidin
@blackyofficial3018
@blackyofficial3018 3 жыл бұрын
Adna garashadadii meelkalaad uguurtee Gooysayee nasiibkaa🙏🙏🙏
@xasangantal1011
@xasangantal1011 4 күн бұрын
Geniyeey aduunyadu waa giraangir socotiyo sida goon wareegtee waa erayo xabaarsan mug wayn qofkii waayo arag ah uun baa garanayaa iyo waxay macneheedu tahy 😢😮😮😊🎉
@abdullahisalad4166
@abdullahisalad4166 10 ай бұрын
Zahra halgan ma ahaan waayo fanaanku wuxu dhintay ama la dilay 1988 ayaan filaa
@daarali
@daarali 5 ай бұрын
Waa sahra halgan waa heesta kaliya ré caanka ku tahay dib ayayna u qaadey dhowr jeer xafladii 18 my Melbourne Australia
@calicadenuur4419
@calicadenuur4419 3 жыл бұрын
Walalo aadbaad u dadaashay lkn erayada inaga sax sidaad adigu moodiyo ma ahee waa gadaad adigu moodiyo Mahadsanid
@abdiaziizmohamed3774
@abdiaziizmohamed3774 4 жыл бұрын
Best song Axmed gacayte boqoradii codka fanaan yaan Layla Sheegan zida hada
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Alle haw naxariisto AHUN gacayte🤲
@baariyowmoalimsalad4515
@baariyowmoalimsalad4515 4 жыл бұрын
Al fanaan axmed gacayte
@munagacayte6194
@munagacayte6194 3 жыл бұрын
Ilahay haa unaxristo mrksata codkisa waan laa cajba
@mohamedguulleed6386
@mohamedguulleed6386 3 жыл бұрын
Axmed gacayte abhi fanka
@rabbitalloudaa9242
@rabbitalloudaa9242 4 жыл бұрын
waxa yara qaldan lyrics ka oo page lanad ee axmed gacayte qaadayo *anigoon ku gabin baad goob laga hayaamiyo gabadano taagtee* aad moodeen kaabadana i teegtee markaa erayga gabadano waa dhaxanta qabaw ee dabaysha leh
@engneerismaaciil1406
@engneerismaaciil1406 10 ай бұрын
Meelo badanbaa qaldan sxb Afsonaliga aad uma yaqaan qofka qoray
@iamhaleel
@iamhaleel 4 жыл бұрын
Gedan anigu joogiyo An goaan ku siiyee Geesaan la nooloo.
@engneerismaaciil1406
@engneerismaaciil1406 10 ай бұрын
Kaabadana itaagtay kulahaa😂😂 War waa gabadane itaagtee
@mohmedbinuawga2341
@mohmedbinuawga2341 4 жыл бұрын
Sahrayar
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Waayo waayo
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 2 жыл бұрын
boqortooyada magaadle oo is heshay heesta dhe aaaax aaaax
@xeeldheere6379
@xeeldheere6379 2 жыл бұрын
Sahra cali xasan weeye maaha sahra halgan
@siciidmaxamed5556
@siciidmaxamed5556 2 жыл бұрын
Gaashaanka noloshaay weyee sxb
@khaalidcabdiraxmaan5982
@khaalidcabdiraxmaan5982 3 жыл бұрын
Heestan waa inaan lasoo qaadaa sahra halgan
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Heestan wxan ku Jeclaaday degina
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 5 күн бұрын
Sahra hallgan. Sadex hoodood bay la qaaday axmed ahun
@daudgoala
@daudgoala 7 ай бұрын
Miyaad tidhi odhaahdii, mid jiray iilka lagu dhigay, martiyoo ansaartii, meelna maanta lafayaal, mayee anigu kuma maqal, mayna kaama martiyayee, moojanaanta May deyn, meel cidloo banaan iyo maaweelo ii raab, maruun haa anoo suga aan ku waaayo maalee
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 4 жыл бұрын
qoraalka wad kumahadsantahay
@mrbombastic8097
@mrbombastic8097 2 жыл бұрын
Eesh cala gacayte
@MaxamuudMaxamed-gt5yn
@MaxamuudMaxamed-gt5yn 7 ай бұрын
Axmed gacayte
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 3 ай бұрын
Axsanat
@Murtiileqaraamj5798
@Murtiileqaraamj5798 23 сағат бұрын
Gabadano itaagtee
@abdihirsi4600
@abdihirsi4600 4 жыл бұрын
Eesh cala hees
@cabdiqanikayse4380
@cabdiqanikayse4380 11 ай бұрын
😅😅😅😅
@CismaanBarkhad-b3o
@CismaanBarkhad-b3o 2 күн бұрын
Q
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 3 ай бұрын
LODA YAA. SIIDA UCIIDA
AXMED GACEYTE IYO SAHRA YAR  GOCOMADA HA II JARIN  TOP SOMALI HEES
11:46
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 1 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 28 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 3,3 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 79 МЛН
YouTube- SAHRA HALGAN  - CALEEMO SAAR.mp4
5:11
sadaam20091
Рет қаралды 254 М.
Waan maaganee Codkii AHUN Axmed Gacayte Yuusuf lyr
7:40
Daruuraha News
Рет қаралды 311 М.
Axmed Gacayte Yuusuf Gaboobe- Male ma le| Kaban| Lyrics
6:34
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
somalijecle
Рет қаралды 2 МЛН
Qooraansi || Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac || HD +Lyrics
10:49
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
Hassan Aden Samatar Best Songs
18:24
Somali Spot
Рет қаралды 153 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22