Axmed Mooge Liibaan Iyo Xaliima Khaliif Magool🔥 Iyo Heesta "AMAANTAADA"

  Рет қаралды 69,240

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

Пікірлер: 45
@ronny7suii3
@ronny7suii3 4 жыл бұрын
Heestaan markaad dhageeystid waxaad qireysaa in AUN Xaliimo Khaliif Magool inay tahay boqoraddii codka Soomaaliyeed. ❤🇸🇴❤🇸🇴❤🕯❤🇸🇴❤🍇🍎🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@yasminliban8083
@yasminliban8083 4 жыл бұрын
soo badi wll waliba wxad ka soo dhigtaa heesaha TalanTaaliga ah mhdsnid Soomaaliya guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@muhammadhassan-vp1hl
@muhammadhassan-vp1hl 3 жыл бұрын
Anaa kuu haayo yasmin kuwoo badan
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Oof oof, hees aan inaba caadi ahayn waaye oo macaan . Ismalahayn Aun Xuseen baa ereyada leh, kaaba darane ismalahayn naaxyada Aun Qarshaa lahaa, waase bartay. Mahadsanid Waayo Waayihii Wacnaa
@BashiirSalad
@BashiirSalad Жыл бұрын
Riwaayadii Hoobal Iyo Ibleys Abwaan Xuseen Owfaarax
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 4 жыл бұрын
Mahadsanid sxb waayo waayihii wacnaa
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Heesahii wacnaa labada xidig alle ha janeeyo
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 4 жыл бұрын
Alle Ha u Naxariisto Abwaan Xuseen Aw Faarax, Laxankii Abwaan Cabdilaahi Qarshe, Labada Fanaan Ee Qaadaya Magool Iyo Axmed Mooge. Waad Mahadsan Tihiin Dhamaan Bahda WAAYO WAAYIHII WACNAA
@najmudinqurayshi2267
@najmudinqurayshi2267 4 жыл бұрын
💯👌 sifiican bad u haysa halkaa
@usamearwax2999
@usamearwax2999 11 ай бұрын
Oo ku jirtey ruwayadi hobol iyo ibleys sanadii 1969 Shube iyo dubad ba isugu tegey ruwyadaa heskana laxanka waxa sarey cabdilahi qarshe Waana shaql raac
@Kamaldaarichannel
@Kamaldaarichannel 2 жыл бұрын
Yasalaam Yasalaam heestan kama daalo walee Alle haw Naxariisto labadoodaba haldoorkii bulshada
@heellolyricsqaraamyahan4174
@heellolyricsqaraamyahan4174 3 жыл бұрын
Heestan Laxanka iyo muusiga waxa u sameeyay aabihii muusiga iyo fanka Soomaaliyeed cabdilaahi qarshe
@nevergiveup-ej3iy
@nevergiveup-ej3iy 4 жыл бұрын
Xuseen awfaarax iyo axmed mooge iyo magool dhamaan alle ha u naxariisto lkn xuseen awfaarax ciidagale maaha waa muuse dheriyo
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
hhhh waa ciidagale
@maxameddeeq7647
@maxameddeeq7647 4 жыл бұрын
Waayo waayo hees iga dheh AHN dhamaantood
@shegowshakiyow2972
@shegowshakiyow2972 3 жыл бұрын
Somali Maxamed oo is ku duuban, waxaan ka codsanaa, in Magool loo bixiyo, Caasimada Galmud.
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 3 жыл бұрын
War wanaagsan.xaq bey u leedahay.dhaaxyo ayaa soomaaliyeed ku raaxeysten codkeeda
@diiriyesom8282
@diiriyesom8282 4 жыл бұрын
Waayo Waayihii Wacanaa waad ku mahadsantahay shaqada dhaxalgalka ah ee aad isku xil saartay si aad meel iskugu soo ururiso suugaanta Soomaaliyeed ee kala luntay. Haka daalin jiilkan iyo kuwa soo socdaaba way ku diirsanayaane.
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
أغنية في قمة الجمال والروعة .... اللهم إرحم حليمه خليف مجول واحمد موجي والشاعرالمرهف حسين اوفارح جميعاً
@ahmedtabit
@ahmedtabit 4 жыл бұрын
classic waaw Alaha uu naxaristo labadodabba
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 3 жыл бұрын
Oof caleek mirihii Abwaan Cali Sugule (dun carbeed) laxankii Cabdulahi Qarshe inaba caadi maaha dhmn toodba janadii fardowso allaha geeyo
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
xuseen awfaarax ayaa leh
@diiriyesom8282
@diiriyesom8282 4 жыл бұрын
Ammaantaada inanyahay in yar baan ka sheegee maxaan kuugu asteeyaa Allaa kuu dhameeyee. Suugaanteenu macaanaa.
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 4 жыл бұрын
Allh ya arxamu raximiina labadan fanan
@gureymohamed679
@gureymohamed679 7 ай бұрын
Axmed mooge liibaan iyo Magool AHUN
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 3 жыл бұрын
Magool & Axmed Mooge aun❤️❤️❤️🙏🙏🙏
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Allow u naxariiso
@caliduudkey886
@caliduudkey886 4 жыл бұрын
Heesta indho caashaq ey qaato marayan mursal soo gali sxb
@nabadraadshe
@nabadraadshe 3 жыл бұрын
Heestan waxaa ku farayareystay laba abwaan oo waaweyn . Erayada waa AUN abwaan Xuseen Aw-faarax , laxankana waa AUN Aabbaha fanka Soomaaliyeed Cabdullaahi Qarshe. Sida aan hore u sheegay erayada heestan waa shaqal raac ee ma aha shibbane raac.
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 10 күн бұрын
Shibane raac iyo shaqal raac manoo kale saari kartaa?
@saidhashi7419
@saidhashi7419 2 жыл бұрын
Nice
@xamseibrahim6603
@xamseibrahim6603 4 жыл бұрын
Fanka wxa u badnaa marka macala abwamdaa hesahood laysku daro garxajiz heez kasta lug bay ku leeyihiin axmed mooge iyo xuseen aw farx ciidagle
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Hooyadaa garxajis ind yaan ku caayime hadaba qabyaalada liidata kala tag
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
@@mustafadiriye6870 runtu faanto maaha
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 3 жыл бұрын
Qabyaalada la xorow.
@fadxiahmed9734
@fadxiahmed9734 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@saidhashi7419
@saidhashi7419 2 жыл бұрын
Afar iyo tobanadiy Dayixii aduunkoow Iftiinkii arooriyo cadceedi aduunkaa Markaan ku eegaba indhahaad u roonte Ana aragtidaa Iimaanka deeqde Ammaantaada inanayhoow inyar baan ka sheegee maxaan kugu iridahaa allaa kugu dhammeeyee Ammaantaada inanyahay inyar baan ka sheegee maxaan kugu asteeyaa allaa kugu dhammeeyee Sidii awfta waa beri Ileeyskii aduunkaa Sidii ubaxa beeraha Udgoonkii aduunkaay. Wixii uurka kaa gubay Afka lagama dhowree Wixii ibtilo qabo Lama aamusiyee. Ammaantaada inanayhoow inyar baan ka sheegee maxaan kugu iridahaa allaa kugu dhammeeyee Ammaantaada inanyahay inyar baan ka sheegee maxaan kugu asteeyaa allaa kugu dhammeeyee Sidaan kuu ogsoonahay Amaanki aduunkkoow. Sidaan kuu aqoonsanahay. Asluubtii aduunkaay. Aadan iyo xaawa Dhibta lagu abuuree. Iyaga jaceylkii u adkeysan waayee. Ammaantaada inanayhoow inyar baan ka sheegee maxaan kugu iridahaa allaa kugu dhammeeyee Ammaantaada inanyahay inyar baan ka sheegee maxaan kugu asteeyaa allaa kugu dhammeeyee Anigga is keeniye Ugaaskii aduunkoow Inaggay is aroosiye Ayaankii aduunkaay. Arawelo ii bixi. anaa kuu ogolaade. Oday biito igu sheeg. anaba kuma ilaawee. Ammaantaada inanayhoow inyar baan ka sheegee maxaan kugu iridahaa allaa kugu dhammeeyee Ammaantaada inanyahay inyar baan ka sheegee maxaan kugu asteeyaa allaa kugu dhammeeyee
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii x.qowdhan laxankii bashiir xadi codka a.mooge iyo magool
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
xuseen aw Faarax
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 3 жыл бұрын
Ma aha sida aad sheegtay
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 4 жыл бұрын
((((((((((💗))))))))
@cabdicali4110
@cabdicali4110 2 жыл бұрын
063441
@yasminliban8083
@yasminliban8083 4 жыл бұрын
soo badi wll waliba wxad ka soo dhigtaa heesaha TalanTaaliga ah mhdsnid Soomaaliya guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 3 ай бұрын
Guul guul
@diiriyesom8282
@diiriyesom8282 4 жыл бұрын
Ammaantaada inanyahay in yar baan ka sheegee maxaan kuugu asteeyaa Allaa kuu dhameeyee. Suugaanteenu macaanaa.
AXMED MOOGE IYO MAGOOL MAYA IYO HAA KABAN
8:25
HORN MEDIA GROUP
Рет қаралды 58 М.
Axmed Cali Cigaal Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "GORAYA CAWL"
9:12
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 466 М.
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 558 М.
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,1 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,4 МЛН
Axmed Mooge Liibaan Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "AAN HESHIINO"
10:14
Axmed Mooge Liibaan Iyo Xaliima Cabdi Afweyn 🔥Iyo Heesta "Cagta Saar Wadada"
5:34
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 4,1 МЛН
Amaantaadaa Lyrics Magool & Mooye (AUN)
6:03
VivaSomalia1
Рет қаралды 68 М.
TUDHI WAAYIHII
8:45
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 9 М.
Cismaan M Gacanlow Iyo Xaliima Kh Magool🔥 Iyo Heesta "HEEDADAABE"
6:29
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 97 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 320 М.
Best funny game 😂#shorts
0:28
Funny TV
Рет қаралды 42 МЛН
Обхитрил учителя и сильно пожалел!
0:19
По ту сторону Гугла
Рет қаралды 7 МЛН
Find The Real MrBeast, Win $10,000
0:37
MrBeast
Рет қаралды 98 МЛН
Когда любимчик училки проходит эту маску 😂 #shorts
0:46
Владислав Шудейко
Рет қаралды 3,5 МЛН
【続続】俺が写真を撮らない理由...Why I don't take pictures
0:31
純悪【悪役俳優ユニット】
Рет қаралды 775 М.