Heesta waxa qaadaya axmed, Sawirku waa maxamed ALLAH SWT janatul fardows ha ugu deeqo maxamed mooge, axmed mooge, magool iyo intii muslimiina ee dhimatay inagana ha inooga daba naxariisto Aamiin yaa rabb.
@nabadraadshe3 жыл бұрын
Heestan waxaa ku farayareystay laba abwaan oo waaweyn . Erayada waa AUN abwaan Xuseen Aw-faarax , laxankana waa AUN Aabbaha fanka Soomaaliyeed Cabdullaahi Qarshe. Sida aan hore u sheegay erayada heestan waa shaqal raac ee ma aha shibbane raac.
@MrLooyaan4 жыл бұрын
فعلاً الأغاني القديمه عندها طابع وذكريات اكثرمن حلوه ....ربنا يرحمكما ويجعلكما في الجنة أحمد موجي ليبان وحليمه خليف مجول
@kafiguled78 жыл бұрын
This is a reminder of how we once a had pride of nationhood. All that's left of it now is just to reminisce on good old days of the past. How SAD...
@bashirmx5 жыл бұрын
Heesta kaliya ee aan ugu jeclahay heesaha soomalida💙💙💙
@AR-cx5yf5 жыл бұрын
kuwo badan ayaa lamida
@aliismail80497 жыл бұрын
Waxa curiyey heestan abwaan marxuum cali sugule. Alla yarxamu raximiiin.ali sugule cigaal iyo magool and axmed. Mooge.aamiin
@faysalyusuf47415 жыл бұрын
Waa CALI SUGULE DUNCARBEED (AUN) DHAMAANTOOD
@sabonagisomaliland54695 жыл бұрын
@@faysalyusuf4741 yes iyo laxankii Cabdillahi qarshe Allah ha ugu deeqo naxariistiisa waasaca ah dhamaantood
@roblemaer48344 жыл бұрын
@Sabo nagi Somaliland Aun Cabdullaahi Qarshe waddani, aabbe, jannada Eebbe ha ku waariyo.
@abdirahmanali20203 жыл бұрын
Waxaa curiyay allaha u naxariistee Xuseen Aw Faarax Dubad
allah u naxariisto waa hees markan dhqgeysto dareemo nastalgia waagii aan yaraa nolushuna mashallah aheyd
@musemuse87348 жыл бұрын
maasha alah ilaah ha u naxariisto Mgol
@sabonagisomaliland54695 жыл бұрын
Waar maxaad tahay qofyow dhimani naxariistii Allah iyo faataxadii baad qabyaaladaynaysaa qumayahow ilaahay axmed mooge liibaan iyo xaliimo khaliif magool iyo muslim oo dhan ha u naxariisto
@ghboy29147 жыл бұрын
Amaantaada inayahey Inyar baan ka sheegee Maxaan kugu asteeyaa Allaa Ku dhameeyeee Yaalaam
@sahra12748 жыл бұрын
Thank you for this song dear, it reminds me when things were in good shape back home. I am a big fun of Magol and Maxamed Mooge
@VivaSomalia18 жыл бұрын
Sahra Mahamed Dear! You are welcome and keep that memory alive.
@musemuse87348 жыл бұрын
Sahra Mahamed Amaantada inanyahay inyar baan ka sheegay
War ilaahay ka baqa qabriga si nabad leh ha idinka jiraaan dadkan
@AbdiazizSaidAhmed4 жыл бұрын
Thanks lkn musawirku waa AHU Maxamed Mooge aad soo saartay, heeska Magool waxaa la qaadayaa waa Axmed Mooge. Alle haw naxariisto saddexdoodaba. Amiin
@liibaan19905 жыл бұрын
R.I.P both...Ma heli karnaa 2019 Wiil reer waqooyi iyo gabar reer koonfur oo is amaanayo? naga daaya Qadaad Weyn iyo Marqaan Land.
@ifraxifrax69855 жыл бұрын
🤣🤣 Lol
@DH-yi5dx4 ай бұрын
It was only from the Northerners who had the unconditional love over South, can Southerns do the same in 2024, it is no and never so your meek people and we we loved the wrong people keep up bomping your selves
@ghboy29147 жыл бұрын
Awesome song!!!!
@Qofnaba.6 жыл бұрын
Anna aragtidada Imaanka deeqde Ahn Labada fanan ee qimaha badan ee qadaya hesata
@Ziddiiq Жыл бұрын
Waxay doonaan bay iskaga soo qoraan heesaha ..... Waar ninka heesayaa waa Axmed Mooge ...... Maxamed iyo Axmed meeyagaa xataa isuba cod dhow
@yareabdille14645 жыл бұрын
Wa axmed Mooge codkan
@cabdiwalibeeroof24832 жыл бұрын
Ahn legendry
@Cartan78 жыл бұрын
waqooyi somalia u dhashay ahmed mooge Liibaan heesaayaa
@mohamedothman75198 жыл бұрын
somaliland dheh ader gacaliye.... waqoooyi jiho ayn u aqaanye....
@ماروكوالأحمد7 жыл бұрын
haa waqooyi buu kadhashay sax 👍
@ماروكوالأحمد7 жыл бұрын
hvlk
@abdifatahismael10437 жыл бұрын
Ka qaadaya maahee xataa heesta ka sameeyay ayaa u dhashay yaa jaahil
@osmanmohamoud1436 жыл бұрын
maxamed weye waqooyi inta dhaafto iyo meeshu ka soo jeedaba