No video

Axmed waxa uu la ooyay in uusan aqon aabihiis oo Darood loogu shegay laakin hada waxa lagu tilmamaa

  Рет қаралды 28,755

Illintir

Illintir

Күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 147
@halimaibrahim3059
@halimaibrahim3059 3 ай бұрын
Cabdullaahi Cali Xersi Majeerten ah oo ilmo Carab ah ku hooyo ahaay. Khaddiija Cali Xirsi aa la dhalatay. Majeerteenow soo raadsha.
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 3 ай бұрын
walaal magaca aabihii waa cabdulqaadir cali xirsi ma aha cabdullaahi
@bardehanad4919
@bardehanad4919 3 ай бұрын
​@@mrsocotraisland1939 MJ yuu Ka ahaay?
@SimraanQurux-mq5mz
@SimraanQurux-mq5mz 3 ай бұрын
Qalbigu muruga kadaremaya miskin allow ka qaad culeysla amin yarbi
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 3 ай бұрын
Allahuma aamiin ya rabbal calamiin
@SimraanQurux-mq5mz
@SimraanQurux-mq5mz 3 ай бұрын
@@maryanmohameddirie2043 aamin yarabi
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 3 ай бұрын
Ilaahay SWT waxaan uga baryeynaa inu helo Axmed Aabihii ama ehelkiisa iyagoo Nabad qaba, qalbiga Alle ha u qaboojiyo walalkeen, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🙏
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 3 ай бұрын
aamiin abaayo macaan
@Raho339
@Raho339 2 ай бұрын
Aamiiiiiiiiiiiiiin
@abdimuse6945
@abdimuse6945 3 ай бұрын
War majeerteenow Inankaa aabihii usoobaafiya Ninkaa soo radiya insha allah
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke 3 ай бұрын
waa fariid macluumaad badan uu haayaa wuuna heli doonaa idanka Allr
@Raho339
@Raho339 2 ай бұрын
Insha Allaah
@hawobashir838
@hawobashir838 3 ай бұрын
Alle hasalo amurihisa wa wiil qalbi wangsan halacawiyo dhan walbe illahay haka farxiyo inshallah cabdicasiis mahdsanid walalken
@nihaalali1398
@nihaalali1398 3 ай бұрын
Ameen yaa rabi 🤲🤲🤲
@libaaxakeymaha6328
@libaaxakeymaha6328 3 ай бұрын
Rabi ha u sahlo abihi iyo fsmilka
@halimafarah9820
@halimafarah9820 3 ай бұрын
Miskiin Allah ha u soo sahlo ehelkiisii Aamiiin Aamiiin Yaarabi
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 3 ай бұрын
InshaAllah kheyr, Alle Swt ha ku sahlo walal si deg deg ah.
@munoqali826
@munoqali826 3 ай бұрын
Allow caawi yaa rabbi Allow usoo sahal yaa rabbi
@user-ih5ip1xo1b
@user-ih5ip1xo1b 3 ай бұрын
Illaahey ha u sahlo reerkiisa waayo qofka kama maarmo reerkuu ka dhashay
@fatimanour9793
@fatimanour9793 3 ай бұрын
Anaga Majeertena Walaale Ilaahay Hakusahlo Abaha Iyo Ehelka Aniga Majeerten Banahay Wa Qabiil Tirabadan Maxamuud Saleban Kaliya Maaha Bari Kaliya Madagaan Bari Iyo Nugaal Iyo Mudug Iyo Ithopia Meela Badanay Dagaan
@saharwafa7539
@saharwafa7539 3 ай бұрын
Ilaah ha u sahlo. In sha Allaah wuu helaa aabihiis ama ehelkiisa.
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 3 ай бұрын
Hooyooyinka caruurta dadkooda barta oo qora oo haka qaranina
@faaraxmaxamuud2933
@faaraxmaxamuud2933 2 ай бұрын
Walaalkey waxaan ilaahey kaaga baryayaa inuu kuu sahlo familkaada sida aan anigaba iigu sahlay insha,allaah halkaan ayaan ka baafiyay waana helay alx sidoo kale waxaan ahaay majerten cumar maxamuud reer mahad hooyadeyna abgaal waceysle adugana sidoo kale ayaan kuu rajeynaa ina,adeer niyada qeyr u sheeg waad heli doontaa reer aabahaa insha,allaah ilaahey si fudud hakuugu soo sahlo wll aamiin yaarabi yaaraxmaan 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@cabdulkhaaliqbashiir7989
@cabdulkhaaliqbashiir7989 3 ай бұрын
Wuxuu aad iyo aad ugu eg yahay mid heli doonah dadkiisa.
@xaawomohamed6996
@xaawomohamed6996 3 ай бұрын
Allaha usaqiro insha allah kurbada illahey ha ka qado
@kulucowpeter4839
@kulucowpeter4839 3 ай бұрын
Allaha usahala wiilkaa dadkiisa 💯💗💗💗💞
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 3 ай бұрын
Alle ha ku so dhaweeyo aabaha amiiin amiiin yaarabi
@asli1087
@asli1087 3 ай бұрын
Allaah ha ku sahlo idanka Alle Amiin Amiin Amiin
@IsseAbdinasir
@IsseAbdinasir 3 ай бұрын
Allow ka kor qaad daruufaha haysata
@marianqasin8786
@marianqasin8786 3 ай бұрын
Allah ha u soo sahlo reerkiisa
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 3 ай бұрын
JazakumuAllahu khayran walal cabdicasiis iyo teamkaga❤
@lathany.3537
@lathany.3537 3 ай бұрын
You can get soon your family isha allaha ❤❤❤❤
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 3 ай бұрын
Bi idniAllahah waat heele 😢😢❤❤
@majid2968
@majid2968 3 ай бұрын
Alow qof kasta oomuslima ah muraadkiisa usahal anigana kamid baan ahaye ii sahal muraad baan leeyahaye
@giniKhaliif
@giniKhaliif 3 ай бұрын
Illaaheey ha u sahlo aamiin yaa rabi
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 3 ай бұрын
Ax farabadaa inta qof ooyaya😭😭😭😭😭
@niyaaladem
@niyaaladem 3 ай бұрын
Sow Soomaali ma nihin. Umad wadacishoon baanu nahay🥺
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 ай бұрын
Hooyadaas way ciishay wiilkeeda balmayraadiso wiilka ehelkiisa yaab badanaa illaahay how sahlo dadkiisa aamiin aamiin yaa rabi raxmaan
@MsKeyf
@MsKeyf 3 ай бұрын
Saxiiiix❤
@AbdukadirSulfe
@AbdukadirSulfe 3 ай бұрын
Hooyada inta LA Ekeysay Miyaa Ciishay Adiguse Ma ogtahay Inta Hooyo Ubadkeda Ka Maqan Yahay Dhibka Colaada Kentaye Hooyadan Haku Danbabin Ilaa Hada Ayan LA Is Amiinsaneyn Oo Dadka Somaliyed isku gudbi kariin Markii Muqdisho Laga Reebo Koley Waa Dhibato Hadadan Abaha iyo Ehelkagii Aqoon Wana Uu Helaya Ee Hooyada Maskiinta Ah Hau Gafiin
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 3 ай бұрын
Sas lagama wado, ee haduu wiil yahay, waa qasab in aad cidiisa barto, oo uu ku abtirsado, ,hadii kale waxaa ilmahaada loo maleyn, in uu aabe laheyn.oo wuu dhibatoon​@@AbdukadirSulfe
@zeinabs678
@zeinabs678 3 ай бұрын
Allaah ha u so sahlo aabihi
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 3 ай бұрын
Allah kusahlo yaarab 🤲
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 3 ай бұрын
Maskiin waa arin adag qof aan reer aabe qofna ka aqoon hooyana xumaan kama aysan wadin waa hooyo oo waxay is lahayd yaan wiilkaaga yar lagaa kaxayn. Walaal ilaahay waxaan ka baryaynaa inaad heshid aabe iyo reer adeer kolay dhib weyn baa ka oohiyey nin weyn cayaar uuma ooyin ilaahay hakaa farxiyo
@foozia426
@foozia426 3 ай бұрын
Ax ax wlhy anigaa ooyey ilahay faraj degdega hasiiyo insha allaah ❤
@alifbaa1682
@alifbaa1682 3 ай бұрын
الله يعينه
@IsseAbdinasir
@IsseAbdinasir 3 ай бұрын
Allow u sahal muraadkiisa
@MsKeyf
@MsKeyf 3 ай бұрын
Insha alllah qeyr❤❤❤ eedo mcn
@hhassan5588
@hhassan5588 3 ай бұрын
Alaaha ha kuu sahlo Aabahaa iyo ehelkaada insha alaah
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 3 ай бұрын
Allahu Akbar, Illah hakuusosahlo aabe iyo damaan ehelkaaga Ameen yaa Rabbi 🤲🤲🤲🤲
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 3 ай бұрын
Rabbi ha kuu sahlo waalidkaa...
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 3 ай бұрын
Naagahan ilmaha la dhumanayo ama u diido ogow gabarey waxad dhawacdey qalbiga ilmahaga walbo u sheg marku weynado si rerkisa u raadsado.
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 3 ай бұрын
Illaahey dadkiisa ha u soo sahlo.
@fardusa411
@fardusa411 3 ай бұрын
Ilahay hakuu soodhawreyoo ehelkaagii amiin.kolay anba inadeertaa ayaan ahay oo Hariti koonbe ah
@user-sg9ql6le8g
@user-sg9ql6le8g 3 ай бұрын
alle haw sahlo rer kiisa
@user-wj4xn2nu7n
@user-wj4xn2nu7n 3 ай бұрын
Alaha soo sahlo aabe walal intaba
@user-mc4jz8sd4k
@user-mc4jz8sd4k 3 ай бұрын
Inshlh waad heli dontaa ehelkagii
@foozia426
@foozia426 3 ай бұрын
Ilahay hakuu soo fududeeyo abahaa insha allaah
@amalali450
@amalali450 3 ай бұрын
Allaha u sahlo aabihii
@user-px8uz8mr5k
@user-px8uz8mr5k 3 ай бұрын
Waa Masha 200000🌜 rapporten
@ShukriSiman-vz1rc
@ShukriSiman-vz1rc 3 ай бұрын
Waa kaxumahay allaha kuu sahlo wallo
@sahraahmed7390
@sahraahmed7390 3 ай бұрын
allaha u sahlo Amiinyaa Rabbi
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 3 ай бұрын
Inshallh wad helin wllk
@Wardhere77
@Wardhere77 3 ай бұрын
Illaahow u sahal maaskiink😢😢😢
@farahfartun3961
@farahfartun3961 3 ай бұрын
Ilaahey hakuu sahlo aabo
@binfaqiibnulbalad1387
@binfaqiibnulbalad1387 3 ай бұрын
Qalbiga alah uqaboojiyo alah isku keeno yaa rabi
@aminoaden6671
@aminoaden6671 3 ай бұрын
Allah ha usahlo
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 3 ай бұрын
Illahow u soo sahal familkiisa
@khadramuse1218
@khadramuse1218 3 ай бұрын
Insha allaah aabaha allaha kutuso
@Laylabdi20
@Laylabdi20 3 ай бұрын
Aamiin ya Allh
@abdinasirmoalin2849
@abdinasirmoalin2849 3 ай бұрын
Ilaaheey ha u fududeeyo raadinta aabihiis
@aminaabdi1886
@aminaabdi1886 3 ай бұрын
Inshalah I hope you get what you looking for 👍👍👍
@farhiyoelmi52
@farhiyoelmi52 3 ай бұрын
Illaahay ha kuu sahlo walaalo
@safiyoasan
@safiyoasan 3 ай бұрын
Iinsha alaah waa heli
@user-ep6bx9bh4g
@user-ep6bx9bh4g 3 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@user-ep6bx9bh4g
@user-ep6bx9bh4g 3 ай бұрын
, 😭😭😭😭😭😭😭caffv
@aishamahmoud78
@aishamahmoud78 3 ай бұрын
Alle hakusahlo Ehelkada
@abdinasirdaud3798
@abdinasirdaud3798 3 ай бұрын
Macluumaad uu ku heli karo reerkiisii ayuu hayaa,,, insha allaahu wuu helayaa,,, ilaahow usoo fududee,, culayska haystana ka kor qaad.
@canabosman4171
@canabosman4171 3 ай бұрын
Allaha u sahlo aabhiis
@user-oo3yl2ry3c
@user-oo3yl2ry3c 3 ай бұрын
Cabdicasis maqaayadaadu cirka ayey gaartaa masha Allah
@umumeysara223
@umumeysara223 3 ай бұрын
Ilahay ha u sahlo
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 3 ай бұрын
Alle ha ku saqiro family gada
@hawohosh9198
@hawohosh9198 3 ай бұрын
Allaha murugada ka qaado ehelkiisa haw sahlo
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 3 ай бұрын
illaahay hakuusahlo yaarabi
@maryanl804
@maryanl804 3 ай бұрын
Illahow u soo sahal aabihiis iyo eheladiisiiba
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 3 ай бұрын
Masha Allah walaalkaan, hawshiisu way dhaw dahay oo macluumaad badan ayuu hayaa. Insha Allah waxaan alle uga baryaynaa in hangool gana gaaban ugu sakhiro eheladiisa. Guul iyo Gobanimo.👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
@mohamedosman7057
@mohamedosman7057 3 ай бұрын
Ilaah ha kuu fududeeyo arimahaaga culus In Shaa Allah aamiin
@adanmohamed5209
@adanmohamed5209 3 ай бұрын
inshalha wad hele donta aniga waxa maqan walakey wan daremi karaaa xanunka ad daremeyso
@sahraigal1493
@sahraigal1493 3 ай бұрын
Alah ku.sahlo rer aabaha
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 3 ай бұрын
Waad heleysaa wa cadyahy soon wad heleysa
@user-ou1gc1wo6k
@user-ou1gc1wo6k 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@dauddahir4170
@dauddahir4170 3 ай бұрын
Allah usahalo
@tolowmatimirbaa8848
@tolowmatimirbaa8848 3 ай бұрын
Yuusuf iga bareejeey sxbow Waaba na wareeriyay
@ashawooo
@ashawooo 3 ай бұрын
illahaya ha ku sahalah Familkaga rabi ha ku soo fudeya
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 3 ай бұрын
Allaha u sahlo aabe
@luluahajjiali2130
@luluahajjiali2130 3 ай бұрын
Allha usahlo abihis iyo familkisa 9:29
@user-jm5fp3gj2s
@user-jm5fp3gj2s 3 ай бұрын
Amiin amiin amiin
@khadramuse1218
@khadramuse1218 3 ай бұрын
Mushkila
@bulohus8548
@bulohus8548 3 ай бұрын
Xanuun badanaa !!!
@owliyo1218
@owliyo1218 3 ай бұрын
Majeerten sadex ms weye ku yee hhhhh😂 100 qabiil waa ka badan yihiin mj
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 3 ай бұрын
Waa inta miida puntland dhuuqdo..
@aminaabdi1886
@aminaabdi1886 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 3 ай бұрын
walalkey ale haku saqiro dadkaga
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 3 ай бұрын
Naagahan hawiye ha iska ilaaliyaan Qudbo siro aay subiyaan . Nagaha Carurta wey dhawaceen.bal wiilkan dhibka garey arag .
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 3 ай бұрын
Boowe waad heleysaa dadkaaga insha Allah ❤
@user-fe3cl3un9x
@user-fe3cl3un9x 3 ай бұрын
Ninkaan Boowe ma yaqaano ee sug inta uu cidiisa ka helaayo
@bardehanad4919
@bardehanad4919 3 ай бұрын
Hooyo aad u jecel ayaa dhashay lkn daruuf ayaa timid dadkii kala dawaafisay. Insha allha wuu heli reerkii iyo dadkiisa, farxad ayey ku dhamaan doontaa.
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 3 ай бұрын
ninkan nin yar mahaa waa 40 jir muxuu puntland u adi wayay oo reer kiia u raadin wayay mar hore ilaaheey ha u sahlo
@maryan4436
@maryan4436 3 ай бұрын
DAD MUU KA YAQAAN PUNTLAND ANAA U DHASHAY PUNTLAND MANA TAGI DADKEEGA DIBADA DAGAN YIHIIN
@faaraxmaxamuud2933
@faaraxmaxamuud2933 2 ай бұрын
Wax walbo waa qadar rabi xiligii ilaahey ugu talo galo ayeyna noqonayaan putland cidna kama yaqaano waxaana lagu jiraa xili aan leys aamineyn oo wax kastoo sheegto lagu dhahaayo waa shabaab sidaas darteed lama dhihi karayo lagumana canaanan karayo maxaad mar hore pudland u tegi weysay lkn hada alx baafintaan ayaaba ka fudud waana uu heli doonaa familkiisa insha,allaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@ilyaasgaanaofficial3513
@ilyaasgaanaofficial3513 3 ай бұрын
M.a hada wuu helay ehelkiisa anaaa ka mida wllo
@user-gm4nr4lf1h
@user-gm4nr4lf1h 3 ай бұрын
Maasha allaah run miyaa
@bulohus8548
@bulohus8548 3 ай бұрын
Subxaana Allaah !! Ciil badanaa !! Bal kawarama dhibka intaa le’eg !!! Maxay ka Faa’iiday inay Wiilkeeda - Ciishay mooyee !! inaa ka hor muxuu usoo sheegan waayey ?
@hamdinur9382
@hamdinur9382 3 ай бұрын
Asba asxaan umow heyn hada ow hooyadii u.ooyilahaa asoo eeda soo gumeysatay hada ciil aan bulshada eheyn maqabo lkn asoo ciil jireed iyo mid nafeedba qabow imaalahaa
@bulohus8548
@bulohus8548 3 ай бұрын
Afsoomaaliga iska hagaaji !! Waxaad Sheegaysid lama fahmi karo
@niyaaladem
@niyaaladem 3 ай бұрын
​@@bulohus8548😂😂😂
@user-he9hz2uw1g
@user-he9hz2uw1g 3 ай бұрын
Hooyo fiican bey aheyd oo wiilkeeda in ay heysato rabta laakiin soomaali baa bahalo is cunaya noqdey inshaallah wuu helayaa dad kiisa macluumaad fiican buu sheegey mj haha dadaalo
@Khadijo60
@Khadijo60 3 ай бұрын
Ilahow u sahal abihii tilmaan fiican buu hayaa wiilkaan
@siradmuse2138
@siradmuse2138 3 ай бұрын
Sorry aboowe insha Allah waa lahi c/ casiis jazakallaah
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 3 ай бұрын
War sheergareeya wiilkaan suu dadkiisa u helo
@mahamedali6038
@mahamedali6038 3 ай бұрын
Ninkaan waaba dhib yar yahay xaalkiisa waayo macluumaad badan buu hayaa oo lagu heli karo waalufkiis
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 44 МЛН
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,6 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 4,6 МЛН
SSC Khaatumo ayaa ka hadashay arinka Ceergaabo.
2:40
Badhan News
Рет қаралды 94
Full Barnaamijka live Qaaci show Dayaxband 2021
1:32:12
Waqal WStudío
Рет қаралды 315 М.
CALOOL XUMADAN ILA DHAGEYSTA QATAR NAFET BAN GALAY VIDEO MARKI AN
17:08
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 44 МЛН