in ka badan 10 kun Dollar ayay gacanta ku haysata 2 maalin gudahood hoyadii Matanaha xaalada aday ku

  Рет қаралды 20,644

Illintir

Illintir

Күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 141
@hagimohamoud6653
@hagimohamoud6653 16 күн бұрын
Masha Allah. Somaali waa mid (Nr1). Aan noqono dad dalkooda iyo dadkooda ka fikira oo aan la mid noqono dadka aduunka ku nool.
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 16 күн бұрын
Masha allaah ilaahow inta dhimana u dhamaystir ilaahow caruurta caafi ilaahow hooyada iyo aabahana samir iyo caafimaad sii ay ku korsadaan caruurtooda
@degan4
@degan4 17 күн бұрын
MaashAllah allah barakeeyo muxsiniinta somaliyad❤❤❤❤
@somalidaacadah9734
@somalidaacadah9734 17 күн бұрын
Maanshaa ALLAAH aad ayaan u farax sanahay ALLAAH HOOYADAAS HA CAAWIYO ILMAHANA HA U CAAFIYO .
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 16 күн бұрын
Cafimaat taamah insha alh iyo intaas iyo inka badan alah siyo yaa rabi😢
@ashawooo
@ashawooo 17 күн бұрын
illahaya ha caafiya ha siya rabi qeera illahaya kheera ha siya inta Cawisay caruurta
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 16 күн бұрын
Ilaahay ha idiin kaalmeeyaan, bi idni Allah kariim. 🤲 🤲 🤲
@amalhassanabdulkadir8009
@amalhassanabdulkadir8009 17 күн бұрын
Alxmdulilaah THUMA Alxamdulilaah SOOMAALI INTII GARAB ISTAAGTAY CARUURTAAS XANUNSAN QAYR ALLAHA SIIYO MIISAANKA XASANAADKA ALLAHA U SAARO AAAAMIIIIIN.
@ashaibra2686
@ashaibra2686 17 күн бұрын
Ilaheyow ucaafi umada somalied allah barakeya mel walboy jogan cadawgodana allah habiyo dalkodana ilahey nabad ha uguyelo cabdi cazizna cimrii dher iyo cafimad iyo cibada wanagsan allah
@alcadaalachannel4035
@alcadaalachannel4035 17 күн бұрын
Caafimaad Taam ah Alaha Siiyo Gabdhahaan Hooyadana Samir Iyo Dulqaad Alaha Siiyo Aamin Yaarabi
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 15 күн бұрын
ALLAH UBADKAASI HA U GARGAARO.CAAFIMADNA ALLAH HA U SIYYO YAGA IYO UMMADA RASSULKABA SCW ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD
@NajmoAbdi-fk3pb
@NajmoAbdi-fk3pb 17 күн бұрын
Sadaqada xanuunka ayey tagsiisaa ajarna waa leedihiin ee caawiya walayal❤
@muussagal2719
@muussagal2719 15 күн бұрын
Ilaahay hakuxifdiyo khayr haku siiyo akhirona janada hakugeeyo bulshada somali waxtar iyaad uleedahay
@siradaden5830
@siradaden5830 17 күн бұрын
Masha allaah Thank you so much dadkaga somaliad ❤❤❤love thank you so much
@mulkiali8797
@mulkiali8797 17 күн бұрын
Walaashey ilaah hakuu caafiyo caruurta bi idmilaah
@sofia1977_
@sofia1977_ 12 күн бұрын
Rabigaweyn caafimaad waara ha siiyo oo taam ah 2 hablood
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 Күн бұрын
Mashaa Allah ellahay ha caafiyo caruurta
@syusuf9063
@syusuf9063 17 күн бұрын
Markaa here samar iyo iimaan ayaan Allah kuu waydiinayaa in uu kugu kaalay gabdhahan Allah ha kuu caafiyo laakiin xanuunkan aduunka ayuu farokulul ku hayaa aad ayuu ugu badayahay caruutii soomaalid ee qurhab samir ayaan kuu rajaynay insha Allah
@hawakiin6929
@hawakiin6929 17 күн бұрын
Mansha Allah Abdiaziz qayr badan Allah siiyo ❤❤❤❤❤
@user-fp7ol1mo5f
@user-fp7ol1mo5f 17 күн бұрын
Maasha Allah jzk
@hawobashir838
@hawobashir838 17 күн бұрын
Alx illaah baa mahd leh abayo alle ha kuu cafiyo ducada alle hanaga aqbalo wiilkas cabdi casiis alle habarakeyo
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 16 күн бұрын
Cabdicasiis ilaahay Jannada ha kuugu bishaareeyo
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 17 күн бұрын
AX YAA ALAAH ALOOW CAAFI SAQIIRKAAN DHIBAN AAAMIIIIN
@rodamohamed8026
@rodamohamed8026 17 күн бұрын
Mansha allah mansha allah adigana khar ale haku cabdi casiis
@farahfamily4333
@farahfamily4333 17 күн бұрын
Asc ilaahay ha kuu caafiyo walaashay, sidoo kale Abdi Aziz ilaahay hakaa abaalmariyo ixsaankaaga
@halimahassan657
@halimahassan657 17 күн бұрын
Asc abaayo macaan illaahey ha kuu caafimaad taam allaah kuu siiyo iyo risaaqad waasic ah allaha ku siiyo walaashey macaan insha allaah bi,idmil aahi kariim abaayo macaan.❤
@farxiyamalin
@farxiyamalin 17 күн бұрын
Alxamdulillaah allaha naga aqbalo sadaqada❤
@Kiin74
@Kiin74 17 күн бұрын
Ilaahow caafi adaa cafimaad hayee aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🤲🤲🤲
@user-mx6mm8st6s
@user-mx6mm8st6s 17 күн бұрын
Quraafaad ha aadin
@Laki2017
@Laki2017 16 күн бұрын
Mansha allah allow u caafi yarabi
@sahroali7203
@sahroali7203 17 күн бұрын
Masha allah waa arin aad loo gu farxo walashen caruurteda alla hau caafiyo yaarabi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@Marian-p9n
@Marian-p9n 17 күн бұрын
Mansha Allah mansha Allah
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 17 күн бұрын
Masha Allah tabrikallah Somalia waa dada isjecla
@user-uj4kv8kj8p
@user-uj4kv8kj8p 17 күн бұрын
ما شاء الله. تبارك الرحمن عليكي يا اختي
@saharwafa7539
@saharwafa7539 17 күн бұрын
Maasha Allaah ilaah caafimaad deg deg ah allaha u soo ifiyo. Aamiin.
@fardowsawarsame1739
@fardowsawarsame1739 17 күн бұрын
ASC C.CASIIS IQYAAR WAA IDIN SALAAMEY ALAHA IDIN XIFDIYO AMIIN C.CASIIS WAXAA TAHAY HALYEY SAMAFALE CIIL TIRE JANATUL FIRDOWS ACLAA ALAHA KUGU BISHAAREYO
@moustaphaibrahim3009
@moustaphaibrahim3009 17 күн бұрын
Barakalah alaha cafiyo
@ugasohassan5973
@ugasohassan5973 17 күн бұрын
Alxdulilaah alxdulilaah alxdulilaah
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 16 күн бұрын
Jizaaka Allah kheyr walaalkey Abdiaziz Really.
@siciidgeedi8141
@siciidgeedi8141 16 күн бұрын
Anaayo allah allah haakucafiyo
@ayaancumar9685
@ayaancumar9685 17 күн бұрын
yaa rabi yaa Allah kaa dulqa
@sahraosman6818
@sahraosman6818 17 күн бұрын
Masha Allah
@farxiyoxaashi31
@farxiyoxaashi31 17 күн бұрын
Ilahayow caafi yarabi
@kahinhassan4543
@kahinhassan4543 17 күн бұрын
Ilaahay waxaan karajaynayaa in ilaahay caafimaadkiisa siiyo dadka muxsiniintana ilaahay usakhiro
@somalihanolato741
@somalihanolato741 17 күн бұрын
Allaha xifdiyo
@somaliagracefulplacebb2077
@somaliagracefulplacebb2077 13 күн бұрын
Ilahay haku caafiyo abayo so dag dag ah.
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 17 күн бұрын
Allaahu akbar maashaa allaah tabaarakallaah allaah hakafarxiyo intii kafarxisay culayska allaah hakafaydo siday ugafaydeen dambiyadooda iyo kii waalidintodaba allaah hadhaafo oo c/casiis uguhoreeyo bi idmillaah🤲❤❤
@MaamaLeyla-sp5rb
@MaamaLeyla-sp5rb 17 күн бұрын
Ax alle haku caafiyo ilmahaga abyo qofkii dhalaa og ilmaha xaaladooda hooyo walba oo ilmaheeda kW xanuunsanyihiin alle hau caafiyo ilmaheeda amiin
@sucdihussein7533
@sucdihussein7533 17 күн бұрын
Mash/Allaah Allaahu Akbaar wa mahadsantihiin somali weyn Alxmdl ☝️🤲❤️☝️🤲❤️💕☝️🤲
@foozia426
@foozia426 17 күн бұрын
Maasha allaah ❤
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 17 күн бұрын
Ilahay ha mideeyo umada soomaliyeed
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 17 күн бұрын
C CASIIS QAYR QABEKULA TALI AIN AY ILMAHA WADA KAXAYSO OAANAY KATAGIN MID WAAYO WAA ISKU XANUUN TANKALE AMUU KU WEYNAADA XANUUNKAN
@SihamSiham-ni7sq
@SihamSiham-ni7sq 17 күн бұрын
Waalikaan Allah ha caawiyo
@cabdilaahi6540
@cabdilaahi6540 17 күн бұрын
Illaahay ayaan u baryaynaa inuu xanuunka ka dul qaado
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j 17 күн бұрын
Insha alla marka xigta eed sofarisatid halkan waxan ilhy kabaryayna inad so farisatid gabdhahas oo cafimad qaba insha alla
@FartuuncqaadirFartuuncqaad-f3i
@FartuuncqaadirFartuuncqaad-f3i 17 күн бұрын
ilaahey ha u fududeeyo ineey u fiic nadaan quraan neh ineey saar taa fiicneeday si ilaahey daawo uugu fudu deeyo
@hawaartanhusein7618
@hawaartanhusein7618 17 күн бұрын
Allah caafiyo
@farahmohamud138
@farahmohamud138 17 күн бұрын
Alxamdullillah ILAAH ajar ha ka siiyo dhammaan intii wax kageysatay Aamiin Aamiin Aamiin
@alsal24sports87
@alsal24sports87 14 күн бұрын
Mashallah
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 17 күн бұрын
Ilahay ha ku cafiyo abayo caruurta
@sowdamohamod7595
@sowdamohamod7595 17 күн бұрын
Allaaha u caafiyoo A/asiisow jazadaada jano allaha kaaga dhigo aamiin yaarabi.
@ismahanmohamed6720
@ismahanmohamed6720 17 күн бұрын
Mansha Allah Alhamdulillah walalkey ad ayad aya u mahadsantahay
@hidayaosman734
@hidayaosman734 17 күн бұрын
Asc walal Allaha kuucaafiyo ilmaha amiin yarabi
@FahimaAhmed-to3bv
@FahimaAhmed-to3bv 17 күн бұрын
Man sh allha
@farhaahmad-fia87
@farhaahmad-fia87 17 күн бұрын
ألله يشفيهما
@IkranSalax-yg6ys
@IkranSalax-yg6ys 17 күн бұрын
Allha cafima tama ha siyo
@sadiasaedosman6825
@sadiasaedosman6825 17 күн бұрын
Cfmd buuxa allow kuusii 😢
@Hada23234
@Hada23234 13 күн бұрын
Alahu akbar manshall
@user-mz3wm1xu6o
@user-mz3wm1xu6o 17 күн бұрын
Alaaha kuwafajiyo tofiiqda
@habonofficial8531
@habonofficial8531 17 күн бұрын
Abdiaziz duca qabe alaha ku cawiyo
@GamalFarah
@GamalFarah 17 күн бұрын
Illahay hakuu caafiyo
@FatumaBashir-it3yw
@FatumaBashir-it3yw 17 күн бұрын
Alah haucafiyo
@AyaanMohaned
@AyaanMohaned 16 күн бұрын
Honda ha aadin
@FarahHassan-fp9tr
@FarahHassan-fp9tr 17 күн бұрын
ILAAHOOW ninkii nin ama naag Islaam ah kafarxiyo kafarxi.Abdi Azizna janadaadii geli
@XaliimaAadan-k5n
@XaliimaAadan-k5n 17 күн бұрын
Cabdicasiis abaalkaada jinada Alle haka dhigo wax badan ayaad qabatay Walaalihii garab istaagay ayagane waxa ay baxsadeen abaalkeeda wey helayaan insha allah
@saidaabdi558
@saidaabdi558 17 күн бұрын
Caafimad taama allaah siiyo gabadhan yar
@fadma638
@fadma638 17 күн бұрын
MashAllah jzkllah kheyr,ilahey ha idinka aqbalo docada❤
@wardamohamoud6276
@wardamohamoud6276 17 күн бұрын
Maashlh ❤
@user-zr4sp8mu5j
@user-zr4sp8mu5j 17 күн бұрын
Maansha Allaah
@deekhaabshirdeekha6350
@deekhaabshirdeekha6350 4 күн бұрын
Illhow u caafi
@khadarmuhamedchannel
@khadarmuhamedchannel 17 күн бұрын
Mansha allah wll ilaahay caafimaad dagdag ah ha siiyo ustaad adna❤ilaahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo
@ashaibra2686
@ashaibra2686 17 күн бұрын
Asalamu caleykum waraxmatullahi wabarakatuhu abaayo ilmaha allah kucafiya intadan isbalka dibida ah uqaadin sheikh rusheye ugey bal carurta waxan umaleyna inay wax kale jirane
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 17 күн бұрын
Masha Allah ❤ Allaxamdulillah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@user-mx6mm8st6s
@user-mx6mm8st6s 17 күн бұрын
Subxaa allaha 😢😢
@Jamadjano
@Jamadjano 17 күн бұрын
Ilaahay ha caafiyo
@nuramoh85
@nuramoh85 17 күн бұрын
اسال الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيها
@aminasadisufi6931
@aminasadisufi6931 17 күн бұрын
Asc abaayo ilahay hakuu cafiyo gabdhaha
@adnimoallim9233
@adnimoallim9233 17 күн бұрын
Allahu akbar Masha Allah
@user-sr9em8lj7c
@user-sr9em8lj7c 17 күн бұрын
Masha Allah alle haka amaaalmariyo
@fardowsaabdi949
@fardowsaabdi949 16 күн бұрын
Ilaahayhakuu caafiyi abaayo waxa ku fahmi karo cidii ilmo ku xanuunsan iyo in tii biliadan nimada taqaano sorry macanto😢😢😢
@hawohosh9198
@hawohosh9198 17 күн бұрын
Allaha u caafiyo laakiin gabadha waxan dhihi lahaay hayska hubiso waxaan iney daawo leeyihiin iyo iney kaalmati leeyihiin dadaan daawo lahayn ayaa ayaa lagu sameeyo qaliino aan loo baahnayn
@fardosa1236
@fardosa1236 17 күн бұрын
Ilmahaan ma autism baa mise xanuunkale?
@ubaxali2985
@ubaxali2985 17 күн бұрын
@@fardosa1236 I think waa Autism eey yihiin walidka mafahansano. Allow waxi kheyr eh usahal masajiiminta Inidia waa leesku dhaca lacagtaas ilmaha gali abayo guri ugugad ku nafaqeey plz
@fardosa1236
@fardosa1236 16 күн бұрын
@@ubaxali2985 waan u fahmay inay autism ay yihiin caruurta hadana waxaan is dhahay amow xanuun ku dhacay yahay. Haa india wax yaala majiraan aan ka ahayn lugooyo iyo dadka oo lafurto Allah ha waa fajiyo wixii khier ka ugu jiro dadkeena dhaqaatiirta dalka joogta ayaa waalaya oo kudhahaayo dalka wax loogama qaban karo
@GamalFarah
@GamalFarah 17 күн бұрын
Marshall Allah
@sundus7452
@sundus7452 17 күн бұрын
Masha allah allhamdulilah wlhi mamada gabdhaha dhashe ad ban oga murugode
@user-fh2ro5yx4h
@user-fh2ro5yx4h 17 күн бұрын
Masha alaah ilaah hacafiyo😢😢😢😢
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 17 күн бұрын
Caruur sidaan ah USA way buuxaan daawo maleh waa disabilities
@MumtaasXasan1
@MumtaasXasan1 17 күн бұрын
Alxamdulilaah
@farxiyamalin
@farxiyamalin 17 күн бұрын
Ilmaha kow quraan saar
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 17 күн бұрын
M.A MA ALE HAKU CAAWIYO CCASIIS GABADHAN TUUGADA ALAHA KA QABTO AAAMIIIIN ABAYO CADOWGA ALAHA KAA QABTO ILMAHA NA ALAHA KUU CAAFIYO CCASIIS MOBILKA AY LACAGTU UGU JIRTO YEY BANANKA LA AADIN HA1ARSATO MAASHAA ALLAAH HADU JINI SARAN YAHAY MAXAY UHUNGRIYEYNAAYAN MEY LACAG LA AAN UGU DAAWEYAAN
@aminasadisufi6931
@aminasadisufi6931 17 күн бұрын
Mama joogto Mombasa ayan ahay aniga xataa gawar Aya iga xanunsan mudo badan 15 sano alxamdu lulaahi ilaaha mahad iskaleh Marka walal in licawiyo ayan rawaa walal si deg deg ah we ku dashay sariirta fadlan walalkay
@shiinecali8767
@shiinecali8767 17 күн бұрын
Ilaahow caafi ilmahaa yar yar
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 969 М.
FURITAANKI DUKANKA RIYAQ USA 🇺🇸  (grand opening 
10:14
Riyaq Abdi
Рет қаралды 35 М.
Maxkamadeynta qoys loo heysto in Khawaarijta ay u aruuriyeen lacag dhan $12,026,307.
24:28
DAKANO JACAYL PART 1 ( true story )
25:42
Asad Family Channel
Рет қаралды 605 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 969 М.