Axmed Yaasiin Digfeer - Burji iyo Nasiiblaay Barwaaqada Kaban Cajiib

  Рет қаралды 82,246

Ik Hajji

Ik Hajji

Күн бұрын

Пікірлер: 15
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 11 ай бұрын
The finest artist. Heestan karoonihii baan kaga baxay. Waligay dumar inaan haleeli waayo mooyaane imay badin wax halkaa i gaadhsiiya. Balse codka kabanka darbuubadda wax lamida maan arag. Waa heestaan ugu jaaska fiicanahy ilaahay bay tiisa tahaye. Digfeer monster buu ku ahaa xagaa dumarka wwxba umuu reeban jirin. He was what I call the Noble Racist against women. Kabankaan barbartaa codkiisa cidina ma keeni karayso. Iska daa xaragadiisii iyo joofkiisii iyo mastixiyadiisiiye. Hubaal buu ahaa Xarrago mar fankan soo martay ilaahay ha u raxmado. ☝️
@ahmedlaangadhe7102
@ahmedlaangadhe7102 5 жыл бұрын
Heestani waa qiso dhab ah nin reer miyiya ayaa 1973 ilaa 1974 meelaah xamar ugu yimi niman abwaan niin ah iyo fanaaniin ah oouu kujiro jigfeer markaa suu kuyidhi gabadh baan jeclaa ola sheekesan jira oo aanu juhe shiiny innaanu isguur sano kadibna waxan arkay iyadoo ninkale oo iga lacag badan lasaaxiib tay ninkana waxaa kamuuqda jacayl daran markaa suu nin abwaan aha oo kumagac dheeraa qarboosh baa usamee yay heestan
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 Жыл бұрын
Abwaan aadan cabdi axmed oo karaash ku magac dheeraa Qisadu waa 1983dii inta kale waad saxday
@HalisTa..22
@HalisTa..22 4 ай бұрын
Burji iyo nasiiblaay Barwaaqada ka cararaay Abaartana u baydhaay Khayrka balo ka jeceleey Balo iyo baas ka jeceleey Wuxuu dumar ka baqi jiray Iyadu u badheedhaay Bilic lagu khasaaraay Boqoraddii haweenkee Hablaha lagalasoo baxo Baryo taan u haystaay Jacaylkaan mudada badan Baarka u fidhaayiyo Beer laxawsigaagii Ka bogsoodayee kowdhe Buuggii sirtaadiyo Boogtaadi waa helay Kaagana baxee laba dhe Waxaan baaq u dirayaa Tacsi ugu bun dubayaa Jacaylkeeni barigii Barbaartii wax ka ogayd Ee banaadir dhexdiisiyo Baalihiisa laga helo Beel guba inaa tahay Ileen beeri raad male na dhexmarin baridadu Ileen waan is barannee✋ Waxayse balo ka joogtaa Boqol midabyaleeyeey Kan dambeed is barataan Siduu bohosha ugu dhici🥵
@LiiL_zheikh
@LiiL_zheikh 11 ай бұрын
Bilic lagu qasaaraaY❤❤😊
@RadioQaraami
@RadioQaraami Жыл бұрын
#LyricsSongBURJI Burji iyo nasiib Laay Barwaaqada ka cararaay Abaartana u baydhaay Khayrka belo ka jeceleey Belo iyo baas ka Jeceleey Wuxuu dumar ka biqi jiray Iyaduu u badheedhaay Bilic Lagu khasaaraay Boqoradii haweenkee HabLaha Lagala soo boxo Beryo taan U haystaay Jacaylkaan mudada badan Baarka u fidhaayiyo Beer Laxawsigaagii Ka bogsoodayee kow dheh Buugii sirtaadiyo Boogtaadii waan helay Kaagana baxee Laba dheh Waxaan baaq u dirayaa Tacsi ugu bundubayaa Jacaylkeenii berigii Barbaartii wax ka Ogayd Ee gelin soor bankiisiyo Baadiyi-hiisa Laga helo Beel guba inaad tahay ILayn beeni raad ma Leh Na dhex marin bariidadu ILayn waan is baranee Waxay se bello ka joogtaa Boqol midab ya Leeyeey Ka danbaa is barataan Sidduu BOHOSHA ugu dhici Balwadaadu Liidiyo Haday baarka Ugub iyo Bulsho iyo taleex tahay Dhaqan kala boqooshee Biirka iyo dhayladu Intee BERI bay ku wadayaan -------------------------- HEES xusid mudan Old is gold memories Mid ka mid ah Xulka iyo Foolaadka heesaha kama daalo dhagaysigeeda. I Can't stop Listening this.❤ MY Unique My Favorite AHUN THE ONE ONLY LEGEND the Greatest Of all the time AHMED YAASIIN DIGFEER. Heestan Original-keeda waxa la sheegaa inuu lahaa Cabdilaahi Cabdi LAYLOON uu isagu qaaday Nuur Jiisna isaga U dhiibay AHUN. Erayada ABW Nuur Jiis AHUN 1979 Laxanka Ahmed ciise Faarax AHUN Luuqda hore C C Layloon AHUN Luuqda dambe Ahmed Y Digfeer AHUN.
@qadafinuur
@qadafinuur 11 ай бұрын
haday baarka Curubiyo weeyaan ugub ma aha
@RadioQaraami
@RadioQaraami 11 ай бұрын
@@qadafinuur Waad Saxan tahay sxb Curubo Hotel weyaan qalinka iyo qorlka Ayaa khaldamay-Mahadsanid Saaxiib.👍
@mohiadina.mohamed7045
@mohiadina.mohamed7045 Жыл бұрын
Kabanka❤
@khalidsalebaan1262
@khalidsalebaan1262 Жыл бұрын
Buugii sirtaadiyo boogtaadii waan helay kaagana baxee labadhe
@khadarpk2400
@khadarpk2400 4 жыл бұрын
Kaama daalo heestan 29/04/2020
@riixdiidgaraad3008
@riixdiidgaraad3008 5 жыл бұрын
Iam watching nowe
@hanitahanita4053
@hanitahanita4053 5 жыл бұрын
Illahow kunaxariso axmed yaasiin digfeer🤲🤲
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 4 жыл бұрын
Hadal culus
@axmedsiciidhurun2517
@axmedsiciidhurun2517 5 жыл бұрын
Burji iyo nasiiblaay barwaqada ka carartaay
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 210 М.
Khadra Daahir-Sida Laygu Kaa Ladhay-.wmv
8:26
Khaliif Faarax Xayir
Рет қаралды 2,4 МЛН
БОЙКАЛАР| bayGUYS | 27 шығарылым
28:49
bayGUYS
Рет қаралды 1,1 МЛН
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 952 М.
Heestii Gamaayee
8:27
Ilyaas Mahamed
Рет қаралды 183 М.
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Hassan Adde
Рет қаралды 436 М.
Yassin Axmed Digfeer |  Buugii Sirta | Biir
6:29
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,5 МЛН
Isha Sacab Ka Mari
9:40
Khadra Daahir Cige - Topic
Рет қаралды 41 М.
Yassin Axmed Digfeer Ahun & Sahra Ileeye Ahun | Heestii Cibaaro
12:42
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 106 М.
Axmed Yaasiin Digfeer - Ayaankaagu Daranaa ( Kaban Cajiib )
8:07