AXMED YAASIIN DIGFEER ( HADII GEEL LA KALA DHACO ) HD OFFICIAL

  Рет қаралды 1,570,167

ARDAA MEDIA PRO

ARDAA MEDIA PRO

Күн бұрын

Пікірлер: 546
@sheekhmaxamadshaafi7563
@sheekhmaxamadshaafi7563 Жыл бұрын
Heestan waxan dhagaysanaa caawa ooay taariikhdu tahay 26/3/2023 waxaan ku suganahay jigjiga intranational hotel waxaan ku jiraa shaqadaydiii waxaan urajayanayaa wanaag iyo nolol waarta cidkastoo akhrinaysa qoraalkayagan Maxamad shaafi diyo Ramadan muparik hnoyal
@cabdishakuursaleeban7560
@cabdishakuursaleeban7560 Жыл бұрын
Ale rali haka ahado
@AbokorNaasir-ds1yt
@AbokorNaasir-ds1yt Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@somagril-care
@somagril-care Жыл бұрын
anigoo aroos ku jira ayan dhageysan jiray 2003dii waxaan joogay magaalada Addis Ababa, 20 sano kadib caawa oo oo ay taariikhdu ku beegan tahay 27.08.2023 ayaan dhageysanayaa waxaan joogaa Muqdisho
@AyeAhmad-ej8sc
@AyeAhmad-ej8sc Жыл бұрын
​@@somagril-care🎉
@mawlidmahamoudmouse52
@mawlidmahamoudmouse52 5 ай бұрын
Good luck with your All people with Relex❤
@saidhashi496
@saidhashi496 6 жыл бұрын
Goobtu wa class master ah.Kuala-lumpur malaysia.wan ku turtay mar an library joogo.Qabowga cidlada ayaan xasuus ku galay.Rabi ha uraxmo.
@shucaybaadam3413
@shucaybaadam3413 4 жыл бұрын
Fadlan subserc I saar my channel zxp
@muxsinalxirsi1586
@muxsinalxirsi1586 3 жыл бұрын
6djz
@mrpirate3020
@mrpirate3020 3 жыл бұрын
Horeey usocoo bro . Wxn rajeynaya inad hamigaga wax barasho gaabogabadisa gadhey
@saidhashi496
@saidhashi496 3 жыл бұрын
@@mrpirate3020 mahadsanid walale.waaba dhamatay hawshaaaas.Alle haku sharfo wa mudo 2sano kahor ....
@mrpirate3020
@mrpirate3020 3 жыл бұрын
@@saidhashi496 Amiin Amiin Amiin wll dhamanten baa. MnsheAllh, Adiga mudan walal wanan kugu HambalYeynaya Gusha aad xaqijisey. Midhaheeda kuwo Dintena , Dalkena iyo dadkenaba Anfaca Alle haka dhigo . Haa laba sano kahor ayad soo qortey Jawabtada wan ku farxay runti Walal mahadsaniid.
@fartuunmaxamud1379
@fartuunmaxamud1379 Жыл бұрын
Saacadu wa 5:21 habeen nimo 7/3/2023 Waxan ka dhageysanaya heesta Digfeer allaha unaxariisto 😭 Wadanka Egypt
@ahmedtaajir5829
@ahmedtaajir5829 Жыл бұрын
Mar dhaw waa u so socda insha allah
@guledomer2114
@guledomer2114 Жыл бұрын
Heestan waxan dhagaystay caawo 26/80/2023 ilahy waxn ka baryayaa qof kasta oo arka qoraalkaygan inuu janada nagu kulmiyo
@AbdiaziizIsmail-lt4gr
@AbdiaziizIsmail-lt4gr Ай бұрын
Amiin. Zxp
@AxmedCade-r9u
@AxmedCade-r9u 12 күн бұрын
amiiin
@Far990
@Far990 Жыл бұрын
Cawa ay bishu tahay 5/03/2023 cawa aan ku mirqamayo duleedka magalada hargeisa ayaa heestani igu baxday digfeer alle haw naxariisto 🙏🙏🙏
@muniirhaadi3501
@muniirhaadi3501 5 жыл бұрын
Taariikhdu waa 2005 goorsheegtu waa abaaro 5:30 qoraxdu waxa ay cidhifka saartay godky u hoyan lahayd Waa waqti gu’ ah geeluna wada dhalay Waxa jira arooska wllky iga wayn waxaan fadhinaa afaafka hore ee aqalkii lo dhisay ee toobal caaraha ahaa Heestan ayaa kamid ahayd heesahan ku dhagysanyny goobtaas xasuusta mudan 😰 Waqtiyow xageed ku socotaa
@farhangacmadhere4982
@farhangacmadhere4982 4 жыл бұрын
Xasuus aroos mii nin soomaray uunba kufahmi kara mirqaan rag weyn dheh
@ahmedgodey480
@ahmedgodey480 4 жыл бұрын
@@magool8581 hhhhhhh gabadh caqli dheerleh
@adalimpire4128
@adalimpire4128 3 жыл бұрын
@@magool8581 waad ataagtey nin gabdhisa walalkii loo dadbey waa gam'a diid 😂
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@adalimpire4128 Dhaqankaas wuu noo wanaagsanaa balse hadda wuu guuray 😄
@zhaxaripoi3327
@zhaxaripoi3327 2 жыл бұрын
La xawla Wlhi xasuus
@kafaiideyoraxmed2971
@kafaiideyoraxmed2971 5 жыл бұрын
Habeenkii heestan ay soo baxsysay abwaan bide waanu waday qayilaynay adunyo waanu soo maray cimri na allh wuu ina siiyay allh ha inoo siyadiyee heestuna labo macno ayay lahayd midi waa mida ay soomalidu wada ogtahay ee ah cunsuriyadda aaynu ku hayno walaalaha gabooye midina siyasad bay ahayd oo siyaad bare baa lagu xusuusinayay in uu howshaas fara galiyo
@cookingrecipes5534
@cookingrecipes5534 5 жыл бұрын
ka fa'iideyo Raxmed faah faahin wacan alle cimriga hakuu barakeeyo 🙏
@sayidomer7043
@sayidomer7043 4 жыл бұрын
Taariikh ayaa kugu dhan Alle cimriga hakuu siyaadiyee
@maxbuubdiamond2545
@maxbuubdiamond2545 4 жыл бұрын
Whatspkaaga ma isiin kartaa
@xasanburcohamsheri9367
@xasanburcohamsheri9367 3 жыл бұрын
Abwaan bidde axmed miyaa adigoo raaliya
@farhanabdullah5118
@farhanabdullah5118 3 жыл бұрын
Ma heeskan soobaxday 40 sano kahor ayaad qayilaysay markay soobaxday?
@gaardiofficial3239
@gaardiofficial3239 4 жыл бұрын
Waan ilmeeyey qiso iga soomartay qabiilkaso laygu takooray Dartiis waan dhagaysta san dareenkayga u giijiyo😭😭😭😭😭😭
@hanadabdi1932
@hanadabdi1932 4 жыл бұрын
Wax nooga sheeeg sxb waaan kula dareeemaynaaaye
@zakariaabdilahi-be1fw
@zakariaabdilahi-be1fw Жыл бұрын
Zhp hadaynu somali nahay takoorkaa ayaa qayrkeen inaga reebay Alleh hakuu gargaaro hadaad awoodana qisada Nala wadaag si aanu qof kale ula xanuusan si looga waantoopo🥲🥲
@Bildhaanshe
@Bildhaanshe 4 жыл бұрын
Abwankii heestan sameeyay Abwan: Ahmed Saleban Bidde maanta waa uu liitaa wuuna iska xanuun sanayaa, ha loo duceeyo!
@sscboy3547
@sscboy3547 4 жыл бұрын
BILDHAANSHE alle hacaafiyo
@mameabwaan2451
@mameabwaan2451 4 жыл бұрын
allaha caafiyo
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
ALLE HA CAAFIYO.
@Runsheeg53633
@Runsheeg53633 2 жыл бұрын
Caafimaad taam eebe ha siiyo.
@hassanomarabdillahi1330
@hassanomarabdillahi1330 Жыл бұрын
Axmed Salebaan Bide heesta ma alifin asaguna wuu sheegay in aanu midhaha tirin. waxaa laga yaabaa in uu Digfeer qudhiisu tiriyey maadaama ay tahay qiso asaga ku dhacaday. ama Abwaan Nuur Jiis oo inta badan heesaha Difeer alifay
@mukaram__studio3976
@mukaram__studio3976 Жыл бұрын
Heestan waa hees dareen gooni xambaarsan wlhi Alllaha unaxaristo digfeer legend buu ahaa walleee❤❤
@kingMoha707
@kingMoha707 Жыл бұрын
Allah cajiib waa legend kii waynaa ninkan alaah ha u naxariistee waxuu ahaa cornel Somali melatry army ah xaga fankana lagama daba dhuftaan buu ahaa fanan haduu jiro waa digfeer cawa ku marqaamayaa Kampala Uganda yala yala yaa digfeer 💔💔💔⚔️🥅🫢🫢🫢🫡
@abdimohamedali2274
@abdimohamedali2274 4 жыл бұрын
Dad gacal iyo gayaan Nala ah sinjina aan wadaagno kolkaan dulminay waxaa dhacay burbur iyo halaag iyo in wadano shisheeye aan qaxooti ku noqono anigu waxan ku noolahay wadanka Finland meel ku sheeg gabar gabar gabooye si aan uguursado una qilaafo waxay sameyn jireen awoowe yaashey
@kaldeeqaahmed748
@kaldeeqaahmed748 4 жыл бұрын
Wah wah gor sheegtu waa 3:05 waa maalin isniin ah. Gobtu waa Istanbul 🇹🇷 November 10 /2019. 😍
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 4 жыл бұрын
Waa hees qiimo leh runtii Merçì
@abdihakinmohamed9352
@abdihakinmohamed9352 2 жыл бұрын
Waa galab casar ah waxaan joognaa meel aan ka shaahayno oo ku taal magalada Garbaareey ee gobalka Gedo, heestaan ayaan dhagaysanaynaa inagoo ah dhalinyaro badan, jacaylku waa Cajib heestaan jacaylkeedkii hore ayaan ku xusuustay. Runtii hees iyo bar
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 3 жыл бұрын
Allow ku naxariso ader yasin ahmed😭😭😭
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO Жыл бұрын
Amin rabi ha unaxariisto
@fuheekiyaa9099
@fuheekiyaa9099 5 жыл бұрын
2019 july 4 teda galabnimo qamiis ah yaa iga dambeeyo aan arko like isku muujiya anigaba kuwii iga horeyay wan siiyay
@maxamed123jama3
@maxamed123jama3 4 жыл бұрын
Like hoo
@mohamedhassanbakistan6259
@mohamedhassanbakistan6259 2 жыл бұрын
Wxan ahay safar wxn joga Geni bissow wxn tahriib u ahay America 🇺🇸 heestan aa wehel ii ah marwlpo aan cidlodo ayan iska shitaa alla ya raxma alfanan digfeeer
@sabrinsabrin7310
@sabrinsabrin7310 2 жыл бұрын
Ma gaadhay meeshs aaday say 👌👌
@mohamedhassanbakistan6259
@mohamedhassanbakistan6259 2 жыл бұрын
@@sabrinsabrin7310 Mexico ayan sii morayaa
@sabrinsabrin7310
@sabrinsabrin7310 2 жыл бұрын
@@mohamedhassanbakistan6259 alle hku nabad geeyo wll🕋👌🤲
@amh7737
@amh7737 2 жыл бұрын
Waxaa ii baxayso isla heestan waxaan joogaa Zambia wxaana safar u ahay America. Alaha fududeyo Digfeer Rabi hajaneeyo waa Wehel gaar ah.
@asma_ilwaad8705
@asma_ilwaad8705 2 жыл бұрын
Ma gaadhey meshas😥
@nasircali394
@nasircali394 4 жыл бұрын
nimanyow wallaahi sidani dadnimada iyo islaanimada waa ku ceebe nimanka walalaheena ee gabooye maso dhawaynaa oo taciga maka daynaa waxan loo dul qadan mayeew ceeb ka wayni ma jirto adoo walalka yasaya
@mohamedsalad6809
@mohamedsalad6809 4 жыл бұрын
Anagu hadaanu nahay reer gobolada dhexe walaaleheen Gogol Baan u dhignay xaalna marinay 👏
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 4 жыл бұрын
@@mohamedsalad6809 Sax bro waa laydin ku yaqaanay gobonimada!!! Waxay cadayn utahay inaad jaahil nimada soomaali oo dhan aafeesay aad ka gudubteen Bravo
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 4 жыл бұрын
Maxay ceeb noqotaa wlhi waa waa masiibo bini'aadan nimo iyo boog aan bogsanaynin oo qalbiga dadkaasi ku taal, faquuqida iyo quudh siga dadkaa naladhashay lagu hayo taasoy sabab utahay sheekooyin khuraafaada oo soo jireena!!!! Shame on you odaashii hore!! Arinta layaabka ah waxay tahay dad islaama ayay nu sheeganaynaa....
@mohamedsalad6809
@mohamedsalad6809 4 жыл бұрын
@@somalimanintheworld5090 aad iyo aad sxb soomaali afka unbeey kasheegtaan islaamnimada ee walaaleheena aan ka dayno faquuqida illaahay inta kacabsano dhaqankii horee quursiga ahaana aanu wax ka badalno
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Soomali midabkuu doono ha lahaade inaY hooyadaY dhashaY baan amin sanahay walaLkay ila dhiigana uu yahaY hadaLkaagana waa kugu raacnaY walaL....______
@zhaakildeekh6498
@zhaakildeekh6498 2 жыл бұрын
Cajiib the world Is full of wonders ✨ Maxaa erayo laxan iyo cod isku tegay RIP legend yasin mohamed digfeer
@ahmeddante4775
@ahmeddante4775 4 жыл бұрын
Habeenku waa jimce taarikhduna waa 14/2/2020 allah hakuu naxariisdo kama caajiso wlhi heesdani Ahmed yasin digfer janatu farduusa ilaahy ha kuugu deeqo
@mustapheqaadiroproduction791
@mustapheqaadiroproduction791 4 жыл бұрын
Waxaan halkan ka xusayaa saaxiibkay Sakariye Maxamed Gaaxnuug (Dhego) oo aanu heestan kaga baxnay waqti Dahabi ahoo ok aanu Muqdisho Joognay🔥🥰 Misolonghi/Greece Arbaca.29.2020☝️🤏👉
@abdijabarabdillahi3223
@abdijabarabdillahi3223 3 жыл бұрын
Zhp Thessaloniki greece wye meesha shegaysay pro from Samos vatty greece
@Irrisolticrimini
@Irrisolticrimini 2 жыл бұрын
Ninka Wan garanaya ban U mLeya bro
@maclimdhanasaleebaan3219
@maclimdhanasaleebaan3219 Жыл бұрын
Heeskan waxaan hadda dhageysanayaa anigoo safar ku jira,burco ilaa hargeisa,gabar halkan agtayda fadhida maba joogtaba heeska macaankeeda awgeed
@ahmedsamatar3200
@ahmedsamatar3200 Жыл бұрын
The combination of the Oud, the voice, and poetic words are magnificent! This is Somali FUNN at its most magical production! Somali people everywhere Hanoolaato...
@mohamedfaro5683
@mohamedfaro5683 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤Ż
@AbdifatahCishqi
@AbdifatahCishqi 2 жыл бұрын
Calol bahan Jeeb 💸madhan iyo 💔Qalbi jaban intuba waxay ina baran 📚duruuso aan 📖dugsi lagu dhigan📋
@ubaxc.raxmaan3758
@ubaxc.raxmaan3758 5 жыл бұрын
Bishu waa juun sanadku 2019 saacadu waa 1:22 pm Wadanku waa Somaliland Magaladu hargaysa Inta wali daawato digfeer Liketa isaara
@abdirahmanmaansoore7740
@abdirahmanmaansoore7740 5 жыл бұрын
Good
@abdikarimissa9394
@abdikarimissa9394 5 жыл бұрын
Bishu wa augos sandku 2019 sacadu wagalab 19.56 Wadanku wa austeria Magaladu wa vienna Somali wa mid dhaman
@raagedirir9171
@raagedirir9171 5 жыл бұрын
maad fadhidaa markaa
@lovesomaliaplasma3447
@lovesomaliaplasma3447 5 жыл бұрын
Bushy August 27,2019 wadanku somalia magalada Borama, waan idin salamay dadkyga
@ilyasaraale5649
@ilyasaraale5649 5 жыл бұрын
War heedhe Somaliyaa naqaan inagu Land waa afqalaad oo dhul ah maxay kale
@nadiirbuux7987
@nadiirbuux7987 7 ай бұрын
Him voice is amazing wlhi highest jana fardusa Ahmed yaasin digfer 22/2/2024 malin khamiisa 1:13 duhurnimo iyo bilowga hadafkayga hadaad iga danbayso like waa muhiim kaabe 🎉😊
@deeqjiciir3981
@deeqjiciir3981 4 ай бұрын
Kama daalo dhagaysiga heestaan taariikhdu waa / 6 /24 my / 2024 hadaad aragto qoraalkayga ilahay amuuraha ha kuu sahlo like iisar saan u soo booqdo markale mahad sanid ❤🥰😍
@CSeerbiya
@CSeerbiya 4 жыл бұрын
Akhyaarta heestan Axmed Saleebaan Bidde ma laha isaga ayaana yidhi ma lihi anigu , waxaaa tuhun ka jiraa inuu Digfeer curiyey iyo inuu lahaa Abwaan Nuur Jiis oo heeso badan u dhiibay fannaan Digfeer , laakiin Axmed malaha waa Hubaal
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO 4 жыл бұрын
Hubi kollay adigaa udhaw iga ahmed Salleeban
@godblessallofus4233
@godblessallofus4233 5 жыл бұрын
2020 Ayaan dhageysanayaa yaa igu xiga allow janadii Fardowso Ku gee digfeer adiga iyo cumar dhule ehelu jano waad tihiin
@hassanmohamed5413
@hassanmohamed5413 5 жыл бұрын
Mais weydiisay inad gaari doonto Allow nooo dambi dhaaf
@abdimooge3469
@abdimooge3469 4 жыл бұрын
@@hassanmohamed5413 hadii isaga iyo adiguba nabad qabtaan reply soo gala
@hassanmohamed5413
@hassanmohamed5413 4 жыл бұрын
Yeysan nala tagin adunyada asxaaabey
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 6 жыл бұрын
Allaa Yarxam.. Sxbkay Digfeer.. Waxaan Isku Baranay Hargeisa iyo Hoyga Suugaanta sanadadii 2000...
@zuuxanqurux3144
@zuuxanqurux3144 5 жыл бұрын
2019/3/24 habeen isniina goobtu waa hargaysa Somaliland difeer allow u naxariiso aamiin
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
zuuxan Qurux .
@ahmeddante4775
@ahmeddante4775 4 жыл бұрын
Aamin allah ha u naxariisto
@abuukarshuutale6923
@abuukarshuutale6923 5 жыл бұрын
Heestan waxa dhageysan jiray mar gabar aan jecla qabil darti u kala tagnay 2012😢 manto 26 November 2018 Saudi ku dhageysanya
@abdiasisyusuff787
@abdiasisyusuff787 3 жыл бұрын
Sorry pro Waxan maqlay heestan qisadas oo kale bay kutimid Inay qabiil logu diday gabadhu jelaa 08/11/2021
@ciyaarahamaanta8041
@ciyaarahamaanta8041 3 жыл бұрын
@@abdiasisyusuff787 haa waa sidaaas bro
@abdiasisyusuff787
@abdiasisyusuff787 3 жыл бұрын
@@ciyaarahamaanta8041 walahay wa wax ad loga xumado ilaa goorma ayan walalaheen ad waxas kula dhaqmaynaa iyo ilama sinid Xasbunallah
@ciyaarahamaanta8041
@ciyaarahamaanta8041 3 жыл бұрын
@@abdiasisyusuff787 nafteena aan ka bilawno 😭😭 I’m sorry too wllhi
@abdiasisyusuff787
@abdiasisyusuff787 3 жыл бұрын
@@ciyaarahamaanta8041 qofwalba wa inuu naftiisa kabilabo Insha Allah
@farhansandhere3855
@farhansandhere3855 5 жыл бұрын
marka adiyo jacaylkaga laysu kiin diido xumaa wiil iyo gabar ayaa laysu didey ban maqli jirey lkn anay igu dhacday 😢😢 hees aan sowado arintaa darteed mireheda waxa kamida ubixi jacaylko ku asasnay eegmada dabadeed afkeeniyo oraahdiisu shacdoo uurkana uudhaa dhacay markii uu ebyoon rabey aan is iri irmaanaa afka dhiga barwaqada waa tii ilwaadeey waaridkaa afgoyo arabakha kutuureen adigoo ilmada iyo oohintaadu socotee ana uur kutaalada ilintaydu yaacdoo oontii kasoomoo itaal kaygi wiiqmee ax mawadi karayo ilin ba iguso jogsatey allow gabarnimadeda iseejise garob nimadeda hayseejin 😭😭 waa dhib marka adiyo jcylkga laysu kiin diido sabab la aan wan kujeclan dona inta aan nolahay💖💔💕💗
@magool8581
@magool8581 4 жыл бұрын
Qofkujecel sinama waalid kagama afduubikaree wllo qalbigaaga qofdaacada alle hakuusiiyo✌
@mohamedsalad6809
@mohamedsalad6809 4 жыл бұрын
??
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Mar hadii aY kaa guri gashaY ducada inaad ugu dartdi ayay ahayd waa fikirka aan qabo.... Is hela....❤
@farhansandhere3886
@farhansandhere3886 4 жыл бұрын
@@magool8581 waa ku didi karan marka jebkaga lasalugayo
@farhansandhere3886
@farhansandhere3886 4 жыл бұрын
@@khaliifmahamoutt7037 berigi hore waxan modi jirey qabil keliya in laysugu dido lkn ano somali rerka ugu badan kadhashay ayey igu dhacday
@suldaanofficially
@suldaanofficially Жыл бұрын
Taariikhdu waaa 2002 waxaan ku sugnaa meel layidhaa dhayda taagan duur Geeljiraan ahaa habeenkaa waxaan u guday aroos heestaasbaa ka baxaysay 🥰😢 Wlee xusuus
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 4 жыл бұрын
25. Marz 2020 2:45 o'clock Iyo jawi rooban Munich 🇩🇪Germany Aad godob jaceyl ..iyo.. ana samir gudoonsado eeeeeeee qofaan ogahay!!!!!
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 4 жыл бұрын
Waah waah heeskan kama daalo runtii
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO 2 жыл бұрын
Wan kaga mahad celinayaa sidaad noogu xidhan tahay
@khaledahmedofficial915
@khaledahmedofficial915 3 жыл бұрын
Best qaraam listening 16,july,2021 04:02 am habeen nimo in Hargeisa hoyga fanka LIKE👍👍
@abdulahisigad657
@abdulahisigad657 6 жыл бұрын
hadii geel la kala dhaco gurmadkii birmaday iyo waa guunyadiyo wehee gumac la isku weeraro qaarna geeri hoodaan goortaa sokeeyuhu miyaan guurti odayihi geed intay fariistaan garta lagu dhamayn jirin gacan qaad afgarasho leh gacal lagu bogsiin jirin waxa taa gadeedaa yartu waa gayaankay hadaan gabadha caashaqay waxa geedka ina xiray guursan maysid igu yiri gacal iyo xigaalaba waa godob u wada taal aniguna ku garan sani anoo sharafta guud iyo garanaaya xeerkoo kuu doonay gubannimo adiguna garaadlaay waa taag igoysoo cidlaa iiga guurtee galbataye nasiibkaa kaa gooyey laabtoo gayaan waayi mayee aan godob jacayl iyo ana samir gudoon sado
@hoyiohoyio5962
@hoyiohoyio5962 5 жыл бұрын
c sigk
@waykahussein7771
@waykahussein7771 5 жыл бұрын
25.5.2019 yartu waa geyaankey
@abdirisaaq3988
@abdirisaaq3988 5 жыл бұрын
M.a bro wad keentahy
@sadaqmohamed4654
@sadaqmohamed4654 5 жыл бұрын
5
@cabdiraxmaanfuqacabdiraxma4162
@cabdiraxmaanfuqacabdiraxma4162 4 жыл бұрын
Yartu waa gayankay, Galpataye nasiipka Axmed yaasin digfeer Alla Ha kuu naxariisto
@mukhtaarmu2659
@mukhtaarmu2659 4 жыл бұрын
Allah yarxamu Axmed yasin digfer Eraydi abwan axmed s.bide Wa marki abwandu iyo fananitu Jogtay Ethiopia Wa halkayb kaso baxdya sahra ilays
@MohamedDHegjar
@MohamedDHegjar Жыл бұрын
Waa 2023.Goorsheegtu Waxay Cararaysaa 3:01 Waa habeen Khamiisa Heestan baan ku qayilayaa Deegaanku Waa Karin Dabaylwayn.konfurta Gobolka Sool Hadaad Iga dambayso like.ta hayla dhaafin
@dayibibraahim1077
@dayibibraahim1077 8 ай бұрын
YAASALAAM WAKAA RAGII HORE CAAWAAN KU XAYAADAYAA 1 1 2024 ALLAHA kuu naxariisto waad nashidee
@shuceibhassan
@shuceibhassan Жыл бұрын
Allow kuu naxariiso hibo waa la'godh galay umaleyn maayo in fanaan lamid ah fanka somaliyeed somaraya.
@abdikaafihussein4049
@abdikaafihussein4049 2 жыл бұрын
Goobtu waa jigjiga waxaan u fadhistay Jaad 8:00 duhurnimo Ilaa shantiii aroornimo we danbe Marma daminin kawrn
@farahhalane2081
@farahhalane2081 5 жыл бұрын
abdi macalin from caabudwaaq, galmudug Somalia November, 9 2018 listening from Dearborn, Mighigan waa habeen taarikh ee leh. lakin nasiib daro heestaan waxay taabanaysaa sida aan dadka somaliyeed u takoorno fadlan joogiya cusrinimada, takoorka iyo qabyaalada.
@ahmedaliafrah3814
@ahmedaliafrah3814 4 жыл бұрын
Hawrar same kadaya ree Cabudwaaqaw 🙏🏿
@indhohassan4290
@indhohassan4290 2 жыл бұрын
Ad iyo aad brother
@zakixasan510
@zakixasan510 2 жыл бұрын
Goobto waa Boorama waqtigu Waa 12:48 xili guya oo roob janta Dhigay xili abar lagaso kabanayo 29/7/2022 Awdal somaliland Aniga iyo sxbky xusen maxamud xusen wa habeen noo gara
@hagadherianofficial6567
@hagadherianofficial6567 Жыл бұрын
Waah waah Digfeer ninkan heesahisa waanku raaxesta❤
@kahiyehassan7367
@kahiyehassan7367 Жыл бұрын
He was genius and purely talented 👏 👌 🙌 ❤️ may Allah have mercy on his soul 🙏
@cabdixakiinismaaciil8994
@cabdixakiinismaaciil8994 4 жыл бұрын
Runtii heestan anoo yar ayaan jeclaa Inbadan waan ku murqaamay Alla maxaanu waqti soo qaadanay
@muftahofficial4355
@muftahofficial4355 4 жыл бұрын
6:00 galabnimo 12/03/2020 wadanka waa Canada wwwwwww Ahmed yasiin digfer Allow uu naxaristo hadad ika dambeyso like saaar hade
@shucaybaadam3413
@shucaybaadam3413 4 жыл бұрын
Fadlan subserc I saar my channel zxp
@sacadnokia7401
@sacadnokia7401 4 жыл бұрын
Maanta waa 14 may 2020 wadanka waa somalaind gar ahaan hamdka gobolka togdheer iyo geelayagii dhexdiisa
@risakovzuzu3854
@risakovzuzu3854 4 жыл бұрын
Malinka waa qamiis sacadu waa 2 duhurnimo 4/17/2020 magalda waa new york wadankana waa North America goobtana wa cafe ama maqayad lagu qaxweeyo ‘’Starbucks’’, hees iyo badh waaye walhi waan kahelay heesta 💯❤️🥰
@HalisTa..22
@HalisTa..22 4 ай бұрын
Waxaa taa gadeeda ah Yartu waa gayaankey Hadan gabadha cashaqay Waxa geedka igu xidhay Guursan meysid igu yidhi Gacal iyo xigaalaba Waa godob u wada taal Aniguna ku garansani😪🙏 Jacaylkan guyaal badan Soo gardaadinayniyo Maad garan wanaagii Labadeena kala galay Mar hadii uu kala go'ay🤦‍♂️ Galbataye nasiibkaa Kaa gooyay laabtoo Gayaan waayi maaye Gurya samo ilaahay Adigana ku geeeeee Anna godob jacayl iyo Aan samir gudonsado🙇‍♂️ Axyaa fanaan digfeer ilahow kuu naxariiso🤲🙏 Qiso tan u egbaa igusoo socotoo waan soo hormarsaday calaacalkee Ha ii qabanina!! 22-5-2024✍
@Gentlemen707
@Gentlemen707 Жыл бұрын
Hadii geel lakala dhaco gurmadkiyo birmada iyo kuwa guunyadii waday gumac laysku weeraro qaar geeriyodaan ❤
@xanfar11
@xanfar11 2 жыл бұрын
Heestan anoo yarban dhageysan jiray mana fahmi jirin nuxurka heesta manta ayan ogaday qisada heesta nin la ciilay digfeer 😭💔
@husseinalihassan5121
@husseinalihassan5121 4 жыл бұрын
Goorsheegtu waa 10:35pm 23/02/2020 Gobtu waa somaliland Specially Hargeisa Habeenimo aan dareemayo Waxyaabo badan oo qalbigayga ka holcaayaan ✌
@zhantaofficial8748
@zhantaofficial8748 6 жыл бұрын
Digfeer canjalad baan ku dhagaysan jiray 2008 anigoo schoolka dhigta standard 4/5 hargysa xaafada xawaadle a ayan gali jiray waah waah iga daa ha isoo xasusine
@dayibahmed4682
@dayibahmed4682 6 жыл бұрын
Hamse Mohamed, Ma 2008 baad Primary School Class 5 ahayd😂😂😂, Anna 2009 ayaan ba Secondary dhameeyey Adeer caruur baad tahay kaftan.comm
@amaymay1072
@amaymay1072 5 жыл бұрын
@@dayibahmed4682 adigaaba caruura bowe lol
@maankaabmedia2167
@maankaabmedia2167 3 жыл бұрын
28/10/2020 xilli habeen ah iyo digfeer anoo waddo wayn saaran ilana socdaan asxaabtayda Alle ha u naxariisto digfeer somalina waxaan leeyahay ha la joojiyo cunsuriyadda👍👊🏽🙏🏼🙏🏼
@sadegalayax4254
@sadegalayax4254 3 жыл бұрын
Nairobi Kenya 30 January 2021 Allaha unaxariisto digfeer fanaan somaliyeed ...
@mohamedkalif5011
@mohamedkalif5011 3 жыл бұрын
Heestan waa hab sooc mireheda waxa ku jira
@rahmakodar2072
@rahmakodar2072 Жыл бұрын
Waan tageeraa digfeer caawa oo ay taariikhdu tahay 21/03/2023 salaasa aan goodbye jacayl iyo ana samir gudoon sado ee ❤️❤️❤️
@abdulazizlalansay1002
@abdulazizlalansay1002 2 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso digfer Habayn xasuus mudan aniga iyo saxipkay muxuyadin digada Bosaso
@farhanabdinasir4609
@farhanabdinasir4609 2 ай бұрын
Waa galabnimo ama duhurimo Waxaan joogaa austeria 🇦🇹🇦🇹14:23: 21/7/2024 May Allah grant him Janna
@abdiqanimohaamed1679
@abdiqanimohaamed1679 2 жыл бұрын
wa galab casar ah tarikhduna ay tahay 19/08/2022 waxan joogna masalaha hargeisa. heestana kama cajiso mar walipa wan dhageysataa. alle ha u naxaristo digfeer
@Hameez20
@Hameez20 4 жыл бұрын
Waa mlin Axada oo Jun 14 2020 Goobtu waa Canada Toronto
@nuuribrahimali4750
@nuuribrahimali4750 7 жыл бұрын
ax axsan yaa hees iyo cod qabriga Allah Ku nuuriyo wa hesta ogu jclhy hesahadi
@abdilahiismail4656
@abdilahiismail4656 7 жыл бұрын
Nuur Ibrahim Ali wlhi zhp waan jeclahay digfeer ale hawnaxariizto e
@farxiyoharabaa1215
@farxiyoharabaa1215 6 жыл бұрын
waaaaaaaaaw heestaaan xasuuuus qaaaaaaaliya heestaaaan wlhi digfeer wlhi heestaaaan dharkaaaan kudhaqanjiray wagii barisamaadku fiicnaaaa
@salmanhightech2161
@salmanhightech2161 6 жыл бұрын
Farxiyo harabaa seetahay walaashay wallahi waxbaad iso xasuuusise
@cabdiraxmansalebaan4946
@cabdiraxmansalebaan4946 5 жыл бұрын
yes bari samaadkii wacnaa
@mohamedsaid2796
@mohamedsaid2796 4 жыл бұрын
Waa gabaldhac iyo quarantine (COVID-9) India Allh yarhamu Ahmed Yasmin digfeer
@craxmanmukhtaar3408
@craxmanmukhtaar3408 2 жыл бұрын
Ninba waayihiisaa koleey geed kuwaaboo wall bahaarinsaya
@abdisalammahdi3576
@abdisalammahdi3576 5 жыл бұрын
Saacadu Waa 6:20 Wadanku Waa Austria Magaaladu Waa Kapfenberg Ilaahay Mahadii Waa Maalin Axad Ah Laxooxna Waan Dubanayaa Magaaladana Aniga Kaligayba Ku Sugan Qof Somali ah 28 7 2019 Heestan Qaraamka Ahna Waaban Ku Haystaa Bal Idinkuna
@iftiinshemedia1353
@iftiinshemedia1353 5 жыл бұрын
Allh ha U Naxariisto Axyaa fanaan IGA DHEH💗😭😭😭😭😭😭😭
@mustafawazeri377
@mustafawazeri377 2 жыл бұрын
Hestaan waxey ii tahay xasuus 2016 yar aan saxeebo nahay baa ii qadi jiray oo rer hargeisa ah anagoo ku jirno xerada magafi libiya cosha cabdi salan matana waxan ku dhageysanayaaa mudisho xeebta liido
@qadroqaliqadroqali7
@qadroqaliqadroqali7 7 жыл бұрын
Axsan hees iyo badh leeykama heeste murti ayaaa laga heesaa ala muxuu ragbadan qabri ku jiraan alloow qabriga kuu waasici
@jaanagalehassan6307
@jaanagalehassan6307 4 жыл бұрын
Waxan akhriyey dhaman commentiga walhi wan qiroday dhalinyarediini inbq melbay ka dhacday markay abaa yashen dawladenii burburiyen waka ubixii dalkena mustaqbalki dalka dhalin yaradu aha niinba melbu ka dhacay waxan kula talinlaha dhalin yarad wadankii jogta sharaf iyo cisii dhulkena hooyo ayuu yalaa tana gar uu ogada alle waxanka baryaya inuu alle awoodinii dharafteni,midnimadeni iyo isku dubnidenii ino soceliyo soomaali hanoolato,soomali galbeed ha xorowdo
@baytulnaciim
@baytulnaciim Жыл бұрын
Mid ka mida heesaha aan duugoobin AHMED YAASIN GOOX ALLOW KUU NAXARIISO
@abdinassirsaid3729
@abdinassirsaid3729 6 жыл бұрын
Taariikhda waa 14/10/ 2018 goobta wa kismayo faanoole xafiiskayga shaaqada . Ilaahay ha i naxariisto fananka
@bikeybabayao5062
@bikeybabayao5062 4 жыл бұрын
Ya iladageysanayo cawa....ssafarku wa Nairobi to Mombasa
@jamalmahdi2686
@jamalmahdi2686 4 жыл бұрын
Woow xasuus mudan heesihii aan ka dhagaystay cajaladaha 2006 degmada baki viva
@m.digaale4190
@m.digaale4190 5 жыл бұрын
Wed.November 2018 Meeshu Waaa Paris France Digfeer Naxariistii Allaah Hawaayin.
@samriyemohamed7832
@samriyemohamed7832 5 жыл бұрын
23/4/2019 Germany Habeen Arboco soo galayso Alla arxamu faanaan
@suqramalabo6175
@suqramalabo6175 3 жыл бұрын
Cawo kale
@abdiasisyusuff787
@abdiasisyusuff787 3 жыл бұрын
Caku somali wu garnaqsaday digfeer Allow ku naxariso
@hadalyargaflaaan3141
@hadalyargaflaaan3141 Жыл бұрын
Nin ragg waligaa Godob haka galin Waa hadii rijaal rijaal dhalay aad tahy noocay doontaba ha ahaate
@aamiinetoo9668
@aamiinetoo9668 3 жыл бұрын
Waxa geedka igu xidhay Guursan maysid la idhi Gacal iyo xigaalaba Waa godob u wada taal Aniguna ku garansii 13 August 2021
@abwaanmahaddeeqtotube4203
@abwaanmahaddeeqtotube4203 2 жыл бұрын
allaa yaraxma axmed yaasiin digfeer allow u naxariiso dhamaan muslimiimtii dhimatay
@kadarahmed8760
@kadarahmed8760 4 жыл бұрын
18 January 2020 sacadu 20:56 Qabow saida jira goobtu waa Amsterdam Netherland safar ban ku jira #axmed_yasiin_digfeer rabi naxriisti jano ha ka warabiyo #legend
@Degaliah
@Degaliah 2 ай бұрын
Maalin bishu tahay 17/07/2024 Seatle Washington hestii maanta igu horeeysa wa top❤❤❤ inta qoraalkan akhriyi doontow noloshu inima xumaayso ❤
@korwaayeel4257
@korwaayeel4257 5 жыл бұрын
augost/11/ 2019 Galab ciid carrafo ah Goobtu waa Muqdisho degmada hodan, iga dambeeyow nasiibkaa
@rahmaosble8514
@rahmaosble8514 5 жыл бұрын
7/10/2019 sacada 15:53pm digfeer allah yarahma reer muqdisho oo kusugan dhusamareeb😘😘😘
@filzandhagole9736
@filzandhagole9736 3 жыл бұрын
Waa habeen Arbacaa saacaduna tahay afartii habeenimo 2021/1/19 soomalia puntaland caasumada garwe gaar ahaan jidka sodonka annoo xafadayda fadhiya wan ka helay heesta
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO 3 жыл бұрын
Wow reeerr grrwe welcome
@Zakariye2020Zakariye
@Zakariye2020Zakariye 11 күн бұрын
Sandku waa 26/9/2024 goobta aan idinka soo salamayo waa Mogadishu 😍 love and peace ✌️
@ismailabdi7461
@ismailabdi7461 11 ай бұрын
Heestan waxaan dhagasan jiray oo uugu horaysa 2013.
@salmafarahdaganqurux3408
@salmafarahdaganqurux3408 Жыл бұрын
Waxaa taa gadeeda yartu waa gayan kay hada gabadha cashaqay waxa geedka igu xire guursan maysid lay yiri gacal iyo xigalaba waa godob u wada taal Intaaa iga gadan wlhi😭😭
@rachiisulub3892
@rachiisulub3892 5 жыл бұрын
Waaa 2019 feb 18 gooobtu waa booorama rays hutel
@yartaraaso6760
@yartaraaso6760 5 жыл бұрын
anigu cawa ayan baa dhagay sanaya oo abeen jumca ah bishii 2 19 2019
@fuheekiyaa9099
@fuheekiyaa9099 5 жыл бұрын
yarta raaso ana galabtaan dhageysan oo ah july 4 2019 faransiiska waliba ka dhageysan
@abdimohamedali2274
@abdimohamedali2274 6 жыл бұрын
Ilaahow kuu naxariiso taariikhdu waa 29 march 2018 meeshu waa finland
@abdullahimohamud97
@abdullahimohamud97 6 жыл бұрын
Abdi mohamed ali wakula jooga sxbow
@abdullabwabdi283
@abdullabwabdi283 6 жыл бұрын
1april
@abdifatahrashidabdi7583
@abdifatahrashidabdi7583 6 жыл бұрын
Aniga Italia baan ku jooga 18 January 2018
@fuheekiyaa9099
@fuheekiyaa9099 5 жыл бұрын
faransa abdala 2019 july 4 wankaka dambeyay heeska
@Ariif77
@Ariif77 2 жыл бұрын
Goobtu waa daaraha mantaanaha ah ee(Twin towers ) kuala lumpur malaysia, goor sheegtaduna wa 3: 52pm galabnimo waxan fadhiya goob yaroo qurux badan waxa ii dheereysan heeskan, hadii geel lakala dhaco. dal shisheeye wa dareen ku jooge'e Somalia ha noolato🇸🇴
@amiirkaumada9957
@amiirkaumada9957 6 жыл бұрын
12/04/2018 meesha waa London UK waliba waxaan joogaa heathrow iyo shaqadii Waxaan allaha uga baryayaa inuu alle naxariistii jano hala waraabiyo
@Hamdamowlid5
@Hamdamowlid5 5 жыл бұрын
Amiin ya rabi fanaan qaaliyu ahaaa
@abdinabby6340
@abdinabby6340 3 ай бұрын
Heestan waxaan dib isoo baakhday caawoy tariiikhdu tahay 23 /6/2024 markaan soo daawaday sheekada cabdixaafid oo jacayl looga baxay waaan ku salaamay hadaad iga danbaysay❤
@ckinahjamah2666
@ckinahjamah2666 4 жыл бұрын
7/11/2019 hapeenimo khamiis ah axyaa hees dadkaygii cidii ila daweynaysaa like
@samiirabdi7486
@samiirabdi7486 4 ай бұрын
Waa habeen Isniin ah saacadu waaa 10:30pm waxan joga Deeganka Somalida Markle Ayan Cawa Soo Booqdey Mid kamida heesa kuwoodi ugu fiicnaa 2024/May/19
@faridwiser5441
@faridwiser5441 3 жыл бұрын
Digfeer fanaan aan taageero alle ha kuu naxariisto
@bahjabuskudo6611
@bahjabuskudo6611 4 жыл бұрын
Heestan waa xasuus 1956 ban dhagaysan jirey mar an waqti adag ku jiray😭😭😭
@abdirahman_mohamed.9849
@abdirahman_mohamed.9849 3 жыл бұрын
Hahahah ayeeyo tariikhada isaga ka darsan😭😂😂
@Cocoady134
@Cocoady134 2 жыл бұрын
@@abdirahman_mohamed.9849 mxy tidhi salamat orod masjidka gal dheh
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
Waa ereyo qiimahooda le abwaan axmed Saleebaan bidde.
@mohamadadan3057
@mohamadadan3057 4 жыл бұрын
Ya sallllaaam waaaaahhh ooooffff the best song of qai..
@grhrtey3y443
@grhrtey3y443 7 жыл бұрын
ax ax ax ax allow kuu naxariiso janadu firdawsa gee Amiin ya allah
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 115 М.
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Двое играют | Наташа и Вова
Рет қаралды 3,4 МЛН
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 27 МЛН
Ruun
9:04
Release - Topic
Рет қаралды 324 М.
AXMED YAASIIN DIGFEER USHA II QABO HD OFFICIAL
8:07
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 58 М.
Markuu Geelu Ubadkii
8:34
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 12 М.
Digfeer "Gar baan kuu dhiganayaa"
6:58
Mahamoud Haji
Рет қаралды 1,5 МЛН
AXMED GACEYTE IYO SAHRA YAR  GOCOMADA HA II JARIN  TOP SOMALI HEES
11:46
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 1,1 МЛН
Yassin Axmed Digfeer |  Buugii Sirta | Biir
6:29
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,4 МЛН
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,1 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Двое играют | Наташа и Вова
Рет қаралды 3,4 МЛН