No video

#Axmed

  Рет қаралды 227,160

Taar Tv

Taar Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 102
@axmedyusuf6259
@axmedyusuf6259 2 жыл бұрын
Mnsha allah taar tv sida hufan ee taariikhda iyo gabayada miisaman guul bn ku rajeynayaa zxb.ky mxed adan dirir
@Sarajoog106
@Sarajoog106 4 күн бұрын
Allah yarxamahu qaasim qasiim.afweyne suratuul nisaa beniyeey dhaxalka.maalintabwuu galoobay kufriyeey...sheekh iyo shariif u geeya...
@ayaanlefaaraxcali7972
@ayaanlefaaraxcali7972 2 ай бұрын
Alle haw naxariisto abwaan axmed ismaacil diiriye Qaasim abwan yaaba ayuu ahaa wle
@moomar4185
@moomar4185 11 ай бұрын
Qaasin Qaasin AHUN waxa uu xidigiye Astronomist , Mutacalinna oo waxa uu ka Gabun inta badan la arko. Qaar badan baa wali maqan gabayadiisi . Allah maxaan Hargeisa waxa badan ku arkay Allow godka kuu nuur.
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Adeekay axmed ismaaciil diiriye qaasin ilaahay haw naxariisto
@abdirashidkaruur5980
@abdirashidkaruur5980 2 жыл бұрын
Geesigii gabayaaga ahaa qaasin qaasin alle hawnaxariisto
@abdiwahabawil6770
@abdiwahabawil6770 2 жыл бұрын
Masha allah
@abdiibrahim6698
@abdiibrahim6698 2 жыл бұрын
Eesh calaa gabey
@AhmedOsman-ss3le
@AhmedOsman-ss3le 2 жыл бұрын
👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👍
@basbaasrashiid3591
@basbaasrashiid3591 2 жыл бұрын
Mashalah mashala mmmmm
@juweriyaahmed12345
@juweriyaahmed12345 2 жыл бұрын
Debedaha. Ha. Meereen. Ilayn. Diide. Nabadiiye. Abwaaan. Qaaliyuu. Ahaa
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
@YonisAbdillahihersi-zq1oq Жыл бұрын
I am randile/ruma- waq? I borned lundi 28dec 1970 kenya kipchogefamily monkeyself place najma nachaad young talent best singer all languange of somali issaq arab now i live in Djibuti Mo-Djama come 1/1/76 befind independance evacuation in ethiopia behind war77 come back27.6.1977 since in Djibuti all my child born betwen october at januar ?
@moomar4185
@moomar4185 11 ай бұрын
Are you Randile and you’re originally from the Isaq ,is that what you mean ?
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 2 жыл бұрын
Qaasim wuxuu haa hero Allah ha u naxariisto ameen
@mahamedaden4919
@mahamedaden4919 2 жыл бұрын
Mahadsanid Taar TV 👏
@G.M820
@G.M820 3 ай бұрын
Axmed Ismaaciil Diiriye Qaasim marka kalle ee aad tidhi Qaasin Qaasin waxa aan filayaa inaad ardaaga uu yahay oo ah Qaasim Isaxaaq Carre Siciid aad uga jeedo hadaddan uga jeedinna oo aad u malaynayso magaca awowgiisa afraad maaha ee waa magaca ardaaga uu yahay .
@mowliidjiciir3895
@mowliidjiciir3895 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto qaasin nin geesiya oo waxbdan hogo tusaaleeyay
@user-fz8ds2vz3n
@user-fz8ds2vz3n 3 ай бұрын
Alle hauu naxariisto dhamaan abwaanadaa❤
@craxiin_key797
@craxiin_key797 2 жыл бұрын
Waxan ku dhigtay fasalka afaraad ee dugsiga sare somaliland buugagta soomaliga ayuu ka buuxa gabayadiisu Waxan ahay macana iyo qadhaadh meel ku wada yaal kasan si fcn u xasuusta
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@SakariyeMaxamedcali-w6v
@SakariyeMaxamedcali-w6v 23 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 2 ай бұрын
❤❤
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@subraarm4381
@subraarm4381 2 жыл бұрын
Xornimadii iyo Geesiyadii keenay Ilaahayoow u naxariiso Aamiin. Hoogii iyo dhiigii hay gaysteen Snm Ilaahayoow haka Cafin Ninwalba oo Abuuray Baaba,a Ummad Muslima Iyagoo doonaaya Madaxnimo ama Hooga Maanta haad hor joogto Ilaahay Iyo Xisaabtiisa Qabiilkaaga wax lam waydiinayo Dalkaygii iyo dadkaygiiba way dumiyeen Naargalooyinku
@drhasansheikhyousuf4790
@drhasansheikhyousuf4790 3 ай бұрын
ma hooyadaaba dalkayga la hayd intayadiibaanu qadanayee dasada ku dawarso orodo
@bashiirbashiir170
@bashiirbashiir170 2 жыл бұрын
Maasha allah qaasin qaasin alla ha unaxariisto
@Maryam-bu2xp
@Maryam-bu2xp 2 жыл бұрын
👏👏👏👏👏💐💐💐💐
@cabdirshidmhmedhagi9365
@cabdirshidmhmedhagi9365 2 жыл бұрын
Abwaan qaasin allah yarxma Abwaan an loogeleyn buu ahaa walee
@mohamedgulied8369
@mohamedgulied8369 4 ай бұрын
Macaan Iyo Qadhaadh Gabay Dacartuba marbay malab dhashaa ood muudsataa dhabaqe Waxan ahay macaan iyo qadhaadh meel ku wada yaalle Midigtayda iyo bidixdu waa laba mataanoode Midi waa martida soora iyo maata daadihise Midina waa mindiyo xiirayiyo mur iyo deebaaqe Masalooyin talantaalliyaan maandhow leeyahaye Nin majiira keliyuun qabsada hay malayninae Marbaan ahay muddeex camal san oon maagista aqoone Marna macangag laayaanahoo miiggan baan ahaye Marbaan ahay muftiga saahidnimo mawlacaw gala’e Marna Mukhawi waashoo xumaha miista baan ahaye Marbaan ahay nin xaaraan maqdaxa aan marin jidiinkise Marna tuug mu’diya baan ahoon maal Rasuul bixinne Marbaan ahay maqaam awliyaad maqaddinkoodiiye Marna mudanka shaydaanka iyo maal jinbaan ahaye Marbaan ahay murtiyo baanisaba madaxda reeraaye Oo ay weliba muuniyo dulqaad igu majeertaane Marna reer magaal Loofaroon muuqan baan ahaye Waxan ahay nin midabbeeya oo maalinbays rogae Muuqaygu gelinkiiba waa muunad goonniyahe Miisaanna ima saari karo nin i maleeyaaye Muslinka iyo gaalada dirkaba waan micna aqaane Malaa’iigta naartiyo jannadu waygu murantaaye Ninkii maalmo badan soo jiree madaxu boosaystay Ee inan rag maamuli yiqiin waa i maan garanne ninkasta halkii kuula mudan ee ay muhato laabtaadu Ee aanad madadaaladeed ugala maarmaynin Iska soo mar waa kuu bannaan marinkad doontaaye
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 2 ай бұрын
💔👍
@mustafeabdi5537
@mustafeabdi5537 2 жыл бұрын
Waw taar tv aadbaan u taageersanay Runtii taarikhdii ayad soo noolaysay jazaskalaah
@shucaybcabdulaahi7410
@shucaybcabdulaahi7410 Жыл бұрын
Samaroon waa dad gob ahi oo somali jecel lkn dad welgod shisheyaha u shaqeya waa idoor
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 Жыл бұрын
marka ay reerkiina u naageeyaan ayey noqdeen dad somalida jecel ? waxa uu isaaq doono ayuunbaan baa waqooyi ka shaqaynaya insha allah
@mohamoudhersi1995
@mohamoudhersi1995 2 жыл бұрын
Qaasin IHUN lama odhan jirin Qaasin Qaasin
@moomar4185
@moomar4185 11 ай бұрын
Waa qaasin Ismaciil oo qabiilkiisuna yahay Qaasin Isaxaaq sidaa buu u jeeda
@calioumarx4289
@calioumarx4289 Жыл бұрын
illahay xaa naxaristo
@user-jw2hy5ir5b
@user-jw2hy5ir5b 4 ай бұрын
Ilhy haku naxariisto ader😢
@uk16944
@uk16944 2 жыл бұрын
ALLA ha unaxariisto Wa in laxuso
@cilmixasan834
@cilmixasan834 2 жыл бұрын
inta u sheegay ba way dhacday guul lama maroorsado hadaan looga dhalanmeel allaah hawnaxariisto tacabu geliyey dadka iyo dalka abwaan qaasim qaasin
@ugasougaso6091
@ugasougaso6091 2 жыл бұрын
Intuu sheegay ba way dhacday, waa degel xas lehe meesha yaan laysku dubuq siine imisaa inta dubuq laysku siiyay miino dii meel walba lasii dhigay la kacday. Allah haw naxariisto Qaasim
@basbaasrashiid3591
@basbaasrashiid3591 2 жыл бұрын
TAAR TV biilad sharafd badan ee u kugulaysad taar tv hanal yo habal yoo mashalah mashalah mmmmmmm
@SuadShALi
@SuadShALi 2 жыл бұрын
Ilahayow Janada ha ka waraabiyo
@omarsaidsaideleye6132
@omarsaidsaideleye6132 2 жыл бұрын
Reer isaaq waa taariikh yahano taarkhda wanaaga badan waxaad ugu taagayiisa hargayisa waa in dhan mida uga so jeesana sid loo aqionsan laaha somaaliland
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 Жыл бұрын
ax yaa abwaan qaasin Alle. Ha naxariisto
@CacdiWaarkiyoow
@CacdiWaarkiyoow 5 ай бұрын
Fadlan iska hubi gabayada nina waxaanu lahayn hasiin hamagac dilin abwaanka
@muniraabokor1694
@muniraabokor1694 2 жыл бұрын
Alla hawnaxariisto qaasin
@user-sw4oi1ou5e
@user-sw4oi1ou5e 5 ай бұрын
Soomaalilndre guuuuul guuuuul 💚 💚 💚 💚 💚 🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍👍👍👍
@ugasougaso6091
@ugasougaso6091 2 жыл бұрын
👏👏👏👏❤️👏👏👏😁
@maxamedtt1233
@maxamedtt1233 2 жыл бұрын
caral ama karal wuxuu ahaa badhasaabkii ugu dambeeyey ee ingiriis eehargaysa oo uu kala wareegay cismaan indhoole (waa dirkii karal)
@adansamale5613
@adansamale5613 8 ай бұрын
Waryadhahen soow Isaac iyo ciise siida bay isu haibsaden toolwanag iga dheh
@se1059
@se1059 2 жыл бұрын
Odaygii dalqada wayna darajadii xoorye😂🤣😂🤣run badana
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 6 ай бұрын
Libaax ilaa isaaq waa maawi ❤
@mussemansa5495
@mussemansa5495 2 жыл бұрын
Adoon Alle
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld 2 жыл бұрын
Waa xusuus aad u xeeldheer intii wax garaneysa!!!!☺☺☺☺
@CabdicasiisXirsi-ck7mt
@CabdicasiisXirsi-ck7mt 8 ай бұрын
Waxan ahay macaan io qadhadh meel kuwada yaal
@mahameddalmar2832
@mahameddalmar2832 3 ай бұрын
Ale haw naxariisto
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 жыл бұрын
Waa in dhulbahante puntland indoor u dhaaftaa oo axmed karash waa inuu hargaysa u shaqo doontaa la dhahaa dhulbahantoo dhan puntland laga saaraa marka laga reebo garaadada iyo makasta tolkooda harti la nooc oo bocame iyo tukoraq waa dhulbahante laga raraa iyo inta puntland la dagsiimada ah oo puntland iyo indoor buffer zone laga dhex sameeyaa oo cidii soo gasha buffer zone-ka digaandigaha laga dhigaa iyadoon cidna lagala tashashan oon arxan iyo somalinimo iyo islaamnimo iyo tolnimo iyo ehelnimo toona loo galin oo wataas sida saqajaan la isaga gooyaa oo wuxuu yahay la baraa. Barasho horteed ayeysan iidoor iyo dhulbahante nicin Dani waayo naag ayuu u noqon iidoor iyo dhulbahante amase puntland xuduudkeeda wuu nadiifin sidii puntland lagu yiqiin. Geelii la dhaqay qaalmihii dhoofka laga keenay dhabayaco majeerteen miyaa loogu dhici waayey oo karash xeerada gunteeda ayuu garaacay ee waa in xeerada lagu jajabiyaa oo waa taas meheradiisu oo Ninaan shantu kaa reebin walaalow Kuguma daayo
@cabdiwahaabaxmedcabdi7669
@cabdiwahaabaxmedcabdi7669 Жыл бұрын
Qaladka taarow iska sax dhageyso codkii iyo luuqdii qaasim (sidiiba dagaalow biya loo dawariya weeye tuducaasu maha ducalow)
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 ай бұрын
Waryaa geel mire waad garty halka
@No.victim
@No.victim 23 күн бұрын
9:05 gabay mahadnaq ciise.
@FaadumoAwed
@FaadumoAwed 5 ай бұрын
Qasim Qasim gabayaa bu ahaa Ala yrxa
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
@YonisAbdillahihersi-zq1oq Жыл бұрын
Mo-faah n♥
@mahadguray4241
@mahadguray4241 2 жыл бұрын
Caawa abwaankii qaasim qaasim ayaad na xasuusisay
@omarsaidsaideleye6132
@omarsaidsaideleye6132 2 жыл бұрын
Kkkk waa taariikh wanaagsan sxb
@AhmedOsman-ss3le
@AhmedOsman-ss3le 2 жыл бұрын
Ahmed. Asc
@hassanreyeh2950
@hassanreyeh2950 2 жыл бұрын
Shrmaboy
@kghassansuudihersi2699
@kghassansuudihersi2699 Жыл бұрын
Taar way ku mahadsan xusuusta,abwanka kowaad ahmed Ismail deria Quasimodo. 2.in taar sii xoojiso badiso waa codsi 3.taajirka masl gelin.laha murtadii abwaan Quasimodo.maanta Waa,aadan.baeadho op necessary wanaag iyo abaal.celin
@commentikuxoogle7501
@commentikuxoogle7501 2 жыл бұрын
𝗯𝗲𝗹𝗮 𝗸𝘂 𝗰𝗮𝘆𝗮𝗮𝗱𝗵𝗮𝘆 😁
@deqomuse3497
@deqomuse3497 2 жыл бұрын
Aakhiraa loo socdaa lagana soo noqonahayn naftaada meel u yeel dembiilayaasha xayey siintooda looxaaga kuqoro iimaanka ilaahow nagusug waa lays dambaajinayaa wax dad u eg oo shadaan hordhoon u ah baa umadii ku darsan in ilaahay u nimceeyey oo ka madoobeeyey mooye.!!!
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 2 жыл бұрын
Doqoneey xaabada naarta ayaad tahay.ma kii quraanka ilaahay ku xadgudbay baad difaacaysaa .xaabo
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
Adaa xaabsaday dambi wayn ninkani wax dhacaybuu sheegay abwaan buu ka sheekeeyaan wuxuu ku hadlay oo wada run ah
@maxamedaxmed9762
@maxamedaxmed9762 2 жыл бұрын
Sugaan
@karaanikashkul5194
@karaanikashkul5194 Жыл бұрын
Bravos Amegos
@afrobosska9498
@afrobosska9498 2 жыл бұрын
Waxa layidhi go,made Nasiihi Giigsanan jire😁😁
@tiriikofficialchannel3732
@tiriikofficialchannel3732 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@degan4
@degan4 2 жыл бұрын
Qaasim. Qaasim miyaa sayid kii ilaaa maxamed siyaad noolaay
@fattofataaxo6809
@fattofataaxo6809 Жыл бұрын
ilaa Markaan dhashay oo ah 2006 ayuu noola markaasu dhintay
@CacdiWaarkiyoow
@CacdiWaarkiyoow 5 ай бұрын
Sidii baadagaaloow biyaha loo dawariyaa gabayga sax maaha ducaale
@waraabecadde7726
@waraabecadde7726 2 жыл бұрын
Gacayro, shunfax, xamakow, gawracato iwm ayaaad itustay caawa
@mustafmohamad4656
@mustafmohamad4656 2 жыл бұрын
092
@faaraxxasan
@faaraxxasan Жыл бұрын
😮😂
@maxamedabuubakar2433
@maxamedabuubakar2433 2 жыл бұрын
@faaraxxasan
@faaraxxasan Жыл бұрын
Pppp😅
@deqomuse3497
@deqomuse3497 2 жыл бұрын
War shiikh tolkii kama janatago warka xaaraanta ah meesha kakatag daarood dembigiisii idinkaa xambaartay oo oo aakhiro waareer jannaad daarood iidiinkaa u xajiyey caruurihii aad gubijirteen waa idinka horaysaa kaad warkiisa daldalayso haduu ka shalaynayaa dira diraalihii iyo isku sirkii umada aftahan been ah oo xaaraan ah baad ku haysaan shaydaan baad tahay naar baad xayey siinaysaa iyo muslim isku dir dhiibkii somali gaagay aakhiro idinkaa u qoolan aftahan been ah aakhiro mayaal waxa qabiil somali ku kala geeyey ee diin cay alle cay nebi cay gaal usujuud been ku faan waxaa laga bartay adoonkii babar weyne dhashiisii shiikha lagu nabay ee beenta kasamaysan iyo isku dirka aftahan been ah dhibkaad geysanay saan aakhiro waa dumadiina adoonkii barbar weyne ee dhashiisii shiikha lagu nabaayo waa idinka horeeyaa saqajaan iyo warxumo tashiil iyo been baad ku noo shihiin ruuxna tuux waxba uma taraayo maalinta. Ruux waliba looxiisa wuxuu ku qortay baa ka horaysa wanaaga ruuxii sameeyey ilaahay baa ku abaal marinaaya kuwii xumaanta iyo cayda aftahanka ku ahaa waxay shubaayeen dadkii ku kala geeyeen xasaraday shubayeen dadkay hbeen iyo maalin wanaagooda qarinayaa neetoodana xayeysiinayaan shalaytaa ka dabayn adna hadaad naartii ugu baaqaysaa umada dembiilayaasha ah!!!! Munaafaqbaadtahay iyo baas abuur belaayaad hurinaysaa ...daarood ,Isaaq..iyo hawiye waxa dambaajiyey waa bidihii barbar weyne wuxuu dhalay oo maanta cadaab ku hoobinaaya oo been waxaba kajirin hurinaaya haneen iyo maalin!!! Ilaahay baase beenaalashaa ka dambeeya saqajaan alabkood iyagaa kashalayn!!! dadka ha dan baajin beenta waa xaraan..
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 2 жыл бұрын
Waxas oo dhan ma waxa difaacaysa afwayne bare
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 2 жыл бұрын
Kii quraanka ilaahay ku xadgudbay Bay difaacaysaa xaaboda naarta ayaad tahay isma ogid xaabooy.
@samotalischannel5737
@samotalischannel5737 2 жыл бұрын
adigu maxad shuubaysa ma ducoo miyayna dambi hayn caydaadu
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
Deqo Iska naso rak kala adkaaye
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Adeer aakhiri hala gaadho iyo xisaabta hadeer Dunida wax isk celin intaad aadenkay aad caayayso
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 2 ай бұрын
❤❤
@mussemansa5495
@mussemansa5495 2 жыл бұрын
Adoon Alle
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 2 ай бұрын
❤❤
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 2 ай бұрын
❤❤
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 4,6 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 11 МЛН
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 53 МЛН
The Giant sleep in the town 👹🛏️🏡
00:24
Construction Site
Рет қаралды 20 МЛН
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 4,6 МЛН