#Gabayada

  Рет қаралды 582,088

Taar Tv

Taar Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 146
@engineercumarnuuryarow3558
@engineercumarnuuryarow3558 2 жыл бұрын
Ku mahadsanid walaal.
@dubataden6236
@dubataden6236 2 жыл бұрын
Sayid the hero and patriotic person
@aslisaalah193
@aslisaalah193 2 жыл бұрын
@@dubataden6236 ⁰⁰
@abdirahmaan4038
@abdirahmaan4038 Жыл бұрын
@@dubataden6236 6 ywt9ol0k
@apdirahmanmohamedapdirahma6905
@apdirahmanmohamedapdirahma6905 Жыл бұрын
Maasha
@AnasNunow-fq9pj
@AnasNunow-fq9pj 7 ай бұрын
[#_#]
@sheekooysheeko7122
@sheekooysheeko7122 2 жыл бұрын
Mahadsanid weriye Mohamed Dirir iyo warbaahinta taartv ee aan mar laga xiisa goynayn
@hajiahmed1214
@hajiahmed1214 2 жыл бұрын
First One Taar TV Salan sare 🙋
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Alle haw naxariisto Dhamaantood Mahadsanid Afsomali Ruug TAAR TV.
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 2 жыл бұрын
Sayidka umaad ducayne waa sidee Ale hawnaxariisto
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 Жыл бұрын
SALALAAH CALAYH WASALAM ❤️
@CumarMuxyadiin
@CumarMuxyadiin 5 ай бұрын
Sida kale halagu muransanaadee Ina Cabdulle xasan wuxuu ahaa boqorkii afsoomaaliga
@ducaaledarwiish764
@ducaaledarwiish764 2 жыл бұрын
Taar TV Waan ku taageraa from dhulhabnte
@xireygelle3772
@xireygelle3772 Жыл бұрын
Dadbadan oo soomaaliya oo aan aqoon ayaa jira soomaalida Kenya dagan iney yaqaanaan umalayn maayo
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
Abawda unbay hayan ki arsa ila hhh dhulbahante nin rero kale inay kabaha uqadan o abaw dhabow yirahdan gormay iska dhafayan abaw sayid, abaw afwayne, abaw xaarmaajo next abe
@faizaabdikarim8244
@faizaabdikarim8244 Жыл бұрын
@@Akhyaar142Sayidka iyo darawishtuba waxay ka simnaayeen gumeysi iyo adoonsi diid. Siyaadna waddani buu ahaa qabyaalada ka fog dalkana waxbuu u qabtay intaasaan u dhinac joognay, se somalida wuxuu ulaayay maahayn qabiil e dantiisuu ka eeganayay. Farmaajana maantaba wataa la tabay daneyste maahayn dalkana meel buu u waday. Reerkaygaba waxaa loogu dowgalay somalinimo iyo wadaninimo aan meel xun inay dhigto mooyaane aan waxba u tarayn. Cidna kaba qaad Uma noqono😏
@Maxamedabdinuur10
@Maxamedabdinuur10 6 ай бұрын
Ilmaderaday weeye ragaad tirisay wa niman Darood ismail
@kamaalamarre5519
@kamaalamarre5519 2 жыл бұрын
Sayidku wuxuu ahaa geesigi gayiga somaliyeed ee ingiriis cashir udhigay
@CarfiAbdi
@CarfiAbdi 10 ай бұрын
Lakiin dhulbahante kala reebay odaygu
@abdiasis0mer515
@abdiasis0mer515 10 ай бұрын
Sayyid Mohamed allah Ha unaxriisto wuxuu ahaa halyeey somaaliyeed
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 8 ай бұрын
1234567890
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 8 ай бұрын
1234567890
@shadiyawabari33
@shadiyawabari33 2 жыл бұрын
Masha Allah qaamuska afka Somaliga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯🥰✅🥰💯✅🧁🎂
@aaminomaxamed6509
@aaminomaxamed6509 2 жыл бұрын
Cali dhuux waa gabyaa wayn
@axmeddhinbiil84
@axmeddhinbiil84 2 жыл бұрын
Alle.how ustaad sayid maxamed cabdulle xasan sheekh idiris
@craxiin_key797
@craxiin_key797 2 жыл бұрын
Cali jamac habiil Iyo saydka jimcaha soo socda
@maxamedcasayr291
@maxamedcasayr291 Жыл бұрын
Abwaan cali dhuux alle ha kuu naxariisto abwaan
@sharif330
@sharif330 2 жыл бұрын
Taar Tv hoyga dhaqanka Iyo hidaha Somaliyeed ha moogaan
@AbdirahmanAbdulahi-gk9xn
@AbdirahmanAbdulahi-gk9xn 6 ай бұрын
Mahadsanid
@ahmetakram1488
@ahmetakram1488 2 жыл бұрын
Cabdi gahar gabayadiisii soo duub zxp
@abdirahmanabdillahi9327
@abdirahmanabdillahi9327 3 ай бұрын
"dhamaantood ilahay ha janeeyo dad badan o nool ayay hada ka qiima ronyihiin
@zeynabmaxamed9079
@zeynabmaxamed9079 2 жыл бұрын
Masha Allah 💕💫
@Amina-uo4ux
@Amina-uo4ux 2 жыл бұрын
Asc waru wada ducee Darwiishti oo dhan
@abdihousseinabdi3357
@abdihousseinabdi3357 2 жыл бұрын
Fadlan muusika ka reeb barnaamijkan adoo mahadsan
@muuseaskar1429
@muuseaskar1429 2 жыл бұрын
Sayidcabdilexasn
@cabdirashiddahir7019
@cabdirashiddahir7019 Жыл бұрын
Masha allah
@nadirxuseen6972
@nadirxuseen6972 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@mahadguray4241
@mahadguray4241 2 жыл бұрын
Markay habaryoonistu badbaadisay Cali dhuux ee ciidankii saydku soo qabteen Ee saydku yidhi gabay dardaarana tiri waan Ku dilayaaye ee Cali tiriyay #cirku waa daruuraynayaa gooruu di'i yaa og #waa lay dardaarwarinayaa darajaday yaa og #aniga iyo daraawiish miduu dhiigu di'i yaa og #markaas ayay soo galeen Hy oo uu saydku u yaqaanay gaalo qaawan
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 2 жыл бұрын
Beenta jooji adeer gabayada cali dhuux iyo tiisayidka labada tariikhba way qoran yihiin ila cali dhuux marku darawiish ka falagobay laba jeer bay darawiish isku dayday marna inay disho marna inay qabato markii uhoraysay bay ahayd oo gabaygii diniin ee ismaciil mire tiriyey buu a-ha isago buuhoodle. Jooga markii gabaygii loo keenay wuxuu aday balidhiig oo shirshore intii aan darawiish ahayn isugu tagtay. Ismaciil mire iyo ragiisi way ka noqden markii ku xigayna waxay ahay buburkii darawiish waxyar ka hor col bahgari ah baa loo soodiray oo sooca inta layidhi shirshoruhu sayid ma ogola cali dhuux in laqabto marku arinka maqlay suldan kenadiid baa uyedhay hubyo buu tagay col sheemo la dhaho buu samaystay kasa ilalin jiray ayado sidii loo ilaliyo aya colkii loo diyariyey ee bahgari balidhiig weeraray malinka buu baxay magaca balidhiig biyihi baliga baa dhiig usu badalay wuxuna ka tiriyey gabay shiin ah oo lib gabay ah malinka baa isugu danbeysay darawiish iyo isaga gabayga oo anan wada hayn wuxuu dhahay sidan Waxuu yiri: Shiinkii Harti oo wada fadhiya shaaxin golaheeda Oo Xamar shakaalka ugu jiro shullayarow Maydal Oo shamaca maadhiinka yari lag iyo shii gaaro Oo uu shirkooduna dhan yahay shaybe iyo wiilba Shaqfadlay bahgari waa wixii #sheema weeraraye Cayuun shacaba wiilkii lahaa shaah ka karinaayo Waayeelna xeeb uga shir tegay male Shirshooruhuye Isagaan shaarubloow reer Isaaq shucubna reebeeyne Shamal ay tuntaan iyo haween shuqulkii mooyaane Sharba idinma daareen haddaad shalay na dhaaftaane Daraan idin shiddeeyeeniba waa naga shisheeyeene Sheekadayda waad haysataan aniyo Shaywaale Ninkasto ishufaba tolkey shiish kuwada boobye Shanlihiid wadaadkaad siddeen shagax ma siiseen!
@abdirahmanismail9800
@abdirahmanismail9800 2 жыл бұрын
Wllo sxb sheekadoo dhamaystiran mahaysaa
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 2 жыл бұрын
@@abdirahmanismail9800 darawiish waliged may qaban cali dhuux will waa been marna wuxuu jogay intu falagada aha habyo. Iyo suldanka marna wuxuu la joogay shirshoorihi darawiish uu kasoo saray oo saldhig kulaha balidhiig wana halka ay ku baxday balidhiig ee uu kujabiyey darawiish waxaana goobta ka gabyay isaga iyo zayid maxamed oo gabayo isku dhaafsaday dagaalka.
@libanali1626
@libanali1626 2 жыл бұрын
Gabaygaa nin sheekha ayaa lahaa waana ninkii gabagabeeyay sheekh cige ayaa la yidhaa gabood meesha la yidhaahdo ayuu ku aasan yahay.It
@wistawardi9661
@wistawardi9661 2 жыл бұрын
Nio maxamed soo badi gabayada waliba kuwii adan tarabi
@adamsalax9725
@adamsalax9725 2 жыл бұрын
Haye
@mahamedmuuse3464
@mahamedmuuse3464 2 жыл бұрын
Guud man
@mahdiali2695
@mahdiali2695 2 жыл бұрын
thanks
@cabdallaxaamud1334
@cabdallaxaamud1334 2 жыл бұрын
Danbi ayaa kaaracaya meeyay geesigii cagta mariyay boqortooyadii kibirku naafeyay ee teyteyleey ee sh.xasan barsane iyo gabayadiisii digashada cadawga. Ma ahan qabiil qabiil kugabyay oo waliba jufo yar isku ah inaad geesiyo gabyayo ah aad noga dhigto.
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 2 жыл бұрын
Aaal war ninkana Syyid abdule hassan bay jaar ahaayeen mantaba igu horaysee
@nadiiraabdi7101
@nadiiraabdi7101 Жыл бұрын
X.barsame ma gabyi jirin haybad uma lahayn gabayga shirib buu tirin jiray
@CumarMuxyadiin
@CumarMuxyadiin 5 ай бұрын
Sheekh xasan iyo sheekh axmed gabyow dowladii kacaanka waxba kama qorin qinka iyo qarashkana iyadaa heysatay
@maxamedxuseen6952
@maxamedxuseen6952 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 2 жыл бұрын
Salalaah calayh wasalam ❤️
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH ❤️
@mfayz980
@mfayz980 Жыл бұрын
@mahmoudabdikadirhasasn
@mahmoudabdikadirhasasn Жыл бұрын
🌺اللهم صل🌺🌾 وسلم🌾🌺 وبارك🌾🌺 علي سيدنا🌾🌺 وحبيبنا🌾🌺 محمد عدد ما ذكره الذاكرون🌾🌺 وغفل عن ذكره الغافلون🌾🌺 عدد ما كان🌾🌺 وعدد ما يكون 🌾🌹وعدد الحركات والسكون🌺🌾 صلاة تنحل بها العقد🌹🌾 وتنفرج بها الكرب🌾🌺 وتقضي بها الحوائج🌹🌾 وتنال بها الرغائب 🌾🌺🌾 وعلى آله وصحبه الطيبين الطاهرين أجمعين يارب العالمين🌺🌾 اللهم أمين 🌴🌾🌺 اللهم صل وسلم🌾🌺🌾 وبارك على🦋 سيدنا محمد☘️ وعلى اله وصحبه اجمعين🌿🌾🌺🌴
@abdirahmankalif5881
@abdirahmankalif5881 11 ай бұрын
8
@MunaMahamed-jf4qe
@MunaMahamed-jf4qe 5 ай бұрын
Guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲👍👍👍👍👍👍👍👍
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 2 жыл бұрын
Sarkadhaban gabayadaada aad soo jeediso waa wax kala dhiman kuligood
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 2 жыл бұрын
Waa ayo REER XAMAR?
@samiyusuf9440
@samiyusuf9440 2 жыл бұрын
waa lafta uu kadhashay sayid mahamed
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 2 жыл бұрын
@@samiyusuf9440 oo reer Xamar mayna ahayn dadka cadcadka la dhaho ee Yementa ah ee Xamar xaafado ka mid ah dega.
@samiyusuf9440
@samiyusuf9440 2 жыл бұрын
@@Aw88-c1r haa walal lakin dadku wey kuwareeraan oo wey isweydiiyaan magaca waa lawadaagaa ee ma aha reeraha cad cad ee yaman kasoo jeeda
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 2 жыл бұрын
@@Aw88-c1r jifo kamida bah gari oo aha reerka uu sayidku ka dhashay ayaa reer xamar layidhaahdaa
@calioumarx4289
@calioumarx4289 Жыл бұрын
My favor hees
@cawilcawiljeeg4764
@cawilcawiljeeg4764 Жыл бұрын
Tr tv guul
@MahadmaxamedzaLaan
@MahadmaxamedzaLaan Ай бұрын
@xasanAliAhmed-ss6bb
@xasanAliAhmed-ss6bb 8 ай бұрын
Sayidku waa kii idoorka oo gaalo xambarsan ka dajiyay walibana aygoo sii galobaya buu ka soo garay
@KhadhrCumar
@KhadhrCumar 3 ай бұрын
Yiii
@nourhassan1524
@nourhassan1524 10 ай бұрын
👍
@DeenQuran-h5g
@DeenQuran-h5g Ай бұрын
Riyadh family
@adamsalax9725
@adamsalax9725 2 жыл бұрын
Ok
@barresagal8891
@barresagal8891 2 жыл бұрын
@RudwaanXamuud
@RudwaanXamuud 8 ай бұрын
Sil siladii guba so duub inader
@NasteexoCumar-g8r
@NasteexoCumar-g8r 8 ай бұрын
Smcx ❤only will ogaden
@IpraahimWadaadyare
@IpraahimWadaadyare 2 ай бұрын
Kibir iyo doqonimo baa ku jidha ogaden
@SomgreenSom-greenonline
@SomgreenSom-greenonline 5 ай бұрын
❤❤❤❤😂🎉
@yasinosman1864
@yasinosman1864 2 жыл бұрын
Ogaadenka ayaa ka dhow
@Gametime-ne3xx
@Gametime-ne3xx Жыл бұрын
Bal eeg waxaa..cali dhuux intuu sayidka maagay oo caayey ayuu hadana ka cararey buuhoodle u baxsaday burco oo ingriis magan galay kkkkkkk hhhh bal muu iska tartiibsado marka hore
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh Жыл бұрын
Hadalkii latuugeysan jirey waan katuganaaye nina ima taxaabee anaa teyda kumeel maro,
@farhiyaibrahim4886
@farhiyaibrahim4886 2 жыл бұрын
Ina Cawiifeed Waxaa Ladhaa Calidhux,hooyadii baa loogu magadarey,
@IpraahimWadaadyare
@IpraahimWadaadyare 5 ай бұрын
Een ogadenku waa faan uun bay meesha ku hayaan
@Farax-u3x
@Farax-u3x 11 ай бұрын
Waraya nio siyadka beenta kadaf gela galda waladice jiire lkn niinkey ismal
@IpraahimWadaadyare
@IpraahimWadaadyare 29 күн бұрын
Laandheere cali axmed
@mrigan24
@mrigan24 Жыл бұрын
gabay Gan wuxu cadaynaya Ahmad gray inuu ahaa Ogaden
@TrueLakki-om2ke
@TrueLakki-om2ke Жыл бұрын
🤣🤣🤣
@mohamiin378
@mohamiin378 2 жыл бұрын
Copyga kada adeer
@SHuayBYare565
@SHuayBYare565 5 ай бұрын
Cali dhuux Ma H.yoonis Miyu aha Mise Dhuloz.
@XaydarIndhoBahal
@XaydarIndhoBahal 3 ай бұрын
Dhuloooos buuu ahaaaa Cali gari ah ninkaaas Ma Howl Yarayan
@garaadquruxbuub8728
@garaadquruxbuub8728 Жыл бұрын
Gabay cajib ah
@Maxamedabdinuur10
@Maxamedabdinuur10 6 ай бұрын
Beenale Taariikhda haka been sheegin Gabaygaa sayidku qoladaa iidoor wagashe buu u tiriyey.
@dubataden6236
@dubataden6236 2 жыл бұрын
Adiga dhulbante no faan8
@darwiishtasoomaliyeed9860
@darwiishtasoomaliyeed9860 2 жыл бұрын
Eydoor wagaash baan lahaa webiga jiidhsiiye LIBAAXII Cali dhuux Eydoor wagaash iyo kufriga wacad allah u yaale waa niman walaala ah tan iyo waaga akhrio e Nasab haday yihiin gaaladay nicilahaayeene SEYID KII BARAKAYSNAA Weriyaha eydoorow darood baad isleedahay isku dir Lkn labadooduba halkay eydoor ka taagnaayeen ayna sheegeen inay gaalo raacyo yihiin Waxayna isku qabteen waa hogaaminta DARAWISHTA lkn midna gaalo ma jeclayn . Labo halyey oo soomaali ka dhashay Rabbi haw naxariisto
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 Жыл бұрын
AMEEN YAA ALLAH
@abshir1974
@abshir1974 Жыл бұрын
Kolba reer kabaha u qaad bal nin dhulbahante aha oo darwiisha sheeg
@halhays
@halhays Жыл бұрын
Wadaadkii Waalnaa iyo ka aad Cali Dhuux ku sheegayso labaduba laba gaal raac ayeey ahaayeen. Wadaadkii Waalnaa Talyaanigii ayuu heshiis la galay, halka Cali Dhuuxa aad sheegtaana Ingriiska miciin bidday markay ururkii argagixisada ahaa ee Darwiish soo baacsadeen. Waana kii ku farxay markii Darwiish daadka la raaciyay; Wadaadkii Waalnaa uu baxsaday.
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld 2 жыл бұрын
Haa inagga nasi wararka aynu ku daalney, iyo wareerka dadka semenka.
@libanali1626
@libanali1626 2 жыл бұрын
Taarikh joogto weeyaan.
@Kathar1464
@Kathar1464 Жыл бұрын
Niyow beenta meesha kalatag sayitka geela gaala raacda ayuuu dhici jirey uun
@IpraahimWadaadyare
@IpraahimWadaadyare 5 ай бұрын
Een wuu caytamay sayidku
@AHMEDIbrahim-jb5yw
@AHMEDIbrahim-jb5yw 2 жыл бұрын
LOMA BAXNA QIYALI ADOONKI OGADEN INA NO HAYSISAN YU AHA HORTA REERKU KASO JEEDAY QARNI 18 KA HOOR MAHAY AHAYN REERKASI DAD QARNI 19 DABA YAQADISI LA SOMALIYAY ISAGO KA DHASHAY AYU DOONAYAY INU REERKISI UU TALIYO SOMALI WEYN ISAGO WAX BARASHADISI KUSO DHAMAYSTA MAASER AYU KASO DEGAY MAGALO KU TAALA WADANKA JABUTI OO LAYIRADO " OBOKH" WAA HALKU KASO BILABAY SAFARKISA UU KU TAGI DOONO SOMALIA " TARIQDISA WAA TARIQ MACMAWAL AH "
@moshuq4088
@moshuq4088 2 жыл бұрын
Adeer Somaliga sida looqoro baro. Af urahaya iyo cuqdad sidii laangaab laciilay halasoo fadhiyine.
@superxasan4559
@superxasan4559 2 жыл бұрын
𝐀𝐝𝐞𝐞𝐫 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐥𝐨𝐪𝐨𝐫𝐨 𝐛𝐚𝐫𝐨
@Unknown44567
@Unknown44567 Жыл бұрын
Labada gabay ee aad isugu jawaabtay ismalahan kan sayidku tiriyay isaaq buu ula jeeday oo u tiriyy gbayga bilawgiisa ayaadba ku xustay
@calicumar1906
@calicumar1906 Жыл бұрын
You
@siciidmaxamed6188
@siciidmaxamed6188 Жыл бұрын
Sayidku ileen faaliyuu ahaa cuqlaa adiga kuu baxaya markaan kuu curaaftamay
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 2 жыл бұрын
Taar tv waxa ku ammaanay oday Dhulbahante ah sidaa awgeed ayaad Dhulbahante ugu saliyeysaa
@libanali1626
@libanali1626 2 жыл бұрын
Waa ka xor waxaasi.
@hayaanofficial6575
@hayaanofficial6575 Жыл бұрын
Eydoor wagaash Baan lahaa webiga jiidhsiiye LOL
@halhays
@halhays Жыл бұрын
@@hayaanofficial6575odaygu miyaa cabsanaa markuu sidaa yidhi? Wabiga uu ka hadlayaa xaguu ku yaalaa? 😂
@axmedcabdiyoow3721
@axmedcabdiyoow3721 2 жыл бұрын
Ghv
@ibrahimmonoor5116
@ibrahimmonoor5116 2 жыл бұрын
Warkii
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 8 ай бұрын
GABAY
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 8 ай бұрын
GABAY
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 8 ай бұрын
GABAY
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 8 ай бұрын
GABAY
@khalidabdi9537
@khalidabdi9537 Жыл бұрын
Kan hadlaya iyo cali dhuux ma isku reer baa tolow😁😁😁 Caqli xumadiisa nin jihaadka diiday oo gaal miciin baday buu amaanayaa ilaa maanta
@mohamedhaaji3246
@mohamedhaaji3246 Жыл бұрын
Waxba ma amnin ee tariikh bu ka shekeyey
@nadiiraabdi7101
@nadiiraabdi7101 Жыл бұрын
May yarkani waa iidoor
@FaidaminFaid
@FaidaminFaid 9 ай бұрын
Wa garxajis habar,yonis
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 8 ай бұрын
123456
@yasinosman1864
@yasinosman1864 2 жыл бұрын
Dhibaahane inuu nabada kugu jeelo colaada sharaf kuma yeeshaan
@a.j2428
@a.j2428 2 жыл бұрын
KKKKKKKKKKKKKKK Cuqdada iska saar caadi iska dhig suugaan baa laga hadlaayaaye
@hersiahmed1606
@hersiahmed1606 2 жыл бұрын
Cuqdad taarikhii ah baa kugu jirta.
@abdiramaarlaabjacayl8223
@abdiramaarlaabjacayl8223 Жыл бұрын
Q
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 2 жыл бұрын
Been-abuur miyey kaa wadiweydey!
@libanali1626
@libanali1626 2 жыл бұрын
Sheekadi idaajaa iyo siyad aya been ahayd ka cab laaska daawada
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 жыл бұрын
ali dhuux wax buu oga dna bah geri maha darood kuwii laga qaday walahay anigii maqalgabaygan baan sooqoray marki ay is haysteen dhowan wale somali waxay sheegto wax ba ka jira
@abdiabdi.5559
@abdiabdi.5559 2 жыл бұрын
Hee wllo yey yihiin hadaa
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 2 жыл бұрын
Waad iska hadashay bahgari waa ogaadeen waa niman baahale aha waxayna la dhasheen cawlyahan iyo maxamed subeer yaan lagula yaabin iska aamus
@hasandaahir309
@hasandaahir309 2 жыл бұрын
Cali dhuuxu tuug ayuu ahaa
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 Жыл бұрын
ALLAH ha unaxaristo qofku markui dhinto waxba lagam sheego danbi weeye
@abdikarimabdullahi8299
@abdikarimabdullahi8299 Жыл бұрын
Abdikarim Abdulaahi 53@
@ABDIHAKIMPRO
@ABDIHAKIMPRO 2 жыл бұрын
Masha allah
@muuseaskar1429
@muuseaskar1429 2 жыл бұрын
Sayidcabdilexasan
@basraismail8038
@basraismail8038 Жыл бұрын
Idor wagash iyo ku riga wac yale
Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed  Cabdulle
27:19
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 975 М.
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,2 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 47 МЛН
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 87 МЛН
GABAYADII AUN SAYID MAXAMED CABDALLA XASSAN
58:00
BUSHRA ISLAMIC STUDIO
Рет қаралды 254 М.
Sayid Maxamed VS Ogaadeen
27:47
Maxamed Xassan
Рет қаралды 376 М.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
Waa riwaayadii Ragow aarsi haween u adkaysta markiina
46:07
Áwil Mawliid
Рет қаралды 120 М.
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,2 МЛН