Asc ayaan wlhi gabdha waa gabar aqli badan allh ku xafido
@KaltuunXasan-t1i Жыл бұрын
Ayaaney wlhy wllo jadwalkayga ayaan kugu dara ❤❤😂
@hidan268 Жыл бұрын
Ayaaney ina indho weyn nadhahdo anigana inta muqaalka bilawin like 👍 kusaara marka aniga kuma jiro indho weyn yaasha😂😂😂
@nihanabdi4541 Жыл бұрын
Wow qiso cajiiba iga dheh , wllhi gabdhaan waa gabar caqli badan oo foojigan masha Allah, lax walba meeshay is dhigtaa lagu gawracaa wlle lkn sheekada gadaalee qaraar katahy jah , ayaney qaabkaa uga sheekynaysidna waa cajiib kle masha Allah waana film caadiya cml masha Allah, qabiirad baa thay hore usoco queen 👸 ❤❤❤
@hidan268 Жыл бұрын
Abaayo saas hadhihin waxaa jiro dumar yaranta lago faidesto oo rag kaweyn siro ama caqliga kaxado marka qofka waxaa ladhaha hal mar tage alle ayaa tagay balse mar labad tage asa istagay marka marka hore hada caqliga laga xado oo yaranta lagaga faidesto marka labad isjir taas qaba hada marka hore is jirtana yaaba kugaaro❤
@nihanabdi4541 Жыл бұрын
@HawaJimcale maya abyo aniga waxkle ulama jeedo ee waxan ka hadlay , gadhaan qiyaastay ku socoto iyo sida sharafteeeda u dhowreeso cml , ayna ufoojiganthy masha Allah, way jiran gabdho yar oo lasirto , kuwaas ayay tusaale utahay ayadana , mashaallah 💖
@hidan268 Жыл бұрын
@nihanabdi4541 haa masha allah waa gabadh caqli badan walaahi waxaa jiro qaar ayago caqli badan loadegsado kaarto oo been lagu xero kaliyo ilahey hana asturo
@nihanabdi4541 Жыл бұрын
@@hidan268 Aamin dhmnteen
@Laylaabdullahi12312 Жыл бұрын
Ayan salama Caleykum maasha Allah ❤❤❤❤❤
@rahmagsagsa8378 Жыл бұрын
kep going walalo
@sucadodaahir7983 Жыл бұрын
Waasaaray abaayo
@sadiyasadiya5503 Жыл бұрын
Ayan abyo waaku jeclhy xbbti ❤❤😊
@ayaangobdoon3254 Жыл бұрын
😘😘😘😘🥰
@Istar301 Жыл бұрын
Ala ayeney alaabta anoo ku dhagazayo dhaqaa mar walpo ilahey nagama ka qado..👸🖤🇸🇴
@sucaadmohamuud4148 Жыл бұрын
Allaa calool xumo badanaa oo ceeb weenaa
@almaasfarax836711 ай бұрын
Allah ba ayeey ayaaney ani maa iga hadloosa wlley saan uqoslaayay waan dalay wllhi 😂❤
@MaryamaRuun1293 Жыл бұрын
Abaayo ayaaneey ani sooraa kugu karsanooyaa canjeelo majirto😂😂😂
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Wcs my Queen abaayo ayaan sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan
@bisharoabdulqadir466 Жыл бұрын
asc ayan wn ku salamay abyo waxan ka mid ahay azxabta kugu xiran lkn aan comment kuso qoran waxan ka codsanaya adiga iyo azxabtada in aad igu soo ducaysaan abahay oo aad iga xanusanaya in Allah ii caafiyo wad mahad santahay abyo
@ayaangobdoon3254 Жыл бұрын
Alaha caafiyo abaayo
@Halimoosman-r8z Жыл бұрын
Ayaaney abayo wllhi dar all ku jeclahay abayo indha weyn ayaan kugu jeclahay
@ayaangobdoon3254 Жыл бұрын
😘😘😘😘
@maidahassancabdulhi635 Жыл бұрын
Prt1 Kawadah Dhigtey abayo😊
@ayaangobdoon3254 Жыл бұрын
Shukran xayaati waan kadhigay
@Khadan-nv6bk Жыл бұрын
Alla ayaaney ano hurudo ihayso kudawanay wan qosolay marka hadlka tadhi❤😂😂
@LayloMaxamed-pg8nx Жыл бұрын
Ayaan queen abaayo mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sucaadmohamuud4148 Жыл бұрын
Ayaaneey sxb waaba igala soo dahaday inaa seexdaa rabaay intaasan waa iga kaftan
@ladanyusuf5211 Жыл бұрын
Ayaney wanku salamay saanku sugaaye lee
@ayaanmaxameddaud1749 Жыл бұрын
Ciziyo Sharaf ku Hayaa Ayaney walhi wxn aad oga Hela sida wngsn Ed ogu uso diyariso Shekoyinka ado frxd io Bashaashnimo ka muqado Dhirigalinta Ey ka marnen m.a Gobaad wxd mudan thy in Laga dhigto wll sxiib🥰💯❤️🙏
@ayaangobdoon3254 Жыл бұрын
Shukrn xbbt
@nastexokhalid9439 Жыл бұрын
Halkas kaga haay ayaney ani xata like ta manta wa ilobey ano si ordayo aya telka uso labtay ana isku qoslay 😂😂
@MmmD-gn5tq Жыл бұрын
Abaayo ayaan gobadoon shaqoban joga❤❤❤❤
@niciimaabdalle1839 Жыл бұрын
Naya ayaan indho weyney wa ku xisay first ahay cawa ❤
@AhmedHoussein-mf8jx Жыл бұрын
M..a qurux badan taydi horay usoco walsha ayan gobdon
@ayaanbadan5580 Жыл бұрын
Illhy nolosha haku qurxiyo abaayo iyo gurigaaga dayaxa aad modo markaan arko mnshllh ban kudhaha awlaadana kuwa saliixa allah haka yeelo isooducey ana inaan kaaso kale helo sawj wanagsan aan kudago
@ayaangobdoon3254 Жыл бұрын
Aamiin shukran xbbt
@ismahanahmed9030 Жыл бұрын
Ayaan quruxwwy part 2 ayaa kuqortay part 1 labada part 1 kuwada qioetay lkn waa cadi abayo qalad waa dhacaa
@FiyaMahad Жыл бұрын
Nayaa indha weyn inuu ninka dhahaan umalaynaya kwrn ar ayaanaa😂😂😂😂
@samiyakhalif6171 Жыл бұрын
Naayaa hee marhore soosaarey like ta qadaan karsanooyaa kwrn hee 😂😂
Ayaaney wlhy adeerkay baa ku dhageysta oo malin dhaweyd isago ku dhageysanaya banku idhi ayaan wan dawadaa ima dhaafto qisoyinkeedu Marka buu igu yidhi wiil bay dhashay cimran la dhaho Marka banku idhi waa saddex wiil
@Naagnool124 Жыл бұрын
Ayaaneey I love you ❤❤❤
@BusaadOsman Жыл бұрын
Ayan djibouti ka daawa
@amrannuuribrahim4588 Жыл бұрын
Ayan qurux
@ilahan9342 Жыл бұрын
Asc ayaan boqorad
@SumayaSheikh-t1r Жыл бұрын
Asc abyo macaney wan uxiisey aragagiii sharafey❤❤❤
Wsc all ayaaa neeey walhi waan sugaaaaye talow ma aaba heeeda mise waaaaa ader kewd 😂😂😂😂😂 mhd sanid😊😊
@fatmahussain3509 Жыл бұрын
canjeran dubayaa Ayaney wan qoslay xaged iga aragtay😂😂
@shugriwarsame7628 Жыл бұрын
Hhhhhhh ayaan walahi waa fani gabadha ad shegayso wax kale uqaba lkn anaga dibnogusolabatay
@anabanabhassan7556 Жыл бұрын
Salamd
@QaaliNuur-tw4uw Жыл бұрын
Ayaneey wad ii jedaa miyaa saxiibey Ani wax hoola qaban mayee wan jifaye shekada iiwad
@habiboelmo7877 Жыл бұрын
Walaashey usheegay KZbin u share gareyay way jeclesatay vedioyadaada
@anzalalii9001 Жыл бұрын
Habaryar ftiinka shucaca buu kugu fury❤
@nimcayaqub980 Жыл бұрын
hhhhh wan qoslaylay in aad Aniga igahadleeysay ayaan umaleeyey haiisoo idha weynaanine muqaalka leyg saar
@RaaqiyoHussein-np6sd Жыл бұрын
Asc ayaanay adiga iyo asxaapta waad kumahsan tihiin ducadaa igu soo ducayseen walaalkey xirnaah wllhi maantuu nala soohadley qalbiga nh wuu noo xasiley in ay soofasaxaan sida ugu dhaqsiga badan rajeynayaa igu soo duceeya😢😢
@ayaangobdoon3254 Жыл бұрын
Alx llh
@RaaqiyoHussein-np6sd Жыл бұрын
@@ayaangobdoon3254 ilaahay mahad usugnaatey
@hidan268 Жыл бұрын
Alxdulilaah ilahey haka farxiyo abaayo
@RaaqiyoHussein-np6sd Жыл бұрын
@@hidan268amiin mcny adne sido kle oo kawanaagsan kurajeynayaah
@hidan268 Жыл бұрын
@@RaaqiyoHussein-np6sd amiin yarabi
@MunoXuseen Жыл бұрын
Asc abyo ayan seithy xbbt❤❤❤
@amira1438 Жыл бұрын
ar saan u sugaye lee waa isdhahy wale waa adeerked hooyaded qabay mise aabahed lkn haduba aabehed noqonin alx gabar caqli badan ayee ahed hadey kir iska dhahday meher qarsodi ah
@Nadifo12nopassive Жыл бұрын
Kkkkk Indho weeyn waa ku sarey
@asmaamohamedomar1227 Жыл бұрын
Asc asxaabta qaliga yana shekada ka hor dhicinee lkn nuxur ahan shekada wa in qudba sirada la iska ilaaliyo yanay gabar hoyadeed meel isla galin cajabnaa somoli waxa ka dhacayn ma jirto allaaa bal cawa ka dhur sugaynaa inta harsan
Ayaaneey anuu kuguma shaqaysto lkn casharka iskuulka ee la iisoo diro ayaan kugu dul qoraa 😂😂😂😂bal kawaran😅😊😊😊
@Mysuccess4717 Жыл бұрын
Alla cawada meeqa jeraa chanalkaada soo boqday ayaaneey😂❤
@nadiifoabdullahi3266 Жыл бұрын
Gabarey iga rali ahow iskana daa salamu caleykum ku badel asalaamu caleykum igana rali ahow
@FardusMaxamed Жыл бұрын
@@nadiifoabdullahi3266mayada gabartu tiriba
@Saytuunaxmed-e8l Жыл бұрын
0:33 Asc ayaan gobdoon iyo asxabta an halkan ku walalownay waxan wata codsi kaso ah inan is garab tagno gabar walashena KZbin ku cusub taso ah gabar nafo ah wan kanKZbin keda umu hani247 so boqda fadlan asxabta