GABAR SHAQAALE KA EHED GURIGODA AYUU ISKU DAYAY INU XOOGO CAFIS AYUU KA DALBADAY MAANTAY MAXA DHACAY

  Рет қаралды 45,276

Ahmed Kallaa

Ahmed Kallaa

Күн бұрын

Пікірлер: 56
@mohamedabdulahi-mx5nq
@mohamedabdulahi-mx5nq 5 ай бұрын
Masha Allah waa gabar dhowrsatay ee gabdhooy ku dayda oo dhowrsada
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 Жыл бұрын
Mashallah wiilka dhibka geystay asagan waa nin dhalinyar ah gabadhan Allah u gargaaro waxa la raba waaridka caruurta dhalay inay ogadaan caruurtooda wax ay samaynayaan
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is Жыл бұрын
سبحا ن لله 😢😢
@SiciidXuseen-g7t
@SiciidXuseen-g7t Жыл бұрын
Waan ka oyaay waa gabadh qalbi wanagsn alle haku xafido if iyo akhiroba
@ZakiyaAbdi
@ZakiyaAbdi 7 ай бұрын
سبحان اللہ
@Xasancadde-us6ht
@Xasancadde-us6ht Ай бұрын
Masha allh gabar qlbi wngsn weeyn allha kusharfo
@nasroadan2221
@nasroadan2221 9 ай бұрын
Alaah una wada hanuunsho qof kasta naf iyo shaydaan yaa ku xariira
@falisa576
@falisa576 Жыл бұрын
Nabsigii ba ku so dag dagay wiilka Garayar o gurigoda joogta bu rabay Inu sino xaaran ah ku sameeyo Subxanallaah
@umuaisha6859
@umuaisha6859 Жыл бұрын
Mashaa alllh raga soomali badanaa saan camal wey sameeyaan lakiin kama soo laabtaan
@UpdyhakimDiriyez
@UpdyhakimDiriyez Жыл бұрын
Subanallah
@fahima6666
@fahima6666 Жыл бұрын
Maskiin wilashena qaar aad ayeey u xun tihiin inkaar ilaah haku ridee
@CaliMaxamud-k5v
@CaliMaxamud-k5v 2 ай бұрын
xishood ki waa laga tagay❤
@فتحيهمحمد-ط3ش
@فتحيهمحمد-ط3ش 9 ай бұрын
❤masha alah
@zahraali8984
@zahraali8984 Жыл бұрын
Allahuma baarik
@OsmanMuhumed-b8f
@OsmanMuhumed-b8f Жыл бұрын
Masa lah gawadu wanagsana
@mahomudabdi1119
@mahomudabdi1119 Жыл бұрын
Malyuun isoo wac dameerkaas aan. Kaanapali bad baadiyee😅
@mohamedabdi344
@mohamedabdi344 Жыл бұрын
Waxan su,aalo xumaa. Ma saanaa wax loo wareystaa. Wiilku wuuba iskeenee xagee sidii Askarigii ugu wareysanayaa
@makimaki7484
@makimaki7484 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 Жыл бұрын
Waa bahal uraya
@FjdghrGhrh
@FjdghrGhrh Жыл бұрын
👉😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲☝🏻
@luul5654
@luul5654 Жыл бұрын
Masha Allah Ahmed thank you
@mcqalimow6789
@mcqalimow6789 Жыл бұрын
Shame on you brother isman Some grow up and your family raised up and work in the house for your family You was to respect and to give her moral support
@AbdikaafiGuudcade
@AbdikaafiGuudcade Жыл бұрын
Subxana laah
@AbdiMohamed-yk5uv
@AbdiMohamed-yk5uv 2 ай бұрын
Gabadha yartaa waxa lagu sameeyey wlhi wn la,ooyey
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Жыл бұрын
Subxaanalaahi 😢😢😢
@halimaadow4852
@halimaadow4852 Жыл бұрын
Xishood ki waa laga tagay
@kadijomaallin2433
@kadijomaallin2433 Жыл бұрын
Subxaanalaah
@CadarusKurtadhigo-rr9dw
@CadarusKurtadhigo-rr9dw Жыл бұрын
Marwalba 2daa qof ee aad sooduubto qof ahaan aya dabada unaqan
@cabdishakuur__officail
@cabdishakuur__officail Жыл бұрын
waar wxaan miyuusan gabdho la dhalan
@abdulaahiaxmed7152
@abdulaahiaxmed7152 Жыл бұрын
Waxan waa ii dhex
@shamesmohamed1604
@shamesmohamed1604 Жыл бұрын
Wainow-gursada-hoyadena-obiila
@aaminoabuukar7765
@aaminoabuukar7765 Жыл бұрын
Elahey dartis isaga cafii
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 Жыл бұрын
Mar walba Xaq aya so baxa
@aaminoabuukar7765
@aaminoabuukar7765 Жыл бұрын
Cafismaistahilo 😢😢😢
@mohamedabdulkadirahmed5252
@mohamedabdulkadirahmed5252 Жыл бұрын
hahahahhaha prank waaye waxaan views raadis caadi ah dadka wey ku fahmaayaan awoowe caadi iska dhig kakakakakakak
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 Жыл бұрын
ale idin awd maxaa soomaaliya dhexdeeda tacadi ka socdaa😢😢😢😮gabadh ugar gaaraysa xitaa ma nabad gelinayaan
@mohamedabdulahi-mx5nq
@mohamedabdulahi-mx5nq 5 ай бұрын
Sawabta keenayso mataqaanaa waxaa waaye aflaanta xunxun ay daawadaan
@nadiir2023
@nadiir2023 Жыл бұрын
War hadalka kor u qada
@bilkhair3499
@bilkhair3499 Жыл бұрын
Willka la cafiyaay hadaa nasab tahay gabdhan yar abaal gud sii oo magalada ey kali ku tahay ka caawi wuxu waa aduunye
@mohamedibrahimsalah-1733
@mohamedibrahimsalah-1733 Жыл бұрын
Sheekada ma runba wanba yabanahay
@sadam1318
@sadam1318 Жыл бұрын
maxaad u guursan weysay hadaad ka heshay his paedophile
@khadijoshukri5217
@khadijoshukri5217 Жыл бұрын
Sorry walahi gabhaa sas reraaha ushaqeyan udhibateyan Nimanka jogaa
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 Жыл бұрын
Wiilashii aan lakornay way na ilaalin jireen wax dhibana noomaygaysan jirin ee miyaa labadalay
@caasha93
@caasha93 Жыл бұрын
Wll kuwa hada jira waa saqajaano adunqariban iyo dad bila naxariisa ayey ku dhex dhasheen waa mida labaade waxay indhaha kukala qaaden talefono iyo wax daran oo qashin oo DHAN laga arkaayo😢
@XuseenMuxumedOdowaa
@XuseenMuxumedOdowaa 2 ай бұрын
Dhamaan waxaa iga cafis ah dadka somaiyd
@MemeAhmed-px9ft
@MemeAhmed-px9ft Жыл бұрын
Maxaa sheekadaan ka qaldan Ma prank baa 2021 wa eey aheed 10 Ila 11 jir gabadha Dee waa 13 jir maantey Isaga wuxuu leeyahay Gabadhaa waa Ila 16 ama 17 jir Sheekadaan Ma fahney Walaahi axmed caadi iska dhig barnaamijka naga hagaaji
@munaismail4751
@munaismail4751 Жыл бұрын
@MemeAhmed-px9ft gabadha 10 Ila 11 jir ayey Guriga uso shaqategtey. Lakin marka o kufsiga is ku dayey waa Ila 15 jir markey ahayd oo sanadka 2021.
@safiyomaxuuud4584
@safiyomaxuuud4584 Жыл бұрын
2021 wa marka gabadha shaqada laga so buriyay wiilkana la xiray sheeda ma adan fahmin
@MemeAhmed-px9ft
@MemeAhmed-px9ft Жыл бұрын
Okay sax shukran sida wa aagsan aad u fahamsiiseen waa an fahmi waaye Gabadhaa
@ciieight1635
@ciieight1635 Жыл бұрын
Sharma boy iyo big moha kaala maslah 😂😂😂😂
@CalicusmaanCali-h4b
@CalicusmaanCali-h4b Жыл бұрын
Hhhh Numberka sooradi hee😂😂
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 Жыл бұрын
Nacalad kugu dhac day hadee danbi kaa dhacay mar hore kaa dhacay Rabi na kuu ceeb qari yay maad Aaqiro la aadid ... Allah . waa qafuuru Raxiime ha duu doono wuu kaa dhaafi karaaye maad qar satid mar kaad hada bulshada marqaati ka dhiga nay siin Sinada iyo Fux shiga aad gasheen. Kan tabinayana waa dayuus dhaqan xumo faafi naya musq baata hay aad u basar xun
@caasha93
@caasha93 Жыл бұрын
Wll isdaji illahay dembiga aad kagasho wukaa cafinkara balse midka biniAdamka ka gasho hada ladhimato waa qatar aad uweyn waa sax Alle wax walba waa awoda balse waxa wanagsan ado dhaha qofka walkaa ah iskakey cafi
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 Жыл бұрын
Waa dhi lees tay oo cad waa yee kawa rama fuxshigaas la dhiira gali nayo oow hal ka foo shaxun ood moodo Taladii Dal jir ka daah soon u yaala qandho il iyo goon dheer sidii diiq mooye dayaaya
@saidosman8029
@saidosman8029 Жыл бұрын
Kkkkkkkk😂😂😂😂😂😂 wlh wa iga qoslisay xumanaan sameyey o cad aaa wa skeka walan 2023 wax kasto wa la arkaa
@caasha93
@caasha93 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂Astaqgifullah
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 22 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY BARIGA DHEXE | XAALADDA SINWAR?
16:21
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 6 М.
DEGDEG:- Qarax dhimasho badan oo ka dhacay Muqdisho iyo dhawaca
12:02
Konfurgalbed TV
Рет қаралды 1,2 М.
AX! NINKI SHIRQOLKA IGU GURSADAY EE INA ADEERKEY KU CAAWIYAY
41:10
Ridhwan Issack
Рет қаралды 70 М.
HADAD HELAYSA NIN KUQALMA WAA KIIS CAJIIB AH!!@SawdaBillan
52:03
Sawda Billan
Рет қаралды 46 М.