No video

BAADIYE IYO DALXIIS QURUX BADAN

  Рет қаралды 134,832

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

Күн бұрын

Let’s Go 600K

Пікірлер: 554
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 6 ай бұрын
M.a raga isaaq iyo dumarkoduba qurux shaxshax reer magalnimo udaa iyo wax garadnimo jira oo jooga dadkaygii idin jeclahaye❤❤❤from qawdhan inadertii shekhal❤
@XamdaCismaan-in6jp
@XamdaCismaan-in6jp 6 ай бұрын
Ale ha ku dhawro❤
@siciidali4034
@siciidali4034 6 ай бұрын
😅😅😅😅😅
@abdikarimhassan5074
@abdikarimhassan5074 6 ай бұрын
Way dhantey baa ku idhi deee😂😂😂 from hargeisa
@hamzasegulle7776
@hamzasegulle7776 6 ай бұрын
❤❤
@faraxabdiahmed6819
@faraxabdiahmed6819 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅
@niciimaabdirashid3213
@niciimaabdirashid3213 6 ай бұрын
Abdala jamaal wlhi 1M buu u qalmaa😢 masha allh inamadayada quruxda badan Alle ha barakeeyo
@user-ke7wl2dv9w
@user-ke7wl2dv9w 6 ай бұрын
Aaamiiin❤
@nadiiracadaani-el2zq
@nadiiracadaani-el2zq 6 ай бұрын
Aamen Wll ❤ dhamaaan inamaeeno dhan❤
@dhaayabilla1147
@dhaayabilla1147 6 ай бұрын
Wlhi u xiisay casimadaydi iyo dhulkii hooyo Somaliland 💚⚪❤
@dhancadesaed6959
@dhancadesaed6959 6 ай бұрын
"Shibiqdii Haleeya iyo Migaagta shuban iyo Masalalaha shafkiisiyo, Sheekh madar dushiisiyo Sheeda iyo naasiyo Sheekh Nuur baalihiisiyo"
@beerdilacshe855
@beerdilacshe855 6 ай бұрын
Yaa qaday magaceedn heestu
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 6 ай бұрын
​@@beerdilacshe855 Cabdi qaadir juba heesta waxa la yidhada hargeeysa
@dhancadesaed6959
@dhancadesaed6959 6 ай бұрын
@@beerdilacshe855 Heestan "Shiikh Maadar dusheediyo" ee uu erayadeeda lahaa AHUN Yuusuf X Aadan waaxaa qaada CABDULQAADIR JUBA.
@foozia426
@foozia426 6 ай бұрын
Jecliyaa jahmuuriyada barakeysan ee somalilaan cadowgu hajabo insha allaah ❤
@amalgilin7551
@amalgilin7551 6 ай бұрын
Inamadayadii Allow farxadda idinka muuqata, Nabadda iyo Quruxda idiin barakee.
@abdirahmanfilmsvlogs9979
@abdirahmanfilmsvlogs9979 6 ай бұрын
3 koob Oo shaaha ayan ku cabay muqalkan jawiga ad ku jirtan abti qali Alleh gacanta haku barakeeyo
@MOHA_CAAQIL
@MOHA_CAAQIL 6 ай бұрын
Fiva duriyada I ❤ from buuhoodle
@mumtaasnuurcali2233
@mumtaasnuurcali2233 6 ай бұрын
😂😂😂Aar qawdhanaa dhib badanaa 😂wlhi ninkaa way iigu baxdaa Mash'Allah talented baa tahay bro❤😢
@Sihaamabdimahamed-rp9nq
@Sihaamabdimahamed-rp9nq 6 ай бұрын
Inamadayadiii Duriyadiiiii❤🎉😊
@Q_z9somalimean
@Q_z9somalimean 6 ай бұрын
Masha Allaha ,gabartaas cunta kariyahaas heli doonto wey nasiib BadAn tahay, isku barakooba markaad isu xalaalow Daan. Xalimo noolaashu Dahab, dirac Iyo dollar kaliya maahee Ku koolkooliyo wax kuu kariyo Isha Ku haaya
@asmaxadi3902
@asmaxadi3902 6 ай бұрын
Masha Allah aade baan uga helaye qoraalkan runtii noloshu lacag iyo dahab ka balaadhane wll waa runta farxada iyo jacayeka waxwalba ka qaalisan halkaade jogtaan kugu salamaya wll
@faysalhassan1678
@faysalhassan1678 6 ай бұрын
Dhalinyaaro isfahan san hadana isku faraxsan mansha allaah walalayaaal allaha idin barakeeyo from cabudwaaq dhul marexaan idinka so salamayaa
@hah7064
@hah7064 5 ай бұрын
Waa lagaa qaaday wll
@KhadijahFarah-zo2oj
@KhadijahFarah-zo2oj 6 ай бұрын
Mashaallah Abdalla waxan kaso salamaya from zambia
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 6 ай бұрын
Mansha allaaah inamadyadi ilaahy hidin xafido walalo qali walhi wadankeno waa qurux badan yahay❤❤❤❤❤❤cabdal jamal waxu uqalma (1M)inasha allaah coming soon ❤❤❤🎉🎉🎉habalyo
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 6 ай бұрын
Manzha Allah wlhi somalida inaga ugu ilbaxsan ❤️ socotay somaliland ❤
@kafiaabgal2958
@kafiaabgal2958 6 ай бұрын
Macha allah waa jawii dagan oo qurux badan abdala jamal 1M iyo kaban ayuu uu qalmaa runtaa haray usoco marwalba 🎉🎉🎉
@radwayar9182
@radwayar9182 6 ай бұрын
Come soon 600k abtiyo cabdale jamaal cabdale ibraahim
@MaahirCabdikhatin
@MaahirCabdikhatin 6 ай бұрын
Keep going zxp cabdale Jamal
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 6 ай бұрын
Maansha allaah war meesha rag xulaa is raacay waan salamayaa abwaan macalaa kuuga
@fadxiyaodeytrue9601
@fadxiyaodeytrue9601 6 ай бұрын
Commenti manta inaan bixiyaa waa qasab kan jawi lama odhan karo abdalle jamaal hore usoco wllo ninkan 100m waan gaadhsiin lahaa hadaan awoodo inamadayaada sharafta lehna qosla nolosha oo farxa ban idin leeyahy❤💪
@ayaanhasan-qn7lj
@ayaanhasan-qn7lj 6 ай бұрын
Aaaamin qli
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 6 ай бұрын
Masha Allah meeshu Qurux badanaa👍👍 Abdalla Jamaal Abdalla coming soon 600K bro 🥰🥰🥰
@user-ll4ch1ih3t
@user-ll4ch1ih3t 6 ай бұрын
Big legend Abdalle jamall Abdalle ❤❤❤
@safiachideh
@safiachideh 6 ай бұрын
Asc wll Abdalle waxan ku rajeneya inad ficantahay ta labad inshallah 600k illahy cafimad iyo cimriy dharar kugu gaarsiyo❤🎉❤❤
@mrplan5052
@mrplan5052 6 ай бұрын
Mansha allah , waa muuqaal qurux badan iyo jawi cajiib ah 💯😍
@user-ii2yc9df4m
@user-ii2yc9df4m 6 ай бұрын
Junior juice😂 Heestii ugu shidnayd iyo xasuusti caruurnimo ❤
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 6 ай бұрын
Sxb heesta labaad yaa qaaday
@hindamuxumed-ll8qq
@hindamuxumed-ll8qq 6 ай бұрын
Cabdale jamal keep going prather ❤
@nimcoibnujaamac8165
@nimcoibnujaamac8165 6 ай бұрын
Abdalle jamal nolow wll illaahay hamigaag iyo hadaf kaga haku siiyo ❤❤❤❤🎉
@SayidNour.Af-kano
@SayidNour.Af-kano 6 ай бұрын
Cabdale jamaal Cabdale Ibrahim big legend 🎉❤ waxan xasustaa malinkan kusoo biray bartadan 80-86 Supescrib ayad maraysay masha Allah Hambalyo Hambalyo wll lkn inan bartadan kasoo muqdaa ii hadhay
@GulledAhmed-tg7qw
@GulledAhmed-tg7qw 6 ай бұрын
Cabdala jamal kaamahayo soo badi fidiyoyada nocana❤😊🎉🎉
@janoinashiekh5121
@janoinashiekh5121 6 ай бұрын
Jawi wuu dhaafay kani waaaaaaaw mahadsanid abdalla jamaal 600k Hanbalyo❤❤❤
@MounaOmarismael
@MounaOmarismael 6 ай бұрын
Mashallah 🥰 thank you cabdallah jamal
@sumayoabdi2671
@sumayoabdi2671 6 ай бұрын
Qawdhan the funniest person 😂😂😂😂
@Miskiin111
@Miskiin111 6 ай бұрын
Nin nabad haysta xayaada alle hayno siyaadiye
@ceeblacali8850
@ceeblacali8850 6 ай бұрын
Amazing dadkeediiba is helay walee 🥰🔥 I can't wait 700k🎊 inshllh intaa iyo in ka badan waad u qalantaa walalkay abdala Jamal hore u soco💯❤🙏
@Ameinchannel
@Ameinchannel 6 ай бұрын
Coming soon 600k intaan Ramadan la gaadhin aan gaadhsino asxaabta wllkeen😊❤☝
@khalidabdiqadir
@khalidabdiqadir 6 ай бұрын
Wow👍inta dalxiska ila jaceyl lkn an waligood bixin
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 6 ай бұрын
Abdale jamal abdale sxp qalih coming soon 600K I.a
@Abdulkga
@Abdulkga 6 ай бұрын
Waa goob qurux badan oo dalxiiska ku fiican. Laakin, hablihii showga shaxshaxda iyo dhadhanka u yeeli lahaa maxaa uga soo dhuumateen?
@suhaibdek
@suhaibdek 6 ай бұрын
War ragu waa rag maxaa naag la iska daba wadayaa raguna ha is raacaan habluhuna ha is raacaan
@Abdulkga
@Abdulkga 6 ай бұрын
@@suhaibdek Maxaad wiilasha iyo gabdhaha u kala ilaalinaysaa, dadku ma inay dhaqanka Carabta ku daydaan ayaad doonaysaa? Gayaanku inay is bartaan oo haasaawaan, oo isjeclaadaan, kadibna is guursadaan , waa dhaqan Soomaaliyeed oo soo jireen ah, oo dhalinyarada sharaf, farxad iyo caafimaad ugu filan .
@suhaibdek
@suhaibdek 6 ай бұрын
@@Abdulkga inay inan reer ka dhalatay raga raacdoo oo baanaanadaa u raacdo habeenka madaw ma sharafbaaa ilayn iyagu waa rag oo xiligay doonaan bay wareegyaaan cidna ma raadsanaso cawrona maahe mida kale diinta ogol waa tee taasaa wax kastaba ka horaysee
@saarasiciidsaadosiciid5397
@saarasiciidsaadosiciid5397 6 ай бұрын
Masha Allah hambalyo 🔴⚪️🟢👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤💯💯💯💯🫀🫀🫀🫀
@user-dj6io7lq2r
@user-dj6io7lq2r 6 ай бұрын
Manshallah ❤rere isaaq ❤cabdale jamal wan ku wata wallo❤
@AZATH_OFFICIAL
@AZATH_OFFICIAL 6 ай бұрын
Jawiga jawiyada eryaday Ɓy ABDALE JAMAAL ABDALA
@mohamedhabaneh1192
@mohamedhabaneh1192 6 ай бұрын
BIG joy, i like that kine of relax go a head Abdallah. love is free enjoy in your mother land is the best. Med from Djibouti
@user-hg4ul7tz4h
@user-hg4ul7tz4h 6 ай бұрын
Mashalah keep going soo badi muuuqalada inshalha 1 million
@XiissiciidSiciid-sv6ye
@XiissiciidSiciid-sv6ye 6 ай бұрын
Ii soo duceye wll dayna ayaa laygu leeyahay ilahay ii fudadeyo inan iska bixiyo 😢😢
@MunaAli-dw2cs
@MunaAli-dw2cs 6 ай бұрын
Alle Haku sahalo wll hanku siiyo risiq xalal ood iskagag bixiso wll
@deeqaaweys6848
@deeqaaweys6848 2 ай бұрын
Cabdale jamala wan ku tageera wan ku dawada masha Allaha alaha ku barakeyo aamiin aamiin
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 6 ай бұрын
Cabdi jamaal tageero Lakin duco sxb lugbaan jabanahay isoo duceeye❤❤❤❤❤❤❤❤
@radwayar9182
@radwayar9182 6 ай бұрын
Alle hakucaafiyo
@maryancaliCabdi-so3vb
@maryancaliCabdi-so3vb 6 ай бұрын
Walih wan qiruday hista xadari uqaday 😢wll cabdal jamal waxad u qalanta 1malyan walhi wll iaamin ❤ wll illhay haku xafido 😊
@user-cq4zz9tv6x
@user-cq4zz9tv6x 6 ай бұрын
Hargeisa ilhow na daa adaa na siyeee ❤❤❤❤
@HiboAhmed-es5sr
@HiboAhmed-es5sr 6 ай бұрын
ماشاءاللہماشاءاللہ حبن کشیر❤❤
@hah7064
@hah7064 5 ай бұрын
Maanshallaah wallee kuwani qosolkay iga dhameeyeen illaahow idin dhowr amin.
@amira20134
@amira20134 6 ай бұрын
masha Allah my favorite youtuber Abdalla Jamal waxan kasoo salamaya All the Way from lascanod, i'm big fan of you lets reach 600k in 2 days 💕💗
@asiaali6085
@asiaali6085 6 ай бұрын
Best video ever ❤ we r missing out in Europe wlhy 😞
@dekaibrahim7625
@dekaibrahim7625 5 ай бұрын
Allah yaciz willal iyo wandan qurux bandan mashallh allh haydin xiftiyo
@najaxabdirahman647
@najaxabdirahman647 6 ай бұрын
Ilaahaw farxadda idiin siyaaadi wLaalahyy ❤😊
@jasminaden4772
@jasminaden4772 6 ай бұрын
Masha Allah I'm so happy markaan arko dhalinyaro wadankoda ku bashalayo oo nabad ku hesto❤
@NimcoDahir-db8tr
@NimcoDahir-db8tr 6 ай бұрын
Wanu rabnaa jawigaso kale yaxyow nagala hadal inamadyda😂😢
@amalnuura4789
@amalnuura4789 6 ай бұрын
Inmadeydiiii + Duriyadiii kabax 🎉🥰🩸🫶🏻
@user-mq8dh5ri3y
@user-mq8dh5ri3y 6 ай бұрын
Manshaalh cabdale jamal iyo asxabtis ba wan idin tagera walahi❤❤❤❤❤❤❤
@user-el9uq2dy5e
@user-el9uq2dy5e 6 ай бұрын
😂😂😂😂 junior juise baa xasuustay caawa what a program thanks guys ❤❤❤
@ayanmaxamed1954
@ayanmaxamed1954 6 ай бұрын
Masha alla tabarak allah jawi qurux badan soo badi
@SakariyeHassan0
@SakariyeHassan0 6 ай бұрын
Abdalla jamal keep 🎉going bro
@elmijama339
@elmijama339 5 ай бұрын
Allah ha uu naxristo cabdi nadir macalin caydiid 😊ha iso xasuusin
@zakiboy1485
@zakiboy1485 6 ай бұрын
Wow team.qaraaxo abdalla Jamaal noo soo baddi zhp❤
@Suhaib66777
@Suhaib66777 6 ай бұрын
Dad Hargeisa Joogaa Imika Paran Doona Beerta Raaxada😂😂
@aziagendi7622
@aziagendi7622 6 ай бұрын
My legend abdalle and my wiilshydi❤
@nimcoabdirahman3029
@nimcoabdirahman3029 6 ай бұрын
Walal abdalle maalin qudha miyaanad ii kaxaysanaynin dalxiis dar ilaahay walal. Taageere ayn kuu ahay wll horumar wacan bn kuu rajaynayaa.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-mu2ql5su3w
@user-mu2ql5su3w 6 ай бұрын
Masha allh cabdalla jamaal io azxaabtiisa madaxaii zarnthiin inamadayadyada shartaleh❤❤
@salmaaankaafiye
@salmaaankaafiye 6 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato A.l🕋❤️🙏
@Silentman896
@Silentman896 6 ай бұрын
Muuqaalada noocaan oo kale ah soo badiya👏
@abdixaaji429
@abdixaaji429 6 ай бұрын
What a Video 🫡 The one and only Somali KZbinr Abdala Sxb Video yadano kale wad no so dheereyn lahayd Wlhi inan dhax joogo unban ismodayay 🙏❤️
@habonhoussein3884
@habonhoussein3884 6 ай бұрын
as always best youtuber ,best vloger ,best isaaqis in town keep going my bro 600k on the way inshallah
@user-np9hd1yl7d
@user-np9hd1yl7d 6 ай бұрын
War waxani jawi wuudhafaybaan ku idhidee abti😂❤ wiilashayada alaw nooxifdi🤲🏻
@omarismailasad
@omarismailasad 6 ай бұрын
keep goin mr qowdhan legend
@user-iu9vg4fd3i
@user-iu9vg4fd3i 6 ай бұрын
We miss u apti 600k coming soon❤🎉
@user-wn5gl7vb2b
@user-wn5gl7vb2b 6 ай бұрын
kings of somaliland ❤❤🤴🏽🤴🏽
@badoolyo
@badoolyo 6 ай бұрын
Qawdhan is a VIBE … always😂😂😂
@nimcoaxmed644
@nimcoaxmed644 6 ай бұрын
Masha allah hadal iyo hugun midna ma karaysaan idinka iyo jawiguba rabi ha idin sharfo 👏👏👏👏🎉🎉
@DonDon-ge7jr
@DonDon-ge7jr 6 ай бұрын
Waad nashiday aabo sidi nin weyn legend baatay wale ❤
@SamiaSuhur
@SamiaSuhur 6 ай бұрын
mshAllh MshAllh walhi kahadal malaha ABDALE KANI🎉🎉🎉🎉
@mukhtarcaashaq5663
@mukhtarcaashaq5663 6 ай бұрын
Waxan Jawi kaliya lama odhan karo waa wax kale ❤
@user-gg7nr2xp7p
@user-gg7nr2xp7p 6 ай бұрын
big legend YAHYE JAMAAL ABDALLE
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 6 ай бұрын
Intii isoo duceeya say waan u. Happlyo alhaa dhamn thanks cabdi jml❤❤❤❤❤❤❤
@nimcidegan8227
@nimcidegan8227 6 ай бұрын
Woow axsan video 📹 hore u soco brother ❤
@user-fl7fk2hh1z
@user-fl7fk2hh1z 6 ай бұрын
Hhh wllo xiligaan myad sojeda....ilahay amarkeysa bl maxa igagaley anbo waa sojidha ee 😂😂😂😂😂😂....keep going bro
@xamdiyasin
@xamdiyasin 6 ай бұрын
Hhhh maysla YabtaY fadu shada
@ayaanmohamed154
@ayaanmohamed154 6 ай бұрын
Jawi aan caadi ahayn so Beautiful dhulkeenu nimcaa taal allaha noo xifdiyo thank you for your sharing wllo
@user-cu8ug4bd2y
@user-cu8ug4bd2y 6 ай бұрын
100% vlog ❤ jawigii jawiyada eryadaY🎉❤❤❤
@safaahmed5577
@safaahmed5577 6 ай бұрын
Inamadaayadu waaba wada abwaano❤ viva duriyada
@AdnanAzmar
@AdnanAzmar 6 ай бұрын
Apdalla jamaal Apdalla muqaal qruxdisa iyo tayadisa wata wqtiba galy apti ❤️
@Nasiiblay
@Nasiiblay 6 ай бұрын
Mnzhallah ilaahay baa ku mahadsan Nabaduu ina siiyay❤❤❤😊
@user-yv5hq8wf6s
@user-yv5hq8wf6s 6 ай бұрын
Masha.alah.jawi.qorxoon.muqal.quruxbdn.thanks.cabdlle.jamal.teemkaagaba❤❤
@user-xn3ux8fi8d
@user-xn3ux8fi8d 4 ай бұрын
Masha allah
@fosiyacabdisalan8764
@fosiyacabdisalan8764 6 ай бұрын
Cabdale jamal wll qowdhan yutub ufur talanti ayu leyahay we lov you dhamantin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saadaali5398
@saadaali5398 6 ай бұрын
masha allah abdalla djamal from djibouti
@user-hv1bf9rt8w
@user-hv1bf9rt8w 6 ай бұрын
Jawigu waa wax kale m.a 😊 mawliid qawdhan waa funny wllhi😅😅
@nasrasharif7070
@nasrasharif7070 6 ай бұрын
Inbah caadi mahan hor u soco Aboowe 🔥🔥👌
@hafsayusuf5132
@hafsayusuf5132 6 ай бұрын
Hoyga fanka somaliland ❤❤
@foozia426
@foozia426 6 ай бұрын
Maasha allaah. Wa meel aad uqurux badan❤
@asmasubeer6828
@asmasubeer6828 6 ай бұрын
Mashalaha ya rapi wadankyga ixafid🤲🤲🥺😢❤❤oo napada noo zoyadi 🤲🤲😢🥺❤❤
@zabihamowlit2715
@zabihamowlit2715 6 ай бұрын
Video qurux badanbuu ahaan lahaa haduuna music lahayn please wall Video yadaada waan jecelnee nagadaa music
@hadiyaabdi1471
@hadiyaabdi1471 6 ай бұрын
Masha allha ilmaadeeraday alle ha idin xafido
AROOS MII ( GAAF )
12:51
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 158 М.
QAMAR IYO SCHOOL TAAGAN
15:06
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 220 М.
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 25 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 24 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,4 МЛН
4 dollar waxay noojartay ma amini doontid egypt 🇪🇬
15:25
Dhakhtarrr
Рет қаралды 285 М.
SHEEG INDHAHAN OO KU GUULAYSO ABAAL MARIN
12:06
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 207 М.
KOR HA U QAADIN GACMAHA CHALLENGE ADAG
14:25
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 251 М.
Nolosha Geeljiraha | A day For Geeljire
15:29
Qays Qeyser
Рет қаралды 614 М.
WALIGAA MA SAMAYSAY @QaysQeyser. VS @abdalajamaal
20:44
Munir Obsiye
Рет қаралды 73 М.
KU GUULAYSO 100$ CHALLENGE ADAG
9:44
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 211 М.