Waxan ku Laabanay schoolkii hoose iyo caruurnimadii | PART 3

  Рет қаралды 608,862

Qays Qeyser

Qays Qeyser

Жыл бұрын

Пікірлер: 1 500
@marwo2756
@marwo2756 Жыл бұрын
Reer soomaalinad 🥰 waa dad ilaahay xigmad u dhiibey ala jecliya reerkaas Duriyada🥰🥰❤️❤️ ilove them 💖 ❤️ from muqdisho
@hadiyaapdyrahman2242
@hadiyaapdyrahman2242 Жыл бұрын
Sido kale anaguna wan idin jecelny
@asiaosman8867
@asiaosman8867 Жыл бұрын
Sidi kale wll
@Dhaqanbaadiye5824
@Dhaqanbaadiye5824 Жыл бұрын
Sido kale
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan Жыл бұрын
Masha allh wllo qofka qalbiga fcn ee xalasha astanta qirista ah we love you 😍 anaguna hadad wali gabadh tahay alle calaf hanogu ka daro❤
@qadafi1071
@qadafi1071 Жыл бұрын
Adeer duriyada kliya maha dadkani darawishtuna waa ku jirta
@munahssn1230
@munahssn1230 Жыл бұрын
inta khaladadka doonysa like aynu isku muujino😭😂😂❤️
@yashkeyow
@yashkeyow Жыл бұрын
Legend abdikarim ❤full respect 🫡 my brother
@muhanadawil3017
@muhanadawil3017 Жыл бұрын
Xayraanka class ka legend abdikariin cali shaah 😂🤴 KeeeP GOing Team Qays qaysar🥂
@Masscanada879
@Masscanada879 Жыл бұрын
Barnaamijkan yaa ila jecel😂❤❤❤❤❤❤❤❤
@TAPshaneTAP
@TAPshaneTAP Жыл бұрын
Cidna wllo😂
@shankaronsharif9879
@shankaronsharif9879 Жыл бұрын
Aniga❤❤
@faizocabdulhi8645
@faizocabdulhi8645 Жыл бұрын
Aniga kula jecl
@hamdaeggeh6671
@hamdaeggeh6671 Жыл бұрын
Anaga
@zackkhadar
@zackkhadar Жыл бұрын
Meesha uu abdikariin ku jiro lagama maqnaan karo 😂😂😂😂😂
@nimcoaliabdihashi3042
@nimcoaliabdihashi3042 Жыл бұрын
Abdikariim umadeena maha wlhi waa funny luga leh🤣🤣🤣
@baxsanfaisal3129
@baxsanfaisal3129 Жыл бұрын
Wow !! Wata great old days . Thnk y guys for remembering us 🥺💛
@mihiimali
@mihiimali Жыл бұрын
Maanta abdikariim cali shaax dartiisa u fiirsanayaa Team abdikariim❤✌💪
@wayoflifewayoflife1135
@wayoflifewayoflife1135 Жыл бұрын
Arday fowda ah baa tihiinba anaku saa maanu ahyn school time kii 😂😅🤣 Qays, abdikarim, madar, mawliid, xamda, barwaqo🙌💯🤴👸
@shuutiidarma
@shuutiidarma Жыл бұрын
Cabdi kariin cali shaah waa anoo kle wllhi aduunka waxaan u jeclahay inaan banaanka aado fasalka dhan caajis fanankeyga wn ku wataa😂❤
@sagalyousuf3599
@sagalyousuf3599 Жыл бұрын
Macliin malaha waa jaahiil
@ikraanxasan4176
@ikraanxasan4176 Жыл бұрын
Dhakhtar iyo maweel yaan uxiney iyga mesha shidee ❤
@shamimali7246
@shamimali7246 Жыл бұрын
Me too
@mutaahjama9901
@mutaahjama9901 Жыл бұрын
Part 4 Waxad Kuso Dartaa Macalin Xiisadii Uu macalin kale Ka sugayo Uleyahey sobax waqtigagi uu dhace🙌🤣
@Suhaibtv.
@Suhaibtv. Жыл бұрын
Somaha
@MohamedSalah.7
@MohamedSalah.7 Жыл бұрын
Iskool garisa miya dhigataa
@y.c.m6989
@y.c.m6989 Жыл бұрын
Waa runtaa zxb
@mutaahjama9901
@mutaahjama9901 Жыл бұрын
Maya ma dhigto school hargeisa ayan dhameeyay
@kaapacudon8009
@kaapacudon8009 Жыл бұрын
qayser and madar foodada glaska😁😁 team funy thin hore usocda daaha ciyala suqa glska 😍😍
@butterflies1248
@butterflies1248 Жыл бұрын
13:35 wilka codkiisa masha Allah 🤍
@billionairebuskud4800
@billionairebuskud4800 Жыл бұрын
Old is gold, Really you had thrown me back to the golden days those passed away from me, I miss my classmates truely and every second of those days🥹✊
@nimcoxasan1452
@nimcoxasan1452 Жыл бұрын
😂😂part 4 I can’t wait
@najuuabdirahman2171
@najuuabdirahman2171 Жыл бұрын
Meesha qays .madar iyo cabdikarin joogo foodo iyo qosol laga waayi maayo wllhi fani ayaad tihiin❣💯😂😂😂
@ayaandahir2952
@ayaandahir2952 Жыл бұрын
Can't wait part four 😂😂😂😂really u made mi night
@sahalismacilomar8568
@sahalismacilomar8568 Жыл бұрын
Thank you guys. You made my day😂
@xamzexadaari1703
@xamzexadaari1703 Жыл бұрын
ina Cali Sha Meel Kasta Qosol Bu La Tagan Yahay Wlahay Qays Iyo Ina Cali Keep going ❤
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Yes sidan usugayey ugu dambeyn wey so dhacdey thank you my brother Qeys Qeysar🥰🩸
@naz.mustaphe7365
@naz.mustaphe7365 Жыл бұрын
Manta Dad Culusba Jooga BEAUTIFUL Program 🥰❤
@barkhadsahardiid4150
@barkhadsahardiid4150 Жыл бұрын
Adi xataa akhyaar ayaa tahay 😅
@naz.mustaphe7365
@naz.mustaphe7365 Жыл бұрын
@@barkhadsahardiid4150 🥰🙏🏻
@aadammohamed9441
@aadammohamed9441 Жыл бұрын
Old is special life and it is great to stay with this level now. Qayser yare Super ultraa legend plus plus 🤝🤝🤝❤❤❤
@Kivichinho
@Kivichinho Жыл бұрын
Waan kumahad santihin inkaad ❤intaad😂 dhalinyaroy qosol dartii hargab iigu rideen 😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hodanyusuf8397
@hodanyusuf8397 Жыл бұрын
My city Burco is full of talented legends ❤
@muktaribrahim7397
@muktaribrahim7397 10 ай бұрын
Macalinka iyo magaaladu wa hargeysa lakiin 😂
@zuuzaanomarabdi8632
@zuuzaanomarabdi8632 Жыл бұрын
Ku Sali xabibkeena scw
@abdillahiosmanomar9612
@abdillahiosmanomar9612 Жыл бұрын
I can't wait Part 4,5,6 ... Saacad baan rafanayay 😂😂😂
@mystromustafa1351
@mystromustafa1351 Жыл бұрын
Sidii hablaha ayaad u hadlaysaa kulahaa saacad baan rafanayay kkk
@fartuunfartuun6088
@fartuunfartuun6088 Жыл бұрын
@@mystromustafa1351 hablaha maxay qabaan
@mumtaazcabdiraxmaanmaxamed9741
@mumtaazcabdiraxmaanmaxamed9741 Жыл бұрын
Part 4 pliz keep goin wallky 🥰
@xafsohilaal8514
@xafsohilaal8514 Жыл бұрын
Wiilka kaliya aan somlind ka tageero hore usoco wllky
@zhapcandheman714
@zhapcandheman714 Жыл бұрын
Cabdi kariin cali shaah is the best actor 🤣
@Shankaroon_991
@Shankaroon_991 Жыл бұрын
And madar also khalid ck
@Indhocade212
@Indhocade212 Жыл бұрын
The one and Only Cikarim cali shaah❤
@sabaadcali2935
@sabaadcali2935 Жыл бұрын
😂😂😂 xasus bd igalisen wlhi iyo ciyaal school nimadi Buhoodle wxn sugnaba waa part 4 Qaysow 👍
@nimcomustafe1526
@nimcomustafe1526 Жыл бұрын
Saan usugayay waan dalay keep going my brother qas qasar ♥️💪
@zamzambide174
@zamzambide174 Жыл бұрын
Way wada joogayaan qays umadena maha 😂😂😂😂😂❤💛
@khalidfarah7723
@khalidfarah7723 Жыл бұрын
I Can’t wait part 4 love u all ❤️
@zharkozofficial8851
@zharkozofficial8851 Жыл бұрын
Anoo iska cadhaysan baan bilowdoo anoo qoslayuu ii dhamaaday , 😂😅 can't wait part four ♥️
@abdifatahahmed3706
@abdifatahahmed3706 Жыл бұрын
Legend kii abdikariim Ali Shah ahaa ayaa ii muuqdee❤
@karimzejr8502
@karimzejr8502 Жыл бұрын
My role model💙
@zimbayare5554
@zimbayare5554 Жыл бұрын
Ina cali shah fadhiganu izka shaphna imisa macalinpa ku yidhi war cadi u fadhiso 😂😂✌🏼 lkin pro guri barwaqo kuso dar
@halimaabdimohamed5910
@halimaabdimohamed5910 Жыл бұрын
What a great video part 4 please
@wayoflifewayoflife1135
@wayoflifewayoflife1135 Жыл бұрын
Fanka iyo suugaanta xiisada qudhee aad ka adagtihiin🤣🙌
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
Wa saqidiin
@Maslah111
@Maslah111 Жыл бұрын
@@Degaliah wa jiliin
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
@@Maslah111 waan ogahay anaa is xasuustay xiisada ugu fudud ayaan ujeclaaa 😂😂😂
@cabdilaahicabdirashiid999
@cabdilaahicabdirashiid999 Жыл бұрын
Wllkyw meesha waa waashee habliihi qosolka badana codka macana noo keen najama iyo muna faysal iyo dhaqtar part 4 cabdikariina haka soo ilaawin wllkyw😉
@nimcojamac8138
@nimcojamac8138 Жыл бұрын
Dhakhtar waanu tebny wllhy muuna iyo najuma fuuny bay ahayen
@tomas2033
@tomas2033 Жыл бұрын
Qaysow legend waynbad keentay Ustad Abdikarin Ali shah. dhamantin hore usocda
@iqlaasfuaad148
@iqlaasfuaad148 Жыл бұрын
Part 4 please 🙏 keep going 🥳
@samiaharago2182
@samiaharago2182 Жыл бұрын
Wlhy saaan u qoslayy waa dalay🤣🤣🤣 qays qayser legend keep going pro 🥰🥰
@shabcaancabdi2598
@shabcaancabdi2598 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ma sha alllh dhaliin yaaro xaraaboha wllhi qosoliseen keep going dhamantiin 💖💖💖💖💖
@abdi9715
@abdi9715 Жыл бұрын
Abdikarin wlhy waa qosol plz markasta wax ka duub ❤qayes qeys qof aan ixtiraam badan u hayo 🦁
@DAHIRKA.LYRICS.
@DAHIRKA.LYRICS. Жыл бұрын
i can’t wait part four lkn wll abdikariin ali shaah ku soo dar qaybta danbana wlhi beer casaad weeyiye😂😂😂😂😂
@Qurankareem0114R
@Qurankareem0114R Жыл бұрын
Macalinkii dheera Ayaa Legend Ah Soo Celi Nio😂
@boqran2974
@boqran2974 Жыл бұрын
Haa wlhhi
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Жыл бұрын
Manzha Allah ❤️ Qaysqaser ✌️
@zeinababdinur8206
@zeinababdinur8206 Жыл бұрын
Wan wata Qayskeena Madar C/kariim fananka weyn So amazing wlhi brothers♥️👍
@khadroalixuseen8621
@khadroalixuseen8621 Жыл бұрын
Rer waqooyi dad funny ah💔😩😂😂barnaamijkoo bilaaminba qeys iga qosliyay mcalin kani inantuu naayaa leeyhay ku yeh💔😩😂😂😂
@shako_y22
@shako_y22 Жыл бұрын
KEEP GOING LEGEND QEYS QEYSAR ❤
@abdikhaliqmohammedabdillah2078
@abdikhaliqmohammedabdillah2078 Жыл бұрын
Qeys qeysar Hore usoco zhp Wn ku wata Good talent wllhi
@abdikariimjamac7816
@abdikariimjamac7816 Жыл бұрын
Legend cabdikarim cali shaah, muxuu macalin soo dhibey, back bangerskii buu ahaa kolaye hhhhh waa ku wataa bro.
@zahraibraahimabdilaahicabs8519
@zahraibraahimabdilaahicabs8519 Жыл бұрын
Best vedio ever ,keep going 400k is coming
@muniirsomali7277
@muniirsomali7277 Жыл бұрын
Wlhi aadban u qoslay qays keep going pro😂🤣
@muscabaxmed3134
@muscabaxmed3134 Жыл бұрын
Best youtuber in somaliland qays qayser 👑
@maxamednour3742
@maxamednour3742 Жыл бұрын
wa xaalad jirta alla ,macalinka ciyaalk hoose u dhiga maxay ciyaalku dhibaan allow macalinka abaal fiian sii aaamiin
@64yearsago59
@64yearsago59 Жыл бұрын
Nio my school days waan miss gareeyay 😪😪😪ina cali shaah waa ardaygii caajiska ahaa ee 90kaba ismaroorin jiray🤣🤣🤣🤣waar kuwan waa iga qosliyeen
@profalcadaala
@profalcadaala Жыл бұрын
Dhalinyaro Nasoo booqna Naguna soo biira Wax aan adiga wax ku dhimay walaalka dhiiri Gelin u ah Insha Allah noo saara
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid Жыл бұрын
Waa cajiib soo badiya muuqaalada noocaas oo kale ah ta labaad ninkaas macalin ka ah youtube channel u fura waa nin talent leh
@ruwaydarawje9711
@ruwaydarawje9711 Жыл бұрын
Halka nin KZbin kadaa wado Allh ha ku karaameeyo wllo Hor mar wacan Anoo Tahriib isku diyaarin lahaa markaan Video dhulka hoyo ka duubto daawado wadanka jecladaaa❤🥰
@mohahmed5845
@mohahmed5845 Жыл бұрын
MacaLinku waa Legend wllhay 😂😂
@heynoshchannel3164
@heynoshchannel3164 Жыл бұрын
Waa fasal fasahaaday😅 Thanks anyways for entertaining 🙏🏻
@asmaxasanjaamc8221
@asmaxasanjaamc8221 Жыл бұрын
Wllhi manzha allah wll waxd wada tihiin dad wada fani ah hore u zocoda waxn aad u wataa madar Maxamed anyaale iyo capdikarin cali zhaah 😂😂😂❤❤❤❤
@nacimaabokor4126
@nacimaabokor4126 Жыл бұрын
Keep going pro ❤noso badi wlhei fanni
@calidaahercalidaaher620
@calidaahercalidaaher620 Жыл бұрын
😂😂😂 qays qayser legend baa thy wlhi😂
@sakariyemahamoud8879
@sakariyemahamoud8879 Жыл бұрын
Apdikariin aLi zhaaH funny weeye🤣
@xamdasaleebanaw-daahir4856
@xamdasaleebanaw-daahir4856 Жыл бұрын
Woooooow ku qoslana barnamijka hhhhhh fani weye,hibaaq gobaad n alizaki keen
@caashomaxamedabdi903
@caashomaxamedabdi903 Жыл бұрын
Xadari halagu soo daro xisada ku xigta 😂😂
@nimcocismaan9919
@nimcocismaan9919 Жыл бұрын
Part 4 ugbaad aragsan kusoo dar😅😅😅😅😅
@zaraendho7595
@zaraendho7595 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 ala beerka wlhi qays iyo madar meshay joogan waa funny plz prt4
@daganmomo
@daganmomo Жыл бұрын
All team workers love you 😽
@wacaysmuuse1789
@wacaysmuuse1789 Жыл бұрын
Aamiin yaa yabi aabo Alle ha u naxariisto
@niciimaahmed3983
@niciimaahmed3983 Жыл бұрын
qeysa qeydar legend ❤
@Hooda36
@Hooda36 Жыл бұрын
Masha'Allaah wakuwan geesiyashi naga dhashay illaahay haidin xifto my bloods love you guys❤💝💘💖💗🤗 Qays so funny kulaha i open my wife 🤣
@milgosare3448
@milgosare3448 Жыл бұрын
Aad iyo aad👍👍👍 Waan idin Wataa Kooxda,(Qays Qeysar)👍👍👍👍
@munagujis9556
@munagujis9556 Жыл бұрын
Ma sha allh hore u soco
@ahmeddekzi774
@ahmeddekzi774 Жыл бұрын
Inta CABDIKARIN markey aragtay soo carartay like 😂
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi Жыл бұрын
It’s funny wlhi sHp Abdi burao iyo daaha Laba saaqid 😭😂😂😂 macalinka iga soo Update garee macalinkii kobad so celi
@hidaayaabukar9953
@hidaayaabukar9953 Жыл бұрын
Ayyy barnamijkan noso badi wlhi wnka helnay from muqdiaho🥰🥰
@cabdilaahiiidaan2399
@cabdilaahiiidaan2399 Жыл бұрын
Legend yaa daaha isqon dhodhi full respect 🙏 kkkkkk
@Ibnu-isse32
@Ibnu-isse32 Жыл бұрын
My shop is standing up 😅😅 Hamda you are speaking good English
@abdishakuursomali3668
@abdishakuursomali3668 Жыл бұрын
Part 4 can't wait Barnamijku wa funny wlhi😅
@dekaahmed5960
@dekaahmed5960 Жыл бұрын
Barnamij so funny ah weyn wlhi xasus ba dib lo gelya part4 iguso casum oo topic iguso qor englishti mj bn ardyda uso jeedin e 😂😂💯👌
@khadraciise2044
@khadraciise2044 Жыл бұрын
Wlhi qosol dartii beerka i xanunay dhalinyaradaan waa funny masha allah
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
I miss my school days with my classmates 😞 😢 😪. Love you all. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸❤
@hanifabdi8531
@hanifabdi8531 Жыл бұрын
Wooow
@adeeca3543
@adeeca3543 Жыл бұрын
Hi haw ' re you
@hudafuaadjaaamac6007
@hudafuaadjaaamac6007 Жыл бұрын
Qays qaysar keep going bro part two noso sameya🥰🥰
@nemo354
@nemo354 Жыл бұрын
Hayaay anon dawan bansi qoslay walhi thanks 😊 🙏 😘
@deganismael9260
@deganismael9260 Жыл бұрын
J ai aimé trop cette vidéo, trop drole
@hamzeahmetahmet622
@hamzeahmetahmet622 Жыл бұрын
Naga zoo bax badhi badhi lEyne🤣🖐 Part 4 I can,t wait ✋
@indhocade1912
@indhocade1912 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@hamdadaahir6037
@hamdadaahir6037 Жыл бұрын
Dadkan Waa Ku hystaa part four I can wait 🙄
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Жыл бұрын
Mnshlah keep going dad baa is helay😂😂😂💯
@farduus6949
@farduus6949 Жыл бұрын
Ala waan raftay wallahi 🤣🤣🤣🤣😍😍😍😍😍
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah. Funny, wow!!!
@kamalmuhumed9472
@kamalmuhumed9472 Жыл бұрын
Legend abdikarin Ali shaaah🥰libaaxbad kentay manta
@jamayusuf7205
@jamayusuf7205 Жыл бұрын
I love rer Somaliland they are so funny....by.. from growe puntland
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 Жыл бұрын
We love u too wallo❤
@cgggcggg519
@cgggcggg519 Жыл бұрын
I watched your video through thoroughly and when it came to the final seconds at the end i was enlightened at how that figet spinner spun
@Saara765.
@Saara765. Жыл бұрын
Qays qaysar waan jeclahay alle ha iidaayee 🩸🩸🩸💯💯💯🌹🌹🌹
Waxan ku Laabanay schoolkii hoose iyo caruurnimadii | PART 4
13:06
Qays Qeyser
Рет қаралды 380 М.
Waxan ku Laabanay schoolkii hoose iyo caruurnimadii | PART 2
15:22
Qays Qeyser
Рет қаралды 663 М.
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 95 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 62 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 14 МЛН
SCHOOL KA ABDIKARIIN ALI SHAH
14:31
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 340 М.
Nolosha Dhabta ah Ee Ani iyo asxaabtayda |Hargeisa
13:54
Maaweell
Рет қаралды 250 М.
Challenge Waydii@QaysQeyser.  iyo @abdalajamaal
12:10
Ardaa Media
Рет қаралды 196 М.
Street food in hong kong 🇭🇰
10:04
Qays Qeyser
Рет қаралды 179 М.
WEYDII ABDIKARIIN ALI SHAAH IYO MADAR
21:22
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 353 М.
ABDIKARIIN ALI SHAAH IYO QAWDHAN BARASHO WANAGSAN
17:43
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 609 М.
WALIGAA MA SAMAYSAY HAA iyo MAYA .....? QOSOLKII ADUUNKA
20:52
Qays Qeyser
Рет қаралды 133 М.
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 95 МЛН