BADDA SOMALIA YAA KA GADAY ABIY? XASAN IYO MUUSE XOG XAASAASI AH OO AAN HELNAY HESHIISKA ETHIOPIA

  Рет қаралды 9,151

Madani Production

Madani Production

Күн бұрын

BADDA SOMALIA YAA KA GADAY ABIY? XASAN IYO MUUSE XOG XAASAASI AH OO AAN HELNAY HESHIISKA ETHIOPIA

Пікірлер: 65
@MadaniProduction734
@MadaniProduction734 3 ай бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo Booqatay #Liketa #Subscribe & #Share ka waa xagaaga❤️
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 3 ай бұрын
Nabad iyi Nolol Allaha so celiiyo GUUL Insha Allah 💯💯🇸🇴👍✅
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 3 ай бұрын
Asc ma sha alaha asxabda ku xiran wlkn cabbaas madani wa idin salamay aniga waxa idin shegaya badda somaliya wa ibisadey xasan gorgurde familykisa muuse juudan ismail omar geel islantis marxun xamza argixisada damajid wa xaqi wlkn cabbaas madani mar dhawo waxad maqlidontan masjadada muqdisho guriyihi garonki gubta cagta tiyatarka garonka diyaradah qabure metyd kala la ibiyey wey so dhowdahay mgrty wlkn cabbaas madani dalka ninkana xasan gorgurde familykisa muuse juudan ismail omar geel islantis marxun xamza argixisada damajid
@SahraQalinle-j3w
@SahraQalinle-j3w 3 ай бұрын
Soommaalliyey xasan dawlladnimmada soommaalliyeed cirdigiisa iyo xornimmaddisa ayuu burburinayaa waa in ninkan waalan shacabka soommaaliyeed gacanta ka qabtaan ayaan sidaa lagu daawan wadanka ha la badbaadito intuuna faraheena ka bixin
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 3 ай бұрын
Waa 2 tuug xasan dal xaraashe iyo Muuse dhiigyacab waa damer iyo 2 diisa daan
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 3 ай бұрын
ya Allah Subahanallah 👍✅Xasan waa nin xanuunsan oo dantiisa fiirsanaya ee wadanka halaga qabto intuusan meel xun ka tuurin Allaha xaqa haka sobixiyo Hassen gurgurte aduuna iyo aqiiro Insha Allah 🙏Guul Somalia 🇸🇴🇸🇴👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@shukrilibax
@shukrilibax 3 ай бұрын
Xasan tuug. Xasan moryan ilaah hanaga qabto amiin yaa allaha 🤲
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 3 ай бұрын
Kkkkkkkk DALXOREEY guul lkn dharag dee ileen somali maryooley iyagaa isku muuqde irir samaale iyo daarood but congratulations Ethiopia for the sea
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 3 ай бұрын
kkkkkkk xaguu xoreeyay dad eeer kiisa abgaal baa ugu liita oo shabaab haaystaa oo habahooda habeenkii wax labaraa xayawaan
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 3 ай бұрын
@@ShaaficiMaxamed-q3w dee siilalka ayuu u xoreenayey micnaha diyaarin kadib dhex dhig nooh kkkkkk peace ✌️
@franklingohe6681
@franklingohe6681 3 ай бұрын
Land people absent in Kenya and Ethiopia and another ones wants given away without proof we already being slaves be Shure IRIR SAMALE must out south SOMALILAND and north SOMALILAND they go Ethiopia if they want we still homeless even if Ethiopia took the projects we justice because I NEED home IAM homeless long time
@franklingohe6681
@franklingohe6681 3 ай бұрын
We are homeless you PEOPLE WE are dying homeless and decades DAROOD USERS made us a homeless
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 3 ай бұрын
Cinjo Yare bugaagaan fiirshey lakiin bogaaga Waxa kugu jira Iyo Sida aad u hadashey Waxey ii cadeyneysaa Inaad Munaafiq tahey lakiin Su'aasha xassan dhiiqo oo Ayax ah Iskuul jidad biriijyo hospitaalo any public service Kuma Qabtey Maxaad ku taageysantahey ??? 1) intii yareed Aduunka ku Caawimeen iyo intii yareed ee dadka Masaakiinta laga Soo Uruuriyey intiiba xassan dhiiqo Wuu dhacey Dhaqaalahii iyo militerigiiba Waa Mishaar la'aan??? Xassan dhiiqo reerka Abgaal oo uu ka dhashey Ma garaney saa 2 dii Sano ee uu heystey inta tuulo oo ay iska gubeen iyo inta qof oo ay iska dileen ??? Imisa Qabiil oo Somali ah baa Maantey dagaalameysa Why ??? hadaad Maqashey dal baa success Noqdey oo horumarey horu Markaas Cirka kama Soo dhicin ee hogaamiye fiican baa Sameeyey ee hanoo faaning Xassan dhiiqo oo Ayax ah iyo kuba cawaanta xassan dhiiqo Qabyaalada Ku daba yaacaya Waana Wàajib in dalka Somaliya laga badbaadiyaa
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 3 ай бұрын
Xassan dhiiqo oo Ayax ah iyo kuba cawaanta ah ee Qabyaalada Ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbaadiyaa lakiin Su'aasha xassan dhiiqo oo Ayax ah Iskuul jidad biriijyo hospitaalo any public service Kuma Qabtey Maxaad ku taageysantahey ??? 1) intii yareed Aduunka ku Caawimeen iyo intii yareed ee dadka Masaakiinta laga Soo Uruuriyey intiiba xassan dhiiqo Wuu dhacey Dhaqaalahii iyo militerigiiba Waa Mishaar la'aan??? Xassan dhiiqo reerka Abgaal oo uu ka dhashey Ma garaney saa 2 dii Sano ee uu heystey inta tuulo oo ay iska gubeen iyo inta qof oo ay iska dileen ??? Imisa Qabiil oo Somali ah baa Maantey dagaalameysa Why ??? hadaad Maqashey dal baa success Noqdey oo horumarey horu Markaas Cirka kama Soo dhicin ee hogaamiye fiican baa Sameeyey ee hanoo faaning Xassan dhiiqo oo Ayax ah iyo kuba cawaanta xassan dhiiqo Qabyaalada Ku daba yaacaya Waana Wàajib in dalka Somaliya laga badbaadiyaa
@عبدالرحمنداروت
@عبدالرحمنداروت 3 ай бұрын
Xsn waa tuug and mouse bixi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 3 ай бұрын
XASAN DAL XARAASHE IYO MUUSE JUUDAAN IYO ISMAACIIL ABUU XAAFADA WEY KU MIDEYSAN YIHIIN IIBKA BADA. SOOMAALIYEY FADHIGA KA KACA YAAN LAGU DAAWANIN IN BADEENA HORTEENA LAGU IIBIYO. ITOOBIYA WAA CADAW SOO JIRTEEN AH ILLAA IYO QIYAAMAHA. GUUL SOOMAALIYEY XASAN IYO XERTIISA TUUGADA AH ALLAHA NAGA QABTO. AAAMIIIN. ❤❤❤
@Umo580
@Umo580 3 ай бұрын
SUBXAANLAA XASAN IYO MUUSE WAISKU MID DALMARABAA LACAG BAYRABAAN SOOMALIYA 🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤❤
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 3 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅 oo adiga maxaa kaagaylay madaa badba leh huwan yahay huwantu dhashay😅😅😅
@khadijo1396
@khadijo1396 3 ай бұрын
Xasan dalxaraashe Ciidanka Somaaliyeed ha Cinaalaabaanwadankii xaraashyey Soomaal waxba Umahayo
@GarradGarradsare
@GarradGarradsare 3 ай бұрын
Warkahadla baranaashi firdhay oolooguyeer gudomiy
@shukrishukri801
@shukrishukri801 3 ай бұрын
Cabbas Madaniyow no so ducey anaga oo Reer Awdal aah oo badayadii na lagu dul ibinayo oo amuusan😢. Gadabursi ilahay bey leyihiin
@AbdiWarsame-gw7oq
@AbdiWarsame-gw7oq 3 ай бұрын
Qoaldii dhulbahante maxa hawsha bada geliyey tuuladiina lascanood jooga oo xorfado ka qota hoyadiin anka wasnee Bada aa sheegaysaan e somali ka dhaxaysaa waa tee? Adeer tuulo ayaa la godeen e jooga saxarahaa
@khadijo1396
@khadijo1396 3 ай бұрын
Xasan iyo Etopia iyo qawaariijt a ito muuse biixi waa wada jir cadowga Soomaali Li Weeye waxba ha ka augina ee iska qabta
@bby6
@bby6 3 ай бұрын
Brother Hassan ba ah qofka saxiixa ku dhuftay musana wu kaga hormaray dealka so wa qaade iyo qariye
@ubahguled5047
@ubahguled5047 3 ай бұрын
Doqon manaxa ah oo Ismaaciil horor Naag ah oo ehalunaar Ethiopia iyo Kenya dalka iyo bada aad siiso kan kaa danbeeya kasoo celinaaya Xassan munaafaq taas niyadaada geli
@ahmedhirsi281
@ahmedhirsi281 3 ай бұрын
Dhulbahante bada halaqato maxaa kaa Galay adiga itobia Kuu Iman mayso Dagal marabto Wixii loogu yedhay Bay qadanaysa Iyagay laynaysa Wanhuba arikaa
@ubahguled5047
@ubahguled5047 3 ай бұрын
Ruufiyaan manaxa ah oo doqon ah oday Ismaaciil horor baa labada xiniyood hayo oo aad naag utahay. Waad saxiixdo kankaa danbeeyaa ka soo cilinaya Ethiopia iyo Kenya
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe 3 ай бұрын
Afkii dameeraha ayuu ku hadlay itoobiya seey u soo gaareey nacalad haku dhacdo hasan munaafaq.
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 3 ай бұрын
Xassan dhiiqo oo Ayax ah oo bad iyo beriba xaraashey hadana Qabuurihii ka baxsan Wayeen iyo cawaanta xassan dhiiqo Qabyaalada Ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbaadiyaa
@AliAhmed-zo1mc
@AliAhmed-zo1mc 3 ай бұрын
SOMALIA DAWLAD MAJIRTO INTA XASAN SHEEKH DIL WALIGED MA HAGAGAYSO WAXA IS WAYDIN LEH BARLAMAN KU SHEEG SOMALIA LALUSH IYO HUNGURI MOYAN DAN SOMALIA U MALAH
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 3 ай бұрын
sadex tuug waxay ku hishiiyeen illaahay haisku jabiyo oo xasan allaha kadeedo oonaga qabto
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 3 ай бұрын
sadex tuug waxay ku hishiiyeen illaahay haisku jabiyo oo xasan allaha kadeedo oonaga qabto
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 3 ай бұрын
Ilaahayow Hassan dalkeena ka badbaadiyo 😂😂😂😂
@mohamedbarre2566
@mohamedbarre2566 3 ай бұрын
Been io propaganda ma wanaagsana e jooji
@ahmeddoyow6421
@ahmeddoyow6421 3 ай бұрын
Cabaasow,hawiyahu in aad u yar baa sideedaba wadanimo lagu arkaa,iyagu lacag uun baa u daran sodeey ku helaan xaaran iyo xalaalba
@hasanaxmed1368
@hasanaxmed1368 3 ай бұрын
xasan shiikh waa dhacay ee ma'aha madax weeyne ee halaga rido talada dalka Shacabow kaca mudaaharaad sameeya.
@FaraxaadanFaarax
@FaraxaadanFaarax 3 ай бұрын
Max kagl falstine😂😂😂😂😊
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 3 ай бұрын
Odaygu waa laba wajiile subxaanallaah ❓😭 allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin ‼️
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 3 ай бұрын
tiihore ee hawiye iibiyay baanu shalay soocelinay laakiin hada kadib anana inta hadhay baanu iibdanaaynaa waa balan taasi noo wadaniyad danbe hadaan daarood nahay
@DeeqYusuf-z2h
@DeeqYusuf-z2h 3 ай бұрын
Qabyaalada adiga bilaabay mid idhalaana dabna siishidaya qabaa ilka calana gobolka gii ugu yeedhay
@cabdiqadiriya4718
@cabdiqadiriya4718 3 ай бұрын
Xasan shikh waa munaafaq ka xun muuse juudan oo ah dambiile
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 3 ай бұрын
Kol hore ayaa afar dekedood farmaajo u saxiixay
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 3 ай бұрын
tuug waa tuug xasan waa xaaraami nerf ah
@amalhassan7383
@amalhassan7383 3 ай бұрын
😂😂😂😂Subhan Allah
@ibadofarax1682
@ibadofarax1682 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤😂😂😂
@GuledDahir-m1f
@GuledDahir-m1f 3 ай бұрын
Xassan baa bada gaday❤❤❤❤
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 3 ай бұрын
Acuudu bilahi
@daus4315
@daus4315 3 ай бұрын
GUUL SOMALILAND, ILLAHAY mooyee cid kaloo Somaliland hor istaagi kartaa ma jirto! Ooya ama baroorta cuqdadyahay yuururtaa
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j 3 ай бұрын
Waa runtaa
@daus4315
@daus4315 3 ай бұрын
Hhhhhhhh
@yusufsamatar1374
@yusufsamatar1374 3 ай бұрын
Xasan muwaadin maahan ee waa nin u diyaarsan in la rarto
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 3 ай бұрын
Idinku idin ka arkay miskiin nimadina oo dhex Diana isku xoog weyn irir samaale iyo daarood markaa congratulations Ethiopian government
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 3 ай бұрын
Dowlade kkkk no government somalia
@Dhagay2
@Dhagay2 3 ай бұрын
Waa suur gal
@amnoali8348
@amnoali8348 3 ай бұрын
daarood stop crying and drama 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@HadafaHadhiye
@HadafaHadhiye 3 ай бұрын
Adigo ayo aha ayawaxiishegaya
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 3 ай бұрын
Nabar iyo naxdin kii Xaarmaajo dhibaatafii ay sameeyeen xassan sh u raadinayaa
@cabdirashiid8930
@cabdirashiid8930 3 ай бұрын
Bada mahoyadiin baaleh
@YUUSUFMuuse-h4f
@YUUSUFMuuse-h4f 3 ай бұрын
Dameeeeeeeeeeeeeeeeeeeeer
@mubarakahmed3839
@mubarakahmed3839 3 ай бұрын
Caaaaaaaaaac guul iyo gbonimo jamhuriydda somaliland
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 23 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 23 МЛН