Madaxweynaha TPLF oo Inuu Gantaalo Cusub Dirayo ku Hanjabay Iyo Cabsi Xoogan.

  Рет қаралды 116,531

SSTV

SSTV

Күн бұрын

Пікірлер
@usaamecalixasan1153
@usaamecalixasan1153 4 жыл бұрын
Xuseen kurdi ayaa iso siiyay tilmaanta chanalkan o caawa igu horeysa,
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 4 жыл бұрын
@ABDY SOMALI adigu ma Ethiopia ayadthy! Walee Alle ayad been u sheegty Jamac Galaad aqoon umalaheed! Hadii ad Ethiopia bueburkeda ka xuntahyna way burburtye qoriga qaad oo dawlada difaac!! Jamac waa news analyser hadana ma bilabin ma taqniid plz mahacisa iska daa !! Inta ad adigu canjerada cunaysay halkan ayu ku jiray!! Uuska iska qoof uuf
@mustafakosovo5936
@mustafakosovo5936 4 жыл бұрын
Victory to My beloved Tigrai People ❤️🙏🇻🇳🙏
@kingmj5675
@kingmj5675 4 жыл бұрын
MAA SHAA ALLAAH. Gallad Xasan & bahda SSTV.
@shamsoabukar3659
@shamsoabukar3659 3 жыл бұрын
Hhhh
@jaylaaninuuri5442
@jaylaaninuuri5442 4 жыл бұрын
Si kastaba ha ahaato jaamac iyo nuur waan idin wataa from hargeiss
@abdiqafarxaajiahme4027
@abdiqafarxaajiahme4027 4 жыл бұрын
jamacow eretariya horta ma tigreyba
@ismailaliow1297
@ismailaliow1297 4 жыл бұрын
Kkkk robodon miya
@hannahmohammed3073
@hannahmohammed3073 4 жыл бұрын
Msha allaah walle labadan nin ilaa iyo hada howl weyn bay hayaan soo tebinta xaqiiqda iyo faalda jaamac cadow kuma arko 😍❤️👍
@adanahmed9020
@adanahmed9020 4 жыл бұрын
hanah
@adanahmed9020
@adanahmed9020 4 жыл бұрын
masulliyin ayaad tihin mshlh
@abumuawiyajemal2674
@abumuawiyajemal2674 4 жыл бұрын
nunyow 2 diinna ayaa kufiican parnamijka
@haashijamac2472
@haashijamac2472 4 жыл бұрын
Maashalh wll nuur iyo jaamac waad mahadsantihin gacmaha halys qabsado
@miskiahmed2676
@miskiahmed2676 4 жыл бұрын
Ethiopia waa u dhamaaty Insha Allah
@urbanhymns6757
@urbanhymns6757 4 жыл бұрын
Great analysis and great job.
@farhiamali4693
@farhiamali4693 4 жыл бұрын
SSTV 🙏🙏🙏❤💯
@qureshahmed3313
@qureshahmed3313 4 жыл бұрын
Asc Jamac iyo Nuur runti aad iyo aad ayaan ugu farxasanahay sidaa ficaan eed shacabka wararka nogu soo tabinaysan 👍👍👍
@mahadshariif1981
@mahadshariif1981 4 жыл бұрын
Nuur iyo jamac gallad mahadsanidiin 👍
@nuurabbas9242
@nuurabbas9242 4 жыл бұрын
Jasmac la' aantiis waa abaar guuleeyso.
@sheikhxuseencalijabuuuti8757
@sheikhxuseencalijabuuuti8757 4 жыл бұрын
Legends keep going
@cabduqadircabdi1972
@cabduqadircabdi1972 4 жыл бұрын
Labada dhinac abiye iyo tigree guul jaamacow guul wacan
@kifaaxmuhumed4387
@kifaaxmuhumed4387 4 жыл бұрын
Maan sha alaa markante waan idin dawada falaqeytana adbaan oga helay
@ayaanosman107
@ayaanosman107 4 жыл бұрын
Keep going brothers
@mohamedmuniir6800
@mohamedmuniir6800 4 жыл бұрын
thnkz jamac galad zhp nimankaz wy cunayan wahay arkan
@maxamuudxasanibraahin5084
@maxamuudxasanibraahin5084 4 жыл бұрын
Wad naga qoslisey mudane jamac wad ku mahadsantihin sida ad inoga haqabtirtan wararka
@duniyaabdi2995
@duniyaabdi2995 4 жыл бұрын
Waxaa Idin waydiinayaa somalida itoobiyo maheestaan gantaalo ay wax ku duqeeyaan
@abdulahimalin114
@abdulahimalin114 4 жыл бұрын
Horay usocda wllahay
@suuaadmohamud5158
@suuaadmohamud5158 4 жыл бұрын
Sstv Noray usocda. Wll Somalia haa nolato
@MohamedAli-si8bo
@MohamedAli-si8bo 4 жыл бұрын
Taarikhda noogu dara thnks
@AbdilahiJiinje
@AbdilahiJiinje 4 жыл бұрын
Nio wiilkaa Jamac Gallad Waa wiil adke ah😂 Go forward sxp👏
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 4 жыл бұрын
@Sahan tagay wll Jamac Galaad isaga kurdi ka cansan lkn Somalida ma taqano Wana sheekh deenta ku fican more than 10 years ayaa warkisa dhagaysnayn Ilays Tv ..!
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
#JAAMAC iyo #NUUR Caasimada J.BARAKAYSAN ee #SOMALILAND❤👁 idinka daawada👁👁👁👁👁👁👁👁👁 #DAGAALKODU HA SOCDO WELIGOD #DDS ALLH HKA BADBAADIYO🤲🤲
@fardushurre1668
@fardushurre1668 4 жыл бұрын
Laaandheere reer soomaaliland oo damiir ku dambeeyo guulayso markasta 👏👏❤👈
@mousabade8654
@mousabade8654 4 жыл бұрын
Masha allaah axmed nuur iyo jaamac galad waxaad noqoteen raga loo daba fadhiisto faaqidaada arimaha geeska dhamaan war baahonta caalamkuna waxay sooxigan doontaa strategy ga saadaashiina insha allaah guuuuuuul
@mengistugosoma8226
@mengistugosoma8226 4 жыл бұрын
I’m bleven Somali PowerPoint
@ahmedsiciidsoofe3233
@ahmedsiciidsoofe3233 4 жыл бұрын
WALALAYAL WARAR AAD INOOGA HUBIYA INSHA ALLLAH
@napoparte2382
@napoparte2382 4 жыл бұрын
U guys have good concrete content/ info but we want more videos in ur Shows.
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 4 жыл бұрын
Jamac iyo nuur horay u socda dhamman tiin love from Switzerland❤❤❤❤❤
@mubarikaden962
@mubarikaden962 4 жыл бұрын
Hore usocda brothers nuur iyo jaamac warar dheraadana waa idinka sugaynaa inshalah
@manaafxaashi6278
@manaafxaashi6278 4 жыл бұрын
Meeshii ugu wacneyd ayeey mareysaa
@ayaanosman107
@ayaanosman107 4 жыл бұрын
Kkkkkkk roobdoon ayaanu kujirney
@mukhtarmohamed3156
@mukhtarmohamed3156 4 жыл бұрын
hhhhhh wan qoslay wlllhi.rejigjiga dantooda wayaqanaan
@farahmacalinadan6688
@farahmacalinadan6688 4 жыл бұрын
Jaamac wa falanweye weyn runtiye libax horay usoco
@samatarnaaleeye4394
@samatarnaaleeye4394 4 жыл бұрын
Jaamacaw waxaagu waa wadna cadays robdoon iyo mawliid xaawiya faadumo kulahaa
@moosman7104
@moosman7104 4 жыл бұрын
Waa oday Abgaalah
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 4 жыл бұрын
Ujeedada Duqeynta Waddanka Eritrea taasna ay qaadeen TPLF Waa Jahawareerin ay ku doonayaan iney dagaalka ay kula Jiraan Dowladda dhexeeya Ethiopia iney weji kale u yeelaan.
@luqanadam5560
@luqanadam5560 4 жыл бұрын
Falanqeya Jaamac, kaftan yahan cadowga neceb. Allah ha isku jebiyo , Abiya iyo Amxaaro si xun u jebiyo. waayo haday guulaystaan way kibrayaan waxay u qaadanayaan inay cid kasta ka adkaan karaan
@Harbi.Hussen
@Harbi.Hussen 4 жыл бұрын
Horoy usocda
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Jamac galad aamiin
@shamsoabukar3659
@shamsoabukar3659 2 жыл бұрын
Bra👍👍👍👍👍
@ahmeddiriye4527
@ahmeddiriye4527 4 жыл бұрын
Wll wad kumadsantihin aqbarta aan nasinaysan keep going wll yal
@sonnachelsea5730
@sonnachelsea5730 4 жыл бұрын
Tplf Afawerk iyo Abiy gaarsiiya gantaalada ugu geeya madaxtoyoyinka Adis iyo Azmra Keep going tplf 6
@aadanahmedduale5999
@aadanahmedduale5999 4 жыл бұрын
Maasha alaah warka odayaashu way soo naqeeyeen qaata wuu dhilanyahee
@mohamuddire6789
@mohamuddire6789 4 жыл бұрын
Asc.jamac iyo noorow
@ahmedabdikariim9369
@ahmedabdikariim9369 4 жыл бұрын
Kkkkkk roobdoon ama mawliidkiibaa madhaafay ama xaawiyo faadumo kulahaa qosol iguma harin caawa beer casaad wallee
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 4 жыл бұрын
😁😁😁salaam Qali ah kdb Allow Cimrigooda dheere Jamac Galaad/Nuur dhaman team Tv ga SSTV !! Wlhi Cawa late ayaa so jeeda warkan awgiis iliin ayaa iga tiimid 😅 ! Noor plz Jamac Galaad Tarikhdisa program noga so same dad Somaliaed oo hada So kacay oo 30 sano ee Halganku jiray Ethiopian noqday ayaa ku wreersan oo yoububer Shalay so baxay ayu garab dhigayne!! Anyway Cawa wan qosly baryahanba way nogu jiraye allow faido nasii Nabsigi Shacbiga Somaliaed ee laso xasuuqayay lady 30 odd years dhamanayay!! 💚💙❤️😁😁😁Xawo iyo fadumo/mawliidki/Roobdoon! Maxaa mesha wax ka dhacay
@mahdialale77
@mahdialale77 4 жыл бұрын
Jamac iyo nuur aad ayaan idin slmy
@sahra4091
@sahra4091 4 жыл бұрын
Wallahii tigray waa gesiiyaal Robdoon ayaan eheen ayeey umadii kakeentaay.
@axmedcaabidahir7475
@axmedcaabidahir7475 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh robdon
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 4 жыл бұрын
@Khaalid Xasan Amiin ya Allah 😁😁
@fardushurre1668
@fardushurre1668 4 жыл бұрын
@Khaalid Xasan Allahayow midaan damin oo ay ku baa,ba,aan insha allaah
@nuurabbas9242
@nuurabbas9242 4 жыл бұрын
Abaay abaayta allaha aqbalo
@axmeddaahir9929
@axmeddaahir9929 4 жыл бұрын
Xalay anaa harar jognay waxba kama dhicin
@basheadan2302
@basheadan2302 4 жыл бұрын
Axmedow nin kale na wuxu soo qoray anaa harar jooga oo warkaasi wuu jiraa ee maxaa khaldan
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 4 жыл бұрын
Harar degaan soomaaliyeed
@siidalimohamed9198
@siidalimohamed9198 4 жыл бұрын
Hhhhhhh Roob doon & Abaay Abaay iga dheh! In Awoodii ONLF la wiiqo waxay ahayd talo xumo Abii Lahab khayr laga sugi maayee hala kaco!
@ccs4129
@ccs4129 4 жыл бұрын
Thamb up
@shambalafe300
@shambalafe300 4 жыл бұрын
Falanqeeya arimaha ethiopia wan ku.salamay. jamac waxana ka mid ahay.kuwa nogu.cusub chanelkina horay u socodo ..marki horena waxan ku.xidhna.aqoonyahy.faysal.roble falaqayntisa hada lknse waxa aad ii.cajibayya jamac www
@AhmedMooge12
@AhmedMooge12 4 жыл бұрын
Jaamac galad qosolkii aduunka iyo caawa deegaankii Soomaalidu waanu xaawofaadumaysanaynay
@mohamedhassanmahdi2298
@mohamedhassanmahdi2298 4 жыл бұрын
Dagaalka ithopia ka socda waxan ilah ka barya inuu ka sii daro waayo waxan xasuusta 2008 dhibka ay noo geesteen iyo dad ay naga dileen gurigeegana ka qaxay waxan rajena iney dhamadan ithopian waa wada siman yihiin waaa sida ay hore noo dhaheen somali waa inoo somali
@mursalabdirihman3264
@mursalabdirihman3264 4 жыл бұрын
wallaahi saad udacaayadayseen mudahaaraadkii jigjigana waa igasii qosliyay
@المؤمنوالواثقباللهوبرسولاللهأب
@المؤمنوالواثقباللهوبرسولاللهأب 4 жыл бұрын
الحمدلله على كل نعمه حمدايوافى نعمه ويكافئ مزيده ويدافع نقمه أبدا فى الدارين أبدا عددخلق الله ورضى نفس الله وزنة عرش الله ومدادكلمات الله ابدا فى الدارين أبدا
@crahmanmohamed9818
@crahmanmohamed9818 4 жыл бұрын
jaamac galad legend IGA qosliya xaway fadumo aheed kulahaa😁😁
@omarhusseen4501
@omarhusseen4501 4 жыл бұрын
JAAMAC. GALD. AND NUUR. RAGEEDI.
@cabdinaasiryuusufciise5901
@cabdinaasiryuusufciise5901 2 жыл бұрын
Tariiq aaway
@Akvlogs_2025
@Akvlogs_2025 4 жыл бұрын
Jihaad baan doonaya dhaba oo gaalka fooda isdarno Meesha ma lagu jihaadi karaya Midhka uun aniga igasoo jawaaba.
@kujihaadalshabaabkalayntoo6347
@kujihaadalshabaabkalayntoo6347 4 жыл бұрын
Falastiin aad halkaasuu jihaadku kuheeryo furtay janaduna waa juq insha allaah
@seaditeyib9070
@seaditeyib9070 4 жыл бұрын
Gaalka fooda is daro.🤣😂🤣🤣
@aadanahmedduale5999
@aadanahmedduale5999 4 жыл бұрын
Hore usocda warka halkiisaad ugu tagteene odaygii jaamacna kamarada kagiijisee qoodh iyo xero
@seynabmahdi6690
@seynabmahdi6690 4 жыл бұрын
Jamac iyo. Nuur. Aadbad. U Mahadsantihiin Allaah idiin. Xafiido
@abdulahiibrahim7148
@abdulahiibrahim7148 4 жыл бұрын
Jecliya Jabka Ethopia
@waadidhaawacday3122
@waadidhaawacday3122 4 жыл бұрын
Jaamac waanjeclahay falanqayntiisa iyo fikirkiisa lkn. Waxaad moodaa inuu dhinaca tigreega ujanjeedho ooqalbiga kajecelyahay in tigree guulaysto taasina maaha wax fiican
@deeqamaxamed4428
@deeqamaxamed4428 4 жыл бұрын
Jaamac waan Ka xumahay midhaha heesta shire inaad garan waydo tukaale malahayn was cabdi kaamil cawaale iyo kooxdii horyaal
@adensuldan
@adensuldan 4 жыл бұрын
Fadlan waxan idinka codsanayaa SSTV, idinkoo ku mahadsan wararka aad soo tabinaysaa, inaad kala saartaan WARKA iyo FAALADA.
@jamalcali4501
@jamalcali4501 4 жыл бұрын
waarbeenta iskadaa
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 4 жыл бұрын
jaamac iyo nuur noowada shekada allaha isku jabiyo axmaqiinta dhiig yacabka
@mahamedabdi1900
@mahamedabdi1900 4 жыл бұрын
Xagee bay wax marayan jamac warkeen
@ibrahimmaxamed2666
@ibrahimmaxamed2666 4 жыл бұрын
Yaa Is Gaaray
@d.x.gaxnug3857
@d.x.gaxnug3857 4 жыл бұрын
Tigraga dhul badan ayaa laga qabsadey oo Amxaaro kaqabsatey iyadoo isticmaaleysa Dawladda Federalka ciidankeeda. Tigreyga wali waa mintidayaan lkn caalsaaraha ayaa hadda laga haystaa. Abiy is started the full scale war on TPLF and Tigray but it will not be upto him when it will end.
@abdiiabduosman4746
@abdiiabduosman4746 4 жыл бұрын
Allaw nagakhaba wax torka socdo
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Cws nuur en jamac
@dhago1117
@dhago1117 4 жыл бұрын
Jamac cawaa madabadagabaa sudhku misa waa lays xulayaa farm hargasa somaliland
@mohammedsheikhassen8956
@mohammedsheikhassen8956 4 жыл бұрын
Asc waan i din wa
@shariifickiriin6686
@shariifickiriin6686 4 жыл бұрын
War kadaa mahubtide
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 4 жыл бұрын
Masha Allah Wariyasha Nur iyo Jamac Galad iyo Bare Ilka case Wixii War Ah ee Ethopia Waa in Idinka La idiinkaga Dambeeya sababto ah cawa Xusen kurdi Oo Xogaha Dahsoon leh Ayaa Wararka idinka Qaatay Ila Daawada clipkii xusein Kurdi kzbin.info/www/bejne/kJ3SaGaMp5h5iMU
@xariirye
@xariirye 4 жыл бұрын
waan so dawdy isgaba kuxirnahy dhinaca bariga dhexe
@hasencabdi1252
@hasencabdi1252 4 жыл бұрын
@@xariirye xaqiiq
@hasencabdi1252
@hasencabdi1252 4 жыл бұрын
@@xariirye xaqiiq
@maxamedmaxamuud4269
@maxamedmaxamuud4269 4 жыл бұрын
jaamac caawa ma lug baariyaw ah baad soo liqday
@anisayasin4991
@anisayasin4991 4 жыл бұрын
Maafiyo weeye kulahaa
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 4 жыл бұрын
Bal Tigree Hadey Wax Isku Haayan Car Haku soo tuuran Hal gantaal Dhulka Somali state ama Somali Galbeed Hadaanu Nahay Wadanka Somaliya Waxaan Ku Duqeynenaa Beyradaaq TB2 Dronta Turkiga ee Ka Dhuumato Raadarka 3days Ayaa Kusoo Afjari Leheen Walahi Tigree Yaa Arkey Baa Ka dhici Laheed Ee Shacabkeeniyow Somali state Kunoolow Hurdo Caafimad Kuseexda Oo Walwal la aan Ah
@MohamedIbrahim-ss8fb
@MohamedIbrahim-ss8fb 4 жыл бұрын
Waaan ku farxzanhy wlhi
@qeysshow8546
@qeysshow8546 4 жыл бұрын
Dagaalku ilaahay haqaboojiyo
@Hasuni675
@Hasuni675 4 жыл бұрын
allow iskudir oo isku baabi 30 sano dagaal dhexdooda ayaan illahay oo gatuugaynaa
@aliabdi8347
@aliabdi8347 4 жыл бұрын
Tigrey! haddiyadda si caddaalad ah u bixi ee deegaanka DDS ee wax ka siiya
@naanaamanexe6768
@naanaamanexe6768 4 жыл бұрын
Liyuu boliska Somalida wax kasiiya dheh
@abdihakimhaji2413
@abdihakimhaji2413 4 жыл бұрын
Dagaalku ha socdo Hana dheeraado ayaanu ugu ducaynaynaaa imisay wiil somaliyeed qasheen
@wiilhog6788
@wiilhog6788 4 жыл бұрын
jamac qabka oo wararka ukala dhigayo ayaa ku heestaa wlh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍🇸🇴🇸🇴😍🇸🇴🇸🇴😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏sln wanka qadnay jamac
@qarandoonmedia2410
@qarandoonmedia2410 4 жыл бұрын
Hanbalyo xuseen #kurdi oo xigtay falanqeeyaha caalamiga ah jaamac galan. Horay usocda sxiibayaal
@mohamedmuse6326
@mohamedmuse6326 4 жыл бұрын
Wlhi fani ayaa tihiin intaan saxafad dhageysanaaye dadkii iga qosliyaa tihiin kkk
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 4 жыл бұрын
Ascww wlky qaliga ah wkslmy sida wngsn Ee Aad inoogu so bahiso Abey Axmed waxaa inoo ga daran dhiwaatada uw farmaajo la damacsan yahay shacabka soomaaliyeed iyo jiilka ee dhumi doona
@axmedcabdulhi4201
@axmedcabdulhi4201 4 жыл бұрын
Asc taarikh daqor
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Tigree in la isutago ma xaqbaa
@sayd5301
@sayd5301 4 жыл бұрын
cadowgii somaliyeed ayaa dagaalamaya alle ha isku baabiyo.
@maryanhassan29
@maryanhassan29 4 жыл бұрын
Asc jaamac kumee sxb
@jamalfaras5063
@jamalfaras5063 4 жыл бұрын
Jamaal iyo nuur waxay u labisteen, sidii niman gabdhaha tigreega ah soo qaniimaysanaya
@leylahilowle2168
@leylahilowle2168 4 жыл бұрын
WARIYE JAAMAC GALADOOOOOOOW DHAGEEYSO IDAACADAAN DHOWR JEER MAGACAAGA KU SOO CEL CELINEEYSO FADLAN. kzbin.info/www/bejne/kJ3SaGaMp5h5iMU
@hasencabdi1252
@hasencabdi1252 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@leylahilowle2168
@leylahilowle2168 4 жыл бұрын
@@hasencabdi1252 KKKK MA DHAGEEYSATAY ADIGA ??!?!
@Akvlogs_2025
@Akvlogs_2025 4 жыл бұрын
Jamac galadaw xalay xusen kurdiba kudaday😂😂😂
@abdullahibaris7182
@abdullahibaris7182 4 жыл бұрын
Tigray siisaiyal waye weeyna isku xidhaan yiihiin weyna isku kalsoonyihiin abiye weka hos martaay
@aliahmed7435
@aliahmed7435 4 жыл бұрын
Asc Nur iyo jamac wa idi salamey tigrega wa laso qabanayo Mar dhaw
@barehussein4804
@barehussein4804 4 жыл бұрын
Nuurow mesha gantaalaha lagatuuray iyo casmara meqay isujiraan
@munanuur2210
@munanuur2210 4 жыл бұрын
Itoopia oo wada argagaxsan ayaa rabnaa
@yassinawil5158
@yassinawil5158 4 жыл бұрын
Wixiii Ethiopia wararkeda kusabsan halkan kala socda labadan ninbaa soo daaya oo fahansan waayo waa dadka wali gumaysiga Ethiopia kuhios jira
@mmcadecadee3545
@mmcadecadee3545 4 жыл бұрын
Jamac galad war bixintada waxan ka soo xagenaya husein kurdi waad mahad Santahay war bixin fiican nalawdaadta
@maryanali9186
@maryanali9186 4 жыл бұрын
Waa arin wanaagsan waayo nin kugu soo ordaayo in laýska caliyo maahee looma fariisan karo nin qurbaha ay àyàgu ka keeneen oo ku kibray waa inay cashar u dhigaan
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 4 жыл бұрын
Aanku Hadlo Luuqadii Absame Maadama Aanan Eheen (Ina Aabow Eegadan Waad shidan Tihiin Hore usocda oo Wararka Dagaalada Ethopia Naga Dherjiya) SSTV + Dal Jire Tv
@Khader315
@Khader315 4 жыл бұрын
Jamac iyo Nuurow idinkoo labadiinu sidaa isku ag fadhiya nosoo tabiya barnaamijka sidaasay ku fiican tihiine
1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, 9 🙈⚽️
00:46
Celine Dept
Рет қаралды 113 МЛН
كم بصير عمركم عام ٢٠٢٥😍 #shorts #hasanandnour
00:27
hasan and nour shorts
Рет қаралды 10 МЛН
1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, 9 🙈⚽️
00:46
Celine Dept
Рет қаралды 113 МЛН