Bakaaro hadda ka imid Update

  Рет қаралды 9,498

Abdikadir Boss

Abdikadir Boss

Күн бұрын

Пікірлер: 44
@Ahmedjaylani-dt1qs
@Ahmedjaylani-dt1qs 7 ай бұрын
Doqon dabaal ah ayaa tahay wlshy 🩸 luul 🥲 cabdicaziiz waa utooganeenaa mujrimka gabadheena dilay from shiikhaal boy 👑✊🦁
@sadiaaden3074
@sadiaaden3074 7 ай бұрын
Gesi gesi dhalay cabdulqaadir runta sheegtay ilahay ha ku xifdiyo from ceelhur insha 🇸🇴 🇸🇴 👍🙏🦁🦁🦁
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 7 ай бұрын
Sheekooy ku nacay maskaxdiisa tustay inu baxsado oo meesha ogtahay u dirtay walee waa fayooydahay 100% waliba
@Iman2359
@Iman2359 7 ай бұрын
Kaas hadu walan yahay xataa yalasi deyn waba manaxe halis ah hala gubo
@axmeddaacad9497
@axmeddaacad9497 7 ай бұрын
Taasi waa shego hawiye qof waalan siduu ku baxsan karaa caqliga ku baxsanyo oo diyarad ku raacay yaa siiyey kkk
@CaafiTiens
@CaafiTiens 7 ай бұрын
Excuse u raadinayan
@axmeddaacad9497
@axmeddaacad9497 7 ай бұрын
@@CaafiTiens wey iska cadahay sxb
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 7 ай бұрын
Mashaa Allah cabdulqadir boos guleeyso
@kingaweyskaofficial8871
@kingaweyskaofficial8871 7 ай бұрын
Mansha Allah
@FosiaJama-cq4bk
@FosiaJama-cq4bk 7 ай бұрын
Xamar Nabad hadii laga doonayo inay noqoto halaga qabto argagaxisada Raga ugu waaweyn Mudulood hiraab Iyo hg madarkicis hiraab Ardaydii xasan dahir aweys Mahad karatay Kaba kutukade
@a.m.k9976
@a.m.k9976 7 ай бұрын
SUUQA BAKAARAHA ha loo sameeyo Ciidan tababar fiican leh oo ku hubeysan Qalab tayo leh oo is badala maalin iyo hameyn. Waa in la helaa Company yaal Security Copany leh ganacsaduna ay bixiyaan mushaarkooda sidoo kale CCTV waa in lagu xiraa goobaha ugu muhiimsan ee laga socdaa cidii dhib wada.
@abdiazizalasow
@abdiazizalasow 7 ай бұрын
Ganacsata oo diidi canshurta lakordhi iyo qaraxa maxa kulmiye
@Heimatar
@Heimatar 7 ай бұрын
Wuu fiyoowyahay.
@shamso_1451
@shamso_1451 7 ай бұрын
Mahadsanid wacyi gelin taada alle hanaga qabta kadare kasta iyo dumiye kasta
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 7 ай бұрын
Dowlada maanta gacan ku dhiigle waa toogasho dowladii shalay gacan ku dhiigle waala dalacsiin jiray 😂😂😂😂😂
@Football-fans327
@Football-fans327 7 ай бұрын
Hhh 😂waxaad ka iloowday wuu baxsaday
@asssa6935
@asssa6935 7 ай бұрын
Alla ka cabso ina abtiyow dowladena kor allaha ka dhigo ninka waa nin shaqeysan jiriy dowlada.waa ineey cadalad noqoto xasan sheeq kor allaha ka dhigo
@safiyocismaanyuusuf1898
@safiyocismaanyuusuf1898 7 ай бұрын
Waa sax intafayoow weey ogyihiin in waxaqarxay uusan ahaynn hoobiye balse intajiran oocuqdadaysan ayaasikale udhigaaya
@88mahamed
@88mahamed 7 ай бұрын
Cabdiqadir boss soo adigii maahan mahad salaad qofkii sidaa ogaa uga hadli jiray, oo hada maxaa isbadalay, walee horaa loo dhahay waayeel abgaal iyo weey lo,aad ninkii waraab sadaa leh Aduun ileen daba dhilifka waa waxa liito,
@Uus998
@Uus998 7 ай бұрын
5 dhacdoo macquul eheen baa somaliya ka dhacay with in week arinta gabada lagubaa mashauulisay. Ninbaa gabar jarjaray 5 years old gabad baa niman iskugu tagen nagbaa ninkeda gubtay and more subxannallh unadi somaliyed waxba ku habsady but lkn mashruuc NGOs ee xalane fadh fadhiya baa umlesa in ku qataan si umada lodabarjaro oo umda lisku daro
@user-oh2yq6ub3j
@user-oh2yq6ub3j 7 ай бұрын
Malqari karaa her waa hoobiyayaal 😂😂😂 midkalearmaa habeen madoow latoogtaa oo maskiin jareer ah lagu bedelaa 😂😂😂 sass waxlaloo qariyaa
@yusufhaji7059
@yusufhaji7059 7 ай бұрын
Kkkkk warkaas waa mid laguu Soo dhiibay, wax muuqda ayad marwalba candhuuftaa kkkkkk
@yusufhaji7059
@yusufhaji7059 7 ай бұрын
Kkkkk warkaas waa mid laguu Soo dhiibay, wax muuqda ayad marwalba candhuuftaa kkkkkk Mawaxad laguyiri danbiilaha Saleban qiil u sameey kkkkk Maxad ugu aamusten kuwa kalena??????
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 7 ай бұрын
Sax
@isninoali9533
@isninoali9533 7 ай бұрын
Boos soow intala dulminmaskiinta qarax jugimayo
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 7 ай бұрын
Taliyeyaashii fahad yaasiin qaraxeey gudbin jireen
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe 7 ай бұрын
Alshabab mahad kawaanle isku qabiil miyaad tihiin nin xoolaha qali jiray ayaa loo dhiibay NISA. Hasan munaafaq umada ilaahay haka qabto..
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 7 ай бұрын
@@MohamedAli-nm8oe Bacaac Bacaac Bacaac awlaadul bashuuqsi argagixisada mahad salaad eber ka dhigay adigoo qaxooti ah waad ooyi kartaan reer ooyaaye wabaa xaq baad u leedahiin
@bima9383
@bima9383 7 ай бұрын
Kkkkkkkkk waxa dhacay sacab lagumaqarinkaro
@huwaamo3735
@huwaamo3735 7 ай бұрын
boowe Nac nacdaada waa dhageesanaa kkkkkkkkkk hadaa nahey rer puntland bosaaso
@yasinabdi8424
@yasinabdi8424 7 ай бұрын
afka weeyn deey amus nacas yshow
@user-kb2vy1so9i
@user-kb2vy1so9i 7 ай бұрын
First comment 🎉❤
@abdirahmanjamac5815
@abdirahmanjamac5815 7 ай бұрын
Asc sxbow adiga maxamad ugu hadashay sida nin cuqdadesan way way maku fahmin aniga iscadee kusoco
@shariqashidan145
@shariqashidan145 7 ай бұрын
Walaahi aanaba qaba in ninkan maskadiisa la baadho Waayo somalida waalida dharka qabta ayaaba badan
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 7 ай бұрын
Epow qolkadii dibada cml ayaa xamar ku samesatay mixnaa tahay wlh waceysle caqli u daa 😅 isku si Ayaa u qawesatay
@hassaniman4629
@hassaniman4629 7 ай бұрын
Kan waaba doqon
@caabishataa6612
@caabishataa6612 7 ай бұрын
Hhhhh.cafimaad majiro
@user-kh9fk8mb1l
@user-kh9fk8mb1l 7 ай бұрын
Bossow caaw buman ma soo marsati😂 waa dhalaalisaaye
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd 7 ай бұрын
Kuwa cabsanaya e bada bixiya side kugarsiyan qawarijta horta soti la laha lacagkasta e baxda ama so gasha dalka wa laga warqaba
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 7 ай бұрын
Nacabkii ayaa nafis ka dhigtay Intas mantay
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 7 ай бұрын
Ina ader gessi baa thy Aan marnaba gamban
@Siciid22
@Siciid22 7 ай бұрын
Hoobiye 😂
@RahmaBanooda
@RahmaBanooda 7 ай бұрын
Boosow boosna ma tihid naftaada been ayaad u sheegtey anagana been ayaad noo sheegeysa, haddii aadan runta sheegi karin iska aamus please body language ayaan kaa arkaa iyo cabsi kkkkk
@AhmedGalool-vz5qb
@AhmedGalool-vz5qb 7 ай бұрын
Beenaale
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 9.09.2024
20:25
WS Somali
Рет қаралды 2 М.
Guddoomiye Shuute "Nin aan xukun toogasho ah ku xukunay ayaa saacado u xayirneen."
7:24
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 1,2 МЛН
Apple peeling hack
00:37
_vector_
Рет қаралды 52 МЛН
“The U.S Empire refuses to grow up” | Dr. Cornel West | UNAPOLOGETIC
1:38:55
SULDAAN SOMALILAND RAALI GELIYAY GARAAD JAAMAC SALAMAAD
12:47
waridaad TV
Рет қаралды 45 М.
WAA KAR IYO HOLAC AMAR ALLE LAAKIIN!!
17:59
dallada kulanka media
Рет қаралды 2,6 М.