Bal quruxdan eeg. Faysal iyo bilicsan waxay doonayaan in la helo Hargeysa cagaaran.

  Рет қаралды 22,153

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Пікірлер: 81
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 17 сағат бұрын
Masha allllah ilaaaahow hargaysa barakeee oo hagaaji caaaasimada bilan ee bokhran dadka reer somaliland noooolaaada meelwal oo joogtaaan aaamiiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmad6967
@ahmad6967 13 сағат бұрын
اللهم امين وبارك الله فيك وجعل والذيك في الجنة
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 13 сағат бұрын
Isaaqa waan jeclahay Waa dad nolosha wax ka yaqaan Maanshaallaah/ Qardho ❤
@abdiqanimohamed4893
@abdiqanimohamed4893 8 сағат бұрын
sido kale anaguna waan ku jecel nahay hno🥰🥰
@maxameddaahir7386
@maxameddaahir7386 6 сағат бұрын
Very nice girl
@nimcaankhadar6935
@nimcaankhadar6935 12 минут бұрын
Wll wan idin jecelnahay alle somali ha is jaclaysiiyo
@abdiwaliqoofal6270
@abdiwaliqoofal6270 9 сағат бұрын
Barnaamij fiican buu Faysal la yimid bravo calayk
@shabcaanahmed140
@shabcaanahmed140 16 сағат бұрын
Masha Allah. Hareysa Alle ha dhawro waxaan xasuustay siday ahaan jirtay markay beeruhu ku badnaayee een roobbku ka qaadi jirin. Lkn, waxa ku Soo batay dad dhulkii beeraha ahaa ka baayac mushtaraynaya oo guryo yar yar ka sameeynaya oo qaraxa
@abdullahidirirhersi2297
@abdullahidirirhersi2297 11 сағат бұрын
What a beauty !! Keep feeding the nature. Professional Horticulturist. Somaliland needs more of Faisal .
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 9 сағат бұрын
It looks great but foreign plants pose a threat to local species and the environment and must be regulated and vetted. Most countries don't allow foreign plant species for a reason. It can bring diseases too to other plants .
@MariamElmi-b3f
@MariamElmi-b3f 16 сағат бұрын
Mashaallah Ilaahayow noo barakee Dalkayaga SOMALILAND guul iyo gobanimo ❤❤🎉🎉💕💕💕💕💚🤍❤️
@mudanibrahim9089
@mudanibrahim9089 12 сағат бұрын
Aamiin
@Allamagan-n8c
@Allamagan-n8c 14 сағат бұрын
Macha Allahou mon pays Djibouti a besoin des plantes comme ça. Baraka Allah ou ma.
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob 12 сағат бұрын
Masha Allah waa dhir aad u qurux badan guul iyo gobanimo somaliland
@karingarfod9151
@karingarfod9151 13 сағат бұрын
Mashaa Allah lascaano ayaan daganahay ishaa Allah jid ka hadii lafuro waan kaa soodonanaayaa
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 13 сағат бұрын
Jidka idinkaa xidhey
@Ahmet090
@Ahmet090 12 сағат бұрын
Jidku waa furmi, dadkuna waa isu soo noqon wll
@yousufabdi74
@yousufabdi74 12 сағат бұрын
Insha allah waa la isu furmi
@karingarfod9151
@karingarfod9151 12 сағат бұрын
@@yousufabdi74 waa wax fiican ciro aan sugey naa guul iyo nabad samalia oodhan
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 7 сағат бұрын
War muusaa soo noqonayee maxaa layeelayaa
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 сағат бұрын
Faysal wax cajiib ah ayuu wadankii ku kordhiyay ilaahay ajar iyo xasanaadna wuu kaa siinayaa inshaalaah Amin ya rabi
@Abdishakurismaciil
@Abdishakurismaciil 3 сағат бұрын
Faysal iyo bilicsan waa shaqaynayaan Alle ha barakeeyo.
@HudaJama-v8l
@HudaJama-v8l 11 сағат бұрын
Reer somaliland xamar guryaha ugu qurux badan bay lahaayeen oo dhirtu iyo ubuxu ku beernaa xaafadihii deerarka weynaa kaasa balbalaale xaafadii hodan, iyo area u dhexeysa hospital banaadir iyo digfeer, hotelo badan oo xamar ahaa hoteel taleex, xaraf iwm. Reer somaliland meeshay joogaan way qurxiyaan
@abdullahiali1322
@abdullahiali1322 9 сағат бұрын
It’s wonderful Plants are the life and beauty of the environment and the existence of human life❤❤
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 9 сағат бұрын
It looks great but foreign plants pose a threat to local species and the environment and must be regulated and vetted. Most countries don't allow foreign plant species for a reason. It can bring diseases too to other plants .
@Wacanfaysal
@Wacanfaysal 2 сағат бұрын
Masha allah dear daddy❤
@ahmedhusein6933
@ahmedhusein6933 17 сағат бұрын
Masha allah allow dalka noo hagaaji
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 17 сағат бұрын
Masha allllah faysal nolow❤
@AliYusuf-o2y
@AliYusuf-o2y Сағат бұрын
mansha allaah halkaa ka wad ❤❤❤
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 6 сағат бұрын
Maanshalaah bilicsan ilaahay ha idiin barakeeyo
@abdikanimohamed3768
@abdikanimohamed3768 6 сағат бұрын
faysal masha allah alle haku siyaadsho shaqada hayso insha allaah
@Janno190
@Janno190 12 минут бұрын
Maasha Allah tabarakalaah ❤❤❤❤
@HassanSharif-k9d
@HassanSharif-k9d 9 сағат бұрын
Waa horumar fiicaan
@shantagees9425
@shantagees9425 14 сағат бұрын
Somalia oo dhan waa inay ku dayato hawsha ninkaan wado Mashallah.
@abdourahmanmohamed7415
@abdourahmanmohamed7415 2 сағат бұрын
Gobaniimo, machallah !
@mostafasharif376
@mostafasharif376 14 сағат бұрын
Asc masha allah goon yihii hargeysiyo guryo samo adoo yaal
@mustafecasuur2163
@mustafecasuur2163 10 сағат бұрын
masha allah Aabo alleh tacbka haku xasiliyo ❤
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 6 сағат бұрын
MR Heri ma runbaa mise waa riyo ma Hargeisa mise waa duni kale
@MohamudColaadYusuf-ki2pw
@MohamudColaadYusuf-ki2pw 10 сағат бұрын
Maasha allaa c salaan hereri aad ayaad u mahadsan tahay dhiiri gelenta quruxda
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 16 сағат бұрын
MAANSHA ALLHA
@AbdillahiIsse-k1j
@AbdillahiIsse-k1j 6 сағат бұрын
That is a good thing, sida Hereri wax lagu farxo dadka usoo daaya. Intii dad Soomaaliyeed oo la laayey iyo qabiil iyo qabyaalad ku mashquusheen.
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 сағат бұрын
MAANSHALAAH MAANSHALAAH MAANSHALAAH MAANSHALAAH Waligay waxan oo kale ma arag HERERI aad baad u mahadsantay su,aalihii aan u baahnayn oo dhan ayaad Faysal waydiisay Faysal waa caqli ayuu ilahay u dhiibay waxan ka mafsuuday talada wanaagsan sida biyaha waysasada inay dhirta ku waraabiyaan iyo inay barkad samastaan biyaha roobku ugu dhaco
@Saifiyacumer
@Saifiyacumer 14 сағат бұрын
Maashaa alaah tabaaraka laah telefoonkiisa xagee laga helaa
@hassandaher3563
@hassandaher3563 9 сағат бұрын
Masha allah jumuhuriyada somaliland 👍👍
@Warsame-u5s
@Warsame-u5s 21 минут бұрын
Walaal magaalada qardho yaa maruun itusa hablaheedaa aad uquruxbadan
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 16 сағат бұрын
Gebely berbera burco iyo hargysa dhirtan wan arka aydu dawldaha hoosa lamida dhincydida ka biirin iyo wasrdaha dhexdeda laga biiray
@khaldirhassan4581
@khaldirhassan4581 11 сағат бұрын
Midha heenii dabiicaga ahaa sida dhafaruurta hohobta madheedh ka maad tijaabisiin abaqal kasamaysiin
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 8 сағат бұрын
Wadadhif soo malidu dhir fairas qabta oo nabaad guur wadata ayaa lagasoo iibiyaa lkn teenaa hadka kabaxda ayaa fiican galoolgu waa dawo hohobtii ookale masha allh
@FeysalIbrahim-lb8cv
@FeysalIbrahim-lb8cv 17 сағат бұрын
Asc hareeri wararka caalamka nosoo tabi bariga dhexe iyo xaaladaha dalkaba
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 6 сағат бұрын
Please Bilicsan waxaan si sharaf leh kaaga codsanaynaa Hargeisa dhir ku beertid. Magaaladu aad ayay u foolxuntahay abaar ayaa ka muuqata. Guryaha iyo hudheelada qof soo gala mooyee cidi ma arkayso indhaha badankoodu waxay ku dhacayaan magaalada
@Degmociise123
@Degmociise123 13 сағат бұрын
Maan shaa Allah ❤🎉🎉🎉🥳🥳🥳🥳🥳
@Fransiis
@Fransiis 9 сағат бұрын
Maashalah
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 8 сағат бұрын
Guul soomaliland ilahay haynoosiyadiyo nimcada iyo barwaaqada
@sahruja5777
@sahruja5777 12 сағат бұрын
Maasha Allah
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 30 минут бұрын
Hargeysa kacaankii kahor seebay ahayd. Iskadaa lahaayaa, hawnoqon lahaayaa.
@lailaabdi5554
@lailaabdi5554 9 сағат бұрын
Geed beer waa rajo beer Wll aynu ka qayb qaadno hargeisa cagaaran qofkii kari karayaa guriiga hortiisa ha ku beero geed Hargeisadeenii wacnyd ee beri samaadkii aynu soo ceshano
@MohamedYusuf-xb2sb
@MohamedYusuf-xb2sb 3 сағат бұрын
Geedkaas Weyn ee Hadhka sameenaaya Guriga ayuu iigu yaala oo Hargeysa ah,Sanad kasta waxaan kasii Abqaala 200 oo geed ,Ethopia ayaa laga keeni jiray barigii hore iminkase waa laga maarmay,Cidii u baahan ha ila soo xidhiidhaan.
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 2 сағат бұрын
Waa wareeeey, waar Hereri ma waxa uu yimid Hargaysa? Ciidamada sirdoonku ha ka warhayaan ninkaasi maaha qof jiree!!. Waa dadka ay adeegsadaan cadowgeeni, kollay na ujeedo wayn buu yimid. IL GAARA HA LAGU HAYO NINKAA!!.
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 14 сағат бұрын
Good job
@ice-cold4342
@ice-cold4342 16 сағат бұрын
Biyaha waysaa ka bandan dhirta
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 14 сағат бұрын
Hereri❤❤❤❤❤❤
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 30 минут бұрын
Hawiye iyo isaaq kee laqaatay.?
@rashiid187
@rashiid187 13 сағат бұрын
Dhirta beera . Southern africa issga beerrta
@Kadraahmed124
@Kadraahmed124 15 сағат бұрын
Masha allah
@SahalBockHoussein
@SahalBockHoussein 6 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 16 сағат бұрын
Waa Beertii Abaarso
@adamsaciid4919
@adamsaciid4919 11 сағат бұрын
Halkani waa hargeisa abaarso maaha 😮shoodhe
@gaagaale1528
@gaagaale1528 9 сағат бұрын
Ninkan Dhaqanemedia cinwaanka ka dhigtay waxaan u kala garan la'ahay inuu doqon yahay iyo wax u dhiman yihiin.
@axmedmaxamuud2890
@axmedmaxamuud2890 14 сағат бұрын
dhirtii dhulka maxaa loogu beeri waayey. anigu Musiga somalida yaan dhegeystaa ee ka baxa makhaayadaha, maxaa wacay in aynaan arag dhirtii dhulkeena? Aniga, fikrad ahaanteyda, waxa macno leh ii sameyn meeyso dhir shisheeye! sababtoo ah desighn theme ku is qaban mayoo!
@adamsaciid4919
@adamsaciid4919 11 сағат бұрын
😂😂dalkaaga maxa ka baxa oon ahayn qudhac iyo galool wada qodaxa😢
@cadnaancabdi5674
@cadnaancabdi5674 14 сағат бұрын
👍👍👍
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 13 сағат бұрын
Geedkaa Garanawaguu dhulkaa kudaafadee uu Soo Qabatee
@FarhiyoSharifAbukar
@FarhiyoSharifAbukar 4 сағат бұрын
Itoobiyadi idin qadatay idima dhigto wax kasta ma xabashi ay u daba fadhidan!
@HudaJama-v8l
@HudaJama-v8l 11 сағат бұрын
Dhulka somaliland daalo waxaa ka baxa dhir iyo geed midhood iyo dhir udug aan africa ka bixin iyo dhamaan buuraleyda s/land. Intaad itobia tegeysaan dhulkiina horumeriya oo dhuxusha laga joojiya
@FarhiyoSharifAbukar
@FarhiyoSharifAbukar 4 сағат бұрын
Away dhirti wadaniga ahayd ee dalka laha? M wad dalkale iyo dadkale leeyihin aya soo dahribinaysan inta kuwiini dayacden away Mirimiridi, baxarasafki,galolki, qansaxi, qudhaci iwm ? Somali wa ddal ugu liita aduunka oo wax ilahaysiyay dayaca oo ka carara wax dadkalan ku dhagan! War dhirti wadaniga ahy beera itoobiyadi idin qadatay idinma dhigtee😕😕😕😕
@xasannuux5275
@xasannuux5275 12 сағат бұрын
Mansha allah
@MaftuuxAli-v6t
@MaftuuxAli-v6t 15 сағат бұрын
Masha allah
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 106 МЛН
Maxaan kala kulmay dawlad degaanka somali galbeed
10:36
Dhakhtarrr
Рет қаралды 14 М.
Bal daawo Salaxlay oo sii noqonaysa magaalo salaxan.
37:54
Hereri Media
Рет қаралды 35 М.
Dalkeena ma rabno inaan ku hoggaamino siyaasad Kala qeybineysa,
7:56
Somali National Television
Рет қаралды 2,2 М.
MAALINTEEDA 5 AAD EE MALAYSIA IYO SAFIRKI LANGKAWi
20:47
ISHAA AZIIZ
Рет қаралды 12 М.
لماذا تحريرها كلها ممكن؟ - بودكاست مع تميم
3:46:56