DEG DEG Taliyaha Gabadhiisa Oo Goordhaw Qarax Lagu Dilay Muqdisho Xaalada Oo Caawa Aad U Kacsan

  Рет қаралды 23,890

Banaadir Channel

Banaadir Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 31
@ummuisra6271
@ummuisra6271 Ай бұрын
Inta kudhimatay ALLAHA unaxariisto inta kudha wacantay ALLAHA uboga dhayo
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 Ай бұрын
Allah xamar dhaxal uma aysan helin qaraxa iyo dhimashada ilahaw umadaada iyo dalkaba u gargaar yaarabi yaaraxmaan kuwa dhibaatada shacabka ka shaqeynayana naga qabo yaa raxmaan yaa raxiim
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Allah haw Naxariisto intiiku dhimatay Dhaawaca Allah Haw boogadhayo
@abcbc4008
@abcbc4008 Ай бұрын
Asc xasbunAllah wanicmalwakiul laa xowla walaa Quwata ilaa bilaah caleyulcadiim yaa xayyu yaa Qayuum biraxmatak Astaqiid Aslax wadankeena nona xafid umada ku nool muqdisho Amiin yaa Rabi.cadiwga Reer muqdisho Alle waa Arkaa ee ceebtooda bananka Allah ha keeno adun iyo Akhiro Allah ku cadaabo dadkaan dadka Qarxinaayo yaa Rabi ku so Qabo gacan bir ah kuligood waxii baaburka lahaa iyo Qofkii ku sixeray qaraxa iyo Qofkii sigeliyey yaa Rabi so Qabo Adaa weyn oo waxid ah.xasbunAllah wanicmalwakiil kuli dalamiin.cadowga umada ku nool cagta ka hoos Amiin yaa Rabi
@abcbc4008
@abcbc4008 Ай бұрын
Cadowga umada ku nool muqdisho cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.XasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalimiin
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Ай бұрын
INaa lillaahi wa iNaa illayhi raajiciin Subxaanallaah Allow u naxariiso yaraball caallamiin
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Ай бұрын
iLaahay..Ha.UNaxariisto Dhamaan.Tood..AmiiN
@HindaHusen-vq9iy
@HindaHusen-vq9iy Ай бұрын
Inaalilaaha waa inaa ilayhi raajucuun 5 qofkuma dhiman meeshaan ee beenta iska dhaafa
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 Ай бұрын
Xasbunallah wanicma wakiil
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Ай бұрын
😢😢😢subxan allaah
@fadumoashur8770
@fadumoashur8770 Ай бұрын
Allaah hawnaxariisto dadkii ku dhintay qaraxaa intii ku dhaawacantay Allaah haw booga dhayo ilaahayoow dhamee Alshaabaab dadkii soomaaliyeed maalin walbaa dhimasho dhaawac yaa raabii naga qaboo cadawgaa
@NajaxMohamed-bc9ed
@NajaxMohamed-bc9ed Ай бұрын
Alow unaxariiso inta dhawacne alow caafi
@bellazio7410
@bellazio7410 Ай бұрын
XASBUNALAAH WANICMAL WAKIIL ETHIOPIA 🇪🇹 KADANBEEAO ISJIRA SOMALIYEY WAXAS EY ADUUN WEYNAHA USHEEGTAY SUBXANALAAH
@farahsaid6913
@farahsaid6913 Ай бұрын
Subxaanalaah Subxaanalaah ilaahayaw ugargaar
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 Ай бұрын
Illahay baa meeshaas nacay... waa naar la qadimey
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 Ай бұрын
Astakhfurulah dhe haw yeedhan
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 Ай бұрын
انا لله وانا اليه راجعون البقآء لله
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 Ай бұрын
Inta dhibatay allaha unaxaristo Madaxweyne Xasan Shiikh wa ku fududaday in ow markale nagu so celiyay San Balolshe nin horay lo tijabiyay in mar kale lo si dorto shaqadi ow kufashilmay
@zeinabsaidsalah2678
@zeinabsaidsalah2678 Ай бұрын
Waxaa dhigey qaraxa dholadaa damujadiid ayagaa digey gaariga gabdho aay ugu talgaleen inaayshacabka laayaan i
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Ай бұрын
Xukumada gurgurte intu shacabka qarxiyo ayu adunka kaga radsada lacaag see uu shilinade loo siiyo 😢😢 waale maa baxaan reer qoslaaye zumxanallah
@SacdiyaJamac-z9q
@SacdiyaJamac-z9q Ай бұрын
War dadka nadaafada sameynaya siiya safety boot maxey aheyd dowladu faqrisanaa
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 Ай бұрын
لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
@SacdiyaJamac-z9q
@SacdiyaJamac-z9q Ай бұрын
Ragii aawey soomaaliyey dumarkii uun baa shaqeyn
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 Ай бұрын
Maxay tahay dhibkan weli hawiye weli is laynayaan oo dantoodi garan ama dad shisheeye isku dhex dirayo dhexdooda oo mashruucyo danahooda wata, wallee ha la isku duubnaado somaliwayn weliba hawiye dhexdooda nabadgelyadiina ka fikira.
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 Ай бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل
@hodankariye
@hodankariye Ай бұрын
Masaakiin walweyn Hawiye dantoodii ayaye wali garan laayihiin somaliland iskaha nabad galiyaye oo noloshiin iyo amaankii kaha shaqeyaha
@dirayamohamed347
@dirayamohamed347 Ай бұрын
The new war between Somalia and people is just the beginning the Somalian capital will never be the same because of our president the president of the Somalian people tribal power sharing is not equal in Somalia. This is the result of that every Somalian people must stand to throw the worstSomalian president ever peace for Somalia Somalian people East Africa, peace
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 Ай бұрын
Rabi talo ku filan
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
XAA LA NADIIFINAYAA WAXAY KA DHIGANTAHAY, DADKA DHINTAY IN AAN LA OGAAN😢 SIDII IN AY DADKAASI QIIMO LAHAY´😢. IN LA BAARO OO LA EEGO BAY AHAYD HUBKA LA ADEEGSADAY. MAXAA SI DHAKHSA AY LOO FIIQAYAA BAABUURKA QARAXAY ? MALA QARINAYAA ?
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Ай бұрын
Xukumada gurgurte intu shacabka qarxiyo ayu adunka kaga radsada lacaag see uu shilinade loo siiyo 😢😢 waale maa baxaan reer qoslaaye zumxanallah
Maxkamadeynta Sargaal & Askar loo Heysto inay Lunsadeen Hanti Ciidan.
25:15
Somali National Television
Рет қаралды 56 М.
BURBURKII MUQDISHO 1991 ILAA 1999 | ASAL FILMS 2021
10:04
Yontoy Pro
Рет қаралды 62 М.
За кого болели?😂
00:18
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,3 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 71 МЛН
UGU DANBAYN SHIIKH AXMED OO BANAANKA ISKEENAY | SU'AALO KULUL
47:14
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 91 М.
Somali Documentary 1976
14:39
Sollas Media
Рет қаралды 35 М.
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 246 М.