No video

TAARİİKHDA URURADA İSLAAMİGA SOMALİYA İLAA ALSHABAAB (Raadka asalka).

  Рет қаралды 77,906

ANNAGA PRODUCTİON

ANNAGA PRODUCTİON

Күн бұрын

Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
1-Science-ka
2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
4-Psychology
5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Пікірлер: 384
6 ай бұрын
Qayb koooban wxii ka dambeeyey 2006-dii ''Siyaasadii keentay in ,Al-shabaab uu aas aasmo kzbin.info/www/bejne/iaSTi5t-qZ6no8k
@ayuubcade9304
@ayuubcade9304 10 күн бұрын
Muslim ma tahay
@ismaaciilibraahim3980
@ismaaciilibraahim3980 10 күн бұрын
​@ayuubcade93maxaa kaa si ah walaal04
@zakariyemohamed4100
@zakariyemohamed4100 6 ай бұрын
Kitaabka allah waa xaqq waana xal inta dooneso inuu kitaabka allah sareeyo alle ha guuleeyo inta dooneeso in waxan kitaabka allah aheyn sareeyo alle ha guul dareeyo🤲allahuma amiin 🤲🤲
@user-wv8yo1fj9y
@user-wv8yo1fj9y 6 ай бұрын
Kitaabka ilaahay inuu sareeyo adigaan adiga iska bilaw oo timahaaga qurxi gaalada aad isku ekaysiinayso iska daa قال رسول الله صلى الله عليه وسلم من تشبه بقوم فهو منهم
@osmankhalifsheikhh1609
@osmankhalifsheikhh1609 2 ай бұрын
Amiin
@abdirahmanmohamed5649
@abdirahmanmohamed5649 6 ай бұрын
Jazaka allah nin indheergarad ah oo wax badan fahansan
@muqtaarcali9459
@muqtaarcali9459 Күн бұрын
Dasturkena wa qur caanu kariim❤ I Love allah ❤
@nasrihassan9327
@nasrihassan9327 6 ай бұрын
Allah akbar what a documentary bro you got talent wlhi truck aya wada duur cidla aha wlhi ma dareemin anigo miles jaray aya is arkay. Ruuxa marku aqrinayo history aya waxa arkaysa tarikhdu isma badasho tarikhdu ma xishoto ee wa mid so labata wlhi waxa na tustay raag kala hadlaya xaqiqda aya aha xalka ugu danbaya waa kitabka quranka waxa kali ee ku tagan wa AL Shabab wlhi Lkn raaga way la xumatay o marki gaalada iyo munafiqinta ku diran shacabkodi somali ayey qalad wayn samayan o qarxiyan shacabki somali
@user-yk3cj6uq7j
@user-yk3cj6uq7j 29 күн бұрын
Jazaakallaahu kheer wll 🤔
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 6 ай бұрын
Xalka ugu fiican caqli ahaan Waa in dawladu diinta islaamka Sibuuxda uhirgaliso ku dhaqankeeda si loo helo cadaalad Waarta iyo amni joogta ah iyo Raali ahaanshaha ilaahay Taasi waxa gaashan uga noqonkartaa in alsha baab Dhibkeeda laga hortago
@researchproject-sb3su
@researchproject-sb3su 6 ай бұрын
Waa xalka kaliya ee dhalinyaradeena lagu badbaadin karo Haddii mareekanka iyo xulafadiisa ay kasoo horjeestaana awoodda alle ayaa kaweyn❤❤❤
@abshirgeelle9228
@abshirgeelle9228 6 ай бұрын
​@@PinaBinianimalscabsida iska dhaaf itoobiya adigaa ka adage
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 6 ай бұрын
@@abshirgeelle9228 lakiin dad mideesan baska,adkaan karo
@AbdinasirAhmed-mm8sk
@AbdinasirAhmed-mm8sk 6 ай бұрын
AS sababta loo la dagaalamayo waxey diideen Ku dhaqanka dimogradiyada
@yuuyuu941
@yuuyuu941 6 ай бұрын
@@PinaBinianimalshadeyba cabsida ilahey qima kulalehen gal marekan ah iska cabud
@Ahmedsahane
@Ahmedsahane 6 ай бұрын
Alshabaab Waxay ka dhasheen markii ree galbeed ay adeegsadeen Ethiopia inay burburiyaan dawladii islaamka ahayd ee Maxaakiimta anigu Waxaan Aaminsanhy in Alshabaab ay yihiin wadada kaliya ee Somalia ku badbaadi karto sida Afgaanistan
@user-yr4cb7hz3i
@user-yr4cb7hz3i 6 ай бұрын
Shukran wll cabdi rashiid, Ajar iyo xasanaad Allah hakaa siyo.
@Everything-ok1cm
@Everything-ok1cm 6 ай бұрын
28 daqiiqo oo 8 daqiiqo iila ekaatay. Mahadsanid wll.
@abdileabdi
@abdileabdi 5 ай бұрын
Dr Abdirashid may Allah bless you more knowledge inshallah that's is great 🎉
@hamzaaboubakar8116
@hamzaaboubakar8116 6 ай бұрын
Ustaad rashiid ❤
@user-lz3lp9xj4e
@user-lz3lp9xj4e 6 ай бұрын
What a documentary about it 🙌
@user-zv2ey8rx4r
@user-zv2ey8rx4r 6 ай бұрын
Somalia waxa xal uh shareecada in dhaqan giliso
@Hogaanka252
@Hogaanka252 6 ай бұрын
Manshllh vidiogi abdid ugubwanagsana ee an dawado❤😢
@user-fv8nc4qy7i
@user-fv8nc4qy7i 6 ай бұрын
Mahadsanid wll
@user-kt4lh2mx5y
@user-kt4lh2mx5y 6 ай бұрын
Mahasanid Aad ayaan uga heelaa mawduucyada noocan ah☺
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 10 күн бұрын
Dayuuskaas bakhtiyay ee cabdilahi yusuf baa cadawga itobiya soo geliyay wadanka ale godka haku cadaabee.
@SameYusuf-uw3br
@SameYusuf-uw3br 6 ай бұрын
Manshaa allaah waa xaqiiq warkan
@CabdikariimAbdullahi
@CabdikariimAbdullahi 5 ай бұрын
Maya Mahan xaaqa mahan
@XIGASHOCHANNEL
@XIGASHOCHANNEL 6 ай бұрын
MASHALAAH ustaad safiican ayaad udiyaarisay muuqaalka, ilaaheey haku sharfo sidaanoo kale noogu soo diyaari muuqaalada
@NugalGarowe-qk7hk
@NugalGarowe-qk7hk 6 ай бұрын
Wlhi blhi tlhi abdullahi youzuf balaayo dalka shaydaan usoo diray ayuu ahaa😢😢😢😢 Qabiil kuma colaadinayo Oo anigu jafi hoose ataan wadnahy Qofkii caqli leh wuu garan karaa kii Kale se isagay utaalaa🥹
@Shakureyy
@Shakureyy 6 ай бұрын
Casharadan waa cashieada muhiimka u ah taariikhdeena Who remember JUGTA CULUS 2006 MAXAKIIMTA KA DIB
@liyo4336
@liyo4336 6 ай бұрын
Waa mahad santahay wll Uruurka Al Shabab argagixiso baa u haystay lkn waxaa ogaadey in cidii galada la dagalanta Ama iska celisa ay argagixiso ku tilmaman. Maaraykanka iyo reer galbeedku
@Dowlo_-2k
@Dowlo_-2k 6 ай бұрын
Qofka dadka dilaya waa al shabab wll aragtada been ha ka sheegin
@zubeyrstudio9860
@zubeyrstudio9860 6 ай бұрын
Hoyada ama abaha ama qoysakada qof kamida hade qarax ku dili lahayen shababa fican ma dhahden ee sa fican ufakar caqli alle wa ku siye
@saadaqcusmaanmahad8341
@saadaqcusmaanmahad8341 6 ай бұрын
Isheeg dadka waxa qarxiya ma gaalada ma intee somalia imaadan ayee qarxiyaan ururo islaami ah way jiraan lkn kuwaan ma ahan waa gaalo cad alshabaab cid kasto ka tirsan ama taagerto waa munaafiqiin.
@Qoomaal_99
@Qoomaal_99 6 ай бұрын
Hdii aad joogi lhyd gobolada dhexe ama gobolada koonfureed gaar ahaan hiiraan wlleee fikir kan ka fog ayad ka aamisnanan lehyd sooma dhawid wx aadan war ka hyn haka hadlin nio
@cawil252
@cawil252 6 ай бұрын
Maskaxada yaanan lagula maamulan
@khalidoday8943
@khalidoday8943 6 ай бұрын
aadbaad umahadsantahy walaal ina soo biiriso ayaan sugaynaa insha allah
@Abdirizacklee
@Abdirizacklee 6 ай бұрын
Mahadsanid teacher
@user-vo1ry2gq4c
@user-vo1ry2gq4c 6 ай бұрын
ALA somalia waa dalka kaliya ee 2024 xawashi gumeysaneyso allow noo naxariiso hadan somalia nahay❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ayaanlecabdikariin-yu1ww
@ayaanlecabdikariin-yu1ww 6 ай бұрын
Xabashidee gumysanysa Somalia 2024
@mariamnasir6729
@mariamnasir6729 5 ай бұрын
​@@ayaanlecabdikariin-yu1ww xabashida la dhahayo amni bey kuu hayaaan oo wey ku ilaalinayaaan iyo buryndida gaajada ah oo ayagaba wax isku tari la,
@zahrajama7764
@zahrajama7764 6 ай бұрын
Allahu yubarik cilmigaga iyo fahamkaga allah kusoyeye cilmi nafic kusii siyo allahum amin
@MarwaYunaz
@MarwaYunaz 5 ай бұрын
Oo alshapaap kifir qaldan ayay soomaalidu ka haysata lakin waxyaabo badan aanan ka ogayn fikirna ka haysan ayaa iiga dilaacey halkan Ma kula tahay in alshapap fikir saxa ku tagan yahiin una bahan yahiin is agtagida umada somaliyeed???
@qadramohmed5821
@qadramohmed5821 4 ай бұрын
alshapaap wa fikir xun oo la rabay in marhore la fahmo SBBTANA markasta somalida caqli loo istimcala mana fahanto sbbto vediokan ka fahmi karta fikir kasta ayda wa lo isticmla marka hore oo wa loo qurxiya markay isku raacan oo la hubsado inay qadatay a wixi lala damacna fikirka loo istimcala marka hore alshabab fikir ahan wuxu ahaa urur diin oo ogol sharcika islamka lagu dhaqmo tas waxay aheyd sida alshabab lgu asaasay lkn sida saxda eh saas ma ahyn oo dib wa ka arki karta siday ula dhaqmayn dadka ina la qalo la jarjaro dadka la handado xita la nacsiiyo dadka diinta oo laga cararo qofka diiinda io sunada ka muuqato xita heyr ey garto dhalinyarda intii ku biirtay ma ahany inta kle waxbartay la qarxiyo la dilo si ay dhagarta ey wadan ufahmin io gancsatada laga qado lacg baad ah taasna wa dhaqan mavio nimo ah ee ma aha dhaqn islam dhibka somalida heysto ah melaha laga soo maro ma fahman wxan maxa ka danbeyo ma fiiriyan bis wixii ka dhimn oo markas u muuqada u cad 👈 w FiKirkeyga
@abdirahmanmohamed5649
@abdirahmanmohamed5649 6 ай бұрын
Allah mujaahidiinta soomaliya ha guuleeyo guul dagdag ah
@ZakariaDaauud
@ZakariaDaauud 6 ай бұрын
Waan sugayay mawduuc
@ciiltiremuhiyadiin8976
@ciiltiremuhiyadiin8976 6 ай бұрын
Sxb waxaan ka codsanayaa in aad ka hadasho theoryadan realism imperialism neorealism bal adoo mahadsan cimibadhis ku soo samee
@_SOMALI_
@_SOMALI_ 6 ай бұрын
Masha allah mahadsanid wll❤
@AwadAbdurahman-ol4bw
@AwadAbdurahman-ol4bw 6 ай бұрын
Mujahidinta meelaha ay ka taliyan arki mesid naag is qawineyso balwad wax waliba oo fool xun uguma imaanesid
@aacaska
@aacaska 6 ай бұрын
Hori u soco wallaal
@user-jl1pn6pc8r
@user-jl1pn6pc8r 6 ай бұрын
Waa macluumaad wangsan
@mo-mosaid
@mo-mosaid 6 ай бұрын
Daaliban waxay ka tanasushay qayb badan oo manhajkeeda jihaadiga ahaa ah Tusaale:- 1:ujeedka loo dagalamayay oo ahaa in ay shareecada sida ay tahay loo oogo, daaliban waxa kamuqda waxbadan oo gaabis aha sida xuduuda waana sababta ay reer galbeedku ugu muuqdan kuwo kuqanacsam sida ay wax u wadaan 2:-in aaan wax heshiis ah lala yeelan wadamada gaalada ah, daaliban waxay safaarado u furtay wadamo badan oo ah kuwii ay dhehi jireen heshiis lalama gali karo 3:-in muslimiintu walaaloyihiin meel walabana muslimku ka jihaadi karo, daaliban waxay sheegtay in aysan marti galin doonin mujaahidiin danbe ayna la dagaalami doonto cidii laga dareemo dhaqdhaqaaq jihaad 4:-in aysan ku fakarin ama aysan qaadi talaabo ka dhan ah midaynta muslimiinta iyo soo celin khilaafo islam. Waa sababta muuqata ee manta daaliban magan galyada u heshay sida muuqatana wadanka gacanta loogu galiyay qaramda midoobayna ay lacago ugu deeqayso hada, alshabaab oo heshiis la ah daaliban waxa macquul ah inay ka tanasusho arimahaas si lamid ah sida ay sameeyeen saxibadooda daaliban haday sameeyan arimahaas waa hubaal in wadanka gacanta loo galin doono oo uu mareekanku magan galyo siin doono.
@mohad1144
@mohad1144 5 ай бұрын
Adigu xogtan xagee ka heshay
@aljanahmedia8537
@aljanahmedia8537 6 ай бұрын
Mahadsanid sxb
@user-fr9jv5tr8s
@user-fr9jv5tr8s 6 ай бұрын
Mowduc aan sugayay🙏
@user-xg8eu5fd1q
@user-xg8eu5fd1q 6 ай бұрын
77
@mohamadmaxamud5044
@mohamadmaxamud5044 6 ай бұрын
Marecan iyo ree yurub ayaa doowlad idiindhisa ya hormarkiinana kashaqeyneya Ethiopia ayaa idinga caa wineeysa hormarka iyo amniga Ruxii run modayoow maxaa doqontahay
@user-pj5sl2zi2j
@user-pj5sl2zi2j 11 күн бұрын
Filimantii hindida ayaan soo xasuatey STR BALANCE IN SOMALI
@Ahmed_edits_23
@Ahmed_edits_23 6 ай бұрын
Alle ha lacnado kuwa diimteena ceebeyay
@user-ot8ts7or5o
@user-ot8ts7or5o 6 ай бұрын
Ilaahey hau gargaaro inta diinta islaamka in lagu dhaqmo rabto
@yasiin-guray
@yasiin-guray 6 ай бұрын
Mahadsanid walaaal waayuhu way samaan dad iyagii qaar ka mida cadaw ah isku ah meelna gaadhi mayaan dhibaatana xalin mayaan Allahow sidii roon
@zakiyare3597
@zakiyare3597 6 ай бұрын
NASHIIDADA MAGACEED WLLYAL😢
6 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/npqsgqGhftB8jqs
@zakiyare3597
@zakiyare3597 6 ай бұрын
@ MHDSND
@cabdifataaxmaxamwd
@cabdifataaxmaxamwd 4 ай бұрын
❤shugran ustaad cabdi rashiid❤❤❤❤
@user-ej8gv1xx3y
@user-ej8gv1xx3y 6 ай бұрын
Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay
@SaaqeeySaaqeey
@SaaqeeySaaqeey 5 ай бұрын
Walahi bilaahi talahi shabaab lagamaa adkaanaayo Hala wadahadlo waiga talo from Kenya nfd sababto ah waafikir guul shabaab
@user-ez6hs1vj1o
@user-ez6hs1vj1o 5 ай бұрын
Wanii la wasa wanala adkaday car wakas xaniinyo hada le dahay sawirkaga so saro
@SaaqeeySaaqeey
@SaaqeeySaaqeey 5 ай бұрын
Sawirkeeyga sed yeeli shabaab dhukaaga hasta maad aadid sawirkeeyga macaanudi. Mese ana shabaab ah doqonyohow orad aad shbb ani Dal igamahaastee adu dalkaahaastaaye uf
@SaaqeeySaaqeey
@SaaqeeySaaqeey 5 ай бұрын
@@user-ez6hs1vj1o talaan kusiiya ani moyee deegaankeeyga waa xor maskiinyahoow
@Hakam_10
@Hakam_10 6 ай бұрын
Shababa wa baabiyha umada somaliyed ilhey ha inaga dulqado 😢
@MarwaYunaz
@MarwaYunaz 5 ай бұрын
ilahey aqliga kaa qad al shabaab wado xaqa ayey ku tagan tahay wayna guleysan insha allah
@SN-bm2km
@SN-bm2km 4 ай бұрын
​@@MarwaYunaz habartaa Xaqa ka was masakiinta in la isku qarxiyo maa xaq eh teeda kale naftada inaa qarxiso yaa ku baneyy jaahilyahow la soo qalday
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 5 ай бұрын
Golden voice❤😊
@raxiimacabdiwali8273
@raxiimacabdiwali8273 6 ай бұрын
Shariiif laba wajiiile
@sportschannel6235
@sportschannel6235 6 ай бұрын
Haixasuusin waygii maxaakiinta waa waqtigii ugu fciinayd wllhi ❤❤
@user-zs1ms3gc6j
@user-zs1ms3gc6j 5 ай бұрын
Ilaahyow dadkena midey oo diinta ku mideey Aamiin yarabi
@wadanihuubaysan1142
@wadanihuubaysan1142 6 ай бұрын
Kitabka Allah wan in aan isku mamulan wa xalkena
@ugasdacad528
@ugasdacad528 5 ай бұрын
Shukran walal qaali ah
@abdifatah2729
@abdifatah2729 6 ай бұрын
Guul alshabaab 🏴🫶
@LovelyBarbecue-dv5hb
@LovelyBarbecue-dv5hb 6 ай бұрын
Wnted😢
@Nafisaali1616
@Nafisaali1616 5 ай бұрын
Wey guuleysan donan insha allh🎉
@user-yp1iq8ib2q
@user-yp1iq8ib2q 4 ай бұрын
Waa tariikh cajiiba
@apdallaabshir
@apdallaabshir 6 ай бұрын
Mahadsanid
@ahmedmohamud678
@ahmedmohamud678 6 ай бұрын
Wlhi dhinac welba marka ka egto Osama binladen wuxu aha nin ad u jecla midowga islamka iya iney dhibka ka baxan. Allah u naxaristo.
@karlesk6498
@karlesk6498 6 ай бұрын
Somalia waligeedba 2 koox ayaa isku hayay oo ah koox gaalada iyo reer galbeedka maqaarsaar u ah iyo koox ka soo hor jeeda
@Ozil10313
@Ozil10313 6 ай бұрын
Ninkii xiiseynaayo aas aaska alshabab ha raadiyo film kaan مسير الصمود o ay soo saarty Al kataib
@abdirahmanabdullahi-vc7lw
@abdirahmanabdullahi-vc7lw 5 ай бұрын
inteen ka helaa zxp sare
@wardiaqbalmuhumed
@wardiaqbalmuhumed 6 ай бұрын
Alshaabaab haday rabaan in ay kitaabka quraanka ku maamulaan dalka maxa ku kalifay inay dadka beegsato waliba si wadar ah.?! inagoo oo og in dhamaan somali islaam tahay sababta waxay kugu sheegayaan in ay 1 shaqsi beegsanayeen. Yiyayna xadiisyada nabiga baranin Marka aad u fiirsato madaxda alshabaab iyo sida ay uga hadlan jihaadkoda Waxaad ogaanaysaa in alshabab islaanimo ka dheertahay.
@RuqiyoIbraahin
@RuqiyoIbraahin 6 ай бұрын
Mahadsanid wll🎉❤❤❤❤❤❤
@AhmedMohamed-lf2yx
@AhmedMohamed-lf2yx 6 ай бұрын
Thanks wll❤
@user-pj5sl2zi2j
@user-pj5sl2zi2j 11 күн бұрын
Alshabab iyo sayidka isku mel ha galin Alshabab waxey dilaan Somalia 🇸🇴 cidkale kuma dhacan muslimka uun beydilan
@SameYusuf-uw3br
@SameYusuf-uw3br 6 ай бұрын
Ilaahow diintaada uhiili
@AbdiqaniMohamed-hy5hf
@AbdiqaniMohamed-hy5hf 6 ай бұрын
Siyaad barre gaal weyn bu aha naarta alle haku fogeeye kufaarkas waxas kasi daran kuwa hada jiro o dalka u hor kacaya dimiquradiyad gaaled ilaah waxn ka barya in dalkan shabab gacanta u geliyo si xukunkisa lo hoos geeyo w.towfiiq
@user-pt8ig5cr2k
@user-pt8ig5cr2k 6 ай бұрын
Adigaa Gaal Oo Mujrim Mulxidah Oo Ahlunaar Ah Hadaaba Aabihii Iyo Caqligii Somalida Aad Gaal Kutilmaameyso
@RadioAayoAayo
@RadioAayoAayo 6 ай бұрын
Qawaarij dheh. Xarako beele!!!
@abdirahmanabdullahi-vc7lw
@abdirahmanabdullahi-vc7lw 5 ай бұрын
runsheeg waa ceeb sheeg
@abdirahmanabdullahi-vc7lw
@abdirahmanabdullahi-vc7lw 5 ай бұрын
mujaahidiinta walaalaha alshabaab adiga waxa laga hadlayo maba fahmeysid
@Hassan-tt8tc
@Hassan-tt8tc 5 ай бұрын
@@abdirahmanabdullahi-vc7lwal shabaab ha joojiso masakinta ay qarxibeyso markasbay taagero shacab halayan
@XamseJiraal
@XamseJiraal 6 ай бұрын
Mahad Sanid wll ANAGA PORODOCTOIN Mabaadii iyo islaamiya ayay ku Socdaan inta wadanka Gaal joogana Sidaasay wax ahaanayaan Wayna ku Saxan Yihiin kolka xaga shisheeyaha laga eego waxse dhibaata ah in qaraxu Saameeyo dadshacab ah
@AyaanDahir-rk3bu
@AyaanDahir-rk3bu 5 ай бұрын
Mareykanku dhiiqada aan maanta kugirnoo nala rebey.😢 xaalad fowdaa oon xaga iyo xaga u socon
@cabdirisaaqyuusuf3840
@cabdirisaaqyuusuf3840 6 ай бұрын
Noso badi sxb
@user-kh2pg3we1w
@user-kh2pg3we1w 6 ай бұрын
Wakaa will wax laga faaiidi karo sxp ogaada waa wiil mucjisada somalia wax ka aha
@khalidoday8943
@khalidoday8943 6 ай бұрын
taariikhdaa qurxoon ee maxaakimta iyo xasiloonidaa dalka ayka alooseen iyo kaaba qabiiladiii inay sifeeyeeen maanta ka hor mamaqal iyo dawladnimo inay timid oo dhamaadayba dagaalkii sokeeye war taariikhda aan noolnahaaba ilayn medhiyahu badali karayaa dawlad islaamiyaan ubaahanahy oo ina matasha shabaab intay naga disha ka badan cadaw intu dile
@user-hr5rx1cw8f
@user-hr5rx1cw8f 6 ай бұрын
Mahadsanid sxb horay usoco
@Amiraahmed825
@Amiraahmed825 6 ай бұрын
Talada dalka ha lasiiyo Al-shabaad❤ sas ba qabaa wan neh fikiryga
@bushramaxamuud262
@bushramaxamuud262 6 ай бұрын
Waqooyi ayaa lasiinaa
@user-fx1xz1yf6v
@user-fx1xz1yf6v 6 ай бұрын
Woqooyi iyo koonfur waa u muhiim bari iyo galbeed waa u muhiim​@@bushramaxamuud262
@Ali-cv4rv
@Ali-cv4rv 6 ай бұрын
Naayaa ma khawaarijay ayaa tahay inkaar kugu dhacdee
@Amiraahmed825
@Amiraahmed825 6 ай бұрын
@@Ali-cv4rv hana habarin inkar adiga hakugu dhacdee khawarij mahii waligay ma noqon nayaa fikirkyga ka hadal
@SN-bm2km
@SN-bm2km 4 ай бұрын
​@@Amiraahmed825 dhimo caqli malihide laxyhy
@nuurmahamad2978
@nuurmahamad2978 6 ай бұрын
Maxkamadaha hadday na qabsan lahaaayeen haddaa barwaaqo ahaan lahayn
@user-yk3cj6uq7j
@user-yk3cj6uq7j 29 күн бұрын
Waa sax wlhi 🤔😳
@odaybursanaaye6517
@odaybursanaaye6517 6 ай бұрын
Khawaarij dhaqanka carbeed faafisa ee somaliya Rer galbeedka io sacuudiga ku abuureen dheh mujrim yahow
@siyaadaadan1423
@siyaadaadan1423 6 ай бұрын
Xaqiiqada ma aragtid miyaa
@LovelyBarbecue-dv5hb
@LovelyBarbecue-dv5hb 6 ай бұрын
Walaal ishaa ka raday الايعزك
@muscabyare6942
@muscabyare6942 6 ай бұрын
Wanaag ku hadal ama afkaaga Ka adkaaw
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 6 ай бұрын
Qofwalba ha sheego alshabaab meeshay ku arkaan ama ku maqlaan saas baa lagu weyn karaA
@user-zo7nj5uv6h
@user-zo7nj5uv6h 6 ай бұрын
Aloow diinteena nagu sug yaa rabi
@mohameddheere08
@mohameddheere08 6 ай бұрын
Aadbad umahdsantahy
@faz1X16
@faz1X16 6 ай бұрын
Shiikh Shariif wa munaafaq oo walahi ah😂
@CabdirisaaqKhaliifCali
@CabdirisaaqKhaliifCali 6 ай бұрын
😂😂 waa danyeerow caadiyaa
@cawil252
@cawil252 6 ай бұрын
Waa libaax
@hadillaium
@hadillaium 6 ай бұрын
Next maxaakimta
@saleebaanmaxamuud4119
@saleebaanmaxamuud4119 6 ай бұрын
❤shugran zxb
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 6 ай бұрын
Dhaliyarooy iska ilaaliya ninkaan oo kale anaguu nimanka mujrimiintaa noo xayeeysiinayaa Dhaliyarooy is ilaaliya diinta barta isqarxin diin islaaml meel ay kaga taalo maleh
@siyaadaadan1423
@siyaadaadan1423 6 ай бұрын
Lkn ninkas madhihin is qarxiya mana taageerin kaliya taariikh qoran ayuu ku hadalay
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 6 ай бұрын
Wll hal mar maka maqashay isagoo dhahoo ama ka faaloonaayo dhibaatooyin bay u geeysteen umada soomaaliyeed kuwii ay gacmaha ka jareen lugaha ka jareen qaraxyada ku gumaadeen iyagoo aan u kala aabayeelin waa maya wanaag ayeey sameeyeen bas ayuu ku haayaa ,meeshaas ayaad ka aqrisan kartaa meeshuu la jiro
@siyaadaadan1423
@siyaadaadan1423 6 ай бұрын
@@tj-mi2ix dadka soomaliyed in la dilo ama la qarxiyo waa xaaraam cidna kuma taageereyno lkn Asaga ma taageersana dhibaatoyinkas sida ay kusoo shac baxen um buu sheegay ma dhihin Al shabaab ayan taageersanahy
@xornimo-media10
@xornimo-media10 6 ай бұрын
run sheeg waa ceeb sheeg
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 6 ай бұрын
Waxaas waa dhaqankinii shabaab iyo waqooyi sow cidiina maaha urbadne yaad u faanineysaa aan cidaada aheyn
@Aniine11
@Aniine11 6 ай бұрын
Luuqada aad kuhadashay mawduucan dhexdiisa hada kadib waa in aan il gaar ah ulahaada barnamijyadada 😳 waxey umuqataa inaa uu fikirka argagixisada xambaarsantahay
@KKFHIY4
@KKFHIY4 6 ай бұрын
Waxad iga jawabtaa ugaando iyo Burundi maxey naga sodonen iyo itobiya is American sbb dalkena maraban in lagu xakumo dinta
@zakariyemohamed4100
@zakariyemohamed4100 6 ай бұрын
Waxaa argagaxiso ah inta mareekanka kufakarka ah
@AbdiqaniMohamed-hy5hf
@AbdiqaniMohamed-hy5hf 6 ай бұрын
Hadaanba diinta islaamka dafaaceda aan aragagxiso ku noqoneno qalbilkaadana aan argagax ku abuureno wanba nahay Al shabab Alle ayaa la jito
@KKFHIY4
@KKFHIY4 6 ай бұрын
@@zakariyemohamed4100 iyo sobe dadka lagu hasuqo miya din eh mate marekan iyo wixi racsan waagalo wan ogolahy balse alshabab maxey samenesaa
@KKFHIY4
@KKFHIY4 6 ай бұрын
@@AbdiqaniMohamed-hy5hf diin miyaa in dadka Dhan laqarxiyo intee kitabka uga talaa
@user-ot8ts7or5o
@user-ot8ts7or5o 6 ай бұрын
Wax badan ayaa iiga baxay filimkaan lkn dadka somaliyeed kuwa aan wax garadka ah marka laga saaro kuwa kale ma,aaminsano dagaalkaste al shabab lagula dagaalamaayo inuu mareekanka wato lkn aniga mustaqbalka waa rajeenaa inaa nqodo al shabaab
@mohad1144
@mohad1144 5 ай бұрын
Hayeey
@GuuleedGuuleed-bv6jw
@GuuleedGuuleed-bv6jw 6 ай бұрын
sirta Meera ha soo daa
@user-hu7vu3ur2h
@user-hu7vu3ur2h 6 ай бұрын
Intaas oo dhan waxaan u ahaa marqaati sheikh shariif sheikh ahmed xitaa canjal ayaa laga sameyy kaas oo ah shariif muslim shariif hee ,,,, somaliyed hal ayaan idin hayaa walhi waxaan idin sheekaya faasaqnimada iyo xumaanta maanta uu dalka marayo meysan mari laheyn hadii dalka lagu dhahqi lahaa kitaabka alle waayo alle qur'aankisa wuu inagu sheekay thanks marka alle ha i tuso anigoo dunidan saaran qoolka eebe oo wax lagu xukumaayo aamin aamin aamin
@somfrp
@somfrp 6 ай бұрын
Xaqiiq
@NasroSheekhxasan-lb8jr
@NasroSheekhxasan-lb8jr 6 ай бұрын
Allahayow dadkeyga isu keen
@nimoomer1506
@nimoomer1506 6 ай бұрын
No so badi taariikhdena
@ibrahimmohamed2153
@ibrahimmohamed2153 6 ай бұрын
Qab qabyaalka wa kuwo rogey umadeena Abdullah yosof لعنة الله عليهasiga o sabab ah dalkeena dib lo borboriyo
@samehachannel7443
@samehachannel7443 6 ай бұрын
Shariif kee leeyiihiin waa laba wajiile nunaafaq ah
@user-cd1np1lo2k
@user-cd1np1lo2k 6 ай бұрын
Ani maraa galay lkn waan kasoo baxo markuu usaama bin laadin uu joogay
@cawil252
@cawil252 6 ай бұрын
Sababta uga baxday
@user-cd1np1lo2k
@user-cd1np1lo2k 5 ай бұрын
Waa been Alle iga madhiga inkarbey qabaan waa dhiig cabyaal
@mohad1144
@mohad1144 5 ай бұрын
Kkk waa in lagu baaraa noo imow
@user-cd1np1lo2k
@user-cd1np1lo2k 5 ай бұрын
Shawab matahay
@shiikhmustafa8139
@shiikhmustafa8139 6 ай бұрын
kitaabka allah ayaa talin dooono bi idninnallah
@user-hq1px9kh9h
@user-hq1px9kh9h 6 ай бұрын
Waan kaa war hayaa mesha joogtid
@MaxamedCnaasir-qo2sl
@MaxamedCnaasir-qo2sl 5 ай бұрын
Saldhigiisu mamulka khaaatumuu ahaa adeer iska sax😎
@user-li3ck9ix2i
@user-li3ck9ix2i 6 ай бұрын
Legend bd thy zhp
@CabdiwahaabAxmedyuusuf
@CabdiwahaabAxmedyuusuf 6 ай бұрын
Somalia alshabaab uun bay ku bad baadaysaa sidii Afghanistan ❤from somaliland
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu 6 ай бұрын
somaliland na maxay ku badbadaysa 😮
@Nuurah951
@Nuurah951 6 ай бұрын
Argagixiso adinkaa iska leh way cadahay
@CabdiwahaabAxmedyuusuf
@CabdiwahaabAxmedyuusuf 6 ай бұрын
@@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu iyo ilaahay baa lajira
@CabdiwahaabAxmedyuusuf
@CabdiwahaabAxmedyuusuf 6 ай бұрын
@@Nuurah951 waan idin badbaadinaynaa wll sikale hanoo qaadanina 😂 😂
@CabdiwahaabAxmedyuusuf
@CabdiwahaabAxmedyuusuf 6 ай бұрын
@@Alon_404 mayee waa sababta alshaab idinka idiinka soo dhexbaxday 😂 😂
@abdifatah2729
@abdifatah2729 6 ай бұрын
Alshabaab win insha allah❤ Mardhow somaliya sharecada rabi baa katalini, I.a
Maxkamadda Ciidamada iyo Kiis Dil ah oo ka dhashay Haweeney mareysay Bar Hubin ah..
30:46
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 21 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 7 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 84 МЛН
Jamal Osman - Waxay isku diyaarinayaan dowladdnimo!
1:26:19
HANOOLAATO
Рет қаралды 613 М.
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
Waaberi Media
Рет қаралды 1,3 МЛН
MOWDUUCAAN MAXAY UGU GAALOOBEEN DAD BADAN? EPİSTOMOLOGY
20:05
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 57 М.
Al Shabaab & Dhibaatooyinka Dhalinyradda u geystaan |FULL HD| XAGJIRKA
31:52
Wararka Samakaab TV
Рет қаралды 3,5 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 21 МЛН