Bar kuma taal - Xasan Aadan Samatar - Muusig Cabdisalaan Jimmy

  Рет қаралды 320,530

DeeQ Somali Muusig

DeeQ Somali Muusig

Күн бұрын

Пікірлер: 103
@AbdulAzizIsmacil
@AbdulAzizIsmacil 8 ай бұрын
አብዲሰላን ሰኢድ ጂሚ እጅግ በጣም በጣም ጎበዝ ሙዝቀኛ ሠዉ ነዉ
@WarariyoWarbixinno
@WarariyoWarbixinno 2 жыл бұрын
Waxaan Buuro Jiidhoon, Ka talaabay Baddahoon Boholaha ka dhaadhacayee. Berri lama degaanoo, Bahalo ay ku nool yihiin Bidhaan Xoolo nooliyo, Badh ugaadha lagu arag, Baqo waxaan ku soo maray. Kaymaha ku baadayee, Biixidii galooshiyo halaq, Waxaan ka boodoon, Bisinkaan cuskadayoo, Rabbi baa i bixiyee. Waxaan Biimo soo maray, Baadidoon ku haajirayee Ileyn waa Bar-kuma-taal Ileyn Waa Bar-kuma-taal. ************************** Hawo inaad bedelatay oo Bilcaan noqotay oori ah, Beri horaan warkaa helaye. Haddii aad biree tidhi, U qastiday badheedhaa Dhaaxaan balanbalay, hadeerse waan bogsoodoo, Badhaadhaan ku noolahaye Bil-canaanje lehoo, Baydhabo ku nooloo, Boogtii daweysoo, I banbaanataan helay, Ballantaad jabisiyoo. Adna waa badhaadhahaa, Ana waa badbaadadey, Iyo belo la'aantaa, Iyo Belo la'aantey. sorry, haddaan wax khalday
@ahmedegueh
@ahmedegueh Жыл бұрын
Mahadsanid wlaal qoraalka ereyada heesta aad noogu deeqday, Wayna saxsanyihiin sidaan filayo laakin waxaan u malaynayaa inaad wheedha u danbaysa ka ilowdey erayga " bed" Bed iyo balo la'aantey, thank you again
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 8 жыл бұрын
Wax waliba waxaa ka cajaaibsan musiga maestro Abdisalam Jiiimi , waligay ma arag nin soomaaliyeed oo ka muusig macaan - GOAT 🐐
@honeybadger4812
@honeybadger4812 7 жыл бұрын
Wiilka reer cigalle production wan kugu racsanahay wale cabdisalaan labada album ee aan ayago kale latumin Wali asaga leh albumka dajiya iyo nasteexa tubeec
@honeybadger4812
@honeybadger4812 7 жыл бұрын
Wiilka reer cigalle production abdisalan biyanada waa top
@abdirahmanmohamed5576
@abdirahmanmohamed5576 7 жыл бұрын
HIGHLIGHT TV bro cabdisalaan ma aqaan sida aad ogtahay iyo inkalee waa maalin aabihiis wuxuuna uga baxay musica jaamacad. ninkaas waa aaminsanahay anigu
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 6 жыл бұрын
axmed mohamud dajiya cabdisalaan jimmy malaha waxaa musica saaray cabdiwahaab cantar naaji
@MohamedSalah-rk3sp
@MohamedSalah-rk3sp 6 жыл бұрын
@@honeybadger4812 walaal dejiya waa a a naji sxbkey Jimmy leyskuma heysto inuu mucjisada musiga ahaa lkin dejiya waa a a naji
@mahamuudali1765
@mahamuudali1765 6 жыл бұрын
Cabdisalaan Jimmy waalee Musica sidaa u garaaceyso aan kayaabey xauuso badan baa igu soo dhacey waleee thanks man
@vincentyusuf9578
@vincentyusuf9578 3 жыл бұрын
i realize I am kinda randomly asking but does anybody know a good place to watch new movies online ?
@huxleybrentley1980
@huxleybrentley1980 3 жыл бұрын
@Vincent Yusuf Lately I have been using FlixZone. Just google for it :)
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 6 жыл бұрын
subxaanallah .wlhi heestaan tan iyo 2010 ban raadinaayey anoo ka quustay ayey caawa igu soo baxday ...thanks kan soo dhigayaw kolley gudhuu ma tihide.
@shamsoliin8651
@shamsoliin8651 5 жыл бұрын
🤣🤣
@wisemanwakhti3893
@wisemanwakhti3893 5 жыл бұрын
😂😂😂
@ahmedisse7963
@ahmedisse7963 6 жыл бұрын
Heestaan waxay ii leedahay Xasuus gaar ah Beri baan waxaan jeclaa Gabar reer Baydhabo ah waxaana Ereyadeeda ka mid ah:::::::: Waxaan Buuro jiirro -ka tallaabay Badahoo -Boholaha ka dhaadhacayee Berrin lama degaan ahoo Bahalo ay ku nool yihiin -Bidhaan Xoolo nool iyo bar ugaar ah lagu arag Baqo waxaan ku soo marayee. Kaymaha ku baadayee -Biixidii Galooshiyo Halaq waxaan ka boodoo -Bisinkaan cuskadayoo Rabbi baa i bixiyee. Waxaan Biimo soo maray -Baadi doo kuu ahaan jirayee- illeen waa Barkumataal Hawo inaad beddelatoo -Bilcaan noqotay oo hooya ah Beri horaan warkaa helayee Haddii aad Bidhee triyee u qasdiday Bareeraha -dhaaxaan balaanbalay -haddase waan bogsoodoo baraaraan ku noolahayee. Bilcaan aan jeclaadoo Baydhabo ku nool oo Boogtii daweeysoo -i banbaanataan helay Ballaantaad jebisyoo - Adna waa Barwaaqdaa -- anna waa badbaadadeey iyo Belo la'aantay iyo Belo la'aantaa Adna waa Baraarahaa --- anna waa Badbaadadeey iyo Belo la'aantay iyo belo la'aantay
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 6 жыл бұрын
kkklk thanks wll .iyo belo la'aantaa ana heestan ka helay
@OmarMohamed-nt7hq
@OmarMohamed-nt7hq 5 жыл бұрын
Halkeedaad dhigtay. Ehlu jacayl
@qasinomar4071
@qasinomar4071 6 жыл бұрын
Erayadii Abwaan Maxamed Cali Kaariye laxankii isla Kaariye Abwaanka ugu heesaha macaan soomaalida
@honeybadger4812
@honeybadger4812 4 жыл бұрын
Mala hubaa
@ahmednurhaji6629
@ahmednurhaji6629 4 жыл бұрын
Allahaa ilehee Cabdisalaam Jimmy si aan inaba caadi aheyn buu uga dhawaajinayaa music ka 🎶 . Thank you very much 👍👍.
@hanadalaas1779
@hanadalaas1779 6 ай бұрын
Jimmy inabaa caadi maaeheeen Best in his regime. Waxanba amiinsanahy waqtigaan waax udhigmaa ineeysan jiriiin
@shakibhassan9579
@shakibhassan9579 7 жыл бұрын
abdisalam jimmy wuxuu ahaa 1990's Toronto raga ugu clusus ha ilaawin abdulwahab iyo shegoband ayagana dab yar mashideyn
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 6 жыл бұрын
Shakib Hassan shegow band iyo cabdisalaam siciid jimmy ayaa uguhaystay cabdiwahaab cantar shalay ayuu ahaa wallao
@abdinuradow9351
@abdinuradow9351 2 жыл бұрын
Heestaan waxaan raadinaayaya 18 Years, 2004 iigu danbaysay. Xasuus gooni ah.
@kusowsiyat1807
@kusowsiyat1807 Жыл бұрын
Wah waah hassanow
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
صوت دافيء يطمئن الروح، ،،،،،، اطال الله عمرك حسن اذم سمتر
@theqodax
@theqodax 2 жыл бұрын
انت من اهل قرام، رأيتك اكثر من ٢٠ اغنية. سلام عليك Looyaan
@Sadsaciid
@Sadsaciid 8 ай бұрын
Waxa iga gadan cawoy inad badalatay biil can noqotay berii horan warka helay❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedAhmed-gm2yt
@MohamedAhmed-gm2yt 5 жыл бұрын
Waa maalin Easter( Ciid gaaleed) Sabti ah saacadu waa 4:30 galabnimo waxaan socdaa Jaziirad Uganda ku taalo ee la yiraa KAlANGALA markab ayaan dusha sare ka saranahay afar saacadoo ayaan ayaa iga xigto in aan gaaro Jaziiradas Heeestan oo aad u jeclahahay ayaan dhagaha igu jirto waan dareemayaa farxad tii ugu weyneyd waliba markii leeyahay" Waxaan buuro jiroo ka talaabay badahoo boholaha ka dhaadhacaye" Iyo Musigii Abdisalam jimmy rabbi ha barakeeye ayaan hadba hirarka bada dhinac ula jeestaa😍
@siciiddhaansey5942
@siciiddhaansey5942 3 жыл бұрын
Loll
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 жыл бұрын
Baashaal wacan ugaas ✌️🔥
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Mojomed shmed dhiritim dhac...fhiritim dhsc heesta n fhageeyso
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Maxamed scmed mjasiirsdahasd tagtey was jasiirsdee
@jibrilhersi6003
@jibrilhersi6003 3 жыл бұрын
1998 ayaa waxaa dhageesan jirtay gabar aan abti u ahay anoo dugsileey ah waan xusuustaa runtii record National OO guduudan.
@kingmooyamooyaoscar8327
@kingmooyamooyaoscar8327 2 жыл бұрын
Jimmy iyo cabdi wahaab cantar naaji caadi maaheyn 1990's
@mohamedosman1815
@mohamedosman1815 3 жыл бұрын
Heeestan anigoo arday oo Kampala joogo ayaan dhageysan jiray xasuus gooni ayaan dareemayaa. Runtii waxey ii aheyd hees aan qalbiga ku dajiyo.
@AbdulAzizIsmacil
@AbdulAzizIsmacil Ай бұрын
xasan Aadan samatar magaciisa Ayaaba qatar ah Hesna waaba la,dhameyey
@abdifitahmohamud7383
@abdifitahmohamud7383 Ай бұрын
Barin lama degaan ahoo bahalo ay ku nool yihiin bidhaan xoolo nool iyo bar ugaar ah lagu arag ereyadaan waxaan kusoo xasuustay heestana soo raadshay mar aan caawa xeebta liido oo dhowaan musiibo ka dhacday aan tagay cidlada ka jirto dalka Allaha nabad nooga dhigo
@dahirrooble7879
@dahirrooble7879 2 жыл бұрын
Illah mahaddiis soomali guull iyo gogonimo dhamantay soomali belantayno waa mid nimo macaan leh iyo dowlad nimo mid deysen in she allah illah Idina kiis mar lebad 2027 belantayno waa sheqo iyo dowlad nimo mid deysen in she allah illah Idina kiis
@axmednuurmaxamed8905
@axmednuurmaxamed8905 5 жыл бұрын
woooow dhaxtarkii jacaylka m cali kaariye
@daarali
@daarali Жыл бұрын
Abdisalaan Jimmy Wuxuu ahaa mar la arag
@hanadalaas1779
@hanadalaas1779 6 ай бұрын
@kingboyyoung1167
@kingboyyoung1167 2 жыл бұрын
Wow best singer and best musician of somali x.samatar vs c\jimmy
@Qarkasooduul
@Qarkasooduul 8 ай бұрын
😊😊😊😊😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊
@CabdiqadarMohamed-df8wl
@CabdiqadarMohamed-df8wl Жыл бұрын
ilen baar.kuma.taLA wa.micno
@mustafeabdiqadir4058
@mustafeabdiqadir4058 3 жыл бұрын
Wa xusuus aadan iyo diriye aniga 18.10.2021 miqaanka allow cimirga no dheere
@makoibrahim8022
@makoibrahim8022 2 жыл бұрын
Bisinkaan cuskadayoo rabikaa ibixiye yaa Salaam music iga gadan aniga
@haamudnews8451
@haamudnews8451 3 жыл бұрын
Xasan Aadan samatar Laxan kasta wuu ka heesay
@shamisabokor3990
@shamisabokor3990 Ай бұрын
I.seep.well.when.lleaset.thesesong.woow
@shamisabokor3990
@shamisabokor3990 Ай бұрын
I.ove.that.song.every.them.best.0ff.all.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 6 жыл бұрын
Love Xasan Aandan Samatar⭐️
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 5 жыл бұрын
Waa hees xusuus gaara mudan
@karimhassan3974
@karimhassan3974 8 жыл бұрын
thanks bro, heestan aad ayaan u raadinayey
@ipraahonda3890
@ipraahonda3890 4 жыл бұрын
Hestan inta dhageysatay 2020 like isar👍
@bahdooncali7136
@bahdooncali7136 9 жыл бұрын
Waaw legend xasan adan samatar viva
@ladanxaaji6671
@ladanxaaji6671 2 жыл бұрын
Xusuuuuuuuuuùuus wallhi
@mohanadff736
@mohanadff736 5 жыл бұрын
abwaan aan taageero samatar
@jamaljamal2597
@jamaljamal2597 4 жыл бұрын
Hassan elay
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 4 жыл бұрын
Elaay waaye maad maqashay
@jamaljamal2597
@jamaljamal2597 2 жыл бұрын
@@farxiyoluulofficiall697 jir o joog... Xasan aden samatar wa in aderkay
@MohamedDahirAdem
@MohamedDahirAdem 9 жыл бұрын
in badan aniga radinayay hestan
@libaanmohamed1954
@libaanmohamed1954 6 жыл бұрын
Hassan adan.
@axmedcabdi1573
@axmedcabdi1573 6 жыл бұрын
yaagaranhaya heestan abwaankii lahaa
@abdirahanbader6830
@abdirahanbader6830 Жыл бұрын
The legend ❤
@mahdiubaxside3779
@mahdiubaxside3779 4 жыл бұрын
Music waxaan ku xasuusta radio honr afrik subax wngsn maxamed shiil xasan soo jeedin jiray
@jibrilhersi6003
@jibrilhersi6003 3 жыл бұрын
Waxuu ahaa barnaamij duhurkii Soo gali jiray "Xog-u-waran" intaan la bilaabin ka hor mudane sida xussuustayda ah.
@cumarcade8312
@cumarcade8312 4 жыл бұрын
Cabdisalaan jimmy hortii iyo dabadiiba ridamkaa basska laga tumayo lama hayo lamana helayo
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 4 жыл бұрын
Cumar cade ina adeer Dadkeygaa tahay Musicga ayaan xiiseeyaa anigu First waxaan eegaa musicga Basska leh ABDISALAM JIMMY wuu noolyahay waana dhalinyaro balse musicga 10 kii sano ee dambe muusan tumin
@cumarcade8312
@cumarcade8312 4 жыл бұрын
@@wiilkaReerCigalle music si live ah ayuu "ileyn waa barkuma taal" kaga siinayaa. Xasan baa yaaba la yidhi
@yusufajama
@yusufajama 4 жыл бұрын
@@wiilkaReerCigalle anna igu dara lol sxb abdisalaan wuxuu tumay 2014 kii baa ugu danbaysay baan filayaa fanaaniin badan oo reer London ah buu tumay ay kamid yihiin aamina dhool, abdifataax yare, abdiholand, kiin jaamac intaysan soo caan bixin, shamso food, abdinaasir cunjuf, iyo qaar kaloo badan music giisii base ka lahaa buu tumay lkn aan caaqibadan iyo ashqaraarka lahayn balse gacantii Jimmy inay tahay waad garanaysaa hadaad music giisa aad ugu fiirsatid sidayda lol
@yusufajama
@yusufajama 4 жыл бұрын
@@cumarcade8312 xasan yaab oo yaab kale uguma danbayn baan filayaa xagga music-ga
@cumarcade8312
@cumarcade8312 4 жыл бұрын
@@yusufajama nio wxn arkay hees 2014 new year kii uu utumay c/salan wajaale taas baan moodayay inay ugu dambaysay kuwan wax aan ahayn oo kale maan arag. Shamsa food iyana waan arkay kuwa kale link yadooda nalanwadaag sxb
@honeybadger4812
@honeybadger4812 7 жыл бұрын
abukar shariif heestan 5 Sano ayu iweydinayey
@mohammedabdullahiemi5931
@mohammedabdullahiemi5931 2 жыл бұрын
Ya xasuusta waxey astaan u ahaan jirtay marnamij horn afric ka bixi jiray o u inta badan daadihiye ka ahaa cabdi naasir zeero
@oqwlalan2770
@oqwlalan2770 6 жыл бұрын
Mukhtar
@qasinomar4071
@qasinomar4071 6 жыл бұрын
Qasin Omar, Erayadii Maxamed Cali Kaariye isla laxankii Kaariye Hal abuurka heesaha macaan
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 6 жыл бұрын
HEESTAN EREYADEEDA TOLOW MA SAHAL MACALIN CIISE AYAA LAHAA MISE MAXAMED KAARIYE KOLAY WAA UUN LABADAAS MIDKOOD
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 2 жыл бұрын
Waa maxamed cali kaariye
@mahdiise9671
@mahdiise9671 2 жыл бұрын
Good Music 🎶
@abdullahialta9196
@abdullahialta9196 10 жыл бұрын
Sxb ad ayaad umahadsantahay runti heestan wanbe radinayau plz sxb hadi ad awoodo qoraalkeeda igu caawi THANKS MAAWEELADA DEEQ
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
Manoo shahay aan kula wadaagne
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 3 жыл бұрын
@@ahmedhillaac8017 hhhhhhh
@yusufyareyusufyare9179
@yusufyareyusufyare9179 6 жыл бұрын
wax badan baan raadiyay heestan....... birri lama dagaano bahallo ee ku nooyiin bisinkaan cuskaday
@saciidcabdisalaan2681
@saciidcabdisalaan2681 3 жыл бұрын
Yutub
@SabriyeXasan-yr9le
@SabriyeXasan-yr9le Жыл бұрын
Seeloga sojijiha google
Bulsho - Xasan Aadan Samatar - Muusig Cabdisalaan Jimmy
5:17
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 605 М.
Laqanyada - Sahro Axmed & Jimmy - Muusig Cabdisalaan Jimmy
7:25
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 78 М.
Wait for it 😂
00:19
ILYA BORZOV
Рет қаралды 9 МЛН
Elza love to eat chiken🍗⚡ #dog #pets
00:17
ElzaDog
Рет қаралды 13 МЛН
**Xasan Adan Samatar | Godobtayda
8:32
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 316 М.
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 835 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,1 МЛН
xasan aadan samatar (sidu yahay gudgude roob)
9:20
mahamed liibaan
Рет қаралды 269 М.
Hassan Aden Samatar Best Songs
18:24
Somali Spot
Рет қаралды 273 М.
xasan aadan hees maalmaha qaloocan
9:50
Cumar daahir Maxamed
Рет қаралды 43 М.
Xigaal - Xasan Aadan Samatar - Muusig Cabdisalaan Jimmy
4:49
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 173 М.
xasan aadan samatar heestii gud gudo roob
8:03
Sakariye walal somaliyed 🇸🇴
Рет қаралды 48 М.