Berbera | Magaalada geeska afrika aduunka ku xirta | Waaberi Show | Xalqadda 8aad

  Рет қаралды 30,457

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Berbera | Albaabka geeska afrika aduunka ku xira | Waaberi Show | Xalqadda 8aad

Пікірлер: 241
@milyaniyomaalin4638
@milyaniyomaalin4638 Жыл бұрын
Hadii aad berbera jeceshay like iska saar ❤
@mohamedzidiiq7969
@mohamedzidiiq7969 Жыл бұрын
Waa meeshay ka timi maga "iidoor" isaaq hadan nahay ilbaxanimada wanu wada dhalanay😊
@suleekhafarax3686
@suleekhafarax3686 Жыл бұрын
Barina noogu soo dar burco magaladii halyeeyada ama raga😊😊😊
@cabdikarincali3717
@cabdikarincali3717 Жыл бұрын
Wuu ka hadaly burco😮
@Macalin-Abdirizak-Ali
@Macalin-Abdirizak-Ali Жыл бұрын
Magaaladaydii Inta Reer berbera Ah is Muujiya Liketa
@abdi7932
@abdi7932 Жыл бұрын
❤ berbera ilbaxnimada ugu weyn somalida🎉
@Judy567
@Judy567 Жыл бұрын
Berberay baarkeed karooney,dhulkii xeebtiyo xarago badaney ❤❤
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Жыл бұрын
Berbera Waa magalada somaliland ugu mihiimsan ❤
@abdirizakmohamuda.madoobe5168
@abdirizakmohamuda.madoobe5168 Жыл бұрын
Also Zaila is ver important and historical city in Somaliland
@Abdirahmanwanqal
@Abdirahmanwanqal Жыл бұрын
@@abdirizakmohamuda.madoobe5168 exactly
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
HOOYADAA SOMALIA WASTEY BERBERA MAAHA SOMALIA EE WAA WADNAHA QARANKA SOMALILAND ❤❤❤❤
@hamdasaed1432
@hamdasaed1432 Жыл бұрын
Somaliland ❤
@RealMadridfans115
@RealMadridfans115 Жыл бұрын
Magaaladeyda berbera guul ❤❤❤
@SlavaRussia143
@SlavaRussia143 Жыл бұрын
Mnsha allah... Somaliland 💚🤍❤️ waxy kuu caanomaashaay Nabad. Barwaqada . Dad isjecel . Guul iyo gobonimo Somaliland 💚🤍❤️
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
@@halimaHussain_Beenta ma aha runtii sxp waana saxan tahay
@mohammethsuleiman9620
@mohammethsuleiman9620 Жыл бұрын
@@halimaHussain_ ninka aad reply ga ugashey siyaasigee ayuu amaney horta markaa aragtaan somaliland ayuu madaxu laba idin kala noqonayaaa mrkasad waxad qorteenba anad garaneynba Inankan wx so jedinayana aan saxee Berbera waxey kutaala somaliland amaan iyo duco toona uma baahna REPUBLIC OF SOMALILAND JAMHUURIYADA SOMALILAND
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
@@halimaHussain_ berbera ma hooyada ba leh Ilen somaliland aya leh o xukunta qabil mesha ma yaalo jamhuriyad aya taala o isk xukunta
@bashiraxmed7203
@bashiraxmed7203 Жыл бұрын
Barbara somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@bashiraxmed7203
@bashiraxmed7203 Жыл бұрын
Barbara somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud Жыл бұрын
Hada ayanba berbera kadawanaya muqalkan iyo xeebta jawiga dagenle wan salamay somali dhamantin🇸🇴🇸🇴
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud Жыл бұрын
@sharmaake cabdale waa cadi mudane
@ipraahimzamriyeyare8641
@ipraahimzamriyeyare8641 Жыл бұрын
Adoo ayaa marka.😂 marka aad maradan buluugaa lasoo ordayso kumanan fahmin nio iscadee😂
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud Жыл бұрын
@@ipraahimzamriyeyare8641 anoo somali ah weye marada buluga haday kudhibayso haba fiirin mudane adoon diriirada ogayn darurtana kala aqoon donyaysigu waa dhulke baalyaa ciirka kudirsaday waan kagaga digaya
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
Yaan magalada laga tarxiln hooyada wasi kulhaa somali o dhan bax warya
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
@@anwaar.adaan.maxamud Calnka xun maxa naga galay soomali aho ama xabshi aho wadankin aya joogta hada is wal waltid waa lagu soo qabanya oo waa lagu tarxilaya meesha ma soomaliya aya muudq waxa walba la iska oranayo
@abdirizakmohamuda.madoobe5168
@abdirizakmohamuda.madoobe5168 Жыл бұрын
Sidoo kale Zaylac waa magaalo muhiim ah, oo taariikh dheer.. una Baahan maalgashi. Also Zaila is ver important and historical city in Somaliland
@nasteexocadnaan870
@nasteexocadnaan870 Жыл бұрын
Wll gobolka cagaaran ee gabiley ka soo hadal❤❤❤❤🌾🌾🌾🌾💚🙏
@Ugaas_samakaab
@Ugaas_samakaab Жыл бұрын
Waar tuulada yar maxaad dadka uu la hor cararaysaa 😂gabiley waa tuulo hoostagta hargeisa 😢
@abdirizakmohamuda.madoobe5168
@abdirizakmohamuda.madoobe5168 Жыл бұрын
Masha allah Berbera, Somaliland ❤🤍💚
@abdirahmansalaan5564
@abdirahmansalaan5564 Жыл бұрын
SOMALILAND WAA MID SOOL WAA SOMALILAND ❤SOMALILAND ❤
@cabdixakiim1527
@cabdixakiim1527 Жыл бұрын
Hhhhhhh sool😂😂😂 hee
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
@@cabdixakiim1527 Sool gacanta somaliland aya ku haysa oo xarood cadab ku noqoti
@abdirahmansalaan5564
@abdirahmansalaan5564 Жыл бұрын
@Ahmed sidaada riyo kuma nooli dee wixii saxa kama gabado😅
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
@Ahmed Somalia Yada ba shahda qabsti oo Goo godi jubaland kenya gacanta ku haysta miyad hadlisa mise xaroodki ciyal xaranta aha aya tahay mar yemen baad sheegtan marna cuman marna Bini hashim idinka oo eriterian aslakin ah 😭😂😂 Aslkin aya dayacdin
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
@Ahmed warka oo buuxa xarood isaaq aya lugta hostid maryay. Calamka oo dhan isaaq wae ka yabiyan ila xarood UN ka soo qaylin😂😂😂 Xarood bin zinzibari
@farhaanjr6315
@farhaanjr6315 Жыл бұрын
My home berbera allhow cadowga dibeda iyo kuwa gudahaba ka hay ❤🎉
@Macalin-Abdirizak-Ali
@Macalin-Abdirizak-Ali Жыл бұрын
Inankii WBB Miyaa
@ayaanleahmed9819
@ayaanleahmed9819 Жыл бұрын
Cadwga gudaha wxba hku maratyne GARXAJISWAYNE dhe jileecyow😅😅Oo sidaa nooga ducaysta haddii kle sidini baa naloo kiin baryi walal ciisow😂😂👌
@hamdasaed1432
@hamdasaed1432 Жыл бұрын
@@ayaanleahmed9819 iskadaa cuqdada wlal cadaw gude dawlad wlbaa way leedahee ilaahay haynaga hayo labada cadaw ba❤
@ayaanleahmed9819
@ayaanleahmed9819 Жыл бұрын
@@hamdasaed1432 haaye de iska caddeeya wxa oo Garxajis dhaha de wynu is fahmynaye cadaw gude aan argny angu malahee
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Golden voice❤
@MCfilims
@MCfilims Жыл бұрын
Walaalkay horo u soco ❤❤❤❤ Waxaan ka mid ahay taareegahaaga ❤❤❤❤
@abdikariimyusuf1321
@abdikariimyusuf1321 Жыл бұрын
Manta qofka kowad waa ani 11 ramadaan ❤
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 Жыл бұрын
Ustaad Abdirahmaan Omar Waad Ku Mahadsantahay Sida Aad inoogu Soo Gudbineyso Arimaha Qisaska Anbiyada iyo Sooyaalka Taariikhda Magaalooyinka Soomaalida Kuwooda ugu Magaca iyo Taariikhda Fog Ustaad Mahadi Hakaa Gaadho Sida Ugu Quruxda badan Ee Aad inoogu Soo Gudbineyso Muqaalada dhaxalgalka Ah
@abdiazizmohamed2386
@abdiazizmohamed2386 Жыл бұрын
Maansha Allah Barbra hore u soco
@sayidmaxamad
@sayidmaxamad Жыл бұрын
Berbera xog cazrigaan calamigaah ka haysid aniga kuuku daryo wll waa halka wado kaliyo maro dayax gacameedka iyo meesha kali alle ka furay duleeleka hawada sare duleelkaana aduunyado dhan satellitekiisa 🛰 waana kaliya ku aadka Berbera
@tuse2189
@tuse2189 Жыл бұрын
SOMALILAND MAGAALADA 3 AAD WE UGU WANAAGSAN❤❤
@halimaaden275
@halimaaden275 6 ай бұрын
Mash Allah beautiful city ,Somaliland ❤❤❤❤
@carafaadabdilaahi
@carafaadabdilaahi Жыл бұрын
manzha Allah dhul reer sheikh isaaq
@umalkhairkhadar7506
@umalkhairkhadar7506 Жыл бұрын
Walal Cabdirahmaan wan kugu Hambalyaynayaa inaad noosoo gudbisay taariikhada magaalooyinkeena mahadsanid waqtigaad galisayna alle Wayne kaa abaali.❤
@ataaxx9188
@ataaxx9188 Жыл бұрын
Berbera somaliland ❤
@hudaelmi9999
@hudaelmi9999 Жыл бұрын
Berbera magaladayadi dadka ilbaxa un ba garan kara❤️🌊💙
@mrabdu1805
@mrabdu1805 Жыл бұрын
Waa magaaladan ku dhashay Alx
@azli5079
@azli5079 Жыл бұрын
MARSADA DALKA 💚🤍❤ MACBUUD NASIIYAY BERBERA MUDANAA BERBERA BILAN ALLE HANOO DAAYO WAA HALBAWLAHA DALKAAYAGA SALAMAN TIHIIN REE BEREBAROOW WLAYAAL FROM HARGEYSA HADA WAA GABADH AAN WALIGEED BAD ARAG 😂
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 9 ай бұрын
Masha alllllah reeer berbera nooolaaada abid insha alllllah❤
@Muxammed22
@Muxammed22 Жыл бұрын
Taariikhda magaalada Harar waan kaa sugayaa masuul.
@fikradkorodhso2591
@fikradkorodhso2591 Жыл бұрын
Mansha allah berber my city
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 Жыл бұрын
RESPECT 🙏 💯 USTAAD ABDIRAHMAAN OMAR
@mohamethnazri5044
@mohamethnazri5044 Жыл бұрын
Masha allah berbera
@ahmedkarama9853
@ahmedkarama9853 Жыл бұрын
apdi rahman mahadsanid sidaad noogu soo gudbisid xogaha muhimka ah
@sheekhfaais1464
@sheekhfaais1464 Жыл бұрын
#somalilander_model. #ck_caanka #somalilander_queens
@hamdamohamud5192
@hamdamohamud5192 Жыл бұрын
Cergaaabo kuu dhiman cabdi raxmaanow😊
@madaromar9660
@madaromar9660 Жыл бұрын
Next saylac magalada ugu qadinsan dhulka somalida
@AbdifatahH
@AbdifatahH Жыл бұрын
Taariikhdii hore si fiican bad usoo tabisay, lkin waxan jeclaan lahaa inaad waqtigan casriga ahna aad kusoo xidho
@smiletvfilms
@smiletvfilms Жыл бұрын
Berbera somalia 🇸🇴 ✅️🙏
@ipraahimzamriyeyare8641
@ipraahimzamriyeyare8641 Жыл бұрын
😂😂😂😂 qoraal aad soo qortay may berbera ku noqonaysaa somalia😂 orodoo cibaadayso nio😂😂 qadadweyn yahy😂😂
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
@@ipraahimzamriyeyare8641Xarood waa ceeb ina loop jawabo
@MohamedAli-xh8vt
@MohamedAli-xh8vt Жыл бұрын
@@ipraahimzamriyeyare8641 barbara awowgey geel ku raaci jiray somaliland shalay wayeh nio
@smiletvfilms
@smiletvfilms Жыл бұрын
@@MohamedAli-xh8vt Aad iyo aad nin wax garad ah somalia hanoolaato 🇸🇴✅️
@naazirfuaad4159
@naazirfuaad4159 Жыл бұрын
Cuc😂
@walgo-media
@walgo-media Жыл бұрын
Masha Allah wabari media thks
@mustafesiciidismaaciil357
@mustafesiciidismaaciil357 Жыл бұрын
Sanaag I. ❤
@badrianiisabdilaahibadri2633
@badrianiisabdilaahibadri2633 Жыл бұрын
Waa runtaa❤❤❤❤
@abshirmayow3586
@abshirmayow3586 Жыл бұрын
Next Baydhabo Ama Baraawe,Luuqa Mid kamid ah kasoo hadal Abdirahman Waberi
@FarhanAbdilahi-pr1gf
@FarhanAbdilahi-pr1gf Жыл бұрын
Mnzhlh berberi Shaw waa magalo taariikh fac weyn leh
@ZerKhalid
@ZerKhalid 7 ай бұрын
Wll Cabdiraxmaan cumar Ismaaciil nabadgelyo iyo naxariista eebbe weyne kor kaaga ha ahaato. Barta ama dagaalkan waxan ku soo gudbiya waxyaabihii ugu danbeeyay ee ka dhacay caalamka iyo Tariikhaha ba, waxan huba inaanad ku khasaari doonin La joogayaga.😢
@boybad3529
@boybad3529 Жыл бұрын
fadlan iska saax somaliyaaa maaa hee !
@mohameddeeq4482
@mohameddeeq4482 Жыл бұрын
Gobolka xadaarada iyo ilbaxnimada awdal oo ay ku yaalaann zaylac iyo boorame ka soo hadal zxp
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Haray u soco walaalkay Abdirahman
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Жыл бұрын
Berbera Jamhuuriyadda Somaliland
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
Good job 👏 waberi
@mohameddeeq4482
@mohameddeeq4482 Жыл бұрын
Gobolkii xadaarada iyo ilbaxnimada awdal oo ay ku yaalaan magaalooyin tariikhi ah sida zaylac iyo borame ka soo hadal zxp
@shaaficicismaan
@shaaficicismaan 5 ай бұрын
BarBara waa magaalo Aad iyo Aad ugu muhiima Dalkeena JSL
@Clkariin_1234
@Clkariin_1234 Жыл бұрын
Magaaladaydi mahadsanid sxp waaberi🤘
@muxiyodiinabdikarin4125
@muxiyodiinabdikarin4125 Жыл бұрын
Wll C/raxmaan noogu soo xigsii (saylac) insha allah
@haphzamohamed
@haphzamohamed Жыл бұрын
Shukran ustaad
@cumarxakameeye3097
@cumarxakameeye3097 Жыл бұрын
Mahadsanid mcln.
@Caliburcaawichennel
@Caliburcaawichennel 7 ай бұрын
Waxy ku taalaa dawlada somaliland❤
@sallojrzalah1351
@sallojrzalah1351 Жыл бұрын
Gabilay zxp ksoo hdal gobolka cagaaran
@mohamedzidiiq7969
@mohamedzidiiq7969 Жыл бұрын
Hhhh ma tariikh bay leedahay shalay ba lasameye
@capdiraxmaan3957
@capdiraxmaan3957 Жыл бұрын
Tuuloyinka lagama hadlyo e waa gopolada
@haajimouse5646
@haajimouse5646 Жыл бұрын
Gaarisa. Wajeer. Mandheera 3 mid ku xigsii❤❤
@ibrokhan7399
@ibrokhan7399 Жыл бұрын
Taariikhda mandheera
@cabdidhere
@cabdidhere Жыл бұрын
Ramadan kariim bahda waaberi media
@channelshortvlogs2927
@channelshortvlogs2927 Жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 waligeed somalibaa leh 🇸🇴🇸🇴🤕
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
Naya qaxba Somaliland reer Somaliland aya leh hada ma pakistan baan nahay kaalay xukun haday soomalia laydahay Somaliland reer Somaliland aya leh Dhulkaga ha kugu filnato yaan lagu garacyn sida xarood o kale
@claahimaxamad.claahi.afgoo1080
@claahimaxamad.claahi.afgoo1080 Жыл бұрын
Wat mahatsantaha lkn xafadaha Kasotaktay 😂😂
@Halmaal202
@Halmaal202 Жыл бұрын
BOORAMA KUSO XIJISI WLL
@abdirahmansayid1040
@abdirahmansayid1040 Жыл бұрын
Carab la'aan teed somali may ilbaxden wlhi iga caalamka kale inagu xidhaye
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
Adeey bila caqli baad tahay reer Somaliland waligod tarikh ayay haystin Las geel ka soo arag tarikh 8000 sano ka weyn carab tarikhdoo waa 3000 kun oo saano ee naga amus Carabta wax weyn o argta Yaga na waxna kuma arkan
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
@Ahmed Carabta asalka waa kuwa Jasirada carabta daga car ee kiin tarikh ay haystan. O carbeed Ma jero Faracnada carab mahan ciraq carab mahan syria carab mahan Kuwas aya taarikh laha khasahan Ciraq Islamaka aya iimadi oo tarikh o noqodi carabta Carabta ka diib islamka tarikhdodo 3000 sano bis lkn adeey Hada tahay reer Somaliland waxa haysta tarikh badan Las geel 8000 sano ka weyn Nasa hablood 8000 sano Iyo in badan oo la soo sarin Ma carabta wax weyn o aragta carabta ba hada reer galbedka ku dayada oo Xita af carabiga ka carary o Faransis iyo english iyo eapani ku hadalaya Adeey na carab carab aya ku sooxdi
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
@Ahmed Ilbaxnimada carabta haystan waa tii i fasir ilbaxnimo ? Ilen somalida uaga ilbaxnimo kow o aha ila dagalka iimadi 1991 oo Dhaqanka carabta wadanka soo gali markas ayay soomali dhimati
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
@Ahmed dhaqanka carabta soomaalida waxo i soo galay 1991 diid ama yaal
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
@Ahmed alla been badan hal xadarad carbeed ah o jasirada carbeed joogta o ka weyn 10kun sano ka hor e kiin Jazirada caarbta ayan raban Mahan ciraq iyo wadanmo kale Ciraq carab asal ah mahan Sacudi yemen Kuwait emarad qatar bahrain oman yaga oon ay carab ah
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 Жыл бұрын
Berbera Somalia 🇸🇴🇸🇴
@xamse576
@xamse576 Жыл бұрын
goday muuqaal kasoo samee zxp ama wll insha allah
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 Жыл бұрын
Geel badan ayaa jooji jiray 😅 intaas uun Ayaan u hayaa kakakaka
@ZuhoypZuoncho-il1yv
@ZuhoypZuoncho-il1yv Жыл бұрын
Waabari media haodhan waxay ku taalaa Somalia
@cadirisaqnuur732
@cadirisaqnuur732 Жыл бұрын
Barbara gacanta soomaaliya maku jirtaa wallaal
@SuhuurAsad-y7k
@SuhuurAsad-y7k Жыл бұрын
Somalida dhulkooda khayraad badan bu leeyey cid ka shaqeysata lalaayahy
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
WAA FAQASH WERIYE ISKA SOO DHIGTAY
@ilhanibrahim3882
@ilhanibrahim3882 Жыл бұрын
Barbara waa meel aan jeclhy inaan boqdo
@yaxyemaxamed4990
@yaxyemaxamed4990 Жыл бұрын
Kusoo dhawoow👌
@ilhanibrahim3882
@ilhanibrahim3882 Жыл бұрын
@@yaxyemaxamed4990 thanks mar un waan idin soboqan Dona 🥰
@lailaabdi5554
@lailaabdi5554 11 ай бұрын
Waa halkii uu kayimid magaca iidoor ee reer sheekh isxaaq ay u bixiyeen daaroodku Lkin magac xun ayey moodayaan lkin waa ilbaxnimo
@azharmoha8029
@azharmoha8029 Жыл бұрын
mudane thanks
@caynashe.8886
@caynashe.8886 Жыл бұрын
@maxmedmalisgoospup2410
@maxmedmalisgoospup2410 Жыл бұрын
Ilaa qari to qari hadana gaajo ayaynu ku❤ jirna Sbabta ma is waydisen somaliyay 😊
@maxamedmustaf1852
@maxamedmustaf1852 Жыл бұрын
C/raxmaan Wan ku salamaya Waxan kugu salamaya salanta islamka asc Walal hadad heleyso Rer konfur galbed ee dadka rahawenta ah Adigo mahadsan walal👍
@rakbah.c
@rakbah.c Жыл бұрын
Sifiicanbaa usharaxaday mahadsanid
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 10 ай бұрын
Waa faqashtii oo wariye iska soo dhigtay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mr__esca1559
@mr__esca1559 Жыл бұрын
Masha Allah ❤
@adanabdulle4477
@adanabdulle4477 Жыл бұрын
Aaway cadale meeshii lagu dilay ninki hugaaminayay dagaalkii gumeesthii Burtiqiiska iyo italia midoow ahaay mahelee 😢 #Aaway joowhar #aaway mahadaay #aaway #aaway #aaway 😢😢😢😢😢
@adanabdulle4477
@adanabdulle4477 Жыл бұрын
Madxaf wax.yaalo hadii laga hadlaayo xitaa warshiikh waa in laga hadlaaa ciil aa dareemay MA. Aqaan sababtee😬😂😂
@sheekhmaxamadshaafi7563
@sheekhmaxamadshaafi7563 Жыл бұрын
Ustaad dhagaxbuur kaama hayee soo samee
@darfaadumojamac1101
@darfaadumojamac1101 Жыл бұрын
Mashallh
@hamdaabdiaziz3974
@hamdaabdiaziz3974 Жыл бұрын
Homeland ❤
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Mahad sanid caraxmaan omar horey usoco wll
@saldhanabdiqadir6786
@saldhanabdiqadir6786 Жыл бұрын
Asc Thanks ❤
@sadosado8229
@sadosado8229 Жыл бұрын
guul soomaliland
@Quickvideos-shorts
@Quickvideos-shorts Жыл бұрын
Next baydhabo janaay
@Abdisamad-tt5mu
@Abdisamad-tt5mu 3 ай бұрын
Magaalo ku taa la Somaliand
@abdullahiabdi8464
@abdullahiabdi8464 Жыл бұрын
Garissa so qawo ❤❤
@khalidtyga9509
@khalidtyga9509 Жыл бұрын
Kismayo sosame❤
@ahmedabdulahi4337
@ahmedabdulahi4337 Жыл бұрын
Nice video 👍
@luqmaanal.xakiim2524
@luqmaanal.xakiim2524 Жыл бұрын
from borama
@shaficiabokor3606
@shaficiabokor3606 Жыл бұрын
Msha allah
@mariaMaanka-sz4mf
@mariaMaanka-sz4mf Жыл бұрын
wll ka soo hadal hamaas iyo yuhuuda❤❤❤
@saabirhassan7540
@saabirhassan7540 Жыл бұрын
Waaberi midia saldanadi Geledi ka hadal 🙏
@updyrazaaksomali2593
@updyrazaaksomali2593 Жыл бұрын
Horta soomalia ayuun bad nala hoos cararaysaaye madaxwayne iska dhaafe nin xil agaasime xata ka haya somalia ma iman kara somaliland abti wax gudbintaada siyaasada ka saar ama iska dhaaf waxan
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
Waa dad xun waxan o cuqdad qaba cilaj o bahan Somaliland ku washi
@MohamedAli-xh8vt
@MohamedAli-xh8vt Жыл бұрын
@@ailover5719 🤣🤣🤣wllo somaliland wax ladhoho mjirto caadi iska dhiga
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
@@MohamedAli-xh8vt Somaliland hadan ay jerin Xukumada Amisom e Somalia may ka soo qailn UN 😂😂Somaliland sunta xarood ka ooysya😂😂
@abdisamadaliguled3259
@abdisamadaliguled3259 Жыл бұрын
Meeshan ku dhashey
Yaa ku noolaa dhulka dadka kahor! Maxaase ku dhacay?
13:11
Waaberi Media
Рет қаралды 2,5 М.
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 37 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
Noobiyada berbera waxay dhisan tahay 300 sano. #Dhibicaha_Tariikhda
13:02
Saylac | Magaalo cajiib ah | Masjidka Qiblataynka :
20:06
OGAANSHO
Рет қаралды 283 М.
10 Ottoman Myths Debunked with Dr Yakoob Ahmed
1:43:14
The Thinking Muslim
Рет қаралды 103 М.
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 37 МЛН