Yaa ku noolaa dhulka dadka kahor! Maxaase ku dhacay?

  Рет қаралды 161,610

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Пікірлер: 336
@adanabdulle4477
@adanabdulle4477 2 ай бұрын
Maanta anaa ugu horeeyo wax kale idinka ma rabo Ku saliya nabiga scw Ninkaan waa Gold voice ee like ta again ha ilaawina saliya nabiga
@abdiraxmaanfarxaan7759
@abdiraxmaanfarxaan7759 2 ай бұрын
‏اللهم صلي على محمد واله محمد
@MaxamedWalal
@MaxamedWalal 2 ай бұрын
اللهم صل على محمد(ص ع و)
@abdiwahidabdiraxman13abdiw96
@abdiwahidabdiraxman13abdiw96 2 ай бұрын
Scw❤
@SakariyeSaki-w2x
@SakariyeSaki-w2x 2 ай бұрын
نبي الله محمد صلى الله عليه وسلم ❤
@KhaalidQaasim-b1m
@KhaalidQaasim-b1m 2 ай бұрын
sallalahu caleyhi wasallam
@mohedshukri5675
@mohedshukri5675 2 ай бұрын
Waabari Waa Aqoontii Oo Qof Ah Maashaa Allaah saaxiib Cashir Aad Uwacan Ayaad Noosoogudbisay Jazaa,akalaah
@Yaxyeaabi-p3o
@Yaxyeaabi-p3o 2 ай бұрын
Maan waa jimce wll halagu saliyo nabiga scw
@bukhaaribade2776
@bukhaaribade2776 2 ай бұрын
Si qurxoon ayaad usoo diyaarisey , mahadsanid .
@Mohamed-y2b5b
@Mohamed-y2b5b Ай бұрын
Walaalayal kusaliya nabi muhamed s.c.w ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊
@istahiladen4556
@istahiladen4556 2 ай бұрын
Mowduucan sidan u raadinayey in aan meel ku maqlo thanks
@sultaanomar
@sultaanomar 2 ай бұрын
Scienceka dhulka iyo meerayaasha hadaa barato wax badan ayaa ogaaneysaa , 60 million sano kahor dinesorka ayaa dhulkan kunoolaa ,
@ProSHARMARKE
@ProSHARMARKE 2 ай бұрын
​@@sultaanomar wxaa jira TAARIIKHO iyo NABIYO jiray balse aanay cidi ogayn ILAAHAY mooyee
@ABUKE8
@ABUKE8 2 ай бұрын
@@sultaanomarwa aragti kaliya xaqiiqo maaha
@axmedmatra
@axmedmatra 2 ай бұрын
Golden voice 🎉🎉🎉
@KHfanpro-b4g
@KHfanpro-b4g 2 ай бұрын
Ka so hadal taarikhda al qacida io halkeey ku dambaysay the best channel waabari media 🌍
@MABRUUK
@MABRUUK 2 ай бұрын
Al qacida haka shakinin ila hada wey awod bdn yihin kadip usama bin ladin hadase aad ayey usii fidayan una xogeysten ilaa mali ila jazirada carabta ila burkina faso ilaa saxilka ilaa geska afrika ee Somalia 😊
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 2 ай бұрын
​@@MABRUUK😂😅
@CabdiraxmaanShilow
@CabdiraxmaanShilow 2 ай бұрын
Allaha ku karaameeyo wll cilmi wayn ayaad noo faaidaysay
@Off_dance
@Off_dance 2 ай бұрын
وَلَسَوۡفَ يُعۡطِيۡكَ رَبُّكَ فَتَرۡضٰىؕ ۞ And your Lord is going to give you, and you will be satisfied
@KOSHICABDUU
@KOSHICABDUU 2 ай бұрын
Hello Somalia ❤ like please 😢
@YuusufxasanSiidow
@YuusufxasanSiidow 2 ай бұрын
Maya maanta ayaa igu hirreyso in aan maqlo ❤
@bilanaxmed5794
@bilanaxmed5794 2 ай бұрын
Abdirahman wll mhdsanid arintan iyantaanba niyada ayaan ku haaye inan helo fasirkeeda jinku muxu yahay sababto ah markasto quranka aadku aragto alle wuxu ku leeyahy malikta way sajuuden ilaa ibliis maahe markaasa iswidin jiray tolow asna ma malak buu aha dab laga abuuray oo waxa alle agtiisa ku nool oo dhan ma malakyo ah lkn mnta jawabti wn helay mhdsanid mar kle aqliga iyo aqoonta allha ku barakeeyo
@AbdulaahiAli-w1n
@AbdulaahiAli-w1n 2 ай бұрын
Scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.ajmaciina.mina.rusuli.aammiin.yaa.rabbi
@FarhiaKabayare
@FarhiaKabayare 2 ай бұрын
Asxaabeey isoo duceeya muraad ayaan leeyahay inuu alle ii sahlo 40qof ducadooda alle wuu aqbalaa😢😢😢😢
@CadnaanLii7
@CadnaanLii7 2 ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ❤❤❤
@KaderMouhoumed
@KaderMouhoumed 2 ай бұрын
Nabiga gou sali wll ❤❤
@MaanFuad
@MaanFuad 2 ай бұрын
scw
@FarhiaKabayare
@FarhiaKabayare 2 ай бұрын
Allow noo dambi dhaaf ya rabbi sheydaanka na naga badbaadi adaa awoodee❤❤
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 2 ай бұрын
600k is coming up my brother c/rixmaan waaberi before 2025😊🎉❤
@OmarfarahAssoweh
@OmarfarahAssoweh 2 ай бұрын
Before 2025😂
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 2 ай бұрын
@@OmarfarahAssoweh thanks bro🙏✌😁
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 2 ай бұрын
Thanks so much Waaberi Media , ALLe ayaa Swt inooga waramey iney makhluuq ka horeeyey jinka ay ku noolaayeen dhulka, waayo jinku dhiig ma laha ( ma waxaad allow khilaafada dhulka u dhiibeysaa qaar fasahaadiya oo dhiig ku daadiya, waxaa loo badiyaa iney laba umadood kuvnoolaayeen dhulka qaar wuxuu ALLe swt ku halaagey qarax-dab, qaarna waxaa lagu salidey oo ka awoid batey jinka.
@Y-ADIL
@Y-ADIL 2 ай бұрын
Mahadsanid waa Muuqaal wanaagsan!
@الق
@الق 2 ай бұрын
Top KZbinr abdirahman omar hore usoco
@axmedcrisaaq9064
@axmedcrisaaq9064 2 ай бұрын
Masha allah jazaka allah khayr jaza❤❤❤
@huurshowchanel3222
@huurshowchanel3222 15 күн бұрын
Masha'allah Allaha Ku Cizeeyo Ustaad
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i 2 ай бұрын
Ma ogay anugu zxp ee wax kistee kan waa allah subxahu wutucalaa alle ha nonaxaristo dhaman teen ❤❤❤
@BashiirMaxamed-l7k
@BashiirMaxamed-l7k 2 ай бұрын
Allha ku barakeeyo ustaad waaberi❤
@cqaadircaato3337
@cqaadircaato3337 2 ай бұрын
M.a mahasanid bro wax badan ka faiday qer allaha ku siyo❤
@qanciyeboy1234
@qanciyeboy1234 2 ай бұрын
Golden voice ❤ Masha Allah bro
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 2 ай бұрын
Thank you Abdirahman Omar
@Mohamed-amin_chanel
@Mohamed-amin_chanel 2 ай бұрын
Mahadsanid sxb
@hamzarobleholow4741
@hamzarobleholow4741 2 ай бұрын
Jazaka allah khair bro
@asadapdiasiis4650
@asadapdiasiis4650 2 ай бұрын
amiin
@Ahmett990
@Ahmett990 2 ай бұрын
maanta cilmi ba ii faaidaysay thanks🙏
@cabdulaahicabdi-y2e
@cabdulaahicabdi-y2e 2 ай бұрын
Maan shaa.alaah wll❤ cilmiga alaah hakuu siyaadiyo
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 2 ай бұрын
walhi wan iswaydiin jiray waxbadan
@engmohan1423
@engmohan1423 Ай бұрын
Aad baad ugu mahadsanthy taariikhda quruxda bdn ee hufan
@farahmohamed6712
@farahmohamed6712 2 ай бұрын
الله اكبر
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p 2 ай бұрын
Taarikh Cajib ah ❤❤❤❤
@daacimedia615
@daacimedia615 2 ай бұрын
Walaalayaal isoo duceeya waswaas ayaa ihaye
@Axmedweli-oo9qm
@Axmedweli-oo9qm 2 ай бұрын
Rabbi hakaa qaado wll Ee waxa an ku waydinayaa marka aa shay dhaq is dhahdo miya is oranaysaa waxba ma dhaqin.
@Caqiidadaadatoosi
@Caqiidadaadatoosi 2 ай бұрын
Walaal Akhriso هو الأول والآخر وظاهر والباطن وهو بكل شي عليم Ku celceli Tafsiirkeeda ka Baro Jananka la dhaho Caqiidadaada Toosi Casharka koobaad ilaa sedexaad❤❤❤❤
@Maryann12q
@Maryann12q 2 ай бұрын
​@@Caqiidadaadatoosi afsomali ahaan uso qor ducada shb
@Caqiidadaadatoosi
@Caqiidadaadatoosi 2 ай бұрын
@@Maryann12q Walaa you tubkaas raac Casharka koobaad ayaad ka helaysaa sharaxa❤️
@Caqiidadaadatoosi
@Caqiidadaadatoosi 2 ай бұрын
@@Maryann12q Asw Walaal Caqiidadaada Toosi Ku qor you tube. Markaa Dersiga koobaad ilaa sedexaad dhegayso
@FaysalMaxamed-qd6yp
@FaysalMaxamed-qd6yp 2 ай бұрын
Thanks abdirahman
@ismailabdirahman8378
@ismailabdirahman8378 2 ай бұрын
Alle sw ayaa wax walba naga og mahadsanid sxb
@PANTHER-gl5vd
@PANTHER-gl5vd 2 ай бұрын
Waberi sxb qisooyinkan okale ino so badi🙏
@XuseenCali-hk5ts
@XuseenCali-hk5ts 2 ай бұрын
Jazakala
@MarwaanAden-f6y
@MarwaanAden-f6y 2 ай бұрын
Asc waberi media ❤❤❤
@safiya1672
@safiya1672 Ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@LoverBoi-c4u
@LoverBoi-c4u 2 ай бұрын
Mahadsanid Sxb Abdirahman ❤
@Cas_kah
@Cas_kah Ай бұрын
Thanks for the information ❤
@hashimtahirsherif2170
@hashimtahirsherif2170 2 ай бұрын
Jumca mubarak 😊😊😊
@CabdikariinQaalibCabdi
@CabdikariinQaalibCabdi 2 ай бұрын
Great man clraxmaan waaberi
@Abdisalaam1
@Abdisalaam1 2 ай бұрын
Kusali xabiibkeena🎉❤
@Mohmoudahmed-q3r
@Mohmoudahmed-q3r 2 ай бұрын
عليه الصلاة والسلام
@ShortsOfficial-907
@ShortsOfficial-907 2 ай бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر ❤
@abdallaboy7248
@abdallaboy7248 2 ай бұрын
Scw scw scw scw. ❤❤❤❤❤
@MuanafHassan
@MuanafHassan 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@wllzizu10
@wllzizu10 Ай бұрын
Wabari keep going sxb ìam your big fan❤❤🎉
@Ibnubirmad2024
@Ibnubirmad2024 Ай бұрын
شكرا
@spanishlove8759
@spanishlove8759 2 ай бұрын
Masha allaah horey uma ogeen bini aadan kahor waxa jiri jiray
@Nimcaancabdisamed-yq1xm
@Nimcaancabdisamed-yq1xm 2 ай бұрын
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ
@JamalBari-n7c
@JamalBari-n7c 2 ай бұрын
الحمد لله حمداً كثيراً طيباً مباركّا فيه كما يحب ربنا ويرضي ان يحممد وينبغي له ❤
@SurprisedSteelDrums-ge1gt
@SurprisedSteelDrums-ge1gt Ай бұрын
Scw Scw Scw ❤❤❤
@Leomudi
@Leomudi 2 ай бұрын
Zxb ALLAH ku barakeeyo cilmigaaga 🎉❤❤❤❤
@SuleekhaReygal
@SuleekhaReygal 15 күн бұрын
❤❤Allahu akbar ❤❤
@Abdikhan-g6k
@Abdikhan-g6k 2 ай бұрын
Ilahy soma aogeen qalbiga cazaazil markuu uqadayay xasid nimada bani adamka muxuu ilahy qalbigusu markuu arkay hory oga kaxeen waayay samada alahu akbar❤
@m.bashiirbootaan2824
@m.bashiirbootaan2824 2 ай бұрын
ilaahay maa ka maamul iyo caqli badan tahay su'aal xumidaa wlaal
@AxmedcabdirashidQlada
@AxmedcabdirashidQlada 2 ай бұрын
Allhu agbar❤❤❤
@KhaalidQaasim-b1m
@KhaalidQaasim-b1m 2 ай бұрын
ilahay ha inagu kulmiyo jannada dhamantena❤
@Deeqa123-dt4lo
@Deeqa123-dt4lo 2 ай бұрын
Ya AlaHa❤❤😊
@abdullahimohamedabdulle3446
@abdullahimohamedabdulle3446 2 ай бұрын
My favorite channel ❤ 💕 💓 🎉
@user-YT1BAXSADdile
@user-YT1BAXSADdile Ай бұрын
Scw❤
@SareyFarah
@SareyFarah 2 ай бұрын
Sxb please kasoo hadal Taariikhda TATAARKA waa codsi❤👏
@CabdiraxmaanShariif-xu6dk
@CabdiraxmaanShariif-xu6dk 2 ай бұрын
Mya wllhi horey uma ogeyn💯
@CabditaajirmaxamedDucaale
@CabditaajirmaxamedDucaale 2 ай бұрын
Mahadsanid
@CadnaanLii7
@CadnaanLii7 2 ай бұрын
نعم
@Caqiidadaadatoosi
@Caqiidadaadatoosi 2 ай бұрын
Sheekadani diinteena kuma jirto. Laakiin waa la iskaga sheekaytaa. Laakiin diinta kuma jirto.
@bashiirhudle369
@bashiirhudle369 2 ай бұрын
mansha Allah guul
@MohammedAbdinasir-sx8qz
@MohammedAbdinasir-sx8qz 2 ай бұрын
No really keep going make us updated God bless you
@MaaidamihumedMaaidamuhum-dt5iw
@MaaidamihumedMaaidamuhum-dt5iw 2 ай бұрын
𝚃𝚑𝚎 𝚏𝚒𝚛𝚜𝚝 𝚘𝚗𝚎
@MaxamedMahdi-id8eu
@MaxamedMahdi-id8eu 2 ай бұрын
May wacilmi ihordhy❤❤❤❤
@mohamedgedihassan
@mohamedgedihassan 2 ай бұрын
Hhhhhh hda baara😂
@Heba-mm2nf
@Heba-mm2nf 2 ай бұрын
Wabari shukran
@MustafMustaf-h5h
@MustafMustaf-h5h 2 ай бұрын
Tarikhyahano loma bahna quranka iyo xadiska nabiga makujiraa
@CabdixafiidCabdixafiid-po9wg
@CabdixafiidCabdixafiid-po9wg 2 ай бұрын
Wll wadba imatayee like 😢 isar 2024
@SaacidYare-c9f
@SaacidYare-c9f 2 ай бұрын
Wax badan ayaan fahmay mahadsanid ❤
@hadhcad128
@hadhcad128 2 ай бұрын
Siduu quraanku sheegay ibliis, aabo Adam iyo mamo xaawa mar qudha laga soo wada saarey jannada, waxaana sheego aayado ku kala jira suuradaha baqra iyo daha.
@sayidkasomalida
@sayidkasomalida 2 ай бұрын
Mashaaallaah
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p 2 ай бұрын
Cajiib!
@CllaahiYaxye
@CllaahiYaxye 2 ай бұрын
Jinka malaikta ayu kamid aha xaamid Aya laoranjiray malaikta dhan waxay uarkayeen in asaga Allah uga dhowyahay balse Allah cida uu doono ayu abuura awalkisi hore ayuu naar ka abuuray Halka malaikta kale nuur Laga abuuray
@Footyx36
@Footyx36 2 ай бұрын
Daliil.? Reference.! Malaa'igta eebaha caalamiinta marna dambi kama dhaco oo ma caasiyaan rabbigooda sidanada oo kale ee ha u gafin malaa'igta raxmaanka.! Tankle, *لوح المحفظ* ayuu alle swc ku qoray in ibliis yahay *رجيم* oo ah mid laga fogeyay naxariista eebe iyo *ملعون*.! Nuurkana waa sheyga laga abuuray malaa'igta halka jinka dab (نار) laga abuuray, aadanna dhoobo/ ciid. Wll ha oran waxba adiga oo aan daliil diini ah u hayn. waana dambi wayn in aad ibliis ku tilmaamtay inuu kamid ahaa malaa'igta alle swc taaso noqoneysa macna ahaan in malaa'igtu eebe ku caasiyaan waana arrin liddi ku ah sida uu eebe quranka inoogu shegay. يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا قُوا أَنْفُسَكُمْ وَأَهْلِيكُمْ نَارًا وَقُودُهَا النَّاسُ وَالْحِجَارَةُ عَلَيْهَا مَلَائِكَةٌ غِلَاظٌ شِدَادٌ لَا يَعْصُونَ اللَّهَ مَا أَمَرَهُمْ وَيَفْعَلُونَ مَا يُؤْمَرُونَ.
@SuldanMustaf
@SuldanMustaf 2 ай бұрын
Beenta dhaaf beenlowyahow jinka malaaigta ka mid ah waa maqluuq ilaaheey ka abuuray naar malaaigta waxaa laga abuuray nuur Beenham dhaaf
@Zuudaani
@Zuudaani 2 ай бұрын
​@@SuldanMustafmarka hore sida raggu u hadlo soo baro🤔
@ABUKE8
@ABUKE8 2 ай бұрын
Xaamid kulaha waxad maqashoba maad iskaga hadli
@AnnoyedEagleRay-rj4fx
@AnnoyedEagleRay-rj4fx 26 күн бұрын
Xadiis iyo aayado quraan ayaaba tilmaamaayo in ibliis jinka ka mid ahaa lagana abuuray naar ama dab Kadib neh waa kii xasadka uqaaday nabi aadam waxa uu dhahay anaa ka qeeyr badan asiga maxaa yelay waxaad iga abuurtay dab asiga neh dhoobo
@MogdishoDheeman
@MogdishoDheeman 2 ай бұрын
Mahasanid wall cabdiraxman❤❤❤❤
@Islaamboy-h1v
@Islaamboy-h1v 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@LiiJanba
@LiiJanba 2 ай бұрын
Allow cadabtaTada ADAA KAMANAGALAY. YAARABI🤲🤲🤲🤲
@cabdiqadaraxmedwasuge9261
@cabdiqadaraxmedwasuge9261 Ай бұрын
Haa waan ogaa
@MaxamedKhaalid-q9g
@MaxamedKhaalid-q9g 2 ай бұрын
ibliis,dheh nio 😊
@LiibaanRoble-r6g
@LiibaanRoble-r6g 2 ай бұрын
Teacher is gonna be teacher always….
@dhtayger8355
@dhtayger8355 2 ай бұрын
Sobadi wll I.a
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 2 ай бұрын
Masha allh
@ismogabe5913
@ismogabe5913 2 ай бұрын
Barnaaamij qiimo badan , Waxbadana ku ogaanay❤
@CabdiraxmaanShilow
@CabdiraxmaanShilow 2 ай бұрын
Cajiib wlh allow adaa Awood bdn
@ZakiYare-c9t
@ZakiYare-c9t Ай бұрын
Good ❤😢
@farhiohanshi4230
@farhiohanshi4230 Ай бұрын
M.a ❤
@DahraanMohamed-ce6bw
@DahraanMohamed-ce6bw Ай бұрын
(Scw)
@ahlaamajey3777
@ahlaamajey3777 Ай бұрын
😭❤️mhdsnid wllka
@BashiirAxmed-bu4dh
@BashiirAxmed-bu4dh 2 ай бұрын
C/raxmaan talaw halkaanu ka baadhnaa dadkaa ku noolaa dhulka
@AbiibMohamed-l3b
@AbiibMohamed-l3b Ай бұрын
❤sahib waan ku tageerz
@AbdinasirSheik
@AbdinasirSheik 2 ай бұрын
Allahu akbar
@AbdikarimMuuse
@AbdikarimMuuse Ай бұрын
My waxan u malen jiray inay xawo iyo adan ugu horeyen
6 nin oo soo bixidooddu calaamad u tahay dhamaadka aduunka!
10:05
Waaberi Media
Рет қаралды 78 М.
One day.. 🙌
00:33
Celine Dept
Рет қаралды 63 МЛН
Qisooyin ka Saxabada || 4saxaabi Qisadooda || @QulasadaFilimada
1:08:51
Qulasada Filimada
Рет қаралды 280 М.
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12