Barkhad Batuun iyo Olalaha Xisbiga Wadddani.

  Рет қаралды 120,882

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

MM Somali TV, is a newly inaugurated Somali television which is based in Hargeisa.
/ mmsomalitv

Пікірлер: 111
@caliomer6903
@caliomer6903 3 жыл бұрын
allahay nimaad guulaysay baa guuleesta ee barkhad batuun guulee aamiin yaa rabal caalamiin kuna saliya xabiibkeena markaad ducaysataan scw scw scw
@farhiaali6227
@farhiaali6227 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@shucaybdaacad3202
@shucaybdaacad3202 3 жыл бұрын
Dtt
@kadra825
@kadra825 3 жыл бұрын
MASHA AALLEH GUULL GUULL GUULL GUULL GUULL BARKHAD BATUUL GUULL GUULL ❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚❤❤❤
@asmaosman9256
@asmaosman9256 3 жыл бұрын
Guulaysta beesha gabooye
@nagmabae6683
@nagmabae6683 3 жыл бұрын
Mnsha allaha wllhi wa iga diyaar codkaygu 🥰🌹
@istaahilaxmed8512
@istaahilaxmed8512 3 жыл бұрын
Guul barkhad jamac batuun
@hamzemohmed8770
@hamzemohmed8770 3 жыл бұрын
Qaranka ubaahan guuuuul
@historynerd7549
@historynerd7549 3 жыл бұрын
You are the winner Insha allahu
@zamzamzamsam6108
@zamzamzamsam6108 3 жыл бұрын
Walal guulayso Barqad jamac Insha Alaah guul
@naimaahmed5444
@naimaahmed5444 3 жыл бұрын
BARKHAD BATUUN dhab libaax bad kufadhidaa don’t worry
@nimcodahir5317
@nimcodahir5317 3 жыл бұрын
Saan gusha barkhad ugu farxay walahay noloshay nin siyasiya gushisa uguma farxin ilahay haka dhigo mid dalkiyo dadkaba anfaca👏👏👏👏👏
@Ururka_yufo
@Ururka_yufo 3 жыл бұрын
Kula mid baan ahay walaahay inaadeerkay uguma farxin saan barkhad oo aan waxba ii ahayn ugu farxay gobooye guul inshaa alaah
@nimcodahir5317
@nimcodahir5317 3 жыл бұрын
@@Ururka_yufo nin han leh weye barkhad wuxuna uqalma madaxweynaha soomali oodhan
@Ururka_yufo
@Ururka_yufo 3 жыл бұрын
@@nimcodahir5317 haa walaahay
@yaxyexusen6208
@yaxyexusen6208 3 жыл бұрын
Wlhy ninkan social media wu fahmay
@tfarahan27
@tfarahan27 3 жыл бұрын
Waa ruunta walhy 😂
@فخوربإسلامي-ط1ك
@فخوربإسلامي-ط1ك 2 жыл бұрын
MashaAllah Alle habarakeyo inshaAllah guul
@yusufali4929
@yusufali4929 3 жыл бұрын
Markii ugu Horaaysay aan Cagafcagaf Ka naxo sidii Naf ku jirto waar bal ha is dhaawicina 😂..barkhad wuu guulaaysan Doonaa Ninkaasi Dulmi Badan Soo maray Dulqaad iyo Samir ilaahay siiyeey anoo isaaq barkhad Guulaayso 👍
@munirmuxumedofficial9406
@munirmuxumedofficial9406 3 жыл бұрын
M..m ilahay ha kuku kuleyo
@jaamacmaxamed140
@jaamacmaxamed140 3 жыл бұрын
Waa guuuuulllll
@asmaabdirahmanadam9243
@asmaabdirahmanadam9243 3 жыл бұрын
Barkhad jaamac batuun waa qof leh shiqsiyad aad ufcn illahay wxn uga bryayaa inuu ku guuleeyo xilka
@axmedbade928
@axmedbade928 3 жыл бұрын
guulayso mr barkhad
@hodanmaxamuud-mw5kp
@hodanmaxamuud-mw5kp Жыл бұрын
❤❤❤❤
@ayanahqannih2571
@ayanahqannih2571 3 жыл бұрын
Guuuuuuuuuuuuuuul
@fayzacheik1115
@fayzacheik1115 3 жыл бұрын
Wlhi hdn jogilaga somaliland wan ku doranlaha
@queenidil520
@queenidil520 3 жыл бұрын
Masha alah tabarakalah alow ku xafid batun
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 3 жыл бұрын
Hoogamiye AleXilka Hakugu Asturo Iinsha Alah Waad Soobixi Doontaa
@nasiimmostapha7230
@nasiimmostapha7230 3 жыл бұрын
Guuul
@sawdashaqale2970
@sawdashaqale2970 3 жыл бұрын
Guul
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 3 жыл бұрын
ninkaasi waa hal xidhaale hor yaal dhamaan reer somaliland gaar ahaan reer hargeysa waa in la doorta si aynu u noqono bulsho kala takoorku dhexdooda u ka baxo
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 3 жыл бұрын
No way sxb
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 3 жыл бұрын
@@isseyusuf8888 why not sxb
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 3 жыл бұрын
@@siciidaxmed2963 because waa wadani
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 3 жыл бұрын
Vive ucid sxb
@thebeast09876
@thebeast09876 3 жыл бұрын
@@isseyusuf8888 pathetic excuse, fight recism regardless.
@aragsanqaliaragsanqali9575
@aragsanqaliaragsanqali9575 3 жыл бұрын
eeshcala barkha batuun soobax😍😍😘😉
@skid-rs2eo
@skid-rs2eo 3 жыл бұрын
Guuulayso Barkhadow maaanta hadaan Hargeisa joogi lahaa walihi codkayga waan ku siiin lahaaa iminka se duco iyo taaagero kuuu hayaaa🧡🦁💚🤍♥️
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 3 жыл бұрын
Duada kuso caawi wllo
@khadrayuusuf2209
@khadrayuusuf2209 3 жыл бұрын
Masha allah gushu wa xagaga insha allah
@yuusufosman7162
@yuusufosman7162 2 жыл бұрын
Guul batuun
@hudahirsi9227
@hudahirsi9227 3 жыл бұрын
duco qabe barkhad batuun 😘
@bintunur1201
@bintunur1201 3 жыл бұрын
Bena mahaa batuun guuuuuul
@siciideeqsiofficial4733
@siciideeqsiofficial4733 2 жыл бұрын
hanbalyo waaaw hanbalyo
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
Maanta ninka xataa codka hloo boobo wlhi kanoo inagu dhaca weliba hdalkodu ma dhamaado
@guleedyare8437
@guleedyare8437 3 жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀😀
@ahmedabdilahi8941
@ahmedabdilahi8941 3 жыл бұрын
Hhh jooji fogaynta
@thebeast09876
@thebeast09876 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣Same like ajii
@AxmedAadan-rb2jy
@AxmedAadan-rb2jy 17 күн бұрын
Ka xisho Ninka 50 Ley tahe😂
@shabeelmudug4677
@shabeelmudug4677 3 жыл бұрын
Barqad Jamac Batuun qaranka u baahan Buuni 🤔🤔 baa yaabay
@cawojamaac6414
@cawojamaac6414 3 жыл бұрын
Barqad
@nazramohamed603
@nazramohamed603 3 жыл бұрын
BARKHAD BATUUN
@habooncabdi6750
@habooncabdi6750 3 жыл бұрын
Ducaqabe barkhad nooloow💪💪💪
@saloolmedia4374
@saloolmedia4374 3 жыл бұрын
Kusoo dhawoow salool media
@safiaomer4732
@safiaomer4732 3 жыл бұрын
Cagafta barkhad waxay xaadhaysaa tuugta iyo laaluush qaatayaasha iyo daalimiinta
@neamasuldaan313
@neamasuldaan313 3 жыл бұрын
Buuni mee hhhhhh
@zamzamzamsam6108
@zamzamzamsam6108 3 жыл бұрын
Buuni Waayaabay Buuni waalagusoo lugooyey
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@thebeast09876
@thebeast09876 3 жыл бұрын
😂😂😂 Hiding borommae
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
Barkhad kam calool yara Soltica kolkaa maxuu soo kordhin caloshisa ka muqataa inuu ok yahey
@أللهماغفرلنا-ص6ذ
@أللهماغفرلنا-ص6ذ 3 жыл бұрын
Dhaab libax ayaa ku garab tagan tagan
@sucadcalideek4875
@sucadcalideek4875 3 жыл бұрын
Cagafmanaxaba🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 3 жыл бұрын
Haw waanka yaabay walaahi midhkan waaba Kay shacabku u baahnaayeen xaafiidkiisiina buul baa laga furtay khayriyadiina cagaf baa lagu yimi kkkkkj 100% kalsooniya yaa u dhacaya baaabaaaa.
@apdizamedmarcoz141
@apdizamedmarcoz141 3 жыл бұрын
Shekadana 😂😂
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
JHALIGA NOCAAN AH AFINGRISKA WAXA LAAGU YIRAHDHA "HABROMANIA"
@makebravo7133
@makebravo7133 3 жыл бұрын
KKKK NOOCA ISBEDELKI DHACAY KU ASQOOBEY HAYEE SO SOCO LAANGAAB KKK JAHLIGA YAGA SO QUUDARE O DAAWO YA KU YIDHI CAWRI DEE MAROORA-DILAACDAYE KKKK WA HAMBO AFWEYNE KKK WIXI UU BARAYOO BERYAHAN LAWAAYEY BAAFINAYAAN KKKKK SIYAAD AAKHIRU JIRAA KĶK WA AGOONTII WXN DARANYO HAYSAA KKKK
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
@@makebravo7133 SIYAD MARKU JOGEEY HARGEISA DAADKA MAA QADHI JIRIN MARKU ROOBKA DAA'OO WAALE AFRIKANTA CAWANTA AH OO KAALE AYAD UU DAQMEEYSAN LAYAB MALAHA QADKA WEEYE NINKA MASUULKA SHEEGANYA OO ISKA ROOGO DAAX BOODAYA QATARTISA MAA OOGA MIYA IYI CILYLAK TAYARKA HOOS FADIYA AYAKA BOOD BOODAYA KKKKK CAWAN WAA CAWAN
@abdullahimahad1224
@abdullahimahad1224 3 жыл бұрын
Iidoor baan aqaanaayoo waa qudhun dadka ku nool aan waxba u ogolayn
@xafaxuppi4758
@xafaxuppi4758 3 жыл бұрын
Tiiisa madaryeela tukale ku dara Naa idinku iska sheekeya intaad idoor iyo afarahooda ku jirtid
@anissaabdi8261
@anissaabdi8261 3 жыл бұрын
Idoor wa nadab wa gob nabad iyo gobonimo nagula nolaan karo cuqdad bad qabta gabooye xoor bey simaliland kujooga dawladana wey kujiran horomarka kaga dayo 😃😃😃🤮
@MahadhoMedia21
@MahadhoMedia21 3 жыл бұрын
dee diidnay soomaliya kuma noqondoona waanu ku fahany, beelaha somaliland si kastaba u cay waanu talaabsanay
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
@@anissaabdi8261 mesha kaliya lagu gubo lagu qaawiyo wa dhulka iidoorka nasabnimo ka dheer iidoor iyaga ayaba gabooye waxba ka sokayn
@ChristopherAdams123
@ChristopherAdams123 3 жыл бұрын
Hooy adeer Somaliland iyo beelaha kunool waa walaalo . Iska jira dadkan oo kale waa mashruuc xaarmaajo wado e . Anoo Daarood ah baan ku lee yahay adeer haysdaalin tani tagtaye tu kale daydayo.
@nimcohodan6360
@nimcohodan6360 3 жыл бұрын
Somaliland walee codkamaheshid isaaq xasuuqow waliba wad dhex tagan tahy
@roodamohamet8281
@roodamohamet8281 3 жыл бұрын
Wixii 60kii ayaa weli qalbiga kaaga jira anoo isaaqa ayaa siinaya wlhy barkhad batuun guulayso geesi
@nimcohodan6360
@nimcohodan6360 3 жыл бұрын
@@roodamohamet8281 Walleh bilahi way iga ga jiran Markay sanbku neefle iyo isaaq noqotay waxy noqdee ku wii yidhi shii wanaag Xumatuna wayba yihiine Iyagana istakopray Ninkan baynoqoty yanu qalbiga kaxadi Ifiirso marku hadlayo madhaw Kamahdlee caydaqaranka iyo ta muuse abti muuse caymagayee alkad kucaysana dhiig buu usocabay Anaka my digaan shalay na xasuqaya manta xil noqabn mayo Aygan aygu dhalay Xasuqay nogastne ba hadanu ilawnay maxy markanu qaran unoqonay nodaba cararayaan Ani midgaan baa abahy laxd tiray cilkan uqabo bay baby hargaysa manta kasharaxan yihiin wax sodhan wa ciro Xamarna you no keeni
@suugaan
@suugaan 3 жыл бұрын
@@nimcohodan6360 barkhad batuun dhab libaax buu ku fadhiyaa dalkuu wax ku leeyahay hargaysuuna inala leeyahay no more oromo
@suugaan
@suugaan 3 жыл бұрын
duco iyo habaar toona kaagama baahna
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 3 жыл бұрын
@@nimcohodan6360 adigu habaaska ka bii tuuladaada buuhoodle ninkan wuu tashaday oo qayrkii buu wax la qaybsanayaayee orod xabaashii afwayne ka dul barooro oo 100dolar Ku hel intaasaad umadaada u baabiisayee kkkkkk. ragga magaca dumarka labaxa ee soo caytama.
@ilyezsalah6158
@ilyezsalah6158 3 жыл бұрын
😂😂😂 cakaf cakaf waxba ku cuni maysid
Hees Cusub  Ciro Nabada Caanbaad ku tahay
7:08
Maal TV
Рет қаралды 295 М.
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 11 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 33 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Aamina gacanla Heesta  batuun ucodeeya maanta
4:37
Barkhad Usher Lyrics
Рет қаралды 4 М.
Sahra Ilays Heestii ka Cadheysiisay Xukuumada ee Sababtey
6:56
Ururka Hilaac oo Qabsaday shirwayne degdega
9:41
MM Somali TV
Рет қаралды 3,3 М.
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 11 МЛН