“Barkhad Batuun waanu is dooraney waana odeygayga” Mushtaaq Cabdi Naano.

  Рет қаралды 89,379

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 570
@kaafiosman
@kaafiosman 2 жыл бұрын
Qof nool iga dhe sharafteediina way difaacday odaygedina way difaacday, Xildhibaanka iyo Geeyadan way isku soo baxayaan labaduba waa hadal yaqaan 👍
@amirismail9396
@amirismail9396 2 жыл бұрын
aad iyo aad
@mca.x9520
@mca.x9520 2 жыл бұрын
@@amirismail9396 like you care where is your midgaan ?
@notgotnameyet
@notgotnameyet 2 жыл бұрын
@@mca.x9520 waad kufrisay
@juweriyafarah7425
@juweriyafarah7425 2 жыл бұрын
Subaxanallah alle halaga baqo hana laga dhamado Qoyisaska alle haa isu kiin barkeyo wllo qali iyo Seedi sharaf ❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏
@amalhassan9391
@amalhassan9391 2 жыл бұрын
masha allaah tabaarak allaah hamblyo waad uqalantaa barkhada batuun waan halay cod kara ah maasha allaah isku waara ebadi
@khadramohmedchannel7062
@khadramohmedchannel7062 2 жыл бұрын
@@amalhassan9391 maxa loo qalma dee muu caadi uu so doonto
@goljanogsm
@goljanogsm 2 жыл бұрын
MAASHAA ALLAAH RABIYAW QOYSKAA GABDHAASI FARIIDA AH U BARAKEE QOYSKEEDAA
@aminahmed8281
@aminahmed8281 2 жыл бұрын
Masha` allah Mushtaq iyo Xildhiban Barkhad Rabbi Ha`isku kiin Xifdiyo waxaad tihiin Qoys waayo arag ah iskusoo baxaya ku dayasho mudan Runtii Keep going that is the generation we need in this century well said Mushtaq Barkhad sida uu Cod kar uyahay si lamida baad adiguna utahay xaqiiqdii
@sacadsmart6437
@sacadsmart6437 2 жыл бұрын
Barkhat iyo mushtaaq illahay baa la jira, xaasid iyo munafaq na waxba ka qaadi mayo wll jira oo jooga illahay na gurigiina kii lagi badhadho ee lagu nasto 🥳🙏🏾🥳🙏🏾🥳🙏🏾
@faysalsoofe1224
@faysalsoofe1224 2 жыл бұрын
ilaahay ha isu kiin barakeeyo wll mushtaaq adiguna gob baaa tahay sharafteeda iyo sharfta saygeeda u hiilisay allaha ku dhawro
@عبيرسامي-ت6ض
@عبيرسامي-ت6ض 2 жыл бұрын
Mashaa Allah ilaahay ha ku barakeeyo qof nasab ah ayaad tahay geesiyad guuleesta guulesta ningaagu waa qof aad iyo aad u fiican
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 жыл бұрын
Haa wlhi waa geesiyad walibah codkar ah
@mca.x9520
@mca.x9520 2 жыл бұрын
@@khadraciise2044 go get your midgaan to.
@notgotnameyet
@notgotnameyet 2 жыл бұрын
jaahil
@cabdicasiiskhayre6637
@cabdicasiiskhayre6637 2 жыл бұрын
MashaAallah walashena mushtaaq m.a alle haku xafido hana dhegeysan maangaabayaasho
@خالدبنالوليد-ن4ب
@خالدبنالوليد-ن4ب 2 жыл бұрын
Masha Allah weye ilahii haa idiiiin barakeeyoo ,, ladheeree weye gabadhu geesiiyad gop goooop dhay laandheere aya samen karaa talow wa qoloma
@abdulrahmansuleiman9804
@abdulrahmansuleiman9804 2 жыл бұрын
Qolodeeda in la ogaadaa muhiiim maaha lkn arrin wanaagsan ayay samaysay
@hajiyusuf5648
@hajiyusuf5648 2 жыл бұрын
Noolow waa gabar caqli badan Allaha kuu barakeeyo Reer kaaga
@bashafitness
@bashafitness 2 жыл бұрын
Maanshaa allah waa geesiyad 💜 Bravo 👏🏾 👏🏾👏🏾
@jamalcali8485
@jamalcali8485 2 жыл бұрын
Masha,Allah wll dadka noocaa ah I waa magaabyo waxna afuxumo qoyskiina ku yeeli maayaan Allah ha idin xifdiyo
@sultanshaie2011
@sultanshaie2011 2 жыл бұрын
Masha’Allah TabarakAllah Hambalyo Walalo Adigiyo Walalkey Xildhiban Barkhad 🥰
@ceepoworkshopandskillstrai9998
@ceepoworkshopandskillstrai9998 2 жыл бұрын
Kal soonidu waa shay muhiima hore u soco sister 💕💕💕❤️
@hoodojamalaar
@hoodojamalaar 10 ай бұрын
Mansha Allah gabadh adag
@buuqsiraate9281
@buuqsiraate9281 2 жыл бұрын
Ilaahay ha isku kiin barakeeyo wll isha Allah barkhad waa nin sharafleh adiguna gabadh geesiyad ah baa tahay Allah ha isku kin barakeeyo
@zamiirahmet932
@zamiirahmet932 2 жыл бұрын
Msha Allah wllshy mustaaq abdi Osman alle ha isku kiin barakeyo adi iyo xildhibankaba wllo wli
@gorgorstudio634
@gorgorstudio634 2 жыл бұрын
Midgaan waa midgaan uun, dayuus weeyaan barkhad
@burbuluug424
@burbuluug424 2 жыл бұрын
gorgor studio@@kkkk Dumarka jooga Hargaysa xitaa waxay lanoolyihiin itoobiyaan aan muslin ahayN/ Yemani soo lugeeyay /gaalkii gunter/ kuwa quraha joogana waxaa iska haysta/Jamaican/NiGERIAN/GHANa/ waliba muslin maaha sidoo kale maxay oga hadliwaayeen kuwa GAALADA la nool sida MATT Bryden iyo Girlfrien tiisa UBAH Bryden tiiyoo waliba magacii AAbAhEED ku Badashay UBAX BrayDen si wacan bay ugaranyaan kuwa caayaya BARQAD BATUUN waliba saaxiib dhaw ayay layihiin gaalkaas layidhaa MATT Bryden waxaa taa kasii daraa waar miyaad is mood siinaysaan mise waaD Kabaqanaysaan inad ka hadashaan hablaha gaalada lanooL ileeen MeHer uma aqabtee kasoo jawaaba kuwa qabyaalada liitada aaminsan
@gorgorstudio634
@gorgorstudio634 2 жыл бұрын
@@burbuluug424 waalidkii dhalay baa hadlaya inanta naagyahaw orodoo kasoo aarso midgaanka oo xabad kusoo dhufo midgaanyaw
@soefsoefhazz8379
@soefsoefhazz8379 2 жыл бұрын
Mashallah 🤲🏾.. Batuun for president 2027 👌🏾🙏🏾👌🏾
@cishqilyrics
@cishqilyrics 2 жыл бұрын
Masha allah gabdhu cod karsana ilahow taso kale nagu arsaaq wanagu haduu qof yahay mushtaaq bu noqon laha markan fikirkayga ka hadlo❤❤❤
@farahabdi6344
@farahabdi6344 2 жыл бұрын
Dhinaca koonfurta laba dhalinyaro ah oo is calmaday baa beryahan laga laalaadey. Iminkana waad aragtaan waxa lagu hayo Barkhad iyo Mushtaaq. Soomaali Allow hanuuni oo qabyaalada ka dawee. Rabi (SWT) ha barakeeyo dhalinyaradaa is calmaday.
@burbuluug424
@burbuluug424 2 жыл бұрын
waar maxay oga hadliwaayeen kuwa GAALADA la nool sida MATT Bryden iyo Girlfrien tiisa UBAH Bryden tiiyoo waliba magacii AAbAhEED ku Badashay UBAX BrayDen si wacan bay ugaranyaan kuwa caayaya BARQAD BATUUN waliba saaxiib dhaw ayay layihiin gaalkaas layidhaa MATT Bryden waxaa taa kasii daraa Gaalkii Gunter iyo kuwa kale oo badan oo gaalo lanoon oo reer hargaysa ah waar miyaad is mood siinaysaan mise waaD Kabaqanaysaan inad ka hadashaan hablaha gaalada lanooL ileeen MeHer uma aqabtee
@farahabdi6344
@farahabdi6344 2 жыл бұрын
@@burbuluug424 waa su'aal da' weynoo madaxa daalineysee dadweynahaa la weydiin!
@shalbanish.albani6488
@shalbanish.albani6488 2 жыл бұрын
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير Guurku waa khayir dhamaanteen nabi aadan cs ayaynu ka ahaaney nabi aadana cs ciid buu ka ahaadey alxm
@HajiabdirashidIssa
@HajiabdirashidIssa 10 ай бұрын
Ma Tumaal Baad Tahay
@marwaabdi9297
@marwaabdi9297 2 жыл бұрын
Maasha Allah Tabarakallaah waa geesiyad Allah ha ku barakeeyo guuliso Barkhad waa geesi Go forward
@burbuluug424
@burbuluug424 2 жыл бұрын
kkkk waar maxay oga hadliwaayeen kuwa GAALADA la nool sida MATT Bryden iyo Girlfrien tiisa UBAH Bryden tiiyoo waliba magacii AAbAhEED ku Badashay UBAX BrayDen si wacan bay ugaranyaan kuwa caayaya BARQAD BATUUN waliba saaxiib dhaw ayay layihiin gaalkaas layidhaa MATT Bryden waxaa taa kasii daraa Gaalkii Gunter iyo kuwa kale oo badan oo gaalo lanoon oo reer hargaysa ah waar miyaad is mood siinaysaan mise waaD Kabaqanaysaan inad ka hadashaan hablaha gaalada lanooL ileeen MeHer uma aqabtee
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 2 жыл бұрын
Manshallah waa gabar aqli badan oo qurux badan 👍👍
@khadarmawlid1739
@khadarmawlid1739 2 жыл бұрын
Masha Allah Barkhad iyo mushtaaq waxan leeyahay barakooba liibaana
@nimahussein3348
@nimahussein3348 6 ай бұрын
🎉🎉masha alaah walaashay waa geyaankaa xildhibaan barkhad waana akhyaar alle ha isku kiiin barakeeyo, Barkhad waa nin diintiisa garanaya sharaf intaasaa ugu filan, 🔦🔦Gabdhaha soomaaliyeed gabadhan qiimaha leh ee xaaskii xildhibaan barkhad Noqotay kudayda oo aasa DHAQANKII JAAHILIGA🔦🔦
@abdlehurwaa8079
@abdlehurwaa8079 2 жыл бұрын
Alle Ha isku kiin barakeeyo wll wan ka xunahay hadaladaas hore u socda mahadsanidiin
@Diri-ml7lk
@Diri-ml7lk 2 жыл бұрын
Greatest girl of all time #alah idin barakeyo
@fatumabarre1610
@fatumabarre1610 2 жыл бұрын
Maasha’alaah, maasha’alaah, maasha’alaah xafidaka laah qoskina alle ha barakeyo hore u socda cadowgana alle ha iga qabto.
@garadmediaofficial999
@garadmediaofficial999 2 жыл бұрын
masha alh marwo iga dheh alle ha ku xafido hadalna wax la idinku yeeli maayo kuwa xaqa idinka galayana ilahay aya idinkaga filan manta malin aan ahayn oo ayna waxba ka qaban karin hadalkooda ay hada iska dhahayan alle ha idin barakeeyo saxiibkay barkhad iyo marwadiisa
@mohamudaden3391
@mohamudaden3391 2 жыл бұрын
Masha Allah guuleso walal somalida galada gursato iyo galada modowga ah waxba lagama shego wa yaab adigo walalka somali ah Muslim ah diin iyo qurux iyo haybad rabi isugu daray Bay maagayan wad guulaysan aqiro iyo aduunba I a walal qali
@adangudhane336
@adangudhane336 2 жыл бұрын
Maansha alaah ilaahay ha isku keen barakeeyo Muqtaaq iyo Barkhad Batuun amiin amiin
@zuhaipwayeel
@zuhaipwayeel 2 жыл бұрын
Labada qofna alle ha is ku barakeeyo Barkhad iyo mushteed dad sharafle
@khadramohamud5569
@khadramohamud5569 2 жыл бұрын
بارك الله فيكم
@khaaliddayax6028
@khaaliddayax6028 2 жыл бұрын
Masha allh Allh hasku kiin barkeeyo waa gabdh karti io naspnimo leh isna waaa nin qiimo kuleh dalka soomaliland
@icare4624
@icare4624 2 жыл бұрын
Asc walaal aniga oo ah Cabdi Cumar North America ku nool, marka hore Hambalyo walaal guurka iyo ilmaha alle idinku arsaaqay, aad ayaan ugu xuamahay in aad afxumada iyo dhibtaa marto, adiga iyo saygaaga Barkhad hore u soco ayda iyo dacawoooyinka ciyaya dhag ha u dhigin.
@SH-bw5fx
@SH-bw5fx 2 жыл бұрын
Allah ha idin barakeyo , hambalyo , ubaad kheirqaba.
@saciidsalaad569
@saciidsalaad569 2 жыл бұрын
Geesiyad baad tahay aad baan kuugu hanbalyaynayaa waana soo dhawaynayaa guurkiina kuwa xanuunsan alle ha caafiyo
@haashimthaahir3505
@haashimthaahir3505 2 жыл бұрын
masha allah waxaad muujisay cafaalad iyo sinaan wllo waxaad martay wixii diinta rabi ina fartay wana inuu qofka guursan ama la guursan yahay muslim ama muslimad allah ku sharfo ina abtoow
@naciimamaxamuud740
@naciimamaxamuud740 2 жыл бұрын
Masha Allah hanbalyo mushtaaq iyo xildhibaan barkhad
@abdirahmansalah3461
@abdirahmansalah3461 2 жыл бұрын
mansha Allah ilaahay ha isu barakeeyo
@axmediid110
@axmediid110 2 жыл бұрын
Masha Allh Quruxlayda Allah habarakeeyo iyadiyo barkhadbah
@shahwah4371
@shahwah4371 2 жыл бұрын
Barkhad waa nin hawiye ah
@saynabismail2646
@saynabismail2646 2 жыл бұрын
Waa runtaa uma hayno xumaan ee waa dhaqan reer miyi god jobb waad noo bilowday hadii aan isaaq nahay maansha allaha 👏👏❤️❤️❤️👏👏👏💚🌹🥰
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 2 жыл бұрын
👍
@burbuluug424
@burbuluug424 2 жыл бұрын
@@sidiiqtogdheer712 kkkk waar maxay oga hadliwaayeen kuwa GAALADA la nool sida MATT Bryden iyo Girfrien tiisa UBAH Bryden tiiyoo waliba magacii AAbAhEED ku Badashay UBAX BrayDen si wacan bay ugaranyaan kuwa caayaya BARQAD BATUUN waliba saaxiib dhaw ayay layihiin gaalkaas layidhaa MATT Bryden waxaa taa kasii daraa Gaalkii Gunter iyo kuwa kale oo badan oo gaalo lanoon oo reer hargaysa ah waar miyaad is mood siinaysaan mise waaD Kabaqanaysaan inad ka hadashaan hablaha gaalada lanooL ileeen MeHer uma aqabtee waaR xishooda dulii aan sharaf lahayN baa tihiine waa su aale BaRQad iyo Gaalda hablihiina lanool yaa mudan in la ixtiRaamo??
@Uknownw
@Uknownw 2 жыл бұрын
Subhanaka ya cadim 🤣
@Uknownw
@Uknownw 2 жыл бұрын
Waligeedba laysku guursan jiray nasabnimo
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 2 жыл бұрын
@@burbuluug424anigu ma ihi kuwa ceebeynaya barkhad iyo marwada ay isguursadeen waan kufaraxsanahay Ilaahay haysu barakeeyo
@abdiali6334
@abdiali6334 2 жыл бұрын
Allah ha barakeeyo qoyska Barkhad wa qof shaqsiyad fican intan baraha ka arakay Marwadisana wanag badan ka muqda Mansha allah Guulaysta
@kaltmsajid7254
@kaltmsajid7254 2 жыл бұрын
maansha allah mushtaaq geesi ayaad dooratay hore u socda
@dugsigaabudardaaonline3676
@dugsigaabudardaaonline3676 2 жыл бұрын
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
@حسينمِرى-ذ3خ
@حسينمِرى-ذ3خ Жыл бұрын
Walal allaha guurigena allaha barkeyo guuri wara iyo reer taanada allaha ha ka yeelo
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 2 жыл бұрын
Waxan dardaarayaa xildhibaan barkhad please walaal gabadhaa kuu hiilisay ee geesinimada muujisay ee gidaarkii adkaa jabisay si ay u muujiso jacaylkiina please ha xumaynin waligaa never ever noloshaada madaxa ha kuu saarnaato waa iga talo walaaltinimo
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 2 жыл бұрын
Mashallah geesiyad Allaha idin barakeeyo
@gorgorstudio634
@gorgorstudio634 2 жыл бұрын
Ma sharafbaa kuu hadhay midgaan baad guursataye
@farxaanclaahiabokor3711
@farxaanclaahiabokor3711 2 жыл бұрын
Wow wlahy waa gabadh fariid ah wall hadad comment geyga aragto waxaan ku leeyahay waxa ha ujoojin wa ciyaal xaafaded layidhi dadka sheekeya hore i soco wall
@maxamadgaani9192
@maxamadgaani9192 2 жыл бұрын
Masha Allah baraka laahulaka
@anigaiyada7173
@anigaiyada7173 2 жыл бұрын
Asc walaal Mushtaaq aad iyo aad ayaan kuugu hanbalyeeynayaa adiga iyo Barkhad Rabi ayaa idin karaameeyay baniaadmina waxba kagama.baahindiin taa ogaada insha allaah
@aydarusmohamedxadaari618
@aydarusmohamedxadaari618 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Mansha’allaH wllo GuuLaysta if iyo AakhirobA🤲🤲🤲🤲🤲🤲🦁🦁🦁🦁
@guuguuleaadan154
@guuguuleaadan154 2 жыл бұрын
Maanshaa alaah wll ilaahay ha isku kii barakeeyo
@karingarfod9151
@karingarfod9151 Жыл бұрын
❤❤❤mashaaa allah abaayo qof na ha u joojin❤❤❤
@tayasiircaydiid803
@tayasiircaydiid803 2 жыл бұрын
Magac yeelo ama lacag qabiilku daaqada ayuu ka baxayaa Anyway ina naano hore u soco inder
@ahmedomer4953
@ahmedomer4953 2 жыл бұрын
Mansha Allah ina hooyo qaali gaa yar ee aanu abtiga u nahay waxan leeyahay Kii gabooye iyo isaaq ba anfaca noqo.
@burbuluug424
@burbuluug424 2 жыл бұрын
kkkk waar maxay oga hadliwaayeen kuwa GAALADA la nool sida MATT Bryden iyo Girfrien tiisa UBAH Bryden tiiyoo waliba magacii AAbAhEED ku Badashay UBAX BrayDen si wacan bay ugaranyaan kuwa caayaya BARQAD BATUUN waliba saaxiib dhaw ayay layihiin gaalkaas layidhaa MATT Bryden waxaa taa kasii daraaGaalkii Gunter iyo kuwa kale oo badan oo gaalo lanoon oo reer hargaysa ah waar miyaad is mood siinaysaan mise waaD Kabaqanaysaan inad ka hadashaan hablaha gaalada lanooL ileeen MeHer uma aqabtee waaR xishooda dulii aan sharaf lahayN baa tihiine waa su aale BaRQad iyo Gaalda hablihiina lanool yaa mudan in la ixtiRaamo??
@fatahmouhoumedhabaneh7555
@fatahmouhoumedhabaneh7555 2 жыл бұрын
@@burbuluug424 walasha gala lanool
@mohamudabdirahman622
@mohamudabdirahman622 2 жыл бұрын
Mushtaaq way saxan tahay gabdhaas way ka guulaysatay gabadh qadkàs cas talaawday waageesiyad anna waxaan rabaa gabadh gabooye ah
@idilawad3233
@idilawad3233 2 жыл бұрын
Haysku dayin somali maryoolay inad qanciso xbbti ada noloshada u xor ah xata hadii ad qaladsamaysay inkastoo anad samaynba oo gabadh sharaf kaamuuqato wana laqaldama maqaldame waa ilahy ilahyba qofwalba xisaabinaya adigana allah uun raaligali qof bila aadmi ah wxba kaama galin sharaftada allah haku ilaaliyo heerkaaga dhaqo wxykahadlaatana dheg hawdhigin waaruntaa qofna qasab maha inad na ogaysiiiso inad guursatay hore ugasoco kuwas alah udaaa malinkale balaxisaabtamidoona
@amalismail7772
@amalismail7772 2 жыл бұрын
Somali maryoolay waxba lagama dhaadhacsin karo, waana waajib inaad runta ka hadasho, oo sharftaada difaacato, intaa waxa dheer markaa dhag jabaq looma siiyo
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 2 жыл бұрын
MashaAllaah qaali dumar Nin qiimo badan ayaa kugu dhacay. Fadlan ilaasho. Dadkan yay idin waalin.
@mohamedjama2614
@mohamedjama2614 2 жыл бұрын
Maashaallah ilahay ha isu kiin barakeeyo hambalyo hambalyo❤❤❤❤❤
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 7 ай бұрын
Allaah ha idin xafido labadiinama,....waa inan adag oo geesiyad ah oo sharaf leh!!
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
Baraka Allah, Tabaaraka Allah, xabiibtii. Allaha idin xafido.
@faadumo3718
@faadumo3718 2 жыл бұрын
Maasha Allah Allah ha idin xafido
@nuunuukidscaruurta2547
@nuunuukidscaruurta2547 2 жыл бұрын
Allah ya baarik waliba barkhad waa ehlu diin ehlu salaaad ah allah haisu kiin barakeeyo
@ahmedsheik2307
@ahmedsheik2307 2 жыл бұрын
Marwo mushtaag marka hore allaah haku ciisayyo haybad eebo kusiyay iblays kamaqadi karo charaftada iyo karamadaada waa chee qaliya 100 /100 wa mutaysatay kun jeer aamiin guul iyo gobaniimo iyaan niku dhafaya
@mohamedsomali3783
@mohamedsomali3783 2 жыл бұрын
Masha Allah Ilaahey ha isku kiin dhaqo, waxad kadhalateen Soomaali Cunsurinimo ku cana.
@miisaanmediagroupmiisaanme5528
@miisaanmediagroupmiisaanme5528 2 жыл бұрын
Allah ha idin barakeeyo wll allah haku garab galo geesiyad ayaa thy xaqa allah arka kuwaas xumanta wadaa way helidoonan
@GBal-bd4de
@GBal-bd4de 2 жыл бұрын
Hambalyo. Allah haysku kiin barakeeyo. Reerka faraha ha laga qaado.
@kayssehadji3734
@kayssehadji3734 2 жыл бұрын
I loved the way she talk well done girl
@aminclwahab6979
@aminclwahab6979 2 жыл бұрын
Mashaa,Allah Masha,Allah ,masha,Allah ,masha,Allah
@sultanshaie2011
@sultanshaie2011 2 жыл бұрын
Somalidu Dulmiga Ay Nagu Hayso Ee Aan Qiilka Laheyn Waa Jaahilnimo Tii Abid Ugu Xumeyd, Dadkeygow Mid Ban Idin Leyahay. “Nin Dhirbaaxo Quudheed Dugsadey Dhaqayaded Maalye, Dhashaadey Sugtaa Xaajadad Dhowrataa Abide” Awowyashen Baa Ina Badey Dulmigane Ogaada, Anigu Waxan Doonayaa Inaan Dhinto Caruurtaydon Cidna Yaseyn Insha’Allah. Aad Ban Ugu Faraxsanahay Wuxu Rabbi SWT Iga Dhigay. #Gabooye#Future#Somali#Ethnic.
@aydarusmohamedxadaari618
@aydarusmohamedxadaari618 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@muhmuhammad8931
@muhmuhammad8931 2 жыл бұрын
Gabar wanaagsan baa tahay ee janadana allow idingee waxana tahay tusaale fiican
@husseinnur8250
@husseinnur8250 2 жыл бұрын
Dee markii ugu horeysay bsy ahayd inaad soo dhigtay warqadda mise imika ayuunbay mustafayntii dhammaatay. Ha ka tegin ninkaa. Ku sdkayso sidaa. Allah ha isku kiin asturo isagana u caqli celi siyaasad rag kale dabada ka wadaan baa la moodaa inu dhex dabaalanayo.
@Growuptrading99
@Growuptrading99 2 жыл бұрын
maanchalaah ilaahay ha isku kiin barakeeyo
@asmacartan6051
@asmacartan6051 2 жыл бұрын
Masha allh alle ha isku kiin barakeeyo❤
@zameirhadaari4509
@zameirhadaari4509 2 жыл бұрын
War inantu fariidsanaa❤️💯
@faah-l2d
@faah-l2d 4 ай бұрын
waxaaan waxaay ku qarinaysa ninka darbiga jabiyey bilaa meheer haduu ku guursaday maxaad ilmaha u qarisay oo u tuurtay ilmahaga wasakhadyahay
@anigaiyada7173
@anigaiyada7173 2 жыл бұрын
Midgaan waxaa ah kan aan Alle ka biqin Midgaan waxa ah kan aan salaada dukan oo aan soomin muslimkana amaan ka helin Midgaan waxaa ah ruuxii Janada laga dhex waayo Midgaan waxaa ah kan aan garaneeyn waxa Alle u abuuray
@axmedfaarax306
@axmedfaarax306 2 жыл бұрын
Kuwa ilmo xalaala xaaraan ku sheegaya allah calaamo hakamuujiyo
@Osman2-n7w
@Osman2-n7w 2 жыл бұрын
Jahliga horay oga socda lamanaayal. Alle haidin cizeeyo horay usocda Nacabka hajabo. Guurgina allah idin barakeeyo walal mushtaq
@mustafaahmed1595
@mustafaahmed1595 2 жыл бұрын
Masha Allah weeyi ilaahay ha isku kiin barakeyo Amin
@abukerjowhari642
@abukerjowhari642 2 жыл бұрын
Ax ax walhi waan ka murugooday in maalin walba qosys soomaali ah la ceebeeyo oo lawasakheeyo 😔 😟 🙁 😥
@sabna_siciid398
@sabna_siciid398 2 жыл бұрын
Mushtaaq iyo barkhad guul guul
@babunabdan8063
@babunabdan8063 2 жыл бұрын
Walaal ale Haku xafido waad saxantahay kuwa ku maagaya waa ducuf walaahay sharaf baad leedahay
@abdirisaqhasan8118
@abdirisaqhasan8118 2 жыл бұрын
iska daya Somalia 🇸🇴 xumaanta jaalinimada aniga viva barqad batuun
@mustafedaahir7179
@mustafedaahir7179 2 жыл бұрын
asc runtii waa ayaan daro waana wax laga xumaado in diin tii dhaqan lagadoorto waxaan dhihi lahaa illaahay kacabsada ulaabta kitaabka allaah
@ayanbarre377
@ayanbarre377 2 жыл бұрын
Mnshallah qoyskii hirgala. Dadku waankayaabay raga cadaanka ahba hablaha waalasiiyeeye maxaa ninkula dad iyo dalba ah loogu diidayaa 🤔yaab .ilaahaw umada ka madoobee dhaqankan xun aamiin
@najmafaarax109
@najmafaarax109 2 жыл бұрын
ayan wlal ana diyaara ka warn hdan isguur sano qabil kayguna waa madhiban wl isii qabi hada diyaar tahay
@ahmedniyadzame6118
@ahmedniyadzame6118 2 жыл бұрын
Qabiil ma yaqaano dokhuye🥰
@cabdirabbicabdilahi3464
@cabdirabbicabdilahi3464 2 жыл бұрын
Mansha Allah, waa inan goaan fiican qaadatay marhaday dayr jabisay una joojin wayday dhaqanka xun ee takoorka
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔
@ashraa435
@ashraa435 2 жыл бұрын
hambalyo alle haydinku irsaaqo awlaad saalixa dadka xul hadalkooda ha maqlin mabruuk
@yasirfarah399
@yasirfarah399 2 жыл бұрын
Sorry to hearing this type of toxic behaviour going on wish you a happy marriage to Batun
@maryanabdi4200
@maryanabdi4200 2 жыл бұрын
Ku soco Go'aankaa
@sifircadeciise498
@sifircadeciise498 2 жыл бұрын
Aniga waxaan dhihi lahaa. Lacag hadaa heysato waxaa rabto ahow gabar boqortooyo waad gaysaa... Barkhad🤣 hore u soco. Mar hadaa jeebka u furto waa iska sidaan
@matanebrahim9697
@matanebrahim9697 2 жыл бұрын
Masha.allah Hambaliyo Hambaliyo Alle-isha xun haka qabto Wlhi Kuwa Badan Bangaladesha iyo Hindida Guryaha ka qasheeya dhisme hargeys hablaha intey uur uyeeleyn ka carara qoftan illaahey hakarameeyo
@maxamedaxmed357
@maxamedaxmed357 2 жыл бұрын
Maasha alaha ale ha idin xafddo
@mariaapdi8562
@mariaapdi8562 2 жыл бұрын
m.n alle haydin barakeeyo
Every team from the Bracket Buster! Who ya got? 😏
0:53
FailArmy Shorts
Рет қаралды 13 МЛН
БАБУШКА ШАРИТ #shorts
0:16
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,1 МЛН
I'VE MADE A CUTE FLYING LOLLIPOP FOR MY KID #SHORTS
0:48
A Plus School
Рет қаралды 20 МЛН
Waxoogaa Waliya Ayaan Galnoo Hada Waan Miyir Sanay" Barkhad batuun
9:38
#TOOS | Dood -  Abuur | Kulmiye Vs Waddani
1:23:21
MM Somali TV
Рет қаралды 156 М.
" Barkhad Batuun oo Imika hadlay " MM-TV
11:56
MM Somali TV
Рет қаралды 120 М.
Språkfika 5/1 2025- Lär dig svenska @svenskamedmarie
1:02:22
Learn Swedish Lär dig svenska
Рет қаралды 4,1 М.
NUUX TAANI XILKII LAGA QAADAY HABARJECLO SAMAROON XANAAQAY
8:36
waridaad TV
Рет қаралды 75 М.
Every team from the Bracket Buster! Who ya got? 😏
0:53
FailArmy Shorts
Рет қаралды 13 МЛН