Barkhad Batuun waa kuwa lagu dhex darsadey Somaliland ee u shaqeeya Jabuuti iyo Somaliya

  Рет қаралды 4,307

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

Күн бұрын

------------------------------------------------
- Barkhad wuxuu difaacaa Jabuuti isago iska indho tiraya colaada weyn ee Jabuuti u hayso Somaliland dekedeheeda iyo MoU-ga.
- Barkhad wuxuu difaacaa Somaliya isagoo ku dhuumanaya kelmada Somalinimo/Somaliyeed/Walaaaltinimo oo ah kuwa lagu khiyaameeyey Somaliland.
- Barkhad wuxuu la safnaa huwantii isga timid kismanyi, Kilinka, Kenya ilaa Smaliya ee ku soo duushay Somaliland.
Dhinaca kale
- Barkhad kamuu hadal kuwii dilay ciidankii u badnaa haybtiisa (RRU) ee meydkooda madaxa la iskaga taagay isagoo arintaa uga aamusa Cirro awgii.
- Wuxuu kaloo ka aamusay marxuunkii Somaliya Somaliland ka so jeeday ee ahaa kahbiirka Hawada e ka shaqeynayey madaarka Muqdisho. iyo waxyaabo kale oo aaan la so kobi karin.
Waxa runtii iska cad in uu yahay khaain khiyaamay bulshada Somaliland oo ay tahay in xilka laga qaado , maxkamadna la soo taaago.

Пікірлер: 71
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 20 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН
waar daag. daag ah  Abiy Ahmed oo
20:46
MS TV
Рет қаралды 837
BUURTA UGU WARAABAHA BADAN SOMALILAND
51:04
Caalin Abyan
Рет қаралды 111 М.
Fadeexad - Maxaa tagrreayaasha Waddani damiirkii ka qaadey ee ay cadowga ugu nacamleeyaan.
1:29:22
Cabdilaahi-Cukuse iyo dardaarankii uu siiyay warbaahinta
11:13