" Xil Maxamed Abiib Wuxuu u xidhan yahay Qaran Dumis...." Xukumadda Somaliland.

  Рет қаралды 42,418

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 259
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 12 күн бұрын
Yes kuwa kalena hala Qabqabto tustuskay ku dheregtee waa tusbax furan
@osmanali2281
@osmanali2281 12 күн бұрын
Caddaaladey xaal qaado
@qurbaawis642
@qurbaawis642 12 күн бұрын
Waa dhaqankii siyaad bare oo kale ayuu muse biixi lasoo baxay
@MohamedHassan-t9h
@MohamedHassan-t9h 10 күн бұрын
Waa aduun wareersan beynu joognaa. Hade waa Muse kii is bi’in gaaray habeenkii uu Siyad ka baxsanayey markuu Madaar-ka ku arkay Gen.Ali Samatar. Alla naftu fulansanaa hadana xad gudub badanaa!
@hodanahmed8489
@hodanahmed8489 12 күн бұрын
Muuseba soowkii xasan gurguurte iyo ina cumargeele kula shiri jirey jabuuti
@Dhuxul9
@Dhuxul9 8 күн бұрын
Sax
@Yusuf-se9us
@Yusuf-se9us 12 күн бұрын
Xoolahan wuxuu ku leeyahay waxa nagu kalifay in aanu afduubano xildhibaan abiib 1. Baarlamaanka oo diiday 2. Beeshiisa oo diiday 3.siyaasiyiinta waxgaradka iyo xisbiyada mucaaridka oo diiday. Sidaa awgeed hadii aanu nahay xisbiga lumiye binu qudhmiye waa inaanu xirnaa
@mali9027
@mali9027 12 күн бұрын
WAA SAX GACAN BIRAA HALAGU QABTO KUWA WADANKA KHARIBAYA
@halimjiomohamed2678
@halimjiomohamed2678 12 күн бұрын
Ma caruur buu wax u Sheega yaa adeer samaroon oo dhan wey ka dharag sanyihiininii u xidhan yahay SNM waa daalimiin waa na runtii
@nurmohafarey1971
@nurmohafarey1971 11 күн бұрын
Dadka kala tag nacasnimada, afka muuse juudaan baad ku hadlaysaa
@cabdilaahimaxamed4295
@cabdilaahimaxamed4295 12 күн бұрын
Guul Somaliland Republic Guul Somaliland dowladdu waa shaqaynaysaa
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 12 күн бұрын
Cadaaladdu hashaqayso kuwa kuraacsanna hala qabqabto guul somaliland Insha allaah ❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 12 күн бұрын
Maxamuud xaashi waa tuug 1aad❤❤❤
@FarxaanMaxamed-jt9rc
@FarxaanMaxamed-jt9rc 12 күн бұрын
Waa in labaabiiyo golaha wakiilada waayo dadkale ayey u shaqeeyaan dhaantood ka shaqeeyaan wixii umadu u soo dooratay
@mkaid-lk3gu
@mkaid-lk3gu 12 күн бұрын
Dowlada muse biixi kama fikiraan dhibka bari dhicikara xadhiga M. Abiib. Waa ka gooso maanta. M. Abiib Waa ka culus yahey shaqsi gooni loo eryado. Ka fiirso somaliland eey arintan.
@user-dd3yu1nn7p
@user-dd3yu1nn7p 12 күн бұрын
Nin Qaran dumis ka shaqaynayaa kuma dhuuman karo xasaanad. Waxaan qabaa sharcigaa xasaanadda in dib loo eego, marka ay yimaadaan golayaal sharci oo dalkan u qalma. VIVA SOMALILAND.
@ifraaxmohamed213
@ifraaxmohamed213 12 күн бұрын
Guuuul somaliland ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@NasraGulaid
@NasraGulaid 11 күн бұрын
SNM Amaan ama jeel baaa ku leh!!!!!!!!!!!!!😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@free-thinker1046
@free-thinker1046 3 күн бұрын
Qaranki SSC aya dhumise kkkkkkkkk
@hamsekaafi8949
@hamsekaafi8949 12 күн бұрын
Warka badan intood iska dhaafto waxaad ku hayso xildhibaanka umada horkeeen
@aminajama160
@aminajama160 11 күн бұрын
@hamsekaafi8949 Kaligii maaha parliament ka Somaliland qaar badan oo ka mida ayaa sheekada ku jira, kolay cadaymaha way keeni hadii kale raali galin bay ka bixin haday ku wayan waxay sheegayan. Wadan kastaa sharci buu ku shaqeeya marka sharcigu ha shaqeeyo
@cabdiqaniaadan7383
@cabdiqaniaadan7383 11 күн бұрын
Masha allah masha allah guul guul somaloland
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 12 күн бұрын
Sharcigu hasareeyo
@khadarindhojacayl6256
@khadarindhojacayl6256 11 күн бұрын
Well done Masuul 🙏🙏🙏
@cabdiraxmaanmoxamed2055
@cabdiraxmaanmoxamed2055 12 күн бұрын
ma jiro qof sharciga ka sarreey..
@abdulrahmanmohamed9032
@abdulrahmanmohamed9032 12 күн бұрын
Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay, sida aad wax ugu sheegtay dadweynaha Somaliland, ee runta ah, ee ayka muqato xaqiiqdu, ee ay ka muqato damqashadu, aad u damqanaysid dadka reer Somaliland in ay ku noolaadaan nabadgelo, corriyad iyo horumar!! جزاك الله خيرا.
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 12 күн бұрын
Golaha wakiilada gabi ahaanba hala xidho sidii daahir riyaale xukuumad iyo shacaba
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 12 күн бұрын
Intaa wuxuu rabaa in laxanaaqo oo muuse loo kordhiyo
@Jeenyokajeenyo
@Jeenyokajeenyo 11 күн бұрын
Kacdoon shacab ayaa la doonayaa si doorashada loo joojiyo, oo laba sanno loogu daro xukuumadda
@dulmar9139
@dulmar9139 12 күн бұрын
Guul somaliland insha Allah 🤍💚❤💪💪💪💪
@MawliidIimaan-xz8nz
@MawliidIimaan-xz8nz 11 күн бұрын
Masha allah inbadanban danbiyada dalka lagagalayo iyo qarandumintah waxay dawladu udawanaysoo layabanayn waan sodhawaynayna xadhiga maxamed abiib waxan kalee on ognahay inay kula jiraan maxamuud xaadhi wax kalo kamida ina khaliif barkhad batuun waxka mida guudomiye kuxigeenka barlamanka cali maydhanee xasan labsalax wax kaloo isna danbilee wayna jamac shabeel iyo axmed muumin seed wax kamida cali guuray waxasoo dhaniyo qarkaloo badan oo gudomiyayal xusbii sheeegta ila waxasoo dhan talabo laga qaado weeye wanaan sodhawaynayna xeer ilalinta iyo hayadah amanka ku shaqalee wanu isgarabtagayna hadaan nahay shacabka somaliland inbadanban dawlada ku dhaliilaynay hadaay maanta talabo qaaday wanusoo dhawaynayna dhamantood danbilayasha qaran dumis nimada isku kashaday
@user-yz4qi3yg5j
@user-yz4qi3yg5j 12 күн бұрын
maxamad abiib waa nin kibrey
@allaacaddeeyayofficial4621
@allaacaddeeyayofficial4621 11 күн бұрын
Only isaaq dawlad isaaq ku dhawaaqda
@nimcoabdilahi7964
@nimcoabdilahi7964 12 күн бұрын
Cid kasta oo fitno wada umada halaga qabto, waa saxantahay wasiir
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 12 күн бұрын
Somaliland dadka xilka haya waxaa ka mid ah dad double agency ah oo gabaati ka dhigtay magaca qabaailka ay ka soo jeedaan raggaas waa badan yihiin waxayna u badan baarlamanka somaliland Shacabka ay ka soo jeedaana waxba ma oga waxayna moodayaan in iyaga qabiil ahaan loo haysto waana arin khatar ah marku sidaa noqdo xaalku Xukuumada somaliland waxaa laga doonayaa inay talaabooyin ad adag qaado raggaasna si deg deg ah gacan bir ah loogu qabto dadka shacabka ahna lala wadaago arimaha lidiga ku ah dalkan ee ay ka shaqaynayaan Xukuumadu waa Xukuumad jilicsan oo laga il helay arintani in badan ayay socotay oo ay ku caaniyo nabadba maaleen raggaas double agency ah ee tuugta ah ciduu doono ha noqdo waa in sharciga la horgeeyo
@abdala3475
@abdala3475 12 күн бұрын
De sharciga markan ku ciqabayona wan kugu oogaya, marka masharicda iyo horumarka dhinacaygan u lexsanaya is qabadsi
@ikramahmad8404
@ikramahmad8404 11 күн бұрын
War saqidyahow ma ceebtinaad marmarinaysa maxamad geesi weyaan raganimo ilaahay siyay.neefyahow.
@ahmedanshur4705
@ahmedanshur4705 12 күн бұрын
Yaa bixiyay amarka lagu xiray ilaa laamaha amniga dadka iska qabtaane, ama ha ahaato wasiir ama madaxweyne
@allaacaddeeyayofficial4621
@allaacaddeeyayofficial4621 11 күн бұрын
Muuse biixi.oo 80km oo dhulkii Somaliland lumiyay xasaanada hala qaado.hadii xaq la eegayo.hadii kale runta hala sheegoo isaaq government ku dhawaaqa
@dulmar9139
@dulmar9139 12 күн бұрын
Waasax inala shaan dheeyo xildhibaanada fashilmay ee dibjiriinita ubadan👍👍👏👏👏👏
@saynabxiisxiis7248
@saynabxiisxiis7248 12 күн бұрын
Golahan gaihaanba inaga xidha wax yeelo uunbay inagu hayaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 12 күн бұрын
Haa wlhi golo ciyaalbay noqdeenba .
@aminajama160
@aminajama160 11 күн бұрын
saynabxiisxiis7248 Halagu mudahraado waa tuuge
@maryanali6192
@maryanali6192 12 күн бұрын
Dawladu in badan ayey dul qadatay in badan in badan nimanka cashuurta dadweynaha cuna EE dhergey kumankumka doolar qaata iyadoo duruufo adag dad badan ku jiraan jilbaha waa in dhulka loo dhigaa ,
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 12 күн бұрын
WADANI WAA XISBIGA MUQDISHO KASHARAXAN EE UU KADHURSUGAYAAN MAAMULKA MAAFIYADA MUQDISHO AFDUUBKA KU HAYSATAA WADANI AYAY USOO DIRSADEEN BURBURKA SOOMALILAND TAASI WAA CADAAN MARNA ARKI MAYSID XUBIN WADANI KAMIDA OO MAAFIYADA MUQDISHO HADAL KU ODHANAYA AMA DIFAACAYA QARANKA SOOMALILAND TAASINA WAA MID CAD
@alibashihaji5354
@alibashihaji5354 12 күн бұрын
Isaaqa waxaa modi jiray dad gob ah oo aqoon leeh lakin qabyalad dilatay War dadka idikama aqoon iyo aqli yaaro xiishoda hada mid kale maskina oo isaaq eheyn u socotan shame
@Abdinuh-h9c
@Abdinuh-h9c 8 күн бұрын
Isaaqlan mareerbaa dawlad noqda
@fhassan33
@fhassan33 7 күн бұрын
Faqriga ka soo horjeeda ma aha hanti; faqriga waxa ka soo horjeeda waa cadaalad
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 12 күн бұрын
Haday dawladi noolaatay ok good good
@mkahmed5075
@mkahmed5075 11 күн бұрын
Hadii ay jiraan rag ay isku dambi yihiin maad soo xidhaan kuwaas hadii aana maxamed abiib reernimo loo haysan
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 12 күн бұрын
Waar ha lawada xidho, ku kiikalana Ciro, hersi, jama sh, iyo kuwa golaha wakiilada oo dhan waa niman dibjiriin ah.😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢.
@MohamedHassan-t9h
@MohamedHassan-t9h 10 күн бұрын
Axadkaan fadlan lacag ku shubadaa bal hala weydiiyo golaha wakiiladu hadii aysan aheyn in ay cod galinayaan xasaanada Maxamed Abiib, Maxay Xeer ilaalintu usoo dirtay codaiga cusub? Kan oo kale ayaa umada xil u haya aanan garan karin farqigaa yar. Wareysigiisa yar waxaan ka helay dhowr qodob oo is diidaya.
@Alxamdullilah1000
@Alxamdullilah1000 12 күн бұрын
Hal mar halawada xidho gacacstda,wadada,madaxdhaqameedka ,madaxda dawladda kuwa ciidanka kuwa xisbiyada,barlamaanka, aqoonyahanada iyo siyaasiyiinta kale ee ku mashquulsan qaran dumisnimada oo hala soo afjaro shabakadaha gacanta shisheeye ee cadawga ah hadii kale oon la awoodayn nabada hala laaluusho ilaa intaynu dawladnimada dhamaystirkeda ku dhawaaqayno .
@Shanfol-l9z
@Shanfol-l9z 9 күн бұрын
Dantu waa inaa wadani la baabiiyo kulahaa qaran dumis
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 12 күн бұрын
kkkkkk qarankee fashiluu
@IdrissHoussein-z4q
@IdrissHoussein-z4q 12 күн бұрын
Xildhiban iyo shacabka kalay barta , meshu waa mamul gobelded
@Halgame334
@Halgame334 12 күн бұрын
TUUGA IYO KUWO KALOO DHIB SL KU WADA SIRDOOON KA QARANKU HAYSKU SOO FUBA RIDAANN
@digaalemedia7742
@digaalemedia7742 11 күн бұрын
Ma wasirbad ahayd waxan ku haystay rayslahii muse
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 12 күн бұрын
Marka 52 xildhibaan baa dabilayaala ileen iyagaa yiri dabi malaha
@MLBfanandfnafan
@MLBfanandfnafan 11 күн бұрын
Heego Tv rajo ma lihidin.
@IdrissHoussein-z4q
@IdrissHoussein-z4q 12 күн бұрын
Wada nolosha caynkeyaa issak oumaba nool somalilland
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 12 күн бұрын
Sutida haloo Qabto way kibreene
@HasanAli-nj9wq
@HasanAli-nj9wq 12 күн бұрын
Sutida mxaa waaye horta
@boorowcade2636
@boorowcade2636 12 күн бұрын
REER OWDAL MIYAA DHIIG LEH HEEDHE BAROORTA NAGALA DUL TAGA INAN KIINI BAA SIDA AYGII BAC MADAXA LOO GELIYAY WAADNA DAAWANEYSAAN.
@cabdinasir8591
@cabdinasir8591 12 күн бұрын
HADDUU LA KULMAY MA ADAA I QOONDAYNAYA DHULKUU MARAYO, KA HADAL DASTUUR WAXA KU QORAN, SNM DOONI MAYNO. MA QASABAAA
@AshaJamac
@AshaJamac 7 күн бұрын
Snm weye somaliland cidan donayna naga mid maaha snm snm snm snm snm snm snm snm snm snm snm snm dnm snm guuuuuuuul guuuul
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 11 күн бұрын
SNM marabno ma qaran dumisnimaa 😂😂War nagala taga Ninkan waxba lagama qori karo oo wasiir ba ku magacowdee nagala tag
@Maxamedsaleebaan-r5u
@Maxamedsaleebaan-r5u 11 күн бұрын
QOLOYINKAN MUCAARADKA AH WAXAN LEEYAHAY SIDII INA KHALIIF INTUU YIDHAAHDO SOMALILAND MA AMINSANAYN KADIBNA AFKALA QAAD AYAY KU NOQON KAHAYD MARKA JOIJIYA INDHO LAAANTA BAARLAMANOW
@MaryamaSaleebaan
@MaryamaSaleebaan 12 күн бұрын
Mansha Allah guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto mahadsanid masuul
@MohamoudAbdi-cz2dz
@MohamoudAbdi-cz2dz 12 күн бұрын
Ay ay dhaley ba tahey Muuse wuu ku èryey aa Maalin dhow
9 күн бұрын
Waxa walaal kaa muuqata inaad xeerarka iyo qawaaniita sharciga ah inaad waligaa arag ,iyo badownimo fog oo lagu soo dhex marayo
@thegent2716
@thegent2716 12 күн бұрын
Wax xishood ah oo aad leedihiin ma jirio haddaad tihiin xukuumadda Somaliland. waxa aad adkeysan kari waydeen hadal, ee ma wax hadal ka daran ayaad u adakeysan? kan hadlaya xitaa hadalka uu ku hadlayo kama fiirsanayo. Rag noqda oo qirta in aad ninka afduubteen.
@farahsaid6913
@farahsaid6913 11 күн бұрын
Sawtii faysal cali waraabe xasan sh madaxwayne ahiyo fawsoya xaaji aadan oo wasiirka arimaha dibada ah lakulmay maxaa xidhi waayay
@MohamedAbdourahman-z9j
@MohamedAbdourahman-z9j 12 күн бұрын
Intee le^èg aya lagugu siiyay si aad si wanaagsan ugu hadasho
@madarcali122
@madarcali122 12 күн бұрын
Lacagta oo dhan ka joojiya barlamaanka waayo dal ay lacagtisa aay ku noolyihin ayay hadana cadow ku yihin
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy 12 күн бұрын
Nimankan uhadlayaa waa kuwii mashariicda udirsaday lkn xildhibaan kusheegyada lakiiska ah maxaa loola xidhiwaayey kuwaasoo dhami waa kuwii iimaan laawihii gudoomiyaha u ahaa difaacayey
@alphamale5802
@alphamale5802 12 күн бұрын
Waar jaahil bad tahey baarlamaanku saw ka sharciga aad ka hadleyso ee maxkamaduhu fuliyan so saara maaha
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 12 күн бұрын
Faqasheey waanu xidhaynasba golahan maxaad samaynkartaan qalad baa kubatay anagaa awala dooranay hadana siiwada saarayna oo xaafadhoodii ukala dirayna maxaad samaynkartaan een cay ahayn
@saadalimohamed3899
@saadalimohamed3899 11 күн бұрын
RUNTII MAXAMUUD XASHII SII TOOS AH AYUU GARANAAYA NIDAAMKA DOWLADNIMO IYO WAXAY TAHAY KALA DAMBAYNTO EE SI U KAS AH AYU U KU TUMANAAYA XEERKA IYO WAXE YEELAYNTA SIYAASADA SOMALILAND WAANA CIDA KA DAMBAYSA RHALRHALKA SIYAASADAY SOMALILAND
@sahnim7481
@sahnim7481 12 күн бұрын
Laandernimadu hawaarto❤❤🎉,Xisbigan Qaran Duminta Ka Shaqaynaya,Ciidanka Qaranka Waxay ku Sameeyeen waanu aragnee,imikana Bulsho kicintii ayey Bilaaben,si uu qaranku uburburo.
@gacanlibaax-q3w
@gacanlibaax-q3w 8 күн бұрын
WAAR QABAAIL BAYNU NOQONAY
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 12 күн бұрын
Wadani haduu xilka qabto intii uu cadhin lahaa ayaa isdifacesa si ay usii fadiyaan kulmiye ooy u joogaan
@AbiibXasan-pe2cc
@AbiibXasan-pe2cc 11 күн бұрын
Waxaad noo sheegtay in ay jiraan qaar kale oo ay isku eed yihiin maxaa kaligii loo soo qabtay sheekadaasi waa afduub ma caruurbuu u waramayaa ;
@IsmailCawl
@IsmailCawl 12 күн бұрын
Haduu siigoy dadkii dan biilal ayuu kadhigay. Ina xaashi maxad uracday ba lagu xidhay
@ShucaypSiciid
@ShucaypSiciid 12 күн бұрын
Cadeyn degdega keenaaa haduu dabi leeyahay iyo maxakamad
@warss11
@warss11 12 күн бұрын
It's time Ahmed salex is next person. We do not need softness
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy 12 күн бұрын
Midkasta oo iimaanlaawihii gudoomiyaha u ahaa jirey ciyaala weerada golaha fadhida kuwii difaacijirey hasooxidho
@user-wl4rg6dh3x
@user-wl4rg6dh3x 12 күн бұрын
Sax weyi sharciga hala wada mariyo
@mohamedamiin-sr5wb
@mohamedamiin-sr5wb 11 күн бұрын
Hooyadaa iyo qaran dumiskaba was ma qaran baa dhisan sow kii muuse dumiyay
@husseinhman
@husseinhman 12 күн бұрын
Muuse biixi sawkii hasan sheekh la kulmay ma qaran djmisbaa
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 11 күн бұрын
Daalinka hala xidho
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 12 күн бұрын
Calooshood la ciyaarrada baarlamaan ku sheega ah hadaan dalka laga qaban tuugtaa dhibaato wayn bay inoo gaysanayaan raggaasi si aanay tii lixdankii inoo qabsan waa inaan ka taxadarnaa
@muhsinosman7265
@muhsinosman7265 11 күн бұрын
Waxaa kaliyee lagaa baqaa Allah
@Abdinuh-h9c
@Abdinuh-h9c 8 күн бұрын
Gadabuuri dhiig malaha warr ma isaaqbaa idin leh mise ilaahay waar dhiig yeesha oo gumaysisa iska dhiciga ma dhulbahantaad ka naqantihiim
@Shanfol-l9z
@Shanfol-l9z 9 күн бұрын
Hor keena maxkamada keena aanu aarki dooneeh snm ma rabno mana matasho smln oo dhan cid gaara ayay ka tirsan yihiin anaguba wan lahayn jab hado somaali land ma jabhadbaa mise waa dawlo aan ku heshiinay 😊😊😊😊😊😊
@sayidcalimuxumedxadi8075
@sayidcalimuxumedxadi8075 12 күн бұрын
Waynu Eegnaa bal halkay inilamarto Sharci Lagu dhaqmaa majiro qaranka aad sheegaysaa Ma dawladan isaaqbaa from boorama
@boorowcade2636
@boorowcade2636 12 күн бұрын
WAA BEENTIIS WAR XILDHIBAANKA YEYDAAN HALAGA QABTO
@MohamedSuleman-f3s
@MohamedSuleman-f3s 12 күн бұрын
Kini waa baris kudirir ilahay ayaa bariskaga qoray ee muuse mahayo ee runta sheeg qarnku ma isaaaq ayaa leh
@apdilahimoha5492
@apdilahimoha5492 12 күн бұрын
Kad xidhen wa layskaga danbayn haso baxan
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 12 күн бұрын
Ina dhillo xildhibaan Abiib waa xildhibaan qaran
@hassanibrahim1233
@hassanibrahim1233 12 күн бұрын
Waa kuwii faqashta u basaasi jiray .waad fiicantay inaad hadasho intaad noo aamusi lahayd
@hadliye1144
@hadliye1144 12 күн бұрын
maxamed abiib wa qarn dumis hala maxakabadeyo
@JohnsonGwendolyn-v2z
@JohnsonGwendolyn-v2z 8 күн бұрын
Mariane Squares
@fathiayu3868
@fathiayu3868 12 күн бұрын
Inaa xaashi waa afmishaar waliba bahaabahaa iyo show off waa daasad madhan
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 12 күн бұрын
MAXAMUD XAASHI IYO REER WADANI WAA ISKU KOOX INA ABIIB HAWLUHUU WADO WAY KUWADA SOCDAAN HADABA LAAMAHA AMNIGU RAGA TOOS ULA SOCDA CADAWGA EE CADAYSTAY HALSOO QABTO
@osmanmohamed6893
@osmanmohamed6893 12 күн бұрын
Sidii indho indho iyo ina kooraad ka dooneeysay Booyaasadii muuse adoon adoon dhalay
@mustafegalaal6975
@mustafegalaal6975 12 күн бұрын
Fataal baatahay snm anagaa wasna
@user-yw9dy4ov1v
@user-yw9dy4ov1v 11 күн бұрын
Habar awal run looma sheego sharciga habar awal ba iska leh
@mohamodmohamod3574
@mohamodmohamod3574 10 күн бұрын
Sharciga aad ka hadlayso keligaa maad dhigane waa lagula yaqaan . Eedaha aad ka hadlayso ee aad ku soo eedayseen xildhibaanka haddii aad ku caddayn weydaan oo aad caddayn ku filan hor keeni weydaan maxkamada maxaad filaysaa inay kugu dhicidoonaan adiga iyo kuwa kula midka ah ee xildhibaanka iska daba dhigtay? Jawaabta adigaan kaa sugayaa kaabbe.
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 47 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 60 МЛН
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 90 МЛН
Doorashada Somaliland oo la gelinayo gorgortan sannad dib loo dhigo
16:15
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 13 М.
Koox loo diyaarinayey inay Falal argagixisanimo ka geeystaan Goballada Woqooyi ee Somalia.
26:31
BUUNDO | EP7 |  Xildhibaan Mohamed Abiib
48:39
Mohamed Omer
Рет қаралды 152 М.
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 47 МЛН