Barnaamij ku saabsan Aaskii loo sameeyay Alle haw naxariiste Marxuumad Khadra Daahir Cige

  Рет қаралды 35,669

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 73
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 жыл бұрын
Alaaah u naxariisto mama khadro dahir waxa alle ka barine janad fardos aamiin ya raaaaaaabi
@adullaahimohamed4074
@adullaahimohamed4074 2 жыл бұрын
Khadra Dahir Cige ilaahey naxariistii janno Allaha siiyo qabriga Allaha u nuuriyo marti la jecelyahay Allaha ka dhigo Aamiin Fadlan Fanaaniita somaliyeed yaan la siyaasaderyn fanaankii dhintaa umadda soomaaliyeed ayuu ka dhintay ilaaheyna Khadra ha u naxariisto
@Niimmoh4
@Niimmoh4 2 жыл бұрын
Ilahaay ha u Naxaristo Maamo khadra😭🤲🤲🤲
@sahraabdi8364
@sahraabdi8364 2 жыл бұрын
Inaa ilaahi wa iyaaka rajacuun Allah ha unaxaristo hana ka warabiyo janatul fardowsa aclaa ehelkeedi Iyo qaraabededi amiin amiin yaa Rabi
@amiinyaasiin5711
@amiinyaasiin5711 2 жыл бұрын
Rahmanku haw naxaristo marxumada aamiin janadii fardawsana ha geyo aamiin
@TheNasraabdi20
@TheNasraabdi20 2 жыл бұрын
Illahayow u naxariiso aamiin yaa rabi
@shukrixanaan1789
@shukrixanaan1789 8 ай бұрын
Ilahay swt ha unaxariisto amiiin yarabiii 😢
@فريحهفريحه-ث5ط
@فريحهفريحه-ث5ط 2 жыл бұрын
الله يرحمها ويغفر لها ويسكن فسيح جناتها ويلهم أهلها وذويها الصبر والسلوان وانا لله وانا اليه راجعون أعظم الله أجركم وأحسن الله عزاكم
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Tawbah rabigey waan kayaaabaaaa.Alxamdulilah qaran ixsaaan sax
@hibohassan8939
@hibohassan8939 2 жыл бұрын
Ilaahayi haw naxariisto ilaahayi janadii fardowsa hageeyo
@nadiyaxashi--realwife9409
@nadiyaxashi--realwife9409 2 жыл бұрын
😭😭 walahi telephone kaa aan ka soo qoraayo , iyada ayaa iga bixisay lacagta. Imana aqoon, horena uma aqoon, meherada ayay wax ka iib sanaysay. Aniga iyo wiil dhalinyara oo iibsaday earphone iyo islaan iib sanaysay mishinka kudarta lagu ridqo intayada ba iyada ayaa naga bixisay waliba iyado ku faraxsanayd 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ilahow Hadan eray beena ku daray
@deqsanmoha3091
@deqsanmoha3091 2 жыл бұрын
Alle haa uu naxaristo ruunti qof wngsn ayeey ahyd siday daadka ugu naxarisan jirty alle ha ugu naxaristo anagana illhy ha inogadabe naxaristo🥺🥺🥺🥺
@jamaalkhadar1689
@jamaalkhadar1689 2 жыл бұрын
Alle haunaxaristo
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto qof lawada jecelyahay ayey ahayd
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 2 жыл бұрын
Wllo wlhi bilaahi tolaahi dheh bal iiga sheekee Wllo sideee isku barateen
@markihoremaxadtidhi916
@markihoremaxadtidhi916 2 жыл бұрын
Ina lilah waa ina ilahi rajicun Ina lilah waa ina ilahi rajicun Ina lilah waa ina ilahi rajicun. Allah haa uu naxaristo, naxaristi jano haa ka warabsho.
@farxiyaguhaad8245
@farxiyaguhaad8245 2 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto aamiin yaa allaah
@fadumogelle8462
@fadumogelle8462 2 жыл бұрын
Ilahey ha u naxariisto Jana fardoosa alaha geeyo
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Iyaaaaah, kunjeer iyo kabadan noolow baa lay dhahaaaaa kunjeer iyo kabadan jiroo joogna laygu rabi xamdiyaaana.mashaalah.
@YassinZultan-gr6wz
@YassinZultan-gr6wz Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@busadabdi688
@busadabdi688 2 жыл бұрын
Ilahay Naxaristi jano haka Warabiyo Yarabi
@cladiifcabdilaahi5253
@cladiifcabdilaahi5253 2 жыл бұрын
Ilaahay naxariisti jano haka waraabiyo aamiin aamiin
@zakihussein9147
@zakihussein9147 9 ай бұрын
Alle haw naxariisto khadra daahir
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Wsxbadan nolow baakunsano iyo kabadan iyaah dunbaa joig lahayne aaaaakhiraa nolol farxadleh lakiin waa inaan uhawshoonaaa inta goorigoortahay yaa rabi tawbah.inaaa lilah wainaa ilahiraajicuun.jimco jimcow
@amsa1135
@amsa1135 2 жыл бұрын
Ilaahey ha u naxariisto
@cabdixakiin6147
@cabdixakiin6147 2 жыл бұрын
Aamiin alle ha u naxaristo
@diiriyetv
@diiriyetv 2 жыл бұрын
Yaa Allah u naxariiso marxuumadda.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Iyaaaaah waaaba layga waawaynaaa waaa noolahay kunsano iyo kabadan noolow baaa lay dhahaayaaaa waaatan 5👋
@fardowsaseyloon453
@fardowsaseyloon453 2 жыл бұрын
Allah unaxariisto janada fardowsa Allah kawarabiyo marti lajecel yahay.allah.kadhigo
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Rabi ha iiqadaro dumaar waan ugu qiimobadanahay geeri waan sheegaa buraarug bay iitahay lakiin nolow baa lay dhahaayaaa jano unbaa nolol pernenet ah.
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 2 жыл бұрын
Riwayad hakuxasuusanina fadlan jooji xabaal bay tagtay sualo adag ba yaala magac lahanine ilahay ubarya fadlan
@mustafshow8274
@mustafshow8274 2 жыл бұрын
Alla yaraxmo
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Waa Run sadaqo bixis sax
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 2 жыл бұрын
Allaha ha u naxsriisto
@mamaamir8226
@mamaamir8226 2 жыл бұрын
Ameen ya Allah
@abshirogaruun8350
@abshirogaruun8350 2 жыл бұрын
Allaha u naxariusto
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
البقاء لله انا لله وانا اليه راجعون اللهم ارحمها واغفر لها وادخلها جنات النعيم
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 2 жыл бұрын
Alle naxariisti Amiin 🤲🏿
@yawlefaarax7719
@yawlefaarax7719 2 жыл бұрын
Waa Rr op apaE
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Mashaaelah
@raxmosaid9175
@raxmosaid9175 2 жыл бұрын
Allha unaxariisto abyo
@abdibotan4740
@abdibotan4740 3 ай бұрын
Amiin yarabi allaha unaxristo
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Waaa run tanaaa ka qaaatay 5
@monanattstad8594
@monanattstad8594 2 жыл бұрын
Ilahoow raabiyow unaxariso oo janatol faardoowsa gaaye
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Waaa runtaaaaa gabar marwoo dhisanoo dhaqnoo dhawrsoon.faraa wanaag iyokhayr
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Waa Run absuttly.uqadaro
@zamzamjama9970
@zamzamjama9970 2 жыл бұрын
ان لا لله وانا اليه راجعون البقاء لله الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جنانه. 💗
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
👋
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Waaaatan.saxsax waxbadan iswaynayn is qaadqaad iyo.kibir tu ii ghigmato maleh dhigey.Nolow baa lay dhahaayaaa darajo badan qiimobadantan gabadhan.
@raagecaafi1442
@raagecaafi1442 2 жыл бұрын
Fankiiba wuu dhintay wlhi😪
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 8 ай бұрын
As lEE tttt, yartaanaa tanaaa yariisEey tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo waleeeeneeey yartayarta minyaro bahbahbah bahyareey ooridumaroo qiimobadan cadayyareey qaasatan facyaashay qayryaashay waanba dhaafaaba uwataa princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
5👋
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Tacliin intaan dadaaali karo wasn dadaalaa
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
5.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Nolow waxbadan baaa lay dhahaaayaa waxbadan layga wwaynaaaa
@ahmedhagi8534
@ahmedhagi8534 2 жыл бұрын
Kuwa ku mashquulan heesaha iyo riwaayadaha,ogaada waxaad dhex dabaalaneysaan munkar kii ugu xumaa ee eega maanta Marxuumad Khadra Dahir meesha ay ku hooyaneysa Allow u naxriiso adoontaada.
@umulkhairahmed168
@umulkhairahmed168 Жыл бұрын
ahmed hagi wll wllhi anaa kamida kuwa music iyo kujira jas ale hana soo hadeeyo aduun waa iskka sidaase
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 8 ай бұрын
tii laga soooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala iyoiyo qaasatan facyaashay qayryaashay waanba uwataa princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo Estlyyy haweendumaar in badan iga waa weynyihiinba iyada iyada yartayarta
@raagecaafi1442
@raagecaafi1442 2 жыл бұрын
😪😪😪😪
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Khadraaacaday khayrto heedheh heedheh
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Horusocotaan ahay.dumarcadceed
@hibonuura1036
@hibonuura1036 2 жыл бұрын
Alow unxriiso janadi fardoowso Hagley momo
@zeydahusni4784
@zeydahusni4784 2 жыл бұрын
Somaliland maka dhiman soomali oodhan eekadhumatey viva xamar reero uqdad
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Yyyyyyyy
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Cibro iyo tusaalaay ii tahay.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Qayb baan ka ahay buuxdo iysaa dumaaar dhawr ah offcourseeeeeee waatan.khatraaqiimobadan caday yarey.iyadu
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
35ntii
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Camalkeeda iyo waxaann hormarsaday.janaan rabaw kaa baryey tilmaamahayga mmado koobi kareedoonee.iga tirtiraaa waaa marwa qura dumarma waaa tsnoo qura dheh yyyyyy
@fartunabdialiabdiali6290
@fartunabdialiabdiali6290 2 жыл бұрын
Waxan xalkan fariin uga diraya dhamaan dumarka muslamiinta ahi e fanaaninta inay cowradoda dadka kaqarsadan wayo daartani waa laga tagaa lkn daar laga tageynin aya naga dambeysa rabi aan kacabsano
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Dumarba waa tanoo qura dheh
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
5.
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 99 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 39 МЛН
Sheekada Nolosha Sahra Cumar Dhuule "Wareysi aad u xiiso badan"
27:53
Xogmaal Media
Рет қаралды 110 М.
Wareysi Cusub Fanaanada Khadra Daahir Cige Qaybta 1aad
31:47
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 116 М.
DEG DEG AH VILLA SOMALIYA 14 October 2024.p.B
11:03
Wararka Hadda Tv
Рет қаралды 1,9 М.
TAARIIKH NOLOLEEDKA MARXUUMAD KHADRA DAAHIR
32:13
MACLOW MEDIA
Рет қаралды 3,6 М.