Waraysi 1976kii Laga Duubay Khadra Daahir+Dhegayso oo dhegta u raarici raad barashadeedii fanka

  Рет қаралды 197,027

Horweyn Media production

Horweyn Media production

Күн бұрын

Berisamaad wuu badnaaye bal silsilada sooyaalka dib u celi 45 sanno ka hor, oo dhegeyso oo dhegta u raarici waraysigii ugu horreeyey ee laga qaado fannaanadda Khadra Daahir Cige, kaasi oo dabcan xambaarsan xusuus ka turjumaysa waayaheedii ay socod barad ku ahayd fanka.....
SUUGAAN badan oo waraysiga ku dhex jira oo immika qaraami loo yaqaanno ayaa maalintaas cusbaa haddii aan qaarkoodba xilligaas kahor qolka kaydka hadalka loo duubin....
Waraysiga waxa qaaday alla ha u naxariistee weriyihii weynaa ee abwaanka ahaa #Cabdalla #Nuuradiin axmed... heesaha dhextaalka u ah waraysigana kamanka waxa u tumaya fanaanka Axmed Cali cigaal.
• Waraysi 1976kii Laga D...
Hees macaan, hees cusub, hees xiiso badan, hees xasuus mudan. Qaraami, waayo waayo, qaaci. Xassan aadan samatar, axmad cali cigaal, maxamad s tubeec, cumar dhuule cali, kuluc, saalax qaasim, salaad derbi, digfeer, beerdilaacshe, axmad naaji sacad, cabdullahi qarshe, cabdinasir macalin, cabdiqadir juba, xudaydi, Gacayte, dhabarlow, gacanlow, mushteegi, xasan diiriye faarax, cumar xasan rooraaye, killar, maxamad yuusuf, xuseen yuusuf tarabi, maxamad jaamac joof, xarrago, maxamad nuur giriig, jiim shiikh muumin, cabdiqadir sanka, cabdi tahaliil, cumar nuur Cabdule, jaangow, dararamle, kabanle, shimaali, hadraawi, maxamad cali kaariye, cabdi qays, khadar laari, dacar, cabdillaahi diiriye sooraan, cabdiqadir cali cigaal, cabdi baadil, cabdi nuur allaale, Bacalwaan, qasaali, qalinle, axmad mooge, maxamad mooge, cabdullahi nuur cawaale xalweyste, siciid harawo, cali naaji sacad, hanuuniye, cabdi Haybe laambad, Cumar shooli, shey mire dacar, caabi mire dacar, nageeye, guuleed cali masxaf, shamuuri, cawaale, lafoole, king khalid, iskalaaji, siciid qalinle, cabdihodan/ cabdi Holland, cabdifitax Yare, maxamad bakaal cirro, mursal muuse, xasan gantaal, kunciil, ismail danan, iidle yare, faarax murtiile, Maxamad bk, nimcaan hilaac, qamar suugaani, dayax dalnuurshe, dalmar yare ..... Magool, khadra daahir cige, baxsan, maandeeq, khadiijo cabdilahi dalays, marwo maxamad gaasira, marwo cabdi, sahara axmad, hibo nuura, xabiibo xasan tooxow, guduudo, faadumo qaasim hilowle, kinsi xaaji aadan, maryan mursal, aamina candullahi xirsi, kaltuun bacado, Shamso cumar, shankaroon, farxiyo cali, nakruuma, faadumo duur, aamino feer, saado cali, xareedo ismaaciil duniyo, qamar cabdullahi harawo, feynuus, khadiijo qalanjo, saynab cige, binti cumar gacal, sahra ilays, faadumo axmad dhimbiil, cadar axmad kaahin, siraad cabdulle ugaas, sahra ileeye, nimco Yaasiin caraale
Copyright Protected @HorweynMediaproduction
#SomaliMusic​ #Subscribe​ #horweynproduction​

Пікірлер: 261
@HorweynMedia
@HorweynMedia 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/qWOseJ6hlLqieM0 Raxmatullaahi calayhaa Marxuumad Khadra Daahir iyo xasuusta kaydka 46 sanno ka hor oo ku siman 1976kii ayaa iyada oo yar Laga Duubay waraysiga....naxariistii janno alla ha siiyo oo ha u nuuro xabaasha..
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 Жыл бұрын
Aduun xasuus baa ka hadhay hada khadra cod dahab god bay ku jirtaa ma jiro qaf laga jeclaa oo heesa ❤😢❤ ilahay jano fatdawsa ha ka waraabiyo
@mustafibrahim4034
@mustafibrahim4034 2 жыл бұрын
Alaha u naxaristo kitabkeda midigta alaha ka siiyo aamiin
@abdiadan4837
@abdiadan4837 2 жыл бұрын
May Allah SWT grant her janatul fardows amiin
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 5 ай бұрын
Aamina Aamiin
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 2 жыл бұрын
Wariye cabadale nuuradiin waa wariye abwaana ahaan jiray oo sameyay heesta QALBIGOO KU BARANBAA QURUXDAADI RAACO NAFTAA IGU KAA QASBAYSE UMA QALANTID CAASHAQA. waa wariyaha wareysanaya asalkiisu waa carab yamani waxa dhashay islaan isaaqa oo h/awal sacad muuse ah/jibriil abokor ilaahay asna ilaa ha u naxariiatee
@moeawale4891
@moeawale4891 2 жыл бұрын
Yes, Candalla Nuuradin
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto walaasheen Khadra iyo dhammaan inta naga dhimatay. Waar Soomaaliyeey heshiiya oo Alle ka baqa sharaftiinii ha soo noqotee.
@halbowle0187
@halbowle0187 8 күн бұрын
Shukran bro ummada way dulowday oo iyagaa is duleeyey dhiigooda baneeystay
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
ILLAAHOW ku NAXARIISO MAMO khadra oo 02.07.2022 ku gaadhay gurigeedi rasmiga ahaa 🤲🤲 Wlee bedelkaga lama helo
@malmo4235
@malmo4235 2 жыл бұрын
Ilahyow kuunaxaariiso maanta way naga hooseeysaaa Allahu Akbar allow udambi dhaafff 🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲
@worldcitizen9102
@worldcitizen9102 2 жыл бұрын
What a beautiful, innocent voice and Wonderful Artist. Thank U Mama Khadra for Entertaining Us. Certainly, we will miss U🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h Жыл бұрын
Allahu yarxamak Khadra Dahir Egah. الله يرحمها و يقفر لها ووسع قبرها. أمين She represents the unbreakable bond of Somali girl beauty. I can't off my ears listening to her songs
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 2 жыл бұрын
Gabawgu waa baastar noloshuna waa waxyar. Ilaahay ha maxariisto khadra iyo dhamaan umada soomaaliyeed ee inaga hoosaysa maanta.
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
20 jeer Ka badan muuqaalkan waan daawaday wllahi mama Khadra dhool
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 3 жыл бұрын
Eshcalaa Cod Wooow Maama qaali Waad Kumahadsan Tahay Hadiiba Aad Fankii Iskaga Baxday Gabi ahaan Ilaah ayaa Iskaleh Mahadaas Waxaan Dhageysatay Mar Ay La Hadleysay VOA Iyada Iyo Samatar iyo AUN Sahra Axmad Jaamac Oo ay Ku Sheegtay iney Heesihi ay Joojisay Masha.Alaah Inta kalana Alaha Kaga Toobo Keeno Heesaha Inshallah
@Mohamed-oi6oi
@Mohamed-oi6oi Жыл бұрын
ilaahow u naxariiso fanaanadeen marxuumad maamo khadra janatu fardawsa ayaan ilaahay kabarya
@SofiaHanson
@SofiaHanson 2 жыл бұрын
What a silk voice 😍 👌 absolutely stunning 100%💯🥰
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 5 ай бұрын
Rabi Ha U Naxariisto Labada Xasuusta Wayn Igu Leh Abwaan Wariye Majaajilayste Cabdale Nuura Diin Axmed Iyo Khadra Daahir Cige Aamiiin❤❤❤❤❤❤
@seidabdi751
@seidabdi751 4 ай бұрын
AAMIIN
@trumpppl2024
@trumpppl2024 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb wareysi quruxbadan oo qiimo badan oo waliba fanaanada la wada jecel yahay KHADRA DAAHIR CIGE ILLAAHAY HA NOO DAAYO
@nasseromar4986
@nasseromar4986 2 жыл бұрын
1974ki ayaan dhageysan jiray hestan. AU marxuumada, janada Alle hakawaraabiyo KHADRA DAHIR.
@malmo4235
@malmo4235 2 жыл бұрын
Ammiiinnnn wlaahi waan ka naxay geerideeda Subhanaallah allow unaxariiso
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka 2 жыл бұрын
Adna Allaha kuu naxriisto wall
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 2 жыл бұрын
Masha Allaah xabeebta Najma nashaad baylahayd markay yarayd Allaah yarxamha sidi adunka lagugujecla akhirona halagugujeclado insha Allaah
@hilaac075
@hilaac075 3 жыл бұрын
Marwo khadra, Absolutely The finest Somali legend...
@darmaanhireey9989
@darmaanhireey9989 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto Cbadalla Nuuradiin iyo Khadro Dahir
@MohamedMohamed-cw1jv
@MohamedMohamed-cw1jv 3 жыл бұрын
Khadra dahir cige wallaahi waa xuauus cajiiba alle beri samaad wacnaayee intaan waaaqlaha iyo wareerkani dhicin dalkeenu wanaagsanayee
@abdisamriye8049
@abdisamriye8049 2 жыл бұрын
Khadro dahir alaha u naxariisto xataa hesaheda musig badan malaheyn kaban baa logu tumi jiray cod halasiya bey lahed alow kuu naxariso jana fardowso ku geey
@mataantafo7945
@mataantafo7945 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Eedo khadra daahir cige waxa ay dhalatay 1957 waxa ay geeriyootay 2. 7. 2022 alle qabriga ha u nuuriyo
@sahalmaxamedamooreamoore5647
@sahalmaxamedamooreamoore5647 22 күн бұрын
Dumarka hada yacaaya wax soo dhaweeyo waa ka waayey runti dahab somali ka baxday bay aheed alaa ya raxmo. Codkeeda waan ku soo barbaaray.❤❤❤❤❤
@masuulofficial7014
@masuulofficial7014 Жыл бұрын
Rabi naxariisti jano haka waraabiyo khadra daahir cige waxay ahayd fanaanad aad uqaaliya heesaheegana aanu aad udhagaysano ilaa hada waxaanan ilaahay uga baryayaa janatul fardawsa
@mahamedadel7999
@mahamedadel7999 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto runtii qalbiyadeena kama baxayside illaahay samir iyo imaan hanaga kaa siiyo maamo aamiin aamiin 😥😥😥😥😥😥😥
@ikranabib7919
@ikranabib7919 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Alfanaan Khadar daa😢cige aamiin Aamiin 😢😢😢😢
@idilahmed5826
@idilahmed5826 2 жыл бұрын
WAR ILAAHAY AAN KA CABSANO EE MARXUUMADAAS JOOJIYA HEESAHEEDA RAALI KAMA AHANE. EE AANU U DUCAYNO WALAALAHA KHEYRKA JECELOW🤲🤲🤲🤲🤲😓
@sheikhulbalad6236
@sheikhulbalad6236 2 жыл бұрын
Wllo heesuhu danbi maaha ee si qaldan baa wax naloo fahansiiyey
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 9 ай бұрын
Heeshaha waa naxariis iyo jawi deggan.
@maxamedcabdiraxmaan547
@maxamedcabdiraxmaan547 2 жыл бұрын
Cod fasiixa caruurnimo kadareemayso way yarayd wakhtigaa 14years ahayd allaha cimriga iyo caafimaadka ha u siyaaduyo
@foosdiirye7712
@foosdiirye7712 2 жыл бұрын
Way geeriyoote
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@foosdiirye7712 waa runtaa ee ale ha unaxariisto wll
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto khadra. Love you sister. Xafidaka Allah
@Wonderer224
@Wonderer224 3 жыл бұрын
Waaaw. Waa Khadro oo yar. Waxaa wareysanaya weriyihii weynaa Cabdalla Nuuradiin (aun).
@muna619
@muna619 2 жыл бұрын
Ilahayow ka samax iyada iyo fananiti dhimatay inta nolna ka madoobe adaa raxmane
@cabdullaahibaabal2547
@cabdullaahibaabal2547 Жыл бұрын
Listening this song at Beydan, a local coffee shop, 15 July, 2023.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Codkeedan wuxuu I xasuusiyey hargaysa iyo xafadiihii aanu wada deganayn khadra walaakeedna aanu isku ciyaal ahayn asalkii reer hargaysana aanu isku ahayn rabow u NAXARIISO Aamiin
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
Aaamiin waa kii dhamaan Hoos Mari doona
@mustafeahmed3500
@mustafeahmed3500 2 жыл бұрын
shaqsi lamidi soo marimaayo fanka alle yaa raxma mamo
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 Жыл бұрын
Hooyada jacaylka ❤😢
@abdicash8787
@abdicash8787 3 жыл бұрын
My best artist, i love hooyo khadra, im young generation but i love old artist, khadra, kuluc
@abdul-azizmohamed6511
@abdul-azizmohamed6511 3 жыл бұрын
Hooyo Khadra Daahir Cige waxay ahayd fanaanadii qarniga Ilaahay cimrigeeda ha dheereeyo waxaan u mahad celinayaa Horweyn Media production oo nala wadagay waraysi wakhtibadani ka soo wareegtay. Hablihii hore Ilaahay ayaa xishood iyo xarago ku manaystay.
@khadarcarab632
@khadarcarab632 4 ай бұрын
illaahay naxariistii jano haka waraabiyo labadooda iyo dhamaan intii muslimiinee dhimatay
@Fuadismaeil
@Fuadismaeil 2 ай бұрын
Allah ha u Naxariisto boaoradii codka kadra ❤❤❤❤ lovely 🌹🌹❤❤❤
@abdulfatah4359
@abdulfatah4359 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto khadra daahir iyo dhamaan muslimiinta inta dhamatay iyo inta nool ba. Dadna waa dadkii hore hadal na waa inta uu yidhi balvu fiirso wariyaha suu su aasha u waydiinayo iyo gabadh say uga jawaabayso dad waxbartay.
@dalbilecade8393
@dalbilecade8393 2 жыл бұрын
Iska daaya marxuunta codkeeda U duceeya ilaahay ha u naxariistee
@elmiyusuf396
@elmiyusuf396 2 жыл бұрын
allaha u naxariisto khadra iyowariye nuuradiin allaha u naxariisto
@UbaxcismaanCabdifarax
@UbaxcismaanCabdifarax 10 ай бұрын
Boqoradii jacaylka illaahoow u naxariiso😢😢😢 aamiin
@Abdirizaksulayman
@Abdirizaksulayman 2 жыл бұрын
Raxmatullaahi alle hawnaxariisto khadra daahir hada waa dhimatay alle su aasha haw fudaydiyo qabrigana haw nuuro
@SahalGuuleed-hr5fj
@SahalGuuleed-hr5fj Жыл бұрын
Allaha unaxariisto aamiin aaamiiin aaamiiin aaamiiin aaamiiin aaamiiin
@faisalmuse7362
@faisalmuse7362 3 жыл бұрын
Heestaan cigaal baa la qaday lkn markii ugu horeyey waxaa la qaday cigaal sahro axmed
@abdinasirmuse7912
@abdinasirmuse7912 3 жыл бұрын
Meeshaas sii bal balaari aan kaa faa'iidnee
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 9 ай бұрын
Noolaaba lakiin ayaamaba ayaamo wax iigu darsoomooyaan roonaan qiimo qadarin darajobadan akiroooooy iyo duniba saxsax Runrun waan uwataa dumar haween dumar qaasatan facyaashay waanba uwataa dhaafaaba dhamaystiran princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay mashaaaaalah tabaarakalah
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 2 жыл бұрын
Subxana mankhalaqa hadal sowd 🤔 Allaah hownaxariisto Amiin yarabbi 🤲
@ducaysane1133
@ducaysane1133 2 жыл бұрын
Allaah hakuu naxariisto hooyo
@sayidka6911
@sayidka6911 3 жыл бұрын
Waxaa wareysanaya. Abwaan Cabdalla nuuradiin axmed.
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 2 жыл бұрын
ANIGO JOOGA GOBOLKA WOQOYI BARI NFD KENYA WAXAN TACSI U DIRAYA FANANADI WAYNAYD KHATRA DAAHIR CIGE IYO QOYSKA iLAHAY JANATUL FIRDOWDA HA kAWARABIYO ...améeeeeen ya RABI
@Degaliah
@Degaliah 2 жыл бұрын
Amiin amiin
@horiyo2491
@horiyo2491 2 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto wixii danbiya haka dhaafo waxay ahayd mucjisadii fanka Somali waa dadkii inmtixaan ugu soo baxay fanka maaha kuwa hada ee heesbaan rabaa ku soo gala
@djamacmahdi8721
@djamacmahdi8721 2 жыл бұрын
Illahey naxaristu jano ha ka warabiyo amiiin ya Rabi
@yuusufqaasim5655
@yuusufqaasim5655 2 жыл бұрын
Shilba wuxuu kadhacayaa shabad quruxsan iyo wiil sheekaysta maalmoo
@mohaasifamily7935
@mohaasifamily7935 3 ай бұрын
Ilhay hakunxristo mama qadro walhi waxn u ahaa tagerowayn
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h Жыл бұрын
Khadra Dahir u malayn maayo inu jiro qof ka dhashay Somali oo aan raali ka ahayn. Arrintu ma aha codka wanaagsan( toolmoon sheeg ayaa is iri, waxana ka cabsaday in ragga keliyi toolmoon yahay) either way waa shakhsiyadda u muuqata qof bilaa dembi ah. Allah janadisa Ferdowza masiirkeeda ha haka dhigo.
@UbahAbdi-iw4ir
@UbahAbdi-iw4ir 2 жыл бұрын
Alle ha u naxaaristo mamo khadra daahir cige 😭😭
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 жыл бұрын
Allow qabriga u nuuri dabigeena u dhaaf aamiin aamiin yaa Allah.
@ahmedwais1763
@ahmedwais1763 2 жыл бұрын
Allah unaxariiso
@nalkakadiye7800
@nalkakadiye7800 9 ай бұрын
Alleh how naxaristo khadra dahir cabqariyad ayay ahyd runti
@mhassan0163
@mhassan0163 10 ай бұрын
I met late Khadra Dahir 1975 at radio Hargeisa, she was with Ahmed Ali Egal, both of them young. I still remember those days; late seventies and eighties Khadra terrorised her killer voice so many young and nubile girls living those days, they all fallen in love with her and her lovely songs, sleepless nights
@maguled
@maguled 12 күн бұрын
Kabanku waa gacantii Axmed Cali Cigaal baan filayaa. Khadra A.h.u
@cabdisalaamxaajimaxamed9810
@cabdisalaamxaajimaxamed9810 2 жыл бұрын
Habaday khadra daahir cige allaah cimriga iyo caafimaadkaba u barakee.
@farahahmed3116
@farahahmed3116 2 жыл бұрын
markaad qoraalkan qortay sadex bilood ka dib ayey dhimatay allaa ya arxamu
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
@@farahahmed3116 Waa run walalo Hada waxay dadka aakhiro la mid tahay wax week kayar
@susum9099
@susum9099 3 жыл бұрын
Ilmo yar bay ahayd Khadra Daahir 😘❤😘
@ghazalihussein7990
@ghazalihussein7990 2 жыл бұрын
She was 19Years old
@khaderali9428
@khaderali9428 3 жыл бұрын
Wlhi wariyuhi waa legend sidu dhinac walba uga kenayo sualaha
@sayidka6911
@sayidka6911 3 жыл бұрын
Wariyuhu waa. Abwaan, cabddala nuuradiin axmed.
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Wariyahaaas waa legend
@aboubaker-y1g
@aboubaker-y1g Ай бұрын
Allaha ha u naxariisto janatal firdawsana howgeega ka yeelo
@AhmedMohamed-g4e7l
@AhmedMohamed-g4e7l 9 ай бұрын
Allahyarxam mamo Khadra dahir Dib looma arkaanbay ahayd wax codkeedaasoo kale leh ama ku heesi karaa
@maxamedahmed1674
@maxamedahmed1674 5 күн бұрын
Mucjisadi fanke Malin so baxday waa shafiyey cod kaaga ilahey raali ha kaa noqdo❤
@lulamedia
@lulamedia 2 жыл бұрын
Allaha U Naxariisto Khadra Daahir Cige
@suufishirwac1789
@suufishirwac1789 2 жыл бұрын
ALLAH YAA ARXAMA
@fabu2526
@fabu2526 2 жыл бұрын
Ilaahow u naxariisto khadra daahir cige
@abdunaasirsomali8591
@abdunaasirsomali8591 2 жыл бұрын
Allaha ha unaxariisto
@cabdifitaaxali4433
@cabdifitaaxali4433 8 ай бұрын
Allha yarxamu mom khadra daahir cige wxay nowga tagtay tariikh heesaheedii janadu fardowzo rabi hakgu nxristo
@sharmakejama
@sharmakejama Жыл бұрын
allaha weyni haku janeeyo habo macaan
@avmshortsanimation502
@avmshortsanimation502 2 жыл бұрын
That was an amazing voice 🥰
@LibanMax-o8y
@LibanMax-o8y 2 ай бұрын
Alahu akbar ilahow ku naxariso skulka ay sheegayso wada. Noo dhaxaysay waa ilbaxnimda hargaysa waxa kuyalay skulki 1st julay .sido kale skulki gabdhaha magalada ugu qurux badan dhigan jiren wayo 2sano lagaga bixi jiray kadibna bangiyada wasaradaha xisabiyayal qaar macaliminta xisabta. Warshadi pipsiga.warshadi dhuniga (sarenka) garonka labad kubada cagta (tereriska).hargaysa klub. Qaybtii 26aad .warshadi laydhka Miska sarakishaWaxa kasi jeday guryaha rushka hotisa garron yar ku yaley anago kubad ku ciyarayna laba cabdi bile oo xooga way na jidhi gadheen waa marki abdulahi askar snm tu kala bexen miiski sarakisha. Kasoco xarunti gobolka iyo skulkaygi sadex magac ayu isu bedelay shacab boys . shacabbka wiilasha markan bilabey aya loo bixiyey Hussen giire liiban. Waa wakhtigi macana hada waxa laga yaba inaad tidhahdan war hargaysadu ka shekaynaya xagey kutala . Skulki farax oomar. quruxda marku roobku ku dao dooxu soo rogmado waxa jirtay basasku waxay na dhigi jiren hargaysa klub dhabarkisa marka waxa jiray brish yar dadku maran qatar bu aha waxan u na qanay fitnam marka dhimca kale frukt diyara waa gobka. Raali ahada qiira iqaday waa xafadaydi mama khadra haben aroos jiro waayo hobolada waberi ka heesi jiray habeba arosku fananku dalbado. Marka maxumada walidken walidkod ehel dhaman iilahow unaxariso aamiin dhaha.
@husseinjamac4757
@husseinjamac4757 8 күн бұрын
Alleh ha u naxariisto
@leilaismail5526
@leilaismail5526 2 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto mama khadra
@ladansuldan3406
@ladansuldan3406 Жыл бұрын
Ilahay naxariis waarta ha siiyo eedaday khadra dahir ige😭🤲🤲🤲
@zarayou8560
@zarayou8560 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Khadra Daahir cige
@baajiyofiqi4552
@baajiyofiqi4552 2 жыл бұрын
Aamin alle ha unaxaristo khadro
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 3 жыл бұрын
C/lla Nuura-Diin Maalintii laga waayey Radio Muqdisho Hoos Ayuu U dhacay Dhanka wareysiyada iyi Iidhehyada Allah Yaa-Raxma..Khadrana waxay mudantahay Ammaan & Xusuus Ballaaran.Xagga fanka...scww.
@susum9099
@susum9099 3 жыл бұрын
Hooyada jacaylka wooow Heesta jaba wuxu ka dhacayaa.....
@mohamudmahamud108
@mohamudmahamud108 3 жыл бұрын
Waw inbatiday khadra dahir cige inabtiday khadara sandheer ama khadra dhool cimri dheer iyo caafimaad ku noolow somalia 🇸🇴 aad baa lagaaga jecelyahay
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Aamiin
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 3 жыл бұрын
Shabaab miyaa tahay xamar uga yeedhaysa
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 4 ай бұрын
Geerideda dabaded ayn arky allh how naxariisto khadra daahir 😢
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 3 жыл бұрын
Wareysi Cabdinaasir Macalin Saciid iyo Nageeye soo raadi kuwan waan ka daalnay muuq iyo maqalba waa loo hayaa taariikhdooda
@yusufyusuf8904
@yusufyusuf8904 3 жыл бұрын
Aad iyo aad cabdiraasir nin qaaliya buu ahaa alle haw naxariisto
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 3 жыл бұрын
Aad iyo aad
@duucsamlizo3772
@duucsamlizo3772 3 жыл бұрын
Khadra Daahir fanka Somaliyed taarikh weyn ayay ku leedahay guuleso hooyo
@turxaanlaawe7892
@turxaanlaawe7892 3 жыл бұрын
Ahmed cali cigaal ayaa ambadaas kaban ula fadhiyay
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto khadra daahir
@cabdiabuukar9375
@cabdiabuukar9375 2 жыл бұрын
Maama qadro allaha u naxaristo waxay ahayd faanad qaran
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 жыл бұрын
Allaha unaxriisto aamiin
@suyuhao7592
@suyuhao7592 2 жыл бұрын
(Dhirtaba geed aan la jirin ogoow lama garaacaan ) ilaahay qabtiga ha u nuuro maam kharda daahir cige
@idriskhawaaje8828
@idriskhawaaje8828 11 ай бұрын
Alle Ha unaxariisto mamo khadra aaaamii yaarabi
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 11 ай бұрын
Mama khadra iyo Ustaad Nuuradiin Nabad Ku Nasta 😢😢
@seidabdi751
@seidabdi751 4 ай бұрын
KHADDRAH SHEEXKH TDAAHIR CIIDAGALEH MA AHAYN WAXA AY KA SOO JEEDAA REER SHEEXKH TTAAHIR EE MARIYAH !!!
@caaqilmukhtarcumaraw-ali2773
@caaqilmukhtarcumaraw-ali2773 2 жыл бұрын
AHN Qabrigana Ha u Nuuro Marxuumad Khadra Dahir Cige Ax Ax Ax Ax Ax Ax
@mohamethzultan5460
@mohamethzultan5460 Жыл бұрын
Waxan umad celinayaa abwàanka xasan xaaji cabdilaahi ganay oo khadara heesaheeda badi lahaa
@ahmedelmi8862
@ahmedelmi8862 3 жыл бұрын
Waxaan ka xasuustaa heesihii ardaynimadeedii ee hanti wadaagii1972-73ee ahayd hanoolaato guu shiyo hantiyo hawlwadaaguye.hayaan baa la galayaa haka hadhine soo raac
@hiisabdihussen7307
@hiisabdihussen7307 2 жыл бұрын
Alle hownaxariisto
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 3 жыл бұрын
Khadra dhool waa inaan sawirkaaga aqalkayga suro illeen taallo xamar kaagama taagi karee 😄
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 3 жыл бұрын
Wa lootaagi karaa weliba talada ugu weyn....fananad somaliyeed oo qaran ah caybna lahayn... Salaan saree katimid Gobolka woqoyi Bari Kenya
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 3 жыл бұрын
Shalay in ladubaay baad mooda cod fasiix ah 45 sano kadib Aad iyo Aad ayaad u mahadsantihin
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 2 жыл бұрын
Ax ax
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 10 ай бұрын
Allah yaa raxma 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 9 ай бұрын
Layguma soo shaaco qarabtaba waamayE.mashaalah tabaarakalah saxsax lakiin.ihihihihhihihihshesheshe
WARAYSI XASAN ADAN IYO SAHARA AHMED IYO KHADRA DAAHIR 2014 HD
26:50
MURTI IYO MADADAADALO
Рет қаралды 152 М.
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
Chapitosiki
Рет қаралды 3,6 МЛН
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 43 МЛН
RAGGAAN YAA UGU KABAN GARAACIS MACAANAA@bulshadacusub
15:36
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 15 М.
Waa riwaayadii Ragow aarsi haween u adkaysta markiina
46:07
Áwil Mawliid
Рет қаралды 93 М.
Barnaamijka Fanka Abwan Maxmed Cumar nuur Waraysi 1995 tii Radio Muqdisho
24:03
Maxamed Xasan Baroow iyoFaadumo  Haldhaa.Rayidka Media
11:27
abdifitaah hasan
Рет қаралды 646 М.