Barnaamij ku saabsan Xabsiga Dhexe ee Muqdisho iyo Nolasha ka jirto oo ay soo diyaarisay Madaxtooyad

  Рет қаралды 136,606

RTN Somali TV

RTN Somali TV

5 жыл бұрын

Maxaa kala Socotaa Xaalada ay ku noolyihiin Mxaabiista Xabsiga Xamar ku xiran

Пікірлер: 421
@liishtech5050
@liishtech5050 5 жыл бұрын
Wlhi, i never expect this will happen in Somalia. Its so beautiful l. Masha allh Tears come on my eyes.😭😭😭
@jahsehdwaynericardo1385
@jahsehdwaynericardo1385 5 жыл бұрын
bro fuck that shit they just show beautiful side
@liishtech5050
@liishtech5050 5 жыл бұрын
@@jahsehdwaynericardo1385 did u think am Noob, Hiw all this can be the negative side. Maybe little bit, but mostly Somalia is peace and we all love,
@opamaah
@opamaah 5 жыл бұрын
@@jahsehdwaynericardo1385 stfup
@jahsehdwaynericardo1385
@jahsehdwaynericardo1385 5 жыл бұрын
parkeoyyy 🖕(:
@jahsehdwaynericardo1385
@jahsehdwaynericardo1385 5 жыл бұрын
Somali Native League bro Do not try to convince me of the place I saw with my eyes and know all their truth ! (:
@HawdmediaPro
@HawdmediaPro 5 жыл бұрын
Walahi waa taliye aad uwacan allah cimriga haw dheereeyo
@suadali7731
@suadali7731 5 жыл бұрын
Xabsi lama dhihi karo run ahaantii college iska dheh
@MohamudAar
@MohamudAar 5 жыл бұрын
*Somalidu waa qowmiyada dunida isugu jecel* *Duruufo dhex taala maahee*
@MohamudAar
@MohamudAar 5 жыл бұрын
💯💯
@growingupsupportedmanchest7109
@growingupsupportedmanchest7109 5 жыл бұрын
Mohamud Maakhiraawi waxgarad batahay broh
@hashihani8310
@hashihani8310 5 жыл бұрын
Saxiix
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Sax sax
@rahmaabdulleh1539
@rahmaabdulleh1539 5 жыл бұрын
Mohamud Maakhiraawi
@Gaari_GacanLe
@Gaari_GacanLe 5 жыл бұрын
*Rtn Mogadishu* *waa clip-kii ugu wanaagsanaa abid* horumar wacan
@abdirahmanmohamed9512
@abdirahmanmohamed9512 5 жыл бұрын
Xuriyada wax Kaween malahan wlahii... wan ilmeeyay marka an arkay dhalinyarada laga so fasaxay wadamaha kale.. ayaga oo sujedaya ona dhunkanaya dhulkooda😭😭😭😭
@abdirahmanabtidoon3426
@abdirahmanabtidoon3426 5 жыл бұрын
Ar dowladenna an ku fara adayg no maxabisti danbilayasha aha baa xita horumarki garay nabd iyo nolol guul😍
@maslahabukar2003
@maslahabukar2003 5 жыл бұрын
Maasha Allah Allaha haku Xafiido Meeshoda CfmD Taam Ah Allaha haku Siiyo Damaan Wallaha Maxa biista Ah😘😍👏
@abdirahmanabdiaziz431
@abdirahmanabdiaziz431 5 жыл бұрын
Masha allah aad baan ugu farxay horomarka ay gaartay caasimadeena mogdisho masha allah Walaalaha reer garowe
@gardhaalechannel3503
@gardhaalechannel3503 5 жыл бұрын
Wll mugdisho kaliya ma gaarin hormarka somaliyoo dhan baa gaartay
@willeminaabrahams3207
@willeminaabrahams3207 5 жыл бұрын
walalayal video gaan english halagu turjumo kadebna halagu faafiyo baraha bulshada
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 5 жыл бұрын
Willemina Abrahams muhiimada laga leyhy waaa maxay? Video English lagu turjuml waxba ma So kordhinaysa Only uducee wixi xuman iyo dambi galayna allah ba un ka jaraya wixi an waxba galabsana rabbi baaa cadalad siinaya
@dromarhabeb
@dromarhabeb 5 жыл бұрын
Willemina Abrahams waa sax balse somalida inta badan luuqada Hooyo farinta in Soomaali badan i gaarto aheyda sida i leyahay sxb. Balse wali english-ka waa lo bahan yahay.
@WAXGARAD
@WAXGARAD 5 жыл бұрын
Figrad fiican waaye
@farxaanabshir614
@farxaanabshir614 5 жыл бұрын
Waxba tarimeyso wll videogaan in English lagu turjumo haddaan annagaba is caawineynin oo garab isa siineynin. Waxaa loo qaataa oo dhaanta inaan annaga is garab qabano wax badana ka badalno xaaladda siyaasadeed ee ka taagan waddankeenna kaddibna uguda galno maxaabiista iyo danyarta waddankena ku nool.
@mahadomar3089
@mahadomar3089 5 жыл бұрын
Waa fikrad fiican anaa badali insha allah wall
@qalbidejiye7865
@qalbidejiye7865 5 жыл бұрын
Waxan aad ugu farxay sida hurmarka wanagsan uga socoda xabsiga dhexe waxan rajayn kuwa kalena iney sida noqdaan
@iftiinshemedia1353
@iftiinshemedia1353 5 жыл бұрын
Rabow umada soomaaliyeed Xuriyad sii Aamiin yaarabi
@mahadfunentertainment9724
@mahadfunentertainment9724 5 жыл бұрын
💗Mna is dhaheen dhalnita somaliyeed ee xabsiga ku jire in eysidaan yihiin blse wlhi wanku frxy mrkn arke sida ey wax usoo sarayaan iyo sida ey ufarax sn yihiin👌
@muniirmohamed3817
@muniirmohamed3817 5 жыл бұрын
inta ka heshay video gan like ta igu dhufo
@rooneyali8551
@rooneyali8551 5 жыл бұрын
Xabsi hilib geel lagu cunayo xabsi maahan hotello ayaa jogtaan
@somaliwayn123
@somaliwayn123 5 жыл бұрын
Masha allh hadii dowlada xuntahay intaan oo wanaag ah masamenlaheed Guul FARMAAJO iyo kheyre
@ayaanmohamed9380
@ayaanmohamed9380 5 жыл бұрын
Waxaan dhihi lahaa iney sii balariyaan hawlaha xabsig gudihiisa Fadlan like Saar
@mohamedbashir1402
@mohamedbashir1402 5 жыл бұрын
Wlh anaba is dhahay yaa kugu daro aad la bashal tidee guul Somalia people
@abdikarimharedkoiooo8573
@abdikarimharedkoiooo8573 5 жыл бұрын
Bisinka Halmalin Hadii Xornimada Lagaa qaado Ayaad Darimlahayd Nimcada Aad Haysato Alx dheh
@kaderabdiadam9443
@kaderabdiadam9443 5 жыл бұрын
Hhhhhh Haan ku xidhee halkeed joogtaa sxb
@ustaadbashiir8076
@ustaadbashiir8076 5 жыл бұрын
Mohamed bashir weli ayaan lagugu xirin aniga waan tagay meeshaas markii daacuun ka dilaaco waa lagu le'daa sxb
@halyeydulmidiid3014
@halyeydulmidiid3014 5 жыл бұрын
Mohamed bashir hadiii la ogol yahay mar mar in aaanu waqti la khaadano oo aaanu sooo salaaano waaa la sameeen karaaaa
@adamali1570
@adamali1570 5 жыл бұрын
Waligaa xoriyada lagama qaadin thts why baad u leedhay hadalkaas
@KAYDKA-HAG
@KAYDKA-HAG 5 жыл бұрын
Gen: bashiir maxamed jaamac kaynaan "Goobe" alle haku sharfo hawl wanaagaaga amaan baad ku mudan tahay.
@qalbihodon721
@qalbihodon721 5 жыл бұрын
Eebe hanoo daayo inta yaree dalka iyo dadka u carareyso 🌹🤔.
@hadiyajamac2506
@hadiyajamac2506 5 жыл бұрын
Waligaay somaali saas inaay u wanagsan thy ma u malaayanayaan ❤️❤️❤️
@sheekhfaaraxmacalincumar6128
@sheekhfaaraxmacalincumar6128 5 жыл бұрын
Wlhi wagaan kuxirnaa saan ma eesan ahyn busto kuseexan jiray maanta sariir aaba lagu jiifanoya tv lafiirsanoya masha alh
@iaw2401
@iaw2401 5 жыл бұрын
CF vlogs And films Maxaa lakugu so xire😂😂😂 tuugnimaa
@munoshenomunasheeno4473
@munoshenomunasheeno4473 5 жыл бұрын
@@iaw2401 kkkkk
@Dhul_Qarneyn
@Dhul_Qarneyn 5 жыл бұрын
@@munoshenomunasheeno4473*Are you always this happy?😋*
@opamaah
@opamaah 5 жыл бұрын
@@Dhul_Qarneyn u geted in fucking somalian comment nigga why the fuck.are you speaking english 😑😑😑😑
@opamaah
@opamaah 5 жыл бұрын
@@Dhul_Qarneyn and i forgeted to say Bad grammer pitch
@somaligang5319
@somaligang5319 5 жыл бұрын
Masha allh allha idin laqabto hawshaat wataan waa ano ah wiil somali oo kunool wadanka Djibouti 🇩🇯🇸🇴
@ikrannur8086
@ikrannur8086 5 жыл бұрын
I would never be regret the support and respect I have towards our Government. I still remember the night Farmajo was elected we were a group of 5 girls and we celebrated the whole night. I see now the development the justice and the hope they giving our young generation. Nabad iyo Nolol❤❤🌷❤❤
@yaasir8197
@yaasir8197 5 жыл бұрын
video gii ugu fiicnaa aan fiirsado nolasheyda wllhi hormar wacan masha allaah
@koraalofficially8796
@koraalofficially8796 5 жыл бұрын
aad baan ugu helay fidiyawgan mashalah waa fidiyaw qiima badan weeye alaah ha xafido muwaadiniintii soo diyaarisay sida wariyaha saraakiisha iyo madaxda dalkaba
@hanadsomali5337
@hanadsomali5337 5 жыл бұрын
Wlhi somalia tilabsaty xabsi la mid ah africa kuma yalo
@fatumoabdi9736
@fatumoabdi9736 5 жыл бұрын
Masha Allah xabsi madhihi karo waa collage
@shikamoshishi6802
@shikamoshishi6802 5 жыл бұрын
Mahadsanid ibrahim baafo iyo RTN sobandhigitaanka aad sobandhikteen barnamij kaan iyo taliyaha iyo cidwalbo oo hormarka kaqeeb gashay thank you hori usocda inshallah guul Somalia SOMALI baa leh
@cabdiaadannanismastaana2110
@cabdiaadannanismastaana2110 5 жыл бұрын
Allaw wixii wanaag san noo sax e wixii naga xaleysanna no wanaaji in sha allah
@abdilahimidnimo6086
@abdilahimidnimo6086 5 жыл бұрын
Aaad aan u qirooday!!! Somalia wee socotaa .. e alloow ummadan quluubtooda isku fur... Mahadsanid wallken Mr Baako iyo Rtn Tv
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 5 жыл бұрын
*Shugran ibrahim baafo* Dadka xabsiga ku jiro Waxan u rajenaya Wixi dambi galay in dambiga ay galen mid lamid ah laga jaasiyo Wixi an waxba galabsan oo bilaa cadalad ahna rabbi cadalada ha tuso ✌️
@ataxmakixaajibanaadir3499
@ataxmakixaajibanaadir3499 5 жыл бұрын
Masha Allah horu Mar wacan
@Basso1099
@Basso1099 5 жыл бұрын
Mansha alla WlHi Wan Ku FarxaY From HarGeisa
@mcnhooyo1665
@mcnhooyo1665 5 жыл бұрын
walaahi waan ooyay alloow dalkeena noo hagaaji
@ahmedm7221
@ahmedm7221 5 жыл бұрын
Mashallah good one better then Ogaden Jail
@AhmedkaniOsmanaden-cu3cz
@AhmedkaniOsmanaden-cu3cz 7 ай бұрын
Rabiyow xoriyadooda dib oogu soceli wadada toosana ku hanuuni walidinta iyo dadka eey ka maqan yihiina Qalbiyada u qabooji Yaa Allah🤲🥲😢
@imahmud
@imahmud 5 жыл бұрын
Masha Allah. I am so happy, my is going forward and making progress. I have been away from Somalia for over 15 years.
@mahdidubow5935
@mahdidubow5935 5 жыл бұрын
Mahadsanid dowladeena iyo wariyaha warbixinta quruxdabadan soo diyaariyey
@mahadmohamed2808
@mahadmohamed2808 5 жыл бұрын
Nabad iyo nolol
@omarahmad5053
@omarahmad5053 5 жыл бұрын
Fuck you self
@papaqanjeeychannel3062
@papaqanjeeychannel3062 5 жыл бұрын
@@omarahmad5053 oo maxaa ku mageysa ninka waxa wanagsan ku sheeegay waa nuucaagoo kale waxa somalida xumenayo fucking batahay oo xaraan ah
@omarahmad5053
@omarahmad5053 5 жыл бұрын
@@papaqanjeeychannel3062 adiga maxa kaso qalisinayo ma adiga ayaa lugu dhaha asiga hoyada wase iyo jareerta xuunba tahay wan aqana adigo kaleeto ok I'm not talk to you shut off your mouth
@opamaah
@opamaah 5 жыл бұрын
@@omarahmad5053 if you can't speak eng why the heck are you trying pitch
@mahdielmimohamed203
@mahdielmimohamed203 5 жыл бұрын
Wlh nolal wngsn ayee ku jiraan Allah u siyaadiyo dadkaasi wxa ku jira dad dil geestay sidaas eey thy lama canaadin oo lama ciqaabin wlh somaalida wey is jeceshahay lkn ma muuqato allah mideeyo somaaliweyn
@qadar160
@qadar160 5 жыл бұрын
Noloshaasi wanaagsan MA kugu duceynaa. waxaa LA buuxa xabsiga Kuwa aan dembi geesanee
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 жыл бұрын
Thank u wariye sharafleh Aad iyo Aad baad ugu Mahadsantahay waan Ubaahnayn Xogtaan oo kalle, MashaAllah Shaqa Wanaagsan👍💕
@cudbihussein8542
@cudbihussein8542 5 жыл бұрын
Hadii dadka saas loladhaqmo waxan aaminsanahay barito dhalanyaradaas wlh in aynan waxba kahaleyndonin wadankoda waayo awalba waxa haysatey dhalanyaranimo iyo aqliyaro weyna kabixidonan insha allaah.
@habiibmedia2472
@habiibmedia2472 5 жыл бұрын
Laadhuug bey dheelayan Ciyaarahana way dawanayaab Cajiib! Maska caafimad qabta bey timid Allah idin ka abaal mariyo😎👏
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 жыл бұрын
Maashaallah callayka wll. Illahay xorriyadooda ha u soo celliyo AAMMEN AAMMEN AAMMEN YAARABBI YAALLLAH YAARAXMMAAN YAARAXXIIM INSHALLAH BI'IDNILLAAHI KAREEM
@naftauroon3824
@naftauroon3824 5 жыл бұрын
Aamiin Yarabi
@nimomahamed4036
@nimomahamed4036 5 жыл бұрын
Wlh idhahayga ilma soo istagtahy faxad darteda ilaahay ha idin xafido mash allah gool gool
@juakali8528
@juakali8528 5 жыл бұрын
Thanks your advice is the great. Wa nin aad iyo aad reer magaal u ah mashallah wlhi aad ban ugu farxaay ariintan
@calibabaaalii6896
@calibabaaalii6896 5 жыл бұрын
Saaa id aan u farxay wllhi marka aan arkay dadka xeran oo si wanaagsan loola dhaqmaayo allah haka raalinoqdee qofkii qorshahaas soo dahiyay
@mubaarakmaxmed1851
@mubaarakmaxmed1851 5 жыл бұрын
Wallahy Waan Ilmeeyey Waxqabadka Alkeena Ka muuqda waxaan Tamaniyey inaan Xabsiga dhexe la igu xidho ' Ilaahay Ha inoo Barakeeyo Dawladena
@queenhaniyeeta5236
@queenhaniyeeta5236 5 жыл бұрын
Masha allah Marka arkay in somali saan u hormartay aad Ayaa u farxay Waxaa ni rijeyna saan iyo si ka sii hormarsana my Brother and sisters
@amran2010
@amran2010 5 жыл бұрын
Ma sha Allah tabarakallah 😍
@siciidcilmi6943
@siciidcilmi6943 4 жыл бұрын
Masha allah horow mar qaali ah anigu isman lahayn waxan ayaa ka jira lkn mantan ogaaday masha allah
@sharifsheikhahmed2190
@sharifsheikhahmed2190 5 жыл бұрын
Xabsiga dhexe howl wanaagsan baa laga qabtay runti , dadki hooshaan isku hoolay allha ka jaseeyo
@Salmancade10
@Salmancade10 5 жыл бұрын
Mashaa Allaah! Allaah xuriyadooda ha siiyo. Waxaan ka codsanayaa Dowlada federalka in xabsi caalamiya oo hawo leh u dhisto, waa kuleel xabsiga sida aan u jeedo waa beytul canka buud kuleel eh, Fadlan hawo siiyaa maxaabiista.
@TeamOmera12
@TeamOmera12 5 жыл бұрын
Masha allaah
@Salmancade10
@Salmancade10 5 жыл бұрын
@@TeamOmera12 mahadsanid sxb.
@ahmedabdi7023
@ahmedabdi7023 5 жыл бұрын
@@Salmancade10 sxb ma Arab miyaa xabsiga loo dhisay kaliya waxaa u dhiman in laguu sowareejiyo dhameyso barnaamijka mida kale xabsi lama dhihi karo waa guri qurux bdn
@Salmancade10
@Salmancade10 5 жыл бұрын
@@ahmedabdi7023 Maya sidaa ma ahan xabsi guri qurxan ma ahan xuriyad ma heestaan meesha eeyvrabaane ma tagi karaa. Maahmaah soomaali waxaa dheys Xuriyada nin xabsi ku xeran ayaa garan marka waa sidaa sxb.
@ismailhilowle7625
@ismailhilowle7625 5 жыл бұрын
Masha allah baafo allaha kuxafido
@mohamedmuse8714
@mohamedmuse8714 5 жыл бұрын
masha allah
@abdallauk6149
@abdallauk6149 5 жыл бұрын
Wlhi markaan arkay dhalin yarada kasoo dagayay diyaarada ee dhunkayay dhulkooda indhaheyga ilmo ayaa soo fadhiisteen ilaahow dalkeena nabad inooga dhig
@karinacwjacobs
@karinacwjacobs 3 жыл бұрын
Xabsiga soomaaliya ayaaba ka fiican qurbaha.guul soomaaliya
@sahruujsaxardiid8065
@sahruujsaxardiid8065 5 жыл бұрын
Yaa allah xabsigaan ma aha mid lamid ah jeeelalka caalamka allow ugargaar ummada soomaaliyeed
@bashkayoung7330
@bashkayoung7330 5 жыл бұрын
Masha alah masha alaah a
@cabduqaadirmoha3202
@cabduqaadirmoha3202 3 жыл бұрын
Wlabi waxan ka soo baxaya xabsi ku yalla dalka Tanzania somali baa ku xiran halkaa allow u gargaar 😭😭😭😭😭
@rostabashir5353
@rostabashir5353 5 жыл бұрын
Whli wan ladhacay maxabiista sida lola dhaqmaayo horumar wacan u rajeeyna dalkeeyna
@ahmednoor22
@ahmednoor22 5 жыл бұрын
Ma sha Allah lov somalia 💟👌
@bashiirdheere1098
@bashiirdheere1098 5 жыл бұрын
masha Allah dadka qaarkood uma jeedaan horumarka ee waxa kahor muuqda nin jecleysi waad aragtaan xabsiga cusub ee la dhisay dalkuna sidaas ayuu i dhismayaa ee dowladnimada taageera an iska deyno qabiilka iyo dib u dhaca shabaabkana cagta hala mariyo..
@sheekhfaaraxmacalincumar6128
@sheekhfaaraxmacalincumar6128 5 жыл бұрын
Waaw wlhi meshan yaa dib iku noqa waagan kuxirnaaa saaan ma esan ahyn wlhi nawad iyo nolol alow wadankena nawad noga yeel
@sahraahmed2894
@sahraahmed2894 5 жыл бұрын
Maashaa allaah
@cabdiaadannanismastaana2110
@cabdiaadannanismastaana2110 5 жыл бұрын
Masha allah wixii wanaag geystoow dadkeygaw somaliyeed wa u wanaage e allaw dalkeygaaw noo hagaaji in sha allah
@cadeyare1843
@cadeyare1843 5 жыл бұрын
War wlhi Raaxo weeye xabsigaan TV iyo maraxawad yaaba helikara😍yaa igeeya ani
@nuuramohamed8675
@nuuramohamed8675 5 жыл бұрын
msha allh
@liibaanwali4017
@liibaanwali4017 5 жыл бұрын
Masha alaah horaa loo socona no more gadaal
@faruuxacadeey2375
@faruuxacadeey2375 5 жыл бұрын
mashaa allaah wlhi wan ku farxaay markaan arkay farxaad ayan le imeeyay somali guul ayan u rajeeynaa
@amirabdulrahman6344
@amirabdulrahman6344 5 жыл бұрын
Madha allah dowladu waa ku amaanantahay sida naxariista leh ee bini aadinimadu ku jirto ay mawadiniinteeda u daryeelayso quurba joogta waxaan kula talin lahaa ka qayb qaata dhismaha iyo dayactirka saldhiga.
@alimahamed6165
@alimahamed6165 5 жыл бұрын
Mansha Allah.
@cptinternet7479
@cptinternet7479 5 жыл бұрын
MASHA ALLAH ALLE HAGARAB ISTAAGO QOFKASTO OO GARAB ISTAAGO WANAAGA SOMALIDA
@Lee-lz6sr
@Lee-lz6sr 5 жыл бұрын
Masha Allah
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 жыл бұрын
ILAAHAY SWT wuu ku amaanay qofka wax siiya dadka jeelasha ku jira
@samaraamohaa1617
@samaraamohaa1617 5 жыл бұрын
maash allh wadankeena oo nabada .qurbahaan aan joogno qalabka guryaha afar sano baad baran korantadana sido kale.mash allh iney sanad ku barteen fursadaan quruxda badana ay heystaan
@willeminaabrahams3207
@willeminaabrahams3207 5 жыл бұрын
MAsha Allah wllhi xabsi gaalo maahin allow somalia nabad nooga dhig
@11stars26
@11stars26 5 жыл бұрын
Allowo yaa dib ugu laabta xabsigaa maku baafe ka soo laabtay
@hodanabc
@hodanabc 5 жыл бұрын
Waaa wareeey ooo inta darbiyada jiiftana maaa lageeyo oon wax barashada haysan masha allh ilaa heejamacad wlhi muxaabiista 10 iyo 15sano kuxakuman wayka faa iididonan insha allh iyagoo mutacalimiina ayay soo bixi donan insha allh ilah ha usii kordhiyo
@setnetchannel7489
@setnetchannel7489 4 жыл бұрын
Maanshaa alla
@suleiman6791
@suleiman6791 5 жыл бұрын
Masha allah ilahow inta xuriyad darada hesato ka dul qaad dowladeenana allow no xafid
@quruxsomali7970
@quruxsomali7970 5 жыл бұрын
Wlee dalka is badal weyn aya ku socdo #nabadIYOnolol 🌍🇸🇴😇💯💋ilaheyow noo ziyaadi alxmdullilah
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 жыл бұрын
Amiin Alloow noo siyaadi nimcadaada Cadowga Dowladeenana naga qabo Qabasho wayn Oo Adag amiin MM Goboled Down inshaAllah
@quruxsomali7970
@quruxsomali7970 5 жыл бұрын
AMATALLAAH 2020 😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hassanabdi9788
@hassanabdi9788 5 жыл бұрын
Our country will become good that is what we hope if god say Viva somalia I love my country 💪👍😎
@abdikadirfarhan6645
@abdikadirfarhan6645 5 жыл бұрын
Maash Allah
@abdirahmanabdiaziz431
@abdirahmanabdiaziz431 5 жыл бұрын
Aad baad ugu mahadsantahay waryahay soo diyaariyey muuqaalkaan horay usoco 🤗🤗🤗🤗🤗
@shamsoqase1752
@shamsoqase1752 5 жыл бұрын
Masha allah Walaahi waaaa war lagu farxo Alabatayda mustaqbalka waa meeshan Kagadan lahaa 👏🏽👏🏽👏🏽❤️❤️❤️❤️
@hogaanofficial9058
@hogaanofficial9058 5 жыл бұрын
masha allaah illaahey hormarka hanoo zaa.idiyo cadowgana illaahey ha ka qabto
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 жыл бұрын
Masha allah haloo naxariisto ilaahey ayaan qaldamin ayagu waaba baniaadam 💕🇸🇴🌱🌹💯👍
@ahmedxajimuse392
@ahmedxajimuse392 5 жыл бұрын
Qaarada kuma yaal xabsigan mid lamida . Masha allah wa horumar ay gadhay dawlda somalia guul.
@mohamedmohamed614
@mohamedmohamed614 5 жыл бұрын
Meeyay cabdiraxman cabdi shakur bad iibsade ma araktaa wanaaga kheyre iyo farmaajo viva nabad iyo nolol
@ilyasmaxamedxuseen1209
@ilyasmaxamedxuseen1209 5 жыл бұрын
masha allah viva nawad iyo nolol dowlada ha noolato
@hanadhero3089
@hanadhero3089 5 жыл бұрын
Masha allah dowladena alle ha ino daayo wan ku faraxsanhy xabsiga figrad kalan ka aminsna aniga blse hada wax walbo indhahygan ku arkaa 👍👍
@hassanahmed2980
@hassanahmed2980 5 жыл бұрын
Mashaalaa
@ozilbyoozilbyo2852
@ozilbyoozilbyo2852 5 жыл бұрын
Wanniga hada kahor waxan xasuus taa inta diidey wax bara shada inley xirey lkn wan dhib bad naa ya ran tey da....walhi haben kii ayaa mid xabsiga ka sha qe ya ...ayaa idha hey yaa ku ke ney markas dha hey aniag mid iladha shey ayaa askari ah ooo iso xirey lkn wey is ya qaanan rag saxi ba ah ...wuu iso ka ley waxuna idha hey orad bax figo walhi wan qos ley lkn mel lo dha qaaaqo ka ran meyn wayo waqti dan be bey ahey 8:habey ni mo ayanbaxey marak...xabsi ama murwax ha ku xir naato lkn asxaabtaada...wad waayey saa ilen xori yad ka maqan anaig ayu nuc ley ku key ney xabsiga.....lkn ima dha dha meyn wayo dad badan ban tabahayey.... Walhi wan nibca hey..xabsi........
@daahiryare2928
@daahiryare2928 5 жыл бұрын
Masha allah waa wax fiican oo lagu farxo
@salmamahamed8798
@salmamahamed8798 5 жыл бұрын
الحمد الله
@ahmedcade5139
@ahmedcade5139 2 жыл бұрын
Bashiir goobe waa taliye ciidan oo qibrad leh waa maqli jiray magaciise uma maleyn jirin in uu sidaan wax qabad u lee yahay asaga inta dhalin yaradaas caawi neeysa aad beey u mahadsanid yihiin
@turxanbixismedia6534
@turxanbixismedia6534 5 жыл бұрын
Dhalin masha allah belic iyo qurux aaya kamoqda
@buraalecabsiiye8314
@buraalecabsiiye8314 5 жыл бұрын
Walahi ilin ayaa iga imatay masha allah walalyalow aynu fafino video gan aynu kufaano horumarka ay ggadhay dowladeena iyo bushadeena turjuma video ga nacalaa shaydaan kuyaale
@abdihakinbarkad1121
@abdihakinbarkad1121 5 жыл бұрын
Masha Allah Walaahi qofkii so maray xabisga ayaa dareemay mincnaha xoriyada ay leedahay Ilaahay auso celiyo xoriyadoodii ay lahayen
@fetsalcaliwarabe1791
@fetsalcaliwarabe1791 3 жыл бұрын
Mash aalah waahi waan ku far xay taliye
Qisadii Xabsiga - Abdiwali F Qambi
31:49
Madaale Productions
Рет қаралды 47 М.
Interpretation at the European Parliament
44:56
DGLINC
Рет қаралды 176 М.
WHY THROW CHIPS IN THE TRASH?🤪
00:18
JULI_PROETO
Рет қаралды 9 МЛН
Is it Cake or Fake ? 🍰
00:53
A4
Рет қаралды 17 МЛН
Why You Should Always Help Others ❤️
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 101 МЛН
2000000❤️⚽️#shorts #thankyou
00:20
あしざるFC
Рет қаралды 13 МЛН
Noloshii Xabsiga Dhexe iyo la kulankii Maxamed Siyaad Barre - Qaybtii 4-aad
15:35
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 21 М.
#Gocasho: Waxaa kusoo Gudbinaynaa Dilalkii Khawaarijtu ku Dishay Wariyaal Soomaaliyeed.
52:03
9-NIN OO BEERKA |  KALYAHA LAGALA BAXAY, MARKHAATIGA NOOL.
44:47
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 208 М.
CABDULLAAHI MAXAMED NUUR MUXUU KA TAGAY
1:06:21
HANOOLAATO
Рет қаралды 461 М.
ILHAAN OMAR : Qisada Guusha | Dhiiri Galin | waa tuma ilhaan
4:30
WHY THROW CHIPS IN THE TRASH?🤪
00:18
JULI_PROETO
Рет қаралды 9 МЛН