Manshaalaah wariye timir alaha ku barakeryo amin❤❤❤❤❤
@engrmohamoudgeelemohamoud230315 күн бұрын
أللهم إنا نسألك ألأمن والإيمان
@yussufismael631416 күн бұрын
Dadweynaheenan re puntiland baraarugee isbiirsadee ❤🙏
@Sayidkhaliifa16 күн бұрын
Alhamdulilah sababtoo ah waxaan ahay reer puntaland
@sudesaid805915 күн бұрын
I’m proud from Puntland
@adoniyaya73073 күн бұрын
Yarka wareysano walahi wa legend wana very intelligent Somali xaka dhigato gudomiyaha sirdon ka NIS mise kani sirdonka Puntland wa ma sha Allah kuwa isodhibay yaan sifudud lagu dayacin xabsiyada wax barasho xalogufuro yan ladhilin fadlaan. Guul Puntland
@MoohaFaarax17 күн бұрын
Mahadsanid Wariye timir ❤❤❤
@sudesaid805915 күн бұрын
❤❤
@User2-y6u14 күн бұрын
❤❤❤ guulaysta PL
@FarhanAbdi-eq2it16 күн бұрын
Waa meel argagixiso hor iyo gadaal usocdan ilaa koonfurta iyo buuraha hor iyo gadaal usocdan,, goorma marka nabad lahelaya hadan ummada argagixiso iyo kuwa dambilayashaba ummada dhaxmaran.
😂Abaa cun 18 jiraa kulaha walhi dani ku dhafeen khawarij khyr malkhn dil lee wye xukunkeeda Reer kuunfur hadan nhay wainan Puntland kudayanaa laaynta khawaarijtra guuleeysta wllyal rer Puntland
@alimohammedibrahim316516 күн бұрын
Thanks ku wad
@FartunDirie-h4c17 күн бұрын
Kuwaan xabad yaan lagu dilin ee oon iyo gaajo halagu dilo waayo xabada waa raaxo lakiin sidaas silac Bay u dhimanayaan
@ogaaloge328116 күн бұрын
Kuwaan kuwii dilka mudnaay maaha ee raga howsha kala wado oo masuulka ah waaye kuwa qabashada ubaahan iyo xukunka kan iyagu kalama jecla hadaa disho iyo hadaa gowracdo
@abdirahmanmohamed328316 күн бұрын
Hadda silac u disho iyo hadda raaxo udisho marba hadda hayso waa kuu dilan yahay qof caqiidada Ka qaldanthy silac waxba Uma arko waayo marka hora jawiga Laga si qalday EE geedka salka halaga soo jaro waxaan waa baaare
@abdirahmanmohamed328316 күн бұрын
@@ogaaloge3281isku fikir nahay
@Redpacket90097 күн бұрын
Sxb Muuqaalka iyo codka inaga sax. Mahadsanid
@othmanabdalamohamedadanabd197816 күн бұрын
Gawaarida waradada iyo candhmaydlayaasha bay soo raacan kuwaas waa in si fccn oo hubiyo eydan eydu dhashay baa kabuuxda
@PlanetearthSevenheaven-y5o15 күн бұрын
Caruurta rehabilitation center ufura oo ALLAAH kayaaba. Wadankan yaalaha
@nihaalbiintuilyaas244217 күн бұрын
Raxan weyn 100/80 waa al shbb
@Omarali-bz7wx16 күн бұрын
Raxwayn waa Qowmiyad ma ahan qabiil , haddii ay sidaad udhigtay yihiin, Daacishta Soomalia waa wada majeerteen iyo harti. Alshababta Soomalia waa Dir iyo hawiye sababtoo ah ayagaa aas-aastay xilalka ugu badan gudaha ururka aygaa heysta !
@Omarali-bz7wx16 күн бұрын
Soomaliya waa labo urur Argagixiso caalami ah baa ka jirta laba beel baa hoggamisa ; Kooxda Argagixisada ah Daacish waxaa Horjooge ka ah nin udhashay Beesha majeerteen harti ,Halka kooxda Argagixisada ah shabab uu horjooge ka yahay nin udhashay Beesha Dir .
@Mirhan77716 күн бұрын
@@Omarali-bz7wx waxba ha ooyin eeley puntland iigu yimid noolan mayo
@oscaryare297116 күн бұрын
@Mirhan777 so anagan ku nool maha shuuba ku dhashey
@oscaryare297116 күн бұрын
@@Mirhan777adeer edeb Malihid puntland wa walalhena wa dadkena adiga ma matashid edebta kugu yar
@calimacaash117 күн бұрын
Barnamijkan Soo badiya.........
@mohamedsahaladan468516 күн бұрын
@Afmeer wareysigaan qeybtiisi 1-aad aaway?
@AbdikadirAhmedMuse16 күн бұрын
Puntland mangaap iyo qof liita uma liicaysa khawaarijtana af iyo adinpa waa lagu so af jarayaaa. Guul puntland
@yusufabdirahmanjama872016 күн бұрын
Suaalaha adigu soo qoro qof baa kuu sheegsheegaya
@horseedchanel5913 күн бұрын
Qoorta halaga guro dhamaantood😊
@mohamedabdishakur14412 күн бұрын
Halalaayo alshaaabka
@qoobeeykaliilcawad802717 күн бұрын
Eelaay waa dhamaan doonaan hadeeyan is daba qaban, soomaali baa ilaahey ku imtixaanay,
@Omarali-bz7wx6 күн бұрын
Horjoogaysha kooxaha Argagixisada eley miya, tusaale horjoogaysha sar sare kooxda Argagixisada AS. waa DIR, iyo Hawiye tusaale amiirka Shabab Axmed diiriye waa dir ,ku xigeenkiisa mahad karatay waa hawiye . Shabaab ka Puntland jooga waxaa hoggamiya nin daarood ah warsangeli ah yaasin kilwa la dhahaa . Dhanka kale daacishta ku sugan Buuraha Gobolka Bari. Waxaa hoggamiyal ka ah in muumin iyo faahiye .labadooda waa darood gaar Ahan majeerteen, dishiishe.
@Y-ADIL14 күн бұрын
Wiilkaa Yari qalqal fara bdn baa ka Muuqda! wexeey u muuqataa inuu Jiro Jajuub Wareeysigaani. Danbigaan uu qiranaa in uu galay iyo inkale Wallahu aclam.
@BashirYassin16 күн бұрын
Timire aad baa u mahadsanthy wll codkana dabayl baa ku furane inaga hagaajiya
@zh74017 күн бұрын
Sunta khawaarijta iyo nabadiidka ah ee afmeer
@juliemalik725812 күн бұрын
Insha allah voice inaga hagajiya
@nuursharifhussein895816 күн бұрын
Jeeri qeebti kale soo daaya
@FahadYare-b5x16 күн бұрын
Flimkii jeeri wa lagu Kala baxy😅
@Ahmtruush7 күн бұрын
Raxaweyne waye😮😂
@somaliawamid393416 күн бұрын
Afsoomaali maba yaqaan kan, misa af may kaliyuu yaqaanaa
@mohammedhassen96416 күн бұрын
Dhaqan celin ha loo sameeyo kadibna ha la saamaxo oo ha la siidaayo
@Apdalla_Montana16 күн бұрын
Meshu wa Puntland Jileecas lagama yaqano Abaalkodu wa xabad Gaalada
@Marlaarag582117 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@XASSAN.HIRRANOffICIAL17 күн бұрын
❤❤
@AbdirahmanAbdullahi-m9d16 күн бұрын
Qeytii 1,aad aawey heeb
@hassanmahamud541117 күн бұрын
Muqalkan mar hore maa la habeeyay waa la dareemayaa timirle wax cusub keen
@Nameless-i5v13 күн бұрын
Kuwani ma hees kacaan bay u ciil-qabaan ??
@abdikafiismail337311 күн бұрын
Shacabka Puntland allow ka qabo cadowaga
@TalyaaniItali16 күн бұрын
Afmeer codka iska hagaajiya shanqadh badan ayaa kadhex guuxaysee
@GUUMEYS17 күн бұрын
Sababta reer kgs ugu Badan yihiin shabaab ka woqooyi waa raga koofur laga qoro woqooyi ayaa la geeyaa kuwa woqooyi na koofur marka hadaad aaga beydhabo tagto waxaad arkeysaa dhamaantod waa rer woqooyi
@adenhassan425414 күн бұрын
SUUBXANALLAH.. Baal waxan biila dhaqanka oo biila diinta ah fiiriya...illhey baa naga dhiigay muslimiin oo hadan nasiiyay waalidin musliin ah ..diinta koonfurta soomaaliya taala oo Reer Puntland heesan baan la'yabanahay....waa maashruuc loo so qaataay iin ReerPuntland luku buur-buuriyo NABADA yarta oon heesano...waxan k 17:11 ula taliin laha dhamaan daadka waxan foosha xuun ee diinteen TOOSAN ka been sheegaya iin la laayo...waa fiidiin la raabo iin daadka diinta laga fiidneeyo...diinteen suuban waa naxaariis iyo waacigaliin rali ah..mahan xoog iyo qasasb iyo qaraax joogya ah...wbtf
Buulo eeley hala raafo bosaaso ma anaga eeley boosaso nagu qarxiya cagaf hala galiyo baydhabo wa in la raafa mxa noo keeney eeley ma qof reer puntland ba baydhabo jooga mxy nga so doonen
@Omarali-bz7wx16 күн бұрын
Waxa Boosaaso qarxiya waa kooxda Argagixisada Daacish waxaa Horjooge ka ah nin udhashay Beesha majeerteen harti. Marka idinka isqarxiya umadda kaleexda sinjiyadiina wasee😂😂 😂😂
@Mirhan77716 күн бұрын
@Omarali-bz7wx bosaaso eeley wiiiq waan ka raafin ha daalin waliba qof nool kaso laaban mayo gurigyga so maadan imaan ana hilibkaaga inan shiisho balan ah
@Mirhan77716 күн бұрын
@@Omarali-bz7wx baydhabo maahan bosaaso intaas liq xabad inaadan ku dhiman bn balan ku qaadey holoc kugu dilo intan baasiin kugu shubo
@abdirahmanmohamed328316 күн бұрын
Qabilka eelay maxaa u aflagaadaynaysaa dadkaan waa maras waana la adeegsanaysaa dad waaweyn oo Somalia maqam Ku leh ayaa lacag siiya si ay u dagaalamaaan
@ashahasan-b5y16 күн бұрын
Kan Waa cunug yar! Qof af mayga yaqaan baa fiican inuu warayato! Xoogaa isfahan la’aan baa jirta
ILEN AL SHABAB IYO DACISH CADOW ISKU YIHIN MIA😂 WAXAN MAQLOYA DAGALKODA KA QEYB GALAY IS DILA DHEH GALA TIHINE
@MohamedAhmed-hl5yk14 күн бұрын
Ninkan waaa Masakiin Kolay Wuxuu Mooda in La Khasbayo Al Shaab waan iskaga Biiray iyago Iska Socda Wax Macquul Ah Xita ma Ahan Si Cilmiyaysan Hadii Aad U Dhagaysatan Waa Arimo been Abuur Ah
@MalikYare-t9m8 күн бұрын
Gaallacyo ilaa boosaaso damiin adag ayaa lagu maraa ee warka hala cadeeyo
@NightingaleTorso13 күн бұрын
Ninkani yari waa nin la addoonsaday . Caqli ku filan malaha sidii neef lo' ah ayaa la kaxaystay oo sidii la rabo laga yeelay .
@saynabahmed472414 күн бұрын
Gariyalka puntland sogala lama baro miya see nabad lohelaya hadi an gariyalka labarin maxay yihin dadkan konfurta kaso qulqulaya nabad hadad rabtan inad heshan gariyalka iyo guryahaba hala baaro waliba galkayo iyo bosaso baa ugu daran
@majortuure182212 күн бұрын
Shabaab nolol ma heystaan rafaadkii buurta ka jiray ay ku noolaan waayeen tan kale nimankaan hala xukumo
@abdirahanbader683013 күн бұрын
Raxweyn maxaa laga siiyaaa khawaarij nimo
@maryanmursalmaxamed651717 күн бұрын
somali dhan kas ta wa laga dabar goyna yaah allow adaa noo maqane na daba qabo
@Abahmoh17 күн бұрын
Xogtan in la faafiyo maahan say ila tahay nimankan qaabka saad ku helaan dad badan baa lagu qabn kari lahaa
@SalmanSugulle16 күн бұрын
Xogtan mrka la siidaynayoba wa la hayaa ragas uu sheegi