BARNAAMIJKA 1000 SU'AALOOD IYO SU'AAL || GURI BARWAAQO ||.

  Рет қаралды 117,474

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 335
@mohamedxidig5247
@mohamedxidig5247 4 жыл бұрын
InTa nabiGa JeceL LikeTa HaYLa dhaafiNa wLaaLaYaaL🤘
@engmataan2747
@engmataan2747 4 жыл бұрын
Waan jecelnahay nebigayaga scw lkn like iyo comment in aad ku raadiso waalagaga Afiicanyahy
@mohamedadem4154
@mohamedadem4154 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@cabdiraxmaanmahamed3630
@cabdiraxmaanmahamed3630 3 жыл бұрын
@hibaaqabees4396
@hibaaqabees4396 4 жыл бұрын
Walhy hooyadii buu jecelahay illahay ha ku xafido
@rashiidaxmed9510
@rashiidaxmed9510 4 жыл бұрын
Shurup khanka somalida House Barwaaqo war wanu ku wadana Inta iga Danbeysa odeyga like ugu Cimamada
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo wlhi waxa tahy ruux fanni ah oo qalbi furan dadka usiman gayiga Somali weyn waa lagaa wada jecel yahay somalida waan wada jecelahay aniga wxn ahay rer xamar waxaase ogu sii jecelahay reer burco iyo reer borama iyo rer Jigjiga inta kle ma necbani ee waan wada jecelahay all Somali weyn
@necbiyanacaypka7391
@necbiyanacaypka7391 4 жыл бұрын
Mansha allah anaguna love
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 4 жыл бұрын
From ree xamar guri barwaqo xoog baan utaageraa plhi Somaliland nimo kuma nacayo waa aftahan oow hadlana wanba iska qoslaa
@fathiali4070
@fathiali4070 4 жыл бұрын
soomali wayn ha odhane dadka afka soomaliga kuhadla dhe mxd title kaa uqaadataan horta ree xamarow
@asiyaahmed5182
@asiyaahmed5182 4 жыл бұрын
From burco wanu kU jeceLnahey sido kale wllo
@najaxcaynab6237
@najaxcaynab6237 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo waad iska celisay fihiima suaalo xun keep going 👍
@mohamodgaariye8864
@mohamodgaariye8864 4 жыл бұрын
Gabarta Suaalo Aan Qaab aqoon Ah loo waydiin
@HEES_CUSUB
@HEES_CUSUB 4 жыл бұрын
Funs guri barwaqo like halay saaro
@jacfarcarab8087
@jacfarcarab8087 4 жыл бұрын
15 sano ilaahey isku seegimeyno😂 *House Barwaaqo*
@Abdisamedabusalim
@Abdisamedabusalim 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo taageero buuxdaan u hayaa Waa qof talent cajiib ah leh runtii
@ilkacase8282
@ilkacase8282 4 жыл бұрын
Walahi waa libaax hooyadii jecel😂😂😂
@kbpost6947
@kbpost6947 4 жыл бұрын
guri barwaaqo fariid aan taageero sxb rijaalulaahi ayaad tahay hore u soco
@hamseshiine2185
@hamseshiine2185 4 жыл бұрын
Al Fanan Cabdikariin cali shaah
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 жыл бұрын
Subscribers isaar wlalo
@youngcash2907
@youngcash2907 4 жыл бұрын
Guri barwaqo stress kii ayu iga dulqaday🔥🔥🔥🔥
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 жыл бұрын
Subscribers isaar wlaalo
@engkhadarmohamed4003
@engkhadarmohamed4003 4 жыл бұрын
guribarwaaqooy hadii guurka xaga familka la eego awoowgay labuu lahaa ababahy sedex anigana inaan afarta buuxiyo uunbaa la iga sugaaba laba jeeroo min laba ah
@xafsoxafso3422
@xafsoxafso3422 4 жыл бұрын
entertainment jokes hhhhhhhh ta ugu danbaysa iga dhig....
@mohamedsuldan4263
@mohamedsuldan4263 4 жыл бұрын
Waa ruuntii guribarwaaqo waa hantile anga ayaa jaar iyo zhp ayaanu ahaYn alle ha xafide
@quenofmind4667
@quenofmind4667 4 жыл бұрын
Oo hantiile ooma eeke
@mustiehrlich3814
@mustiehrlich3814 4 жыл бұрын
Gurey barwaaqo Waanin Qalbi furan Oo daacad Ah salanta wan kagudoomey sxp Horumar Wacan Fahiimay walaalo suaaalo badan Oo kale kuso biiri Oo macquul Ah waanad salaman tihin asxaabey 🙌🙌🙌🙌🙌
@mustafecabdiraxman5254
@mustafecabdiraxman5254 4 жыл бұрын
Guray ilahay hamigiisa ha urumeeyo
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo nin iga qosliyo isaga baanu ka arkay heesta farxiyo kabayare ee dhakac dhakac iyo ruwaayada Sayid cabdulle Xasan ani ma dilin macalin baa idishay
@necbiyanacaypka7391
@necbiyanacaypka7391 4 жыл бұрын
Mansha allah illahow kudaaa guribarwaqo kujecliyaa seedi
@kursikaaban4794
@kursikaaban4794 4 жыл бұрын
Wanu. Jecelnahay. Mashallah. Guri. From. Indonesia
@abdeek_.othman
@abdeek_.othman 4 жыл бұрын
Ninkani waa funny wllhie ku laha 15 sano ilahey isku seegi meynO,😂 Io hoyadey magacedu waa expensive hassan tiger 😂✌. Abti aad bad iga qoslisa mar walipa 😂💯
@mousehandaraab306
@mousehandaraab306 4 жыл бұрын
Waar gurey sawdigii maaha taabanayay maaha gbadha ee laha mxd isla giijinaysaa sidii neef gaadhi lasaarayo kkkk
@fariidfariid1416
@fariidfariid1416 4 жыл бұрын
13:07 wll Allah ha ku asturee wixii maanta ka dambeeya is astur waataa Camerada laguugu duway isaad isku daawatee😘.
@zupeerabdirahman1689
@zupeerabdirahman1689 4 жыл бұрын
allah yaa cisk guri burwaaqo wll walhi waad iga oohisay wllka
@abasabdikarim4526
@abasabdikarim4526 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo waa nin qiimo Siduu hooyodee ugu faanayo ayay ka muuqataa
@apdiazizmohamed6774
@apdiazizmohamed6774 4 жыл бұрын
WLhie Guri BarwaaQO Daraadi Ayaaan VideO-Gah UdhaMeyZTay.....!💥💖☝️
@fatxaapdrahman9158
@fatxaapdrahman9158 4 жыл бұрын
Sodo kale🥰
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 4 жыл бұрын
Mshallah guri barwaqo wa fanan Somali weyn
@xafsaxafsamohamed2742
@xafsaxafsamohamed2742 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo wllky wllhy markaan muuqaga arko waanqoslaa wllo waanku tageraa horo usoco allah hakusharfo karamankuu haynaa hadaan reer burco nahayna sigaara tageernaa
@hamzeaydiid9687
@hamzeaydiid9687 4 жыл бұрын
Wlhi wan qoslay Wan salaamayaa Warye Fihiima and Guri barwaaqo qaybta istareeska wan samayn doonaaa insha allh wlashay Fihiima hore Usoco wll Barnaamij qaaliya oo aanu kahelnay weeeyi
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 жыл бұрын
Subscribers isaar waalalo
@mustafemustafearab410
@mustafemustafearab410 4 жыл бұрын
Libaax guribarwaaqo hooyo❤️
@hallacsiofficial1633
@hallacsiofficial1633 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo nin aan taageero kuna xidhanahy
@hamseshiine2185
@hamseshiine2185 4 жыл бұрын
Cabdi Karin cali shaah waraysiga noo keena
@hikmachannel6539
@hikmachannel6539 4 жыл бұрын
♫︎
@ubahozkeyse3527
@ubahozkeyse3527 4 жыл бұрын
Abtigay ismaacil cali guray barwaaqo haku xafido
@Abdirahman-Koronto
@Abdirahman-Koronto 4 жыл бұрын
Ninka kaliya ee aan xanaqa iyo stareeska is ku dhaafiyo
@ilkocaseoficial8401
@ilkocaseoficial8401 4 жыл бұрын
Nabiyuna mohmett zcw
@faysadegan2607
@faysadegan2607 4 жыл бұрын
Scw
@Ahmed.dahir10
@Ahmed.dahir10 4 жыл бұрын
Scw
@engmataan2747
@engmataan2747 4 жыл бұрын
Zcw zcw zcw zcw zcw
@aadanafrico1531
@aadanafrico1531 4 жыл бұрын
scw
@kadheinayusuf9478
@kadheinayusuf9478 4 жыл бұрын
SCW
@khadrakeyse2189
@khadrakeyse2189 4 жыл бұрын
Guri Barwaaqo Respect baan kuu Hayaa wllll mcn
@hibaaqhasan3938
@hibaaqhasan3938 4 жыл бұрын
Guri barwaqo waa farxaan qalbi fican noloow baan ku lenahay💋
@jowletest1207
@jowletest1207 4 жыл бұрын
Anigoo sidaa u sida ayn u geeyaa ala guri barwaqo nin waaln 😂😂😂😂😂😂😂
@SuperJeeri
@SuperJeeri 4 жыл бұрын
Wallahi caawa Abdi-Fariid su'aalihii si fiican buu uga jawaabey.
@sayidomar7516
@sayidomar7516 4 жыл бұрын
Waa sababtaan bilaa gaastariga iyo dacarta u ahay kulhaa 😂😂😂😂😂😂 Guri-Barwaaqo mucjiso 😂
@bahjazheekh247
@bahjazheekh247 4 жыл бұрын
Wall guribarwaaqo qosolka Maasha allah
@Mohamedgaleyr2023
@Mohamedgaleyr2023 4 жыл бұрын
Guribarwaaqow kala saar fanka lacag kama sameeyo iyo caruur baan ka biishaa😃
@azmadiamond835
@azmadiamond835 4 жыл бұрын
Fihiimey khadra silimo noo casuum🌺
@hafsaahmet8912
@hafsaahmet8912 4 жыл бұрын
Wlhi guri barwaqo wa nin fcn oo habalaha wx la jilah dhowraya🥰m.a😊
@saaweelo1447
@saaweelo1447 4 жыл бұрын
13:04 inan ay meelyari qaawantay arki maysid markuu leeyay ee qoorta taabanayo wuxuu u jeedaa inanta weriyda ah ee qoorta banaan
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
15 sano ilahay isku seegi mayno😂😂😂😂😂❤ Funny wlhi guray barwaqo 🤴🏾👑🥰
@RashkaDeyr
@RashkaDeyr 4 жыл бұрын
Gaastayda iyo Kabriidkayga anaa iskuqaba kulahaa kkkkk🤣
@mohammedtukale6274
@mohammedtukale6274 4 жыл бұрын
Rashka deyraa🖑🖑
@hibohassan7869
@hibohassan7869 4 жыл бұрын
Masha allh guri barwaaqo wlhi waa xaraabo socota nolow wllo😂❤️
@boylegend2777
@boylegend2777 4 жыл бұрын
Guri burwaqo bin jira weyaan keep going bro
@hassanmohmoud8102
@hassanmohmoud8102 4 жыл бұрын
Nin aan aad utaageero guri barwaaqo
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 жыл бұрын
Subscribers igu sharaf walalo
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 жыл бұрын
Subscribers igu sharaf walalo
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 4 жыл бұрын
Guray anaga ku jecel zxp ❤❤❤
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 жыл бұрын
Subscribers isaar walalo
@Shortstories59
@Shortstories59 4 жыл бұрын
Waar hooyadii magac waynaa igisbeensif xasan taygar😂🙏
@jaamacabdi489
@jaamacabdi489 4 жыл бұрын
Expensive xasan weeye
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 4 жыл бұрын
@@jaamacabdi489 walalkaa haw cilmi sheegan🤣
@haamudjama9549
@haamudjama9549 4 жыл бұрын
Yaa igu raacsan inuu findoob kasoo baxay fihiima like saara
@yoonismarkato1591
@yoonismarkato1591 4 жыл бұрын
Legend saleban c/laahi cali guribarwaaqo abti taagero buuxda
@shakirjr7269
@shakirjr7269 4 жыл бұрын
Malaha ismailbaa layidhaa ee halkaa kunoqo bro
@naimaali2501
@naimaali2501 4 жыл бұрын
Hadalka hoos buu ugu dhigay markuu qoorta taabanayo uu leeyahy gabdh xitaa halkaa surku qaawan yahay malahn riwaayadayda 😂😂👑👑👑❤️❤️❤️
@amiinxusen8008
@amiinxusen8008 3 жыл бұрын
De muxu sameeya attack bay ku qaaday toos ah
@abdeek_.othman
@abdeek_.othman 4 жыл бұрын
Ismaacil gur barwaaqo waa nin wanagsan oo dabecaD vcn leh wanan ku tagera prO alleha idin barakeyO adiga io xaskagaba 💯😍✌.
@axmedzakimoh2776
@axmedzakimoh2776 4 жыл бұрын
Keep going wlo qli
@mohameddualeh8622
@mohameddualeh8622 4 жыл бұрын
Fahiimay walaalo adiyo Gurey barwaaqo Waan salaamaya, Waxaan donayaa inaan ka jawaabo kalmada stress Afsomali waxey ku noqoneysaa “Qulub” igana gaadhsii Abwaan guri barwaaqo. Caawa kor baan isu so qaado abwaan ayaan afsomaliga barayaaye.
@abdilahi2616
@abdilahi2616 4 жыл бұрын
Next president fnka bk
@muhaqueen1625
@muhaqueen1625 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh Guribarwaaqo imtixaan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 sheekho waaaliya🤣
@naanimohamed788
@naanimohamed788 4 жыл бұрын
👏👏👏👏👏nin rageed
@maogtahy3282
@maogtahy3282 4 жыл бұрын
zhb wan ku wataa hore u zoco GUUL IYO GOBANIMAN KU RAJAYNYAA
@aadanafrico1531
@aadanafrico1531 4 жыл бұрын
hhh fihiima yasiin waxad nogu xejisa saydhiye maadshe team
@hunguridhubuq3275
@hunguridhubuq3275 4 жыл бұрын
Expensive xassan tiger 😂 wuxuu ka wadaa Qaali xassan shabeel Gurey maskax miidhan😂
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 жыл бұрын
Subscribers isaar walalo
@idmanmaxamed3246
@idmanmaxamed3246 3 жыл бұрын
Maasha allaah waad fhnty
@marwodumar
@marwodumar 4 жыл бұрын
Asc wb wbrt asxaabay in oow wiilkan geesi yahay ya iku racsan one love
@zermaahir186
@zermaahir186 4 жыл бұрын
Ninkan wuxu yidhaaba wa halku dhig gacan ban u tagay 400 oo riwayadood buu gaadhe hanbalyo zxb
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 жыл бұрын
Subscribers isaar walalo
@rashkamohamed1012
@rashkamohamed1012 4 жыл бұрын
Masha allaah waa ninka kaliya iga qosliya keep going bro
@mohameddupiada3969
@mohameddupiada3969 4 жыл бұрын
Guri Barwaaqo Khaamta Ayaa ku badan
@libaaxubikh8917
@libaaxubikh8917 4 жыл бұрын
wixii ibnu Aadan ku siiyo waykaa dhamaadan lkn wixii Alle ku siyaa ma dhamadan: wa hadal weyn runtii
@engsihaamsaeed8089
@engsihaamsaeed8089 4 жыл бұрын
Khadra silimo so casuun fihiima
@hamseshiine2185
@hamseshiine2185 4 жыл бұрын
Apdikariin cali shaaH waraysiga ka kuxiga keena
@shucaypapdirashiid5155
@shucaypapdirashiid5155 4 жыл бұрын
Kkkkk guribarwaaqo madhmadhbuu dabada ka galay ku yee tabliiqibaan ahay😂😂😂😂😂😂
@hoodosaeed6064
@hoodosaeed6064 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo iskadaa riwaayadaha waayo waalaqwi iyo danbi mustaqbal malaha eeg ku wiikaaga horeeyay waxbakama hayaan waxkale kubadalo inanta ku hor fadhidana is asturdheh wacyi geli
@canjeelotop2425
@canjeelotop2425 4 жыл бұрын
Waa Cadho Qaan Gadhay Gurayow Wll😂🥺
@hodoayan5914
@hodoayan5914 3 жыл бұрын
Masha Allh sidu hooyadi ugu fanayo Iyo sidu runta u sheegayo Ilahay Nolozhada Haku barakeyo ♥️
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 4 жыл бұрын
Guri Barwaaqo faankii reer bariga ayuu la soo fadhiistay meesha 👉🏼🤣
@shaficihassanismail5669
@shaficihassanismail5669 4 жыл бұрын
Alle haydin barakeeyo guroow zxb adigiyo ehelkaagaba zxb
@aasiyaaxmed540
@aasiyaaxmed540 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo Dadka aadka u jecel baan ahay alle haku daayo wllo mcn❤
@rajoonline3712
@rajoonline3712 4 жыл бұрын
15 Sano ilahay isu seegi meeyno🤣🤣🤣 guribarwaaqo faani wlhi
@maniirasaleeban8472
@maniirasaleeban8472 4 жыл бұрын
Masha keep going wll horumar every day
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo waa nin shaqsiyad wanaagsan oo qalbi furan siduu suaalaha uga jawaabayo bey ka muuqana anna shaqsiyad aad ban u tageera qosolkiisa kaliyaan qosol kaqaada funny weeye.
@xuujanotube2554
@xuujanotube2554 4 жыл бұрын
War ciyaalkiinu dhawryo tonan manaY dhafayan Guri
@ahmedsaleban9562
@ahmedsaleban9562 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo hantida iyo comedyga Burco ledahy
@updyasez_ilkacase3522
@updyasez_ilkacase3522 4 жыл бұрын
Keep going pro and ziz
@idilomar7021
@idilomar7021 4 жыл бұрын
Gaas iyo kabriidkayga anaa i ku qubo
@maxamudabdulqadir1174
@maxamudabdulqadir1174 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo hhh wn ku wataaH
@inamataan1048
@inamataan1048 4 жыл бұрын
Midbaaa biyo kaga sideyna reerkaygu😅😅😅😅😅😅😅😅 Al guroy
@Maftuuxgool
@Maftuuxgool 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo waa jilaa caana
@abdishakourismail4175
@abdishakourismail4175 4 жыл бұрын
Guri barwaqo walhi waa qosliya wayn 😂😂😂😂 waa xaraabe
@asmaclraxmaan6127
@asmaclraxmaan6127 4 жыл бұрын
FilMkaa Ana Kugu raacZan WlHi Ta Aniguba Ku HaMiyayey🥰☝️
@nasralaki2778
@nasralaki2778 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo ku wataaa apti waxaan sugnaaba waa best fanaan abdikariin ali shaah
@zeeraarofficial7207
@zeeraarofficial7207 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo isla wayni baa kugu yara jirta nio habeen dhawayd baan kula hadloo waad is kabaynysay
@munobashiir6768
@munobashiir6768 4 жыл бұрын
HH yaa kuyidhi dad caana lala hadlaa😂
@raihanaibrahim5922
@raihanaibrahim5922 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@suldaankhadarsaed7569
@suldaankhadarsaed7569 4 жыл бұрын
Hmmmmmmmmmmmmmm
@najibabdullahi5416
@najibabdullahi5416 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo ka dhalaY kulaHaa😂😂😂
@mustafeabdi857
@mustafeabdi857 4 жыл бұрын
Manshallh
@Shortstories59
@Shortstories59 4 жыл бұрын
Bari hore ayuu tan dabka ka riday riwaydi fosiya ayu ku idhi magacyada qarba qosol imnka fihiimo kale arin mahayo😂😂
@amaarabduleoffechal4712
@amaarabduleoffechal4712 4 жыл бұрын
Wuu dhaw yahay masha allah guri barwaqo midnimo ebow
@ameinabdi2180
@ameinabdi2180 4 жыл бұрын
First man Like
@suhuurkayse5078
@suhuurkayse5078 4 жыл бұрын
Wlhi beer casad baa tahy guri baarwaqo ooy
@saynabcali5932
@saynabcali5932 4 жыл бұрын
Guro barwaaqo legend ❤❤❤❤❤
@iprahimabdirahman1663
@iprahimabdirahman1663 4 жыл бұрын
Guray barwaqo su aalaha wuu ku maydhay
@saynabcali5932
@saynabcali5932 4 жыл бұрын
Wlhi tuwaleedka anaa iskaga qoslin doona beri subax insha alaah
@tusaaleproduction6153
@tusaaleproduction6153 4 жыл бұрын
Muxuu yidhi hooyaday wxa la idhaa expensive khadar tiger hhhh😂😂😂😂
@maanka348
@maanka348 4 жыл бұрын
Qaali Xasan shabeel ayuu ka wada sxb 😂😂
@liibaansiciid2819
@liibaansiciid2819 4 жыл бұрын
Guribarwaaqo hore usoco taageero khaasa 🥰🥰🥰
Su'aalo Muhiim Ah ll Sh. Xassaan Xuseen Abu Salmaan
16:38
Daarul Xadiith
Рет қаралды 81 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 27 МЛН
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 26 МЛН
Shaqadii ugu adkeed ee uu qabto Guri-barwaaqo
10:48
Galaydh Media
Рет қаралды 44 М.
LAFTGAREEN IYO VILLA SOMALIYA 5 October 2024
20:09
Somaliya TV
Рет қаралды 361
Guri Barwaaqo vs Farxaan Qaboojiye Sheeko Iyo Shaah ||2020||
17:24
Maadshe Films
Рет қаралды 118 М.
GURI BARWAAQO IYO  DAYAX BAND  RUWAAYAD CAJIIBA HARGEISA | SHOW | 2017
41:05
QOSOLKII ADUUNKA WARAYSI XIISO BADAN  GURI BARWAAQO HCTV
54:12
Horn Cable Tv
Рет қаралды 165 М.
WARAYSI GURI BARWAAQO | UK 🇬🇧
16:12
Bashir Tani
Рет қаралды 13 М.
Cawaayska Guri Barwaaqo Iyo  HCTV Qosolka Aduunka kkkk
47:13
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 505 М.
Faarax Murtiile oo 2500 Dollar ku guuleeystay By Dahir Alasow
42:37
Dahir Alasow
Рет қаралды 218 М.