Barnaamijka Baro Diintaada iyo Wacdarihii ka dhacay!

  Рет қаралды 310,110

Abdulaziz Oogle

Abdulaziz Oogle

Күн бұрын

S1 Maqaaxi ayaad soo gashay, markaad cuuntadii dalbatay ayaad aragtay in ninka kula fadhiyaa wax cunaya, kadibna inaad la fadhiisato xaaraan ayay kaa noqotay. Muxuu ninkaasi waday?
J1 Wuxuu cabayay Khamri, waana xaaraan in khamriile lala fadhiisto.
S2 Sheeg seeraha ama xuduuda Ilaahay ee aan loo dhowaan?
J2 Waa waxyaalaha Ilaahay xarrimay.
S3 Sheeg afarta kalmadood ee la qoro marka ilmuhu ku jiro caloosha hooyadii?
J3 Camalkiisa, Cimrigiisa, Arsaaqadiisa iyo khaatumadiisa.
S4 Maxay umada nabi Maxamed (scw) uga khayr badatay umadaha kale?
J4 Waxay is fartaa wanaagsa, xumaantana way iska reebtaa, Ilaahayna way rumaysantahay.
S5 Sheeg ninka safar dheer galay ee Ilaahay baryay ee ducada laga aqbali wayaay?
J5 wuxuu cunay xaaraan, dhar xaaraana wuu sitay.
S6 Hadii Yahuudi ku salaamo maxaad ugu jawaabaysaa?
J6 Waxaad ku dhahaysaa Wa Calaykum.
S7 Bisha Ramadaan waxa la xidhaa Shayaadiinta, hadana waxaan aragnay ayadoo ayadoo dadku danbiya galayaan?
J7 Sababtoo ah waxa jooga shayaadiinta yaryar.
S8 Sheeg qofka laga waraabinayo dheecaanka iyo dhididka ehelka naarta?
J8 waa khamriilaha.
S9 Sheeg ninku xilliga aanu guursan karin, loona guurin karin?
J9 Waa marka uu xajka u xurmaysanyahay.
S10 Sheeg marka gabadha xaaraan ka noqonayso inay dawaafto dawaafkii Waajibka ahaa?
J10 Waa marka ay hesho dhiiga caadada.
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Download our Playstore app
play.google.co....
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 Follow us on Instgram
/ abdulaziz_mohamed_oogle
💥 Visiit our Website
gaaldiid.com/
💥 Follow us on Twitter
/ abdulazi_oogle
💥 Subscribe our KZbin
/ @abdulazizoogle
💥 Subscribe our Tafsiirka Quraanka Channel
/ @tafsiirkaquraanka1838
-------- Thanks for watching--------------

Пікірлер: 349
@abdulazizoogle
@abdulazizoogle 2 жыл бұрын
S1 Maqaaxi ayaad soo gashay, markaad cuuntadii dalbatay ayaad aragtay in ninka kula fadhiyaa wax cunaya, kadibna inaad la fadhiisato xaaraan ayay kaa noqotay. Muxuu ninkaasi waday? J1 Wuxuu cabayay Khamri, waana xaaraan in khamriile lala fadhiisto. S2 Sheeg seeraha ama xuduuda Ilaahay ee aan loo dhowaan? J2 Waa waxyaalaha Ilaahay xarrimay. S3 Sheeg afarta kalmadood ee la qoro marka ilmuhu ku jiro caloosha hooyadii? J3 Camalkiisa, Cimrigiisa, Arsaaqadiisa iyo khaatumadiisa. S4 Maxay umada nabi Maxamed (scw) uga khayr badatay umadaha kale? J4 Waxay is fartaa wanaagsa, xumaantana way iska reebtaa, Ilaahayna way rumaysantahay. S5 Sheeg ninka safar dheer galay ee Ilaahay baryay ee ducada laga aqbali wayaay? J5 wuxuu cunay xaaraan, dhar xaaraana wuu sitay. S6 Hadii Yahuudi ku salaamo maxaad ugu jawaabaysaa? J6 Waxaad ku dhahaysaa Wa Calaykum. S7 Bisha Ramadaan waxa la xidhaa Shayaadiinta, hadana waxaan aragnay ayadoo ayadoo dadku danbiya galayaan? J7 Sababtoo ah waxa jooga shayaadiinta yaryar. S8 Sheeg qofka laga waraabinayo dheecaanka iyo dhididka ehelka naarta? J8 waa khamriilaha. S9 Sheeg ninku xilliga aanu guursan karin, loona guurin karin? J9 Waa marka uu xajka u xurmaysanyahay. S10 Sheeg marka gabadha xaaraan ka noqonayso inay dawaafto dawaafkii Waajibka ahaa? J10 Waa marka ay hesho dhiiga caadada.
@ifrahhassan9628
@ifrahhassan9628 2 жыл бұрын
Jasakalahu khayr walalkay alle hanoo kaa xifdiyo caafimadka iyo cimrigana hakuu bara keeyo allahu ma amiin yaarabi
@abdinurmohamed8932
@abdinurmohamed8932 Жыл бұрын
Jezaka allhu kheyra❤❤🎉🎉
@RRUUSH
@RRUUSH 9 ай бұрын
Salaama alaikum sheikh su aasha 1 ee khamriga cabaya inaan lala fariin miiska hadith ka hadlaya noo sheeg
@aqoonbadan3931
@aqoonbadan3931 2 жыл бұрын
Maamada casha shirwaac Ilahaay Qeer iyo xasanad Haa siyo waa mamo Ruunti duceysan Maasha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰
@wanaagabadso903
@wanaagabadso903 2 жыл бұрын
Wu naga wada qosliyey mansha Allaah dar illahey baan ku jeclahey Alle haku xafido Insha Allaah❤️🌹🍇
@xaliimomaaxi1337
@xaliimomaaxi1337 2 жыл бұрын
Og
@lback12344
@lback12344 2 жыл бұрын
Asc sheekh ogle Su aalaha aan laga jawabin no fasir barakallah
@muxuboahmed225
@muxuboahmed225 2 жыл бұрын
Masha Allah, Ilahayow umadaada dhab dinta Islamka gaarsii, Amiin Yaa Rabii
@abdifatahgiire2408
@abdifatahgiire2408 2 жыл бұрын
sh.Abdulaziz Oogle allaha kaa abaalmariyo sida quruxda badan aad dadka diinta u bareysid kuna imtixaansid si uu qofka diintiisa u xasuusnaado dhiirigalina ugu noqoto qofka inuu diintiisa barto waa marnaamij aad aad u quruxbadan waanan kugu bogaadinayaa inaad sii laba jibaarto waxaan kaacodsan lahaa buuga inaad ii soodirto mahadsanid
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 2 жыл бұрын
ألا وإنَّ لكل ملكٍ حمى، ألا وإنَّ حمى الله 👈 محارمه، ألا وإنَّ في الجسد مُضغة إذا صلحت صلح الجسدُ كله، وإذا فسدت فسد الجسدُ كله، ألا وهي القلب ..
@zuhoercali3173
@zuhoercali3173 2 жыл бұрын
JzkAllah xx
@ahmedcaadil9273
@ahmedcaadil9273 2 жыл бұрын
Jaza kalah
@hassanabdirahmanharbi8778
@hassanabdirahmanharbi8778 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah Waa xadiiska u daliilka ah xuduudka allah (muxarim)
@hassanabdirahmanharbi8778
@hassanabdirahmanharbi8778 2 жыл бұрын
Jazakallah khyran @hodanita
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 2 жыл бұрын
@@hassanabdirahmanharbi8778 ولك بمثل أخي الكريم
@halimamohamud2695
@halimamohamud2695 2 жыл бұрын
I have learned lots of things here
@yassercarafat3168
@yassercarafat3168 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH Sheekh Abdula casiis alle hakaa abaal mariyo. sh. Cabdicasiis booga aad ka qortay barnaamijka baro diintaada, haddii aad soo saaraytay waan door bidilaa inii isoo gaadho. Mahadsanid
@asmaosmanasuuma9212
@asmaosmanasuuma9212 2 жыл бұрын
Maasha allah jasakalah shekh alle haka abaalmariyo xataa wuxuu darsi uyahay dadki bartay culumta diinta eeilaaway kafaidaysanaya
@yoonkaxaajiofficial2656
@yoonkaxaajiofficial2656 2 жыл бұрын
sheekh Allah ayaa fududeyey dheh barnamijka adigo mahadsan
@ashamoalim8764
@ashamoalim8764 2 жыл бұрын
Jazaakallaahu kheyran Sh abdulaziz
@saxarlahassan4259
@saxarlahassan4259 2 жыл бұрын
😂😂😂😂 Caadi Maahan Barnaamij ka Baro Diintaada💯💯💯❤️❤️❤️❤️👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽✅✅✅✅
@user-me1dj9wd5f
@user-me1dj9wd5f 2 жыл бұрын
وكذلك بارك الله في كل من شارك في هذا البرنامج الطيب القليل المثل جزاكم الله خير الجزاء جميعا ووفقكم لفهم دينكم الحنيف
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 2 жыл бұрын
ولك بالمثل شيخنا الفاضل
@mariamab5746
@mariamab5746 2 жыл бұрын
sheeqoow jasaaka laahu qeyr waanku farxay wiilka qamiiska wato hafiyada aad siisay
@زخرىبنتمحمد
@زخرىبنتمحمد 2 жыл бұрын
Mashalah sheikh cbdicass ilahay hakubarkeyo akhir iyo aduunyad
@xamdiyusuf3024
@xamdiyusuf3024 2 жыл бұрын
Mashllh illhy hana xiftiyo sheikh c/casiis
@abdiy.mohamed7489
@abdiy.mohamed7489 2 жыл бұрын
Ma sha Allah walahi walal shaqo laqabto midii ugu wacneyd ayaad hasyaa...
@نجحعبد
@نجحعبد 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 2 жыл бұрын
Cabdicasiis Oogle wallo Jasaaka Allah walaahi waxyaalo aad u badan oo xaga diinta ah ayaan aad kaaga gaai days ayay jasaaka Allaha shukran Shukran
@hassanhussein3923
@hassanhussein3923 2 жыл бұрын
Jasa kallaah wll xagen Kala soxiriirnaa
@misulaswadaswad6707
@misulaswadaswad6707 2 жыл бұрын
Masha Allaah barnamij ka bartaa ka sii wada💓💓💓💓💓🤝
@luulismailgarbie7553
@luulismailgarbie7553 2 жыл бұрын
May Allah bless you and your family Aamiin
@maryamoqurux4152
@maryamoqurux4152 2 жыл бұрын
Mashaallah allah hakaa ajarsiiyo shekh
@laylasuper2845
@laylasuper2845 2 жыл бұрын
Su aalaha aan lasheegin hanaloo kafaa iideeyo iinsha allaah bismilaahi kariim hadii illaahay kadhigo🙏
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 2 жыл бұрын
Su aasha ah ninka agfadhiisigiisu xaaraanta yahay cuno ku ag cunistiisuna xaaraanta tahay waa ninka khamrada cabaaya
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 2 жыл бұрын
Xuduuda illaahay samaystay een ladhaafi karin waa waxyaabaha uu kaa xaaraantimeeyay
@aminaqali1182
@aminaqali1182 2 жыл бұрын
Masha allah tabaarka raxmaan allahuma shekh allah ha ku bareeeyo
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 2 жыл бұрын
Masha allah magaaladaan dadka ku nool waa dad wanaagsan
@aqoonbadan3931
@aqoonbadan3931 2 жыл бұрын
Waa xage magaladan wll
@ummabdullah5299
@ummabdullah5299 2 жыл бұрын
Burco
@farhiaabdi2222
@farhiaabdi2222 2 жыл бұрын
@@aqoonbadan3931 hargeisa
@aixavariitha713
@aixavariitha713 2 жыл бұрын
Mancha Allh barnamijkan waa fa’iido badanyahay Ilaahey ha idin barakeyoh cilmiginana ha baladhiyo Buuga Aad ka qorten wll ubahanahy walahhi Hlkee ka helaya igu cawi
@dayibchannel4510
@dayibchannel4510 2 жыл бұрын
Asc sh c/CASIIS waxaan u baahanahay Buuga aad ka qorteen barnaamijka baro diintaada
@sakaroonimaxamed1491
@sakaroonimaxamed1491 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله عليك اخي
@dacadyare143
@dacadyare143 2 жыл бұрын
Mahadsanid sh allha ku barakeeyo
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 2 жыл бұрын
أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝
@sahramuxumed5037
@sahramuxumed5037 2 жыл бұрын
20
@ahmedsomali6486
@ahmedsomali6486 2 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤
@ayaancusman2020
@ayaancusman2020 2 жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasallam
@habibahussein2243
@habibahussein2243 2 жыл бұрын
👋
@habibahussein2243
@habibahussein2243 2 жыл бұрын
Hi
@abdullahihussein3808
@abdullahihussein3808 2 жыл бұрын
Jawaab: Qoka lafarisigisa xaraan unoqonayo waaa qofka ayadaha ilahay ku kufrinayo kuna jeesjeesayo قال تعالى: (وَقَدۡ نَزَّلَ عَلَیۡكُمۡ فِی ٱلۡكِتَـٰبِ أَنۡ إِذَا سَمِعۡتُمۡ ءَایَـٰتِ ٱللَّهِ یُكۡفَرُ بِهَا وَیُسۡتَهۡزَأُ بِهَا فَلَا تَقۡعُدُوا۟ مَعَهُمۡ حَتَّىٰ یَخُوضُوا۟ فِی حَدِیثٍ غَیۡرِهِۦۤ إِنَّكُمۡ إِذࣰا مِّثۡلُهُمۡۗ إِنَّ ٱللَّهَ جَامِعُ ٱلۡمُنَـٰفِقِینَ وَٱلۡكَـٰفِرِینَ فِی جَهَنَّمَ جَمِیعًا) [سورة النساء 140]
@hassanabdirahmanharbi8778
@hassanabdirahmanharbi8778 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah absolutely 💯 excellent answer 👏, daliilkii oo ayat dhamaystiran abdullahi hussein thanks 😊 brother 🙏 Jazakallah khyran
@abdullahihussein3808
@abdullahihussein3808 2 жыл бұрын
@@hassanabdirahmanharbi8778 jazakallahu kheiran akhii
@leilaabdi6672
@leilaabdi6672 2 жыл бұрын
Shukran wll waba su,aashii iigu adkeed
@ayaanamoha2376
@ayaanamoha2376 2 жыл бұрын
Waxba cuna ayu dhahay marka qamriga moday masha alah alaha ku xafido 🥰
@asiye717
@asiye717 2 жыл бұрын
M.a lkn side ku ogana inuu kujesjesay iyo inkale qof aan aqanay miya o ku ogaa inu sida sameyay
@Angela_love126
@Angela_love126 2 жыл бұрын
keep going insha allah 👍👍👍👍
@mohamedyusuf8631
@mohamedyusuf8631 2 жыл бұрын
Masha Allah. Sheekha khayr Allah ha siiyo cilmi macal funny
@abass2818
@abass2818 2 жыл бұрын
Mashalah shekhow Allah kubarakeya barlamish fecan as wada
@cbdullcbdull4668
@cbdullcbdull4668 2 жыл бұрын
mashaallh wlhi wa barnaamij aad iyo aad u qiima badan
@umumuxsin884
@umumuxsin884 2 жыл бұрын
Masha Allah jasaykalahqeyr waxbadan ayan kafaiday
@hassanjumale6175
@hassanjumale6175 2 жыл бұрын
Ma sha Allah. I'm impressed by the knowledge of our fathers and how they answer the questions.
@mohamudhashi9231
@mohamudhashi9231 2 жыл бұрын
Waarabadaan ninwaxcunayey
@axmedomar9678
@axmedomar9678 11 ай бұрын
​@@mohamudhashi923114:12 ❤❤❤❤
@destroydbyzack74
@destroydbyzack74 2 жыл бұрын
Masha allah ilahay haa caafiyo amiiin amiiin yaa rabii ❤❤❤❤
@shamiscismaan6890
@shamiscismaan6890 2 жыл бұрын
mansha allaah shikh ilaahay ajar hakaasiyo
@hiyadaarulqaraar6941
@hiyadaarulqaraar6941 2 жыл бұрын
Mansha allaaha allaaha haku barkeeyo
@nouranorenofficial3596
@nouranorenofficial3596 2 жыл бұрын
MashaAllah jazakallaah
@historynerd7549
@historynerd7549 2 жыл бұрын
Allah heydin barakeyo
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 2 жыл бұрын
وعليكم السلآم و رحمة الله تعالى وبركاته ماشاءالله تبارك الرحمن عليكم شيخنا الفاضل 💝 Félicitations & keep going Bro شكراً جزيلاً لموضوعك الجميل و مفيد و جزاكم الله خيراً الجزاء شيخنا الفاضل 💝💖💝
@ubahmohamud7475
@ubahmohamud7475 2 жыл бұрын
Masha Allah God bless you
@souhoursaidharoun6579
@souhoursaidharoun6579 2 жыл бұрын
ماشاء لله جزاك لله
@alihassanhiraabe6197
@alihassanhiraabe6197 Жыл бұрын
Sheeq ooglow jasaakalaah qeyr hablaha iio yaryarka xagooda fiiri oo sii waqtigooda..
@ismahanmohmoud89
@ismahanmohmoud89 2 жыл бұрын
Masha Allah keep going Sheekh ❤️❤️❤️
@ahmedcaadil9273
@ahmedcaadil9273 2 жыл бұрын
Waan ku salaamay qaali
@Global.Nature1
@Global.Nature1 2 жыл бұрын
War xisho
@khadradheeman2290
@khadradheeman2290 2 жыл бұрын
Ww
@amatullaahbintumaxamed8892
@amatullaahbintumaxamed8892 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك اضحك الله سنك يا شيخنا الفاضل
@maxamadbaarisalaad743
@maxamadbaarisalaad743 2 жыл бұрын
Msha allah wll
@souadsiman_official9559
@souadsiman_official9559 2 жыл бұрын
Machallah allhuma baarek
@hodancabdi8110
@hodancabdi8110 2 жыл бұрын
Mashallah alle haku xiftiyo sheekh ee xage ka hela buuga
@xayatiqalbiahmed8013
@xayatiqalbiahmed8013 2 жыл бұрын
Jazakalah khayr shikh
@woowe2
@woowe2 2 жыл бұрын
Man sha allah Allaha idin barakeeyo dhamaantiin
@barwaqoabdi5556
@barwaqoabdi5556 2 жыл бұрын
Asc.sualaha aan laga jawaabin xagee ka helaynaa weliba ninka miiska fadhiyey
@abdourahman8231
@abdourahman8231 2 жыл бұрын
Su'alihi iyo jawaabihi oo dhan waxay ku qoranyiin muqaalka qoraalka ku hoos qoran wll
@sundusqueen1350
@sundusqueen1350 2 жыл бұрын
Mnsha allaah alle hakuu barakeeyo sheekh
@user-me1dj9wd5f
@user-me1dj9wd5f 2 жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الرحمن يارب بارك لها في تجارتها وارزقها ذرية صالحة طيبة
@Amalkeyf
@Amalkeyf 2 жыл бұрын
Maasha allah
@user-me1dj9wd5f
@user-me1dj9wd5f 2 жыл бұрын
وكذلك بارك الله في مقدِمِ هذا البرنامج فضيلة الشيخ جزاكم الله خير الجزاء ...
@youngash6411
@youngash6411 2 жыл бұрын
MAASHALLAH WALAALA SHEIKH BARAK ALLAH FEEK
@saida2003
@saida2003 2 жыл бұрын
Asc sh sushi mad farun ee sosheg inshallah
@souhoursaidharoun6579
@souhoursaidharoun6579 2 жыл бұрын
الحمد لله جزاك لله
@ahmedqoofal7720
@ahmedqoofal7720 2 жыл бұрын
Mansha allaah ilahay haku xafido
@simanmaxamed562
@simanmaxamed562 2 жыл бұрын
M.a alaha kubara keyo shekh
@Jamaalaxmed449
@Jamaalaxmed449 Ай бұрын
Salalahu Caleyhi Wasalam
@Aqoonkororsi
@Aqoonkororsi 2 жыл бұрын
Asc asaxaabta fadlan isoo booqda waxaan soo gudbiyaa waxyaabo diini ah waxaan rajaynayaa inaad isoo dhoweysaan insha Allah
@aqoonbadan3931
@aqoonbadan3931 2 жыл бұрын
Maasha Allah Maasha Allah waalahi waa arin Faraxd leeh 🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️
@saharaosaman7667
@saharaosaman7667 2 жыл бұрын
Barnaamujkii ugu qosolka badnaa.
@niciimajaamac1351
@niciimajaamac1351 2 жыл бұрын
Manshaalah noo soo badi wll
@bashirmohamed9707
@bashirmohamed9707 2 жыл бұрын
Ceelwaaq imaaw sheikh inshaAllah
@halimaali2088
@halimaali2088 2 жыл бұрын
shukran
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 2 жыл бұрын
Mansha Allah sheekh Allah ha ku xafido waxaad noo sheegtaa ninkaa miiska fadhiistay
@abdourahman8231
@abdourahman8231 2 жыл бұрын
Video hoostisa kawada aqristo dhaman jawaabihi halkaasu sheekhu ku qoray
@sofiayacine1802
@sofiayacine1802 2 жыл бұрын
Masha allah
@farhiyaabdi5196
@farhiyaabdi5196 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakal
@lovestories3107
@lovestories3107 2 жыл бұрын
.mash allah beautiful 😍❤♥💖💕💗
@ismael-xi2gy
@ismael-xi2gy 2 жыл бұрын
Mashallaah barnaaminjka baro diintaada waa dhiirrigelinayaa
@amranyusuf4552
@amranyusuf4552 2 жыл бұрын
M
@owliyomaxmuud7458
@owliyomaxmuud7458 2 жыл бұрын
Masha Allah baaraka Allah
@ugbaadqurux42
@ugbaadqurux42 2 жыл бұрын
Masha Allah waa barmaamij aad u qiimo badan jasakallahu khayraa ❤🤎❤❤🤎❤😍😍😍😍😍😍😍✅
@farhanyare8179
@farhanyare8179 2 жыл бұрын
Mssha alaah
@abdidarwiish740
@abdidarwiish740 2 жыл бұрын
Kkkkk mahadsanid wll qaali.
@fartunadanosman6428
@fartunadanosman6428 2 жыл бұрын
Suasha ugudambese wa tariku swalah
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Mashallah great program
@mohamuodhassan8576
@mohamuodhassan8576 2 жыл бұрын
sababta aan ku noqonay kuwa ugu qeerka badan umadda aduunka waa inagoo rumeenay nabi illahey ianagoo la kulmin ama aragba. M/A
@barwaaqonazir1257
@barwaaqonazir1257 Жыл бұрын
Masha allh
@Unknown-ni3zy
@Unknown-ni3zy 2 жыл бұрын
Mnzha allah horey usocoh bro
@leyloali6767
@leyloali6767 2 жыл бұрын
masha allah
@hasanadem2848
@hasanadem2848 2 жыл бұрын
1 wanagan isfareyna 2 xumanta iskarebeyna 3 ilahayban rumeneyna
@nastehonalka8514
@nastehonalka8514 2 жыл бұрын
Masha allh wllkyga Allah dartii and kuu jclhy
@ashaporekh6908
@ashaporekh6908 2 жыл бұрын
Sheekhow jawabta na sii
@abdulkadirmohamed5332
@abdulkadirmohamed5332 2 жыл бұрын
Ascww walaal, fadlan su'aashii ugu dambeysay inoo sheeg. Clip kii baa sidaa ku go'ayee. Jazakumu Allaah kheyrun
@hamdisahansaho
@hamdisahansaho 2 жыл бұрын
Maansh alaah ilaahay ha idin barakeeyo anigana isoo booqda
@nuurasaleebaan6046
@nuurasaleebaan6046 2 жыл бұрын
Mnshallah sheekh
@abdullahinur4668
@abdullahinur4668 2 жыл бұрын
Cabdulcaziizow shaqo weyn baad diinta u heysaa Allaha ku barakeeyo
@deeqadeeqa-bb1gn
@deeqadeeqa-bb1gn 2 жыл бұрын
Maansha.allah
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 2 жыл бұрын
Macruufkay is faraan munkurkay iska reebaan saas aan filaa
@duniyobbc3748
@duniyobbc3748 2 жыл бұрын
Kitaabka baro diintaada halkee Kahelaa ilaaheey haku barakeeyo sheeq
@MuxtasimmaxamedAadan
@MuxtasimmaxamedAadan 5 ай бұрын
Nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam
@guuleedhawo6621
@guuleedhawo6621 2 жыл бұрын
Mansha allah jaskumallaha wllo xage ka heli kara buuuga
@dunxx2140
@dunxx2140 2 жыл бұрын
Xuduuda illahey waa maxaarimta waxa uu illahey naga xarimay
@sulekhaadan2907
@sulekhaadan2907 2 жыл бұрын
M.a sheik illahy hakuhafido
Barnaamijka Baro Diintaada iyo suaalo faaido badan
15:08
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 89 М.
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 61 МЛН
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 62 МЛН
Barnaamijka Baro Diintaada | Suaalo faaido badan #barodiintaada
24:50
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 26 М.
Barnaamijka Baro Diintaada iyo Suaalo Halxidhaalayaala
24:24
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 189 М.
Barnaamijka Baro Diintada SO2EP12 Faaido iyo Qosol 😁
28:41
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 152 М.
Barnaamijka Baro Diintaada iyo Soo dhowaynta Ramadaanta.
34:47
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 273 М.
Barnaamijka Baro Diintada Qayb Cusub + Qosolkii Aduunka
25:39
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 43 М.
Barnaamijka Baro Diintaada
25:20
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 156 М.
Film-kii Sir iyo Caad, Part 5
47:09
Xogmaal Media
Рет қаралды 861 М.
Maxaa kala qabsaday Reer Burco iyo Barnaamijkii Baro Diintaada
17:38
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 244 М.
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 61 МЛН