Barnaamijka Codka Tolmoon Ee Ciida HCTV | Dhalinyaro ku luuqaynaysa Heeso bilaa Music ah ©HCTV 2023

  Рет қаралды 109,299

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#BARNAAMIJKA_CODKA_TOOLMOON.
Soosaare: Bishaaro Cabdi Jaamac iyo Axmed Daa'uud Warsame (Midnimo)
Martida: Tayasiir Jacayl, Warda Dheeman iyo Aamiin Cabdi Wali.
Camera: Mustafe Muhumed, Muxadiyiin Ariido iyo Maxamed Maax
Editing: Mustafe Muhumed Nuur
Special Thanks
Ayaanle Cabdi Cismaan
Hoodo Maxamed Maxamed
Yaxye Idiris

Пікірлер: 108
@sudaanaxmed6842
@sudaanaxmed6842 Жыл бұрын
Taysiir iyo warda oo team ah iyo nadra iyo yasiin oo team Kala ah isu balamiya anagaa u codeeneeno waa iga codsi tv geyga
@faatuumoha9484
@faatuumoha9484 Жыл бұрын
Haa walhi kula fikrad Baan ahay🤞
@mohaab8786
@mohaab8786 Жыл бұрын
nadra iyo yasin tartankaas wuu dhamaday
@kawsardaahir1571
@kawsardaahir1571 Жыл бұрын
Tayasiir. Iyo. Warda. Saaan is kula jeclhy. ❤
@abdiladiifali9780
@abdiladiifali9780 Жыл бұрын
Warda iyo Tayo siir iyo akhyaarta kaleba waad ku mahadsantihiin sida aad u soo nooleyseen fankii hore ❤
@umal7347
@umal7347 Жыл бұрын
Mansha alaah tayasiir iyo warad waanu idin sugaynaya farxad ku iidaa
@bashiirbashka173
@bashiirbashka173 Жыл бұрын
Si wacan ayaad u tumaysaa zhp qli tayasiir jacayl Keep going wll qli ❤❤🎉
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 Жыл бұрын
tayasiir warda indhaheeda ka arkaa way ku jeceshahay ilaali nolosha waa inaad hesho qof ku jecel salaan from sweden
@ayaanabdishakuur4365
@ayaanabdishakuur4365 Жыл бұрын
Somaliland dadka kunool waywada cod macaanyiin ❤❤
@koronto947
@koronto947 Жыл бұрын
Tayasiir jacayl waa ciyaalkii hore afar iyo afarta ahaa ee gaafafka aroosyada sixniga garaaci jiray music+cod waa wax kale🥰
@najibwerar6117
@najibwerar6117 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@user-wg3pv4ie7n
@user-wg3pv4ie7n 9 ай бұрын
😮❤garta insanweynaa,logesan jìre❤gaasiraay inakala guraaya❤
@CabdiraxmaandeeqCabdi
@CabdiraxmaandeeqCabdi Ай бұрын
Intee laga helikaraa barnaamijka qofkasta maka.Qayb galikaraa wll❤😊😊
@hamdiyamusa2166
@hamdiyamusa2166 Жыл бұрын
Tayasiir iyo warda wa is ku jacel lalah ina is gursadan ❤labo is ku xuruxbadan waye
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 Жыл бұрын
tayasiir iyo warda wadno is jecel top singers greeting from sweden thanka gabadha wariyaha waa ka helaa waxay leedahay soo jiidasho
@AyaanAbdi-vg8tr
@AyaanAbdi-vg8tr Жыл бұрын
Warda iyo tayasiir bishaaro is helay barnaamijku wax kale ❤❤❤🥰🥰
@mohamedwali6162
@mohamedwali6162 Жыл бұрын
Dhamantiin codka allah ha idin barakeyo 😚😍
@user-fk2lp3hp2l
@user-fk2lp3hp2l Жыл бұрын
Bishaaro haa laay waydiiyo inaay single tahaay Eid mubarik😂😂😂
@SHEEKEE
@SHEEKEE 10 ай бұрын
SHEEKO SHAAH muuqaalkii ugu horeeyey ee aan youtube soo dhigo orod soo daawo
@aizahamza3433
@aizahamza3433 Жыл бұрын
Tayasir with that drum is awesome 👏
@NusaybaCumarYuusuf-kw1di
@NusaybaCumarYuusuf-kw1di Жыл бұрын
Masha Allah illahy vodka haydin barakeyo sad ayaan idin salamaya iyo wariyd aa ufurfuran
@farhanhaji8392
@farhanhaji8392 Жыл бұрын
Kaa yar ee shaadhka cad waa fanaan dhab ah.
@gudoon5516
@gudoon5516 Жыл бұрын
Mansha allha my friends ❤❤
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 Жыл бұрын
Angu 2 daasi ayan jecela Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiahmed9297
@abdiahmed9297 Жыл бұрын
Taysiiir brother codga mcn
@karimhasan-fu8pf
@karimhasan-fu8pf Жыл бұрын
"Ma ogtahay Badd' iyo Wabi Adigoon Dabaal baran lomaba bareero...." Farxad ku Ciida Dhamaan.
@dhibyar_hussein2017
@dhibyar_hussein2017 Жыл бұрын
Cadceed baa idinka maqan legendary mxaa usoo wadi weyseen😢
@abdirahman1125
@abdirahman1125 Жыл бұрын
Mnsha Allah codad macaan lkn jiibta ka reeba qofkii codkiisa caadi looma fahmayo😊
@HasiiloCabdulahi
@HasiiloCabdulahi Жыл бұрын
Jah mida hooyo aan jeclaady😢
@AbdifataaxNaasir
@AbdifataaxNaasir Жыл бұрын
Warda masha allh
@All-Anime15
@All-Anime15 8 күн бұрын
4:58. markuu socdaan ooyay
@CabdiraxmaandeeqCabdi
@CabdiraxmaandeeqCabdi Ай бұрын
M.xamse cabdi wali❤😊
@niciimaabdirahman8501
@niciimaabdirahman8501 Жыл бұрын
My favorite team warda tayasiir and bushaaro 🎉eid Mubarak dhamantiin ❤
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 Жыл бұрын
Waan idiin xiisanay warda iyo Taysiir.
@halabuurpedraqamar5664
@halabuurpedraqamar5664 Жыл бұрын
Tayosiir iyo warda m.a alle codka haydiin barakeeyo markasta saa uga soo muuqda maqaaxidiina
@bilancabdiraxmaan8096
@bilancabdiraxmaan8096 Жыл бұрын
Woof ❤cod macaana
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf Жыл бұрын
The best lot thank you. I missed it
@user-qe7ul4ub3f
@user-qe7ul4ub3f Жыл бұрын
M.allah hore usicda culumo wn idin wtaa xaqiiq dhamntiima ❤❤❤
@juweyriya8142
@juweyriya8142 Жыл бұрын
Jah anigu taysiir baan wataa siduu ugaraacay inaba caadi maaha
@bashiirbashka173
@bashiirbashka173 Жыл бұрын
Mazhalah dhamaan tiinba ilaahay haydin sharfo walaalayaal ❤❤
@khadarxayd3277
@khadarxayd3277 Жыл бұрын
Dhiigu biyo ma ah waan damqanayaa ubaxii Laga beermoo alle ha iskun kee simo inshallah
@Abdikani0225
@Abdikani0225 Жыл бұрын
Xamse ninka la idhaahdaa heesta dusha timaha guudkee wuu ku xaragooday wllhi🙆‍♂️😍
@A.kaize2
@A.kaize2 Жыл бұрын
Ninkaa Xamse uu yar xishoonayey lkn cod baa ku jiray
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Cadceed iyo yasin aya ka maqan lkn tayasiir iyo warda hadey jogan wey idhan tahay❤
@sir__cmc
@sir__cmc Жыл бұрын
Tan yar Wariye ka qudhac San waligay ma arag waa very biased dadka ay soo martiqaaday ma ixtiraamayso.
@habifarhanhabifarhan6614
@habifarhanhabifarhan6614 Жыл бұрын
Wx wlpa mus¡c iga darran Omd waa la yapey wlhi keep gO¡n dhmant¡¡n ❤
@jarose4876
@jarose4876 Жыл бұрын
Bishaaro agiyo barmaamishkaaga codka tolmoon waan idin wataaaaaaaaaa
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 Жыл бұрын
Wof yaa dad culus 🎉❤🥰🖐
@mustafe1530
@mustafe1530 Жыл бұрын
Mashallh ♥️♥️♥️
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 Жыл бұрын
Keep going bro and sister
@amiiracabdiamiiracabdi-ox6sc
@amiiracabdiamiiracabdi-ox6sc Жыл бұрын
Masha allah warda waan taageera
@Hoygatebiyaha
@Hoygatebiyaha Жыл бұрын
Wooooooooooooooow wooooooooow
@QaseYusuf
@QaseYusuf 3 ай бұрын
@ckqurbaawi
@ckqurbaawi 9 ай бұрын
Xamze c/weli yuusuf 👋👋👋🤘🏼
@laylalaki5115
@laylalaki5115 Жыл бұрын
Warda iyo taysiir haday joogan ❤❤❤
@updyrahmanahmett9813
@updyrahmanahmett9813 Жыл бұрын
wiilka sHaadHka cad pure tallent waaye lkn jaanisba masiinayso wariyuhu🙃😪
@najmanaju309
@najmanaju309 Жыл бұрын
Wa sidii ay yaasin ku ahyd Markan marki ka horeysy 😢
@umalkhayraadam9230
@umalkhayraadam9230 Жыл бұрын
@@najmanaju309 haa wllo
@abdiqafarkulow5849
@abdiqafarkulow5849 Жыл бұрын
​@@najmanaju309wa saan gabdhan mar wlbo tayasir lee u
@khadarxayd3277
@khadarxayd3277 Жыл бұрын
Inaamaan hagran waan inii halgamayaa ❤🎉😂😅 inshalah hore usocda inshallah
@xamsecabdilahi7228
@xamsecabdilahi7228 Жыл бұрын
Woooooooow
@yaxyehasan4747
@yaxyehasan4747 Жыл бұрын
Wll anna iso qabta cida danbe 🙌🏻
@XamseXaaji-tx9wr
@XamseXaaji-tx9wr Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤song of hoyo
@mohaab8786
@mohaab8786 Жыл бұрын
💯💯💯💯
@khadarxayd3277
@khadarxayd3277 Жыл бұрын
Hallo secret society maydun hagran Somali mohamed ❤ inshallah
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 Жыл бұрын
Mashallah hees mode ah ayaad nagaga tagten lkn aad ayay dareen kisu u badalna qof aan arkayay soo kle eid mubarak dhamaan tiin inkasto cawa heesaha bdn koda aan hore idinka maqlay uu xoga boring aha any way eid mubarak 🎉
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
GABADHA WARIYAHA DADKA CUUSUBB RESPECTED UMA MUJINAYSO WANA NACASNIMO WIILKA CUUSUB FURSAD MAYSIIN.!!
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
WAXA LAGA YABA KUWAN HADA HOOYADA ISU QIRAYSINAYA IN AYNA HOOYOYINKOD RALI KA O U CADHAYSANTAHAY AHAYN OO AY ADEECI WAYEN!!
@farxiyocadaawe2117
@farxiyocadaawe2117 Жыл бұрын
8:02 23/4/2023 Wlshy mcn nimca iso dirtay😢❤
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
Heesta dheehashada il qabadkaleh fannaniti qaday ayaga kaga cod maac cajiib ayag kahor maba maqal!!!
@Aries22391
@Aries22391 Жыл бұрын
Runta ma idiin sheegaa mesha waxba kuma heysan lkn kalsooni ayaad heysaan😅😅
@drhd1043
@drhd1043 Жыл бұрын
Garac😂😂
@omarhustler177
@omarhustler177 Жыл бұрын
Cabdi hani pro max maxa looga so tagay
@abdiqadirsiciid280
@abdiqadirsiciid280 Жыл бұрын
Magaciisu waa yaasiin from jaarkiisa 😂😂
@user-dn2iq8pn8z
@user-dn2iq8pn8z Жыл бұрын
@@abdiqadirsiciid280 😂😂😂 ninka doon
@vaatihchannel2720
@vaatihchannel2720 Жыл бұрын
Tayasiir teembadu aad ayaa ugu fican tahay lkin speedka inyar kaa dhiman intaana waxan rajaynayaa inaa kusoo kordhisa
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 Жыл бұрын
Tayasiir mig ayaa kaxun ayaan filaya waa laga cod dheeryahay
@user-pb3zt2gt5j
@user-pb3zt2gt5j Жыл бұрын
Wllo waxan ku borliha inay waada sheekesta
@sameeraadem7408
@sameeraadem7408 Жыл бұрын
Cadceed is missing sister ee cadceed haka reebin next time inshaAllh
@abdirizakahmedaden3845
@abdirizakahmedaden3845 Жыл бұрын
Bahashaan cadced iyo yasiin la,aantod nuuri maree
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 Жыл бұрын
Taysiiro garka ku baxay iyo warda o naaxay insha allah kkkkkk
@jamaTalyani-ch8pi
@jamaTalyani-ch8pi Жыл бұрын
Cad ceed aaway see wax u wadaan
@Saalimseeraar
@Saalimseeraar Жыл бұрын
Inanta wariyaha ahi cod macana si saxay u raacinaysa
@ubahhayaan5598
@ubahhayaan5598 Жыл бұрын
Cadceed maxaa uga soo tagteen
@masnaciise7944
@masnaciise7944 Жыл бұрын
Warda siciid an tayasir jacyl dad an jecelahy wllhi
@shaakircabdi102
@shaakircabdi102 Жыл бұрын
Warda like
@mubaarigbaalgoray7484
@mubaarigbaalgoray7484 Жыл бұрын
Jaceyl baan igu guulo nin garabraaranayoo
@amalmohamed5665
@amalmohamed5665 Жыл бұрын
HCTV nimco samriye ayuu tabay
@drhd1043
@drhd1043 Жыл бұрын
Ciyaalkii hore inaa tahay baan gartay
@sidiiqcali3192
@sidiiqcali3192 Жыл бұрын
Waar horta warda codka halkaa looga darayy aabahaa cun😂
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 Жыл бұрын
Durbaanka naga daaya
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
GABADHA WARIYAHA NIMCO SEBRIYE AYAY MATALAYSA LKN NIMCO SEBRIYE HIIBO RABANIYEY LAHAYD. GABADH WARIYA AH OO GADHI KARTA WALI MA SOO BIXIIN!
@IzmadhipaDagaN
@IzmadhipaDagaN Жыл бұрын
M.a cod mcn lkn video kii zanadka ka mcnaaa
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Wax kale 😂
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 Жыл бұрын
Waar tayasiir muxuu tumay haw 😢
@maxkifaaxblackii6111
@maxkifaaxblackii6111 Жыл бұрын
Heesta Ikraan Jamac ayaa isiri soo eg waba soo cararay cod weyn ayaa oga hor imaday gabadhan codka soft leh ayaa ku heesta
@abdishakur3791
@abdishakur3791 Жыл бұрын
Aar waxani barnaamij maaha waaxay naagtan tayasiirtaasuun haysaa😅
@qcqadan1371
@qcqadan1371 Жыл бұрын
🤣🤣🤣
@velayatiomar963
@velayatiomar963 Жыл бұрын
M.a rer somaliland
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
CAAJIIB LIVE COODKA DHALINTA KUWO FANANIN CAN SHEEGTA MA SAMEYN KARAN CODNA MALAHAN. LIVE FANKA HALA SOCELIYO SI LOO KALA HARO WADA FANAN AYA LA SHEEGTEN!
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@user-et8fw6sm5w
@user-et8fw6sm5w Жыл бұрын
dhanbay ka raran tahayy
@najibab2138
@najibab2138 Жыл бұрын
Hhhhhh qoftan wayne fooda dibada so dhigtay yaa idhahda walal naga xiisho gaaladiban meel an ka galno garan lanahye sida muslimka isku astur ama wajigaga naga qar
@engabdirahmanali9869
@engabdirahmanali9869 Жыл бұрын
sowdinkaa durbaan kusoo darey hahahahahahahahahahaah
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 Жыл бұрын
Daraamka aad ayaad uggu fiican tahay waanad haysaa ridam kasta hal ridam oo qaraam ah oo seebo ah ayaad fox tuntay haddana dhexdaad ka saxday oo seenbo kusoo noqotay subag ilaahay weeyi daraamkaagu
@Hoygatebiyaha
@Hoygatebiyaha Жыл бұрын
Wooooooooooooooow wooooooooow
@marsouyacingeudi2602
@marsouyacingeudi2602 Жыл бұрын
❤❤❤
@jamalabdi1403
@jamalabdi1403 Жыл бұрын
❤❤❤
Tayasiir Jacayl iyo Cabdi-waasac Cadceed | Barnaamijka Codka Toolmoon |
1:01:44
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 22 МЛН
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 45 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 99 МЛН
AX! GABADHEYDO KUFSADAY AYADO SAQIR AH XOOG IGAGA HESTA HADA
1:14:23
Ridhwan Issack
Рет қаралды 153 М.
Barnaamijka Codka Tolmoon | Tayasiir Jacayl | Heeso Bilaa Music-ah.
40:09
Riyaad Night & oo Cod Cajiiba Lagu Soo Bandhigay
28:42
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 98 М.
Barnaamijka Codka Toolmoon | Dhalinyaro Cod dahabiya leh | #HCTV_2023.
1:13:39
HEESO BILAA MUSIC  XUL AH QAYBTII 2AAD | heeso bilaa music ah 2022
1:01:11
Heeso  bila music xamda xaraabo iyo cadceed
19:51
Cadceed channel
Рет қаралды 42 М.
DOODWADAAG| Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Fiqi|  12 09 2024
2:01:35
Universal TV
Рет қаралды 33 М.
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 22 МЛН